Cette chanson reflète la situation en Afrique ,elle témoigne que le peuple Somalien a une longue avance sur le reste ses africains .Ceci constitue une preuve indélébile de la raison pourlaquelle les occidentaux avec l'appui des fantoches pays arabes font tout pour qu'un État Somalien ne remonte en surface après son naufrage bien programmé par ces derniers .Mais nous gardons l'espoir qu'il y aura dans proche avenir un équilibre géopolitique mondiale pour le salut de l'état Somalien amiin
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Africa hurutoy
@user-cz4wy9bf9c Жыл бұрын
You are right abti ali from rawaan
@absjones291611 ай бұрын
And killing his own people at the same time.
@somalishorts148 ай бұрын
One day
@Platinum8697 ай бұрын
😂😂😢😮😢🎉❤
@Youngmo_236 ай бұрын
2024 Waxaan lenahay oh somaliyey hurudaay dhulkadi la qeebsay hurdooy🥺🇸🇴❤️
@abdiaden62526 ай бұрын
Lbx wan toosaynaa i.allah❤🇸🇴🔥
@Kinghero6166 ай бұрын
Sxb qabiil ayaa asagen inagarebay
@SOOMAALIY-19606 ай бұрын
Waanu soo jeedan madax deena dhulka cuntay
@Kinghero6166 ай бұрын
@@SOOMAALIY-1960 aniga hadi aan mustaqbalka madaxwenaha somaliya noqdo waa balan dhamaan inti dhibatesan dhulkeena madax hore iyo kuwa cusuba inaan mudankoda marsiiyo
@ilwaadAbdurashiid46315 ай бұрын
Soomali qabiil baa faceyda ka reebay😢😢😢
@timroyacoub836911 ай бұрын
Mali 🇲🇱 Burkina 🇧🇫 and Niger 🇳🇪 people starting the awakening of Africa 🌍 our Somali 🇸🇴 brothers struggle with colonialism will end with African victory ✌️
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si7 ай бұрын
Je vous salute. Les Freres. 🇲🇱 malien Sarakule or soninke. Les hhhh je Conne pas male wort Languege dialogue Mali,Bamako. We like you
@FadumaCali-zw5ry7 ай бұрын
Afrikaweyney hurudoy
@fuatolympic90086 ай бұрын
kzfaq.info/get/bejne/mLdzia552JPWYnk.htmlsi=7Eoizis0FfxEFH8g Great song for africa
@enzoabruzzi5 ай бұрын
Ameen
@mamadoujama56275 ай бұрын
Somalia in 1970s 1980s was developed countries and pawetfull too while some ather Africans countries are under colonial
@AbdulkadirMNur Жыл бұрын
This song "Afrikaay Hurudooy - Sleepy Africa" was recorded in 1974. It was when the African Union Summit was held in Mogadishu, Somalia. It is talking to the leaders and people of Africa and it says: you are sleeping and wake up. If you think that the colony has left you, he is with you, changing the name to "Imprialisam"! Somalia played a major role in independence many African countries from European colonialism, especially during the year it held the presidency of the African Union.
@waayahaonlineacademy Жыл бұрын
guuleyso
@AbdulkadirMNur Жыл бұрын
@@waayahaonlineacademy 👍👍👍
@Mohammedshoow-fk2qs Жыл бұрын
This could be renewed. This is when som was better i think.
@AbdulkadirMNur Жыл бұрын
@@Mohammedshoow-fk2qs yes, it was Somalia's 🇸🇴 golden ages!
@ibrahimmahat91698 ай бұрын
❤
@shafii4811 ай бұрын
Somalia was awake when this song was recorded unfortunately we are listening now when we are in deep sleep
@Midbamel5 ай бұрын
Saax.. InshaAllah i have trust in the upcoming generation. Especially, Gen Z, I think they believe in somalinimo.
@abdiladifali66065 ай бұрын
@@Midbamellmao bro our gen is L anagaba ka daran kuwi hore qabyaladu wa kasi dartay
@AwesomeExperiencez5 ай бұрын
True in a big deep slumber indeed😅
@IbrahimAbukar-nc3oe3 ай бұрын
We are a wake now to never fall in sleep Somaaaliya ha noolato
@sadiiqabuukar22173 ай бұрын
No.we are will wake up we will never sleepy I.a if we are somalian
@dhakardhakar2906 Жыл бұрын
This was the time when Somalia trained many african countries to rid off the colonizers. Somalia provided military trainings, scholarships to other African citizens and weapons.
@Avwxyz7 ай бұрын
Who’s here in 2024🙌🏽
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hestan waxa la qaadey inagoo soo jeednaa lkn Nasiib daro waxan dhageysan inagoo Hurudna😂😂Allow Dalkeena Nabad inooga dhig❤️
@thousand-1000 Жыл бұрын
Hhhhh xaqiiqda ka hadashay ilaahay hurdada hanaga toosiyo
Waa Maalinti kobad een Daremo Dareenka Somali waynimo iYo Quruxda midnimada ummada 5ta somaliyed from S/Land ❤🎉
@BadelFaraholad8 ай бұрын
❤❤❤❤❤ 😢somaliwayn
@naajudahir2207 ай бұрын
Ilahay hana mideeyo I.a somali o mida ayan rabbi ka baryeena🤲
@Happane6 ай бұрын
5 soomaali waligood meel ayku midoobeen majirto laakiin la raadinyay Somaliland way eedat taa
@Ahmett_ade26 күн бұрын
Adiga somalia tahay xaafada hargeysa wadan ma aha aamin somalia cuqdad iska daa wadan hadal laguma noqdee
@LETGAZALIVE202412 күн бұрын
Somali wayn 😢
@tavasikachabvonga5026 Жыл бұрын
Where are your honorable men, oh Africa?
@jamacdeewahmed9458 Жыл бұрын
W
@aadancabdulaahi835 Жыл бұрын
@@jamacdeewahmed9458 Zxb
@anababdulahiosman5847 Жыл бұрын
They are a sleeping forever
@misssexandsafari Жыл бұрын
LET THE WOMEN LEAD LIKE THE SANGOMA SAID. No waiting for men. ONE AFRICA. One MOVEMENT. One GOAL. The greatest nation history HAS EVER SEEN. Power.👁💕👁
@ahmedhaji7341 Жыл бұрын
They are In Coma now
@Abdikadar. Жыл бұрын
Africa marbaa anaga ugu horeyna lakiin nasiib xumo iyo waqtiga baa maanta naseexshay😥 Waa aduunyo iyo xaalkeeda wlhi waa ka xumahy in qarankena uu liicay 💔 🇸🇴😥😫
@farxiyocali69227 ай бұрын
😢
@farxiyocali69227 ай бұрын
😢
@farxiyocali69227 ай бұрын
😢
@Queen_amera7 ай бұрын
Hadaaynu soo kabsan l.a🇸🇴🥺❤
@Buna56895 ай бұрын
Ala maxaa oohin laguraa kolna qabyaalad, fililmkii oohinta.
@yahyenor2732 Жыл бұрын
Who’s still listening 2023, wxii aan africa ka baraarujin jirnay inaga naga heesata manta. Aaway hanadadeenii!😢
@safiyamohamed33066 ай бұрын
2024
@Shamuuri_official393 Жыл бұрын
Heestaan dadkii lahaa ayaa hada hurdo waa aduun wax walbo filo allow naxariistaa ayaa u baahanahay waqti walbo quus aan taaganahee hurdada naga kici nabad hasii❤
@NimcaaMahamed-xu9mg7 ай бұрын
Me watching 2023 with all my country Somalia 🇸🇴 struggling endless war no safety no education no development no government peoples are practicing tribalism everything is gone😢🥲🤧😪😢💔💔💔 i hope we will back to great again inshallah ❤❤❤
@mohammedhersi19847 ай бұрын
When Somalia was respected all over the world, now we immigrants and refugees everywhere. Our beautiful country is also know as a lawless failed state. May Allah bring the motherland back to its former glories.m Ina'Sha'Allah.
@maisab11585 ай бұрын
Qalbi jaban baan ahay qarankisa liico quramaha hormaray lagu qabilay
@Happane5 ай бұрын
Calaacal iyo qiiiro jabaan
@BrrSOMALIA5 ай бұрын
Blame qabil, division and Wahhabism
@footballorsoccer2903 Жыл бұрын
*BACK THEN AFRICA WAS SLEEPING NOW WE ARE IN A COMMA*
@ibtijah274710 ай бұрын
Serous problem
@abdisalamroble31195 ай бұрын
Hhhhhh 😂
@aminamohamud97783 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 the leading Somali honourable men are really in the ICU I don't know if they will be rescued or they will die there May the Almighty Allah bring their hounour back
@bareomar4050 Жыл бұрын
The greater Somali Will come together one day
@waryaawariiri1812 Жыл бұрын
Inshallaah.
@FeysalAljaberti Жыл бұрын
@@waryaawariiri1812 Insha Allah Aamiin
@abzeezy56 Жыл бұрын
We will bro 5 strong federal states with Moqdisho as it capital Somalia Somali baa leh from wooqoyi lascanood. There is no Somalia if a region is missing.
@user-bp7tr6ze4t7 ай бұрын
Insha allh
@Kinghero6166 ай бұрын
Inshallah
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
We prayed the Almighty ALLAH S.W to bring back to us peace and harmony in our nation. Inshaa ALLAH soon we will going to witness strong Somalia again 🤲🇸🇴
@salmaabdiaziz20626 ай бұрын
Ameen thuma ameen.
@Subscribe00k6 ай бұрын
My country Somalia at that time was a spiritual representation of the continent of Africa. She will be back.
@user-rv1fg5fm6m7 ай бұрын
Wlh waan kuuxiisne jaale siyaad bare🧑✈️ilaheey madax weeyne adi cml hano sahloo😭😭 abaalkoo noo sameeye alh janada ha galiyo aamiin🤲🇸🇴🧑✈️😭😭😭😭
@ahmednajiibabdi19997 ай бұрын
Tariikhda akhri Siyaad bare nin looxiiso maha
@user-rv1fg5fm6m7 ай бұрын
@@ahmednajiibabdi1999 oo adi yaa kulaheeysto waa kaxuntahay miyaa qof kuu xiisaa weeyse🤫 waraa aabaheena kanamaaw 🧑✈️😎
@Everybodywelcome5 ай бұрын
Aamiin 😊😢
@FartuunMocow3 ай бұрын
Many 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤😢😢😢😊😊😊😊 2:00
@@shifasheka9514 Xayawaanow meel hoosad ku dhegantahay. Iidoor daba buurane maxaa laascanood ka qabsaday. Iidoor wax aan naftooda ey ku ciqaabin ma sameyn. Siyaad legacy ayuu kategay idinku bal Hal ruux sooqabo isaggoo kala ah.
@_wll____ Жыл бұрын
My country somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
I love Africa great Abe siyad guriga u u dhisay madaxda Africa wa yabeysa African filaj habar gidir bililiqo ku degan madaxtoyada la mid yahay guriga u dhisay
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Maxamed siyaad wadani buu ahaa laakiin dadka haybta la sheegta ayaa dad xun ah ayagaana soomaali wayn iyo maxamed siyaad iska horkeenay,sababtoo ah ,hanti qaran boobideed iyo hayb soomaali ka mid ah ugaarsigeed ayaa caqligoodu dhaafi waayey,madaxweynihii ka horeeyeyna cabdirashiid c sharmaarke aaway nin ka sharaf badnaa waa yaraa dadka ku haybtaa ayuu ku maqanyahay,allaha u naxariisto.
Somaliyaa waxan u rajenyaa in malin uun soo laaban doonto quwadii somaliyeed in kasto aan soo gaadhin lkn hadan history ku hyaa halkaynu gaadhnay hurmarka iyo dhaqaale dal isku filan ahayn is back insha allh colaad kala dhextaala in ay dhamaanto ayan qabaa iyo qabiilka kala dhex dhigay somali maxaa ka macaan somalia 🇸🇴 oo mid ah in aragto waa riyo waad u wayn alle hayna tuso mar uun Africa 🌍 haysan lahayn ino duceeeyaa cidii aragta qoralkan salaama 😢❤
This song sleepy Africa was recorded in 1970's but unfortunately still Africa is sleeping
@sabahsabrie142611 ай бұрын
Afrika wake up
@zamzammohamatt26117 ай бұрын
Now our country sleeps and sleeps for a long time This message will be read by the people behind me and will one day make my people happy Will be back soon
@himilo_tv Жыл бұрын
Ayyyy the legends old somalia 🇸🇴 🇸🇴 mashallah 🥰 😊
@sangemohammed20578 ай бұрын
Song writer _ Farhaan Melody _ Ba'alwan Singer _ Magool
@Osman44915 ай бұрын
Ismaaciil Xirsi Ciise (Farxaan) AUN
@gracemaina17774 ай бұрын
Is this the owner of the copyright. This song is so immediate and urgent now in Africa @@Osman4491
@user-ee6uo3rd7e9 ай бұрын
Marbaynu inagu Africa ugu horaynay🇸🇴 maanta wataa heerkasaynu marayna waynu hurudna ilahow dadkan caqli io garaad ay wax ku gartan uyeel😢💔
@aminaqurux7702 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤ilaahay ha u naxariisto aabe siyaad bare
@nadiration6 ай бұрын
Great video indeed. Thank you for this
@fadumofarah9061 Жыл бұрын
May Allah subhanalahi wataala grant Oyr only President in the beautiful time in Somali Janatul Fardosul ala Allahuma Ameen
@user-jw4nm2rl2r7 ай бұрын
Ho hahey afrikiyow hurdooy Allow dalka noo ha gaaji 😢🤲🏽🇸🇴🥰
@Amalhirad3205 ай бұрын
Manshallah even I didn’t born ❤💙🇸🇴
@kowsaralihassan76742 ай бұрын
walaahi waan ooya markan dhageysto heesaha wadaniga hore😢😢😢😢😢😢😢
@AhmedHayaan-Biribiri_479 ай бұрын
Africa is not rising from the time this song was sung until today it is dormant
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Maashaallaah Cajaa,ib Waa xusuus Qiira badan
@abdihashi1863Ай бұрын
The Queen of Africa xaliima qaliif magool 🇸🇴👏
@arraweellohasan3996 Жыл бұрын
Insha allah we will raise again and we will be more stronger 💪💪🇸🇴💪💙💪🇸🇴💪🇸🇴💙🇸🇴
@axmedclaahi Жыл бұрын
if allah says
@HafsaHussein-ec7oe5 ай бұрын
I love you forever 😢 Somalia 🇸🇴🫶Calankeyga waan kugu fana😢Nafteda xita waan ku hure kara Really😢🇸🇴💪💪🇸🇴🇸🇴
@user-gk7hg5ng4s Жыл бұрын
احل اغنية اسمعت😮❤
@1997f5 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024
@fardawsaalifarah4587Ай бұрын
Aniga
@ogolearningenglish43998 ай бұрын
The best song translated by English trainer jama
@somalishorts148 ай бұрын
Im crying 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sabahsabrie1426 Жыл бұрын
The song is African sleepy anti colonial song
@Mooge-baban4 ай бұрын
This is the beauty of art when used in the right way to awaken people. Unfortunately it is very sad we no longer have artists with this kind of mentality
@amirabukar29138 күн бұрын
Somali hadaa nahay waa hurudnaa 1991 ilaa maanto ah 2024 mana rabno inaan kacno Waa nasiib daro nagu habsatay, dalkii waa la xaraashay bad iyo bariba, masaakiintii waa laboobay💔
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Si kasta oo la yeelo heestan & qofkii ku luqeysayba lama bedeli karo ujeedadeedii hore ama maro xun u xir, waa kuwo Alle uu dulleeyeey.
@user-wb1zk6ko5g3 ай бұрын
Somali society should put a side their differences So that people can intiate a better life.better security And more developments.
@sabahsabrie14263 ай бұрын
Burton bay u one
@Mohammedshoow-fk2qs5 ай бұрын
We need this .... One Africa
@abzeezy56 Жыл бұрын
We were strong then, and we supported pan African sadly no one came to our aid 😢😢😢
@abdalleessa42102 ай бұрын
22/05/2024 ayaan dheganaysanaayan heestaan waxaan ilaahay ka baryin inuu shacabka iyo dalka soomaaliyeed siiyo dowlad danta dadkeeda diinteeda ka shaqaysa
Halimo khalif iyo abwanki heestan sameyay Ali gaab ee rer Djibouti 🇩🇯 Allaha unaxaristo
@imans38997 ай бұрын
That time some of us were sleeping and few of us were awake now majority of us are sleeping and some are in deep deer coma
@CaliXabeb2 ай бұрын
May 2024 still listining this song
@mohaanofficial12876 ай бұрын
Feb 2024🥰😭
@saynabayeyo1115 Жыл бұрын
Allah u naxaristo magol
@idleali2459 Жыл бұрын
I wish that hargeyso would understand this
@nunuissa6376 Жыл бұрын
Exactly, nothing is better than unity. Already oromos and afars are stealing our lands and our culture. Not to forget the stupid Arab governments wanting our resources and oceans
waa wax laga xumado illaa hada inan hurudno somaliyee in nala xasuqo liido waxii dacay 20 sano qarax nagula xaduuqay😢😢😢😢
@najuuppe6507 Жыл бұрын
Mshalh xasus wcn
@AbedaffelIsmaeldenville6 ай бұрын
بشكل رسمي ، وعلى ملأ وعلى رؤوس الأشهاد ، وزيرا للدولة لشئون الخارجية بأرض الصومال المقيم بجيبوتي ، فضلا عن كوننا أمينا عاما للحزب الحاكم ، kulmiye, بذات الوقت مدير مكتب رئيس مجلس الشيوخ...