No video

Abwaan heello (Xinjiro nuug) waa gabay cusub oo daba socda silsiladii liinta xoor kale

  Рет қаралды 49,444

Abwaan Heello

Abwaan Heello

2 жыл бұрын

Shilkoow liinta xoor kale rag bay xumad ku haysaa

Пікірлер: 40
@cfaraxmaxamed55
@cfaraxmaxamed55 2 жыл бұрын
Abwaan Heelo illahaY caqliGa haku BarakeeYo legend baad tahaYe
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Abwaan heello halagu soo xirmo. oo meel dheer aynu gaarsiino. Insha Allah.
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 2 жыл бұрын
Asc mansha Allah Tabarka Allah ruun ahanti waa gabay xigmad leh Abwan Heello Nolow hore u soco
@yaasmiinsiciid1483
@yaasmiinsiciid1483 2 жыл бұрын
Wlhy wllo been maad sheegin
@ikraanmaxamuud6307
@ikraanmaxamuud6307 2 жыл бұрын
Abwaan wlhi ninkaasi waa full apwaaan illlahy caqli hku barakeeyo
@hafsamohamed8382
@hafsamohamed8382 2 жыл бұрын
Abwanka HeeLo xaqiiqada jirtad taabTay wllhy
@hamze6910
@hamze6910 2 жыл бұрын
Abawaanka abwaanada heelo magaca ha jiro
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Waaruntii Oo Qaawan ..Abwaan Heelo👏🏾
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Isu raaci xaabada Mar kale xadhigii soo aarye.
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 2 жыл бұрын
Waaw ku hurguf weligaa tiimburco
@zancaawiofficial6225
@zancaawiofficial6225 2 жыл бұрын
abwaan heelo❤️❤️❤️✅
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 жыл бұрын
Sacaad murqan ba nef turay
@deeqadiamond1731
@deeqadiamond1731 2 жыл бұрын
Abwaan Cabdiraxman heelo
@aadancambe7079
@aadancambe7079 2 жыл бұрын
Waakaa xaar mas kadhigay laydhkii xaaji lacagdoone
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Xaraaradaa kursiga loohayaad xil iska saartaane. Walee waa runtaa Abwaan Dal iyo dad toona dan lagama laha nin waliba sidii uu jeebkiisa xaaraan uga buuxin lahaa buu xusul duub ugu jiraa. Allaha weyn baan waxba ka qarsoomin. Xisaabtiisuna ina wada sugaysaa. Allahuma sahal umuuranaa.
@jamagamingpes2021mobile
@jamagamingpes2021mobile 2 жыл бұрын
axsan gabay
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Yaa salaam
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 жыл бұрын
Abwaan hello nolow
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 2 жыл бұрын
abwaan hello sharaf kor kaaga ha ahaato
@Naamir03
@Naamir03 2 жыл бұрын
Horta yaa xukumaysaan Dadkiiba kala xawaareeye🖤✊ Alla mxd cajiib tahay, Hadad gabaygaaga Luuq kusii dari lahayd wad kaga oohin lahaydba malaHa💔🤣
@mustafemaxmed2452
@mustafemaxmed2452 2 жыл бұрын
abwan helo
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 2 жыл бұрын
Brother
@nimcofaaraxaxmed8236
@nimcofaaraxaxmed8236 2 жыл бұрын
Mashllh 😍😍😍😍eshcala manso
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 2 жыл бұрын
Waar heeloy sxb car number kaga ii soo sheeg waa Nin aad isku iskuul hayadeene yacni gabayigaa dartii from Ireland
@juweeryakeise1268
@juweeryakeise1268 Жыл бұрын
Mnsha Allhe Allhe kuma ciilo poqortoyo hello
@RithwanXusein-tx4omyoutube
@RithwanXusein-tx4omyoutube 2 ай бұрын
Waaw apwaan hello😊
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 жыл бұрын
War yaa aniga bahal gabey ah iisootiriyo
@xuseenburcaawi2911
@xuseenburcaawi2911 2 жыл бұрын
Abwaan hello wlhi waxaad thy abwaan Wayn
@Naamir03
@Naamir03 2 жыл бұрын
The LeGend wllha💔🤣🤣
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Heelo keep going
@deeqadiamond1731
@deeqadiamond1731 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@Daudpost
@Daudpost 2 жыл бұрын
Kama madhan siyaasadi mucaaridka #xinjiro_nuugga ah. Malaha Lacagta shiinuhu waa run. Waxwalba wey sheegi Mahadsanid Abwaan inbadan
@jamiilaaxmed4137
@jamiilaaxmed4137 Жыл бұрын
Horta yaad xukumaysan dadkiba kal xawareyey wllhi waa hadal maxqula
@caanhaysteofficial8393
@caanhaysteofficial8393 2 жыл бұрын
Hadaa taqaan sida subscribe loo saaro fadlan isaar abaal waybaan kuu hayaa ha igu adkayn bro
@user-th7tl8db3g
@user-th7tl8db3g 8 ай бұрын
Abwaan hello 😢
@samircabdikarin
@samircabdikarin Жыл бұрын
Mansha alah abwan
@abwansamawadeckkosofo8331
@abwansamawadeckkosofo8331 Жыл бұрын
soo eeg halkaan kaa soo wacay
@abwansamawadeckkosofo8331
@abwansamawadeckkosofo8331 Жыл бұрын
good
@fathiyamohamed6443
@fathiyamohamed6443 Жыл бұрын
Garxajis uun baa sidaa u Gabyi kara
@barwakodahir9801
@barwakodahir9801 2 жыл бұрын
Abwaanki weedhsame iyo ragi kale maxa helay meel lagu amusnado way dhaaftaye
maansadii sheeko beraley oo maqal iyo muuqal abwaan heello
5:32
Abwaan Heello
Рет қаралды 67 М.
DAAWO ABWAAN HEELO IYO MAANSO CUSUB JAAHWAREER
15:37
Aayatiin Tv
Рет қаралды 10 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 24 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 37 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 43 МЛН
Nin Xabaasha Lagala soo Hadlay || Abwaan Jiheeye
9:55
MM Somali TV
Рет қаралды 18 М.
Share Gare Maxaad Ka Fahantay Shorti Filim Kan Wa Abwaan Hello 👋 😄 😅
12:16
BARNAAMIJ QOSOL BADAN MAANSO IYO MADADAALO C RAXMAAN HEELO
17:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 162 М.
maah maahyo iyo murti sheeko@XULKAXIKMADAHA
58:59
XULKA XIKMADAHA
Рет қаралды 10 М.
Riwaayad cusub (qiimahaan ku dawoobay digtoore)
18:02
Abwaan Heello
Рет қаралды 2,9 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН