Ahmed Deedat | Nin himmo sare leh | Libaaxa Doodaha |

  Рет қаралды 89,644

OGAANSHO

OGAANSHO

3 жыл бұрын

1986 caalamku wuxuu ballan la lahaa mid kamid ah doodaha ugu caasan uguna saamaynta badan , dood dhex martay shiikh axmed diidaat iyo baadari maray kan ah , jimmy swaggart , dood caalamku inta badan daawaday cinwaankeeduna ahaa baibalka ma hadalka ilaahaybaa , cadka is the bible words of god - dood uu diidaat dhulka ku masa saxay baadariga madaxa adag ee jimmy swaggart .
Ku soo dhawaada mowduucaan aan uga hadlayno maanta taariikhda shiikh axmed diidaat ..
1918 gujurat hindiya … qoys muslim hindi danyar ah oo ka kooban aabo lagu magacaabo xusayn kaadim diidaat iyo hooyo lagu magacaabo faatima ayaa waxaa u dhashay wiil .. waa 1918 xilligaas hindiya wxaay hoos imaanaysay ingiriiska , wiilkaas u dhashay qoyskaas waa ahmed diidaat .
Qoyskaas wuxuu ahaa mid danyar ah , ayagoo raadinaayo nolol ka fiican midda hindiya kajirtay ayuu aabuhu usafray koonfur africa oo sidoo kale hoos imaanaysay waqtigaas ingiriiska wuxuuna rarka dhigtay aabuhu magaallo xeebeedka Durban
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 549
@ilhaanmaxamed1337
@ilhaanmaxamed1337 3 жыл бұрын
illahay jannatu fardowsa aclaa haka warabiyo isaga iyo intii muslimee dhimatayba
@Abdishakur_mohamed
@Abdishakur_mohamed 3 жыл бұрын
Qaarkamid ah weerihii dhaxal-galka ahaa ee sh. Ahmed deedaat رحمه الله 1. Luuqadu waa furaha lagu hanto dadka quluubtooda. 2.mid baa kuyiri ahmed deedaat: Dumarku waa sababaha koowaad ee dhibaatooyinka aduunka kadhacaya … .. waxa uu ugu jawaabay "Haa, waan runtaa; maxaa yeelay sagaal bilood bay uurka kusoo dhibtootay si ay udhasho doqon adookale ah si uu hadhow udhaho dumarka waa sababa koowaad ee dhibaatada aduunka kajirta. 3.Cadawga ugu weyn ee islaamka waa muslimka jaahilka ah, oo jaahilnimadiisu u horseedo dulqaad la’aan ficiladaas kadhalanaya ay baabi'inayaan sawirka dhabta ah ee islaamka. Dadkuna markay fiiriyaan u maleeyaan in islaamku yahay sidaas. 4.Islaamku wuu ku guuleysan adiga ama adiga la'aantaa. Laakiin Islaamka la'aantii, waad lumaysaa oo aad guul-dareesan. ” 5.Haddii aad jeceshahay Alle, waa inaad jeclaataa Nebiga (NNKH). Haddii aadan jeclaan karin kan aad arki karto,(oo nabiga ah) sidee baad u jeclaan kartaa kan aadan arki karin. " 6. “Masiixiyaddu maaha diinta Ciise, laakiin waa diinta paul. Hadday Masiixiyiintu dhab ahaan raaci lahaayeen Ciise, waxay ahaan lahaayeen Muslimiin. ” 7.“Haweenka - Waa hooyadaa, waa walaalahaa, Waa gabdhihiina, waa eedooyinkiin. Waa inay noqdaan kuwo la jeclaado oo la ixtiraamo ,ee badeecad maaha, sidaa darteen umabaahni inaan suuqgeeyo. Qaar kamid ah kutubtii sh. Ahmed deedaat رحمه الله تعالى ● bibleku ma hadalka ilaahay baa? ● maxay ahyd mucjizadii yuuunis? ● muxuu bibleku kayiri nabi mohamed scw?. ●Sarakicitaan mise dib u soo nooleyn? ●Carabta iyo Israa’iil - Colaad Mise Heshiisiin? ● yaa dhagaxa dhaqaajiyey? Iyo kuwo kale oo badan Alaha unaxariisto janadana lagaliyo nabiyada iyo shuhadada iyo saalixiinta Aamiin
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
Wow somali dacawa Caadi matihid bulshada wax fiiiicn oo fiican baad haysaa
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
@@Turjumaanka Masha Allah
@mrm2729
@mrm2729 2 жыл бұрын
Sheekh Axmed Diidaat runtii waa geesi insha allah waxan rajaynayaa in aan janada ku kulmi doono aniga iyo isaga iyo dhamaan umada muslimiinta ah. Sheekh Axmed waa geesigii ka adkaaday cadawga ilaahay waana GEESI ay gaaladu ka baqan jireen. Ilaahay godka ha u nuuro janatul firdows al aclaa ha geeyo. Geesi ayuu ahaa walahi.
@handsomehandsome1730
@handsomehandsome1730 3 жыл бұрын
ALLE ha uraxmada shiik axmed diidaad insha'ALLAH Janah Iyo intii diinta islaamka ugargaartey
@abdalleali354
@abdalleali354 3 жыл бұрын
Sheekh axmed diidaat alle ha unaxariisto wuxuu furay jid cusub oo dacwada lagu fidin karo wuxuu sidoo kale kala hufay xaqqa iyo baadilka iyadoo aqoonta iyo garaadka la kaashanayo. Waxaan hiigsanayaa in aan siidiisa oo kale aan doodaha barto gaar ahaan diin laawayaasha iyo diimahaba.
@arahman6808
@arahman6808 3 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto Sh Axmed Deedat, qiilkiisi Sh Yuusuf Axmed Deedat & dhamaan Muslimintii geeriyootay ba
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto, Janada mida ugu sareyso janatul *Firdows* Eebe ha ugu bishaareeyo Insha Allah
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto shiikh axmed deedat walalayaal u duceeeya sheekha Ee waxad ledihiin intiina badan like isra io wax micno daro ah mxa ka faidi like 🙉🙊
@yussufasmer7561
@yussufasmer7561 3 жыл бұрын
😭😥Wuxuu ahaa geesi muslimiinta dhan ee weeysay rabi ha u nuuriyo qabirgiisa
@zamzamoffiaial6111
@zamzamoffiaial6111 3 жыл бұрын
Hair are bofaw cat Ara fell tai Sofi taha rae you deeq Are kara face haka dar tai Sofi alo back to saw take taken cara waiik asad hita rat Wana have 💋💕 Kaiser love you wet hat
@fadxamaxamed2882
@fadxamaxamed2882 3 жыл бұрын
Sheekh axmed mid ka mid ah dadka aan ku daydo inshallah mustaqbalka ku haminaayo inaan noqdo sidoodoo kale
@2pacyt980
@2pacyt980 3 жыл бұрын
ان شاءالله بإذن الله الكريم Waad Noqoneysaa Sheikh Axmed DiiDaaT Oo Kale Oo Waxaad Noqoneysaa Gabadh Somaliyed Oo Diinteeda Sharafta Bdn Islaamka Difaacdo Ee Dadaal Dheeraad Ah Samey Mar Waliba. Waxaad Noqoneysaa Mid Waxa ay Aad Dooneyso Oo ah Difaacida Diintayna Sharafta bdn islaamka Difaacdo Wlshyda Mcn Fadxa Maxamed ان شاءالله بإذن الله الكريم (Adigana Allah hakula Garab Galo Wlshyda Mcn Fadxa Maxamed)
@Aqoonkororsi
@Aqoonkororsi 3 жыл бұрын
@@2pacyt980 asc
@ismailomar7156
@ismailomar7156 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto ahmed deeda waxuu geesi muslim ah.
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 2 жыл бұрын
Geesi muslima Alle ha u naxariisto 😭😭😭😭😭
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto sh axmad diidaad halyeeygii islaamka usoo halgamay alle dartiis janatul firdoowse allaha kawaraabiyo aamiin sheekh diidaadoow waanu kujecel nahay waxaana nootahay halyeey lagu daydo oo mudan in caruurteena latuso abaayashood oo ahaay kuba xaqa faafiyo sheekh axmad alle waxaa kaaga baryaa in janiidasa middaa doonto kagal alle kuyiraahdo aamiin
@xaliimoxuseen7754
@xaliimoxuseen7754 3 жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين
@daryeeldaacad9851
@daryeeldaacad9851 3 жыл бұрын
Allah unaxriisto, wuxu kamid aha geesiyada diinta islamka kor uqaadey, baadariyada gaalada ayka cabsan jiree inay la doodan ,wuxu aha qof xaqa ku tagan, anagana Allah hanaga dhigo daacii Allah 🤲
@filsandegan5625
@filsandegan5625 3 жыл бұрын
اللهم يا رحمان الدنيا والآخر ارحم اخواننا فلسطين🤲🤲
@CRXMN17
@CRXMN17 3 жыл бұрын
AAAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@cabdiqaadirmaxamuud1550
@cabdiqaadirmaxamuud1550 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto caalimki weyna sh.Axmed diidat
@mohamedsaidabdi1709
@mohamedsaidabdi1709 3 жыл бұрын
Ilahay ha’unaxriisto shiikh Axmed Diidaat
@amazingone9134
@amazingone9134 3 жыл бұрын
Alleh ha uu naxariisto Ustaad sh.Ahmed deedat libaaxa islamka
@abdiwaliahmed6863
@abdiwaliahmed6863 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sh axmed deedat isaga io takfiirtiisaba iyo dhamaan umada islaamka ahba intii dhimatay
@plmari3236
@plmari3236 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariiisto sh axmad io yuusuf axmed
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad 3 жыл бұрын
Mashallah barnamijaakaan sidaa u dayaarisay aad baan uga helay SHUKRAN WALL CUMAR💥💥
@user-jg9kn5mk1g
@user-jg9kn5mk1g 3 жыл бұрын
Axmed deedaat aad utaaagera doodihisana waan dhagaystay
@xiyomohamed5355
@xiyomohamed5355 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto SH AXMED IYO DHAMAAN CULIMADA ISLAAAMKA INTA DHIMATAY IYO INTA NOOOLBA ANAGANA HANOOO NAXARIISTO
@sibiyan007
@sibiyan007 3 жыл бұрын
Walahi wantageraa sh Ahmed Deadat & Dr ZAKIR Naik Allah haunaxaristo sh Ahmed Deadat
@kabtansaladdeck6270
@kabtansaladdeck6270 3 жыл бұрын
OGAANSHO WA PAGEKA an wax badan ka barty wll hory uwad👨‍✈️❤🇸🇴insha allh
@zayd7964
@zayd7964 3 жыл бұрын
Halyey halyey kale soo sarey dr zakir naik😍😍😍😍
@antospubg7116
@antospubg7116 3 жыл бұрын
Sheikh Axmed diidaat hadal kama ganbado🦁🦁🦁🕌💚✅
@safiyayaasin7529
@safiyayaasin7529 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto shiikhna
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 3 жыл бұрын
Ahmed deedat Allaha unaxariisto. Daaci dadaal badan buu ahaa. Badalkiisa oo badan allaha nasiiyo
@saygaruushka9716
@saygaruushka9716 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan soomali muxamed Xaqqal ciidkii iska soo dira💐
@axmedcigaal9295
@axmedcigaal9295 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Axmed diidaat halyay afkiisa ugu hiilayay muslimiinta
@zuhuurademabdirahman7034
@zuhuurademabdirahman7034 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo allahuma aaamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 3 жыл бұрын
Waad dhimanE TarikH Haka HadhO😢 IlhaY HakU NaxaristO libaxii IslamkOw🤲🏻♥️
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 3 жыл бұрын
@mohamethfaroh5650
@mohamethfaroh5650 3 жыл бұрын
ALLE HA UNAXARIISTEE SH AXMED DIIDAAT AAMIIN AAMIN
@mohammedibrahimxajimohamme4505
@mohammedibrahimxajimohamme4505 Жыл бұрын
Allah Ha u naxariiso halyayga islaamka 💕💕💞💞💞💞💝💝💝💝
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 3 жыл бұрын
Ilhy ha u naxariisto shiikh Ahmed Diidaat janada ilhy ha kugu irsaaaqo
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Sheikh Ahmed Deedat Wuxu Aha Daaci Diinta Muslimka Sidu u Fafin Laha Ku Bixiyay Da.adal Badan Wuxuna Ku Guulastay DA.ADALKISI ILAHAY Ha U Naxariisto Amen
@cabdulkadirnormohamed6911
@cabdulkadirnormohamed6911 3 жыл бұрын
alaha unxaristo shiiq axmed halgankii diinta usoo galayna alaha ka abaal mariyo
@fuaadmahamud317
@fuaadmahamud317 3 жыл бұрын
Ilahay janadii ha geeyo waa halgamaa ku suntan diiteena islaamka
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Wll ku sali nabiga scw
@Andhiga927
@Andhiga927 3 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo sheikh Axmed deedat
@mohamedabdullahiabdirahman288
@mohamedabdullahiabdirahman288 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto sheeq axmed diidaad
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 3 жыл бұрын
Ahmad Diidat alah ha unaxariisto qof qaali ah ayuu ahaaa runtii
@Muuse99
@Muuse99 3 жыл бұрын
Walhi bilahi ani maba aaminsani inta nolasheyda ka dhiman wax walbo hadii la sheego inaa diinteyda ka baxaayo 🙏
@ummadamedia6785
@ummadamedia6785 3 жыл бұрын
M.a allaha nagusugo
@AdnanAkadir-vb1lc
@AdnanAkadir-vb1lc 3 жыл бұрын
amiin amiin
@sharmavich9793
@sharmavich9793 3 жыл бұрын
Saas lagaa rabaa diinteena Alle hanu sugo 🤲🥰😍
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@Abdishakur_mohamed waa sax ilhy hnu sugo wll
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns Жыл бұрын
Markasta waa lagu ducaystaa inaad diitaada ku dhimato
@zinmarkabdulahi1964
@zinmarkabdulahi1964 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto sh axmed didat , asi camalna allah noobadiyo
@xiyomohamed5355
@xiyomohamed5355 3 жыл бұрын
MARKII AY GAAALO ARAGTAY GEESIYAASHII ISLAAMKA OO KOLBA MID DHIMANAYO CID BADASHAANA AYSAN JIRIN AYAY BILOWDAY INAY MUSLIMIINTA DACIIFSADAAN WAXBANA AYSAN KASOOO QAADIN😭😭😭😭
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
AllaaH U Naxariisto sheikha
@kingsnake1653
@kingsnake1653 3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo shikh Ahmed deedat
@XalimoCumarxassan-nc8xo
@XalimoCumarxassan-nc8xo 11 ай бұрын
Allaah ha unaxariisto sheekh axmad diidaad
@plmari3236
@plmari3236 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahy wll cumar sida fiican oo noogu soo koobtay macluumadka Sh axmed alla ha unaxariiiste
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto shiikh ahmed diida
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Alle ha,unaxariisto shiikh axmed deedaat
@hibaaqxuseen8819
@hibaaqxuseen8819 3 жыл бұрын
امين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين يارب العالمين 😥
@guushasaxdaah9937
@guushasaxdaah9937 3 жыл бұрын
Allah unariisto sheikh ahmad deedaat
@caawiwalalka1260
@caawiwalalka1260 3 жыл бұрын
Wa geesi oo mujaahid ah Alle wxn ka weydisanaya iin u midka si ficn ika digo Ahmed deedat
@nasrohajiabdihamid1186
@nasrohajiabdihamid1186 3 жыл бұрын
Yaa allah unaxriiso runti 9sano inad xanuun lajiifto wax sahlan ma ahan 🥺😭
@abdullahiabdi3012
@abdullahiabdi3012 3 жыл бұрын
Ameen AllE haunaxariisto. Mahadsanid Omer qaab fiican bad noogu soo Gudbisay Qisada Sheikha Jazakallahu khayr Horay usoco masuul Dedaal wacan
@cabdulaahiaxmed1081
@cabdulaahiaxmed1081 3 жыл бұрын
Alaah ha unaxariisto aamiin aamiin
@abdallaomar2476
@abdallaomar2476 3 жыл бұрын
Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo sheikh Axmad Diidaat
@zakariamussa18
@zakariamussa18 3 жыл бұрын
WAA KAAF IYO KALA DHEERI. RAGNA TAARIIKHDA BAAL DAHABBAH AYEY KAGA XUSSAN YIIN. KUWOOYO KALANA BAAL MADOW. ILLAHOW XAQA NA WAAFAJI.👐
@osmanwanaag8132
@osmanwanaag8132 3 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo Aamin insha allah. ciid mubarak all muslims.
@hassco1928
@hassco1928 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto sheikh Ahmed
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 3 жыл бұрын
Ilahey ha unaxariisto waa Qof Taariikhda Muslimiinta qiimo weyn kuleh
@sabriina444
@sabriina444 3 жыл бұрын
Illahay ha ku naxariisto sheikh ahmed dedaad ameen Waxuu la mid yahay sheikh yada aan ku faano ❤❤❤
@ikranfarah6086
@ikranfarah6086 3 жыл бұрын
Hadii aadan awoodin hadalka xaqa ah ha u sacab tumin baadirka Waa mid kamida irahyadii Sheikh Ahmed diidaat Rabi haka raali noqdee
@amirofficial5493
@amirofficial5493 3 жыл бұрын
Allah haunaxarista sheikh Ahmed didad
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 3 жыл бұрын
Ilaahay naxaristi jano haka waraabiyo sheekh Ahmed deedat
@Hamza_Ahmed_bile
@Hamza_Ahmed_bile 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo sh axmed😢
@abucumar6788
@abucumar6788 3 жыл бұрын
runtii ninkan khudbadihiisa aad ban ujeclahay
@sakariyekamaal2404
@sakariyekamaal2404 3 жыл бұрын
Raximahullaah wuxuu ahaa tiir adag oo ka mid muslimiinta
@ibraahimwadaad2118
@ibraahimwadaad2118 3 жыл бұрын
Allahu yarxamuk sh. Axmed diidaat
@mohamethwarzame5962
@mohamethwarzame5962 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto sha axmed deedaad
@maxamedaxmed710
@maxamedaxmed710 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto sh axmed diidaat
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sheekh ahmed deedat
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 3 жыл бұрын
alaha u naxariisto sheeikh ahmed diidaat
@anababdirizakali6431
@anababdirizakali6431 3 жыл бұрын
Allah u naxriisto shaik Ahmed diidaat
@saacidabdullahi552
@saacidabdullahi552 3 жыл бұрын
Allaha u naxariiste ahmed wuxu aha macalinkii dr zakir naik
@adilabdullahi5613
@adilabdullahi5613 3 жыл бұрын
Sxb sheeq axmed diidat inoo Soo badi fadlan
@faisasoleman6685
@faisasoleman6685 3 жыл бұрын
شيخ احمد ديدات رضي لله عنه 🤲🏼🥲
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 3 жыл бұрын
Falastiin ilaahow ugargaar iyo maslimiintaba oo halaag gaalada yuhuuda iyo inta raacsanba ameen ameen
@ayanlecabdi2689
@ayanlecabdi2689 3 жыл бұрын
Wallillahi rijaalun sadaqu ma cahadullahi calyhi😍
@arch_joof6604
@arch_joof6604 3 жыл бұрын
Allah ha u nxriisto dhamaan inti dhimty
@asiyabare995
@asiyabare995 3 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin Allaha unaxariisto Shiikha
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto oo ha u nuuro xabaasha, iilka neecaw udgooniyo ha ku siiyo naruuro.
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Halyeeyga islaamka
@amenfaro1140
@amenfaro1140 3 жыл бұрын
Sheikh ahmed didat Allah yarxamak
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 3 жыл бұрын
Doodaha deedaat oo afsoomaali ah waxad ka daawan kartaa chanel somali ah oo la yiraahdo #"Ma Ognahay"
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Doodyahan maanmaal geesi islaamka Axmed deedat
@ONTHISDAY1
@ONTHISDAY1 3 жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo shiakh Ahmed
@MRTOP-bi5vj
@MRTOP-bi5vj 3 жыл бұрын
Alla yaaaraxma geesi labo mahan waa kn geesika ah masha llha
@caawiwalalka1260
@caawiwalalka1260 3 жыл бұрын
Alls haunaxaristo Ahmed deedat
@caliyare8724
@caliyare8724 3 жыл бұрын
Allah ya rahma sh Ahmed diidad
@nasirnafii138
@nasirnafii138 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto sheikheena👑
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Ahmed Deedat ❣️❣️❣️Best Shiekh Love ,I have listened the full decumentary
@feynuusmacow5930
@feynuusmacow5930 3 жыл бұрын
Raxmata tu laahi brother axmad didat
@cadnanmoha7610
@cadnanmoha7610 3 жыл бұрын
no muslim inaan hadda adeegsano bay fiicnaan lahayd sababto ah maanta islamnimadu waa igu sawir in ilaahay nadiifiyey mooye ilaHow nagu astur dhaqankena iyo dintena islaamiga ah ee wanaagsan Xaqiiq walaal isku day inaad diintada qalbiga ku haysatid { Addun wa dhamada Diintu ma dhamaado} Raadi MACNA ALLAH
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 3 жыл бұрын
Waan qiirooday runti muqaalka inta danbe😭🥲
@sadaamtuuryare2860
@sadaamtuuryare2860 3 жыл бұрын
Allah Ya RahMa Sheikh Ahmed Deedat🥺🤲
@ahmedjokar2067
@ahmedjokar2067 3 жыл бұрын
Barnaamijyadan oo kale soo badi cumarow allena wadda guusha haku sahlo .ia
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 14 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 79 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 22 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Shalayto Wadareed Guud| Natiijada laga dhaxlay Fimanismka |
14:27
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
Isla Hadalka  | Caqli iyo xikmad mise waali ? |
11:05
OGAANSHO
Рет қаралды 143 М.
Arin Sh Xassaan qabsatay Ee Kusabsan baasaysiga iyo Faalka
11:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 15 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 14 МЛН