TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 9 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL

  Рет қаралды 410,753

AL-BADAR CHANNEL

AL-BADAR CHANNEL

11 жыл бұрын

Ramadaan Kariim
Dhamaan cashirada Iyo Muxaadaraadka Bisha soon Halkaan ka Dhageeyso
1) Muxaadaraadka Bisha Soon
• MUXAADARO CUSUB 2022 ...
2) Su'aalo iyo Jawaabo Gaar u Ah Bisha Soon
• Su'aalo iyo jawaabo ra...
#ramadaan2023
#Bishasoon
#sheikhhusseinalijabuti
Jazakumullahu kheyran
____________________________
Wixii Talo Iyo figrad Waxaad Noogu Soo Gudbin Kartaa Ciwaanada Hoose ku qoran
_____________________________________________________
Website : albedar.wordpress.com/
👉Gmail infoalbadarchannel@gmail.com
👉KZfaq / albadarchan. .
👉Facebook / albadar.channel
👉Twitter AlbadarChannel?su...
_____________________________

Пікірлер: 195
@ahmedosman615
@ahmedosman615 3 жыл бұрын
Saifu diin qudus Allaha kawaraabiyo Janada sare ee fardosa taariikh Dahabiya buu Muslimka uga tagay Fadlan uducee walaal
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 2 жыл бұрын
Alle ha barakeyo
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Haa wll beentaa maaha ninkaas janadiisa wuu heley shaki maleh
@abdifatahmohamud6471
@abdifatahmohamud6471 4 ай бұрын
Allaha janatul firdos melaha ugu sareyo hakeyo Amiin Amiin Amiin
@Qureyshi27
@Qureyshi27 4 ай бұрын
People watching 2024
@mohamedbillow7719
@mohamedbillow7719 29 күн бұрын
🙏🏼👏🖐
@zakifaandhe9796
@zakifaandhe9796 4 жыл бұрын
Qudus ilaahy ha u naxariisto oo janadii fardoowso ha geeyo
@user-gb4ly3tt5j
@user-gb4ly3tt5j 4 ай бұрын
Alhamdulillah farxd way dhaafty tan musliminta guulysty akhiiran ❤️ sheekh mustaphe allaha kaa ajarsiiyo insha Allah ☺️
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 3 жыл бұрын
Masha allah guushii waan gaadhnay intaas oo xalqadood murug ahayd allahu akbar allow islaamka cisee 🥰🥰🥰🥰
@ShirwacAhmed
@ShirwacAhmed 6 ай бұрын
Alx muxaadirada tataaarka oo mudo 14 sano ka hor aan ku hamin jiray inaan dhageesto maaanta alle I waadajiyay inaan dhameesto Alle ha idinka ajar siiyo dhamaan walalaha isku howlay inaan dhageysano sh..mustafa alle hanoo kaa xifdiyo aduun iyo aaqiraba ❤❤❤❤❤❤
@hothocabdi2046
@hothocabdi2046 5 жыл бұрын
Wan dhameystey 9kii qaybood ee tataarka ,waa taariikh cajiib ah really
@abdullahbahnan3183
@abdullahbahnan3183 2 жыл бұрын
Aniga mrki labaad ayan hda dhamysty (3sano kahor ayan mrki kowad ii ahaa) kama dhargeyaid cajib bay ahyd wliba sida islaamku mrki dambe u guuleysteen
@mohammedaliyonas4313
@mohammedaliyonas4313 2 жыл бұрын
Taariikhdii cagaarnayd, Ilahay haynagu simo tanoo kale
@xasandheeregahayr6353
@xasandheeregahayr6353 4 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto qidus janatul fardawsa
@abdiabdi9781
@abdiabdi9781 6 жыл бұрын
Caruurteena hidleer iyo wax aysan shaqa ku lahayn ayaa loo dhigaa iyagoo taariiqdaan leh
@siyaasi.
@siyaasi. 5 жыл бұрын
Sh mustafa allah ha ku xafido insha allah mar labaad wey soo laban donaa muslimita sida qoranka nalagu shegay
@adamfarah3004
@adamfarah3004 7 ай бұрын
Wllhi waan ooyay markaan dhagaystay 2 qaybod ee ugu horeeya ..... sanad ka dib baan helay 4 xalqadood .. 3da qayb ee ug danbaysa maaain ramadaan ah baa la ii diray Jabkii Tataarka Aaad ban ugu Farxay Wllhi
@mohamudissak4139
@mohamudissak4139 4 жыл бұрын
Sheekh Mustafe Illahey Cumrigaada. Caafimaadkaaga. Iyo Cilmigaadaba Allaha xafido.
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Sheakha eebbe ha xifdiyo aakhiro iyo adduun ba masha allah
@engshuwoyare1131
@engshuwoyare1131 2 жыл бұрын
Faa'ido wcn ayaan ka faa'iday sagalkan cashar alle maskaxda haku wayneyo sheekh
@mohamoudladane7326
@mohamoudladane7326 4 жыл бұрын
Hadaba aynu ogaano in ilahay ina dayacayn waayo waad argyaan meesha ilaahy diinta ka soo celiyay hadii masar la furan diinta waa dhamaan lahyd Allahu akbar Allahu akber
@gurgmadqaranmedia
@gurgmadqaranmedia 10 жыл бұрын
sheekh Mustafa xaaji Ismaaciil Haruun, Allah cimrigaaga Allah hanoo dheereeyo sheekh wlh waxaan si toos ah uga tahnaa bilowgii taariikhada tataarka ilaa meeshaan waxan rabi kaaga baryeyaa inuu janada fardowsa kugu waraabiyo insh waxaana hada kunoolahay wadanka Sweden waan jeclahay inaan kusoo salaamo jazaaka allah sida ad maskaxdeeda u dhistey.
@exberberaaadani5790
@exberberaaadani5790 8 жыл бұрын
Amiin
@ayanleosman4745
@ayanleosman4745 8 жыл бұрын
Amiin
@abdimohamedali5675
@abdimohamedali5675 5 жыл бұрын
Amiin
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 4 жыл бұрын
Aamin wll
@abdifataah44
@abdifataah44 4 жыл бұрын
alahu ma ameen
@dhooldaahir1238
@dhooldaahir1238 Жыл бұрын
Mashalaah sh mustafe ilaahay abaalkaaga janno haka dhigo siwacan baan u bartay taariikhda tartaarka ee caynu jaaluut iyo musliminta
@ayuparpe1580
@ayuparpe1580 8 жыл бұрын
wax ka badan 5 goor ayaan dhagaystay walina kama dhargin waa qiso cajiib ah sheikh musta jazahu allah si loo riyaaqo ayuu kaga shekeeye
@fowsarifowsari1774
@fowsarifowsari1774 7 жыл бұрын
kaahil ibraahim
@mohaabdi3416
@mohaabdi3416 9 жыл бұрын
MASHA ALLAH WAA DAGAALKII MUSLIMINTA UDANBEYEY ALLAHU AKBAR ALL A GARABTEY MUSLIMIINTA AGOO HELLEY HUGAAMIYE DAACADA QUDUS ILLAHEY JANAFARDOWSA HU, UGU AMAALMARIYO MUJAAHIDKAA ,SHIQEENA TARIIQDAA QIMAHA BADAN NOSOJEDIYEY CIMRIGIISA ALLAHA DHEREYO.
@Geejire
@Geejire 4 жыл бұрын
Sheikh mustafa ilaahey cimriga ha uu dheereeyo taariikhda tataarka markuu ka sheekeynayo waxaan moodaa in aan toos u daawanayo, Allaah yaxfadak.
@sabriina444
@sabriina444 3 жыл бұрын
Jasakalaah khayr sheikh mustafa 9 qeebood ba wan so dhameestay Balse holaako dhimashadiisa ma maqlin .
@malisicid4924
@malisicid4924 5 жыл бұрын
Allaah haku xifdiyo shaikh mustafe xaji ismaaliil cimrigaaga allaah raajiyo insha allaah
@aminajamac6072
@aminajamac6072 4 жыл бұрын
Sh mustafe xaji Ismail ilaahay hakudaayo ilaahay cimriga hakuu dheereeyo ilaahay caafimaadka hakuudaadaayo sh mustafe Ismail haaruun
@libaax_fx3399
@libaax_fx3399 5 жыл бұрын
Masha allah الا ان نصرالله قريب
@xaliimoibrahim1936
@xaliimoibrahim1936 Жыл бұрын
Allahu akhbar alx taariikhdaan inaan dhameysto waan jeclaa alxamdulilah ilaahey baa igu simey inaan dhameysto
@mohamedmohamud6017
@mohamedmohamud6017 4 жыл бұрын
Ajar iyo xasanaad aan la soo koobi kariin Rabbi hakugu abaalmariyo Sheekh Mustafe Xaaji ismaaciil haaruun waxay ahayd daakiro iyo maalmo mudnaa in dib loo xasuusto dhalinyarada islaamkana baraarujin u ah in dhibta maanta islaamka haysataa kuwo la mid ah ay horay usoo mareen haseyeesheen ay rag u kaceen diinta Alle....كل زمن له رجال الله يحفظك أستاد وشكرا لك وجزاك الله خيرا
@engatam4746
@engatam4746 7 жыл бұрын
Mansha Allah Sh.Mustafe Xaaji ismaaciil Haroon Jazaa kalaah Khayraa
@engatam4746
@engatam4746 7 жыл бұрын
oo ilaahay Cimrigaaga Hakuu barakeeyo iyo Cilmigaagaba
@mahdiiman
@mahdiiman 6 жыл бұрын
Wlhi aadba ujeecleestay muxadaradan 2 habeen ayaan ku dhageestay 9 chapter ba muxadaro uu leeyahay sheik mustafa oo KZfaq ka kujirta oonan dhagesan ma majirto amar ilahay waa raadiyaa muxadaradiisa ❤️
@ramlaabdijamac1239
@ramlaabdijamac1239 6 жыл бұрын
allahu akbar markasta guushu islamkay ku danbayn jasakalahu khayra sheikh mustafe 😍😍😍
@AbdiazizAlibare
@AbdiazizAlibare 4 жыл бұрын
MAA SHAA ALLAH WAAA GUUUL KAGU DIIRSADAY
@Shaacuur
@Shaacuur 4 жыл бұрын
Allah dalkeena ha inoo hagaajoyo dalkeena Sida aan caaliminta Sida Sheikh mustafa ah uga Faaiidaan ardaydeena Jaamacada iyo Secondaries ka
@bistoolebistoole8935
@bistoolebistoole8935 6 жыл бұрын
Masha alaah waa taariikh tusaalo u ah in baddan muslimiinta maanta joogta
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 6 жыл бұрын
Mancha Allah Sheekh Mustafe Xaaji Haarun Alle Cilmiga Iyo Maskaxdaba Haku Barakeyo Incha Allah:DxD
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 8 жыл бұрын
JAZAAKALAAH SHEKHEEY. CILMI IYO CIBRO AYAA NOOGU SUGAN
@zakifaandhe9796
@zakifaandhe9796 4 жыл бұрын
Maasha Allah sheekh mustafe ilaahay janadii fardoowso haku geeyo
@kaalmachannel2707
@kaalmachannel2707 5 жыл бұрын
May ALLAH bless you sheikh Mustafa. I really like your lectures. Jizakallah
@ishakabdirahmanmohamudwizz5003
@ishakabdirahmanmohamudwizz5003 4 жыл бұрын
Waa marki 6 ee aan ku ceshto taarikhdi tataaarka iyo guushi muslimka
@mohmedmohamoud
@mohmedmohamoud 7 жыл бұрын
Sheekh Mustsfe X Ismacil Haruun alle cimrigaaga iyo cilmigaaga ha kuu barakeeyo anagana ku wii ka faa'iidaysta hanaga dhigo aamiin aamiin aamiin
@abdifataah44
@abdifataah44 4 жыл бұрын
alahu ma ameen
@Waano23
@Waano23 8 жыл бұрын
Taarikhdan waxa kuqatayschool kayga wagas mafahan sanen waxan u haystay sheeko sheeko uun balse markaan dhageestay 9 ka chapter way iga dhadhacday waxan 9 kiiba kudhageatay 2 maalin iyo 2 habeen waxaan layabay sida ay umada Tataarki u ahaayeen manaxa yaal iyosida ay Musliminti u ahaayen xeligas intooda badan kuwa dulli ah marki ay katageen kitaabki Allah kana Tilaabsadeen sunadii Rasuulkena Sallallahu calayhi wasallam waxaan aad ugu Riyaqay Sida Aakhirkii loojabshay Tataarkii ee lootirtiray Ilaahay waxan karajeynaya inuu mideeyo Quluubta muslimiinta dhan garaadsiiyo cadawgooda kan fog iyo kan dhawba.
@hersiyare7617
@hersiyare7617 7 жыл бұрын
Sharaf Ali Aamiin Aamiin Aamiin sxp
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 6 жыл бұрын
Sharaf Ali Maalintaas Siday Islamku Ahaa Iyo Maanta Waa Isku Mid,Aduunka Inta Wadan Ee Dagaal Ka Socdo Ee Macno La,aanta U Dhimanaya Waa Islaam Alle Haynooso Celiyo Karamadeni Waayo Ku Dhaqanki Diinta Ayaynu Ka Tagnay Walal:DxD
@JAY.4040
@JAY.4040 6 жыл бұрын
Sharaf Ali school ka aa tarikh daan ku qaadatay waaba school fiican ee xagee ku yaalaa?
@Somabilbooks
@Somabilbooks 6 жыл бұрын
wll Dugsigee ayaad ku baratay Taariikhdan Dugsiyada dhex iyo sare laguma dhigee mise waa madarasad kolay somali ma arag taariikhdan meel lagu dhigo
@impactafrica3254
@impactafrica3254 5 жыл бұрын
Caqliga fayow aya laga helaa dad yar zida zharaf Ali oo kale alle haku dhowro wll zi fcn ayad uga jwp bixizay qizadan zheekhana alle ha ilaliyo
@hargeisasomaliland7656
@hargeisasomaliland7656 5 жыл бұрын
Alle haka abaal mariyo sheek
@w....w7043
@w....w7043 6 жыл бұрын
WALLAAHI baan kudhaartay hadii diinta islamku ifasixi lahayd inan aabe aan aabahay ahayn sheegto wxan sheegan lahaa MAXUMUD QUDSI inuu aabe iinoqdo...ALLAH qabrigaaga hawaasiciyo nabigana miciisa haka yeelo..masar(egypt) waykugu faantaa waana kugu faani doonan..anoo somaali ahna waankugu faanayaa
@abdalleosman132
@abdalleosman132 2 жыл бұрын
Mahadsanid faafinta iyo sida qurxoon oo nidaamsan aad uso gudbisay, misanka xasanadkana alle haku saaro wll mcn, sido kle waxa mahad iska leh sh mustfe oo an ablkisa laso koobi karin misanka xasanadkana alle hakugu daro
@MotriviaTv
@MotriviaTv 5 жыл бұрын
Mashaaalh cawa wxaa ii dhamatay silsiladii tarikhda tatarka jazakaaalh sh mustafe alle hkaa ajar siiyo cilmigaad noo gordhisay dhamman muslimiinta meel kasta ay joogaaan alle swt ha mideeeyo awooododana ha sooo celiyo insha allah 🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@anwaryare1703
@anwaryare1703 5 жыл бұрын
Shiikh Mustafa Allah cimrigaaga ha dheereey0
@mohamedbashiir8562
@mohamedbashiir8562 4 жыл бұрын
Sh mustafa alle haku xifdiyo
@ismailabdirahman3097
@ismailabdirahman3097 6 жыл бұрын
Alle haku xafido sh. Mustafe Wlhy waxaa iiga kordhay cilmi badan iyo waayo aragtinimo badan 9 maxdiro Tarikhda tataarka oo caawa ii soo dhamaaday degaysigoodu Alx
@jabraa2904
@jabraa2904 8 жыл бұрын
maasha alah ilaah haku xafido madama aad si wanagsan nogu so gudbisay qisadan
@burhanhassanwebi2049
@burhanhassanwebi2049 8 жыл бұрын
masha allah tataarka wuxu aha imtixan islam loo soo diray
@ayubgure3286
@ayubgure3286 4 жыл бұрын
Hadan biri kuso baxo hogamiye islaamiyed inshalah a al weyn ban kga hayn dona tarikhahn ad nala wadagtay sh.mustafe xaji allaha janada hgugu arsaqo
@somalifamilyyoutubes3563
@somalifamilyyoutubes3563 7 жыл бұрын
Mncha allah alle haku dayo Amiin
@khalidabdulla4495
@khalidabdulla4495 7 жыл бұрын
mansha allah sheikhunaa mustafa xaji ismaciil alaha ku xafido cimrigadane alaha khereyo khabtii waa tarikh muhiim ah oo bahned in laxasusiyo musliminta hada jogo sey u ogadan hadi lajabo in dib loso noqan karo jazakalah kheraaah sheikhunaaa
@adansabrie636
@adansabrie636 4 жыл бұрын
Dagaalkii badbadiye dunida oo dhan gaal iyo muslimba caynu jalut ... Sayfadin qutuz
@mrcdirector1831
@mrcdirector1831 10 жыл бұрын
Maan sha alah ilaahay haka jasaai siiyo sheekha
@mahamedyare3480
@mahamedyare3480 5 жыл бұрын
Masha allah
@engatam4746
@engatam4746 7 жыл бұрын
ilaahay haku Xifdiyo Aakhiro Iyo Adoonba
@salatabdiazizmire9901
@salatabdiazizmire9901 6 жыл бұрын
Allahu Akbar
@mohamedibrahimfarah4363
@mohamedibrahimfarah4363 7 жыл бұрын
allaahu akbar
@abdihasan5310
@abdihasan5310 6 жыл бұрын
Msha allh waa muxadaro faaidaysi badan mudan wllyaal
@ibrahinhassan377
@ibrahinhassan377 6 жыл бұрын
Mshllll illaaaahow dhiigeeena iyo qalb igeena dont à gali
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalim illhy hakubarakeeyo
@ramlaabdijamac1239
@ramlaabdijamac1239 6 жыл бұрын
amir muslimin quuds Allahay haku naxaristo
@abdinur6589
@abdinur6589 5 жыл бұрын
Pl Longley London Pppp
@hudaidiris5222
@hudaidiris5222 4 жыл бұрын
Amin ya allah
@boodka3
@boodka3 4 жыл бұрын
aamin
@mohamedsayid2591
@mohamedsayid2591 7 жыл бұрын
alle haku xafido sheekh mustafe
@mohamedhashi2697
@mohamedhashi2697 5 жыл бұрын
Ilaahey haku xafido sheq mustafa
@ismailibrahim4116
@ismailibrahim4116 3 жыл бұрын
Sayfudiin qudus qaa id dhab ah buu ahaa Mudana in lagu daydaa
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 7 жыл бұрын
jasaka llaah sh
@yahyehusseingoodle9416
@yahyehusseingoodle9416 9 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu shiikh ilahay kuwi ku cibro qaata hanaga dhigo
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 5 жыл бұрын
Allow adun iyo anqiro kunaxarso
@xapupg3924
@xapupg3924 6 жыл бұрын
Qac qaac ibn camar aL tamiimi “ A man with 1000 man ”
@aadanguraase1531
@aadanguraase1531 9 жыл бұрын
Maasha allah
@primesoccer3540
@primesoccer3540 4 жыл бұрын
Sadhaqallahul athiim
@hoodoshide7791
@hoodoshide7791 4 жыл бұрын
Mshallah
@emranmahir2478
@emranmahir2478 8 жыл бұрын
masha allah.
@najax156
@najax156 4 жыл бұрын
Waa xaqiiq inuu muslimku soo laaban doono markay ilaahay u laabtaan
@abdikadirahmed6734
@abdikadirahmed6734 6 жыл бұрын
Jazzakallahu kheyr sheikh mustafa
@abdirahmanali1211
@abdirahmanali1211 6 жыл бұрын
MashaAllh
@husein456m2
@husein456m2 7 жыл бұрын
maan shaa alah sheekh mustafe ale ha ku xafido qisadaan wa u baahnaa waxaan ku dhagaystay mudo 20 laba maamood ah waliba anoo shaqaynaya oo aan janis badan u hayn dhagaysigaa markaan shaqada qabanayo wan hakina yey wa taariikh cilminbadan ku duugan tahay wan kaaga mahad celinayaa
@maryanaden4143
@maryanaden4143 7 жыл бұрын
Husein456 M
@maxamudsalmaan1716
@maxamudsalmaan1716 4 жыл бұрын
manshalh illaahay haku barakeyo
@khalidhanane4230
@khalidhanane4230 9 жыл бұрын
Jazakumullahu kheir sheikh mustafe. waan wada dhagaystay taariikhdan aad soo jeedisay Allahuma acisal islaama wal muslimiin.
@axmedcabdi1531
@axmedcabdi1531 7 жыл бұрын
Khalid Hanane
@axmedcabdi1531
@axmedcabdi1531 7 жыл бұрын
2
@axmedcabdi1531
@axmedcabdi1531 7 жыл бұрын
2t .
@abdirahmanmohamed5212
@abdirahmanmohamed5212 7 жыл бұрын
man sha allaha waa tarikh qiso ku dugantahay
@camowmaxamed2039
@camowmaxamed2039 7 жыл бұрын
m
@guledz3980
@guledz3980 3 жыл бұрын
The End jazakumullah sheekh ❤️ 2021
@mdmzalmaanbg5530
@mdmzalmaanbg5530 3 жыл бұрын
Mnzhalha
@wojkaali6846
@wojkaali6846 3 жыл бұрын
dadka dislike saaraya maxaa ka qaldan allow shiiqina mustafa cilmigiisa u barakii
@buskuitidiris8316
@buskuitidiris8316 8 жыл бұрын
manzha allah she'kh jasakalah
@abdimohamedali5675
@abdimohamedali5675 5 жыл бұрын
Meeqa mar ayaan dhagaystay hadana kamadaalo mar walba
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 6 жыл бұрын
Sheeq Mustafa xafidahu laah
@user-hv7gw7mq6s
@user-hv7gw7mq6s 11 ай бұрын
جزاك ألله خيرا
@radkaofficail2282
@radkaofficail2282 6 жыл бұрын
mcha allh
@abdullbasidabdullahi6708
@abdullbasidabdullahi6708 8 жыл бұрын
masha allah
@ceyniguled2199
@ceyniguled2199 4 жыл бұрын
masha alaah
@bushramohamed3585
@bushramohamed3585 3 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 2021 taariikhda tataarka 9kii qayboodba wn dhameesty
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 4 жыл бұрын
allahu akabar alhakbar
@TALEEX1919
@TALEEX1919 Жыл бұрын
Maasha allah shiikh Mustafa Ilaahay ha ku xafido
@bilaal20
@bilaal20 10 жыл бұрын
maansha alaah
@xuseen3980
@xuseen3980 Жыл бұрын
msha allah
@cabdishakuurabdulaahi7761
@cabdishakuurabdulaahi7761 8 жыл бұрын
masha allah qisada inteeda badan horay waan u hayey oo waan aqanay lkn qaabka iyo humaak tuska uu isku saaray shiikheena aayaba wax lasiiisto lahayn. cajiib alla muxuu hdlka ku deeqsiinaa shiikheena hadaan amaani lahaa wax u qalmoo oo lagu aamaan waan la'ahay. ilaahay wxn uga baryaya inuu manzilada ugu sareeso ee janada geeyo
@dhereyekiiko2650
@dhereyekiiko2650 6 жыл бұрын
JazakalaH khyreH
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Murugo badan kadib farxad ayn lailmeeye. Allow cizee diinta islaamka
@agab7543
@agab7543 5 жыл бұрын
Amiiin
@hassanisse5459
@hassanisse5459 4 жыл бұрын
Masha alh
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Mansha Allah
TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 8 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL
1:11:28
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 203 М.
TAARIIKHDII TATAARKA PART 9 || SH. MUSTAFE HAAJI ISMAACIIL
48:55
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 88 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 51 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 7 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 21 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 62 МЛН
TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 7 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL
1:09:15
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 160 М.
TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 1 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL
1:12:08
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 166 М.
Taariikhdii Sultan Suleyman Al-Qanuni | Sh. Mustafa Haji Ismail
2:06:16
islaamka iyo Mustaqbalka aadanaha sh Mustafe Xaaji
1:31:50
Salafmedia
Рет қаралды 189 М.
Taariikhdii Qudus oo dhamaystiran bilow ilaa dhammaad | Sh Mustafe Xaaji |
2:12:25
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 8aad Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
1:13:05
TAARIKHADA TATAARKA QEEBTA 2 AAD SH MUSTAFA X ISMAACIIL
1:09:15
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 107 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 51 МЛН