ALI DHAANTO - HARGEYSA - HOBOLKIYO ABWAANADA HOYGEEDIYEEY -DHAANTO HANBALYO IYO SALAAN..

  Рет қаралды 78,825

ALI DHAANTO

ALI DHAANTO

2 ай бұрын

• ALI DHAANTO CALI DHAAN...
• DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

Пікірлер: 99
@Qalanjo99
@Qalanjo99 2 ай бұрын
from xamar to hargeyso rugta hormarkaa hiigsateen waan ka helnay🫶❤👏👏horey usocda gob baa tihiin asala
@quruxoday533
@quruxoday533 2 ай бұрын
Maasha Allah so beautifull song walaalkay cali dhaanto aad iyo aad ayaad u mahadsan reer hargeisa is muujiya millions waa in la dhaafiyaa ❤❤❤❤❤❤😍
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
eallaahi raganimaad muuchisay Mr. Cali dhaantow! waan kaa gudoonay salaanta iyo hambalyada wacan ee hawada noosoo marisay maalmhaan qaaliga ah. noolow oo afkaaga caana lagu qabay. eeshcalaa fanaan baad tahy. gooraan garbasaartii labooday aan dhaanteeyey ma garanayo! Waw!...Waw! waar yaa iqabtaa intaanan sooxin!? bal horta salaanta iga gudoon cali dhaantowwwwwwwww!
@HibaadHibaadhabane
@HibaadHibaadhabane Ай бұрын
Cali dhaanto qof saafiya shugran abwaan from hargaysa ❤❤❤
@f.warsame1069
@f.warsame1069 2 ай бұрын
Oh my Mother Land. Hargaysa 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👈🏽👈🏽❤️❤️🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@BatutaMedia
@BatutaMedia 2 ай бұрын
Wow mansha Allah, Guul Somaliland, Many thanks Ali Dhaanto
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 ай бұрын
CALI IS MY FAVOURITE SINGER 🙏🙏✌💪💪♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@DahirDahirali-wh9ws
@DahirDahirali-wh9ws 2 ай бұрын
Cali saaswaaye sxb daamu zio maji reer hargeysa jiroo oo joog lkn lafta naga doonimeyno Somali🇸🇴 hanoolaato
@abdihussein1061
@abdihussein1061 2 ай бұрын
Very sweet dhanto, #Ali dhanto I'm one of your fan in Africa ♥️
@xamdakaafiya3423
@xamdakaafiya3423 2 ай бұрын
Awoow waan kaa hayna amaantee mahadsanid
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
CALI DHAANTO "TAKE A BIG KISS FROM ALL Somalilanders " daawada dhaantadaa macaan! anaguna hawadaan kuusoo marinaynaa salaan qaaliya cali dhaantow. aad baad ugu mahadsantahay dhaantadaas macaan ,midkalana waan kaa sugaynaa aad hablaha reer Somaliland ku amaantid . wakaa cali dhaanto....
@clfatahahmed6436
@clfatahahmed6436 Ай бұрын
Ali dhaanto nin la hubo wlll sharaf iyo karaamo from hargaysa
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 ай бұрын
Msha allh #CALI_DHAANTO❤❤❤ AamiiN waanu kaa sugaynay #WELCOME_YOUR_HOME_HARGEISA HAPPY 18 MAY IS MUUJIYA REER SOMALILAND ❤ #_____________________Like_me
@f.warsame1069
@f.warsame1069 2 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤ and ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedmukhtar8609
@mohamedmukhtar8609 2 ай бұрын
Welcome Ali dhaanto... Somali singer
@ilsanmohamed8141
@ilsanmohamed8141 2 ай бұрын
Mahadsanid cali dhaanto from duriyada
@user-pi3hi1ou7s
@user-pi3hi1ou7s 2 ай бұрын
Waan kaa haynaa wll very Beautiful dhaanto❤
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 2 ай бұрын
❤❤❤. Jah. Dhantadi ugu. Macaned
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 2 ай бұрын
Woow mashalah thanks wllo cali dhanto 💐💐💐🌺🤍🤍❤️❤️💚💚💚👏👏👏🙏
@khadarmohamed6846
@khadarmohamed6846 2 ай бұрын
Masha allah Hargeisa hadhwanaag 🎉❤
@user-pi3hi1ou7s
@user-pi3hi1ou7s 2 ай бұрын
Thanks cali dhaanto ❤
@qadanismacil4642
@qadanismacil4642 2 ай бұрын
Masha allah ree hargesa
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 Ай бұрын
❤❤❤maansha allah tabaarakalaah zxb fanaan bilaa qabyaalada waligay tageeraan kuu ahaa ninmankaa ogaadeen ee ii ayeeydaa wlle gob adoo kalaaba ka dhashay sharafbaa korkaaga indr halkaa kaga hay fanaan qabiil maaha welcome brother from Hargaysa
@saadiqwarsame5168
@saadiqwarsame5168 2 ай бұрын
Soo dhawoow Abtiyo In badan ayaan ku suagyeyen
@engadam7274
@engadam7274 2 ай бұрын
Thank you sxb geesi qaran
@Is_bar
@Is_bar 2 ай бұрын
Hargaysa ✊️
@caweyskaxarago3778
@caweyskaxarago3778 2 ай бұрын
HARGEYSA ❤
@apdulwahabismael3019
@apdulwahabismael3019 2 ай бұрын
Waw ..best ❤
@historynerd7549
@historynerd7549 2 ай бұрын
Beautiful ❤
@Girlboss1.
@Girlboss1. 2 ай бұрын
Hargeysa hadhwanaag❤️❤️
@mohamedilyaaz4602
@mohamedilyaaz4602 2 ай бұрын
First comment 🎉
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 2 ай бұрын
Ali dhaanto legend
@khadarahmet4861
@khadarahmet4861 2 ай бұрын
Ali wan ka hyna
@husseinomar5942
@husseinomar5942 28 күн бұрын
Viva Somaliland!!❤ you from Kenya 🎉
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuul somaliland hargeysa
@najaahadam6795
@najaahadam6795 Ай бұрын
hargeisa caday ❤❤❤❤❤
@hamud7143
@hamud7143 Ай бұрын
When I saw abi Axmed , I get back
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 2 ай бұрын
Hobalkiyo abwaanada hoygeediiyey ❤
@ahmedqoor5571
@ahmedqoor5571 Ай бұрын
Ali dhaanto nin daacada abaalbaanu kuu haynaa noobkaalay
@khaliifdaacad7165
@khaliifdaacad7165 Ай бұрын
Wow🎉
@JabirOmar-tx2sg
@JabirOmar-tx2sg 2 ай бұрын
Cali dhaato wAANSOODHWIN
@muktarYusuf500
@muktarYusuf500 Ай бұрын
haadka duulee hawada sare hee-haaba yoow addigaa haatufoo hawl yaraan socdee hud-hud kiyo haldhaagoow ma ii hiilasaan holac iyo kulayla-ha halista badan rabi hoos kaaga yaal halaq iyo cadaawana kuma helee huwo baalashoo iska sii hadaaf hobalkiyo abwaanada hooy goodiyeey loo hilawyoo hargaysaan u heelanee hambalyiyo salaan horta iiga gee
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 ай бұрын
Ali dhaanto iidoor u dhaanteeyay tolow ma oromada isna . From Dhagaxbuur
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ай бұрын
Mayee waa nin goboo oo ogaadeen ah
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 2 ай бұрын
Ugaden iyo isaaq caydodu wakaftan Hamodina dad isneceb
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 2 ай бұрын
@@icecreamgiroontheline Adigu marka ma isaaqi lafta naga baad ahayd ? , isaaq kale majre
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 Ай бұрын
Markaa isaqa kale ma adaa qaatey 😂 nacasyahow calooshu buktaa ogaaden iyo idoor dhexdoodu kuma qaado naagyahow cuqdadu buuxisey
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Ай бұрын
@@najaadmaxamuud8099 Ogadeen kartay waa sonali isaaqu muxuu ahaa ?? Ogadeen iyo idoor wax ka dhexeeya majirto waa gaas iyo kabriid. Cali dhaanto waa in la waydiiya isaaq Oromo wuxuu ugu dhaanteynayo waayo dhaantada somalida loogu talagalay.
@Jamalwarsame
@Jamalwarsame 2 ай бұрын
Leggend
@minaminje7960
@minaminje7960 Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@wadania932
@wadania932 2 ай бұрын
Cagdheer 😂😂😂 thanks
@IB_Adam
@IB_Adam Ай бұрын
You are welcome Idoor 😁😁
@zaaraahmed3468
@zaaraahmed3468 2 ай бұрын
Cali bashiir (cali dhaanto ) wll qaali gacmo furan kusoo dhawoow Mahadsanid wll inbadan kaa gudoonay
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
𝐦𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yy7mc6yo7w
@user-yy7mc6yo7w 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤we love you ❤❤❤❤❤
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 2 ай бұрын
Woooow
@warsamemahamed5677
@warsamemahamed5677 2 ай бұрын
@sahalissack2762
@sahalissack2762 Ай бұрын
Mashallah ali dhaanto somaliland guul
@NimcofaaraxcaabiNimco
@NimcofaaraxcaabiNimco Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
HORGALADII 😂DAAROOD😂!! IIDOORKII😂BEY😂AMAAN KALA DUL DHACEEN!!😂!!! IYAGUNA IFKAY UGU NECEB YIHIIN😂CAGDHEEREY😂MA IIDOORKII BEY 😂ISKU QOREYSAA😂!!
@7june2024
@7june2024 Ай бұрын
Hargeysa inay tahay xafunta fanka iyo suugaanta ma cid baan ogayn
@WALA_MOHA__
@WALA_MOHA__ 2 ай бұрын
Hawystiii muqadi haday ku xagi wayso wala isbaran
@SaleebanJama
@SaleebanJama 2 ай бұрын
Mnshla wankahaynaa sxb
@Calimaxamedxasan-db4zs
@Calimaxamedxasan-db4zs Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Keena-diid
@Keena-diid 2 ай бұрын
Dad baa cali dhaanto ogaden u yaqaana 😂
@rukiyaduwane7800
@rukiyaduwane7800 2 ай бұрын
muxuu yahay
@IB_Adam
@IB_Adam 2 ай бұрын
Somali oo dhan hargeisa way jeceshahey.Edna Aden,Faysal Waraabe iyo Muuse Biixi kaliya maaha Isaaq iyo Hargeisa !
@khadijac9841
@khadijac9841 2 ай бұрын
Oo hadaa waaqolama ? Adigaaba Warhayee nabar bal 🤔
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 2 ай бұрын
Waan maqlaY waa reer dir ah oo itoobiya Dagan malaha akishaa laygu lahaa ​@@khadijac9841
@user-xm1lf6vt2b
@user-xm1lf6vt2b 2 ай бұрын
Wa ogaden waliba Cowlyahan 🐪
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
THANK YOU AALI DHANTO LAKIIN MID BAAN KA DIIDAY MAGACA SOMALILAND INTAAD KA BOODAY HARGAYSA UUN TIDHAADA WA SIDI FAQASHTA ODHAN JIRTAY WADANKEENA WAA SOMALILAND
@IB_Adam
@IB_Adam 2 ай бұрын
British somaliland lagama haladlayo ee waa Hargeisa oo ah caasimaddii labaad ee Somalia iyo meeshii Cali dhaanto awoowgii u safri jirey,ee timirta horaba dabka loo waayey ka heli jirey ee awoowgii afku dable ku dhacey 😁😁.Gooni isu taag meesha laguma hayo .Cali dhaanto waa wadani Somali oo dhan iyo reer Hargeisa jecel .Ha noolaato Somali wayn oo dhan inaabti!😁😁
@khadijac9841
@khadijac9841 2 ай бұрын
​@@IB_Adamkkkkkk timir iyo dab maxaa layskala doonay 😂😂😂
@IB_Adam
@IB_Adam 2 ай бұрын
@@khadijac9841 Sheekada iyo taariikhda Idoor iyo Cagdheer ayaanad aqoon! Labadaas beelood taariikh dheer iyo ood wadaag baa ka dhaxeeya.Timirta dabka loo waayey iyo tuuggii afku dable ayaa ka mid ah.Waa bari samaadkii iyo inta aaney amxaaro jaceylka iyo somalidiidku iman!
@IB_Adam
@IB_Adam 2 күн бұрын
@@khadijac9841 Waa sheeko hore oo Cagdheerta iyo Idoorka u khaas ah!😁😁
@aytoz4232
@aytoz4232 2 ай бұрын
Iidoorow fudaydka iska daaya ninku hees jacayla buu qaaday ee hees uu inagu amaanayo maahee😂😂
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 2 ай бұрын
Somaaliland❤18❤my❤33❤guul
@shariifcumaribraahim7380
@shariifcumaribraahim7380 2 ай бұрын
❤❤❤
@user-co9rt6ck8u
@user-co9rt6ck8u Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JabirOmar-tx2sg
@JabirOmar-tx2sg 2 ай бұрын
Asc
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 2 ай бұрын
Somaaliland❤18❤my❤33❤guul❤loov❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JabirOmar-tx2sg
@JabirOmar-tx2sg 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 2 ай бұрын
Boqorkii dhaantada Waanu Kaa Gudoonay Hambalyada
@AyaanCabdi-su7sf
@AyaanCabdi-su7sf 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Crashiid-yi9bf
@Crashiid-yi9bf 2 ай бұрын
Mid cusubn ka zugeyny lakin wa kugu qadany
@maajidhassan6755
@maajidhassan6755 2 ай бұрын
Boqorka dhantada waa kuu taaganyihiin ree somaliland big leged guuleyso🙏🏼
@user-zn1tz1ln9l
@user-zn1tz1ln9l Ай бұрын
I don't want see abiye axmed. When I saw abiye is in the dhaamtaada.i change my mind.
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 2 ай бұрын
🎉🎉🎉☀️☀️☀️🪐🪐🌎
@CabdirahmanCabdirahman-wi1is
@CabdirahmanCabdirahman-wi1is 2 ай бұрын
Soomalilaan maxaad ugu dariwayday marqudha hargaisa waa soomalilaanne
@INA_XAASHI_CHANNEL
@INA_XAASHI_CHANNEL 2 ай бұрын
Somaliland
@AymenTewodrose
@AymenTewodrose 2 ай бұрын
Somaliland oo wada shaqayn la leh Murtaad Abiy Axmed
@user-ti3vo5cl2t
@user-ti3vo5cl2t 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tk5ie1ld3m
@user-tk5ie1ld3m 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@user-qn1si1gq7b
@user-qn1si1gq7b 2 ай бұрын
❤️🤍💚❤️🤍💚🫡🫡🫡🫡🫡🫡💯💯💯💯💯
KIISKII BADDA OO MARXALAD CUSUB GALAY | DFS | CHINA
24:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 5 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 146 М.
MW XASAN SHIIKH IYO HUBKII AMAR ALLE LAAKIN 24 July 2024
16:45
DHAANTO CUSUB | IDIL AYRUUSH | BARNAAMIJKA CIIDA MIDNIMO-QARAN | VIDEO 2023
7:14
Dhaanto cusub Aroos Ayaan 2024
5:22
ALI DHAANTO
Рет қаралды 847 М.
YARTA DHEEREEY CALI DHAANTO VIDEO CUSUB
5:26
ALI DHAANTO
Рет қаралды 8 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,4 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 711 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 88 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 503 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 916 М.