HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024

  Рет қаралды 180,604

Adnan mohamuud

Adnan mohamuud

Ай бұрын

Wiil kasoo jeeda qabiilada lagu sheego in ey yihiin laandheere (gob) ayaa gabartii uu jeclaa reerkiisa ugu diideen kaliyah in ay kasoo jeedo qiibalada bulshada uyaqaanaan ama kadhigeen laan gaab. (gun)
A boy who is from the privileged clan could not marry the love of his life because of his family just because she is from the so-called outcast or underprivileged clan made by the community.
ABOUT THE FILM
Genre: Drama, Love
Duration: 20 min
Country: Somalia
Production: Halaad films
Released 4/6/2024
Casts: Pasra, Loosey
DIRECTOR = Adnan Mohamuud
CINEMATOGRAPHY = Liibaan

Пікірлер: 343
@ramluushka
@ramluushka 27 күн бұрын
Waxaan ahay tumaal hadane mana dareemo dadka kle inaa wax ka duwanahay Elhamdullilah illahay ayaa i karaameeyey quruxna isiiyey ❤🥰
@odayxayow3958
@odayxayow3958 27 күн бұрын
Wa sidaas wll dhamaan dadka waa same❤
@fadumosiciid3605
@fadumosiciid3605 27 күн бұрын
Masha allah
@user-so1dz9gk4h
@user-so1dz9gk4h 27 күн бұрын
Mar hadaynu islaam nahay waxa aynu nahay wlaalo somaaliduna waxa kadhigay inay dadka uliitaan waa qabyaalada allah hainaga daweeyo e
@sadaamsiciid
@sadaamsiciid 26 күн бұрын
Walalo ogsoonow inaa tihiin dadka kaliya ee soomaliyed ee afkooda iyo.adinkooda ka adag hayska hoosaysiin dadka marnaba alle ku karaameeyay marwalba❤
@fadimaahmed1284
@fadimaahmed1284 26 күн бұрын
wll saas syaa lagaa rabaa wxaad tihiin adinka jareer weye kadka kaliya ee wax soo saara 🫡🫡
@qadarc1
@qadarc1 26 күн бұрын
Runti Ma aaminsani in somalinimada wax ka weyn ama ka quruxsan in ay jirto qabyaalada Allah Naga madoobeeyo😢😢😢
@Gracias2024
@Gracias2024 11 күн бұрын
Comments ka waxa so qoraya dhan Waxay leyihin qabyalada ma fiicno😂😂😂😂😂😂 talow dadkan Comments somalia intey kaga nolyihiin😂😂 Hadaa runta isku sheegno wa inaa ficil ahaan ubadalno oo dhaqan galino Lkin Comments waxba matarayo iyo hadal bas
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 27 күн бұрын
Waxan rajeen qabilku intuu naga dhamado somali oo mid ah Dalkoo mid ah 😢❤ 6.6.2024🎉
@foosicabdiahmaan
@foosicabdiahmaan 26 күн бұрын
Ma dhaccayzo wll mcn taasaynu ku caano maalaynaaa
@daljoogchannel8797
@daljoogchannel8797 16 күн бұрын
Abaayo adigu diyaar mawtahay inaad wiil madhibaana guursato
@wllsaami2653
@wllsaami2653 25 күн бұрын
inta Hooyo U nooshahay like 🤲🤍
@allahismylife1206
@allahismylife1206 7 күн бұрын
I,m crying😢 xaqsorow allahayow ada Dulmigofa kugu samrayna adna wad aragtaa saman ila hada in dadnimadayda cirdiga iyo sharafkena Lagu Gafaayo every sikin kaste one day waxa rajayan somali inay walaalowdo maba jirtee 🙋
@Adawejr2
@Adawejr2 29 күн бұрын
Somalia🇸🇴🕊️ Allow noo hagaaji😪🤲
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 29 күн бұрын
Mhdsanidin. Drector. Iyo jilaga dada yar. Losey. Thanks. All of you
@mahamedsulayman5421
@mahamedsulayman5421 29 күн бұрын
Qabyaaladu qudhun weeye walhi💔😭
@iimanfx1533
@iimanfx1533 6 күн бұрын
Addunyada horu martay waxaa hormariyay (TUMAAL) waayo wxy soo saraan waxa ugu muhiinsan ee uu bani aadam ka uu ubahan tahay waku waas maanta horu maray Ee aay u tahriibno oo caruurteena u baa baeen ALLH KARIIM😔🇸🇴
@HafsaDeyr
@HafsaDeyr 27 күн бұрын
Soomalidu halkay Ka LiiDato Ayaa Ah qabyaalada Alle hayna Soo Hanuuniyo Dhamaanteenba 🤲😭❤️
@IkhlasMohammed-mg7ud
@IkhlasMohammed-mg7ud 27 күн бұрын
Amiin
@mohamedUpdiLaHi
@mohamedUpdiLaHi 29 күн бұрын
waa waxa ay soomaliyi meel ugaadhi wayday iyada isku jeeda cadawna way isu wada arkaan alle khayr ha ka dhigo soomali musiiba ku dhacdee alle ha ka dulqaado😭
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 18 күн бұрын
Alle hanaga madoweyo qabiil iyo qabyalad
@iqlasrashidrashid
@iqlasrashidrashid 28 күн бұрын
Iinu filimyhy uma dawanin😢 wanolol jirto dad dad badan nolashoda ba biiya😢😢 somali Allow dowr😢😢😢😢😢😢😢😢
@mahadmed5484
@mahadmed5484 29 күн бұрын
In laga hadlo haybsooc 😢hadana la ceebeeyo dad bini aadan ah waa wax laga murugoodo walhy😢 waxaan dhihi lahaa dadkayga ama wallaaladay aanu ka midka nahay dadka lahayb sooco inaan nahay soomaali ayaa wax wayn ah balse nina muusan dooran qabiil ee ALLIHII naga dhigay ayaa mahad iska leh ALHAMDULLILAAH 😢😢😢😢
@user-lc3vn5ys4l
@user-lc3vn5ys4l 28 күн бұрын
Qabiilke thy maxase lagu heebsoca bowe😢
@daganugaas9028
@daganugaas9028 28 күн бұрын
Walalkey waxa ogata qof qof kasereya inusan jirin tankale hadaa adi isliido waalagu liida ha aaminin inlagu liidi karo aamin ineysan jirin waxka sareya
@asmaabdilahi381
@asmaabdilahi381 28 күн бұрын
Wllo 😢
@muuminibrahim
@muuminibrahim 27 күн бұрын
​@@user-lc3vn5ys4lwaxad ogtahay aya dadka weydiine
@suweysmohamedjama6778
@suweysmohamedjama6778 27 күн бұрын
Qabilka Cid dooratay inuu kadhasho majiro wll
@zahruujaabdi
@zahruujaabdi 27 күн бұрын
Dadkiina filmka jilaya 100% waan hubaa in aysan guursan karin qof kasoo jeeda qabiilada la haybsooco Waa wax anaga oo dhan nagu wada jira runtii yar iyo weynba ilaahay ha inaga madoobeeyo arinta keliya ee lagu baabin karo haybsooca waa in ficil lagu dhaqaaqo oo qofkasta ka dhashay qabiilada la haybsooco uu guursan karo qabiilkuu rabo qabiilada gobta iyo laandheeraha isku sheegaana ay soo dhoweeyaan wiilkasta iyo gaabdh kasta oo ka dhashay qabiilada la haybsooco Waan hubaa in film keliya aanu dadkeena bedelayn ee ficil loo baahan la dhaqan geliyo.
@Jano1530
@Jano1530 24 күн бұрын
waruntaada balse yaa waaaye dadka samenyaa ficilkaas 🤔🤔🤔
@zahruujaabdi
@zahruujaabdi 24 күн бұрын
@@Jano1530 waala samayn karaa lkn ma jirto cid samaynaysaa
@user-go9mg5rl8j
@user-go9mg5rl8j 23 күн бұрын
Yaa gaadee adi bilaw 😂
@zahruujaabdi
@zahruujaabdi 23 күн бұрын
@@user-go9mg5rl8j ani already waala i qaatay😂 Lkn walaalahay diyaar baan la ahay wiilal iyo gabdhaba😂
@daljoogchannel8797
@daljoogchannel8797 16 күн бұрын
​@@zahruujaabdiwaa runtaa abaayo Cid isku raacsan malaha
@LoulaLadab
@LoulaLadab 28 күн бұрын
Ya rabi ubad bariya isi😢😢😢
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 28 күн бұрын
Waa film waaqici ah kana tarjumaya wax ina heysta hadii aynu soomaali nahay war hooy somalaay iska ilaaliya hayb sooca iyo qabyaaladu. Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane Hadaynaan xumaanta iyo dilkiyo, daynin kala qaadka Dibaddaan ka joognaa sharciga, daacadda Illaahe Danbarkeedu waa Jahannamiyo dogobkii naareede Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane ABwaan Tima Cade👍📃. Adnaan thank you for your story. Actor loosey thank you too.
@iqrabashiir7188
@iqrabashiir7188 27 күн бұрын
Saan ufahmay somalidu dad caqliga badan oo caqli ku garaadlayaasha ah oo dacada ah oo quruxda badan bay ka maseereen somalidu dadka ay haybsoocaan walaahi dadka aan ka barto waa cajaaib waa yaaba dhaqanka lagu caayayo iyo siday yihiin 😢
@hodacabdi295
@hodacabdi295 28 күн бұрын
Runti Wn ilmeyay 😢Lkn Waa Nolasha Dhabta ah Ee Jirta Hda ay ku Sugan yihin Dad badan Allow Qalbiyadena Qudhanka Ka Saar yarabi oo iskaya Jecleysi😢😢
@SomaliDNAPeaceProject
@SomaliDNAPeaceProject 29 күн бұрын
Masha Allah great film. Some Somalis do not behave as Muslims but they will answer to Allah one day. To look down on a group for a skill they have is ignorant. First world nations support their artisans instead of holding them down.
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Күн бұрын
Mash allha ❤❤❤
@bakaryare6829
@bakaryare6829 29 күн бұрын
Best Actor adnan Edit adanan Comer man adanan Sxbow if Allah say Best somalia 🇸🇴 🎉
@adnanmohamuud1581
@adnanmohamuud1581 29 күн бұрын
thank you
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 29 күн бұрын
Waa filim xiisa badan oo cajiib ah Waxaan rajeynayaa inaad filimo kale oo xiisa badan noo soo sameysaaan ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤
@walaalahaisjecel9380
@walaalahaisjecel9380 14 күн бұрын
Waxa asaageena naga reebay waa qabyaalada 😢😢 aduunkana naga reebay 😢😢
@user-vz8qh6ze2c
@user-vz8qh6ze2c 28 күн бұрын
Waa dhibatada hada I haysata😢😢😢
@ahmedfarah2728
@ahmedfarah2728 28 күн бұрын
Ilahay haku fududeeyo wll
@SankaXalweste
@SankaXalweste 29 күн бұрын
Wow best film 🎥 🎬 bad samesay sxp wan daremi karna Hamigaaga halku garsisan yahay wadna noqon donta Director weyn hore usoco sxp anaga ne garab kaga nahay
@zahraYassin-cx4pi
@zahraYassin-cx4pi 29 күн бұрын
tomaal iyo jareer in la adeegsado waa khalad
@Malyun578
@Malyun578 28 күн бұрын
Sax
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 25 күн бұрын
Waa tusaaale iyo wax ay rabto in lagu waano qaato
@abdiwahid80
@abdiwahid80 25 күн бұрын
Absolutely waaa wax aan sax ahayn in Reerahaa Magacyadooda la adeegsada, Kaliya Wacyi gelin bay ahayd balse si qalad ahaa loo Jilay.
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 22 күн бұрын
Waxa fiican in la adeegsado Reer qansax
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 27 күн бұрын
😢😢 Absulut, Waa Xaqiiq Wadanka Waxa Saa ubaabiyey Waa Nabsiga iyo Cuqubo laga Galayo Dadka Masakinta ah Runta Fiican Soomalia Waxay Ka mid Tahay Aduunka Dadka Ugu Cunsuruyeysan Subhanallaah 😢😢 Waa Dhibato Weyn Oo Naheysato 😢
@user-cd5zr2jt4f
@user-cd5zr2jt4f 29 күн бұрын
Adnan hambalyo sxp waad samaysay 👏👏👏 Waxaa laga yaaba inay dadka qaar u arkaan short film iska yar balse waan dareemaya in waqtiga juhdiga iyo dadaalka lageliyay habeena badan looso jeeday goana adag laga qaatay script badan latiray midna lasoo kordhiyay Halkas kasii wad oo horay usoco waxaan kuu rajeynaya inaad malin malmaha kamid ah filmka somalida loogu jecelyahay soo sartid 🙏
@HurdaayeYare
@HurdaayeYare 6 күн бұрын
Mamoyinka somalida waa isku mid wllhi ❤
@user-gp6di1rm4l
@user-gp6di1rm4l 25 күн бұрын
Midii aan jeclaado waan guursan donnaa, waxba igama galin dad kle hadalkooda🎉 qabyaaladu ha dar g'odo🫡🇸🇴
@hibosaakin5835
@hibosaakin5835 22 күн бұрын
Alla yaa I siiya fursad aan ku jilo riwayaad saaan u jecelhay inaan wax jilo alle riyaads marun I rumee😩♥️♥️
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 29 күн бұрын
Waaw waaw. Waa . Fikrad wacan. Lkn yaa qaadanaya. Umadeenu waxay . Dhibta uga bixi ladahay. Waa waxaa
@OmerHaaji
@OmerHaaji 29 күн бұрын
Keep going zhp aadban uladhacy gal abuurkaga iyo fikradahaga aad dadka ku bararujineyso horey usoco guul ban kurajenaya🎉🎉❤❤❤
@Riyaana123
@Riyaana123 28 күн бұрын
Adnaan qabiilka adeegasateyy waa khalad wllkey dadbaa qAbiilkooda ugafoysaa😢😢
@abdalla_anas
@abdalla_anas 26 күн бұрын
Wll sida wax u aragtay ayaa si khaldan ah Dhammaan qabiiladda ku qusan muuqaalkan waa kuwa la yaso oo la dulmiyay, ujeedka muuqaalkanna waa in dulmiga laga daayo qabiiladaas. Dhinacaas ka fiiri oo talaabo kastoo wanaagsan aad dulmigaas ku dumin karto qaadid, ee maaha inaad qof arinkaas ka qayb ah ah dhaleecaysid. Mahadsanid waa iga waano iyo wax sheeg ha uqaadan si Khaldan.
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 22 күн бұрын
Waxa fiican in la adeegsado Reer qansax
@abdalla_anas
@abdalla_anas 22 күн бұрын
@@zakariemohamed8279 reer qansax maaha kuwa la takooro ee la dulmiyay, sidee fariinta dadka loo gaarsiin karaa hadii la maldahyba xaqiiqda?
@mawo6469
@mawo6469 29 күн бұрын
M.a qaabka jiliinka Cameramanka Io fikirkaba waa top WLhi ❤👏👏👏
@abdallafarah7121
@abdallafarah7121 26 күн бұрын
Illahow qabiilka iyo faquuqa naga saar😢😢🤲
@huseanahmed9671
@huseanahmed9671 13 күн бұрын
O'DAY CABBDULLE UMADA NABI MAXAMED MA AHAN MIYAA
@radwoayaancabdicaziz3979
@radwoayaancabdicaziz3979 29 күн бұрын
😢😢😢😢😢waxaaa iga ilmaysiisay oo iga qiiraysiiyay qoraalka warqada😢😢😢😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 27 күн бұрын
Aniga xtaa😢
@Aishaabdiq125
@Aishaabdiq125 29 күн бұрын
M.a hormar wacn wallo👏😮
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 28 күн бұрын
Somali waliged kam baxeyso tan 😢
@hasansuldan8144
@hasansuldan8144 25 күн бұрын
somalidu waa dad cawaan ah waligoodna meel bay ku dhagaan
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 29 күн бұрын
M.a dadaal bdn samynaysa adnan keep going lipah 🙏
@Maxkamadda-runta
@Maxkamadda-runta 29 күн бұрын
Mamada jilisteda wa cajiib laba lahjaad isticmaashay marna koonfur marna waqooyi
@najiibali3454
@najiibali3454 28 күн бұрын
Shb adnaan halmid baa kugu darsanaa filim kaan wuu fadhiyaa lkn qabiilaad sharaf badan baa u kafteen ❤
@baacsiRADIO
@baacsiRADIO 26 күн бұрын
Waxaan ahay midgaan mana jirto farqi u dhaxeeyo aniga iyo kan isku sheega inuu laandheerayahay soomalidu wa isimantahay
@halaagemaraake5388
@halaagemaraake5388 26 күн бұрын
wlle waxa hadaan somali nahay asaageen naga reebay waa qabyaalad. wax aynu ku kala duwanhy mleh
@nimcaabdikarin2213
@nimcaabdikarin2213 27 күн бұрын
Wxn dareemay xnun inta an daawanayay flimkan, ax Alla mxey soomaali xaq ka galeen dad badan😢😢
@AnwarAbdi-mr2gr
@AnwarAbdi-mr2gr 29 күн бұрын
Nice movie 🎦 🎉❤
@kingbirqaaye
@kingbirqaaye 29 күн бұрын
Mansha allah Bro Adnaan mustaqbal ifaaya kusi socota sxp keep going🤝
@user-kw9lz2hl4u
@user-kw9lz2hl4u 28 күн бұрын
Filimkan saan uga xanaqy waligay filim ugama xanaqin soomaliyey maanta heer mawaxad maraysan gabooye xita filimada aad jilaysan inaad ku dhex cayday xasbiyalaah wanicmal wakiin ilhy ayaan idinku reebnay waayo aduunka ayaad nagu cirirised lkn aaqiro ayaan ku xisab tami doona 😢😢😢
@AnisoAbdi-qj8qi
@AnisoAbdi-qj8qi 28 күн бұрын
Wallo sidan cay mhn ee waa barujin Dee ayadoo xaqiiqada la taban xal lama garayo somhn wllo qli 🙏
@filsandayib781
@filsandayib781 27 күн бұрын
Waa wacya galin si loo dareemo dhibta dadka loo gaysanaayo intana waa part 1 wacyi galina iyo sida wax loo saxi lahaa jilalka danbe laga wada insha Allah Ilaahay uma isagaa abuuray wayna u siman yihiin huno
@Princess_amiiSh
@Princess_amiiSh 22 күн бұрын
Wlshey or wllkey 24/7 ayaan aragnaa ayadoo la heybsoocaayo si xun lkn hda wacyi galin ayaa laguu soo qaaty bulshada iney idinka daayan laga yaaba muuqaalkan hduu mel dheer gaaro
@moliban8133
@moliban8133 29 күн бұрын
Work of art 😍
@user-qo4mg2kx1v
@user-qo4mg2kx1v 28 күн бұрын
Xaqiiq jirto waaye hor Mar wac lpx waa ka paxsaty qoraa and director 🔥
@mazeenacade3206
@mazeenacade3206 26 күн бұрын
Xaqiiqatan filimkan waxa uu u hadlaa dad badan oo aan qisadoda cidna lawadaagi karin lkn hada ay kujiraan nolosha qaraarka badan ciriiriga ah ee aanan xitaa aboodin inay kadhex baxaan oo xalka kaliya ey uga dhix bixi karaanba u arka dhimasho okaliya Alxamdulillah calaakulli xaal ❤️‍🩹😢
@ZaamiiSiciid
@ZaamiiSiciid 26 күн бұрын
Cid aan ka jeclhy reerka ma arg inkasto aan cid xidhidh kla samyn wxn aminsanhy inay nga fiican yhin dhnka qabyalada iyo qabilada wxn nhy dad is dila is yasa is neceb oo faqriga iyo dulmigu noqday mid guri ksta gly mid naxariis darada iyo agomaha abahod la dilay ee la dayacy guri ksta jogan😢😢😢 wn ncy noloshan cundiriyada diin baa i deeqda diin baa i celisa wx aan diin iga celina wn samyna allow may dad macaan darteed u dhintan qf i jcel anaa jecel❤❤❤ keliya ddka haybta rabbi u daooray wxn idin leyhy intii rbbi taqan ee iiman leh baa idin jecel qalbiyal ❤munafaq uun baa wx idinku dhaha xun kasna wa u siman yhin muslinku😊 wxa thin dad diin dal iyo luqad iyo midaba wadaagno jiidhkyga ayaad thin frxad ku nolada kloy dad bdn mlinta qiyame drtiin wa lo cadabyaa hdan idin heli karayo dhmntiin madaxan idin saran lhaa diinta nebi mhmed scw inola yimi wa diin ddka hl mid ka dhigta❤❤❤❤❤
@allahismylife1206
@allahismylife1206 7 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 29 күн бұрын
Abwaan c/rixmaan fiili jilaa wanagsan😊🎉
@user-dr9xh3cu6z
@user-dr9xh3cu6z 2 күн бұрын
Adhada aad ii xanuuntay😢
@user-ji4xl1id3v
@user-ji4xl1id3v 28 күн бұрын
Nacala qabyalad ku tal 😢😢
@sahalfaarax10
@sahalfaarax10 29 күн бұрын
Best filim on fire 🔥
@zubeirabukar6624
@zubeirabukar6624 29 күн бұрын
On fire 🔥 best film
@user-zp8vl9zp5h
@user-zp8vl9zp5h 28 күн бұрын
Ilaahooow qabyaalada Naga Dhex saara🤲🤲🤲🤲🤲
@user-kl1ce6ny5f
@user-kl1ce6ny5f 18 күн бұрын
Wxan waaye wxa dip inoo dhigeyy oo wadamada asaakena naga reepeyy😭❤️‍🔥🩷💗😢
@user-wj9po5ed5z
@user-wj9po5ed5z 29 күн бұрын
Wow ❤❤❤
@Shaqsi
@Shaqsi 28 күн бұрын
Best short film Adnan is the best director 🎬❤
@MaaidoAxmed-qk5qp
@MaaidoAxmed-qk5qp 27 күн бұрын
Mashallah top ❤
@user-wh9vm7xi6z
@user-wh9vm7xi6z 29 күн бұрын
Keep going bro❤
@user-vb6mo8ps2j
@user-vb6mo8ps2j 28 күн бұрын
Kep going 👏 All Team 👌
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x 29 күн бұрын
Thanks my brother adnaan
@abdullahiabdi9494
@abdullahiabdi9494 25 күн бұрын
Loosey in the beach ⛱️ is super cinematic❤ 🎥
@abdiwahid80
@abdiwahid80 25 күн бұрын
Absolutely waaa wax aan sax ahayn in Reerahaa Magacyadooda la adeegsada, Kaliya Wacyi gelin bay ahayd balse si qalad ahaa loo Jilay.
@sinkoAB
@sinkoAB 25 күн бұрын
Respect for the story👌🏽❤️‍🩹.
@munocumar7414
@munocumar7414 28 күн бұрын
Waaa xaqiiiq jirtay wllhi walal horey usoco Insha Allah one day no heyb sooc😢
@hassanahmed-in8nk
@hassanahmed-in8nk 18 күн бұрын
Khalad wayn weye in La magac dhabo ama Reer magiciisa La mention gareeyo. Habysooc un inaad ku ekaysaan ayay ahayd. Dad badan oo somali ah oo reerahaas ka dhashay aya daawan kara
@MahboodGng
@MahboodGng 27 күн бұрын
Legend. Losey.
@weehhaproduction6538
@weehhaproduction6538 25 күн бұрын
qabyaaladu iyo heyb sooca waa wax aad ufool xun hadii aan nahay jiilka cusub waxaan rajeena in an ka taqalusi doono dhanqakaas xun oo allah nooga raaali aheyn ,
@user-uq3no3nk7l
@user-uq3no3nk7l 26 күн бұрын
قال الله تعالى. وجعلناكم شعوبا وقبائله لتعارفو .. Mahin an ko kla fogano
@CiiltireAxmed
@CiiltireAxmed 18 күн бұрын
❤❤❤
@hargeisacadeey
@hargeisacadeey 27 күн бұрын
Good job Adnan well directed
@kaptanbudhi8-zq5km
@kaptanbudhi8-zq5km 16 күн бұрын
Hadi qabiil la isku qarxin lahaay wlaahi isku qarxin lhaay si dhladka dambo aysan qabiil dhan arag😢
@Imranosman-qg2li
@Imranosman-qg2li 15 күн бұрын
❤❤❤❤
@HudaMaxamed-l3x
@HudaMaxamed-l3x 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@saraalasow6858
@saraalasow6858 29 күн бұрын
Loosey. Is goed❤
@kingqanigraphics1499
@kingqanigraphics1499 29 күн бұрын
Aptii colour grading iga xun i mean choose better colour and blury background Proud of you brh keep up❤
@user-xt9vb6hr4x
@user-xt9vb6hr4x 29 күн бұрын
Englishka kubaro waqtiga aad ku habsamyso colors yada
@SAA_POI
@SAA_POI 29 күн бұрын
What afilm ❤
@nasraabdulkadirsheikh6251
@nasraabdulkadirsheikh6251 23 күн бұрын
My fv Chanel ❤
@K_arbash
@K_arbash 27 күн бұрын
Boon, Tumaal, Yaxar, Jareer waxas waa khalad in la adeegsado
@keyoflove143
@keyoflove143 29 күн бұрын
Good editor
@bashkacabdibashka1241
@bashkacabdibashka1241 18 күн бұрын
Waxan hormar gaari karna marka 1mid nahay midowno qabiil waxba notarimaayo 30 sano isku dilaynay Allah naga ciribtiro qabiil
@kaafimaxamuudcabdirixmaan6988
@kaafimaxamuudcabdirixmaan6988 28 күн бұрын
Arinta xaqiiqa jirta ka sameyseen lkn mid qaladaad sameyseen arinku marku jiliin yahay waxaa wanagsan in aan qabiil.laso qadan tumaalo iyo Jarer inad is ticmashan mahayn wax saxa arintasi waa qalad😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 29 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 25 күн бұрын
Ax walahi way dhacdaaa Allow soomaali iyo qabiil
@trsadiq7
@trsadiq7 14 күн бұрын
Guryaha Soomaaliya dhamaan waxaa lagu sheekeystaa qabiil qabiil iyo qabyaalada qiimaheeda. Laga ma hadlo qasaaraha aay bulshadu ukeeni karto.
@MaryanMaryan-zs2nu
@MaryanMaryan-zs2nu 25 күн бұрын
😢😢😢😢
@miskimarian9849
@miskimarian9849 29 күн бұрын
🔥😍💕
@adiljb5943
@adiljb5943 26 күн бұрын
Adnan bro you're talented and creative keep forwarding
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 29 күн бұрын
Keep Going Pro adnaan 👊🔥
@JamilaAhmed-cg1lw
@JamilaAhmed-cg1lw 11 күн бұрын
Waxaa jira 2 reer darits ah reer wa kuwa laheb soovo kuwana waa kuwa ismoday iney wax dheer yihiin . Reerka ladulmiaya waxay ka shaqeyan suuqa waa waxeyna cunaan xalaal Kuwakele wacu kashaqeya abaha jagbonti yada xamar mid kamid gurigana xoog ayaa lagu hestaa kadib waxaa is jecladay ilmihii 😂 Waxa dhacday wixii dhici jiray isma guirsano Hadaba yaan laguuran 2 reer? Jawabtu waxagiina ❤
@abdullahiabdi9494
@abdullahiabdi9494 25 күн бұрын
Waxaan ahy shaqsi marnaba dhagahiisa la maqalsiinin boon ayaa jirto mana aaminsani qabiil la hee sooco dadku waa midka qura 😢❤
@yahyemohamed3633
@yahyemohamed3633 27 күн бұрын
Mahadsanidiin dhamantiin, shaqo fcn ba qabaten idilkiin, wax mudan in si hoose lo eego weeye haybsooca ka jidha dalkena in umad dhan la yirahdo isma gayno isma gursan kadhayno wa xanuun in dadka somaliyed ay isgeyan gaalka aan Alle swt rumaysnayn iyo afrikaanta kale lkn aysan isgeynin oo ay ka fanayan kan somaliga la ah ee Dal iyo Diin ba la wadaaga.
@IndroKomutan
@IndroKomutan 25 күн бұрын
Odheygan so kii malin daweta gabar ay ka sheekeneyse somahn ..... ridhwan issack 😮
@WariyeMahadkoofi
@WariyeMahadkoofi 26 күн бұрын
Xikmada iyo hal abuurka jiliinka reer koonfurow wax ka bedela waayo in qabiilada la xuso ma fiicna wayo waala yaqana dadkas lkn moral ahan in qabil ahan loo tilmaamo ma fcna
@Nuuriyoabdisalaam
@Nuuriyoabdisalaam 28 күн бұрын
Jaceyl ka io hayb soocaa cadaawad aad darn ayaaa ka dhexayso sabbtuna waa dadka somaliyed ilahy quluubteena qabyaalada haka tirtiro😢
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 345 М.
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 98 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 11 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 13 МЛН
Musalsalka Hayb-sooc | Xalqadii 1aad
15:58
SKY Cable TV
Рет қаралды 20 М.
WE LOST | SOMALI SHORT FILM 2023
13:35
Adnan mohamuud
Рет қаралды 505 М.
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 102 М.
Fanproj hindi af somali cusub 2024 dagaal iyo jeceyl | film cusub
1:29:36
Somali Short Films
Рет қаралды 156 М.
SAALAX JJ XANUUNKA UU QARSANAYAY MASAHLANO!
20:35
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 3,5 М.
A Girl From Mogadishu (2019) Full Length Movie
1:52:35
Cinéma Cinémas
Рет қаралды 5 МЛН
ISFAHAN FILM 2020 FULL FILM
1:56:11
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 1,4 МЛН
NINKEEDA AYAA LA DILAY MAALINTA AROOSKA WAA LAKAL SHAKIYAY
29:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 866 М.
Somali Full Flim "Xaaska Qarsoon oo dhamaystiran' Ku celis
2:20:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 810 М.
When You Get Ran Over By A Car...
0:15
Jojo Sim
Рет қаралды 11 МЛН
ЗА ЧТО ЧАПИТОСИКИ ТАК?🥹🥹
0:22
Chapitosiki
Рет қаралды 54 МЛН
Идеальный день ребёнка😂
0:11
МишАня
Рет қаралды 4,3 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
0:51
Аришнев
Рет қаралды 2,5 МЛН
Все мы немного НИКА!
0:17
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 2,8 МЛН