No video

Abwaan Jiheeye Oo Gabay Sarbeeb Ah Utiriyay Muuse Biixi

  Рет қаралды 97,099

HADHWANAAG TV

HADHWANAAG TV

2 жыл бұрын

Abwaan Jiheeye Oo Gabay Sarbeeb Ah Utiriyay Muuse Biixi

Пікірлер: 35
@khadarfarah9172
@khadarfarah9172 2 ай бұрын
Abwaano markaan isu geeyo Jiheeya u sareeya ❤😂
@CabdiraxiimKayse
@CabdiraxiimKayse Ай бұрын
Abwaan jiheeye waa abwaanka wakhtigan lagu jiro u sareeya abwaana da
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
waa SARBEEBB QAALIYEE JAAHIL AGOOMIHII WAXU TARO HAJOOGTO DHULKII KAQAADAY
@nathra7351
@nathra7351 8 ай бұрын
Maasha allah guul arabka meel ay joogaanba waa cod kar
@MaxamedsaleebaanCiise
@MaxamedsaleebaanCiise Жыл бұрын
Mansha allah ilaahay caqliga iyo cilmigaba hakuu barakeeyo abwaan jiheeye❤🎉❤🎉❤
@anabmohamed344
@anabmohamed344 2 жыл бұрын
Alla meyee imikuu u daranyey jannada alle ha idin geeyee
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 ай бұрын
Sarbeeb Cajiiba Blse Meeyey Damiirkii Cida looduurxuley Cajiib
@farxiyacabdalle8444
@farxiyacabdalle8444 2 ай бұрын
Kanaa kii hore kulmiyaa kadar siyaad
@nathra7351
@nathra7351 8 ай бұрын
Abwaan jiheeyey. Waa caqli loow diintana aad u yaqaana. Madaxda ma caayo toos buula ulla hadlaa madax. Horta Arabka hagaagsani madaxweynaha lama hadlaan siduu alle yidhi waayo madax ilaahay doortay oo la xisbaabtamaaya adiga kuuma taalo
@user-cq4jn5rk3f
@user-cq4jn5rk3f 5 ай бұрын
Abwaan jiheeye waa abwaanki qarniga
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 2 жыл бұрын
DHEGOOLE HORTA WAX MA MAQLAAA,, GARMAQAATE DHEGALA,
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Geesiyiin halyeyda Baligudbale Axmed Dhagax Burco Saaxiil.. Somaliland Iyo Albaabada Adag Beesha Calaamka diblomaasiin soo Gole fadhiisan OOG.. Rag iyo dumar.. Karti Kalsooni geesinimo dacaad go'aan qaadasho huwan Suldano iyo Siyaasiin... Salaan Gobeed.. Gacaltooy.. From: Gar-Adag
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 Жыл бұрын
Faariid faariiiiiid.
@ismailyusuf6750
@ismailyusuf6750 8 ай бұрын
Horta waad dadaashee odayaashu deeqoow degdeg uma jawaabaan dadkuna maaha kii hore ee damiirkiisu noolaa
@ibraahimawil1413
@ibraahimawil1413 2 жыл бұрын
Kuwii aad iska disheen siyaad dabadii ayaa Dailey darawal iyo dhegawey ne
@amalhussein8209
@amalhussein8209 Жыл бұрын
Waaaaaaaw xigmed halkii ugu dambeeysey
@jaylaani3355
@jaylaani3355 4 ай бұрын
Sarbeeeb dheh
@xasannuux5275
@xasannuux5275 2 жыл бұрын
Mansha allah
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
Abwaanka been haka sheegin kan ciwaanka khaldan qorayoow jooji ciwaanka beenta ah
@maxamedcalibulaybulay38
@maxamedcalibulaybulay38 2 жыл бұрын
Mujaahidnimadu way dhamaatay
@fadxiyayasiin6795
@fadxiyayasiin6795 Жыл бұрын
waar dad dhintay ciwaan haka dhigan hor tag muuse niyahaw
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 Жыл бұрын
Muse weei udaamateey.hoi hoi.sacaadmse fuuleyiin.kkkkkk
@gamadiidmedia1238
@gamadiidmedia1238 Жыл бұрын
Mashallah
@walaalej-kb1mt
@walaalej-kb1mt Жыл бұрын
Waa sarbeebe balfahan
@maxamedxuseen784
@maxamedxuseen784 2 жыл бұрын
HADAFKU WUXUU AHAA IN UMADII DAGAALKA LAHYD GACANTA LAGA SAARO LAGA SAARYE MAXAY DHASHAY BALANTUNA WAXAY AHAYD IN KITAABKA LAGU XUKUMO DALKA MARKA LA QABTO QODOBKII UGU HOREEYAY EE DISTOORKII SNM QODOB INA HAYSTA AXDI ALLE MAXAA ISBEDELAY INAYNU REER GALBEED GACANTA U GALO SIILAANYO= INGIRIIS MUUSE BIIIXI =MARAYKAN CIGAAL =ORIGINAL C TUUR =SOVIET QARKANA MAXAA SOO JAFAYA FAYSAL C WARBE = PHLIPENE CIRO =NORWAY SI AY U FULIYAAN DANAHOODA IYO DIIMAHOODA LACAGNA LOOGU DEEQO
@AbdikarinCilmi-mc3yz
@AbdikarinCilmi-mc3yz 9 ай бұрын
Iimaan laawe
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Жыл бұрын
Maya daryeel caafimaad iyo duruus bilaasha may helin dayacaa u sii dheer waa lagu danaystaa biyo kama durduurtaan e haraad baa dam looyahay kuwa dooxa jiifiyo danyartuna daryeel maleh maantuu ka siidaray oo dagaal buu dalkii sudhay beerarkii isdhalay iyo danwadaagtii kala raray
@ibraahimawil1413
@ibraahimawil1413 Жыл бұрын
Beenaale
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 Жыл бұрын
Dabkii weli kamuu damin Dibaa loogu sii shiday
@ahmednijeria1629
@ahmednijeria1629 Жыл бұрын
Siidan miyad abwan kutahay
@ismailyusuf6750
@ismailyusuf6750 8 ай бұрын
Wey fududay inaad qoraal soo qorto lakiin inaad fahamto xigmada gabayga ma fududa
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 34 МЛН
Qisada Heesta Waqti Inuu Cajiibyahay  Abwaan Jiheeye
6:02
SLNTV
Рет қаралды 148 М.
Nin Xabaasha Lagala soo Hadlay || Abwaan Jiheeye
9:55
MM Somali TV
Рет қаралды 18 М.
Abwaan Jiheeye iyo Maanso ku saabsan Qur'aanka Kariimka.
9:25
MM Somali TV
Рет қаралды 14 М.
gabay qiimo badan oo wadani ah daawasho wacay
7:08
SOMALILAND MUSIC AND CULTURE!
Рет қаралды 98 М.
Garxajis Oo Garaad Jamac Ka Difaacay Hadal Buurmadaw Ku Ganay
9:21
HADHWANAAG TV
Рет қаралды 3,7 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН