ALLA MUQAALKAAN QOFKI FIIRSADO WUU OONAYAA JAAMACADI LAFOOLE SAY NOQOTAY

  Рет қаралды 12,872

Ajmal Services

Ajmal Services

Жыл бұрын

Пікірлер: 60
@maxaadan9345
@maxaadan9345 6 ай бұрын
I cant believe I saw it again It is where I studied, prayed, ate, went to the lectures, slept, the library etc tennis ground, i can remember every corner I saw homes of our beloved teachers I saw where I used to sleep Sinai 2...room 8 GEOGRAPHY HISTORY ENGLISH TAFSIIR
@amo6490
@amo6490 5 ай бұрын
people's like must be treasured.. it would help if you also considered to open a social media account may it blogging or vlogging to tell us young people about the beautity of our country and how life was before.............
@maxaadan9345
@maxaadan9345 5 ай бұрын
@@amo6490 I have learned that "nothing will remain forever except the face of my lord". better dont be nostalgic, be rather realistic, that will benefit you as well as others
@questhawk9415
@questhawk9415 5 ай бұрын
​​@@maxaadan9345 ignorance and selfishness of the highest order don't curv this issue into religion, why did you learn? To give back to your society may it be physical or verbal so I see your post totally negative and selfishness within you, so long as we have this calibre of people somalia will never rise SOMALIA HANOLATO
@amiinali8969
@amiinali8969 6 ай бұрын
😢😢😢 waxan daawanayaa 23/1/2024 ramadaantii kale ayaa fooda inagu soo haysa alle haynagu gaarsiiyo caafimaad
@taaha1680
@taaha1680 Жыл бұрын
Allah yaraxma Aabo, Anigo yar Baaskiil ku wadan jiray.
@ima6291
@ima6291 Жыл бұрын
Mooryaan kanan aqoon magalo mdxdeena macnahedaa ku heysatay nooga u qaban in saas loo nolado walina aan fahamsaneynba oo u qaban inay magalada dhaxal u heleen oo cidkaleba la leheeyn ee xaqa alaha tusiyo haduunan alle la doonina umada alle haka qabto yaaaaa alaah wdnkan lcg la aanaan wax kusoo barane ilaahoow bari samadkii noosoo celi aaaaaamiiiin waa qiirooday manta
@user-bs7vp4tv7c
@user-bs7vp4tv7c Жыл бұрын
Walahi waa runta nabad iyo nololba waan aragnay lakin wadanka waxa qasaya rer baadiyo an waligud magaal arkin
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
reer baadiye miyaa caay ka dhigtay??
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 Жыл бұрын
Waa runtaa rerbadiyo aa wadanki wareriyey dadkii Sunday people wadadki axada nasogalay ee usc iyago qoryo watey nasogalen ilahada qoray iney wax kumaqoniyanraban oociyalka bajajleyda laynaya muqdisho iyoagagarkeda iyo Somalia 🇸🇴 oo dhan nabad alaha siyo
@maxamadowcadow2683
@maxamadowcadow2683 Жыл бұрын
Gabadheedi soomaaliya meel fog ayeey aaday ey kasoo noqonkarin jiilkiini aad u nasiib xumaaday oo geeysteen dad dugaag ah wadanka halkaan gaarsiiyay inshallaah illaaheey agtiisi wax kama'aha in sidaas iyo sikasiifiican in ow ka dhigo..
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 ай бұрын
Aamin Shukrn Abaayo
@user-ns6bg4zd1d
@user-ns6bg4zd1d 4 ай бұрын
Lafoole education was top of the line. Two years of Lafoole can easily get you Masters degree in two years. Seen 1979/80 physics graduate getting Masters in Electrical Engineering in two years in USA. That tells the educational level. And Now…..too bad.
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 6 ай бұрын
Waa meeshaan ku bartey kubada koleyga ama Basketball ilaa aan u ciyaaro qaranka somalia
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 6 ай бұрын
Waxaan ka baxay lafoole 1984. Waa iska xaal aduun. Aad baan uga xumahay siday u ekaatay.
@tayebmussa3836
@tayebmussa3836 5 ай бұрын
Aad ayaan ugu farxay markaan arkay in lahayo dhamaan feylashii ardadii ka qalin jabisay Kuliyada Lafoole.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 ай бұрын
Lafoole MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA Fiiqatey xitaa jiingadihii waa siibteen
@nabaadradshe3341
@nabaadradshe3341 5 ай бұрын
Halkan aad kaamarada ku celcelisay muuqaalkeeda waxaa lagu magacaani jiray Ceelgaabta..waxaa ku yiilay xafiisyada iyo waaxyada kulliyadda..meesha midigta ah ee jiingadaha la saaray waa meesha kubadda koleyga iyo alaabaga lagu jimicsado ay yaaleen. Aaway guryihii Siinaay. Hoolkii cuntada aaway librarigii waa yaab. Mahadsanid wax baad na xasuusisay
@Daqare666
@Daqare666 Жыл бұрын
MAHAD SALAAD IYO YEYDA UU WATO ALLAH IDIINKA QABTO 1990 AYAA LOO NOQONAA AA LAGA DHABEEYEY
@nuroducale7302
@nuroducale7302 Жыл бұрын
Waa waxlaga xumaado meelaha danta guda inlayskadago .
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
Kii\tii alle nolol uga badbaadiyey rabi ha ku xamdiyo.
@maxaadan9345
@maxaadan9345 6 ай бұрын
1986 department of Geography 1990 head of the Geo dept prof. Adam afxakame was shot dead in front of African Village AHN tragedy of a nation
@hirsiabdi7338
@hirsiabdi7338 Жыл бұрын
Alla qeer allaha ku siiyo
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 4 ай бұрын
Nimcadaan waxaan soocelin Kara dadkii kusoo duulay mogadisho ee jabhadaha ahaa eedegay guryihii dadkii waxay iyo xarumihii dowlada eeweli mogadisho dadka kuleynaya. In ilaheey xaqa tuso ooleynta dadka jojiyaan oo kabaxaan guryihii iyo xarumihii dowlada ay boobeen1991gii
@cabdullahimuudeey2721
@cabdullahimuudeey2721 6 ай бұрын
adeer jaamacad maaha ee waa kulliyaddii waxbarashada Lafoole
@copyofficial1538
@copyofficial1538 Жыл бұрын
Derbiga 1:57 wxa ku qornaa National Teacher Education Center waayo 😫
@maxaadan9345
@maxaadan9345 6 ай бұрын
it was the first name 1963 later it was called Lafole collage of Education we had 10 departments
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 ай бұрын
Ajman xusuus gar ah igalisay runtii waxa kamid ahay dadkii kashaqeen jiray jamacada lafoole qeybta korontada 2007 wadanka maran soo booqday ayaa leyga codsaday qeybta masjidka motor yar korontada xafada shido ayaa koronto siinaye madama ay korontadi dowlada mesha kabaxday masjidka korontadiisa waxa injiner ka ahaa nin lubnaan oo carab ah balse farsamada somaliba ku eheen jamacada ina wax kabarto nasiib uma yeelan balse ina kashaqeeyo nasiib uyeeshay hada muqaalka marka arkay ilmada waceshan wayay waxa dib u xasuustay 1984 waa xiliga jamacada toos leygu sowareejiyay waxbadan hadaa rabto ina ka ogaato waa ila so xiriiri kartaa mhdsalid😂😂😂
@MAli-ez3ng
@MAli-ez3ng Жыл бұрын
Kuwii wax kusoo bartay qaar soo ma ahan kuwa qabiilka wado oo dalkoo burburiyay😡
@mogawarta8550
@mogawarta8550 Жыл бұрын
Dadkii xamar asalooti anaa ah. Markaan xamar imaadana inaan isla markii ka cararo aan ku sigtaa. Sida xamar dad aan eheen asalootiigii u bah dileen oo sumcadii uga qaadeen. Jamaacada lafoole waxaa dhisay aan u maleynaa talyaani. Luqada wax lagu bartana wexey eheed af talyaani macalimiintana waxey aheen professoro talyaani ah
@maxaadan9345
@maxaadan9345 6 ай бұрын
no, waxa dhisay maraykan Michigan university afka waxb wuxuu ahaa eng macallimiintuna bilawgii americans Somali laakiin big collage buu noqday waxa dhigi jiray dalal badan macalimiin ka timid India Germany
@hirsiabdi7338
@hirsiabdi7338 Жыл бұрын
Faculty of agriculture and animal husbandry
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 Жыл бұрын
Dadki dawladi burburiyay haday madax no noqdan lahaayeen ayago wadanka burburin soma fiicnaateen walle aakhiro idin ma cafino
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo ❤️
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Ajmal degan waan ku salaamay, salaan ka dib sidaad sheegtey waxaan xasuustaa yaraanteeydii waxaan joogey magaalo la yiraahdo buuloburte coontaroolkeeda dhanka koofureed, waxaan ahaa ciyaalka gawaarida markeey yimaadaan xanjada iyo sisinta ka gado rakaabka, waxaan ku xisaabtami jirney basaska gobolada ka yimaada, gaar ahaan midka beledweyne ka yimaada wuxuu soo istaagi jirey 10:am, kan gaalkacyo 3:pm, kan hargeeysa 8:pm, marka waayo waayo waan soo marney iyo dalka oo nabad ah ee Allaaah ha inoo soo celiyo aamiin yaa rabi
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
SAX AABAYO NIMANKI NINCADA IYO NABADA KU SOO RAXAYSTAY AYA ANAGA INTAY NA SEEJIYEN ILMAHENINA SEEJINAYA😭😭😭 WAXBARASHOO BILASH AH AYAY OO WALIBA LACAG LOGU DARO AYAY SO MAREN WAA IN AAN LADAGALAN QAWLAYSATADA NOLOSHA NODIDA WAA SIYASINTI SOO RAXAYSTAY!
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 5 ай бұрын
Somalinimo wax ladhahaa ms arko sababtoo nin caruurtii sii meel nabad ah soo dhigtey oo qurba jooga oo aan waxb dhulka ka yaalin ayaa wadanka baabiyey markaa wadan kana barlamaanada iyo dawlada iyo xafiis kasta qurba joog ayaa u soo shaqo tagtey oo fadhida markaa gabadhay xasuustaa marka laga yimaado wadan Kan qurba joog ayaa madaxa ka fadhida ilaahay ha ka kiciyo ayaa dhihi lahaa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 ай бұрын
Qabqablayaal kursi doona oo qabiil adeegsanayey ayaa dalka amxaaro usoo raacay
@ibrahimciise4695
@ibrahimciise4695 Жыл бұрын
Adeerada awoowa yaasha waa ku wii wadanka burburiyey Marka adeer allaha ku barakeye Haku dalin
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 4 ай бұрын
Subxanalh adeero iyo awowayaal maburburinin wadankee jabhadii usc ayaa halkaa dhigty mogadisho
@ima6291
@ima6291 Жыл бұрын
Ilaaheey idinkiis maandhay
@museosman8857
@museosman8857 Жыл бұрын
Ex xafadeydi ahaa ❤❤❤❤
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 4 ай бұрын
Waxaan ku shegayaa in dadkii hore eenimcadaa Soo arkay ayqaxeen oodobadaha kunool yihiin ooweliba guryahoodii xoog laguheysto ookuwii qabsady dhashoodii ayheystaan ooay leyihiin aabahay ayaa iiga dhinty gurigaan xisaabtuna waamalinka ilaheey lahortago eeyowmulqiyaama inshlh xisaabi weey danbeysaa
@abdiabdi3670
@abdiabdi3670 Жыл бұрын
Ader dalka waxaa burburiyey dadka ilaa iyo hada degan xarumihii dowlada lagana saari la'yahay, iyo dowlad ku sheegta wax ka qaban la'
@FadedTer-sc7sb
@FadedTer-sc7sb 6 ай бұрын
Awoowe hadraawi aun kasoo bacay 😭🥹
@maxaadan9345
@maxaadan9345 6 ай бұрын
I saw his office where his name was curved on it
@xaliye1902
@xaliye1902 Жыл бұрын
Aar lafoole ahaa 2006 igu danbeeysay masajidka minarada
@safamarwa3597
@safamarwa3597 6 ай бұрын
Waxa dayaca ina badayba waa waayeelayaashaa
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 4 ай бұрын
Waxaan dawanayaa26/2/24
@Hana-yo5bl
@Hana-yo5bl Жыл бұрын
Ax xafadaan ku soo koray ahaa ee abayo soo baddi koobaha taariiqiga ah sida xarunta agoonta wiilasha hadey macquul tahay
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 5 ай бұрын
Xukunkii qalafsanaa ee cadaadalada ka fogaa baa ka dambeyay burburka somalia
@hirsiabdi7338
@hirsiabdi7338 Жыл бұрын
Walahi yaab waaye
@hirsiabdi7338
@hirsiabdi7338 Жыл бұрын
Aniga abdihakim waxaan ka mid ahaa dadkii nasiibka u helay in ay waxka bartaan 1988 to 1991
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 Жыл бұрын
Ummad aan micnaha waxbarashada aqoonin ayaa waddankii soo galay. Wax aan weligood dowlad shaqeyneyso aan arag baa na rogay.
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Жыл бұрын
Sh/Sharif Cabdinur baa macallin Ka ahaa jumcada nagu tujiyey
@maxaadan9345
@maxaadan9345 6 ай бұрын
I know he was head of Arabic and Religion department. isagaa Imam noo ahaa
@yacqubaliahmed3437
@yacqubaliahmed3437 Жыл бұрын
Yaa oynaayo maba naqanee
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 Жыл бұрын
Anago dhan ya ooyayna hadadan arkin sheeko yad ku maqashay
@user-dm7ct5hq3k
@user-dm7ct5hq3k Жыл бұрын
Kalmaddu waxay ahayd...oynayaa ee oonaya maxay tahay
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 349 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Documentary ka hadlaya Waxqabadkii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed -2023
13:47
Somali National University
Рет қаралды 1,5 М.
BILICDA WADADA KALA BARTA BOONDHEERE IYO WARDHIIGLEY
10:05
Ajmal Services
Рет қаралды 14 М.
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 206 М.
GURI AAD UQURUX BADAN OO AAD UWEEYN IIBNA AH KUNA YAALO MADIINO
8:30
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН