Amb. Ahmed Isse Awad - Ardaygi ugu fiicnaa dalka ee dibadda u dhoofay!

  Рет қаралды 55,085

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 166
@abdullahidubo4023
@abdullahidubo4023 Жыл бұрын
Very professional guy i really admire how he answers questions in a very simple,humble and matured way…. Future president of somalia 🇸🇴
@Hayaan121
@Hayaan121 Жыл бұрын
Hanoolaato Jaamacad caadiya ayay iinoqotay. Waxa aanan 4 sanno Jaamacad ka baran ayaan ka bartay. Muuqaal walbana wan dhammaystaa, adduunka waqtigu isagaa lacag ah maalin walba waxaan waqti la qaataa khabiir, massul ama siyaasi Soomaaliyeed aniga oo sariirtayda aan dhanna u dhaafin. Kk Thanks Hanoolaato.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Boqolkiiba todobaatan waa war aan sax ahyn waxa ka baxa Ha Noolaato! Good luck!
@Haaji95
@Haaji95 Жыл бұрын
Wasiir Ahmed Cawad , wuxuu astaan u ahaa soo kabashada Soomaaliyada Cusub. Aad iyo aad baan u aaminsanahay waxaan sidoo kale aaminsanhy inuu soo celin kara midnimada iyo Qarannimada ummada Soomaaliyeed❤
@haveaniceday365.
@haveaniceday365. Жыл бұрын
War waa been waa nin aaminsan SSDF in soomaliya lakala jarjaro.Veiws iyo qalbi ka hadelka beenta run Hamoodin.wuxuu saxiixay in dhalinyarada Soomaalida laga tarxiilo America asagoo lacagihii dib u danjita uu ka dhacay badankoodi qaraxyada iyo tahriib badaha markale ugu dhiteen.marka Cancer laga soo sheego ayuu ku leeyahay hala i cafiyo.hada muu dadkii uu dhibaateeyay cafis waydisto. Siciid Dani ninja siiyay inuu china badaheeda xaalufuso Alcan gaga qaato maraakibta soo maahan? Waa labor wajiile Farmaaje Kala soo shaqeeyay dhacay iyo xaalufinta badaheena.allah naag qabto labor kaarle
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Nin kaan iyo taabid dhalin yaro bdn uu soo tahriibtay ayey homeland security inta lacag ka qadeen ayey USA 🇺🇸 dib ooga celsheen qofka inta aadan iska amanin soo ogaaw
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 Жыл бұрын
Amb awad This man is a true hero and patriot A genius of it’s kind
@wesborwn
@wesborwn Жыл бұрын
nin kaan cawad ah ma sahlana waa nin miisaaman oo xikmad iyo dad iyo dal jacyl uu ka muuqdo. guul ayan u rajaynaa
@mandermohamed6236
@mandermohamed6236 Жыл бұрын
ayaanle waa wiil aad u wanaagsan illaahey hakahayo dhib cimri dheer cibaado suuban howsha aat wado wa taariiq runa dadka iyo dalkaba anfaceyso waa xaqiiq cimri dheer amiin amiin amiin
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 Жыл бұрын
Cawad waxaan aaminsanahay inuu yahay wadani dhab ah, inshallah, waxaan rajaynayaa inay Somalidu ka faaiideystaan aqoontiisa fursadna u siiyaan jagada dalka ugu saraysa. Wuxu isku darsaday waayo aragnimo iyo aqoon.
@bilyhaji6208
@bilyhaji6208 Жыл бұрын
Wasiir Ahmed Cawad waa nin qaran, waa reer xamar ❤️
@Somalia-1991
@Somalia-1991 Жыл бұрын
Masha allah wasiir cawad waa nin wanaagsan oo afgaaban.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏. 🙏.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Masha Allah Wasiirkii Arimaha Dibada ee ugu fiicnaa
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
Tell me one thing that he accomplished for Somalia during his tenure as a secretary of foreign affairs?
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 Жыл бұрын
Wlhi you’re true The best foreign affair minister I’ve seen
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 Жыл бұрын
Wixii Ree BOORAMA ah is muujiya! Wasiir cawad waa macalimiiintiisii waliba kuwii siiyay talooyinka wanaagsan in ay Kasoo jeedaan magaalada Aqoonta gobolka Aqoonta ee BOORAMA waan ku faraxsanay.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@nuragure2954
@nuragure2954 Жыл бұрын
Mansha Allah Walhallakay Ahmed Awad
@sihamahmed1846
@sihamahmed1846 Жыл бұрын
Absolutely great man he look like younger then the time he's talking about
@mussaali5239
@mussaali5239 Жыл бұрын
You right! He fooled me, too. Great man, though 👏.
@abdikadirmataan
@abdikadirmataan Жыл бұрын
Mashalah wasiir aqoon iyo dagnaan isku darsady wye mudane cawad
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 Жыл бұрын
I remember when he sacked from the ministry of foreign affairs and BBC Somali came to interview he proudly and openly admitted his loyalty to the government He answered every question asked with professionalism without criticizing the same government who sacked him without reason like most of the politicians do
@bashirmohamed2711
@bashirmohamed2711 Жыл бұрын
Waan ku salaamay wasiir cawad
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 Жыл бұрын
Ambassador Ahmed Awad iyo Ayanle waan idin slmay
@abdidhuux5350
@abdidhuux5350 Жыл бұрын
Maasha Allah Ambassador Ahmed Isse Awad xitaa jaamacada ku taal Canada ee McGill university Waxaa uu ahaa ardayga ugu sareeya jaamacada waxuunanbartay dhinaca siyaasadab political an economy. Waxaa uu ka qaatay shahaadada Master degree kadibna uu soo qaatay PhD. Noolow Ambassador Awad
@CAFIS630
@CAFIS630 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/n96VqdChzbK-c58.html
@fay6834
@fay6834 Жыл бұрын
Legend Ahmed Isse nolow ❤
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 Жыл бұрын
Wasiir Awad afstaan qaran
@abdullahimohamed9593
@abdullahimohamed9593 Жыл бұрын
Waan ku salaamay ayaanle guuleyso
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 Жыл бұрын
Wasiirka waa nin bisil waxaan rajeynaa in uu puntland madaxweynenimada ku guuleesto.
@moorganyare2501
@moorganyare2501 Жыл бұрын
Ninkaan waa nin dagan waana very intelligent waa siyaasi macquul ah wax badanna og
@MK-ds2lb
@MK-ds2lb Жыл бұрын
Nin culus ayaa maanta waraystay
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 Жыл бұрын
Amp eebe haku sharfo this is wonderful interview
@Zakiika
@Zakiika Жыл бұрын
Thanks jaale wasiir
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@dhuubo.....
@dhuubo..... Жыл бұрын
Mnsha allah
@bakalyassin8905
@bakalyassin8905 Жыл бұрын
Très bonne analyse un homme intelligent .
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Masha alah Ambassador Ciise cawad si dagan buu u waramayaa guuleyso lejenaw
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 Жыл бұрын
Mashallah ayaanle iyo wasiirka waa idin salaamaya Ilahey haa idin dhowro adiga iyo dhmn tageereshada your audience jazakallah kheiran amazing interview with former minister of somali foreign minister may Allah bless him. ayaanle you are versatile anchor.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@mohamuudahmed3274
@mohamuudahmed3274 Жыл бұрын
Aabe Siyaad bare Allaha unaxariisto
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 Жыл бұрын
Thanks Ayanle keep going wllo
@CAFIS630
@CAFIS630 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/n96VqdChzbK-c58.html
@halimaabdi9070
@halimaabdi9070 Жыл бұрын
Maashaa allaah ❤️🇸🇴
@xayyi3296
@xayyi3296 Жыл бұрын
Maasha Allah
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@ayaanlenur2915
@ayaanlenur2915 Жыл бұрын
Reer Boorame iney aqoonyahan iyo xikmad miiranyiihiin kabadbadis ayaan moodi jirey. lkn hadalka ambasodorka ayaan ii cadeeyey iney sax tahay. maasha allaah.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Aqoon haku sheegin reer boorama, halka jaamacada camuud ku taalo waxa macadan ka helay dad caamo ah oo aan waxna baran markaa waxbarashadoodu waa noocma
@ayaanlenur2915
@ayaanlenur2915 Жыл бұрын
@@abdi-nm2vy kkkkk hadii caama-doodu sidaas wax usoo saarayaan . maxaad u malayn aqoon-yahankooda.? waxyar xaasid ayaad isla lahaydee lkn waad noosii cadeysay inay Dad xidiga jooga yihiin. hakugu taagnaato.
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Жыл бұрын
@@abdi-nm2vy bal firi aqligaagu inta u leegyahay kkkk aqoon aya laga hdlaya adiguna waxad laa soo farisatay camuud baa maxay laga helay, yaaaahuuuu
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Жыл бұрын
Respect to Ambasador
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Wa aqoon yahan Dalka ayey uu bahan wasiir cawad
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
Sorry to say it, but PHD does not equate leadership so please separate the two.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Wonderful interview. Thanks for sharing with us. Xafidakumu Allah jamiican.
@CAFIS630
@CAFIS630 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/n96VqdChzbK-c58.html
@ayannaahmadeyaliabdi8033
@ayannaahmadeyaliabdi8033 Жыл бұрын
L
@nurmohamed8427
@nurmohamed8427 Жыл бұрын
Yaab Ambassador, mudane Wasiir.
@MohamettHassan-uq4fo
@MohamettHassan-uq4fo Жыл бұрын
Legend waaye trkh buu hyaa bdn
@jiyaaamin730
@jiyaaamin730 Жыл бұрын
C/wali cali gaas warayso waaye arag waaye
@fawadsoma
@fawadsoma Жыл бұрын
Mashaalla
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
I'm also born eyl my city 🇸🇴
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Alle mahadii weye w sirkii.arima dibada wan gartey
@baaqimotirechannal4488
@baaqimotirechannal4488 Жыл бұрын
Eyl waxay degmo noqotey 1927. Qofkii ku dhasheyna foolyo famiilyo ayuu lahaa. Dadka nool oo la hayo waxaa ugu weyn farole, cabdiquwi iyo rag kale.
@abdim1321
@abdim1321 Жыл бұрын
Wasir cawad runtii wa aqoonyahn somaliyed , wn rajeyna inu dalka mar uun hogamin dono
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
That is laughable thing to hear. What made you not only say that, but made you also think that way? 🤔
@AhmedMohamed-lo3lh
@AhmedMohamed-lo3lh Жыл бұрын
Amb. Axmed Ciise Cawad waa daganaantii oo qof ah.
@yussufhassan3651
@yussufhassan3651 Жыл бұрын
Wa sax wuxuw ku hadlay
@abditaallo4217
@abditaallo4217 Жыл бұрын
Waxaan markhaanti uga ahay inuu ahaa ardaygii ugu sareeyay sannadkaas. Waxaan kaloo ku faraxsanahay in aan isku magaalo ku dhalanay, abtina u ahay Axmed Ciise Cawad Warmooge hhh.
@JamaaleAli
@JamaaleAli Жыл бұрын
Xernimada iyo biiadda xernimada sameynteeda iyo contributionkeedaba wa muuqaneysaa ..
@abditaallo4217
@abditaallo4217 Жыл бұрын
Waxaan ahaa form 1 dugsigs sare ee Banaadir xiligaas,laakiin macalimiim badan baa dugsiga sare wax ka dhigi jiray.
@hodanabdulqadirabdulrahman1227
@hodanabdulqadirabdulrahman1227 Жыл бұрын
Ha noolaato wad mahadsantahay laakiin argtidayda dadka aad wareysato intooda badan taariikhda runta kama shegaan balse waxa jira dad badan oo nool oo xaqiiqada og dad badan ayan arkay aad wareysatay oo bedelaya sida ay wax u jiraan dhalinyarada doonaya in ay wax badan ogaadaan oo ka mid tahay waxaad mudantihiin in aad heshaan taariikh sax ah marka wa in aad wax badan hubisa wareysiga ka hor Rabbi ha ku xafido
@Easy_way1
@Easy_way1 Жыл бұрын
😀Ardaygii ugu horeeyay Afsomali wax ku Barto kaalimaha 1aad galo Mar waliba misna ayado Dowladi jirto Tahriibay hhh Ilahow Ada noo maqan 2023 Auguka wa yaabnaye
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Bal ka warn ninkii ayada oo dowlad jirto tahriibayey ayaa 2015 ilayo 2016. Dhalin yaro bdn oo USA 🇺🇸 galay asaga iyo taabid ay sabb u noqden in la celiyo ayaga oo aan wax qorshe dib u dajin eh u sameyn 2016 Canada 🇨🇦 ayu noogu imaday wan dhagax tuurnay wa naga cararay
@Easy_way1
@Easy_way1 Жыл бұрын
@@abdirisakisse4277 wa xanuun bro Wana wax laga xumaado
@abdirahmankeynaan
@abdirahmankeynaan Жыл бұрын
Guul .sxib soo gudbi haldoorka
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 Жыл бұрын
Wasiiradii ugu fiicnaa dawladii Farmajo Bayle,Awad Oomaar iyo kuwa kale oo badan
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
I agree with you about Mr. Baile
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
WERIYIHII QABYAALAD DHEX MARTAY OO WAREYSANAYA WASIIR CAWAD.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Жыл бұрын
Ambassador waa xishoonaa hoos ayuu fiirinaayaa
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
Because he sees these fabricated stories this interviewer is coming up every few words and Mr. Awad is feeling disgusted with these question, but he is lacking the courage to correct this hired interviewer sitting in front of him.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Жыл бұрын
Muqdisho Waa Naarta Cadduunka
@Zakiika
@Zakiika Жыл бұрын
Adi ma ka dhigay
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Жыл бұрын
@@Zakiika Rabi ayaa ka Dhigay Diid ama Doon Muqdisho Waa Naarta Cadduunka Waxaa ku Nool DAD Xayawan Muftaris ah oo U Eg BANI,aadamka Waxa Ay Samenayan Hita Masameynin Fircoon iyo Haamaan Iyo Sheydaan
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
@@sshirwacaadan7938 Mogadishu nacas nuucaaga cml jaanis uma hayso
@hassanabdirahmanabdi2501
@hassanabdirahmanabdi2501 Жыл бұрын
Ambassadorka waa mahadsan yahay waxaana muhiim in aan wax badan ka fii'adaysanayno. Lkn waxaan talo ku darsan lahaa in horta aad looga hadlo waaqiciga jira maanta. Taariikhdii hore iyadoo bad ah baan haynaaa. waxa inaga lumay waa taariikhda burburka dabadiis iyo dowlad dhiskii somalia iyo maanta sidee wax loo hagaajin karaa.
@haveaniceday365.
@haveaniceday365. Жыл бұрын
War waa been waa nin aaminsan SSDF in soomaliya lakala jarjaro.Veiws iyo qalbi ka hadelka beenta run Hamoodin.wuxuu saxiixay in dhalinyarada Soomaalida laga tarxiilo America asagoo lacagihii dib u danjita uu ka dhacay badankoodi qaraxyada iyo tahriib badaha markale ugu dhiteen.marka Cancer laga soo sheego ayuu ku leeyahay hala i cafiyo.hada muu dadkii uu dhibaateeyay cafis waydisto. Siciid Dani ninja siiyay inuu china badaheeda xaalufuso Alcan gaga qaato maraakibta soo maahan? Waa labor wajiile Farmaaje Kala soo shaqeeyay dhacay iyo xaalufinta dalka. Soomaliya SSDF iyo Afweyne ayaa burburkeedi u sabab ahaa intuu kalana way biyo raaciyeen
@safwanabdirahman8061
@safwanabdirahman8061 Жыл бұрын
Wariye sare Ayanle Hussein Abdi
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Amb. Ahmed shukran calanka blue waxa ka muhiimsan inaad ixtranto walaalka kula qabil ah ama aan kula qabiil aheyn ee Somali kolkaa baa calanaka sharaf yeelanyaa waliba marada buu yadhi sax waa maro qof ma ah geedna ma ahaa anigu qoladaa calaanka blue ka ma ahi kaaygaa un turjumanyaa waayo calan kasta quseeya waa ka leh markeyn qar ba calnaka guba lakin wadniyada oo ah qofka kala weyn
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Жыл бұрын
School siyaad isna walagu bilamay ana dagalka igu dhacay ano dhar cada ah
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 Жыл бұрын
Asc sxp ayaanle ,cod ma wanaagsana
@deeqdeeq0
@deeqdeeq0 Жыл бұрын
Ayaanle wll markaa qofka aa taariikh ka reebayso waxaad samaysaa 1: marka hore taariikh nololeed kiisa 2: labaad waxuu dalka usoo qabtay ama usoo taray . I wixii kaloo aad ku dari karto koleey adaa iiga aqoon bdn intaa ka bdn mahadsanid.
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
I don’t think he has a better knowledge than you, but just got the courage to get the microphone and miss use it.
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
You are making more sense with this interviewer and you should let your great ideas come out to help the young people this interviewer and the likes are misguiding in the social media daily.
@kabtankahurdada1885
@kabtankahurdada1885 Жыл бұрын
Brother I wanna know if socotra islands belongs to Somalia or not!
@abdirisakomar8256
@abdirisakomar8256 Жыл бұрын
it used to belong to Somalia but it was given through agreement to Yemen.
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 Жыл бұрын
Dhulka inta gacanteeyna ku jirta horta an ku hishiino sxb markaasan wixi naga maqan raadindoona Inshaa'Allah
@kabtankahurdada1885
@kabtankahurdada1885 Жыл бұрын
@@qalanjadaqaranka6171 True, Thanks Sister
@kabtankahurdada1885
@kabtankahurdada1885 Жыл бұрын
@@abdirisakomar8256 when did this agreement happen, and what government was behind the agreement brother?
@bashirali373
@bashirali373 Жыл бұрын
Kadaa kani asagaaba la eg siyaad bare ama u dhaw
@HamseSADRI
@HamseSADRI Жыл бұрын
Dhulkeenna iyo wadankeena somalia ILaa Xilligaas Ayaan Darro iyo kalsooni Darro Dhab Ah Ayaa Laga Qabay waxaan La Yaabaney Xilliga Bulshadeenu waddankooda aaminayaan
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
Hamse, it will happen when the people like this interviewer regain their identity, and realize that it is a privilege to use the microphone and it has to be used for the greater good of the country and not to fabricate stories that never happened.
@bashirgurey8142
@bashirgurey8142 Жыл бұрын
Doqonkaan cuqdad siyad bare ku dhacday kan 90tiga siyad bare yaa yaqan
@Malik3544
@Malik3544 Жыл бұрын
Ibrahim Suufi Yalaxow Muuse Suudi Yalaxow walalkiisa miyaa muxuu u weediin waayay?
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil.
@Lawaiti7
@Lawaiti7 Жыл бұрын
Ayaanle, aqoonyahan iyo wax garad soomaliyeed badan ayaad wareysataa e buug ma qori doontaa?
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Luuqadda carabiga oo uu aad ugu hadlo inoo weydii halka uu ku bartay.
@hassan6692
@hassan6692 Жыл бұрын
Marna sucuudiga buu joogi jiray 10 sano muddo ku dhow buu UN-ka uga shaqeynayay Suudaan waana meesha uu ku guursaday gabadha carbeed ee u dhaxda saan maqlay
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
ILLAAHEY DIIMAHISA MUXU ULA JEEDA? WASIIRKA
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@YA-xo7ru
@YA-xo7ru Жыл бұрын
Waa ardaygii Soomaliya ugu fiicnaa, Canada ayuu wax ku bartey, balse maxuu bartay halkuu ka gaaray wax barashada intaa ma sheegay. Haduusan sheegin wareysiga wax weyn baa ka qaldan. Maxaa yeelay cinwaanka waxaa ku qoran inuu ahaa nin masjax badan, waana muhiim in la ogaadaa shahaadadiisa.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@saakow4882
@saakow4882 Жыл бұрын
Asc. Waxaan sugayaa Ayaanle oo waraysanaya Ayaanle laftiisa. Waayo waxaan dareemayaa HA NOOLAATO markaan waa jiho la aan. Qof ku shubta ayaa la layahay.
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda Жыл бұрын
Baby Face Axmed Ciise Cawad
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Ninkan waa ku qaldantay Hanoolaato! Ciise Maxamuud kuli Kacaan bay ahaayeen!
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
Ninkani waxa u hore u soo noqday wasiir iyo safiir keebaa labada jago sareeeya?
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Wasiirkaa sareeya dee wasaarada arimaha dibada uu hayay ayay hoos yimaadaanba safiiradu
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
@@liibanmumin6582 wariyuhu ambassadore haddaa miyuu jeclaaday?
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 Жыл бұрын
asxby video gan maa wax ka qaldan yihiin mise ragan masuu liyiinta ah maxay tahy suniyahan hafka ah ma fahmi
@CAFIS630
@CAFIS630 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/n96VqdChzbK-c58.html
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil.
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 Жыл бұрын
Ayaanle Marxuum siyaad bare alle kugu taagay dhawr wareysi baa ku arkay kaliya in wax xun laga sheego siyaad bare ku faraxda
@maxamedbaashe-hu6zd
@maxamedbaashe-hu6zd Жыл бұрын
Waxanu kasugaynaa waraysigii sadexad ina mukhtar gudoomiyhii barlamanka dawladii rayidka
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG Жыл бұрын
Ayaanlow Dadka Noocan Ah Ee Xikamada Iyo Qaab Hadalka Iyo balaaqada Leh Ama Laga Faaideyo Warayso Koley Nimay meel Bukto Oo Wax Qodqqodaya Ayaa Tahay Dadka Xaabada Ah Naga Daa Wareysiyadooda Hal Suaal Ah Ayaad Ku Celcelisay 4 jeer Lkn waxaad ogaataa Inaan Nikaa Cidi ka Horeyn Kana Danbayn 😂😂😂😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Жыл бұрын
Kani waa ciilqabe majeerten hadhaagii faqashta ee ilaa imika cadowga ah
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Cawad sow kugu ceeb maahn adoo waqti kaaga dowlad oo jirto buufis kugu dhacay oo aad rabtay USA 🇺🇸 halka 2015 ilaayo 2016 dhalin yaro badan oo somaliya oo tahriib dhib bdn soo maray marka ay USA 🇺🇸 soo galeen in af shabab u eheed in la celiyo oo xamar laga dajiyo adion wax shaqo ama mustaqbal eh aadan u hayn mise og tahy dhalin yaraday waqti iyo hami kooda in aad qasarisay
@lanfurelias2244
@lanfurelias2244 Жыл бұрын
The interview is worth watching to 14:26 the rest is just crap. The guy is interrupted and deviated from his very interesting biography to some crap of polical analysis and old boring stories about kacaanka.
@abdulahiyusuf6609
@abdulahiyusuf6609 Жыл бұрын
Hhhhh Cawad Ardada oow ugu fiicnaa maxeey ahaayeen?
@hassan6692
@hassan6692 Жыл бұрын
Ninka ragga libintiisa waa loo qiraa, aqoontuna ma qarsoonto. Ninkaan aqoontiisu ma qarsoona, qaabka degen ee uu wax u taxliilanayo baaba wqx la siistaa jirin
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Nin kaan siyad bare iyo 1991 oo laga soo dagay lagana joogo 32 sano bay sacadii uga fariisaday ayaanle hurdaa ka kac waxaa lagu jiraa 2023 yaab nin kaas oo waxii ka danbeeyay 1991 waan waayay sacadu markay hal meel gaaga dhagdo saan lee waaye riyo
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
Ayaan, I am glad to see people like you see this interviewer animosity against President Siyad Bare and his administration, because that is all he talks about. We need to dig deep into his motives because this is not a normal things you see someone hanging on to a history that took place 32 years ago. I guess his memory got 🔒 on Siyad Bare (May Allah forgive and bless him).
@namiin3034
@namiin3034 Жыл бұрын
​@@moe689 well it's his generation that lost the most, if you are able to understand anything.
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
@@namiin3034 they are the ones making the new generation lose everything and that is the sad part about these guys.
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Ninkaan ninkii yeri waa inaan heshiis lasameesanaa Israel. Waa pro Israel.
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
Musa yalaxow 😂
@m.x970
@m.x970 Жыл бұрын
Ninkaan Barnaamijka leh, adeer maxa ka qaldan? Maxa ku daba dhigay Ninkaa 30+ ka hor dhintay? Adeer mise dhib weyn baa jira. 🤣🤣🤣
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Жыл бұрын
WASIIR KAAN HADALKIISA WAA MULUUCMULUUC IYO NIN AAN WAXBA LAGAMA FAHMINMAAYO HADALKIISA JAALLE WAXKALA OG MA,AHA
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
Dhib maleh lacala maalinta lawareysanaayo nin aad isku qabiil tihiin ayaad sifiican ufahmi doonta.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@haveaniceday365.
@haveaniceday365. Жыл бұрын
Beetisa Arka.waa Dadkii Siyaad u kala furfurida SSDF loo siiyay magdhaow 60 Majeerteen ah Amarica loo diray.Waxaa soo Hayn hi ray Professor Togane oo mark I danbe KU basal dhacay.
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
This is what is wrong with Somalis. They never tell the truth to each other, but they now how to complain when someone other than They Kabiil (tribe) messes up. This minister had his mishaps when he was with Farmajo administrations and he had no guts to tell what was wrong with the administration, but he is telling us that he was arrested because he refused to sing a Siad Bare praising song that took place 50 yrs ago. Can you tell me how his cry and complain will help the mother or the baby that is dying due to lack of basic needs such as water, food, and peace?
@adamadaamo2514
@adamadaamo2514 Жыл бұрын
You are everywhere, do you have a problem with him personally? Or his qabiil?
@ibnamir6718
@ibnamir6718 Жыл бұрын
Nin majeerten ah oo qabiilka uu yahay aqoon . Markuu cunuga majeerten markuu dhasho ayaa dhagaha looga adimaa. Sorry
@iracymartins1432
@iracymartins1432 Жыл бұрын
Geli gelid congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏🙏.
@hassan6692
@hassan6692 Жыл бұрын
Hhhhh boowe hana hafrin, sida aad reer uga dhalatay buu ninkasta reer uga dhashay, majeerteen kuna uun soomaalidaas bay la mid yihiin kama xuma dad ahaan kamana fiicna. Ninkastaa oo soomaali ah aqoontiisa, kartigiisa iyo dedaalkiisa meel gaarsiisa markuu taageero rabbi helo. Cawad iima dhowa sidaas oo ay tahayna kuwo badanoo adeeraday oo wasiiro ah weligood ma gaari karaan karti iyo aqoon ahaan.
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
Mr. Awad, you are an age that you need not to keep accusing Siad Bare after 32 years. This reporter seems to be working for a foreign agency by always leading his interviewees to say something negative about the military government that we know what it did for Somalia. When this interviewer was asking Mr. Awad whether the military government discouraged from him and the Somali youth becoming president or prime minister, Mr. Awad’s body gave a surprise reaction to that question. But then Mr. Awad caved in and continued going along with this interviewer’s narrative and that shows how Somalis, whether educated or not are not mentally strong enough to stand up for their own beliefs.
@sacdushahmed7417
@sacdushahmed7417 Жыл бұрын
You got your personal opinion and he has the right to act on his own. By the way, what is your idea on the trynist government that ruled our land for almost 21 years??? No one can deny both the good and the bad things that they have done as minister Awad verified he was freely educated by that kind of government but he emphasised that they were empowering personalities that stay or leave instead of bolstering statehood and nationalisn. Is that false?? He also stated that the were oppressing anyone with all sorts of diversity. They were punishing the citizen for minor reasons. You tell your view with clear facts and evidences that may back up your words
@MoKadir96
@MoKadir96 Жыл бұрын
you need to swallow the bitter truth that siad barre was the worst president somalia ever had. he was the only president who tried to enslave people in 20th century by mandating songs that mention his name. and he arrested any one who rejected his sickening dictatorship. awad had no problems with marehan, if that is the case, there was no way farmaajo accepted to work with awad. you need to grow up from this tribalust mindset
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
Sacdush Ahmed, most of the things you have mentioned are right, but one thing that I respectfully disagree with you and millions of Somalis including Mr. Awad and this interviewer that the last fully recognized and respect government of Somalia was an oppressive and dictatorship. I understand that everyone is entitled to their opinions whether that opinion is has any bearing truth or not is for another debate, but my question to the Interviewer, and Mr. Awad, who seem to have violated the tenets and rules of an educated person by constantly putting Somalia’s instability and lack of progress to the only government that not only tried to free and unite all Somalis, but as well many African countries, such as Angola, Mozambique, South Africa and many more. Now Somalia calls itself free and federal government, but my question to the interviewer and Mr. Awad is, where are you now? In Nairobi because you don’t feel safe to live in 🇸🇴. Somalis must stop the blame game and own their failures and rebuild this beautiful country like my Rwandese brothers and sisters.
Amb. Ahmed Isse Awad Wareysi #2/2 - Kalsooni dhiska dowladnimada
51:25
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
QEYBTI 3-AAD DHAGARTI ALSHABAB WARIYE MAXAMED C/LAAHI XAAJI
22:51
GEN. MORGAN: INQILAABKII APRIL 1978 iyo HESHIISKII SIYAAD BARRE & MINGISTE 1988
24:36
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 61 М.
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 265 М.
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal,  mana qabo in leys guursado!
1:25:54
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 228 М.
ABDIKADIR ROYEL / SHEEKO YAAABLE OO DADKA KA YAABISAY
55:13
Abdikadir Royel
Рет қаралды 50 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22