Abwaan Ilkacase iyo Xasuusta heesihii wadaniga ee guubaabada dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya...

  Рет қаралды 28,843

Abdiqani Samaale

Abdiqani Samaale

5 ай бұрын

Abwaan Ilkacase iyo Xasuusta heesihii wadaniga ee guubaabada dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya...
Abdiqani Samaale✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔

Пікірлер: 66
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Ilkacase nin wax badan the Legend
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 4 ай бұрын
What a legend pure Somali hero 💪🇸🇴💪👍🏽🇸🇴👍🏽
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 5 ай бұрын
Mashallah Gul IYO gobanimo he is legend SOOMALI hero he reminds me the good old days GOD BLESS YOU 🙏 GUYS 💓 THANKS AGAIN I HOPE WE WILL SEE HIM AGAIN AND AGAIN 🍀
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 4 ай бұрын
Maansha allahu aadu soo badiya Raggii Soomaaliyeed qaarbaa Wali nool ileen Allahayoow xafit dhamaantood
@mkaid-lk3gu
@mkaid-lk3gu 4 ай бұрын
Mansha allah. Abwaan Wow wow wow. This’s a legend. Waa jeclaa wareysigu sii socdo.
@alisaid1871
@alisaid1871 3 күн бұрын
QARANKA WAXAA BURBURIYEY HAWIYE IYO MAJEERTEEN IYO ISAAQ, ILAAHAY WAA IDINKA AARAA, INSHA ALAAH.
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 4 ай бұрын
Guuleyso ilka case soo badi thanks
@MohamedHassanGulled-rc8ek
@MohamedHassanGulled-rc8ek 5 ай бұрын
War soo badi sxbow ninkaan oo koole ❤ waa halyey
@abdifatahfarhan611
@abdifatahfarhan611 Ай бұрын
Abdi. Bashiir indhobuur allah kuu naxariisto heesihii 77 dagaalka lagu galay 95% asaa sameeyay
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 ай бұрын
Allahu Akbar wallaahi ninkan waa askii SOMALI. Ilaahayoow Somali bogooda burcad isku mari walaalnimadoodiina kusooceli.
@lathany.3537
@lathany.3537 4 ай бұрын
Soomaaliyeey waa dhaxalka noojooga
@fouwsiabdi3282
@fouwsiabdi3282 4 ай бұрын
Ruunta sheeg abwaan ilkaa caase Masha aalah
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 4 ай бұрын
Heesihii Bashiir indho buur in lasoo cusbooneysiiyo waayw
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 5 ай бұрын
Inshala. Wanoqonaynaa. Kulign walalo. Waxnyelanyn. Halmadxwayn. Wanmidobaynaa
@maryammb7064
@maryammb7064 4 ай бұрын
Inshaa Allah 🤲❤😍🌹
@ifrahadam5499
@ifrahadam5499 4 ай бұрын
Abwaan.ilkacase.rugcadaa.aqon.leh.alaha.kubarakeeyp
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy 4 ай бұрын
masha allaah
@alisaid1871
@alisaid1871 4 ай бұрын
AABE SIYAAD ALAHA HA U NAXARIISTO😢😢😢
@sayidka6911
@sayidka6911 3 күн бұрын
Ninkii qarankii burburiyay miyaad wili afka ku heysaa.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 21 күн бұрын
Hawiyow dowladiina waad dumiseen dowlad ma dhisi kartaan 🙏
@sayidka6911
@sayidka6911 3 күн бұрын
Hawiye dowladnimada soomaaliya iyagaa dhisay, waxaana burburiyay daarood oo qarankii qabiil u badalay .
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 5 ай бұрын
Kanoo kale waa dheeman in la xafido waaye. Ilknse waxaa laga yaabaa in qabiil ahaan loo dilo.
@maryammb7064
@maryammb7064 4 ай бұрын
Allah maxaa dad qaali ah la dilay 😢 khaaimeen badana la garab istaagay qabiil dartii 😢
@XaajiYaasin
@XaajiYaasin Ай бұрын
Gesi
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 4 ай бұрын
Soomaali waa Soomaalidii hore, maanta Soomaalida jirta waa dad la mood waliba ragga, waliba hadda raggii waxay ka badin la’yihiin dumarkoodii inay dilaan.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 ай бұрын
Shilinka Soomaaliga oo laba shilin oo kenya ah lagu sarifo ayaan soo gaaray Adduunyo.
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 5 ай бұрын
Soobadiya heesaha wadanigaa waqtigeedi baa la joogaa
@AbdiHassan-qw1qg
@AbdiHassan-qw1qg 5 ай бұрын
Soobadi sxb heesaha wadaniga iyo Abwaan ilkacase iyo Abwaanada kale insha Allah
@AbdiHassan-qw1qg
@AbdiHassan-qw1qg 5 ай бұрын
Mnsha Allah xasuus
@fouwsiabdi3282
@fouwsiabdi3282 4 ай бұрын
Masha aalah ilkaa case waa raageedi❤❤❤❤❤❤
@moha.abdi1
@moha.abdi1 4 ай бұрын
Somali oo walaalo ah dawlad dhistay awood badan qabyaaladii iyo musuqii la iska dhaafay markale ciidamo awoodleh samaysatay wakhtigu waa 2040 🇸🇴❤💪
@alisaid1871
@alisaid1871 3 күн бұрын
NAMUUNKIISA MAJIRO, GADAASHIISA MALA NEEFSANIN
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 4 ай бұрын
Awooda aad lahaydeen Abwaan ilkacasow USC madaxeeda Allaha ka shube Gunimo Haddii ay jirto USC wixii ku abtirsada ayey agtaalaa
@maryammb7064
@maryammb7064 4 ай бұрын
Ha isku darin warshadii dharka balcad dadkii ilaaliyey ka waran dadka 20 dhimanaya si dawlad soomaaliyeed la helo ka gunimo waxaa ka bilaabataa kuna dhamaataa nimanki amxaaro u galay natiijadina waan wada heynaa hada iyo dan 😍
@sayidka6911
@sayidka6911 3 күн бұрын
Usc waxay dalka ka xoreysay bahalkii dalka burburiyay ee dadkii is nacsiiyay, awoodii xoogga dalka waxaa dhisay aaden cadde & cabdirashiid, waxaana burburiyay ina siyaad bare.
@kamaalbashiir1567
@kamaalbashiir1567 Ай бұрын
WlHi Waxan huba koLku Leeyahay 20 dolar Haday soo gasho qasnaduu gashan waa Hada ani Waxan jooga Somali galbeed War 10 riyaal Haday soo gasho waa bank iyo shirkadaHa Yar Yar waa dad Aad is odhan ma Faqri baa Loo sii sheegay😮 abwaan iLka case Allah Cimri dheer iyo cibaado suuban Ha siiyee
@kaalaynoo
@kaalaynoo 4 ай бұрын
Ar heestaanuu iga ilaabay Kooxdii Heegan Wax dhanbaan Dhibaatoo duudka u dhigaynoo Maalka yagii la dhacayoo Dhalaanka yaga ladilayee Dhiigayaga laqubayee. Dhexdhaxaadin iyo samo Laga dhagaa adaygayoo Waan waani dhacantee Dhimashoo, dhimashoo Dhimasho diidimaynoo Maanta waa dhabtii
@lathany.3537
@lathany.3537 4 ай бұрын
Walaalka warey sanayo abwaanka waxaan ka codsanayaa inta aan dhegey sanayo abwaanka iyo waxa uu soo joogey dowladii kacaanka haka hadlin kuwa hada dhaha waxaan nahay madax maleh wax aan ku xasuusan doono
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 4 ай бұрын
Miyey Dhimashadu I qoontaayee, miyaan dhiig baxay ka diidaayee Ayey ka bilaabantaa
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
ninkani.waa.wadani.soomili.dha.dadkasomaliyed.haday.sidaa.wada.noqdaan.qarkood.way.iskacelilahaayeen.
@user-pw6di8mx2f
@user-pw6di8mx2f 3 ай бұрын
Abwaan ilkacase Lagend
@airporttravaller5513
@airporttravaller5513 4 ай бұрын
MACALINKAAN FARMAAJO WALAALKIISA MIYAA?
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 4 ай бұрын
Waa FARAMAAJO walaalkiisoo ah WADDANI aan caado qaato ahayn oo Soomaali dhalad ah.
@odaykee4342
@odaykee4342 4 ай бұрын
waa bahaa bahaadii farmaajo ku fuulay kursigii beelwaynta mudulood
@cabdishakuursaalaween6209
@cabdishakuursaalaween6209 2 ай бұрын
Hadii aay dhacdo xabasho inay nasoo huguriyeydo markale cashir aan udhigno soomaliyey magacada difaaco iyo dhullada taarikhda runtaa waatas soomali alow toosi
@ahmedsadiiq8894
@ahmedsadiiq8894 2 ай бұрын
Kan wareysanaayo ma diyaarsani wuu xoogsanayaa ilkasace waxaa ku fiicnaa inuu wareysto wariye qabiir ah
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f Ай бұрын
Hada sharaf maleh miyaa Adeer somaliya haday ka fiicantahay
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 4 ай бұрын
Heestii ugu halisanayd buu ilaabay waaberi wixii madaxda kaa dhigay wa la isku haystaa!
@alisaid1871
@alisaid1871 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 4 ай бұрын
Eeboow mahadaa cismaan askari baa erayada lahaa maxamed cali kaariye ma lahayn
@mohamedabdulle9675
@mohamedabdulle9675 3 ай бұрын
Ninkaan saxaafada uma bilawna , fiiri sida uu su'aalaha u weydiinayo yaab!!!!!
@abshirgaydh8893
@abshirgaydh8893 4 ай бұрын
Sxb laxanku wa shiiraar shidaad muraad
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 4 ай бұрын
Maxeey ragaan oo kale Maslaxa ogu dhiibi wayeen ama wazaarada isbortiga iyo dhalanyarada, , ama television Qaranka , inta ilma yar oo heer baadiyaha loo dhibayo
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 3 ай бұрын
Waryaa un heesaha ka sheekeey somaali waxay qaadata mooyee dad ay wax u dhiibtay ma jirto beenta joojo dawarsi dadka ku caanka ah ayeynu nahay
@damaar8492
@damaar8492 4 ай бұрын
Wariyaha maxaa ka qaldn ka aamus ninka
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 4 ай бұрын
Ninkan wad wareysanaya Waa Jiir haan ku weynaadey Ileyn mar buu caqliguna ku tusaa sidaa adigoo wakhtigaas joogey. Heestu waan calool xumo iga daa baa la leeyahay hiii hiii hiii ayuu sii hayaa
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 ай бұрын
Sidookalana adigiethkoopa wligaahatagyb abwaabbgeesi hatagj wagsa waatwaxaad otahaýcowkesabtub daa uudcali maslax
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 4 ай бұрын
Miyey dhimashadu i qoontaayey Miyaan dhiig baxay ka diidaaye Shahiidku miyuu dhib diiidaaa
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 5 ай бұрын
Djalma. Togo wakhad. Lafdanag
@menhee7408
@menhee7408 4 ай бұрын
Been badanaa 😂😂
@alibaax5346
@alibaax5346 4 ай бұрын
Been badana , kuye 9 wadan baan xoreynay
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 4 ай бұрын
Wadamo aanu xoreyne wey jiraan ANGOLA MOZAMBIQUE ZIMBABWE SOUTH AFRICA iyo wadamo kaloo badan ciidamadooda xitaa halkaan baa loogu tababari jiray ERITREA iyo ETHIOPIA ku dar
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 ай бұрын
Waa runtiis wadamo badan oo koonfurta iyo galbeedka africa ku yaala ayaynu xoraynay.
@user-ct9dd8tb7e
@user-ct9dd8tb7e 4 ай бұрын
Beenaale heesta malaha
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 24 МЛН
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:55
Fankii Hore Alle Ha-u-naxariisto Abwaan Ilkacase
7:30
Dalsoor
Рет қаралды 13 М.
Daawo Taariikh Nololeedka Abwaan Cabdi Bashiir Indhobuur.
8:05
AFNAAN Oficail
Рет қаралды 30 М.
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10