Afhayeen Barkhad Batuun,, Guuleed Dafac Iyo Agas Wasarada Arimaha Bulshada Oo Weerar Afka Ah Isku

  Рет қаралды 101,005

Bulsho News

Bulsho News

4 жыл бұрын

Afhayeen Barkhad Batuun,, Guuleed Dafac Iyo Agas Wasarada Arimaha Bulshada Oo Weerar Afka Ah Isku
#Wararka #degdeg #bulshotv
Bulsho Television 24 hours News Update Channel

Пікірлер: 67
@roodaaxmed9429
@roodaaxmed9429 4 жыл бұрын
Asc wll horta akhiraa kaa danbaysa alle ka baqa akhiro ma jiro midgaan xaqoda hayla siiyo
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
Gabooye idinku isa soo saaraa oo dad aqoon sare leh yeesha oo dhaqaale leh
@fardawsamahamed6781
@fardawsamahamed6781 4 жыл бұрын
kani waa nahaab hadalkiisa waan nacaa
@rodahussien1993
@rodahussien1993 4 жыл бұрын
Dadka komanka kucaayaya ilaahay ka xishooda, waxaad tihiin baa yar waa bini aadan kula mida waxaa d
@mmjeje9881
@mmjeje9881 3 жыл бұрын
Masha aallh
@yurubmuuse8303
@yurubmuuse8303 4 жыл бұрын
Walaalahyo waa dad nalasimanyihiin waayo Allah ayaa yidhi waxaad ku kala wanaagsanaankartaan Taqwada sidaan aanka korno reer hebal ayaa reer hebelkasareeya iskadhaafa
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 4 жыл бұрын
ilmaadeerayaal anigu nin isaaqa garxajis ayan runtii waxan aaminsanay in dulmiga laydinku hayo gabi ahaan Somalidu sabab uyahay burburka umada Somaliyeed dhamaanteed
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
Abdi IIaani garxejis waa ayo? inigoo garxejis ah ayaad soo qortee
@yahyetio7568
@yahyetio7568 4 жыл бұрын
Waa khalad in latakooro qof muslim ah Xafadan jaar baan nahay .imikana jaar baan nahay ila xataa schooka saaxib ayaan ahaan jirnay. waa dad aad u fican Waan raaci jiray markasta Waan ka xaanaqi jiray markay ardaydu Xantaan Waayo waxaan dareensana siday u dhibayso takoorko aqli ahaan iyo caafimaad ahaan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
yahye tio yaa takoora iyagaa is takooray maxaa u diiday inay iskoolka dhigtaan, oo daami iskool nooga dhisa yidhaahdaan
@mohoali8547
@mohoali8547 4 жыл бұрын
Horta ha aaminaan dalka barkhadow. Imisa ku jira gabooye xisbigaaga
@museegeh5320
@museegeh5320 4 жыл бұрын
Waar Kooto waa wax qaldan ee nimanka shaqo taga dheh, oo is dhisa ku dhaha.
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 3 жыл бұрын
Thanks
@cabdiraxmaanmahamed111
@cabdiraxmaanmahamed111 4 жыл бұрын
Ciidanka dheef lagama helo police iyo milatary ee waxaa loo galaa wadaniyad iyo qiiro cid kasta oo rabta inay is qorto waa la qoraa shuruud maleh markaa wadaniyadii aad ciidan isku qori lahaydeen baa idinka maqan aniga bari 100 ii keen inaan qori waayo
@samatarmoh16
@samatarmoh16 3 жыл бұрын
Wlhi waa runti anoo wadanka joogin baan ogahay taaa
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 жыл бұрын
Oo koonfur waxaas kama jiro
@mustafexasan3468
@mustafexasan3468 4 жыл бұрын
Adeer akhiiraa meel laygaayleeh
@ibnumoha4695
@ibnumoha4695 4 жыл бұрын
War adeer Afar dhibic shanta ayaa wax waalaysa
@qadirourdoox9906
@qadirourdoox9906 4 жыл бұрын
Ajada.oo dhan aya Ku dhuunta daami.tuugooda.sarkhaankooda.iyo xumahoda.oodhan.ayay.kula so dhuuntaan.hadana waxa.lagu.caayaa.reerrkaas.qaranka.ah..waar.ajooy.xishooda
@mahadsaniddj6390
@mahadsaniddj6390 4 жыл бұрын
Anigu kootada ma ogoli.Reeku wax ha barteen oo ha dadaaleen.Wax barashada miyaa loo diidan yahay waa maya. Isa soo sara
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 4 жыл бұрын
Kute ciidanka 30 nin kuma lihin faataadhakh
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 жыл бұрын
Sheeg magacyadoodii anigu askaribaan ahaa waligayna Kumaan arag5 Boolis
@saleebanali2905
@saleebanali2905 4 жыл бұрын
WAA SAX SIDAASI, LA KIN WAXAA FIICAN IN DADKAN LA HAYB SOO CANA WAXAA IN AY OGAADA AN IN AY GEEYAAN SHAQOOYIN KA DADKU QABTAAN OO DHAN, KADIBNA AY DOONTA AN SIDA DADKALE,. GANACSIGA A AY WAX KU YEESHAAN. OO FURTA AN, SHADAQADA SARENA AY OGADAN IN GEEYAAN.
@mukhtaardaahir3781
@mukhtaardaahir3781 3 жыл бұрын
mukhtaar
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 3 жыл бұрын
Weerarku meeyey waa dad fikir kooda ka hadlaya uun e.
@duuliyekastam3944
@duuliyekastam3944 3 жыл бұрын
*LKN WLL DAAMI SALDHIG POLICE WAY LEEDAHAY GUULEED HALKAA KUNOQO*
@sidiqosman9004
@sidiqosman9004 3 жыл бұрын
Daami uun baad dadka la hoos yaacaysaane Bal maxd qaban lahaydeen hadii madaxba la idinka dhigo ilmaadeerataal
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 жыл бұрын
Ar isaaqa waa cunsuri somali ma aha
@engzayidmohomedjuube4711
@engzayidmohomedjuube4711 4 жыл бұрын
Dadku iyagaaa wax iskadhiga eeee llaakinnn in kooooto lasameeyaaa xalmaha eeeee dadka wacyigaliya
@sidiqosman9004
@sidiqosman9004 3 жыл бұрын
Dee heedhe indr qabiil baad u hadlaysaane qaranimadiiba waad ka tagteen
@lit7189
@lit7189 4 жыл бұрын
Yakarebayi iyaga iskarebaye miya laqasabaya oo walaso rafa somajogan dalaka iyo mesha waax laguqabasanayo baa
@shabanja3432
@shabanja3432 3 ай бұрын
Kodo xal mahaa qofkii meesha fadhiista ayaa ku shaqeysanayaa. Qofkii wax qaban doorta
@ahaiban1
@ahaiban1 3 жыл бұрын
Waxaad iska ilawdaan wax la yidhaahdo KOOTE, Somaliland waxay qaadatay "one man one vote". Nin aan isa soo saarin cidi sooma saarto, waa iney siday u dhaqmaan wax ka dooriyaan, waa iney digo-rog-sameeyaan, bulsha weynta Somaliland si dhib yarbey u baabiin kartaa hadday u soo jeestaan, oo ay iyaguna taageeraan waxyaabo tuuraan oo ay dhalan gadi gabasho lahayn sameeyaan-la yimaadaan!!!.
@ilkacase8282
@ilkacase8282 4 жыл бұрын
War nio nin garxajis ah ban ahay oo reer somaliland ah ma jecli dadka dulmigooda hadana waxa la yaaba ilaa intaan noolaa way cabanayaane iyaguna cabasho keliya yay ku ekaane dee wax ha barteen oo ha dedaalen umada hakaso dhex baxeen
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 2 жыл бұрын
Anigu ba Buliiska Somaliland aad baan u nacebaha maxaayeelay waxay ku shaqeeyaa waa laaluush.
@garyaqaanmumin3593
@garyaqaanmumin3593 4 жыл бұрын
Siyad xaqooda meel Buu saaray qofka KU yidha Morgan xadhig ayuu mutaysan jiray Wana sababtay u siboodan maamulka siyad maxay inagu dulmi baa Malaga galuunbayu Nidha maxa wax loo siinwayay way ka aradan yihin xaqdaro weeye
@jabaabanews8310
@jabaabanews8310 3 жыл бұрын
Guleed ba gaalbaa
@axmedali6342
@axmedali6342 3 жыл бұрын
Ilaaahy ka baq
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 жыл бұрын
Wasiiro xildhibaano ciidan waxkasta way ku jiraan xataa haweenka waa nacebtihiin maxaad democracy usheegataan xataa daaroodka gadobiirsiga waad necebtihii
@cmcxasanm7979
@cmcxasanm7979 4 жыл бұрын
Lkn ogaada in dwldii somaaliy in loo dumiye oo jamhadaha loogu Riday, gabooyey buu siyaad bare xil,u dhiibay sababtaas baa loo dumiyey, marka inaad xil ka raadisaan waxa sababtaas ku yimid,mahayn
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 3 жыл бұрын
Ma ogtahay iney dhaqanxunyihiin
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 4 жыл бұрын
Maxaa iyaga qeyrkood ka reebey iyagaaba is yidhaahda walee midgaan iyo doofaar iyo ey aniga ilaah baa i dili doonee waa ii siman yihiin wax nool umaba aqaano
@abdullahali1797
@abdullahali1797 4 жыл бұрын
Xaarbaad haysa
@yuusufmaxamed57
@yuusufmaxamed57 4 жыл бұрын
War doqon baa tahay ilahay na wuu ku way dii nayaa waxad ledahay xaran yahay
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 4 жыл бұрын
Illaahii Ku abuuray kaxishood wxad tahy ruux bilaa garaada hday sidaazi kadhabtahy
@axmedmuuse2690
@axmedmuuse2690 4 жыл бұрын
Midgaan kibrayi waar orod shaqadaadii rayislaha furo oo timaha xiir
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Sheekada gabooye yaan buuq laga dhigan, shaqada daami u taaala anagaa og, gabooyaha somaliland maanta iyagaa ah gobta dalka ku nool, gaooye iyagaaba haday midoobaan la soo bixi kara xildhibaano ku filan oo u matala goloyaasha, inta xaafadaha laabta garaaca durbaanka u tumaysaaan, willka gabooye halka uu shaqo kale ka doonan lahaa ayuu timo Jare furayaan. Daami iyadaa is dhisi karta
@qoraagadahsoon1736
@qoraagadahsoon1736 3 жыл бұрын
war tuugi sadam
@qoraagadahsoon1736
@qoraagadahsoon1736 3 жыл бұрын
baa fadhiyee
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 4 жыл бұрын
Adeer wax qabsada markaasaa wax laydin qabanayaa
@abdullahali1797
@abdullahali1797 4 жыл бұрын
TUUGLAND URAYASA
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 3 жыл бұрын
Yur hanacunin dadkani waa cadaw xun
@ramlajama8355
@ramlajama8355 4 жыл бұрын
Somaliland waydinkii la raacay siyasad bare midge midge dhaleenwaar Isla sameeya birihii iyo daasadihiinii xaa salada ma tukataan
@munamaxamed589
@munamaxamed589 3 жыл бұрын
Yaa u diiday ayaga ayaa isu diiday
@museegeh5320
@museegeh5320 4 жыл бұрын
Qabayaaladda marka aad adigu adeegsanayso way macaan tahay marka golayaasha laga hadlayana waa waa qadhaadh, Guleed Dafac waa kii wadaadkii caddaaladda la hadlayay wen xataa magaciisa soo wadin ku lahaa reer hebelnimo ayuu igu maagayaa.
@khalidmahad5595
@khalidmahad5595 4 жыл бұрын
Kani waa. Calooshiisa. U. Shaqayste
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 4 жыл бұрын
midgo midgo dhalay midgo ku kibray somaliland dhawaan shaqo aya la idinka qaban.
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 4 жыл бұрын
Waar xishood doqonow afkaasi Maha afkii reersomalland shame u
@qadirourdoox9906
@qadirourdoox9906 4 жыл бұрын
Cishood.oo rabbigaa u swtc.u.tobadkeen
@munajaamac3057
@munajaamac3057 4 жыл бұрын
Midgaanko waaligeba waa ku waasii jiiraye hooyadana buucurbael aya waasii jiiraye abahana ali saamatar afka ayad ka hadasahn lackin taariiqda waad oogtahaye hadana faarmajo aya soosoda fatalkiyow qaabil ka sahraf badan afkaga ka jiidr iduur fuulaye aya tahaye waalay xaasooqaye kkkkkkkkkkk nacaladba ku tala adiga iyo abahage ali saamatar fuutada ka waasayay
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 4 жыл бұрын
@@munajaamac3057 wll waa ruux buka illaahy haso hadeeyo dheg hawdhigina cilaaj ayaan kuhayna waa nin xanuusan
@nasramahamud1285
@nasramahamud1285 4 жыл бұрын
Kan xolaa ahi muxuu ahaa waar wax isku fal
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,1 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 113 МЛН
Wareysi Gaar ah Garyaqaan Guuleed Dafac
22:31
SAAB TV
Рет қаралды 6 М.
Waxoogaa Waliya Ayaan Galnoo Hada Waan Miyir Sanay" Barkhad batuun
9:38
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН