No video

ADI MIYAA IQABA ? MISE DHAQTARKAA IQABA? QISADA GABADHAN WAA MID XANUUN BADAN CIBRA QAADASHANA LEH

  Рет қаралды 16,355

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

4 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Пікірлер: 190
@Ista565
@Ista565 4 ай бұрын
Ayaaney abyo aniga marar badan baan ku fikiray inaan nolosha is dhaafiyo abyo cidaan dhibkeyga lawadaago ma heysto hadan isdhahan guurso waxaa laga yaba inaad fiicnato ma guursan karo OO xanuuno badan baa qaba waxa igu daran in riixda afkeyga aysan fiicnen😢😢 waxaan dhaqtar ku aadana maheysto dadkana ma dhexgali karo sida u aamusna stress 😬 igu dhacay hadaan heli lahaa 50dollar xitaa aan iskaga daaweyo wlllhi wey iificnan leheed plz😢 Ilaahy dartis igu so duceya caawinaad xitaa hadan heli lahaa wllhi qofka I caawiya ilaahy markasta duco u wey diin lhaa😢😢😢😢😢
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 4 ай бұрын
Alhe haku cawiyo oo haku cafiyo wllo alhe barigana badso
@Ista565
@Ista565 4 ай бұрын
@@AzmaCabdi-qi8ku mahadsanid wll qaali
@QisasChannel
@QisasChannel 4 ай бұрын
Intee kunooshahay ilaahy Maa kula og waxaad sooqortay iisoo jawaab wllo wixii kudhibayana alaha kaa qaado caafimaad team ahma alaha kusiiyo ee iisoo jawaab
@Ista565
@Ista565 4 ай бұрын
@@QisasChannel Mogadisho kunoolahy abyo haa wllhi Ilaahay ila og been kuma darin hdalkeyga abyo
@cayunil240
@cayunil240 4 ай бұрын
Alla xpptiyey hadalkaga qalbi tabad weye allaha ka dulqado xanunada ku hayo wllhi dhib weye ado xnnsan wiliba anan wxba heysanin illahey irsaqda albabkeda haku furo abayo wa bil ramadan illahey gacmaha uhorto wllhi ado gacmo maran kuma sodiraye cid bili adan uma bahnid Inn-Allaha yarzuqu man yashao bighayri hisaab" illahey cidi wx weydisatu siya xppti illahey unoqo Ani manta hdi an heylaha wx an kugu cawiyo kugu cawin lha lkn duco Ayan ku awoda alla yashfik
@user-tq1fi4vt1z
@user-tq1fi4vt1z 4 ай бұрын
Asc ayaaney Allah hakuxafido wlshey mcn malmahan wanba kamash qule muqaladada mahdsanid xbbti
@naraacadeey552
@naraacadeey552 4 ай бұрын
Wcs اللهم لك الحمد و لك الشكر على ما أنعمت به علي وأوليت
@canabqardho7963
@canabqardho7963 4 ай бұрын
Subxana llaah 😢wlhi ber adeg igama ahen ayaan sheko jacel ban u dhagestay lkn qalbiga ayaa i xanun 😢waa qiso xanun 😭😭😭allow ha inatusin
@Samiirasucaysan4
@Samiirasucaysan4 4 ай бұрын
Ayaan waad iga qoslisay inta mobile meel saartay baan saambuus dubanayay lakin like waan kuso saaray😅
@cayunil240
@cayunil240 4 ай бұрын
Ayaaney Masha allah xaqiqatan waxyabo badan Ayan ka faiday alx ajir iyo xasanad allah kasiyo sida quruxbadan ad nogula talineyso 😊
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 4 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 4 ай бұрын
Subxanallah yaaaa rabi ilaaahow imaaanka noo sug oo noo adkeeeey
@user-wd8qo5qq2g
@user-wd8qo5qq2g 4 ай бұрын
أهلاً بك يا يا أميرتنا🎉🎉🎉تحيه طيبه لك🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁😎💯💯💯💯💯💯💯💯Mahadsanid wll😁👍👍👍👍👍
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 4 ай бұрын
Wlahi wa runta ayaney ma aniga I aragta afur ayan ku karsada qisoyinkada ilahey haku barakeeyo Abayo
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 4 ай бұрын
Aniga sadax sana ayaan kulajiraa wax badan ayaan kaa faidhe Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 4 ай бұрын
Hormar wacan ina gobdon
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 Amiin Amiin Amiin yaraxmaan shukran xabibti❤❤❤❤ wcs wr
@user-vq7on5pt4r
@user-vq7on5pt4r 4 ай бұрын
Ayaaney wad iga qoslisa 😂❤ Allaha kafarxiyo😊
@hananabdirazak3244
@hananabdirazak3244 4 ай бұрын
Ayaan habbty ramadan Kareem halkan qiso yiin cajiibah ayay ku jiro wax Jira dad asxab teena kamida on aqoon af arbi ga so ugafaidee شكرا كثير يا قلبي
@user-cy6yd3gj8h
@user-cy6yd3gj8h 4 ай бұрын
Ramadaan Kariim waa khalad Ramadaan Mubarak aa sax ah.
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 4 ай бұрын
Ayny keep going my sister ❤❤
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 4 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@user-po8sb6xd1m
@user-po8sb6xd1m 4 ай бұрын
Ayaan Allah kubarkeyo abaayo macanto❤❤
@hawasoulemanhawasouleman-8262
@hawasoulemanhawasouleman-8262 4 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@user-sm2dm1es5w
@user-sm2dm1es5w 4 ай бұрын
Wcs ayaney mahdsanid❤❤❤
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 ай бұрын
Wcz xbbt illhy haku xifdiyo
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 4 ай бұрын
Ramadaan mubarik qali ❤❤
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 4 ай бұрын
Tnx habo waqtigda qimha badan nasiiso jazkllh
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 4 ай бұрын
Wcs ayaan qurux ina gobdoon alh ikaa xafido qalbiyey kuma wayno malabo
@Sumayocabdulahiyuusuf
@Sumayocabdulahiyuusuf 4 ай бұрын
Ayaaney ku jeclhy abyo ❤❤❤
@HoodoAxmedYuusuf
@HoodoAxmedYuusuf 4 ай бұрын
Wcz ukhtii ayaan qalpi ❤❤❤
@JanadAhmed-dn3ut
@JanadAhmed-dn3ut 4 ай бұрын
Alla sidan u sugyey qiso aan afurka ku sameeyo iyo sidaan u arky markiiba maansha alh mahadsanid wllo
@makomaxamed3339
@makomaxamed3339 4 ай бұрын
Wallahi xalnafosi waxanuu wana goan saday inana nafata sidhafiyo lakin iiallaha qadar kiisma dhici meshi an jooga nawan isagataga intankabada naqoraka masiwedikar 😢😢😢😢😢😢
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 ай бұрын
Masha allah ayaaney
@hawahassan6225
@hawahassan6225 4 ай бұрын
Hehehe Ayaney anaa kudagan belgiumka 😂✋🏻✋🏻✋🏻✋🏻✋🏻✋🏻
@micraajahmed6138
@micraajahmed6138 4 ай бұрын
Mansha aallah sbyo
@hadayahadaya
@hadayahadaya 4 ай бұрын
Alla hooyooy wllahi waan jidhidhicooday ayaaneey bisinka
@user-fe4ni3vf7d
@user-fe4ni3vf7d 4 ай бұрын
Masha Allah
@ziyorinaappe1058
@ziyorinaappe1058 4 ай бұрын
Waa ku salaamay ayaan qurux👸🥰❤️
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 ай бұрын
Allah imaan hanoo sugo qofka in la fahmo bàa fican
@Hayal-kq1tq
@Hayal-kq1tq 4 ай бұрын
Ayan abyo Allah dartse Ku jacelhy
@AbshiroCcasiis-lc4qp
@AbshiroCcasiis-lc4qp 4 ай бұрын
Masha allah shugrn shrfey frist one
@hadayahadaya
@hadayahadaya 4 ай бұрын
Way ayaaneey mar hore ayaan like saaree waxa cajiibkaa iga daba gee war jacayl baan inta ufadhiyaaye hhhh
@Edabsan-cv2vo
@Edabsan-cv2vo 4 ай бұрын
Wcs wllo qali ramadaan lamida ✨️
@ahmedwaliahmed6868
@ahmedwaliahmed6868 4 ай бұрын
Hormar wacan ❤❤
@falishassan528
@falishassan528 4 ай бұрын
Subhana Allah
@user-hu2wc7qh3s
@user-hu2wc7qh3s 4 ай бұрын
Wcs Ayaan qaali Xbti Allha ku xafido
@bamiiman8891
@bamiiman8891 4 ай бұрын
Masha allaah ayaa tahay❤❤
@muniiromuniiro4845
@muniiromuniiro4845 4 ай бұрын
Keep goain
@_bebe_suu8963
@_bebe_suu8963 4 ай бұрын
Really nice story
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 4 ай бұрын
Ayan qurux galab wanagsan Ramadan Mubarak ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 4 ай бұрын
Subxnallah illaahy ha ina amaansado musliminey
@Yasmen.lifestyle
@Yasmen.lifestyle 4 ай бұрын
Masha Allah abayo
@FariidaAli
@FariidaAli 4 ай бұрын
Qisadi ugu xumayad aan Maqlay 😢
@Siman.qalbi-lacka
@Siman.qalbi-lacka 4 ай бұрын
Qafaa Ayaan even see wax loga dha gestaaa🎉❤
@Yasmina125
@Yasmina125 4 ай бұрын
Walee ayaaneey afurka iyo suxuurtaba waan kugu karsada xbbti oo howshaan kugu qabsada kheyr allaha ku siiye ilaa gurigeena la iga yiri youtube ka dhan ma ayaan gobdoon lee ka fiirsataa😂😂😂
@RaxmoCabdulaahi-yy6df
@RaxmoCabdulaahi-yy6df 4 ай бұрын
Masha allh Abyo ayaan qurux ramadam Mubarak ayaaney afur kugu karsanayaa❤
@user-tw7dy9xx3h
@user-tw7dy9xx3h 4 ай бұрын
Ayaney adi like data maba ilabi karo ilen adban ku jeclahy lkn xaqa uledahy ina ixasusiso bini adan ahy mar waa ilabi kara
@hadayahadaya
@hadayahadaya 4 ай бұрын
Ilaahayow hanagu salidin inaan Cid dilno ama anaga cidi na disho subxaanalaah
@najmamahmed64
@najmamahmed64 4 ай бұрын
Hore u soco ayaney 😊m.a ❤😊
@user-qy4cn3vr4k
@user-qy4cn3vr4k 4 ай бұрын
Walalo ayaaney anigo wali qisada dhageysane ayaan 👍👍👍kuu saara walashay qali
@user-zx9cr8qo4j
@user-zx9cr8qo4j 4 ай бұрын
Dikriga ilaaheey ayaa qslbiyada lagu daaweryaz ayaaneey iyo ssliga nabiga umada islaamka waxaa laga rabaa in ay qaatasn quraanka ilashery wehel ka dhigtaan iyo digriga alle ayaanery abaayo ku waani inay la saaxiibasn kitaabka iuo fadliga saliga nabiga scw dikrigoodhan gabdhaha ree qurbaha ah ee ubaahsn taageerada markasta ku waani kitaabka iyo diriga asaa qslbiyada dajiyo waa xaqiiq mahadsanid
@Sihamali137
@Sihamali137 4 ай бұрын
Subxanallah so sad walhi. Illahey an ka magan galney
@XaawoYuusuf-pm4gv
@XaawoYuusuf-pm4gv 4 ай бұрын
M.a abyo ❤❤
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 4 ай бұрын
Ayaaneey qisadii khaalid iyo badar kaso hadal 2 nin ee saxibka ahaa Waa qisso aad iyo aad u xanun badan runtii😢
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 4 ай бұрын
Subxana allah beljika qiso xanun badan ayey ku dhacdey ilahey nama tuso xanunkas arabta beljika ayay dhaxan
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 4 ай бұрын
Kusali ❤Nabiga ❤scw scw scw ❤❤❤
@user-fe5es3mb4e
@user-fe5es3mb4e 4 ай бұрын
wcs abayo Ayan afur lamida
@user-vq7on5pt4r
@user-vq7on5pt4r 4 ай бұрын
Abayo aniga corona hi ban xanuunsade madaxa dan bu buq igaaga furme asa ina is dila kufikire cilaajin badan kadib alx ❤ wa Allah mahadi inta xanunkan u haayo Allaha ka caafiyo waxa daawo u ah salaada o waqtigeda lugu tukada tasbiixdda Quran akhriska ado illahay isku xira daawo u ah lawa nin o qaraabada o dad ilma dalay ah ba isdilay sida la isheegay marke mudo xanuunsanaayen be ku samri wayen😢😢 iyo nag maser isku dishay sedexdan ba isku magala nahay😢😢
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 4 ай бұрын
Ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢 subxana alllah wahi waaaaa xanuuun waana xaaaalad ha is ah wey isla hadashey miyaaaaaaa 😢😢😢😢😢😢
@Faatimh-abdullahi55ww
@Faatimh-abdullahi55ww 4 ай бұрын
Mhdsanid apaayo ayaan sidaa ku sugaayey wallhi hadda arkay ee afurka ku karsanaa ee thnkyou ❤❤❤❤
@hafsaabdirahmanahmed
@hafsaabdirahmanahmed 4 ай бұрын
Alabta suxurta kugu dhaqadey😁 wad mahadsanid macney❤
@Bilan_nura
@Bilan_nura 4 ай бұрын
Ayaaan Quruxeey❤❤
@umalkhayrmxd9428
@umalkhayrmxd9428 4 ай бұрын
Wcz abayo indho wayney 😅afur diyaarinya like wankusary
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 ай бұрын
Waa Qiso Muruga leh 😊
@is-ui5di
@is-ui5di 4 ай бұрын
Iskoobaha aa iidheer😂 meel nadaafad ayaan kashaqeeyaa iskoobo dheer markaa dhahdid in aa iijeedo ayaan umaleeyaa keligeey ayaan isku qoslaa😂❤❤❤
@ashaabdi828
@ashaabdi828 4 ай бұрын
Asc ayaan sethy haben wanagsan Ramadan mubarak❤❤🎉🎉❤❤
@Saara__Siigaale
@Saara__Siigaale 4 ай бұрын
Ilaahow gabar yar noloshu kucusub tahaan ehee qof ifantana maheyti ye yaarbi anoo nabada iga bixi gurikaan 😭😭
@fatimayusuf4999
@fatimayusuf4999 4 ай бұрын
Abayo maxa ku Hele bisink
@user-bg2tf1ww8z
@user-bg2tf1ww8z 4 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@user-ng1mh1bf2t
@user-ng1mh1bf2t 4 ай бұрын
Walsall heen reer qasa usoo duceey🥹🥹🥹🥹🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aminoqurux2032
@aminoqurux2032 4 ай бұрын
Mash Allah ilhy hkuhfido abayo 🥰 horyusoco 🎉❤
@user-sb5zp3qr6f
@user-sb5zp3qr6f 4 ай бұрын
Ayan waad Iga qoslisay inta mobile meel saarty baan sambuus dubanayay like waan kuso saaray Xqqti Ayan Qali Haben wangsan xbibti ramadan Mubarak saaxib mcn inolw macnto Ayan Qurx wankujclahay ilahay dartisa Aya kujeclahay abayo Qali ❤❤❤❤
@user-ko3np5oq3c
@user-ko3np5oq3c 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ hore usoco abayo
@xafsamahamedabdirahman9547
@xafsamahamedabdirahman9547 4 ай бұрын
Insha allah ina kugulaystan rajaynaya habo
@Nahaar10
@Nahaar10 4 ай бұрын
Qiso ciibro qadasho mudan😢
@najmamohamedsulayman7874
@najmamohamedsulayman7874 4 ай бұрын
‏حبيبتي أنا متابعينك من بلجيكا 🇧🇪.
@ikranrooroow7645
@ikranrooroow7645 4 ай бұрын
ana tagan ayaaney wa iga qosolsisey aniga wa ku dhkeysta ee comments maso qoro
@XiinkaYare-lb4fv
@XiinkaYare-lb4fv 4 ай бұрын
Insha alaah 😢😊
@user-pz3yz9xv2b
@user-pz3yz9xv2b 4 ай бұрын
Wcs abaayo guuleyso weligaaa ❤❤❤❤🎉
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 4 ай бұрын
Masha allah❤
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 4 ай бұрын
Wcs Ayaan quruxsan ❤❤❤❤
@hawasoulemanhawasouleman-8262
@hawasoulemanhawasouleman-8262 4 ай бұрын
Asc abayo qali
@Ridwaan20
@Ridwaan20 4 ай бұрын
Haaa waa so saray indho weyney 😂😂😂😂 Ramadan mubarak taliso magacan nin maha ogow
@NajmaAbdi-uc7zb
@NajmaAbdi-uc7zb 4 ай бұрын
Ayaney love you inbadan
@user-kp5vm6qy7n
@user-kp5vm6qy7n 4 ай бұрын
Malin wangzn ayaaney ❤
@fartuunmaxamedaadan4143
@fartuunmaxamedaadan4143 4 ай бұрын
M.a ❤😊Ayaaney
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 4 ай бұрын
Waa run hbo lagama bixiyo mindi cashara kusoo qaatay. Afurkaa kugu karsanaaye waa i fahntay lkn mar hore baa soo saaray like
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 4 ай бұрын
Ayaan Yareey manofiicantihiin Adiga iyo Familkaadaba. Laba Beri kuma arkine? ❤️👏
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 4 ай бұрын
Subxanllha 😢😢
@user-ui1ef4hx2t
@user-ui1ef4hx2t 4 ай бұрын
Wcs ❤❤
@BARNICHANNEL-nq4qx
@BARNICHANNEL-nq4qx 4 ай бұрын
السلام عليكم.ايان
@Bishaaro-Bilan
@Bishaaro-Bilan 4 ай бұрын
Alx Second noqday
@Siman.qalbi-lacka
@Siman.qalbi-lacka 4 ай бұрын
❤❤ m.a yaneey horaya usoco❤
TISXI AYAA II,KASHIFAY QIYAANADII NINKAYGA😭
26:58
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 20 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
QISADA XASSAN YAAB IYO AMAKAAG AYA KUDHAN!Q.1 @sawdamqaalib
34:32
Sawda Qaalib
Рет қаралды 58 М.
Aduunyo 😭😭😭😭 || Qiso xanuun badan
1:20:27
ILEYS
Рет қаралды 45 М.
NINKEEDA WUU YASI JIRAY HADANA BOQORAD AYAY UTAHAY SABABTUNA
27:38
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 17 М.
QISADA USAMAH IYO GO,AANKISI LAYABKA LAHA!@SawdaBillan
39:52
Sawda Billan
Рет қаралды 34 М.
Qisada doctoraysa intisaar waa qiso cajiib ah!@sawdamohamud
27:17
Sawda Qaalib
Рет қаралды 81 М.