No video

Abwaan Hadraawi iyo qisadii heesta HOOYO - Universal TV : Ridwaan

  Рет қаралды 959,524

reeveslondon

reeveslondon

Күн бұрын

Heestii Hooyooy la'aantaa iyo abwaan hadraawi, Univewrsal TV

Пікірлер: 573
@abdilahifarah9202
@abdilahifarah9202 Жыл бұрын
Kama daalo dhagaysiga maansooyinkiisa iyo gabayadiisa Allaaah ha u naxariisto Abwaan MAXAMED IBRAAHIM WARSAME( HADRAAWI)😢😢.
@ducaalecawil3174
@ducaalecawil3174 2 жыл бұрын
Abwaankeena saakey baa la'aasey😢 Allah qabriga unuuriyo🤲🤲🤲❤💯✅
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 2 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin yaa rabb
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku naxariistii jano ha siiyo🤲
@liibanhagio175
@liibanhagio175 5 жыл бұрын
Walhi Abwaan hadraawi Wuxuu shegay wa dhab Hooyo wax loo dhigo majiraan ilaahay aduun iyo aakhiraba ha xifdiyo hooyooyinkeen❤❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Waa sheeko aan aad ujeclahay wlhi sheekadan waliba qaybta marku abwaanku baska soo raacin❤️ Allow Hooyo macan noo xifdi 😢
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭naxariiistii janno allaha kusiiyo abwaanku wuxuu dhintay shalay oo khamiis ah 18/8/2022 waqti duhur ah😥
@YahyeDaahir-lx8bk
@YahyeDaahir-lx8bk Жыл бұрын
Sanad 8 malin ugu dhiman
@kingsk8954
@kingsk8954 5 жыл бұрын
Yaa fiirsanaya 2019 like ha ila dhafin
@farisomar7154
@farisomar7154 4 жыл бұрын
((hadraawi hooyo waa qaali dumar dhayman allow hooyo daand o==[]::::::::::::::::>)) wow that's so cute together with you guys have along alife insha Allah,,,, \(-ㅂ-)/ ♥ ♥ ♥A aamiin aamiin aamiin,,,,,
@SacuudSomali
@SacuudSomali 4 жыл бұрын
mashaalha mashaalha hooyo macan Alla janafartusa hageyo aamin Amin
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 3 жыл бұрын
Anaa imika daawanaya 5/2/2021 maalin jimce ah galab ah meeshuna waa Germany 🇩🇪
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Hooyoy la’aantaa Aduunyadu hubaashii Habeen kama baxdeenoo Iftin lama heleenoo Dadku uma hayaameen Xiddig hawd ka lulatoo Sida haad ma fuuleen Dayax heego joogoo Hubka laguma tureen Hawo laguma gaadheen Cirka hirar ka muuqdoo Hooyoy addoomuhu Halkay maanta joogaan Adigow horseedoo Intaad hanad xambaartee Haaneedka siisee Horaaddada jaqsiisee Habtay baan xisaab iyo Tiro lagu heleynoo. Marka aad nin hiilloo Laga baqo hashiisiyo Halyey diran dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa Marka aad nin hoo-loo Gurigiisa habaqluhu Isku soo halleeyoo Hayntiisa quudhoo Hor Illaahay geystiyo Lama hure dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa. Mar aad nin himilada Hilin toosan mariyoo Hir markii la gaadhoba Ku labaad hilaadshoo Haga maatadiisoo La higsado dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa. Marka aad nin hoogiyo Ka hor taga daalkoo Garta hubin yaqaanoo Xaqa hoos u eegoo Halistiyo colaadaha Dabka hura bakhtiiyoo Ku haggoogta dhiiggoo Dadka kala hagaajoo Kala haga dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa. Markaad hoobal caaniyo Hindisaa farshaxanoo Hab-dhaca iyo luuqdiyo Hawraarta maansada Heensayn yaqaanoo Rabbi biyo u siiyoo Labadaba hannaanshiyo Hal-abuur dhashaa baa Hooyo lagu xasuustaa. Dumar iyo haween baa Nolol lagu haweyntaa Kuwa lagu hammiyayee Sida hawd caleen weyn Rag u wada hammuumee Ishu calacsanaysaa Hablahaaga weeyee Marka guur la haybshee Gabadh heego dheeroo Hoobaan la moodoo Karti iyo hubqaadloo Quruxdana ka hodaniyo Hira laga aroostaa Hooyo lagu xasuustaa Hooyoy la’aantaa Higgaad lama barteenoo Hooyoy la’aantaa Hadal lama kareenoo Ruuxaanad habinoo Kolba aanad hees iyo Hoobey ku sabinoo Hawshaada waayaa Hanaqaadi maayee Hoygii kalgacalkee Naxariistu hadataay. Hooyoy dushaadaa Nabad lagu hubaayooo Hooyoy dhabtaadaa Hurdo lagu gam’aayoo Hooyoy taftaadaa Dugsi laga helaayoo Waxa lagu hal-maalaa Hooyo ababintaadee Hayin lagu badhaadhaay Hogol lagu qaboobaay Gogol lama huraaneey Dugsigii hufnaantaay Hidda lagu arooraay. Intaad hooyo nooshahay Hambalyiyo salaan baan Hanti kaaga dhigayaa Hamrashiyo xaq dhowr baan Dusha kaa huwinayaa Hooyo dhimashadaaduna Hooggayga weeyoo Hiyiga iyo laabtaan Kugu haynayaayoo Weligay hoygaagaan Ka dul heesayaayoo Hengel baan u xidhayaa Inta haadka duushiyo Idil habar dugaaggee Ifka hibo ku noolow Aakhiro halkii roon
@naimaneeruus1390
@naimaneeruus1390 2 жыл бұрын
Masha allaah waa dadaashay wll 🥰😘
@abdiazizmohamedhassanobsie2911
@abdiazizmohamedhassanobsie2911 2 жыл бұрын
Thanks walalo🥲
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Abwankana Alla yarxama rabbi janada fardowso haka waraabsho 😭🤲🤲
@wildlife3551
@wildlife3551 2 жыл бұрын
Nhjjjjj
@wildlife3551
@wildlife3551 2 жыл бұрын
Jju7u
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 7 жыл бұрын
masha alaah Allaha ku dhawro Abwaane Maxamed Ibrahim Warsame Hadraawiwaaa run walhi Hooyo ma ahan wax dheel dheel ah waa magac markad maqashid ay tahry inaad ilmeysid wlhi Allow udambi dhaaf Hooyooyinkeena.
@mohamedabdi9257
@mohamedabdi9257 7 жыл бұрын
wlhi waa runtii abwaan hadraawi hooyo waxloodhigo malahan aniga hooyaday ayaa maalinmaalmaha kamid ah intay iguxanaaqday ayay mulqaacad isha hoosteeda igaga dhufatay markaasaan iyadoon waxsaasa igaadhin intaan ooyay kacararay markaasay waxy mooday hooyaday ale hadaayee inaan ishiibabeelay way igasoodaba ooyday ilaa ooy isooqabatay ooy igudul ooyday aniga barigaas ilmoyar ayaan ahaa waanxasuustaa mana ilaawo lkn ma aanse garanayn hooyadu wxay tahy kabacdi markaan aqliyaystay ayaan sooxasuustay malintii wlhi waaxan uooyay hoyaday saymalintii iigu ooyaysay runtii maamooyinku iyaga oonwax inaykugudhuftaan aananrabin haday kaagadhacdo iyada ooxanaaqsan dhibka aydareemayso marka aywaxkusoogaraan ayaa kadaran hooyooyinka Somali ale ha inoodayo intiidhimatayna aleha unaxariisto
@ustaadbashiir8076
@ustaadbashiir8076 6 жыл бұрын
Mohamed Abdi nasiib ayaad leedahay anigu ma arkin hooyadey balse waan dareemaa kaalinteeda marka xafid sheekadaada ilin ayey iga keentay
@abdiramanaskar4785
@abdiramanaskar4785 6 жыл бұрын
Mohamed Abdi i Mudane hal sanno ka hor ayaad qortay qoraalkan runtii caawa markaa akhriyay aad ayuu iiga ilmaysiiyay alla hooyooyinka ha inoo xifdiyo hana inoo daayo
@cayniali6737
@cayniali6737 6 жыл бұрын
Mazha allaaah hoooyo qaali
@engneermohamud7164
@engneermohamud7164 5 жыл бұрын
@@cayniali6737 Xaqiiqatan waa wax lala ilmeeyo
@cabdigarweyne3011
@cabdigarweyne3011 5 жыл бұрын
maxamudxasanfarey
@Citymally036
@Citymally036 12 жыл бұрын
Maaasha Allaahu Hadraawi cidna amaan uguma baahna waa nin wanaagsan wadani ah jecel dadkiisa waqooyi iyo koofurna meel uusan ka ceeshin ma jirto meelkastuu Somalia ka tagana caleemo qoyan ayaa loola tagan yahay ilaheye waxaan uga baryayaa inuu caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban siiyo mana kula talinayo inuu fan sacaan kulaabto wuuw soo qatay waqtigiisa intuu heso macaan iyo riwaayado no sameeyey ayaana nagu filan!
@marwaahmed8049
@marwaahmed8049 5 жыл бұрын
Shalay ayuu macalinku 7/8/2019 nooga shekeyay😍😍😍hooyoy l,aantaa
@hibomohammed1308
@hibomohammed1308 4 жыл бұрын
1/10/2019
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 6 жыл бұрын
Kuwa dislike saaray Ma aqan sbbtas Hooyo waa QAALI💜💜💜
@xasandeeq5299
@xasandeeq5299 5 жыл бұрын
Ahmed Ysn and its
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Waa run,sxb
@ahmednaaji1806
@ahmednaaji1806 4 жыл бұрын
Makalagaranayan waxa ay sarayan saxiib
@axmedabiib157
@axmedabiib157 3 жыл бұрын
abwaanka ayay xaasidayaan ama wariyha iyo university tv
@mhassan0163
@mhassan0163 3 ай бұрын
Malaha waa Xabashi
@waxadrabtowadidhihiadaykut3687
@waxadrabtowadidhihiadaykut3687 7 жыл бұрын
Allow hooyadey aamino janadii geee iyo hooyoyinka muslimka ah oo dhan
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
waxad rabto wad idhihi aday ku tala aamiin walaal hooyadaa hooyaday iyo hooyooyinka islaamkoo dhan janatul fardawsa ilaahay hawgu deeqo naxariis waasaca iyo dambi dhaaf
@Khadrahassan5612.
@Khadrahassan5612. 6 жыл бұрын
waxad rabto wad idhihi aday ku tala aaamiin alle ha uwada naxariisto hooyoyinken
@cabaasecabdilaahi5753
@cabaasecabdilaahi5753 7 жыл бұрын
alle ha ku sharfo abwaan hadraawi allow cimri dheer iyo cibaado suuban ku sii aamiin
@nimoah4399
@nimoah4399 6 жыл бұрын
deturtyuu
@dinakumar823
@dinakumar823 5 жыл бұрын
saed Ali
@dinakumar823
@dinakumar823 5 жыл бұрын
holj
@polosuper2166
@polosuper2166 5 жыл бұрын
Ameen
@yoonisismail7857
@yoonisismail7857 5 жыл бұрын
aamin yaa rabi
@istaahilmaxamed4895
@istaahilmaxamed4895 6 жыл бұрын
abwaan hadrawi ilaahay hadaayo waxa uu kawaramay qiimiga iyo waxtarka hooyo leedahay ilaahay janada ha geeyo hooyaday iyo hooyo oo dhanba aamiin
@hibaaqmaxamed9868
@hibaaqmaxamed9868 5 жыл бұрын
Maasha allaah adeerkay Maxamed ibraahin warsame illaahay caafimaad dagdaga hakusiiyo adeero Umada musliniinta ah haynu uducayno abwaanka wayn allaawayne iniillaahay xanuunka kadulqaado maantahaya sanadka 2019
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 5 жыл бұрын
Amiin illahay ha caafiyo
@mustaferaabi2027
@mustaferaabi2027 3 жыл бұрын
Aamiin allaha cafiyo
@abdukadirmuhudiin1412
@abdukadirmuhudiin1412 2 жыл бұрын
@@fadumadahir6011 hhhhfrtttiiillp
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 5 жыл бұрын
Hooooooyo mcn ilaahow janada ku geee ❤️❤️🙏🏽🙏🏽 waxan dawanaa 05/2019 years 😢
@salmancaydiid7038
@salmancaydiid7038 5 жыл бұрын
Aaaaaamin ikraan wllo
@happyali1753
@happyali1753 5 жыл бұрын
Ikran Abdikadir @utcalli7d
@ahmedmohameddaad3962
@ahmedmohameddaad3962 5 жыл бұрын
Amiiin wllo
@Zaki_bin_Zaki
@Zaki_bin_Zaki 2 жыл бұрын
Ana 04/01/2019 ayey iga dhimaty allow unaxariiso hoooyoyinkeen😭🤲
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 2 жыл бұрын
@@Zaki_bin_Zaki allha unaxaristo wll hooyo 😢
@famizkoh157
@famizkoh157 3 жыл бұрын
Adban ugu mahad naqaya hadrawi in ilahay cafimad taama siiyo Ayan ilahay uga baryaa amiin amiin
@ismaaciilmadar3616
@ismaaciilmadar3616 2 жыл бұрын
Alaha u naxariisto abwaan hadraawi waxaan daawanayaa 19/8/2022 Malin Ka dib geeridiisa
@niceamingo
@niceamingo 11 жыл бұрын
Hadraawow hawraarta maansada Rabbi hibo kugu siiyey Halhayskeda la gaadhi wayo Horumarka suugaantana Heer saaraad kaga jirta Adiga iyo asaagaagana Rabigay ha idin dhawro. Hadrawi,Cilmi boodhari,Gaariye iyo Xuseen dhodan ''ILAHAY ha u naxaaristo'' abwaninta an adka u xiseyo
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Jirkaaga cadaabtu magubto Hooyo macan.❤
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@saacidyate3850
@saacidyate3850 8 жыл бұрын
Allow hoyadey iyo Hoyoyinka musliminta janadada gali
@mxproduction7354
@mxproduction7354 5 жыл бұрын
Amiiiiin
@mamadyare5310
@mamadyare5310 5 жыл бұрын
AMIIN YA ALLAAH
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Hooyada walahi booskeega cid buuxin kartaa ma jirto Hooyaday ma iloobo caruurnimadii markaan wax sameeyo ee ay idiido inaan guriga soo galo ayaan qufac iska keeni jiray si marka ay i maqasho dabaysha kasoo gal ii tidhaa taas oo ahayd mid aan uga bartay inay ii naxariisanayso alle ha ii daayo hooyaday sanado badan oo kale Inta hooyadood geeriyootayna alle ha unaxariisto aamiin aamiin
@asaldhaladsoomaali1298
@asaldhaladsoomaali1298 5 жыл бұрын
Aaaamiiiin aamiin yaarabi
@kaltundacar2074
@kaltundacar2074 5 жыл бұрын
Ameeeeeeeen wloh aleh hooyo oo idil cimri dheeer iyo cibaado suuban
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto hooyoday aamiin yaa rabbi
@Umareineacademia0196
@Umareineacademia0196 4 жыл бұрын
Amiin
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Wllhi Heesta Hoooyo waliba Heestana Aad ayaa u jacelahay oo u dhegestaa Abwaan Hadraawi Allah ha u naxariisto rabbi janada fardowso ugu baryaa diir weyn baa naga baxay Shalay oo tiiriiqda eheed/18/8/2022/
@foosiyajosefhassan6791
@foosiyajosefhassan6791 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto wllo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto. Professorkii Cilmiga iyo Suugaanta. Philosopher M I W Hadraawi.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@SuugaanSafaari Amiin Aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 Mahadsanid walaal.
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 жыл бұрын
ilaahow ku naxariiso abwaankeena maxamed ibraahim hadraawi aamiin yaa allaah allow hooyoyankeena u naxariiso aaduun iyo aakhiiro aamiin yaa allaah
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi Aduun Iyo Aaqiro Ilaah Ha Unaxaristo ❤💙💜
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Aaamiin manta ayuu duco inagu bahan yahay Allah yarxama
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 Ameen wll
@ridwanqazali9470
@ridwanqazali9470 6 жыл бұрын
Hooyo mcn aduun iyo aakhiraba dambigeeda ha dhaafo jannatul firdaws na haku casuumo ameen yaa Allah
@mahamedbilal1932
@mahamedbilal1932 2 жыл бұрын
Wlahi HOYADAY iyo ABWAN HADRAWI O QIMAHA HOYO LEDAHAYBA aaad ayay qimo iyo ixtiram ayan u haya wayo wax badan ayu i biriyey from inta jecel walidka from DJIBOUTI MERCI
@zakariyeali8531
@zakariyeali8531 11 ай бұрын
😭😭😭😭😭hoyooy la,aanta aduunyadu hubaashi habeen kama baxdeeno Hooyo waanku jeclahay
@sumayacalasow
@sumayacalasow 3 жыл бұрын
Hooyo abaalkaada janatul furdows allah Ka dhigo 😰🤲🤲❤️❤️
@arwamohamed541
@arwamohamed541 2 жыл бұрын
Godka lagu janeeyow alle hakuu naxriisto 😭😭🤲mohamed ibraahim warsame (Hadraawi) allow Kuu naxriiso Yaa rapi 🥺😭 22/8/2022 inta iyla daawaneysa muuqaalkan mnta 🥺
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Hooyadu Waa Qaali Wlahi Allaw abalkeda Janada Ka Yeel hooyo somaliyeed oo kasta❤️😍😭😭 abwan hadrwaina allaw cafimaad sarecana Sii
@teamkasow9553
@teamkasow9553 7 жыл бұрын
illaw hooyoyinka janada meesha ugu saraysa gali
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Aamin ya,rabi
@maryamamohamed2384
@maryamamohamed2384 4 жыл бұрын
Aamin aamin aamin
@leylaabdulkadir3257
@leylaabdulkadir3257 5 жыл бұрын
😍ilove 😍you 💏hoyo🤘 macan💗marna kama marmo💘 hoyo 👄macan💖allow 💟janadii💜 fardowso👄 ugu deeq💜 hoyo ❤macan💕
@rajulsirad9511
@rajulsirad9511 6 жыл бұрын
Hooyooyinka dhamaan allaha janeeyo 😥😥😥😢 Wallahi waa qisooyin uqalama heesta
@sharifsharkey5490
@sharifsharkey5490 5 жыл бұрын
Alla hooyoy lá. Aanta nolali majirten ❤
@barahabulshada9003
@barahabulshada9003 2 жыл бұрын
Wax hooyo dhigma ma lahan
@awdalboy1
@awdalboy1 12 жыл бұрын
Hadraawi Ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo oo caafimaad ha siiyo waa abwaan Qaali ah. Kuwiinaan meesha qabyaalad iwm meeshan la wareegayaa adeer isla yaaba.
@ubaxfatima
@ubaxfatima 12 жыл бұрын
masha alaah waxaan salaamay abwaan hadraawi ilaahay ha ku siiyo aduunka nimco aqiiraan jano ha ku geeyo
@KhaalidKaamil1
@KhaalidKaamil1 6 жыл бұрын
Hooyo abaalkeed lama gudi karo ilhy aduunka cimri dher cafimad qab iyo cibado suban aqarina halkiii roon iyo janandii alaha geeeyo
@sacidahilowle4069
@sacidahilowle4069 5 жыл бұрын
Maasha'allah ridwaan iyo hadraawi waad naga qosliseen baarakallaahu fiika
@ninallecabdi4889
@ninallecabdi4889 6 жыл бұрын
Ilahow HooyadaY iyo hooyooyinka umada islameedba janada ta ugu sareysa ku abaal mari
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 2 жыл бұрын
Aamiin Ya Allah
@honestdude2
@honestdude2 13 жыл бұрын
walahi waa runta abwan hadraawiyow,, hooyo xaqaade lama gudi karu..ilahow hooyoyyinka u naxariisu amin
@khadarhaibe6706
@khadarhaibe6706 5 жыл бұрын
Alle hooyo janadiisa haku arsaaqo allow dhib oo dhan ka dhawr hooyooyinka soomaliyed🤲❤
@mustaferaabi2027
@mustaferaabi2027 3 жыл бұрын
Iyo kuwa islamkama zxp alow kadhawr dhibta
@UpduulRahman
@UpduulRahman Ай бұрын
Allahayow inta hooyadhod unoshahy Allah haku xafidho inta ay kadimatina Allah haunaxaristo Abwaan xadrawi Allah haunaxaristo
@user-xb7wl7ck5n
@user-xb7wl7ck5n 2 ай бұрын
Illaahow kuu naxariiso abwaan Hadraawi. Hooyo macaan illaahow janadii ku geeh maxay dhib naga mareeyn.
@bulcad444
@bulcad444 11 жыл бұрын
greatest living somali poet and Somali's Shakespeare = Mohammed ibrahim warsame ''hadraawi''
@hawomaxamed2619
@hawomaxamed2619 6 жыл бұрын
Nin.somali.ah.hadana.weriye.ah.oo.an.aqoon.somali.kumaficna.weriye
@aaminaabdisalan7512
@aaminaabdisalan7512 2 жыл бұрын
@@hawomaxamed2619 q¹¹
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Hadrawi is UNIQUE. Shakespeare who?
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Maasha allaah ilahay cimri dheer iyo cafimaad hasiiyo abwaanka
@khadraibraahim6101
@khadraibraahim6101 7 жыл бұрын
ilaahay cimriga ha kuu barakeeyo maxamed ibraahim warsame hadraawi
@khadarhajjiahmed2225
@khadarhajjiahmed2225 7 жыл бұрын
mansha Allah alle Jano fardawsa ha geeyo abwaaanka
@mursalabdirahman854
@mursalabdirahman854 7 жыл бұрын
hooyo ma jirta wax lala meeldhigo allow hoyoyinken unaxariiso janada nogeee amiin
@hapiipahmedda7021
@hapiipahmedda7021 4 жыл бұрын
296 dislike 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️ hooyo ma dhelin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hooyoqaali6102
@hooyoqaali6102 8 жыл бұрын
may all Muslim mothers dwell in jannah.Hooyo,let jannah be ur limit
@hamdaahmed4542
@hamdaahmed4542 5 жыл бұрын
hooyi waxan Ku jecelahay mamo Qali💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝 🌹🌹l love so mach Mather🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌸🌸🌸🌸🌸🌹🌸🌸🌸 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛
@suleeqosiman4545
@suleeqosiman4545 5 жыл бұрын
Hooyadey macaaan waaa awoda aan dunida ku joogo allaha u naxariisto hooyoyinka idilkood
@abdifatahshibrahim90
@abdifatahshibrahim90 6 жыл бұрын
ilaaahay cimriga ha ku Barakeeeyo Abwaan qaali Ku ah caalam ka oo dhan Moh Hadraawi
@najooosman5046
@najooosman5046 5 жыл бұрын
Good good good
@najooosman5046
@najooosman5046 5 жыл бұрын
Too bad stupid stupid stupid
@SidiiqhazzanJounair
@SidiiqhazzanJounair 3 ай бұрын
Alle haw naxariisto abwaankii hadraawi..😢 Sheeko aad u xiiso bdn 😢😢
@mohamedabdullahi6893
@mohamedabdullahi6893 2 жыл бұрын
Alla ha u naxriisto abwaankena sharafta leh u duceey wllka iga dambeyow 18/8/2022
@dakeeyevlogs8289
@dakeeyevlogs8289 2 жыл бұрын
Illhy hanaxariisto
@samdaoffical6375
@samdaoffical6375 2 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto abwaaan 😰😰😰😰😰😰😰😰😰
@sungul6877
@sungul6877 2 жыл бұрын
Ilaahayow u naxariiso hooyaday iyo inta hooyo muslima hooyo abalkeda cid guudi karta mahan raabi abalkeda janadi fardowsa haka dhigo
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 2 жыл бұрын
Abu Hadra - alle naxariistii janno haka waraabiyo.
@sahraali6929
@sahraali6929 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Abwaan Hadraawi Khamiis 18/8/2022 Oo uu geeriyoday muuqalka daawadey😭🙏🏻
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 2 жыл бұрын
Hadaan daawanayaa ana alle ha unaxariiso Aamiin
@amiircawad
@amiircawad 4 жыл бұрын
*Ilaa hay hainoodaayo* *Abwaan Keena abwaan* *Hadraawi ilaa hay cimrigiisa* *Ha udaayo* #amiiiin
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto fannaanka iyo abwaan hadraawi oo maanta dhintay khamiis,18ka bisha siddeedaad taariikhda miilaadiga ah sannadka 2022. Ilahay annagana hanooga dabo naxariisto laxanka wxaa saaray xasan garet alle hacaafiyo🙏
@caawiyahabulshadda9421
@caawiyahabulshadda9421 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maanta ayuu geeriyooday janada firdowsa Alle haka waraabiyo Aamiin 🤲🤲
@aichadarar678
@aichadarar678 2 ай бұрын
Allah yarxamu #Xadraawi iyo dhamaan hobboladi waberi inti dhimatey inta noolna Allah cimri dharar iyo caafimad si. Xaqiiqdii waxaan weyney #Maktabad dhan dhimashadii #Xadraawi 😢.
@abdifitahiye6227
@abdifitahiye6227 5 жыл бұрын
Wx kastoo kugu aamano hooyo adigaa ka weyn 💖💖
@MohamedHassan-le5ie
@MohamedHassan-le5ie 5 жыл бұрын
yaa rabi hooyo unaxariiso inta hooyadood dhimatay anoo kale lik igu qabta
@kpbiah8828
@kpbiah8828 6 жыл бұрын
aloow hooyo janada gee aamiin
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 5 жыл бұрын
Alllla hoooyo alle cimrigaaaga ha dheeereyo dambigagana allle ha dhaaafo Aakhirana alle rasuuulki rafiiiiq hakaaala dhigo
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto hadraawi iyo hooyadiii iyo dhamaan inta muslimee dhimatay
@xafsoxasan8119
@xafsoxasan8119 5 жыл бұрын
Hooyo waa qaaali💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@apdirahmanahmed1932
@apdirahmanahmed1932 2 жыл бұрын
August 19, 2022 Alle Ha u naxariistee Waa maalinkii uu Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame HADRAAWI ka hoyday Dunida una hoyday hoygiisa saxda ahaa. 😥 Faataxada u mar ado raali ah
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Hadraawe Iyo Hire Waa Ilama Walwal Habarjeclo Axmed Faarax Reer Abtidoon
@hamdalove298
@hamdalove298 6 жыл бұрын
❤❤ allow hoyadey iyo inta Muslim ah hoyadood janada ugu bishaare
@cadnaancali516
@cadnaancali516 5 жыл бұрын
hooyo mcn alle ha ik daaayo
@ridwaanzubier2688
@ridwaanzubier2688 5 жыл бұрын
Hooyo alle Jana Janada ha kugo casoomo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 4 жыл бұрын
Ilaahow hooyo noo daa cimri dheer oo caafimaad noo sii yaa rbi hooyooyinka dhintyna allaha u naxariisto
@kamaalbashiir1567
@kamaalbashiir1567 2 жыл бұрын
Allah Ha unaxariisto abwaan Maxamed maxamed warsame Hadraawi 😥 18/8/2022
@nawalmohamed1635
@nawalmohamed1635 7 жыл бұрын
hooyo allaha noo dhafo lama huran waa hooyo abwan hadrawi allaha ku dhowro adiguna
@ibraahimmuusa9459
@ibraahimmuusa9459 2 жыл бұрын
🥺😭😭😭😭🥺🥺 ilahayaw kuunaxariiso adeer mcn ilahayaw naxariis wasacasii🤧😫😭😭😭
@YUUSUFDUCAALE-tv6vg
@YUUSUFDUCAALE-tv6vg 3 ай бұрын
Hooyo abaalkaga alle janno ha ka dhigo🥺🥺
@kingqaalib5098
@kingqaalib5098 5 жыл бұрын
allow hooyo ha cadaabin ee qabriga unuur
@anisojamanuur2706
@anisojamanuur2706 5 жыл бұрын
ammiinn bro
@akramyare5444
@akramyare5444 2 жыл бұрын
Rabi haku naxaristo cawa hees hooyo ayan dagesnaay hoyaday ayan oo xiisay kadhib vidoe ayan arkay may Allah rest you soul abwaan
@engrabiic
@engrabiic Жыл бұрын
Hadraawi sooyaalkii soomalida ayaa naga baxay Tiir aad uweyn oo isku Hayay sooyaalka dhaqanka soojireenka ah ayaa runtii inaga baxay Allaha unaxariisto Abwaan Hadraawi Mahadi haka gaadho
@gacameyyare2402
@gacameyyare2402 2 жыл бұрын
Ilhy naxariistii jana haka waraabiya abwaan mohamed ibraahim warsame hadraawe maanta oo kugeeryooday magaalada hargeysa 18/8/2022 ilhy hownaxariista abwankeena
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Hooyo Ayaa Ixiraamo Abtigaa Illaali
@nasraabdulhalim876
@nasraabdulhalim876 8 жыл бұрын
love hoyoyinka somaliyed
@queenmj8688
@queenmj8688 Жыл бұрын
Miss you momy 😢 rabi haku naxaristo😢
@baariyowchannel7472
@baariyowchannel7472 2 жыл бұрын
Ilaahayoow hooyooyinkeen janatula fardowso ka waraabiyo aaamiiin yaarabi
@cashaladan4175
@cashaladan4175 3 жыл бұрын
Wllhi wan ku tagera absaan hadrawi🥰cimrigaga allah dhereyo
@najmamohamed9777
@najmamohamed9777 2 жыл бұрын
Wan ka xumahay inaan qisadan dhagaysto xili abwanku iga hooseyo ilahay hakuuu naxaristo wan ilmeya markan maqlo maansada
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 2 жыл бұрын
Mashallah illahay xibrigaaga hakudheereyo ab❣️waan💕💕🙏💕♥️🙏💓💕🙏🙏
@Fatxiya
@Fatxiya 13 жыл бұрын
ilaahow jano iyo raxmadaada janada ku geey hooyo oo dhanba
@aishaluul3626
@aishaluul3626 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto hadraawi maantay tiisa noqotay 18/8/2022 black day
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 6 жыл бұрын
Hooyo alloow noodaa waa nuurkii dunida iyo waxkasta oon u baahan tahay hooyo ifka farxad noogu nooloow aakhirana jannatu fardowsa allah haysku keen tusso
@najmaabdicoon2368
@najmaabdicoon2368 Жыл бұрын
11 sano kadib 08-03-2023 ayan daawanaaya allah haku naxariisto abwaankeena
@fahadyusuf8129
@fahadyusuf8129 5 жыл бұрын
Hooyo waa janada aduunka 😢😢😭sharaf korkaaga ahaato hooyo 😓😢😢
@maxamadcabdi8918
@maxamadcabdi8918 4 жыл бұрын
Abwan hadrawi alle cimriga iyo cafimadka alle hku dheereyo nin qaliya
@Mustafecabdillaahi1
@Mustafecabdillaahi1 4 жыл бұрын
Hadraawi wuxuu dhashay 1943-kii miiga magaalada burco.❤
@mrkl9165
@mrkl9165 2 жыл бұрын
Haa wlhi
@caishacuud3578
@caishacuud3578 6 жыл бұрын
illahow hooyoyin keena janada geee 😢😢
@cabdibashir9933
@cabdibashir9933 3 жыл бұрын
Hooyo mcne wlhy waa dhbtii💟💟💛💛
ABWAAN HADRAAWI GABAYGA HOOYO 08 06 2012.mpg
25:16
Somali Channel TV
Рет қаралды 408 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 132 М.
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 5 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 333 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 44 МЛН
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO PART 2
34:29
Bartamaha
Рет қаралды 1,2 МЛН
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 648 М.
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 302 М.
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 541 М.
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 855 М.
HADRAAWI NOLOSHII XABSIGA SHEEKO XIISO LEH | Dhacdooyin Media
11:08
Dhacdooyin Media
Рет қаралды 346 М.
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 980 М.
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 5 МЛН