Ahmed Madoobe oo Ku Soo Biiray Dhinacyadda Qorshe La’aanta Ku Eedenaya Xasan Shekh

  Рет қаралды 9,051

Hashi

Hashi

3 күн бұрын

#SubcribeHashi

Пікірлер: 22
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 2 күн бұрын
Dhinac keenya dhanka kale itoobiya ay rabto in ay beenbeen ku Qato 💔😭 Away wadankan dadkii lahay 💔😭🇸🇴
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 2 күн бұрын
😭💔🇸🇴 Kuwii hore mesha ay mareen ayu mari 😭 ILLAHEY AYOW na Amaanso 🤲💔😭
@foodhicabdiraxman9615
@foodhicabdiraxman9615 Күн бұрын
Guumaystee laguuma hoos jiiro maxamed hashiiyooq
@osmangure6040
@osmangure6040 2 күн бұрын
S/c xassn uxuu uga jeedaa bixista atmis wuxuu törabaa in uu weeraro jubbaland iyo koonfurta galbeed. Si uu ukutsiga u si joogo. Waadoqon waa mooryaan aan waxba aqoon waa haraagii usc uu garanaya in wax la burburiyo laakiin aan wax la dhiso.
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 2 күн бұрын
XASAN SH MAXAMUUD INUU CARARUU RABAA SOMAALINA MAYSAN FAHMIN
@ismaciilcabdifitaax5951
@ismaciilcabdifitaax5951 Күн бұрын
walahi waa hadal sax ah
@cabdimaxamuud9882
@cabdimaxamuud9882 2 күн бұрын
Shisheeye kal kaal
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 күн бұрын
Axmed MADOOWE isaga ka mid ah khawaarjta,ciidanka Kenya oo Kismaayo ku HAYA hadlay baxàan isaguna kama hari doono,wuu sii raaci doonaa.Jubaland madaxweyne kama aha Kismaayo oo kaliya ayuu ka taliyaa.
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 2 күн бұрын
Aduun waxaan joogna axmed madoobe masiirka umada somaliyed ka hadlaayo!!! Laakiin waa wax jira wuxuu ka hadlaayo
@ahmadosman4077
@ahmadosman4077 2 күн бұрын
Ahme madoobe isaga ayaaba doorasha xalaala ogoleen kana amarqaata Kenya danta somaliyeed uma jooga meesha ee waxuu ujoogaa danshisheeya mana rabo in inta lala tartama uu imada ka hor wareega
@fatumadahir3253
@fatumadahir3253 2 күн бұрын
asc aad aad baan idiin salamayaa horfadhi midiy waan idin bogaadinyaa hashi edo umadu soomaliye waxaan kaa codsanayaa nimankan waa in maxkamad la saaro iyoon qabil loo egin nin kasta intuu umada liqo oo hanti iyo maalb ka aruursad durka galo xukuma hadd joogta intada badan waa in loo middoobo xassan wuxu oran jiray qabyo ninkede dhamays tira waax ka kal barnaa oo kaliya ahayd inuu reerkiisa kuligood dhibo aakhiro iyo addunba taas waa loo jedaa markan reerkayda aan ka masuulka ahay aan ka buuxiyo xaaran iyo wixii ilahay xarimay oo aadan u turin akhiro iyo aadunba gabgabdii iyo gunaandkii umadan meelwalba ku dhiban waxxay u baahan tahay dad u kaca waaxan si gaara idnkaga codsanynaa inaad ninankaan la xukumo oo aan umada inta hartay laga baddbaadiyo adig xaashi ahhan waxaan kaa codsanynaa inaad waraysi ka qaadid
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 2 күн бұрын
🇸🇴👍 Runta walaal 😭💔
@CabdiqadirMuxumed-f6l
@CabdiqadirMuxumed-f6l 2 күн бұрын
@hamzemire5911
@hamzemire5911 Күн бұрын
Waxii maalintii dhawryd uu meesha soo tubay ee caadanka ahaa waxaa ka muuqday dayac dibu dhac ciidan oo dhan kasta ah
@burhanabdulahihasan
@burhanabdulahihasan 2 күн бұрын
Af Ku shabable Aya tahay lakin umada somaliye ilahaye ha Ka qabta
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 2 күн бұрын
Waxkastee oo nin hawiye madaxweyne kanoqdoo maxaa shisheeyeaa ah uugafahidaystaa..
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 күн бұрын
Way dhargeen amisom sidey ucayileen oo wadanka kagurteen waxay kaloo dhaceen xoolahii somaali waa in loomidoobaa illaahay ha usoorogo somali nasri khayrqaba
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 күн бұрын
Cilada haysata ciidanka waxay dhexmartaa beeraha oowaxay burburiyaan dalagii ciidii cajiib
@CabdiqadirMuxumed-f6l
@CabdiqadirMuxumed-f6l 2 күн бұрын
Adiga xumaan qabaail baakuhaysa
@abdullahiomarali926
@abdullahiomarali926 2 күн бұрын
Ninka dalka dagaal geliyey ee ee is maahmaahinaya uu Farmaajo iyo Adiga oo S.Xaashi ee Qabiilnimada dilatey ayaa rabo inuu dalka burburo.
@sahroali1196
@sahroali1196 2 күн бұрын
Tiktok.asaga.ayaaba.cadowga.somalia Kamid.ah
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 16 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 62 МЛН
Kein Respekt! Eskalation statt Integration? | Am Puls
43:06
ZDFheute Nachrichten
Рет қаралды 559 М.
Wie der AfD-Parteitag in Essen ablief | Standpunkte
10:01
ZDFheute Nachrichten
Рет қаралды 174 М.
Hindi Afsomali Cusub 2022 | Dagaal iyo Jaceyl
1:51:27
Xasan Carab
Рет қаралды 1 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15