No video

AHMED TASHOME AWRA AMBA HORNSAT MUSIC SHOW

  Рет қаралды 363,322

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 333
@kaletjambir
@kaletjambir 2 жыл бұрын
Way hees dhaafatay I like xabashi songs from somaliland
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 2 жыл бұрын
2006 hestan Jigjiga ku dhagaysan jiray ano caruura ila 2014 mantana Los Angeles California ka dhagaysanaya Ahmed tashome legendary 😭❤️👑🥀
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 5 жыл бұрын
Ahmed tashome you never get old man you still look young boy I use to Hear your songs when I was little girl
@shortfanny14498.
@shortfanny14498. 4 жыл бұрын
What'
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 4 жыл бұрын
asmay shaw guun bad ahyd kkkk
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 4 жыл бұрын
He makes something but he like young man still
@jatanidida5587
@jatanidida5587 4 жыл бұрын
Short man never get old 🤣🤣.. But I like all his songs... So fantastic
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
That's is true asma qurux 2012 and now still is same
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 4 жыл бұрын
Inta 2020 dawanaysa like
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 4 жыл бұрын
1 MAY 2020
@khadaraguero2237
@khadaraguero2237 4 жыл бұрын
𝐸𝑒𝑧ℎ 𝑐𝑎𝑙𝑎𝑎 𝑠𝑜𝑛𝑔
@cigalcabdi9493
@cigalcabdi9493 3 жыл бұрын
11a1
@Khadaribrahim123
@Khadaribrahim123 2 жыл бұрын
Heestan inta ila dawanaysa 2022 like isaar ♥️♥️♥️♥️♥️❣❣❣
@engadil9931
@engadil9931 Жыл бұрын
Tiktok ayaan ka soo raacay 4 sano Ka hor waaye hadda lee u maleenaayay beh
@fouedahmad9778
@fouedahmad9778 5 жыл бұрын
Hargaysa Ku jecliya Hoyga ilbaxnimada Intan Ku jeclhy Jigjigadan ku dhashay ma.jecli 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍✍️✍️✍️👈
@hiboqule6797
@hiboqule6797 4 жыл бұрын
Anaguna ku jecelnay wllo qaliH Salan from hargeisa
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
@@hiboqule6797 hargeysa halkeeya ina quule
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Sido waan jecelahnahay jigjiga
@barniahmetofficials1717
@barniahmetofficials1717 4 жыл бұрын
Wanu ku jecelhy Wll🙏♥️ From UK DadkaygaH Somali idin jecli💚
@cabdixaafidmukhtarawed5883
@cabdixaafidmukhtarawed5883 6 жыл бұрын
HeesiHii mirqaanka war like ta igu qabtaH nacaLaaYe. 😂😎
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 5 жыл бұрын
Ala maxad ku mirqaantey
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 4 жыл бұрын
AnoH mirqaamaYa ayn dhaGaYzanaYa imka 😂😂
@abdiazizali3306
@abdiazizali3306 4 жыл бұрын
Haa marka Aan qaad Aan baranayi ayaa dhageysani jirey
@hodoahmed75
@hodoahmed75 3 жыл бұрын
@@abdiaziizmustaphe732 Mirqaanka Yarayso Heestan Mirqaan La,anta Ayay Ku Wacan Tahaye
@hamsecumer9294
@hamsecumer9294 3 жыл бұрын
@@abdiaziizmustaphe732 hada mirqaamaya ana☝️
@nimcocabdi1166
@nimcocabdi1166 4 жыл бұрын
yaaa ilaH dhegesanya caawa oo ay tarikhduH thy ❤ JunE 26 /6 /2020 10:15❤❤❤❤❤💎
@khalidmohamed2569
@khalidmohamed2569 4 жыл бұрын
Hesstan gabar saxiibo status so saarate. 2ax yar kahor aheed. Hada KZfaq sogale. HAMBALYO SOMALIYEED 26 JUNE
@nimcocabdi1166
@nimcocabdi1166 4 жыл бұрын
@@khalidmohamed2569 hanbalyo hno💭💚❤
@khalidmohamed2569
@khalidmohamed2569 4 жыл бұрын
@@nimcocabdi1166 Mahsanid Ina Adeer
@quruxleydahargaysa7415
@quruxleydahargaysa7415 4 жыл бұрын
Hargysa way socotay walahi hoygii fanka Iyo fanaaniinta❤️🌹😍😘😘
@nadranuura2707
@nadranuura2707 6 жыл бұрын
Jaceylkeygi ugu horeyay xasuustey markan maqley hestan😘😘😘😘
@sukhraapdala2141
@sukhraapdala2141 5 жыл бұрын
Kkk wllhi maahe same baynu nahy wllhi anba ki labad baan ku xasuusta like isiya
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
@@sukhraapdala2141 mahee aniguna kii 3 aaad wow
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 4 жыл бұрын
@@aragsan6552 maaahee maxaa beena meeaha
@rashiidrashiid398
@rashiidrashiid398 3 жыл бұрын
Kkkk ana hacaylki 20 ayan xusustay
@mrzaam4468
@mrzaam4468 2 жыл бұрын
Maheee ana kii 1m xasuustay
@marwaanxasan5319
@marwaanxasan5319 2 жыл бұрын
HeestaaN wllhi xusuus bay igu leedahay habeeN xusid mudaN baa ku soo Qaatay🥰
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Ahmed tashome waa lengd wlhi heestan wxy soo baxdey 2006 anigu wxn u aqaana mushiriya lkn mgceeda saxda ah waa Awr amba ninkii garan baa garan 🥰✌️
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 Жыл бұрын
Anbo saas u aqaaney 2012 bartey
@Jonahali007
@Jonahali007 2 жыл бұрын
Neeey, naaahhh ohhh naahhh Ohhh ohhh neyy neyyy ohhhh Neyyy neyyy ohhh neyy neyyy Eyorikaa, eyorikaaa, chaio chaio Addis’aba Ticheyw yemeTahut, lib alegn Awera Amba Zumran lamakir neuw, yachin lij lageba Insossilaye, yemushiraye (2x) Insossila QiTelei, abibual zarei Anshtual zarei Mushiraye, mushiraye hoo (mushiraye, mushiraye hoo) Mushiraye, mushiraye hoo (mushiraye, mushiraye hoo) Libeiyn hid yilegnal, Abayin teshagro (mushiraye, mushiraye hoo) AsTelagn ketema, kayehush jemiro (mushiraye, mushiraye hoo) Mushiraye, mushiraye hoo (mushiraye, mushiraye hoo) Mushiraye, mushiraye hoo (mushiraye, mushiraye hoo) Libeiyn hid yilegnal, Abayin teshagro (mushiraye, mushiraye hoo) AsTelagn ketema, kayehush jemiro (mushiraye, mushiraye hoo) Awera Amba teweldesh anchima, asadigosh Zumra Emnetish fiqir neuw mewaded, haymanotish sirra Demo addisish aydel giltsinet, mewdedshin menager LimTa’na enigerew leZumra, yawujilin l’ager K’Awera Amba Tebiqign, memTatei ‘mayqer neuw Injeram ligagir, fetilim lifetleuw Ahun eyorika, tesaktual mignotey Zumra’m yifeqdalu, amnew benei’mnetey Badegshibet limadu, eyorika k’Awera Amba Minim baynor, digis serg, eyorika k’Awera Amba MeTichalehu, wedajei, eyorika k’Awera Amba Wub bahlishin wedije, eyorika k’Awera Amba Tew irgeT’irgeT, irgeT dankira Inde qessu meest, inde’debtera Tew mita’mita, mita be’igrihh Ishokim yelew yemiwegahh Sirra’n kewededk be’Awera midir Qonjit yantew nech, atiTeraTer Sirra’n kewededk be’Awera midir Qonjit yantew nech, atiTeraTer Badegshibet limadu, eyorika k’Awera Amba Minim baynor, digis serg, eyorika k’Awera Amba MeTichalehu, wedajei, eyorika k’Awera Amba Wub bahlishin wedije, eyorika k’Awera Amba Metesaseb kemolabet, Awera Amba, Awera Amba Selam fiqir, kemayibet, Awera Amba, Awera Amba Mehedei neuw wede’Awera Amba, , Awera Amba, Awera Amba Dehna hugni, Addis’aba, , Awera Amba, Awera Amba Mushiraye, mushiraye hoo (mushiraye, mushiraye hoo) Mushiraye, mushiraye hoo (mushiraye, mushiraye hoo) Libeiyn hid yilegnal, Abayin teshagro (mushiraye, mushiraye hoo)
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 6 жыл бұрын
ወጣት በነበርኩበት ወቅት ይህ መዝሙር እወዳለሁ Soomaalidu heesaha Axmarada way wada dhegaystaan iyagoo fahmeen Balse axmaar ama tigray hees soomaali ah dhageysanaya lama soo helayo That is true
@cadaaweciise6077
@cadaaweciise6077 2 жыл бұрын
Wallhi waa sax taas been ku mashegin
@naimaahmed7847
@naimaahmed7847 6 жыл бұрын
Mushuriya mushiriya igawale wankuheysta wiilka ahmed ah 💯💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏👏👌
@zalmahuzein920
@zalmahuzein920 6 жыл бұрын
J
@khadarmohumet5653
@khadarmohumet5653 4 жыл бұрын
Manoshahay naimay
@limuqueen235
@limuqueen235 6 жыл бұрын
Maxan raadiyay inbadan heestan wlle 7 sano kahor ❤❤❤
@saalaxkunicilmi6301
@saalaxkunicilmi6301 5 жыл бұрын
7 sano ka hor aa hhh duqa tahy walaley wan ku gad gadayy blse iiga weyntahy😍😍😍😅
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
2012 caaan noqotey o an dhagesan jirey wa hees an caadi aheyn
@user-li6rt3xz6j
@user-li6rt3xz6j 3 жыл бұрын
Waa heestii heesaha runtii Legend Ahmed Tashome
@nimoiman5115
@nimoiman5115 5 жыл бұрын
My favorite song 🇸🇴
@hiboqule6797
@hiboqule6797 4 жыл бұрын
Gobaz
@mojirde
@mojirde 6 жыл бұрын
ይህን ሰው ውደድ ( xabiibtan jeclaayeey)
@Harirtube
@Harirtube 6 жыл бұрын
Heestan marki u horeysay aan maqlo 2008 Walee xasuus i gelisay Iyo dadki marka ila joogay oon hada agtayda ka dhawayn Asxaabtaydi heestan wada xiijin jirney Nolol fiican ku nolaada Best singer Ahmed tashome
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
Fisrt I liked him and the second I liked him dance and the third I loved him face action wooow Go head yh Ahmee Teshoome😘😍famous singer 😘😍He have a Sharu Kan Action👌👍✌
@zir_naazir
@zir_naazir 6 жыл бұрын
really hargeisa is african holywood mzha allh💑🎤👌😍
@apdiraxiinmaxamuud8041
@apdiraxiinmaxamuud8041 Жыл бұрын
Hees aroos weeye heeskani fova xabashi songs from hargeisa somaliland ❤
@F13500
@F13500 4 жыл бұрын
Omg I love this guys he was my favorite when I was little girl 😭🤗❤️
@bmanibruz3521
@bmanibruz3521 3 жыл бұрын
Come I will take u to him😒😔😔
@queenfazuucadey9842
@queenfazuucadey9842 3 жыл бұрын
❤️ilove this song 🥰❤️ yaa ila dhageesanayo 2021❤️june 4👍
@hamsecumer9294
@hamsecumer9294 3 жыл бұрын
Aniga☝️kamma daalo heestan
@Shumeey656
@Shumeey656 Жыл бұрын
Heestan 2023 Yaa daawanayo viva ethiopia
@nuurahmeddhaashane9130
@nuurahmeddhaashane9130 6 жыл бұрын
Wiilkan ahmed maaha ethopian waa yamani ay dhashay oromo kuna barbaaray ethopia lakin isagu waa yaman siduu isagu iisheegay habeenka barnaaminkan la qabanayay
@Maxchama
@Maxchama 6 жыл бұрын
War wa dhaashane i wrn sxb..
@asmanasir8588
@asmanasir8588 6 жыл бұрын
Sdf
@nuurahmeddhaashane9130
@nuurahmeddhaashane9130 6 жыл бұрын
@@Maxchama lipaax waan ku salamay sxb xaga fankana waan ku jiraaye 😂😂😁
@Maxchama
@Maxchama 6 жыл бұрын
@@nuurahmeddhaashane9130 nin adag ayad tahay sxb hore u soco 👉
@hamsesiciid5855
@hamsesiciid5855 6 жыл бұрын
Wuxuu doono hadii uu yahay Maxaa naga galay Waa fanaan heesaya ayuun buu noo yahay
@AbdalleFuaadAbdi
@AbdalleFuaadAbdi 6 жыл бұрын
Hhh heesta maxaan 💪 gym ku ciyaaray
@apwaangeezey9334
@apwaangeezey9334 4 жыл бұрын
hoyga il baxnimada hargeysa❤
@hilmihabib8064
@hilmihabib8064 6 жыл бұрын
Mukhtaar Biiroof izku Eekaa YAA iLa ArkaY
@darikkandalo7280
@darikkandalo7280 6 жыл бұрын
Hilmi Habib waad soo saartay imikuunbaan u fiirsaday war ninka beeroof in loo keeneey ahayd
@mrfuga6041
@mrfuga6041 6 жыл бұрын
Kkkkk 😂 😂
@mokhtarmohamed8214
@mokhtarmohamed8214 6 жыл бұрын
Hhh Macal Bood Boodka
@abdimussa1558
@abdimussa1558 6 жыл бұрын
BeentA maha waale lakiin keeba wAayn labadoda 😂
@zamzamomar5537
@zamzamomar5537 5 жыл бұрын
Hilmi Habib ani kula arkay hhhhhhhhhhhhh
@apdirahmn
@apdirahmn 26 күн бұрын
Still who is watching 2024😢
@wanaajiyehepnuupdih7688
@wanaajiyehepnuupdih7688 5 жыл бұрын
Ahmed toshome iyo hestissi arooska ahayd markii ugu horaysay ee so baxaday 2012 ahayd
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Heestan wxy soo baxdey 2006 ninkii garanbaa garan heesta wxn anigu u aqaana mushiiriya lkn mgceda saxda ah waa Awr amba mrkaa tariikhda iska sax
@sahracawil280
@sahracawil280 6 жыл бұрын
Ahmed tashome Awramba heestiiisaas ku hystaaah ❤
@sakimohamed2295
@sakimohamed2295 6 жыл бұрын
Play listigayga waligeed kamay bixin heestani anigoo 8 casimadood soo maray✌🔥
@ixsaan9294
@ixsaan9294 6 жыл бұрын
mashllh viva Somaliland Ethiopia hargaysa boliwood africa 💝💝💝💝👏👏😍😍💝💝
@maxamedwali120
@maxamedwali120 3 жыл бұрын
Ahmed 15 sana ka hor ayu qaday hestan wali waxu umuqda nin yar
@hafsayousuf3025
@hafsayousuf3025 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaya🤣🤣
@cabdifitaaxmaxamuudmacow7050
@cabdifitaaxmaxamuudmacow7050 2 жыл бұрын
Mashuriyayey mashuriyaa gormaan maqli jiray
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 4 жыл бұрын
2007 canjalad DVD ah ku dhagysan jirey waa u tageeri jirey heestan ahmed tashome
@kanaxamakufarax7484
@kanaxamakufarax7484 3 жыл бұрын
Asxaabta 2021 daawanaysa is muujiya
@IbrahimMohamed-ul7cs
@IbrahimMohamed-ul7cs 4 жыл бұрын
Isaaaq itoobiyanka hayskaga beeriin ileen waa itoobiyan
@machealhamton8218
@machealhamton8218 2 ай бұрын
Am in a prome night with my habesha girlfriend listening this song in yirgalem(fura hotel) where our love story starts ❤... Innocent guy from Somaliland 😊 Mon/June/2024
@machealhamton8218
@machealhamton8218 Ай бұрын
N eventually she left me devastated .losing my her has been one of the most heartbreaking experiences of my life. We shared a love that felt like it could overcome anything, but ultimately, our different cultural and religious backgrounds became an insurmountable barrier.despite our deep bond and shared dreams, we had to part ways, leaving me with a profound sense of loss and sadness. It’s difficult knowing that love wasn’t enough to bridge the gap between us and the expectations of her family. I wish her the best.
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 6 жыл бұрын
AxLaa hEes markii igU horeysay ayay ahayd 2008 xusuus qaaLiya *AHmed Teshoma*
@Za07Editz
@Za07Editz 6 жыл бұрын
Waa xiligii uu soo saray Albankii heestani ku jirtay
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 6 жыл бұрын
HaaaH wllHY aaaD iyO aaD waagas Adis Ababa Joogey
@maamizzatv4040
@maamizzatv4040 5 жыл бұрын
Markay soo baxday 2006 ayay ahayd
@puregenius3493
@puregenius3493 4 жыл бұрын
Adis ababa aad miya looga dhagaysan jiray wakhtiga sida dhulka somalida
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 4 жыл бұрын
@@puregenius3493 haaah walal aad iyo aad
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 5 жыл бұрын
Awra Amba wa magaalo Dhaqankeedu fiican yahay waxay na ku Taala Gobolka Bahardaar Sida u sheegay Ahmed Tashome Sufia Wa Albunkii ugu Horeeyey e so baxay 2007 wa Fanaan abwaan laxamiiste ah Aadna u Cod macan 🌹🌹🌹👏
@hassanahmedjama321
@hassanahmedjama321 6 жыл бұрын
Wooow sxbkay Ahmed Waa Fanaan weyn oo Welipa Heesa sameeya Ahna laxamayste. Xusuus
@Za07Editz
@Za07Editz 6 жыл бұрын
Ahmed tashome heestiisan Awra Amba Waa hees fiican Awra amba waa meel Dhaqan oo ku taal gobolka amharada Gar ahaan Magalda Bahardaar Sido kale waa abwaan waana laxamayste
@sahrasaqadhi8243
@sahrasaqadhi8243 6 жыл бұрын
Maxay heesta ka hadleysaa jacyl mise nacayb
@abdiasismohamedgure2245
@abdiasismohamedgure2245 3 жыл бұрын
Ha waa Tuulo amxaaradu dagto
@enenegn5719
@enenegn5719 5 жыл бұрын
Ahmed betam talented yegitmn zema derasi endihum zefagn neh , betam betam yemideneq talent nuw yaleh.
@mowliidfiland3353
@mowliidfiland3353 6 жыл бұрын
mushiriya waa hees qiimo leh waan ka helaa awra amba ahmed
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 жыл бұрын
Ahmed teshome Legend 2008 ilaa 2018 garanaya garanaaya ✌🏻✌🏻
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 Жыл бұрын
Ahmed you still young in 16 years ago and now you are still young from somalia girl
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 5 жыл бұрын
legend ahmed teshome heestan waxan dawan jiray 2008 kii
@user-bz3jy1vt1y
@user-bz3jy1vt1y 3 ай бұрын
STILL I AM LISTENING THIS SONG 2024/5/18
@ajabnino9577
@ajabnino9577 6 жыл бұрын
Hargaysa international fananiinta geeska
@abdifatahmaal3886
@abdifatahmaal3886 5 жыл бұрын
Caadi maaha Best Song👍
@najmahajji3924
@najmahajji3924 4 жыл бұрын
My Favorite Song From ♥️🇸🇴
@arabsyarre9374
@arabsyarre9374 6 жыл бұрын
Best song ahmed hees aan inbadan dhagstay axsan xasuus 😍👌
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 6 жыл бұрын
BEST SHOW EVER I SEEN.SMS AND HCTV NOOLADA
@ogadenqueen6336
@ogadenqueen6336 6 жыл бұрын
Balayo kula gabni badnatay mushariyaye kulaha waxa laga wada cinjiir ayan qabna inte nada studio GA jogto 😀😁
@abdimohamedabdi5594
@abdimohamedabdi5594 6 жыл бұрын
Ogaden Queen hh waa aroos waa luqada khasabka kubaranay ogaden ahan
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@sacadmuusecismaan1894
@sacadmuusecismaan1894 3 жыл бұрын
2021 yaa inta ila daawanaysa like
@mohamedabdinurhassan
@mohamedabdinurhassan 3 ай бұрын
Heestaaan waxaa ku dhageystay Muqdisho, Hargeysa, Burco, Baydhabo, Jigjiga, Jawhar, Djibouti, Harar, Nairobi, Adisababa, Dubai, Istanbul, Turin, Milano, Venice, Geneva, Paris, Heeso kale oo Somali, Ethiopia, Arabi, Kenyan, Pakistani, Indian, iyo kuwo kale oo xiiseeyo baa waqtiga firaaqada ahay Dhowrki bilba mar ku tuurtaa.
@Dhuxul9
@Dhuxul9 6 ай бұрын
I love this song 🇸🇴
@apdekapdyrahman5989
@apdekapdyrahman5989 5 жыл бұрын
Heestaa Waa Hees Mcan Ala Maxan dhagystay In badan❤
@soundeffect7230
@soundeffect7230 4 жыл бұрын
ትሬዲንግ አምራ አምባ ሆርናትስ AWRA AMBA *maxan wakhti hore dhagaystay its very amassing*
@munaismail264
@munaismail264 4 жыл бұрын
Hoyga fanka Hargysa
@muqdishohargesa7805
@muqdishohargesa7805 4 жыл бұрын
Xasus galay Naagteyda so xasustay 😭😭😭
@najipalv3z557
@najipalv3z557 6 жыл бұрын
eshcalah wllhi heez mushiriyah Ahmed 👏👏
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 Жыл бұрын
Heestan iyo addis abab 🇪🇹 xasuus ma guurta ayay igu leeyihin
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
2012 hestan bartey ila iyo hda wan fiirsadaaaa waaw
@mrsomalijacayltv3656
@mrsomalijacayltv3656 6 жыл бұрын
best song
@mohamedhusien9015
@mohamedhusien9015 6 жыл бұрын
Axmed tashome i like denbe le denbe zafen batem konjo
@MOSTAFEKANTE341
@MOSTAFEKANTE341 Жыл бұрын
Heestan legend songs Ethiopia,ونعلللننوللاعع😍😍😍
@dhuubodhexyar9994
@dhuubodhexyar9994 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya
@burhaanshaafi5805
@burhaanshaafi5805 2 жыл бұрын
This song is my favourite song 🎵 ❤ heart touching ♥
@fadumoina2810
@fadumoina2810 6 жыл бұрын
Jecliya Ethiopianka tagero buuxda 🙌
@mubariksiciidawadan5277
@mubariksiciidawadan5277 5 жыл бұрын
Xadhig bad tahay
@habibaamin8839
@habibaamin8839 4 жыл бұрын
Wow what a great man,I love this song
@sahalhussien5685
@sahalhussien5685 Ай бұрын
HCTV barnaamujkii fanka iyo nimco samriye dabadii cid halkeedi dhigta waa la laayahay
@amaalawil2945
@amaalawil2945 4 жыл бұрын
Heestani waxay cadaysay inta oromo nagu somaliyowday siya afsoomaaliga u qorayaan baa igaga daran. Waa la dhaxal wareegay walaa
@r.c.pramadanchalengepubgmo1385
@r.c.pramadanchalengepubgmo1385 2 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanaya cawa tarikhdu thy 10 /6/2022 hben jimca
@abdullahiahmed407
@abdullahiahmed407 Жыл бұрын
Old is gold always 🥰🥰
@ifrahali5382
@ifrahali5382 4 жыл бұрын
Inta dawaneysa 2020 like
@maxamedaxmedabdulaahi583
@maxamedaxmedabdulaahi583 5 жыл бұрын
Xusuus hore heestan waxan dhagaysan jiray 2008 in Addis
@mednour5531
@mednour5531 2 жыл бұрын
Anoo Yar ban dhagaysan jirey heestan 2009
@zheekhahablaha6742
@zheekhahablaha6742 4 жыл бұрын
Maalinkii ugh haraysay een aan heestan dhagaysto 2020/7/22 arbaca sidaan u dhagay snaagay waan ku daalay
@fihiimacabdi7528
@fihiimacabdi7528 2 жыл бұрын
Mushriya 2021 oct yaa ila dhagaysanaya❤
@sagalmahamed5995
@sagalmahamed5995 6 жыл бұрын
Somaliland guul
@aaminaaamina2832
@aaminaaamina2832 3 жыл бұрын
Heestaa 2006 anoo dugsi dhiganaayo walaalkey iga weyn aa dhalada ka daara jiray asagoo are raac ah
@bemzema1880
@bemzema1880 2 жыл бұрын
2006 still ahmed is young. i was a kid in 2006 and know I'm older than him thy 🤔
@nemaabdi2240
@nemaabdi2240 5 жыл бұрын
Woow ax yaa hees orom ah
@mrzaam4468
@mrzaam4468 2 жыл бұрын
2021/ Yaa fiirsanayaa 🤣🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@deeqblushawi4344
@deeqblushawi4344 Жыл бұрын
Askar nikaa kali heestaan I shidey habeen xusid mudan walhi ❤
@user-vx1zy4kf6t
@user-vx1zy4kf6t 9 ай бұрын
Heestu caadi maaha❤❤
@usaamexaashi1714
@usaamexaashi1714 6 жыл бұрын
Mushuria 😍😍😍😍❤❤❤❤❤
@sammuse3340
@sammuse3340 6 жыл бұрын
Danhune addisabab..
@shukrimahamud4786
@shukrimahamud4786 3 жыл бұрын
2021 ya ika dabeyo somaliyey
@cadekacadeofficial2546
@cadekacadeofficial2546 4 жыл бұрын
Alla hestan maxan in badan dhagestay waanba iskaga cesh cesh taa mar walba wallhi
@puntlanderboy5333
@puntlanderboy5333 6 жыл бұрын
Isaaqqu naga cilmi badan! Bal hadda jaajee dhii maxay noogu soo daayeen?!
@khaalidasan5576
@khaalidasan5576 4 жыл бұрын
Puntlander Boy kkkkk
@mohamedlafcas
@mohamedlafcas 4 жыл бұрын
Puntlander Boy 😂😂😂😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😹😹😹😹
@YoonisAhmedsaleh
@YoonisAhmedsaleh 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 жыл бұрын
Hhhhhhh sxb mrka aad calamka is baraysid dariskaga ayaa la bartaaa mrkaa calamkuna isagaa muu imanaya
@user-mg9oh1ci5u
@user-mg9oh1ci5u 5 ай бұрын
2024❤😢
@cabdiqaadirdaadoow8159
@cabdiqaadirdaadoow8159 2 жыл бұрын
the best song of ithopia
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 жыл бұрын
Fanaaniita Ethiopia way kahoreeyaan kuwa soomaalida
@canabcabdullah8743
@canabcabdullah8743 6 жыл бұрын
xbda agtagan tii suldan serar usoo jwbtay mahino heestii silsilada tolow yabaray afsomali
@saynabjaamac3943
@saynabjaamac3943 6 жыл бұрын
Canab Cabdullah waa i yadii wllo hooyadeed baa somaliyad ah abtaa loo yahay inanta
@sukhraapdala2141
@sukhraapdala2141 5 жыл бұрын
Aniga baray somaalig manan la keenin🤗🖕🖕🇮🇹
@mpvlogs4314
@mpvlogs4314 6 жыл бұрын
MusHiriYaaYe
AHMED TASHOME NEW SONG HORNSAT MUSIC SHOW
4:00
Horn Cable Tv
Рет қаралды 130 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 21 МЛН
الذرة أنقذت حياتي🌽😱
00:27
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 10 МЛН
Ahmed Teshome - Awra Amba
5:09
kuchu
Рет қаралды 7 МЛН
caawale adan sharafta hablaha somalida
5:17
muradnagar1
Рет қаралды 3,9 МЛН
TEDDY AFRO - BOB MARLEY
5:56
Mohammed Idris
Рет қаралды 3,5 МЛН
Yahye Abdoulkader |  HEES MASHUP 2024
5:18
Geeska-Production
Рет қаралды 742 М.
Habashi Somali
5:42
liban farah
Рет қаралды 2,5 МЛН
Sahardiid M Sahardiid - Aynee.flv
4:54
WIILDACADAH
Рет қаралды 373 М.
HERUT TEKLEHAYMANOT WIILOW KALGACAYLKA HORNSAT MUSIC SHOW
4:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 164 М.
AXMED RAYS NAFTANI DIIQAD MOOYEE KUGU RAYSAN WAYDEE NEW VIDEO 2018 sax
6:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 21 МЛН