No video

ABWAAN Muxiyadiin Shaahid | GABAY GANTAAL AH | GARAADKII XAQIIQADA GAFOOW IGA GUDDOON WEEDHAN

  Рет қаралды 245,767

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

ABWAAN MUXIYADIIN SHAAHID OO RASAASTA HUWIYAY
ABWAANNADI MASALLAFAY EE KAYMAHA KOONFURTA
U HULEELAY - MAXAA KUWA IYAGOO KALEETA AH
HUNGOOBEEN OO MEEL DALEED AH MOWDKU KU HALEELAY
KUWA KALENA DADWAYNINII BAA
HOOTADA LA DABA JOOGA TAN IYO HIIRAAN..
Produced By ‪@ABDIASKARITUBE‬
==============
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms
www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
/ abdiaskaritube
/ abdiaskaritube
/ abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 77
@AxmedIsmaciil-s4v
@AxmedIsmaciil-s4v Ай бұрын
ilahy ha sharfo abwaanka xaquu ka hadlay ❤❤❤
@user-dk5bq6gn7b
@user-dk5bq6gn7b 5 ай бұрын
Abwaan muxiyadiin shaahid waa Abwaanka abwaanada alle swt isku daray hibo abwan-nimo iyo murti.
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 5 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏🎉
@user-vk7gm5tu8g
@user-vk7gm5tu8g 5 ай бұрын
Aamin wllo
@abdulsamadi8131
@abdulsamadi8131 3 ай бұрын
Masha.allah cagliga iyo murtida ilaah haku barakeyo allah haku xafido abwaan muxyidiin shaahid
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 5 ай бұрын
Nin walba wixii uu galay Waa mid laga goyn dheh Waa saas Abwaan muxudiin Halkeedii ayuu dhigay Silsilad in uu noqdo filayaa Luuqdii macalinkii.waynaa Abwaankii qarniga Ayuu ku duubay Dhoodaan. Raxmatulaahi Caleyhi Abdi Askar Mahadsanid
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 5 ай бұрын
GUGAAGA OO KU TARIN ILEEN WAX MA DHAANTID GEED SUBXAANALLAH ILLAAHOW DAALIMIINTA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 ай бұрын
Abaanadan alshabaab ugalay iyo abwaan maxiyadiin kala wadanisan
@Suleibanabdi
@Suleibanabdi 2 ай бұрын
maalinkii lasoo saaray ilaa iyo hada waan dhageysta. mar waa waano, mar waa dardaaran, mar waa caloolxumo,. waxaa igu daran markuu leyahay abwaanka, soobe wixii laba jeer kadhacay goe ma weydiisay. mahadsanid ABWAAN Shaahid+wllkey Abdi Askari.
@maxamedbare67
@maxamedbare67 4 ай бұрын
Abwan muxiidin shaahid waa abwanka kale ee abwan kale ugareynin❤❤❤
@halimahassan657
@halimahassan657 5 ай бұрын
Asc Maansha Allaah Muxuyadiin illaahey Qayr ha ku siiyo Walaal❤ jzk Qayran 🇸🇴🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
@shuukefanax3219
@shuukefanax3219 5 ай бұрын
Gabay iga dheh guulayso abwaan muxyidiin shaahid ❤❤
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 5 ай бұрын
Caqliga allha kuu barakeeyo abwaan muxyadiin shaahid takhal 🎉❤
@FaysalFaysal21
@FaysalFaysal21 5 ай бұрын
Mansha Allah. Kani waa abaan dhab ah
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 5 ай бұрын
Abwaan maashaalaaah allaha kuxafido
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 4 ай бұрын
mansha allah abwan halyeey DDS noolow inadeer🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🩸🩸🫶💯💯💯👍👍🙏
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Ай бұрын
Aad io aad❤
@kullownuur430
@kullownuur430 5 ай бұрын
Asc Asc VIVA 7UP masha allah MASHA ALLAH ABWAN MUXUYADDDDDIIN
@XamdaXamdaxasan
@XamdaXamdaxasan 5 ай бұрын
❤❤❤❤mashaa alahaa❤❤❤
@AbdinorMohamed-bb4sc
@AbdinorMohamed-bb4sc 5 ай бұрын
Wlhi gabeygaan waa cajiib masha'allah abwaan muxyidiin shaahid
@HusseinJilbis
@HusseinJilbis 4 ай бұрын
Kuwaan film dhamaaday ayay ticket u jarteene bal aan aragno🤣🤣
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 4 ай бұрын
Waa sidaa aad tiriye aan aragno in uu dhamaaday , iyo cidda libinta lahaado
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 5 ай бұрын
Well done waaarun
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 5 ай бұрын
Waaguu Gamadiid ka hadlaayay wixii KENYA ku dhacay ISHA CALI U FIIRSADA lahaa. Adigu LIYUUGA u Gabyaysay wayaane
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 4 ай бұрын
Waa rag kala tagay .
@snw9257
@snw9257 5 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Illahay ha ku xifdiyo Abwaan Muuxyadiin afkaaga caano lagu qabay ❤✅💯💯✅❤️❤️❤️🇸🇴😢😡
@Yusufsiyad-bz8ww
@Yusufsiyad-bz8ww 5 ай бұрын
m,shalah cabdi askari
@MuktarIsmail-cp5vu
@MuktarIsmail-cp5vu 2 ай бұрын
Mashallh ❤❤
@MaxamedQaliif-lx6is
@MaxamedQaliif-lx6is 5 ай бұрын
M ,a allh hakuu siyaadsho maskaxda abwaane🎉
@MuuseDiyar76
@MuuseDiyar76 5 ай бұрын
abwaan ❤ shahid
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@adamwadaniofficial3679
@adamwadaniofficial3679 4 ай бұрын
Hah😢😢 sobe wixii laba jeer kadhacay goe ma weydisay😢
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abuucabdalla2545
@abuucabdalla2545 5 ай бұрын
Midka gaalka gaamuray. gabayada utiriyoo adaa xaqiiqada gafee garaadlaawe baasoo
@CABDIFATAXTV
@CABDIFATAXTV 5 ай бұрын
Ad iyo aad
@user-uv4lg1vh8j
@user-uv4lg1vh8j 5 ай бұрын
Waanka xumahay halkay ka waaninlahaayeen khawaariijta inay nageeye iyo cabdiwaaxid noqdaan dhiigya cabta alshabaab ee gabalkoodu dhacay waan bogaadinayaa abwaankeena dds muxiyadiin shaahid waliba silsilad halaga dhigo arintan
@guledgled8695
@guledgled8695 5 ай бұрын
Naageeye wax caqli leh ayaa laguu haystay laakiin dameer waa ka hoosaysaa
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 5 ай бұрын
Ssc guuul kablalax guul
@ShaahMacabe-so8nv
@ShaahMacabe-so8nv 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@daahir2422
@daahir2422 17 күн бұрын
Allah haka ma dobeyo sugatana
@FarxasnXuseen
@FarxasnXuseen 4 ай бұрын
abwaan ganeyyo wa nin liita
@AbdulahiSheikh-bt3is
@AbdulahiSheikh-bt3is 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 5 ай бұрын
Abwaan nooloow
@yussufismael6314
@yussufismael6314 5 ай бұрын
Jihaad ma ahee waa fikir abuu abuu loogu adeegayo baqolaal somali loo xasuuqayo diinta nastaxada laku qaraabanayo
@galgaduudboy9433
@galgaduudboy9433 5 ай бұрын
Abwaanadeenu waa hadleen lkn kuwa kalle masojawabi doonaya
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 5 ай бұрын
Waankusalaamay
@Yubaaqasa
@Yubaaqasa 5 ай бұрын
Masha,alah
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 5 ай бұрын
Qalbigeena kama hooyo soobe
@QatimoGarad
@QatimoGarad 4 ай бұрын
Aydi inailaysomaah kan abwanhadhihin
@wiilqaranofficial6620
@wiilqaranofficial6620 2 ай бұрын
Maye siilkii hooyada ey ey dhalay oo khawariij ah
@user-ep6bx9bh4g
@user-ep6bx9bh4g 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw❤❤❤
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 5 ай бұрын
Afkaaga caano lagu qabay
@fadumoxashin690
@fadumoxashin690 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdirazakburci1639
@abdirazakburci1639 5 ай бұрын
Idinku yar yar kiina warbaahintu allaw sahal baa tihiin , Cid waliba Madaxa ayaa isaga ruxdaan waata xigtee heerka UU joogo qofka waa dhaafinaysaan oo teetallo aan jirin ayaa isaga tolaysaan, Maxay yihiin Horta ciyaalkan Aad Amaanaysaan.
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 4 ай бұрын
Marka in wax la amaanaba adu waad kaxuntahay soma aha
@mohameddahiye503
@mohameddahiye503 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Raho339
@Raho339 5 ай бұрын
♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️👌
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 5 ай бұрын
Haraadiga gumaysigu watiyo huwanta soo duushay Iyo hoobal dhaantada tuntaa nama haways taane Huunoy kobtaadaa baqtiga hiigo suqudh kiisa
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 5 ай бұрын
😂 dufcadii kobaad la yaaban tihiin dufcoyin kale ayaa Dhiman
@Beerdilaacshe14
@Beerdilaacshe14 5 ай бұрын
Gabaygaan yaa loola danleyahay
@maymunssn822
@maymunssn822 5 ай бұрын
Waaba laguu sheegee 😂
@Beerdilaacshe14
@Beerdilaacshe14 5 ай бұрын
@@maymunssn822 waqtigaa comment soo qoray maba dhagaysan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 ай бұрын
Somalida wax Rabigooda u bahan in eey noqdaan ayaa haysto,waayo Wa dal dadkisa laisku dhiibi hub laisqarxiyo waa Aargosi uu Mareykan uu ku gudanayo dagalkii Aydiid,Hargeisa iyo Ina Cumar Immaradka oo dhaqalaha khawarijta baxsho,dabadhilifyo damirlawe yaal ahna gudaha mamulada kadhax sameysteyn,isagoo macdanta Dahabka kheiratka Badda iyo barigaba wada guranayo,dhirta ugadha sido kale
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 5 ай бұрын
Odaygii dhina ee madhnaa ee cunsuriga ahaa mad tusale usoo qadatay wadhi abdi askariyow waxani war mahe ka gabdheh
@ilyaasiin1149
@ilyaasiin1149 5 ай бұрын
Iska hadle
@maryanaden1846
@maryanaden1846 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕✅️🏆💯✅️
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 5 ай бұрын
❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤
@nathra7351
@nathra7351 4 ай бұрын
Caqli xumaa gx Abwaanadii GX ha aaminina. Hada Waa lawada bartay garxjis hala saaxiibina. Dhalinyaroow Garxajis baa al shabaab noqday kursiga somaliland hadaanu weyney alshabaab baanu galaynaa waay kaga dhabeeyey
@user-zv9jm7dp9q
@user-zv9jm7dp9q 5 ай бұрын
M a
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 3 ай бұрын
waxad ku diganaysan raga ku af duuban. Koonfurta somaliya marka baraarugi waayen. Dadkii ay ka dhashen sdii uu sheegay wiilkii fanaanka ahaa reer shiikh isaxaaq dhalin yaradooda lagu. Gumaadayo xamar ha ku bararugen. Wax shabab raacaya ma jiro waa farsam farsamada
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 5 ай бұрын
Waxani ma gabayba wadhi waar ragani markay aman wayen bay iska idhahden idinkan idin aminsane cidna wax uma dhimane naacda iska daa
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 5 ай бұрын
aaydoor waa isku raacsan yihiin dhibta koonfir
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 5 ай бұрын
xamar baa dameero dagan yihiin waa dad bilaa caqliya
@xamdicumar5653
@xamdicumar5653 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 29 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
QEYBTII 3-AAD SILSILADII XALDOON-- BISHAAR WADANI NEW VIDEO
7:04
Muraad Production
Рет қаралды 340 М.
Sheeko Xiiso Badan Muxiyadiin Shaahid iyo Gafoote
17:58
Jigjiga TV
Рет қаралды 228 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН