Abwaanadii hore ee Fanka Somalidu maxay ku kala duwanaayeen?

  Рет қаралды 17,872

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

3 жыл бұрын

hadaa doonaysid inaad shaqo ka dalbatid ENERGY TRUCKING, fadlan buuxi arjigaan, qof kamid ah shirkada ayaa kula soo xiriiri doona sida ugu dhaqsaha badan
job application
forms.gle/skftBXK4ef8szMe3A
If you want to apply for a job in Energy Trucking, please fill this application, and one of representatives will reach you as soon as possible,
job application
forms.gle/skftBXK4ef8szMe3A

Пікірлер: 92
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto, abwaankii jacaylkamahamed ali kaariye. Abwaanada sheekhaaleed baal dahab ah ayey ka galeen fanka Somalia. Abwaan Mahamed Ali Kaariye Iyo Abwaan Sahal Macallin Ciise.
@naasirosmanali2694
@naasirosmanali2694 3 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsan tahay Mr. Xadhadho ninkan studio-ga idiinku yimid, waa nin aad u qiimo badan fankana wax badan ka yaqaan. Congratulations.
@amiiraabdala9100
@amiiraabdala9100 3 жыл бұрын
Alahayoow dhib badanaa Adoo dhoofay caasha Dhul shisheeye kaa helay
@ericrogelio7651
@ericrogelio7651 3 жыл бұрын
i know it's quite off topic but does anybody know of a good place to stream newly released movies online?
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Ahmed saleebaan bide ayaa ugu riwaayado iyo heeso badana abwaanadii waqooyi
@prof.mohameda.farahjaafaa2137
@prof.mohameda.farahjaafaa2137 3 жыл бұрын
Woooooow maanshaallaah....ka nasaney .......kaftankii siyaasadda......Cali adigaaba fanaan ah...caleek
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Nin rafaadi jiray Abid! Markuu raaxo weyn helo; Rarankuu horre u marray; Raacdo uguma laabtee; Waa la sii rucleeyaa; Ilayn waan ku rubad go'an. Nageeye. Aloow kuu naxariisto.
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 3 жыл бұрын
Axmed gacayte yuusuf
@mohammedabdirashiid4768
@mohammedabdirashiid4768 3 жыл бұрын
Malaha TV inu is xidho baad ugu talagasheen
@abdiahmed1379
@abdiahmed1379 3 жыл бұрын
Ninkan so ma aha ninki gabadha jeclaatay
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
ALi Harare waa nin Fanka jecel taariikh badana ka haya Woow war Calow sxb umadeena matihid big Legend nin wax badan Og baad tahay cimaamada waankugu soo tuuray❤️🙏 Warar xaqiiqo ah xogo runTa ku salaysan iyo barnaamijyo ku xiiso geliya ugu imow SomaLi_American_Tv👍❤️✌️
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
Fuad Khalid, walaal qaali subscribe noosaar
@ogowwaxbadan2893
@ogowwaxbadan2893 3 жыл бұрын
Madoonaysaa inaad quraanka kariimka iyo culuumtiisa qaab online kubaratid haday jawaabtu tahay haaa nagala sooxidhiidh watsp number +252657366672
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 3 жыл бұрын
Walaahi ninkani waa khabiir.
@noorjimale684
@noorjimale684 3 жыл бұрын
Waa rageedii odaygu ama abwaanku 😀😀😀
@daamaabdoulkader3613
@daamaabdoulkader3613 3 жыл бұрын
Heesta cigaal ee Nageeye laxameeyay waa Deeqay walaaley
@maxamedmuxumedcawl1511
@maxamedmuxumedcawl1511 3 жыл бұрын
Cali haraare wax noo sheeg
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 3 жыл бұрын
ABDIKARIM FARAH QARAY JIIR
@fathiyaabdullahi1246
@fathiyaabdullahi1246 3 жыл бұрын
Waayo waayo waa xasuus
@noorjimale684
@noorjimale684 3 жыл бұрын
Caliyoow arimaha somalia ka hadal ee qoorta laiskula jiro arimahan kale bulshada dib nogu dhig
@Somalilandforever
@Somalilandforever 3 жыл бұрын
Bahal Caydhin ma daayo nina caadadii ma baajo. Cali Khasaare deyn maayo kufsiga. Maantanaa mid aan taariikh sugan heyn ayuu kufsiga fanka u adeegsanayaa. 1)Riwaayada :'Sidaa ma isku qabnaa mise waan qasanaa" Shankaroon shuqul kuma laheyn jilisteedana kamay qeyb qaadan 2) Shankaroon, Intaanay Maxamed Cali Kaariye is baran ayey Caan noqotay. 3) Riwaayadda ay sida wanaagsan ugusoo shaac baxdayna waxa ay aheyd riwaayadii Aqoon & Afgarad ee Hadrawi & Gaariye. 4) Fanka waxay ka bilowday Hargeisa 5) AHUN Mustafe Xaaji Nuur ayaa sobob u ahaa in ay Fanka ku biirto. 6) Heesta Xasan Adan qaado ee "Ma Hayoo Mana Sugaayoo" taariikhdeedana si wanaagsan ayaad u kufsateen oo beenbaad isugu nacamleyseen. 7) Taariikda heestaa siyaabo kala duwan ayaa loo fasiraa laakiin fasiraada aad ka bixiseen waa ta ugu fog. Aad iyo aadbay uga fogtahay xaqiiqda oo waxa aad ku hataatacdeen markhaati iyo sharaxaadtoona uma aha. 8) Inkasta oo siyaabo kala duwan loo fasiro heestaa laakiin abwaankii u dhiibay heesta, uu ugu tala galay Xasan in uu isagu afkiisa isku caayo. Daliilkeeduna waxa weeyi heestaa kolkii ay soo shaac baxday waa la joojiye. Waxanan filayaa in laga saaray kaydkii heesaha ee Radio Muqdisho. Warar aanan hubin karina waxa ay ii sheegeen in uu Xasan sidaa dalbaday
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 3 жыл бұрын
Yaab aaway tii dhimatay heesteedii
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
Odaygani waa daacd run sheeg ah cilmi badn ayn kafaaiidnay
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 жыл бұрын
WAXA JIRTAY IN XASAN ADAN HESTA KADIB UU GURSADAY IMAN RER WAQOYI AH KADIBNA XASAN HEES KALE LAGU XAAL MARIYAY
@memeyoutube887
@memeyoutube887 3 жыл бұрын
Luglow waa meeshii aan degnay markii aanu Muqdisho ka soo qaxnay 1991 iyada oo cidla ah oo ciyaalkiina kakala carareen mudo ayaanu joognay xasuus.
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Somalida riwayado hadii laga waramayo,waxa u riwaayado badan ,abwan singub, axmed saleban bide , xasan ganey.
@fowsiyagoled9514
@fowsiyagoled9514 3 жыл бұрын
Ali Ragu iney waligoodba lugooyo ahayen sow ma arkeysid😔
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Xadrawi I meant
@rocky4066
@rocky4066 3 жыл бұрын
Asc Cali xarare iyo teamka SAT(SOMALI AMERICAN TELEVISION) waxan idin sheegay a inaad aheydeen dad sharaf iyo akhlaaqiyaadka bulshada dhowra malaha beryahan waxad moodaa in sidi wax iska bedelayaan barnaamijyada aad soo bandhigtaan oo aan filaayo inaydaan kafiirsanina waxay wax u dhimmayaan xagga dhaqanka iyo diinta tusaale ahaan ninka halaka keen teen ma aheyn inaad meesha kaga hadashaan arrimo isaga gaar u ah oo wax micna aan sameeyneeynin balse laga dheehankaro akhlaaqiyaad aan ku wanaagsaneeyn dhaqanka iyo diinta kahor intaydaan soo daaynin barnaamijka waa in dhanwalba laga eegaa si bulshada loogu gudbiyo wax wanaagsan haddii tusaale aan soo qaato ninkani wuxuu sheegay Inuu (nightclub) la aadi jirey gabadh aanu qabin!!!? Tankale wuxu sheegaya jaceyl aan jirin iyo Inuu Dan dhaqaale kuraacay wixii soo dhana waa wax ciyaalciyaal ku saabsan oo aan qiimo laheeyn balse wax udhimikaro da'yarta soo koreysa walaaleyaal masuuliyadbaa idinka saaran bulshada aad matashaan mahadsanidiin
@aliomer6490
@aliomer6490 2 жыл бұрын
Cali xarare heesta qarniga iyo waxaa ŕiwaayada la odhanjirey amba guur amba guurso
@saiddubed
@saiddubed 3 жыл бұрын
magaca jamaad 2ba jeer bay ku jirta ma jirto hees 2ba jeer magacu ku noqnoqdaa xaaji
@ahmedabdihussein3699
@ahmedabdihussein3699 3 жыл бұрын
Dadkii hore jaceelka waxbaay ka yaqanan wayna u dhiman jiraan kuwa maanda jogana saxaro ayey is cunsiiyaan waa cajiib
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Jacaylkan umadu intaa ka sheekaynayso anigu ma aaminsani mana runaysni , Jacaylka hooyada iyo ubadkeeda ka dhexeeya kaliya ayaan jacayl u aqaana
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 3 жыл бұрын
Warayso ninkaan markale
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Is low ardoon abdullahi has yaqaan? Haljee u jooga
@AN-xv1er
@AN-xv1er 3 жыл бұрын
Subxaanalaah war cali oo waa nin kiiye maxaa kaa khaldan nin kan maxaad noogu soo celisay mase TV waa laxidhayaa bishan 🤭
@user-uj3lq8ix3q
@user-uj3lq8ix3q 3 жыл бұрын
:السلام عليكم Dadkeyga Somaliyed naxarista badana Dhib Ba Iheysta Walahi Bilahi Been Igama Aha Allah swt darti 🥺 $30 Ya igu cawin kara
@fiburale5200
@fiburale5200 3 жыл бұрын
Bixi magtii inantii dartaa u dhimatay
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
Odayga iskadaaya malgeedbaa galye
@oysi248
@oysi248 3 жыл бұрын
Calow ninkaN mustafe matukade aya dhaamo
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Harare mustafe martin meelkusheeg???
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
Inu tariku sald yhy ayu hada ogaaday
@cilmi11
@cilmi11 3 жыл бұрын
Wa loo bahan yahay inad no keento nin Kan oo kale si aanu wax uga faaidno mar kale no soo celi abwaankan
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Onlf was qaybinta awooda iyo midnimida somaligalbeed. War smaliyey ii tageero cambareynta dulifa onlf
@Eye.252
@Eye.252 3 жыл бұрын
Adeerow kan naga bedel fadlan
@user-uj3lq8ix3q
@user-uj3lq8ix3q 3 жыл бұрын
:السلام عليكم Dadkeyga Somaliyed naxarista badana Dhib Ba Iheysta Walahi Bilahi Been Igama Aha Allah swt darti 🥺 $30 Ya igu cawin kara
@saidyasin9346
@saidyasin9346 3 жыл бұрын
Madaxweyne mustafe martin Caliyow meel ku sheeg zhp Waan u xiisey barnaamijyadiisiiye🤔
@MsQeyliye
@MsQeyliye 3 жыл бұрын
Calow odaygan waa dadkii caqliga losameyey maistiri calow waa nin aad u adag odaygani
@shalaymaanta6001
@shalaymaanta6001 3 жыл бұрын
Ninkii gabadha dilay miyaa wali wadaaa
@somalipure8835
@somalipure8835 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/obSUlqiZ0am4Yp8.html Daawo Jilayaashii Reer Burco oo Riwaayad cajiiba Kasameeyay Doorashada iyo dadka oo ......🤭 kzfaq.info/get/bejne/obSUlqiZ0am4Yp8.html
@muktarnadifyousuf3807
@muktarnadifyousuf3807 3 жыл бұрын
Waar odeygu tarikh badan buu xanbarsan yahay ninkii gabadha kaceylka ku diley dadkena maha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 жыл бұрын
SIDAN KU MAQLAY XASAN HESTA WA LO HOS GALIYAY ISAGO RADIO MOGDISHO KA SHEGAY IN UU UGU HESO BADAN YAHAY... SIDA AWGED HESTAN AYA LO DIYARIYAY WALIBA KOW TUBEC AYA LA YIRI ADIGA QAAD LKN SURA GAL MA NOQON SIDASNA XASAN AYA QADAY
@fowsiyagoled9514
@fowsiyagoled9514 3 жыл бұрын
Kkkkk
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Ilma mooge kuwa aan la kala grab. .... Ma hay mana sugasyo iman maqnee
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Tigidhe jire hadaad ahayd ma waabari ayaad ka mid ahayd waar yaa allah yaqaan abwaan ma tihid fanaan heesa ma tihid majaajilayste ma tihid maxaad kooxda waabari kaga mid ahayd
@mohammedabdirashiid4768
@mohammedabdirashiid4768 3 жыл бұрын
Bal adba 🤣
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
@@mohammedabdirashiid4768 kkkkkkkk wax walba waa la maqli
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
War caliyow somalinimida niminkii diiday sstv iyo tilmaan tv oo ayagoo gumeysi. Ku hoos dagaal sokeeye somalia ja anaabulaayo
@mohamedwarsame2220
@mohamedwarsame2220 3 жыл бұрын
saxib kan lacag maa u tuurtey kkkkkkkkkkkk
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Heesta inu hafraei leeyahay naan u heestay
@user-uj3lq8ix3q
@user-uj3lq8ix3q 3 жыл бұрын
:السلام عليكم Dadkeyga Somaliyed naxarista badana Dhib Ba Iheysta Walahi Bilahi Been Igama Aha Allah swt darti 🥺 $30 Ya igu cawin kara
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
War caloow martiinba laga gubey adna ninkan xalad iska gubtey soomali waxba looma sheege sided wax u wadaan war soomaley odeyga daaya wa maquule ha xukumina xukunba la idnku qatee
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
Xasna Xilka, walaal qaali subscribe noosaar.
@abdiegeh966
@abdiegeh966 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsan tahay saaxiib caliyow waa barnaamij xiiso badan. Riwaayada anti kacaanka loo maleeyay waxay ahayd Guur ama Guurso heesta qarniga iyo tiraduna ma labaatan qoran baa iyaday ku jirtay والله اعلم
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 3 жыл бұрын
Aaway tii dhimayay
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Janadey dee ju jirtaa
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 3 жыл бұрын
@@june6206 waar ninku adaa caan ku sheegee ma samaroonbaa
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 3 жыл бұрын
@@june6206 kuwaana ha aaminin
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
@@ahmedgaas1881 samaroon ma ihi lakiin ninku malaha wa isaaq
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
@@ahmedgaas1881 wa caanba ma odhan wll
@mustafejamac1099
@mustafejamac1099 3 жыл бұрын
madrsad quran online hdad u bahantahy kalasoo xidhiidh whts app 0634710803
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Ninkan tvgii boring buu ka dhigaye plz naga bedel
@user-uj3lq8ix3q
@user-uj3lq8ix3q 3 жыл бұрын
:السلام عليكم Dadkeyga Somaliyed naxarista badana Dhib Ba Iheysta Walahi Bilahi Been Igama Aha Allah swt darti 🥺 $30 Ya igu cawin kara
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
Ixtirmkaa kugu yar
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
@@umulkhayrmaxamuud4187 Naa doqon yahay ha ila qabsan Naagaha caanyooyinka ah lama sheekayste
@fardosahassan2659
@fardosahassan2659 3 жыл бұрын
Fadlan cali xarare subscribe ta halagala noqdo dislike 👎halagu bobo isaga iyo ninkanban islanacay
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
Fardosa Hassan, walaal qaali subscribe noosaar
@marwaankaafi4931
@marwaankaafi4931 3 жыл бұрын
Dhilo raga daawo
@mominyo3391
@mominyo3391 3 жыл бұрын
@@marwaankaafi4931 waryaa gabadhaha lama caayo qasiis baatahay gabadha fakaaga kala har
@mominyo3391
@mominyo3391 3 жыл бұрын
Sory sister wiilkaa ku caayaya ka raali noqo waa doqon hushmada hablaha aqoonin
@fardosahassan2659
@fardosahassan2659 3 жыл бұрын
@@mominyo3391 no problem sister af caytamay ninkisu kuyaala wad mahadsantahay abaayo
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 3 жыл бұрын
Beenloow
Kaftanka Siyaasada 510 oo aad u xiisa badan
38:04
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 37 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 47 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 24 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
IRAN & MAREYKANKA OO SANKA ISKU SAARAN - MAXAASE KA DHALAN KARA?
11:20
"Abtiyaashay aarsi nooguma hadhin"Maxamuud Xaashi
21:34
SAAB TV
Рет қаралды 1 М.
Barnaamijka Raandhiiska fanka Part 3
20:51
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 9 М.
Ali Harare oo daba galay heeso Copy ah oo si qaldan loo qaaday
13:29
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 8 М.
Gabar Soomaaliyeed oo jacayl u dhimatay, Ninkii ay jaclayd oo la wareystay
26:59
Barnaamijka Raandhiiska fanka Part 1
24:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 21 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 47 МЛН