AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 13,785,657

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Жыл бұрын

AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY
EREYADA ABDIQADIR QALINLE
LAXANKA KHALID KAMIL
MUSIC MAFTUUX CADCEED
SCRIPT/DIRECTOR: AHMED SOMALI
CAMERA 1 MONUIM
CAMERA 2 AXMED AK
EDITING AIDAROUS
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 2 600
@Qalinle11
@Qalinle11 Жыл бұрын
Ereyada heesta oo qoraal ah: #1 Anigoon colaad muujin, Kuna ceebsan weli maalin, Kuna ciida guushaada, Naftan kuu cidloonaysa, Bal maxaad u cugan wayday? Niyad adiga kuu ciillan, Laab cabasho kuu keentay, Qalbi caashaqii taabtay Miyaad caawin kari wayday? Cindigiyo dareenkaaga Maxaan ugu cuslaan waayay? Maxaad ii cisayn wayday? Caadi iigu noqon wayday? Miyaan kuu cuntami waayay? Page 2 Anigoo ku taray ciidan, Cadawgiina kaa tiirshay Cid kastana anoo taada Si cad uga horraysiiya Miyaad igu carruurowday? Kulankiyo cawayskeennu, Farxad curatay weeyaane Marka aad cabbaar joogto, Maxaa kaa cadhaysiiya? Cindigiyo dareenkaaga Maxaan ugu cuslaan waayay? Maxaad ii cisayn wayday? Caadi iigu noqon wayday? Miyaan kuu cuntami waayay? ©️ Cabdiqaadir Qalinle.
@aadancalijamacqaaje1252
@aadancalijamacqaaje1252 Жыл бұрын
Abwaan sannadkan aad iyo aad baN kugu bogaadiyey heeso hirgalay baan keenty
@Zancho777
@Zancho777 Жыл бұрын
Abwaan sanadkan waad noo shiday ILaa immika saddexda heesood ee aan aadka uga yaabanahay waa 1:dib ayaan ka ogaaday :haboon muura 2: urugo: saalax sanaag 3: miyaan kuu cuntami waayay: aamiin yarre Ka sii darane saddexda waxa I sii cajibeyey laxanka inuu labo ka mid ah leeyahay goatka fanka casriga ah ee khaaLid kaamil ❤
@saidcali6569
@saidcali6569 Жыл бұрын
ABWANKA IN WAREYSI LAGA QADA SANADKAN CALACALKA AYUU NUGU WALAY QALBIGA AYUU KA HADLAYAA
@hibocali4794
@hibocali4794 Жыл бұрын
Walhi heestan ana malah layga sameeyay wayo qof aan ciil udiiday qof aan kushisa kufarxo qof dantaydo odhan tisa kahoraysijiray qof isga dartii rafad dheer gurigoda Ayana johay waliba hooyadi o xanuusan o qof wayna Ayan hayay kaligay hargaysan cid kale kama garanyn on ahayn aniga inan teeda saxip ahayn isagan walashi ahyd itay uga imanysay 6 bilod gurigodi Ayan jogaa hadan isku dhacno meel makalatgyno way markasta hooyo igu dhiib idhahya hadan wax jawaba ima siinayo on ahayn marku dantaleyahy hooyad madayicikaro meshina majogi karo way wan oyay habeen iyo .Malin habenkina birita malintina suliga si Ayna dadku I arag ta wax igag daran xafadii aya isu Kaya ogay o kolba qof aya iwaydinay wax timi walshii iyo inankale o qaday hooyadi ileen itina Dan ayay ahayd aan maqlayay codkisa gabal bas aya idumay wax noqday kali cidkalen ima marayso 4 bilod Ayan muruga kujira wax barasho kahadhy mashaqysto si aan ahayba magaranyo xata dadki Ayan la colobay walalayal isoduceeya in alle farxadydi isoceliyo
@hiiraanmedia5926
@hiiraanmedia5926 Жыл бұрын
abwaan Abduqadir qalie Erayada inaba caadi ma ahan laxanka kabasi daran music kaba daran
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 Жыл бұрын
Heesuhu waxay ka hadLayaan dhaawaca Qalbiga😭, Quraankuna wuxuu ka hadLayaa dawada Qalbiga ❤
@shiineboy3283
@shiineboy3283 Жыл бұрын
THE LEGEND ❤️😭
@ummuamran6960
@ummuamran6960 Жыл бұрын
Xaqiiq
@zakiguled4394
@zakiguled4394 Жыл бұрын
xaqiiq weeye hadalkaaz
@najaxyar2345
@najaxyar2345 Жыл бұрын
Niyadadika❤
@najaxyar2345
@najaxyar2345 Жыл бұрын
Shdiwbsidbdishsxiisanai❤🎉😢
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak Жыл бұрын
Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️
@zhakirmohamoudzaed6728
@zhakirmohamoudzaed6728 Жыл бұрын
Z,klE wlazhY🤗💯
@dejohnphotoofficial7318
@dejohnphotoofficial7318 Жыл бұрын
SIDOKLE WLL❤
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Жыл бұрын
Wll sidoo Kale ❤️❤️
@saacidcabdullaahi8197
@saacidcabdullaahi8197 Жыл бұрын
sdkle wll mcn 🫀❤️🥀
@bosyeyoaadan2591
@bosyeyoaadan2591 Жыл бұрын
Thanks you my sister sido kale amiin yarbi
@sharmaakexasan5690
@sharmaakexasan5690 10 ай бұрын
Waan hubaa in aad hestaan ila dhagesan doon tid 2024❤ hada iga dambeysid like isaar
@user-dp1uc5wv5p
@user-dp1uc5wv5p 5 ай бұрын
Aniga miya I ugeed wll😢😢
@user-ld6mw8ct1c
@user-ld6mw8ct1c 4 ай бұрын
Waaa ikanaaa🥺😭
@user-vv2fu7mh9l
@user-vv2fu7mh9l 2 ай бұрын
2018 dawanoyaa aniga maxa wye sbbta tlow😅
@user-dr3mg5vz7q
@user-dr3mg5vz7q Ай бұрын
Waa run wax kastoo macanba waxaa ka macaan badan qur aanka kariimka ah
@najoumaziz2534
@najoumaziz2534 Жыл бұрын
Qofkastoo qoraalkayga arkaya walaal farxad aad la maqsuudo allaah ha ku siiyo qof walba qofka uu jecel yahay allah calaf ha ugu daro❤❤❤
@xamdagobaad5398
@xamdagobaad5398 Жыл бұрын
Amen❤😊
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
Amen yarabi
@ilhaanabdullah5047
@ilhaanabdullah5047 Жыл бұрын
Allhuma ameen dhmnteenba i.a🤲❤️
@umumiraan12345
@umumiraan12345 Жыл бұрын
ameen yaa rabbi
@anisojeesow7335
@anisojeesow7335 Жыл бұрын
Aameen yaa Rabbi 🤲🏻🥰
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Жыл бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@dejohnphotoofficial7318
@dejohnphotoofficial7318 Жыл бұрын
SIDOKLE WLL❤
@brosis6270
@brosis6270 Жыл бұрын
Amiin wllo
@SkySky-wi5uj
@SkySky-wi5uj Жыл бұрын
Aamiin Aamiin 🤲
@hipaaadan1964
@hipaaadan1964 Жыл бұрын
Incha allah inagoo nabada qaali
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Жыл бұрын
@@hipaaadan1964 i.a hppt❤
@Amranhonesty
@Amranhonesty 9 ай бұрын
ax 😢heestaan xasuus dheer igalisey boog aan dadaayey bey dibada keentay😢😢7/6/20/17 maalin khamiisa xanunka daremay allahun baa og 😢😢waan yara markas da,deydu waxay ahayd 15sano waxan bartey wiil aad iyo aad ufurfuran kaftan badan dhoola cadeen badan waan ka helay waxa bilabey meel walba uu joogo marka an arkaba ina iska dhoola cadeeyo umaan sheegan jaceylkeyga waan xishoonayy markas waan ka qariyey bil kadib isaka iisheektay jcyl waxan iri aniguba waan ku jeclaa maxa iigu sheegi weyday buu iyidhi waxan iri waan xishoonaye waxan wada soconaba 2sano kadib waxa aan aad ujecleystay inuu ixalashado aadna waa usugi jirey rajada iney mar uun iirumoobeyso 😢😢😢waxa uxaga baxay tuulo meeshu joogana waan ka tagey bil kadib wuu imadey aadban ugu farxay imashihiisa tuulada malaheyn chargerwaxa la aadi jirey ateenada wuxu maalin aadey atenadi wuxu ku maqnaa 2maalin wuxu iyiri waan kuu xiisey miyaad ii imaneyn anigu familyga isku dhacsanahy ee adi ii imow 😢waan yeelay waan utagey kaligey ma aan aadin sbbto ah masafo aya ujirtay meeshu waxa kaxeystay ina adeerkay iga yara markan utagey xooga wada sheekeysanay qolka ku jirnay buu xidhay maxa dhacay marka iri wuxu iyiri manta ada aad kugu bahanahy waan isgursaneyna bishan dhexdeeda ee maanta un aan isfahano waxan iri waxay waxad ku hadleyso anigu marabo sharafteyda iyo tan waalidkey inaa meel uga dhaco marka waxas dambe hay dhihin wuxu igu yiri ama maanta wixi ka danbeyo salaanta gaalka iyo muslimka ka dhaxeyso iskama qaadeyno ama maanta uun iqanci😢😢😢anigu wan uqadan wayey waxan iri xbb maxa kaa qaldan wuxu bilabey inuu jirkeyga gacanta laso aado waxan iri gacntada iha deyso 😢😢wuxu yiri magaceyga yaan kaa maqlin aadba u ooyey waan baryey maxa saa iigu gashe mustaqbalki iyo balanteni aawey wuxu dhahay ilinka iiga dag hadii kle waa ku fara xumeyn 😢😢😢meesha atenadu ka dhisnay waxey ahey buur dheer korkeed waxan damcay ian iska soo tuuro balse allahayan unoqdey anoo socon kareyn inanki ila socdey oohinteyda laybey baan xaafadi tagey 2maalin anoo shoogsan waxna cunin ayuu malinki 3aad guriga iigu imade wuxu idhahay xpp waa kaa qaldame raali noqo aad baan ugu farxay sbbto ah kaman diidi karin 😢😢😢marka 3bil wada soconey aya habeen wada kulanay ayaa arky madaxisa oo ku qoran yhy xarafka ,R, marka weydiye wuxu igu dhahay waa gabadhan guursan rabo roodo ladhaha waxan idhi maxan ku ahay anigu wuxu yiri waxan kaa dhigana sxbdey😢😢😢😢😢😢😢😢anoo ooyaya iskagaso luudey meeshii mudo7bari waxan aha qof maqane jooge ah aan aduun war uheyn hoyo wey ila darenty xanunka inkasta aan cidna lawadagin xanunkeyga hadana 😢😢😢😢hooyo inta ooyaye wey ila ooyi jirte habenki wey ila soo jeedi jirte waxay igeysay dhaqtar cilaaj mell walba balse waxba leyguma shegin😢😢😢😢ana maan sheegin 😭😭😭😭😭axyaa jcyl waxan ogadey adunkan qofka kliye uqalma jcylka inu yhy hooyo mcn❤❤❤❤❤w😢aa ku faana ilahow heyga hor marin❤❤ malinkasa jcyl iigu dameysay ila ha da qalpigeyga wuu gubanay jcylka dacada ma dhamado😢😢😢wll hada aqrisay qisadan iiso duce in ilahey qalpiga ii qaboojiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭iwaan cafiyey wiilka nolol farxadle urajeyn insha allah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@elhaam57
@elhaam57 8 ай бұрын
Axxx apayoy wllhi ilina iga imaaday 😢😢nolol qurux bdn kuu rajeynaya apayo I.a farxad kudhameyso nolasha hooyadane illhy haku deesto😢🤲🫶😩
@Mohanchanel-qs6xc
@Mohanchanel-qs6xc 8 ай бұрын
Axya jecel apyo aad ban uga xumahy alle Haku dhip dhamo hooyana ilaasho apyo😢😢
@mohamedzaakow
@mohamedzaakow 8 ай бұрын
Asc abayo ilaahey ha ku iloowsiiyo dhibka kusoo maray marka xigta aduunka waa lasoo maray jaceyl ani xitaa waan soo maray kuma aanan guuleysan 2018 ayaan gabar jeclaa wey iga taktay 2022 ayaan gabar kale bartay wey iga taktay sanadkaan 2023.8.14 weligey qof ijecel ma arkin wlhi ani lee qofka jeclaado 😢😢😢😢😢😢
@abdiwahidsayidali8832
@abdiwahidsayidali8832 8 ай бұрын
Haa
@user-yz3wd5eu9b
@user-yz3wd5eu9b 8 ай бұрын
Ax ilin iga imaty wlhi kaly wadnaheyga tabo abyo😢😢😢
@salmacabdirisaaq1359
@salmacabdirisaaq1359 9 ай бұрын
Ilhayow janada nawada eege wixii musliimina ❤ ameen inshallah❤ janada ayaa no balana adiga qoraalkan arkaya abayo ama abowe❤
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Heesaha waxa kamacaan quraanka Allah ❤️❤️😭😭 Hadaa igu raacsan thy 👍Like saar
@zaaami
@zaaami Жыл бұрын
Markaa meezha maxaa ku keenay
@hibaakozman4989
@hibaakozman4989 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@suhuurxasan339
@suhuurxasan339 Жыл бұрын
Wn ognaahay lkn heesahanaa wn ku faxnaa😀😀😀
@shadiyafaarax6402
@shadiyafaarax6402 Жыл бұрын
Kuguma raac sani inaad isku meel keen to hees iyo hadalka ilaahay subxanallh
@MOHACADDE293
@MOHACADDE293 Жыл бұрын
Bro shiiq hada tay hesta maxa udawanesa ma masjida tagto mise love aku radin 😂
@zirmuneirofficiall6617
@zirmuneirofficiall6617 Жыл бұрын
Ilaahay ramadaanka nabad qab haynagu gaarsiiyo🥰
@AmiinramosRamos-wr9bo
@AmiinramosRamos-wr9bo 11 ай бұрын
Adeer fanan waa amiin magca aduunka ugu mudan ma igu racsantahay
@muthonileah
@muthonileah 4 ай бұрын
My favorite song all time 💯❤❤️🔥🔥 mashaallah 🎉🎉
@zackyassin281
@zackyassin281 Жыл бұрын
(2x) anigoon colaad muujin kuna ceebsan maalin kuna ciida gooshada naftan ku cidloonaysa bal maxaad u cuggan wayday (2x) niyaad adiga ku ciilan laab cabasho ku keentay qalbi caashaqi dhaafay miyaad cawin kari wayday (2x) cindigiyo dareenkaga maxaan ugu cuslan wayay maxad ii cisiyeen wayday caadi igu noqon wayday (miyaan) miyaan kuu cuntami waayay (2x) aniga'oo ku taray ciidan cadawgiina ka diirshay cid kastena anoo tada si cad uga horeeysiya miyaad igu caruurawday (2x) kulankiyo cawayskeeno farxad curatay weyan markaad cabaar joogto maxa kaa cadhaysiiya (2x) cindigiyo dareenkaga maxaan ugu cuslan wayay maxad ii cisiyeen wayday caadi igu noqon wayday miyaan kuu cuntami waayay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Cidkastana anoo taada Si cad uga horaysiiya...*
@zackyassin281
@zackyassin281 Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 tnx libah
@Zancho777
@Zancho777 Жыл бұрын
Cajiib heesta waa layskugu tegay khaalid kaamil iyo abdiqadir qalinle iyo aamiin yarre ❤
@suparsocdal450
@suparsocdal450 Жыл бұрын
😢Miyaan kuu cuntami waaye
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm Жыл бұрын
Way Oohin Dhaaftay 😆
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын
Waxkastoo macaan waxa kamacaan quraanka Alle taas hala ogaado abtiyaal❤️
@raxmaraxma8846
@raxmaraxma8846 Жыл бұрын
Zax
@raxmaraxma8846
@raxmaraxma8846 Жыл бұрын
Zax
@user-ii2bt2xx1n
@user-ii2bt2xx1n 4 ай бұрын
Zax
@Arawelo911
@Arawelo911 2 ай бұрын
I'm so obsessed with this song 💔😭
@muthonileah
@muthonileah 4 ай бұрын
My favorite song all time ❤❤💯🔥🔥 mashaallah 🎉🎉
@Cabdilahi_Yusuf
@Cabdilahi_Yusuf Жыл бұрын
Hess QiirO Leh 🥺💔Insha allah Sanad Ka dib Hadii Alle S.w NafTa ii Daayo Wn So Booqan DoNaa CommentgaN 🤲❤
@abdirizakawil9058
@abdirizakawil9058 Жыл бұрын
salaanta sare 19/3/23
@xaajowlipax24
@xaajowlipax24 Жыл бұрын
Insha allah
@cabdiraxmaanduran6326
@cabdiraxmaanduran6326 Жыл бұрын
I.a pro😢
@NimcoAhmeD-tf8si
@NimcoAhmeD-tf8si 10 ай бұрын
Eesh calaa hees qofka jacaylka wax ka garanaaya ayuun baa fahmaaya heestan jacaylku waa qaali
@futureboss608
@futureboss608 2 ай бұрын
naso booqo halsano kadib qoralkaga arky🤣🤣
@strongwomen.7771
@strongwomen.7771 Жыл бұрын
Wan ogay inad halakan Iman dontid heestana dhagaysan doontid 22/1/22 22/1/23💔 lkn wan Ku waydinaya mxd caadi iigu noqon wayday?😢
@nashaadibraahim1657
@nashaadibraahim1657 Жыл бұрын
Iskah samir WA aduune
@hoodoraage648
@hoodoraage648 Жыл бұрын
Niyaad adiga ku cilaaan
@apdiazizkeke
@apdiazizkeke Жыл бұрын
Intaaz baa ka qornayda wll sorry 🙏
@ayanlexuzzen1566
@ayanlexuzzen1566 Жыл бұрын
Wll😔😔😔😔😔😥💔
@hamdaapdiaziz6495
@hamdaapdiaziz6495 Жыл бұрын
Sorry sister 😌💔
@bahjaabdirashid7484
@bahjaabdirashid7484 6 ай бұрын
Anoo jecelbuu guirsaday ana asaaaan sugaayey 12/31/2023 xanuun saaidban dareemay I a 2024 sanad❤farxad ilhow igu❤ badal❤❤❤❤
@footballclub6071
@footballclub6071 5 ай бұрын
Amiin wllshy
@AnuushAbdi-rr6gr
@AnuushAbdi-rr6gr Жыл бұрын
Wllshey iga yar ilkaha u xiraan maalin ayaa isbtaalka u racay dhaqatrkeyda xogaha isla kaftamney marka ninka marka soo baxi rabey telkas idhabey waxaa idhahy lanbarakaga ireeb anoo rabin siyo xogaha xushmad umujiyey marka labo malin marka kasoo wareegtey ilaa soo hadaley isaa u wada sheegsneynay mudo xogaha dareen jacl u qadey asigana daniyna zaaid I muji jirey kalsooni iyo muxibo ayaa u qadey inuu hore naag usoo furaay caruur u joogto waa isheegey ee xaaskis hore iyo caruurtis itobiya jiran marka mudo 6 bil xariirkeyn socoday wax idhahy hooyo iyo aabo igu qasboyn xaaskeyga hore ina soo cilaayo waalidna warkod lama diide karee maxaa samaya xataa aabahe ilma hadalo markas wax dhahy soo cesho wax ibadan qadey inuu xariirkeyn waxbo isku badlin naagtis xata marka soo ceshtay ima sheegin marka mudo kusoo wareegtay ayaa isheegay qalbiga ugu xumaadey lkn naf wax jacl ahy waxbo kama soo qadi wax igu dhahy xaaskeyga jumco imaan rabta ogw hye dhahe maalin sanin ah wax igu dhahy xaaskeyga waa imaatey lkn been ayaa aheed jimca imaatey inuu waqti fcn la qato ayuu rabey anin aaan dareemnin isbaadal aad uweyn ayaa ku arkey marwlbo wax dhihi jirey maxaa isoo wai wysy isbtaalkan maxaa wye jawabteyda wax aheed mashquul ahy haween ayaa wax udarey fiiran qalbigeyga kasoo baxdey jacl ah lkn fiirantas asiga ma arkin xaaskis ayaa arktey block ayaa isartay anoo yaaban ayaa telka caadiga iga soo wacy wax idhahy mcnbdn seeithy maxaa ka qaldn ayaa dhahy WhatsApp intaa block iga sarto ma nasoo wacney markas wax idhahy ani mahn xaaskeyga wye see xaaskga block igu sari karta marka dhahy qald uma arko ina block ku sarto adiga xata boskeyda hada kujiree laheed waa sameyn laheed qalbiga ka gubtey lkn wxs dhaan waxbo uma arkin marku rabo waa isoo wac hada waco lagama qabanyo hada wax go aansidey ina nolashis dhaan ka baxo nool kale sameysto lkn ma awoodo isoo ducaye inuu ilaaha qalbigey iga bixiyo😢😢😢
@ilkacaseahmed7501
@ilkacaseahmed7501 Ай бұрын
Ilahay qalbiga hakaga saaro Boqortoyo
@marwadi1247
@marwadi1247 Жыл бұрын
Heestan in qalbigayga ĺaga qoray ayad moda 😭😰qof ayan aad ujecelahay hadana ima fahmo marwalba markasta wan radiya isna isla wayni aya kujirta u aniga iskala kay waynyahay😭ilhow iso dhawe qofkasto farintayda arka please iguso duceya inu alle qlbiyadeena mideeyo wlhi wan jecelahay kamana fogan karo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@anisoahmed3956
@anisoahmed3956 Жыл бұрын
Qof aan ku Rabin radin wll wlhi markasta xanun dareme Ana somaray waxan arkay qoralkan qoro inta laqriyo laga aamuso waxan arkay ina waco laqabanen waxanun qof shalay ilintadad dhibeysay mantana kala jeclen
@warsamecumar
@warsamecumar Жыл бұрын
Alla hakuu soo jeediyo hadow khayr kuu yahay
@asmaabdulahi9825
@asmaabdulahi9825 Жыл бұрын
Alle haydin mideeyo huuno ❤
@ayandahabodahabo4038
@ayandahabodahabo4038 Жыл бұрын
Hadu khair ku leyahy alle haku galiyo jeceylka isga lkn intad maalin kasta xanunsan lahyd waxa ka roon ado hal mar xanuunsada isku day inaad ilowdo wuu so laaban doona isga iska qoomaynaya
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
@@anisoahmed3956 dadba sidu waqtiga isku badalo isku badalaan wa adun iyo xalkisa 😢😢
@Aaminyare7
@Aaminyare7 Жыл бұрын
Wad Mahadsantahiin Dhamaantiinaba My Team ❤💟
@ayaanshidane5015
@ayaanshidane5015 Жыл бұрын
😢😢😢Inad so sarto ma aheyn xiligan 😢😢😢😢😢
@Aaminyare7
@Aaminyare7 Жыл бұрын
@@ayaanshidane5015 illahay qalbiga haku Qabojiya Walaal🥺💔
@amalabdi2569
@amalabdi2569 Жыл бұрын
Waxani hees way dhaaftay
@kawsaraxmed438
@kawsaraxmed438 Жыл бұрын
Aaamin
@suhaybcali8686
@suhaybcali8686 Жыл бұрын
Fanaan aan taageero cumaadad lama haysan bk dhaaftay zxp waxaa kasoo salaamay borama awdal
@sahraali6994
@sahraali6994 4 ай бұрын
Beautiful voice ❤❤❤
@Xaaji-dalmar.1995
@Xaaji-dalmar.1995 5 ай бұрын
Dumaku waa masaakiin Weena dhaleen waana udhax naa lkn abaal ha ugu galin inee ku fahanto ama kuu abaal gudo ee waxkasta aad uqabato sadaqo ahaan uniyeeso wlh 😊
@ikraanquresh7960
@ikraanquresh7960 Жыл бұрын
Qof kasto oo qoral keyga arka cimri dheer iyo cibaado suuban ban urajenaya❤
@qalpiqurux
@qalpiqurux Жыл бұрын
Heestan waxay ka hadlaysa qisadayda Wuxuu ahaa jaceyilkaygii iigu horeeyaay ❤17/3/2017 xidhiidh qurux badan ayaa Naga dhaxeeyay saaidna waa ujecela xata naftayda isaga ka jeclaaa❤wakhti qurux badana waa soo wada qadanay Xalada adagna waa ka soo wada gudubnay 2019 bilihii ugu danbeyay waxa bilaab may muran iyo dagaalo soo noq noqanaya dagalkan wuxu ahaa kii aanu ku Kala hadhnay isaga waxay azhp ahayeen will, wiilkas waan isku dhawayiin wllkay ii dhaw Ayaan ula dhaqmi jiray marku ii manayo jaceyiljaygu may kala hadhi jirin wiilkaa way isa soo raci jireen Ana waa la kaftami jiray wllky oo kale sida ula kaftamo kadib waxa dhacey inuu wiilkan sida wllkay usoo dhaweynayay isku kaayo diro oo Telephone iga soo Waco kadi waxa uu isheegay inuu rabo inuu i arko wax iisheego nolashayda ku saabsan anoo yaaban ayaa ubaxay kadi waxa uu ishegay wiilkan jeclaya inuu ikhyaameyay oo uu xaas leyay waa yaabay waana u qadan wayay arinkaa Kadib anoo Yaban ayaa guriga ku soo laabtay isagiiba wacay Arin kii ayaa way diyay waxa uu igu jawaabay waxas waxba kama jiraan ee yaa wax kugu yidhi Ana waxba Uma sheegin lkn waa ka yar niyad jabay xidhiidh kii wa ka yar gaabsadey anoo jecel ayaa rabay inaa iska dhaafo isaga wuxuu isheegay inay run yihiin waxa ogaadey markaan mudo 3 bila kala aamusnayiin oo uu wiilkii ay zhp ahayeen ee rankii iishegay uu isoo wacay kadi iga Dal baday xidhiidh jeceyil Wuxuna ii shegay inuu marka horaba uu isagu ijeclaa rabayna Ina wiilka kala hadhno anuu waa oyay waana cala calay🥲🥲🥲 Heer waxa gaadhay Ina habeen kasta ooyo xata waxa isku dayay inaan tahriibo si aan isaga isku ilow siiyo waayo waa khaldamey anuu hada qoraalkan xiligan qoryo Wali qalbigayga kama bixin xata qof kale ma jeclan Karo sidan isga u jelaaday Uma malaynayo inuu qof kale helaaayo wiil kaston is barano ma jeclaan Karo xata haduu isgu I jeclaado waxan u sheega inaan wiil jecelaa hadan aan qof kale jeclaan karin maxa igula talin lahayiid aduuu🥹🥹🥹🥹
@khadrakayse3348
@khadrakayse3348 Жыл бұрын
Waxani waa aduunyo qofka biniaadmakana laysma wada raaciyo siaad qalbigaaga uga tirtaba is ilowsii noloshaaada hore isii wado happtih
@cadnisalaad6132
@cadnisalaad6132 Жыл бұрын
@@khadrakayse3348 sorry 😞
@warsamecumar
@warsamecumar Жыл бұрын
Abaayo way dhacday Noloshada horay uwado naftadane samirsii Balse inanakii cafis waydiiso
@barkhadxaajisiciid4362
@barkhadxaajisiciid4362 Жыл бұрын
Wll jacyl wa dhip lkn ilahy badal khayrle haku siiyo wankuladaremayaye😭
@barkhadxaajisiciid4362
@barkhadxaajisiciid4362 Жыл бұрын
Wa aduune iska samir wll😭
@mohamedzerbia1883
@mohamedzerbia1883 Жыл бұрын
dar i'lahay baan iin jecel yahay ❤️❤️
@yamyam585
@yamyam585 Жыл бұрын
Qalbi cashqii taabtay miyaa caawin kari wayday💔
@kabtankaoffcail7500
@kabtankaoffcail7500 Жыл бұрын
Amiin yare fanaan 100 laxanka leggend the of leggend khaalid kaamil
@ridwaanabdikadir5207
@ridwaanabdikadir5207 Жыл бұрын
Bukaanada fariimaha so qorayow qalbiga allaha idin dhayo walaalayal🥺❤
@hannamaxmuut
@hannamaxmuut Жыл бұрын
Amiin wall😭💔
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 Жыл бұрын
Amiin wllo😢
@sabirinmustafe8087
@sabirinmustafe8087 Жыл бұрын
Ameen wall
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 Жыл бұрын
Amiin 💔
@NimcodaahirDaahir-ri9re
@NimcodaahirDaahir-ri9re 26 күн бұрын
Aamiin😢😢😢😢 yaaa alaah
@suadojeylani7685
@suadojeylani7685 Жыл бұрын
jah hees ta wallahi ❤❤
@somali.boy-002
@somali.boy-002 Жыл бұрын
Hogyii fanka hargysa🎉❤
@sabrinpea
@sabrinpea Жыл бұрын
Wan ogahay ina heestan dagen san donta gulled maxamed siyada aduun iyo aqiro kuma ilobi duno walhi 2019/11/2/2023/2/ waxa tahay qofki igu horeyey ee ana lashekesto max igu samesay qalbi jab dibato ana baxaynin xanun aduun kalsoni daro inaa kaligey sheekesto soma ahan nin Somali oo dan aya nacay hadu asc idaho ilmo aya iso fadisaneso walhi 💔💔💔💔💔💔💔
@shiineboy3283
@shiineboy3283 Жыл бұрын
Sorry ApayO ❤️😭🙌
@allaaminofficial5072
@allaaminofficial5072 Жыл бұрын
Sorry wlshy Allaha Aqalbiga Kuu qaboojiyo 😭😭💔🤲
@bornleader1653
@bornleader1653 Жыл бұрын
Sorry wlshy rag wanaagsan wa buuxaan horay usoco
@shucaybmohamed2832
@shucaybmohamed2832 6 ай бұрын
COMMENTS KA BADANA WAN AQRIYAY KAAGA SI baan Uga naxay😢 Allah haka madoobeeyo qalbigaga yarkaa Iskuna day Hadii U so labanaynin inaad La xiriirto dhaqtar Ka daweeya niyad jabka.
@jano359
@jano359 Жыл бұрын
qof kasta oo jaclaka ku guul darstay waan slamya 😢
@mohametsultan7395
@mohametsultan7395 Жыл бұрын
😪😪
@Arwelo1234
@Arwelo1234 Жыл бұрын
Wan kaqaday wlllo
@mohametsultan7395
@mohametsultan7395 Жыл бұрын
@@Arwelo1234 😪
@baarudboy-ro2sd
@baarudboy-ro2sd Жыл бұрын
Maxa ii cisayn wayday💔
@cadnisalaad6132
@cadnisalaad6132 Жыл бұрын
Waa kaaa qaday💔😭
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
Waw waaa heees markaan dhagaysto xasuuus galay
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Iin aad u cuntami weydo wa wax dhici kara abwaan ❤
@maaida1643
@maaida1643 Жыл бұрын
Xanuun ka imika dareemayo ilahay uun baa og💔😓waxaa tabayaa qof ii dhawaacay 😔wxaa dareemaya cidlo bdn iyadoo dad bdn hareerahayga joogan🥺qalbiga baa ka gubanayaa💔wxaa is leeyahay talow goorma ka bixi ayaamahan xanuunka bdn😔goorma baa farxadaydii isoo noqon oo iloowi doona qofkan aan nolosheyda hada ku jirin💔”Naftan ku cidloonaysa 🥺Bal Maxaa u cugan wayday😓 cindiga iyo dareenkaaga Maxaa oogu cuslaan waayay💔Maxaa ii cisayn wayday , cdi iigu noqon wayday 💔miyaan kuu cuntami wayay💔😔Jaceylka xanuun iyo niyad jab mooyane wali farxad waarta kama helin💔plz wllayaal isoo duceya hadaa aragtaan qoraalka 🥺inuu ilahay faraxadaydii isoo celiyo oo ayaamahan murugada leh iga saaro😔
@hamdaapdiaziz6495
@hamdaapdiaziz6495 Жыл бұрын
Sorry sister 💔😌
@xamzemuniir8411
@xamzemuniir8411 Жыл бұрын
Waad ka baxaysa dhibka wey ku dhaafayaan maalmaha xanunku dhibta laguma waaree waa laga dhamada maalmihii wacnaa wey soo socdaan
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Жыл бұрын
Maaida : maxaa filmana Hindi ah badastay miyaan ku cutamya kulah 😂😂😂😂😂
@najahqaliqurux8411
@najahqaliqurux8411 Жыл бұрын
Alle ha ka dulaqado murugad wll
@engdekamohaaa49
@engdekamohaaa49 Жыл бұрын
Dadka qaar wxy iska dhahayan film bay badsatay balse qofna ma jecla in uu niyad jab sheegto qof walba wuxu jecelyahay in uu farxad la daris noqdo hno mcn wn ku dareemi kara balse wxba kagama qaban karo kliya wxn kugu dhiirin karaa in aadan qof bini aadan ah wxba u noqonay qalbigaga taas ka dhaadhici murugta wn necbahayba hadaan awoodana Dadka oo dhan wxn ka dhigi lahaa kuwo faraxsan please quruxey iska ilow wx walba oo ku dhaafay huuno🥰
@iftincali9955
@iftincali9955 Жыл бұрын
Miyaan kuucuntamiwayey😭best song🥺💔
@mahadalle2526
@mahadalle2526 17 күн бұрын
20/06/2024💍👑✅ beri waa arooskeyga isoo hambaliyeya
@Lenchomohamed-il4nl
@Lenchomohamed-il4nl 7 ай бұрын
Sahaa
@bellafarah2573
@bellafarah2573 Жыл бұрын
Heestan waxan u dhadhansanaya si dareen leh sxbnimadeni mudada dheer aheyd aya sababtay inan si xad dhaaf ah qalbigeyga ugu wada dhiibo una jeclaado uguna kalsonado wan aamini la.ahay still inaad sidaas fudud wliba without reason hadalka iga jaratay 😪cindigiyo dareenkaga maxan ugu cuslaan waayay maxad ii ciseyn wayday caadi iigu noqon wayday miyaan ku cuntami waayay😪 I miss when my smile is real 😔😔
@daafahamedia9544
@daafahamedia9544 11 ай бұрын
Walhi waxaladan ku jiro 7 years baynu zxb ahen
@aamiinapdirashid1624
@aamiinapdirashid1624 Жыл бұрын
AwlaaDu caasima YaGaa fanka iskaLeH💥💣🥰
@afitaaxronaldo7954
@afitaaxronaldo7954 5 ай бұрын
And champions ❤❤❤❤😢😢😢🎉🎉laan waadka ah ayaam ku kudo qoray wlhi 😂Ciyaal xashiish😢❤
@abdigeedi8931
@abdigeedi8931 4 ай бұрын
Hayaaa
@user-em3ep2ht6l
@user-em3ep2ht6l 8 ай бұрын
Waa hees wcn runtii😊
@sahrocabdule5294
@sahrocabdule5294 Жыл бұрын
😥💔Qofkan manta udhibatonayo oo an ka fikirayo inowsan iso labanen waan ogahey😔💔 ilahow qalpigeyga ideji oo niyadeyda kasar💔😭 Miyaan ku cuntami waye💔😭😔😥
@anisoali4697
@anisoali4697 Жыл бұрын
Sahro cabdule abayo iska sabar qalbiga allah ku qabojiyo niyada qeyr usheg qofki ku qalmay wu iman abayo guleyso saqdhexe habenki so tos illah gacmaha u horso salatu lel tuko saliga nebiga scw scw aqri astaqfarso sajuda alle ku bari wlhi wa guleysane markas anigo xalada ku jirto ku jiro ayan aniga intas sameyey saqdhexe habenki inta so tosay wlhi kurbadi iheysay illah wu iga qaday farxad aya alle igu badalay alx guleyso abayo macan marnaba ha niyad jabin qofki ku qalmay wu iman kaliya sabar ina is barana donaya hadi aad qoralkeyga aragto iso qor mel an kala so xariiro macanto niyada qeyr usheg wakuso duceyna insha allah
@sahrocabdule5294
@sahrocabdule5294 Жыл бұрын
@@anisoali4697 Abyo mcnto❤️
@anisoali4697
@anisoali4697 11 ай бұрын
​@@sahrocabdule5294 abayo manta halkan so boqday abayo ciwankan igu so darso macanto analiza cali wiil yar aya isaran sawirkisa macanto guleyso farxad ku nolaw wakuso duceyna illah side qeyr kugu jiro hakugu guleyo niyada qeyr usheg sabar abayo marnaba naftada hos ha udhigin illah talada u dhiibo wa hubal wa guleysaneysa mar insha allah xabibti wakusalama
@caydaruusmuxumed218
@caydaruusmuxumed218 8 ай бұрын
Aamin yare boy noolow abti waa fanan kiiye
@abdifataxyare1970
@abdifataxyare1970 Жыл бұрын
Amiin yare wakhtigii kubada ayaan isku koox ahayin amiin waa qof akhalaq badan oo an hadal badnayin sxb long live
@abwaancaqlisame
@abwaancaqlisame Жыл бұрын
Abwaan Qalinle Sanadkan Wuu na shiday Walee lkn inyar uunbaa og 1:-qalbiga laygala wareegay (raxma xasan) 2:-urugo (saalax sanaag) 3:- miyaan kuu cuntami waayay(aamin yare) 4:-dib ayaan ka ogaaday (haboon nuura) 5:- reer magaal ( Abdirhman nasri) 6:- ma adaa (ayaana & A.nasri) 7:- si niyadaan kuu jeclahay (malyuun maanka) 7 dani waa kuwa aan aad u dhagaysto ee uu isagu qoray Qaarkaloo badanina waa jiraan
@aadancalijamacqaaje1252
@aadancalijamacqaaje1252 Жыл бұрын
Sidaydo kale
@aadancalijamacqaaje1252
@aadancalijamacqaaje1252 Жыл бұрын
Abwaan c/qaadir qalinle
@nasroxuseenmaxamuud8438
@nasroxuseenmaxamuud8438 Жыл бұрын
Wlhi😂abwaankano lajan wow dhaafay qalinle
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 Жыл бұрын
Dareen igula sheekayso (rooda kayf)
@AishaMohamed-wg3xi
@AishaMohamed-wg3xi Жыл бұрын
Heestan anaa leygu talagaley faraha kaqaada heesteyda anaa saan leyiigaley😢😢😢
@salmamahdi6637
@salmamahdi6637 6 ай бұрын
Waan ka xumahay abowe mcn ❤❤❤
@ibrayare-li5jp
@ibrayare-li5jp 9 ай бұрын
Waw wkhly sxb guud
@hafsaahmed94
@hafsaahmed94 Жыл бұрын
Maxaad ii cisayn wayday YAA WADUUD Illahow hees ma tahay Waan bogsan Inshallah!😢😰🎧💔
@futureboss608
@futureboss608 2 ай бұрын
qofaan jeclaay wayay hestan qaas itaabanee halsano kadib so boqon donaa anoo xaasle ah .tariqda waxay maree manta 12/april/2024
@maxamedsulaiman
@maxamedsulaiman 25 күн бұрын
Wxan sugnaaba waa 1sano ka dib 😂
@siiniyaomar3626
@siiniyaomar3626 Жыл бұрын
Qalbi caashaqii taabtey miyaad caawin kari weydey🥺☹️🤚
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 10 ай бұрын
2023 aa fariintaan soo qoray ogaada😂 dadka idaawan doona 2040 insha allah
@mohamedadan3502
@mohamedadan3502 Жыл бұрын
Nacala AbaHa ku Yaal 🙌 AxYaa Song 🎧 Wllhi I enjoyed when I listened this song 🎵 ❤️
@duniodunio.ismail
@duniodunio.ismail Жыл бұрын
Maxaa kaa qaldan
@leyloahmed1777
@leyloahmed1777 Жыл бұрын
ah heestan dareen kayga ayeey kahdlaysaa😢😢😢😢😢
@user-oq7dy7xl7l
@user-oq7dy7xl7l 9 ай бұрын
​@@leyloahmed1777aj❤ 4:37 9mmk
@abdiqadirsiciid280
@abdiqadirsiciid280 5 ай бұрын
Heestan waxa dhagaysanayaa mar aan ku kala dhex jro nolo qabow iyo kulayl ah waayo waxa jirta gabadh aan jeclahay iyaduna balan ii qaaday oon rabo in aan guursado xaga kalena waxa jirta inan aad ii jecel oo iga fugi la waxaaan sameeyana mayaqaano balse waxa sugayaaa jawaabta uu wakhtigu ka bxiyo arimahan cakiran. Heesktan waxaaa dhagaysanayaa 20 1 2024 Ilaaa muddo bilo ahba nafsi ka baqaya
@user-tu4sy1pd5g
@user-tu4sy1pd5g 3 ай бұрын
Amin zxp nolow abow cawa noloshey di hore❤😊
@mohamedkaiseismail3034
@mohamedkaiseismail3034 5 ай бұрын
amiinoow waa saxiib kaa nimcaan kayse
@dhawrsankhadar1873
@dhawrsankhadar1873 Жыл бұрын
Way hees dhaaftay ❤ Miyaan kuu cuntami wayey
@warsanabdukadir5392
@warsanabdukadir5392 Жыл бұрын
😪😪😪😪
@UsaameUsameMohamed
@UsaameUsameMohamed Жыл бұрын
Tt
@mamacaziizo
@mamacaziizo Жыл бұрын
asc
@ladanmahamuudomerhanfi7849
@ladanmahamuudomerhanfi7849 Жыл бұрын
Heestu xaladan ku jiro ayay kahadlaysa qof walba dhawac goniya aya qalbigisa ku reban ❤️‍🔥❤️‍🩹💔
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Haweendumaar tii kujirtayba. As, FAMILYYYYYY
@user-ii2mu5jb2d
@user-ii2mu5jb2d 9 ай бұрын
Inta kahesha hestann bles❤
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Heesta aduunka ❤ waqti yar lagu soo saray laxanku waa khaalid kaamil
@HassanFarah-vj7qs
@HassanFarah-vj7qs Жыл бұрын
Aabihi mulaxanka khaalid kaamil❤
@user-hn1yo9lk9r
@user-hn1yo9lk9r 4 ай бұрын
Wow Heestan. Wanjacladi Wlhi. Mcn waye ❤
@khaalidmaxamed1469
@khaalidmaxamed1469 Жыл бұрын
Qalbi caashaq taabatay waa hees aad umacan
@umuaxsaab1933
@umuaxsaab1933 Жыл бұрын
Hadi aad so boqatay halkan wll si niyada iguso ducey alle haku barakeyee murad ban leyahy mahasanid 🥰🥲
@abdikarimabdilahi2344
@abdikarimabdilahi2344 Жыл бұрын
Heesta waan qatay qeyb anaa ba modaya inay iga hadlayso 😔 qofkasta oo heesta qusayso like ha isaaro 2023.3.6
@abdihayd3415
@abdihayd3415 4 ай бұрын
Wax kale❤❤❤
@user-jc3ht1lt3e
@user-jc3ht1lt3e 9 ай бұрын
Waxkasotoo mcn waxaa kamacaan quraanka Really ❤❤❤
@abdisamedosman23
@abdisamedosman23 Жыл бұрын
Xppi hadiii aad heestan dhegaysato qoralkaygana aragto iso noqo weli wnku jecele ❤😢🎉
@jibriilzhadhcasejibriil5897
@jibriilzhadhcasejibriil5897 Жыл бұрын
Inzhalah
@ayanabdullahi7118
@ayanabdullahi7118 Жыл бұрын
Laxanka iyo cod amiin yare 😮😮❤❤❤ 😮😮😮 khalid kamal 🎉🎉🎉🎉
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 5 ай бұрын
Aamiin yare fanaan qaaliya
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 Жыл бұрын
Waxni hees way dhaaftay onther level amiin yare🔥
@fatiinhajji
@fatiinhajji Жыл бұрын
ax ax tan qalbigaygey xanuujisay hees waa dhaaftaty😭😭😭
@lamdacali7630
@lamdacali7630 Жыл бұрын
😢😢 same
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 Жыл бұрын
same 💔
@hafsoartan5469
@hafsoartan5469 Жыл бұрын
Markay 1million gaarto like hayla dhaafin🥰😘
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Жыл бұрын
Inta jecel saliga nabiga. Scw ismuujiya
@mabsuudcabdi3240
@mabsuudcabdi3240 Жыл бұрын
Qalbi caashaq i taabtay miyaad caawin kari wayday🥺😞
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
When you are happy 😃 enjoy 😉 the music 🎼 but when you are sad 😢 understand the lyrics 😭😭💔💔❤️😭😭
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Жыл бұрын
Like me I wanna to understand lyrics deeply😪
@JeestoMohamed
@JeestoMohamed Жыл бұрын
@@nimcoibrahim4910 💔
@jeylaaniabukar5389
@jeylaaniabukar5389 Жыл бұрын
Maftuux cad ceed musig guud
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 Жыл бұрын
Like me💔💔🙄😓
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
@@nimcoibrahim4910 It is very painful 😓 😭😭😭
@calicismaan8068
@calicismaan8068 Жыл бұрын
Heestan waxy timi wakhti an ku jiray xalada adag oo kle oo naso kle dhacgaly isfanwaya marwadayda * ayaan ☆ wxan alle kabaraya inuu qalbiyadena midooyo😭😭😭
@SuralaydaAx
@SuralaydaAx 9 күн бұрын
Hada dawanayso 2024 like ii saar 🙄😂
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 11 ай бұрын
War ninku cod karsana legend weeye❤
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official Жыл бұрын
2017 ayuu jaceylku I taabaty wakhtigaana Wax badan ayaa iga halabay Maanta 2023 aan joogo Jaceylka inta ka dheran karo ayaan ka dherada Si anan mar naba Cid nolasheyda ugu xidhin
@nimcocabdi613
@nimcocabdi613 Жыл бұрын
Malmahii wacnaa weeso socdan wllo🙏👊🤛
@daafahamedia9544
@daafahamedia9544 11 ай бұрын
Wish inan ana sidado kale uso kabto
@fahtihaji
@fahtihaji Жыл бұрын
Cindigu darankaga 🥰 Maxan ugu cuslan wayay🥲 Maxa I cisen waysay🥲 Cadi igu noqon wayday😭😢 Miyan ku cuntami wayay🥲🥰🥲 ABWAAN QALIN KEP GOING 🥰 WALLE QALI GULAYSO ADUN IO AKHIRABA 2023 WAXASI HESO WAY DHAFEEN ANOTHER LEVEL WAYE 🤣🥰
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
Miyaaan ku 2023
@dalmarcjofficial5714
@dalmarcjofficial5714 Жыл бұрын
Halkan yaa jooga sideyda 😢may 2023
@Mohamett_gurxan
@Mohamett_gurxan Жыл бұрын
Markay 5 Million Gaarto Isoo Qabta 🤏😜
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
Niyad adiga kuu ciilan Laab cabasho kuu keentay Qalbi caashaqii taabtey Miyaad caawin kari weyday Cindigiyo dareenkaaga Maxaan ugu cuslaan wayay Maxaad ii ciseyn weyday Caaadi igu noqon weyday Miyaaan kuu cuntami wayaay Heestu xanuun badanaa Ilhow heestan xaaladay ka hadleysaan kaa magan galay😭🤲 Waqti adag wn so maray lkn alx ciiltiran helay🤴🏽💋 Rabi calaf ha iigu daro boqorkan dunidaan ka doortay🤴🏽👫
@RahmoMalik
@RahmoMalik Жыл бұрын
Best hees keep going bro xarir from djibouti
@ummaasia1343
@ummaasia1343 2 ай бұрын
❤️❤️💙💯 sanadkii iyo bishii iyo saacadii seeskii xupiga jacaylka saldhigay ❤️❤️💙🖤💯😂😂
@mucazheklyrics
@mucazheklyrics Жыл бұрын
Amazing Amazing 👏 ❤
@hibocali4794
@hibocali4794 Жыл бұрын
15 shabcaan wan iska cafiyay lkin waxabah qaar markan xasuusto ilmada maceshado dadkuna waxy imodan ruux xanusanay lkin dhawicii u igaystay Ayan kasokaban wayay naftaydu waydiiday inay qofkale eegto dadkuna way ila yabayiin qof family aya isodontay wanan diiday wali aya lay xisabiyay qol madaw ayan ku xidhanhy si aan dadka u arkin kaliya mobelkayga iyo heesah calcalka ah ayan ladaris ahay qof aan kushisa kufarxo qof aan wax i idiro aan tayda aan uga horaysiyo xata shaqdi aan nolol malmedkayga kala sobaxayay oga fadhistay imikana mel cidlo ah igag tagy isagan wakhtigi adka marku kabaxay lkin waa adunyo Malin uun ugaran ismalohi qof lamid aya aduunka kunool ismalihi sidadaa ujeclatay qof dabe ujeclaan is malihi
@AamishAli-kj2lc
@AamishAli-kj2lc Жыл бұрын
Heee wa dhafty
@user-mw2nc8xi5g
@user-mw2nc8xi5g 4 ай бұрын
Waa hees kahadashay xalad dhab ah
@abdihakimahmed10
@abdihakimahmed10 9 ай бұрын
Maalin aan Maanta Ahayn Baan Kusoolaaban Doonaa Commentigaan ❤
@MOHACADDE293
@MOHACADDE293 Жыл бұрын
Voice 💯 Music 💯 Camera 💯 Editing 💯
@moyazaki8265
@moyazaki8265 11 ай бұрын
Hadii ka mid tahay 2023 waa bello
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED MAAME - HALKA IGA MAGTAY MAAN GARAN - OFFICIAL VIDEO 2023
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 157 М.
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
AMIIN YARE  HANI  MAHADSANID  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,4 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
AAMIN YARE FT SHAADIYO SHARAF [  IGU WEYNIDAA ] OFFICIAL VIDEO (2024)
3:29
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 1,9 МЛН
MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:56
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 16 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 11 МЛН
FULL SHOWGII AMIIN YARE IYO WACDARIHII FANAANIINTA MUQDISHO 2024
1:21:34
Nasir Production
Рет қаралды 236 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 85 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 71 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 816 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,2 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН