ALXAMDULLIHA MANTA AYA KASO BAXAY ISBITALKA

  Рет қаралды 114,552

MY RAJO

MY RAJO

2 жыл бұрын

Пікірлер: 1 000
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
UMUSHII CAAFIMAAD KUSOO KACDO ALAHA KAA DHIGO YURUB LKN ABAAYO MAKA JIRTO MIYAA HOOYADA MARKII LAQALO IN CALOOSHA AYSAN ILAA AY KAREYSANAYSO XANUUN KADAREEMAYNIN OO CIRBAD LAGU DURO HORAYNA KAISTAAGAYSO MARKII AY QALINKA KASOO BAXDABA OO XANUUN DHAN AYSAN KADAREEMAYNIN CALOOSHA ALAHA KUU FUDUDEEYO QALIIN QOFKII SOO MARAY LEE KUDAREEMI KAREEE
@anr4578
@anr4578 2 жыл бұрын
Hhhh may abaayo qaliin qaliin leewaye waa dareemee xanuunkq
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 2 жыл бұрын
Abaayo xanuun waa dareeme oo xanuun baa'biyo logu siina ilaa 2 weeks eh laakiin waa ina socotaa markii sunta kabaxdo waa logu socod siina abaayo waxa dhici kerta in dhiig yri heyso oo tabar la,aan jirto socodka ciyow reysane xata oo meshii laga jeexa bogsaneyso.
@nomagac6065
@nomagac6065 2 жыл бұрын
Wlhi qalin waa xanun halka week oo hori
@maryuunanor5275
@maryuunanor5275 2 жыл бұрын
Ayaan gobdoon abaayo somalia 12 saac kadib socod aa labilawaa calool iyo cabsi majirto soco laku dhahaa aniga 3 caruur layku qalay
@nimrasali8135
@nimrasali8135 2 жыл бұрын
Abyo waxaa lagu siinaa ka niini xanuun babiyah
@caashoxuseen7040
@caashoxuseen7040 2 жыл бұрын
Masha allaah abayo hadii allaah kuu fududeyey alxamdulilaah intii xamilna allaah u ududeeyo amiin insha allaah umul cafimaad qabto amiin
@shukriabdisafi3133
@shukriabdisafi3133 2 жыл бұрын
Aamin yaaa rabii
@Raabica7961
@Raabica7961 2 жыл бұрын
《بَارَكَ اللهٌ لَكَ فِي الْمَوْهٌوبِ لَكَ ،وَشَكَرْتَ الْوَاهِبَ،وَبَلَغَ أَشٌدَّهٌ، وَرٌزِقْتَ بِرَّهٌ》
@meeymunaabdullahi2329
@meeymunaabdullahi2329 2 жыл бұрын
De best man in wereld door gaan mij broer ik ben heel blij met you .en muniira heel snel beterschap inshaallah al waaxidul axad . Mij zus liefde uit Maryan .ik Ben al 3jaren in somali. Ik ben daar gewoond nederland alle mij kinderen waren daar Geboren.
@deeqomahmoud1162
@deeqomahmoud1162 2 жыл бұрын
Mashallah Brother is very beautiful good dad ALLAHU hamdullilah abayo mcn welcome home cafimad ku rajeyna dhaman
@umuxanaanchanal9315
@umuxanaanchanal9315 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah atikoo nabad qabo hadaa kusonoqoteen Allah ayaa mahad oodhan usugnaatey ❤❤❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 2 жыл бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah, Abaayo Muniiro, umushii isqaadata Illaahay ha kaa dhigo, Aamiin yaa rabi, scw scw scw scw scw scw scw. Baybigana rabi ka dhigo kii DDD anfaca. C/risaaqna qolka aad buu kuugu diyaariyey oo u qurxiyey, Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 жыл бұрын
Alxamdulillah caafimaadkaaga ayaa muhiim noo ah, Muniira qurux iyo nuunaha Allah ha idin xafido dhamaantiinba insha Allah
@raaxoosmaan9727
@raaxoosmaan9727 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha ku xafido abaayo muniiro iyo family quruxbadan
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Masha Allah alxmdulilaah rabi umushi is xambarsato ha kadhogo abyo muniro Cabdi risaq iyo imaheyga dhamaantiin wad qurxisen guriga m.a abo iyo ubad wanagsan rabi ha idin barakeyo family aan xoog xoog u jeclahay aaaamin aaamin aamin aaamin yaa rabi 🤲🤲🤲
@faisoifka2727
@faisoifka2727 2 жыл бұрын
Masha alla
@xamiidasheikhdaahir6212
@xamiidasheikhdaahir6212 2 жыл бұрын
Masha allah tabarak allah ,hooyo wangsan wallh marakad aragty awalad wajeg farxad ka muqatay wllo illah haku daayo awald illah haku xiftyo
@xamdicrashiid7109
@xamdicrashiid7109 2 жыл бұрын
Masha allaah dumaashi waa dadaashay waadna qurxisay waadna mahadsantahay, muniirona ummushii is isqaadata alla haka yeelo caruurtana baarriyaal alla ha idiinka dhigo
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 2 жыл бұрын
Masha allaaah tabarakallaah good job it's so beautiful
@guushanoloshaofficial574
@guushanoloshaofficial574 2 жыл бұрын
Masha Allah abyo Inta kuu dhimane allaha caafimad kugu dhameestiro boogtane si dagdag ah allaha kugu raysiyo ,walaalkay cabdirisaq sifiican ayaad usamaysay guriga ,best vader abowe ,baby waxan lenahay aniga famaliy soo barbaar Eedo Aayo macan🥳
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 жыл бұрын
Mashalah best Somali dad ever
@muunaabdi9784
@muunaabdi9784 2 жыл бұрын
cabdiraxman ama cabdilahi abadas magac ayu ale jecelyahy sidu rasulku scw shegay midlee 😍😍😍😘
@asmacali111
@asmacali111 2 жыл бұрын
Masha allah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 tabarakalah ❤ Alxamdulilah muniro abshir welcome back home 🥰❤👍
@abdikarim9756
@abdikarim9756 2 жыл бұрын
I could like to name him Amir
@hamdaalimohamed3138
@hamdaalimohamed3138 2 жыл бұрын
Mansha Allh wllo
@nuurohassan2544
@nuurohassan2544 2 жыл бұрын
masha allah walalakey sidan iyo sikasi fican inada ucawiso ayan rajena isha allah abe wanagsan iyo hooyo wanahasan aya tihin walhi barakowa oobararowa waligina isaha allah 🤲💖💯😇🇸🇴🇸🇴
@xabiibocabdullahi9027
@xabiibocabdullahi9027 2 жыл бұрын
maazha allaah mayrajo baýbiga magaciisu waa cabdisitaar u muzhii isqaadata alaha kaadhigo aamiin aamiin yaarabi
@liyaomars
@liyaomars 2 жыл бұрын
Waa sugeynaa qaabka luguu qalay in aad kasoo shekeeso insha‘allaah ❤️💐
@najuumstarchanel6051
@najuumstarchanel6051 2 жыл бұрын
Alxmdulilaah abaayo adinkoo nabad qawo Ilaah hadii gurigaada Ilaah ku geeni Ilaaha mahada iskaleh abaayo Ilaah u milfiyoow Ilaah hagaa dhigo bebygana ki dadkiisa iyo diintiisa afacay Ilaah hagaa dhigo Dhulka Ilaah hakugu dhaafo abaayo aamiin. Wlhi aad ayaa ugu farxay gurigaada adoo cafimaad qabo Ilaah kugu so celiyo alxmdulilaah
@ikraanhassanaliikraanhasan7042
@ikraanhassanaliikraanhasan7042 2 жыл бұрын
illahayo adaa cafadka haayo adaana xanuunka haayo ilaahayoo hoyo muniiro cafimad taam inoo siiy yarab yarab aamiin 😍😍😍😍🙌🙌🙌🙌🙌
@umulkhayr5148
@umulkhayr5148 2 жыл бұрын
Maashaa Allah tabarakalaah hambalyo waa alxamdulilaah hadii alle idin nabad keenay
@sainabhamari3781
@sainabhamari3781 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful family ❤️ 🥰🥰
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 2 жыл бұрын
Subax allaha abayo muniiro allaha ku caafiyo insha Allaha 🤲😭♥
@umuzamiir3583
@umuzamiir3583 2 жыл бұрын
Amiir,nabiil
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 2 жыл бұрын
Alxamdulillah abaaye muniira coloosha banjiyeer ku xero xanuunka wu ka caawinai wlshy
@samaachannel2121
@samaachannel2121 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku caafiyo walashey Muniira
@shugrimohamed8378
@shugrimohamed8378 2 жыл бұрын
Msha alaah wllkey abdirisaaq aabo wanagsan ayaa tahey waa qurux ilaaha ha idin xafido abaao mumiiro umul udgoon oo carfon ax waxaad so martey xalad adag lkn alxm hada maanta adiga iyo wiilkeena yar oo cafimaad qabo hada Family kuso noqotey alxm ilaah haku boog dhayo qaali 🥰💋💋💋🥰🥰😭😭😭😭👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼
@hoyomanalchannel3257
@hoyomanalchannel3257 2 жыл бұрын
Inshallah abayo cafimad tama adiga iyo baby yar wan insalamaya qoska qurux badan 😘😘😘😘
@faizamohammed3997
@faizamohammed3997 2 жыл бұрын
Mashaa Allah xbbti Allah ku caafiyo cafimaad ku rajenaa inshaa alllah abayo muniira qurux
@najahfalastiin8472
@najahfalastiin8472 2 жыл бұрын
Masha allah gabadhan runtaaa ku jeclahay iyo sidey hore ugu soo jawaabto masha allah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Alxamdullillah walashay munira Ku soo dhawow gurigaga, adiga iyo baby Amir, magac qurux, ilaahay cafimad buuxa oo deg deg ah haku siiyo xbbti, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@dosa8896
@dosa8896 2 жыл бұрын
ماشاء الله حمدلله على السلامة الله يشفيكي ويعافيك حبيبتي منيرة 🌷🌹💐🌺🌸
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Masha alah muniro umushii kabata wan idin tagerah fmily qurxoon
@xafsaclrisak9221
@xafsaclrisak9221 2 жыл бұрын
Maskiin abyo allha kucafiyo xbbti nabad kusoco adiga iyo by
@abasasad5637
@abasasad5637 2 жыл бұрын
Asc mashallah
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
Masha'ALLAH si fiican aa Qolka u sameysay Dumashi Muniira soo noqod wanaagsan
@faizamohamud5321
@faizamohamud5321 2 жыл бұрын
Masha allah alle cafiimad buuxa haku siiyo umushana nabad ha idiinkugu dhameeyo
@idil_onlion6088
@idil_onlion6088 2 жыл бұрын
Mash alah waa dadshay best father noloow walakeey alah idin xafido Adiga iyo familygaaga
@xaawoaxmed8150
@xaawoaxmed8150 2 жыл бұрын
Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@raxmoyusuf4499
@raxmoyusuf4499 2 жыл бұрын
Mash Allah🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏
@sumayafarah5758
@sumayafarah5758 2 жыл бұрын
Masha allaah alxmdulilaah hadiibo adi iyo nunahaada yar idinko nabad ah ku soo kabaten qaliinkane boogtii bogsato Allaha kaaga dhigo Wiilkaaga ma Adaama Adan iyo anas iyo asad Yihiin walaaladii ku sami abahaa macan Allaha u naxariisto abshir osmaan
@fardowsoabdullahi5832
@fardowsoabdullahi5832 2 жыл бұрын
Masha alah ale ha idin barkeeyo teem my rajo
@hudaelmi7695
@hudaelmi7695 2 жыл бұрын
Masha Allah.. Alxamdulillah.. Take a rest. May Allah bless you. 🎉🎉🎉👍👍
@xamdimuhumad609
@xamdimuhumad609 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo qaali umul fiyoow aleha hakadhigo
@ikhroabukar406
@ikhroabukar406 2 жыл бұрын
Aboowe
@adantish6492
@adantish6492 2 жыл бұрын
😍😍😍🤗🤗
@umumanha1436
@umumanha1436 2 жыл бұрын
Mansha Allah my queen muniiro umushii isxambarato ilahay ha kadhigo abayo mcn wan kusoduceynaa insha Allah allaha ha kuu aqbalo iso ducee ani xitaa xalimo ayan ahay 32 weeks ayan ahay hada qalitanka sifiican nooga sowaran ilahay ha kuubogadhayo abayo mcn
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Socodka badi markaad soo dhawdahayna oo 35 weeks maraysid timir iyo xulbo isla dhac. Sokorta burka iyo baastadana iska yaree. Allah hakuu fududeeyo.
@deeqocalimoha6253
@deeqocalimoha6253 2 жыл бұрын
@@Farxadiyoguul abyo xulbada side ucuni isheeg abyo
@umumanha1436
@umumanha1436 2 жыл бұрын
@@Farxadiyoguul amiin mcnto insha Allah ilahay ha fududeeyo dhaman intii xamila ah ilahay foosha ilahay ha noo fududeeyo timirta miyan cuni karaa sonkorta uurka ayaan qabaa e please qofkii igu dhamo ha iso sheego
@rahmashine6995
@rahmashine6995 2 жыл бұрын
@@umumanha1436 abyo sonkorta timirta waa dabiici wax dhib ma qabto illaahi hakuu fududeyo
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
@@deeqocalimoha6253 abaayo xulbada shaah ayaad ka dhigan kartaa oo mireheeda ayaad karkarin. Hadii kale xulbad iyo timir isku shiido caano ku shiid. Xulbada weey badataa iska ilaali labo qaado haka badin ama sadex.
@yay4177
@yay4177 2 жыл бұрын
Masha Allah qoys qurxoon ilaahay ha idin xafido Wiilka yar soo barbaar habo Muniira ilaahay ha ku caafiyo
@maaknanuur2590
@maaknanuur2590 2 жыл бұрын
Maasha allah Tabaaraka raxman Allaahuma baarik Abaayo Allah ha ku caafiyo umul cfmd qabto allah Ka dhigo Aaamiin Guriga farxad io nabad kula so labo Walagu xisay ❤❤⚘💐🤱🤱
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Ar ninaa wuu iska raaxestay kawran😂😂 miskiin hooyo lee ku dareemeesa maniira Allah ku caafiya abaayo caafimaad sariic ah insha❤️😍 Allah
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 2 жыл бұрын
Ha dhihin abaayo abdirisack inbadan bu caawiye wuna garab joga dhib iyo dhefba msha Allah illahy ha isku deysto ayadana umul cfmad qabto rabbi haka dhigo babyga rabbi ha uxifdiyo
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
ILAAHAY ayaa noo dooray waana noo Kheyr Alxamdulillah
@draisha4699
@draisha4699 2 жыл бұрын
Masha allah abdirizak wuu kaso baxay booskiisii aabe nimo wuu la qabsaday wax kasta ilhy bana qadarey wax kasta wan jeceln in ay cadi u dhasho hadana dhib maleh ilhy cafimad deg deg ah ha siiyo
@fadumadahir9865
@fadumadahir9865 2 жыл бұрын
Abaayo raaxo meel uma daalo intee fools eyes at soo ma kordaahneen oo ilmihi iyo gurikoo sii haayaa Al xamdu lillaaah nimanka Africa jookaa raaxeesdeen wlh kuwa yurub waa kula dhalaayan xamdu lillaah Cala kuli xaal
@nasiimcabdi9626
@nasiimcabdi9626 2 жыл бұрын
Mash alllh. Wahi wan ooyay. Caloosha I hurtay
@nuurohassan2544
@nuurohassan2544 2 жыл бұрын
ماشاء الله الله يحفظكم يارب🤲❤❤❤
@amishmohammed2900
@amishmohammed2900 2 жыл бұрын
Masha Allah
@naciimoibrahim8035
@naciimoibrahim8035 2 жыл бұрын
Mashaa allah abayo umul cafimaad qabto alle haniga dhiko insha allah adiga iyo nuunahaga alle hani xafido waxa kuleyahay hambalyo
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 Жыл бұрын
Mansha allah wa dadashay ilahay ha idin barakeyo reerkina qurxoon
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 2 жыл бұрын
ماشاءالله الحمدلله على سلامتك حبيبتي 🤍
@anharofficial3038
@anharofficial3038 2 жыл бұрын
M.a abayo cimridheer iyo cafimad adiga iyo familkaga miss u muniiro
@caaishacabdulqaadir6640
@caaishacabdulqaadir6640 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahay cafimad tam ah hakusiyo adiga iyo caruurtada ilahay haidin xifdiyo dhamantiin dumashi masha Allah quriga wad siqurxise
@mohamedkafia6560
@mohamedkafia6560 2 жыл бұрын
Maschallah Maschallah ❤ ❤
@aminahassan6494
@aminahassan6494 2 жыл бұрын
Inshallah abaayo Allah ku caafiyo Inshallah khayr Bay ku dhamaan Inshallah qalbiga khayr usheeg caafimaad dheer iyo cimri dheer iyo cibaada suuban Inshallah
@suadomohamudmohamed5574
@suadomohamudmohamed5574 2 жыл бұрын
Masha allah dumashi sifican ayaad usamesay decoration ka 👌👍 Masha allah munira qurux welcome back xabibti adiga iyo baby Amiir 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hamdanuuni6569
@hamdanuuni6569 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo Allah ha ku caafiyo
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 2 жыл бұрын
Mansha'Allaah tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum aamiin yaa Allaah. Caafimaad taam ah Allaah ha ku siiyo adiga iyo reerkaada
@haawoeliyow7181
@haawoeliyow7181 2 жыл бұрын
Masha Allah hadatsobaxday alxamdulilaah caafimat taama Allah idinsiiyo inshaallaah dhamaan
@Ibraze30
@Ibraze30 2 жыл бұрын
Mansha Allah xabibty ilahay haduu afar indhood oo nabada kaa dhigay Alhmd family quruxbadan 🎈🎂🎂🎂👏👏👏🎈🎈🎈🎉
@xaawomaxamuud6162
@xaawomaxamuud6162 2 жыл бұрын
Masha allah aad iyo aad baad u qurxisay caafimaad taam ah allah siiyo
@umuanas6223
@umuanas6223 2 жыл бұрын
Masha Allah Abayo umul caafimad isku qaadata Allah kaa dhigo
@hindisac7758
@hindisac7758 2 жыл бұрын
Mash Allah beautiful welcome to your home one love beautiful keep going sweet mom 🎉 and congratulations for your baby boy 😘
@zunduzciise4654
@zunduzciise4654 2 жыл бұрын
Masha Allaah abyo Alle caafi maad haa idiin siiyo
@salwosalwo6190
@salwosalwo6190 2 жыл бұрын
ماشاالله horumarka iyo caafimaad gaara magacayga waa samiix
@Ramza112
@Ramza112 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Welcome back
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 жыл бұрын
Maashaa Allah umul fiyoow Allah kaa dhigo nuunahana Allah barakeeyo Aamiin yaarabi
@beautifulfamily6698
@beautifulfamily6698 2 жыл бұрын
Masha Allah Alxamdullilah Allah caafimaad daam ah haku siiyo
@Khadro8796
@Khadro8796 2 жыл бұрын
Masha allah hambalyo abyo umul cafimad qabta allaha kadhigo
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaara kallaah Allaah baakumahad san farxadiinu waafarxadeena. Allaah meel Aan joognaba ha inaxafido
@user-pq3dl3ll9h
@user-pq3dl3ll9h 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الحمد لله على السلامة يا حبيبتي ماتشوف شر إن شاء الله
@ummuisra6271
@ummuisra6271 2 жыл бұрын
Masha ALLAH siqurux badan ayad uhagajisay ALLAH idin so Aruriyo idinko nabad qabo
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 2 жыл бұрын
Manshallah allah ku barakeeyo aduuka iyo akharyro baa nuur caal nuur xabibtii may allaha protect you your family inshallah sisters
@habonhaboney7335
@habonhaboney7335 2 жыл бұрын
Mashallah wll sifican ayaad usamesay dekorka 👍🏾👏🏾caafimaad tam allah ha ku siiyo🤲🏾 umusha
@fatimamahamed7718
@fatimamahamed7718 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka raxman abayo umul udgoon oo isxanbarato
@habibahassan8999
@habibahassan8999 2 жыл бұрын
Mashaa allaah Abyo Alxm ale ayaa mahadas leh umushii isxanbarato alha kaa dhigo aamiin
@maryuunanor5275
@maryuunanor5275 2 жыл бұрын
Maasha Allah hambalyo xbty munira Alla haku boogdhayo inta badan week xanunka caloosha waa iskala qabsane 3 mar lay qalay الحمد لله
@nasrisalan5544
@nasrisalan5544 2 жыл бұрын
Mansha allh hada adi bab Cafimad qatan inta dhimana Ilahay ha dhamastiro
@ayandeka3085
@ayandeka3085 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Allahuma baarik wllo
@masalguurocaashaqusms8871
@masalguurocaashaqusms8871 2 жыл бұрын
Qaliinku ma hawal yaree is dhawar inasha allah Socodka ayaa u dawo ah ee soco inasha allah intaada socon kartid
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 2 жыл бұрын
Ilaahey cafimad tam.ah haku siiyo abyo macan anaa og in.qaliin xanuun yahay allaha ku booga dhayo
@naeemaabdulkhadir2946
@naeemaabdulkhadir2946 2 жыл бұрын
Alhamdulilah alaa salaama muniyo xabibti umul fiyow allah hakadhigo amiin yaarab
@umaahmed7225
@umaahmed7225 2 жыл бұрын
Masha allaah alx illahay haa kadhigo umushi isqadataa insha allaah ❤️😍
@hodanosmaan9203
@hodanosmaan9203 2 жыл бұрын
Cabdirisaaq boskagi waad kaso baxday alllh cimriga iyo cafimadkaba haku dheereyo walshayan alllh hano cafiyo munira 🥰
@marianali9559
@marianali9559 2 жыл бұрын
Aale haku caafiyo Macalima Muniira adiga iyo babyga, best husband and best 👨‍👩‍👧 Coach Abdirisaq Baarakallaah.
@yaasmiinlifestyle5286
@yaasmiinlifestyle5286 2 жыл бұрын
Masha allah abyo waa ilaah mahadii adoo nabad qaba sonoqotay umul caafimad qabta alaha kaadhigo amin yaarabi
@fardosacali5815
@fardosacali5815 2 жыл бұрын
Masha allah xabibti umushi isxibarato allaha ka dhigo qaali gana allaha ku cafiyo amiin Amiin Amiin yaarabii xabibti
@nimcoahmedmohamed9511
@nimcoahmedmohamed9511 2 жыл бұрын
Walaahi wnu kula foolanay alxamdulilaah hadii lagu qalay iyo hadaad dhashayba illaahay haduu ku kala keenay maanta iyo shalay markaad siday ma isku mid bd tahay wn farxay markaad dhashay in anigu aan dhalaan moodaayey oo aan tacabkaa maray wn kuu ducaynaayey imikana wd kabsan insha allaah umushii caafimaad buuxa isku xambaarata badhaadhe iyo nimco ayaad geli insha allaah walaashey
@yasminsalah7325
@yasminsalah7325 2 жыл бұрын
Masha allh Wiilka amiir alobaxshay wiilkeyga curudka amiir ba ladhaha kan ku xigana anas hdana uxamilo an ahay wiil inasha allh asana wa ayuub
@farxiyaxaaji1578
@farxiyaxaaji1578 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallh ilhy ma kala dhantaalo haldhaa dumar iyo halyeeygeeda iyo ubadkooda quruxda bdn😘😘😘😘😘
@shukricadey5640
@shukricadey5640 2 жыл бұрын
Masha Allaha abyo Allah ha ku cafiyo bebe
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah muniro may Allah give you quick recovery ❤️‍🩹 Insha Allah
@ramlaabdirasaq2609
@ramlaabdirasaq2609 2 жыл бұрын
Mansh Allah ilahay haku xafido mcnto My family Qurux bdan farxad ku nolada
@scdiyohireyscdiyohirey1657
@scdiyohireyscdiyohirey1657 2 жыл бұрын
Masha Allah qurux waa abaayo wax mashegi karato Allah ha idin xafido xabiibti 😍😍😍😍
@farhia5566
@farhia5566 2 жыл бұрын
Mashaa allh wll siwagsan ayad u habeysy abaayo muniro hadii ey timaado waa ey ku farxi donta mashaa Allh abaayo ilaahey cafimad haku siyo adiga iyo nunaha dhatin ilaahey ha idin xifdiyo dhamantin aamin
@hamdahoney7480
@hamdahoney7480 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah abayo, waa iska cafimadee, umul fiyow Allah kaa dhigo,
@nasraahmedmohamed5109
@nasraahmedmohamed5109 2 жыл бұрын
Masha allah xabibti cafimad tam ah insha allah
@fartunmohamed8015
@fartunmohamed8015 2 жыл бұрын
masha Allah abaay muniiro wiikeyga marwaan haloobixiyo soobarbaar habo
@monayasin7995
@monayasin7995 2 жыл бұрын
Masha allah allah haydin xiftiyo munira allah adoo nabad qabo hadaa soo noqotay allah ha ku cafiyo adiga iyo nuunaha
@Samiraabrhan
@Samiraabrhan 2 жыл бұрын
ManshAllah ilaahay ha idin xiftiyo aduun iyo akhiroba
@nasromax7016
@nasromax7016 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahey haduu nabad keenaya qurux wayee. Dumashi Family qurux badan Masha Allah
@maryanmohamudyabrow8081
@maryanmohamudyabrow8081 2 жыл бұрын
Muniiro umul fiyoow ilaaheey hakadhigo qalin iyo caadi udhal makalafududee qaliin kaase ilaalis badan ubaahantahay ilaaheey hakuu bog dhayo caafimaad inshaalaah
@aishayasiin5692
@aishayasiin5692 2 жыл бұрын
Mashalah Abayo qali keep going
@xamdidaaudcali5451
@xamdidaaudcali5451 2 жыл бұрын
Mansha allh mamii and bbe welcome back my bbe Ani rajab Abdi risaak ula jcladay ama amjad labadas wa riyada wiilasheyda mustaq balka insha allh
MORNING ROUTINES KA UMUSHA ,#my_rajo
12:59
MY RAJO
Рет қаралды 112 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 14 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
Manta Baby (Amiir) Bananka Ayu ? #my_rajo
13:16
MY RAJO
Рет қаралды 14 М.
MAGACE U BIXINAY BABYGA ? #my_rajo
12:39
MY RAJO
Рет қаралды 66 М.
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA 🥲 #my_rajo
14:20
MY RAJO
Рет қаралды 25 М.
CIIDA ? MAXA NAGU DHACAY MALINTA CIIDA ? #my_rajo
10:21
MY RAJO
Рет қаралды 56 М.
EID MUBARAK RER #my_rajo  FARXAD KU CIIDA
10:54
MY RAJO
Рет қаралды 35 М.
FARTUN HAPPY JAWAB DAGDAG NAGAHA KU MASH QULSAN #my_rajo
12:05
MALINTII 2 EE ISBITALKA #my_rajo
13:23
MY RAJO
Рет қаралды 81 М.
PRANK AYAN KU SAMEYAY Abdirisaaq #team_rajo
16:08
Team rajo
Рет қаралды 72 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН