AMIIRA MAXAA KA OYSII IYO SABABTA U UBAAQDAY SAFARKEEDA

  Рет қаралды 722,698

Adna Henna

Adna Henna

3 жыл бұрын

Kuso dhawaaw Channel keeyga. Hadii halkaan kucusub tahay, ha hilmaamin inaa subscribe gareesid!
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
Welcome To My Channel! if you enjoyed the video, don't forget to subscribe!
Join Adna Channel now by clicking here;
/ @adnachannel
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
Waxaad igala soo xariiri kartaa halkaan;
Instagram: / adnahenna123
Snapchat: nnalka83
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬

Пікірлер: 2 900
@ishaaziiz
@ishaaziiz 3 жыл бұрын
ilahay ha ni dhowro mashalla amiral sorry hobbit inshalla kheyr
@mariaahmed9762
@mariaahmed9762 3 жыл бұрын
gabdhaha walaashood ishaa aziiz hore u soco
@miamivloges9816
@miamivloges9816 3 жыл бұрын
Isha aziiz great support wllo
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
I saar an ku saara wlsheyda mcn 2k gaari rabaha 30biis I dhimana I garsiya
@abdirahmankaka450
@abdirahmankaka450 3 жыл бұрын
ishaa aziiz gabar qalbi wanag san
@ifraax14omer35
@ifraax14omer35 3 жыл бұрын
@@omarsafariofficial5219 hhx
@asadcabdicasiis6456
@asadcabdicasiis6456 6 ай бұрын
Hello team 2024 😂
@Hanaan465
@Hanaan465 4 ай бұрын
Hi😂
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw 2 ай бұрын
Yaah😂
@Fardowso-sc8rk
@Fardowso-sc8rk 2 ай бұрын
Waaikan😂
@Jamiilo536
@Jamiilo536 2 ай бұрын
Waykan😅😅😅
@NaciimaIbraahim-rt9cs
@NaciimaIbraahim-rt9cs Ай бұрын
Mashegee marka 😅
@Jiyaa_babe
@Jiyaa_babe 3 жыл бұрын
Sorry Mcnto Amiira qurux allaha ni dhowro ❤️❤️👸
@hamdahonesty6318
@hamdahonesty6318 3 жыл бұрын
Nya jiyaa youtube kga mxaa kugu diray mad kaso muwatid😀😀😀
@samiraahmondo6914
@samiraahmondo6914 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍
@hoodomahad4660
@hoodomahad4660 3 жыл бұрын
Adna xubixilajo xabxabii bi xiskigaankuguqoray xaxayaati
@hoodomahad4660
@hoodomahad4660 3 жыл бұрын
🤩🤩🥰🥰🎆🎇
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
@@hamdahonesty6318 kzfaq.info/get/bejne/pqd_l5pi3d6Xn6M.html
@zuhurosman1687
@zuhurosman1687 3 жыл бұрын
Qof walbo qof ayuu u xiisey ani abehey 4sano ma arkin iiso duceeya ina is aragno inshallah🥺
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
😭Rabi hku tuso adgo nabad ah oo cfimaad qaba iyo isago cfimaad qaba insha allaah frxad iyo cfimaad adga iyo aabbe rabi ha isku kiin kulmiyo xbbt
@ridwaanabdiramlo8167
@ridwaanabdiramlo8167 Жыл бұрын
Inshaaa Allah ilahey Haku tuso
@hodoahmed8050
@hodoahmed8050 Жыл бұрын
wllo anba 3 zano ma arg hooyo iyo Aabe walaalahay l mizz you 😭😭
@user-ub3oe7qj6j
@user-ub3oe7qj6j 6 ай бұрын
Kawaran anigana 19 Sana oo ah Intan jiro ma arkin isagoo ifka ila saran a abahay 😢😢😢😢😢
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 6 ай бұрын
Inshaallaah waad arki
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Sorry amiira inta ka xumatay like isar
@shamsogafane4195
@shamsogafane4195 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
@@shamsogafane4195 😭😭😥
@sahraosman9427
@sahraosman9427 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@rahmoabdulrahman5025
@rahmoabdulrahman5025 3 жыл бұрын
Maansh allha warun jooga
@saamicadey9971
@saamicadey9971 3 жыл бұрын
Sorry abyo mcnto
@umumaida9912
@umumaida9912 3 жыл бұрын
Subane nabigenii udgonaa an kusalino wllyaal scw scw scw
@darklight762
@darklight762 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@stronggirl944
@stronggirl944 3 жыл бұрын
Scw ❤
@xamadicciise3516
@xamadicciise3516 3 жыл бұрын
Scw ace scw
@merrynur3188
@merrynur3188 3 жыл бұрын
Scw
@fartuunpeah6908
@fartuunpeah6908 3 жыл бұрын
Scw
@apudykareim5444
@apudykareim5444 3 жыл бұрын
Qofki hooyadi an la noolen ayaa fahmi karo Wlhi Wadanka marka ka soo tagayay airport ka ilmo Wlhi igu soo istaagtay alle nabad ha igu tuso maamo ❤️
@naimaqurux5973
@naimaqurux5973 3 жыл бұрын
I don’t know why markan dawaday mamada vedio ilinaa iga imaatay allah waalidka iyo ilamaha kala fog in allah mideeyo😭😭
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Aamiin Yaa Allaah
@asmaabukar9700
@asmaabukar9700 3 жыл бұрын
Also me I was crying about it I don’t know what happened 😢❤️❣️
@cabdimaclow3495
@cabdimaclow3495 3 жыл бұрын
Nimanka somalida wlhi waa nacay horta gabdhaha mexey godob ugu galaan gabadhan hoyaded uma oyneeso e qalbiga aya holcayo wlhi lkn amiira waxad ogaata qof walbo kaa tagay wuxu ku siiye jaanis adku hesho qof iskaga ka fcn ha u bixin nolol farxad badan ba kuso socoto ❤❤❤❤✌
@sabahibrahim1285
@sabahibrahim1285 3 жыл бұрын
Hadii culays haysto alah haka dulqaado
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 жыл бұрын
Allha Ka dul qaado
@ubahmohamud1884
@ubahmohamud1884 3 жыл бұрын
Been mahaa wlhi iilaheey hasiiiyo badal qeer qawaa
@sohansiman06
@sohansiman06 3 жыл бұрын
Wllhi been ma aha lkn dhag ah udhigin ee nolosha wacan lajan qad mcnto
@samiirosyte1445
@samiirosyte1445 3 жыл бұрын
Ma ninkeda katagey makala tagen
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 жыл бұрын
inta ila Aragtay inay Adna hooyaded ku eektahay Like dhac kusii😀
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah ku siiyo wll
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Iyo wiilka Ameerika joogo.
@qalanjoqaali8356
@qalanjoqaali8356 3 жыл бұрын
@@marianali9559 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal kzfaq.info/get/bejne/pJZppax7u7SXYqs.html🙏🙏🙏🙏
@phatimalucky3557
@phatimalucky3557 3 жыл бұрын
Oh wlhi aad baan uga xumaadey ilinta amiira meel fog ayey ka timi ragu wqtigaan maxy xumaaden😭😭😭
@socaadali8251
@socaadali8251 3 жыл бұрын
Maskiin waxey dareymeysaa cariiri ilahey ayaa joogo inshaallaha xabiibti wa leska qeera aduunka raaxo majirto ilahey imanka ha suugo yarabi
@hdgdzhzh5131
@hdgdzhzh5131 3 жыл бұрын
Amiira dhukaa hoyo wad jeceshahy wlhi allho nabad kugu keey inta igu racsan like
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 3 жыл бұрын
Ani waxaan la ooyey aani maa iga tagee markee dhhdy adno wlh is wllsada adna we ku jecshhy wahel ayaa uthy amiira 🥰😭😭😭
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Sax waaye adba iyadana wey ku weheshaneysaa Amiira is weheshta.
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
@@marianali9559 kzfaq.info/get/bejne/pqd_l5pi3d6Xn6M.html
@rahmash.ismail7260
@rahmash.ismail7260 3 жыл бұрын
Adnooy gabadhan stress ayaa haayo ha baxdo hawa gidis ayeey rabta qalbiga xanuunayo abyo ama wax ey za id ugu fardo usameey qalbiga ayey ka dhawacanthy😥😥
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah ku siiyo
@rahmash.ismail7260
@rahmash.ismail7260 3 жыл бұрын
@@fadnachannel4664 haye abyo wan ku saart
@heybeautiful9360
@heybeautiful9360 3 жыл бұрын
Waa runtaa wlh qalbiga ayay ka danqanaysa. Waa xanuun kan ugu xanuunka badan. Ilaah ha qaboojiyo qalbiga.
@maryanmohamud7526
@maryanmohamud7526 3 жыл бұрын
@@rahmash.ismail7260 abaydey subscribe iisaar
@aizhaabdoo9583
@aizhaabdoo9583 3 жыл бұрын
Adna abdi iyo amiira mohamud msha allh isku hooyo tihiin miya ❤️
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 3 жыл бұрын
haaaa
@manhaxaliimo3692
@manhaxaliimo3692 3 жыл бұрын
Anigaba hadaan arkay wlhi waan yaabay isku aabe iyo hooyo aan u maleynaayay
@Hana_ghost
@Hana_ghost 3 жыл бұрын
Isku hooyo waaye
@munamohamed4247
@munamohamed4247 3 жыл бұрын
Maalinta walaladay kasoo tagaaye soo xasuusta 😢😢😭 qofki hooya ka maqana fahmi karo alle qalbiga haku adkeeyo ninka qalbiga ka jabiyaa dhibkaas keene iska ilaaw abaayo istaqareyso calosha adkeyso anigaba carona dartisa ujooge waan uxiise family ka😢😭😭
@nasriinfarah9713
@nasriinfarah9713 3 жыл бұрын
Waaan kaa qadneey hooyo Mcnto Amiiro qurux Hooyo mcnto Illahay wuu idin kulmin insha Allah 🤲 Qalpiga dagso Walasha kaweyn hooyo labaad weeyo Waan kula daremi karnaa xiisaha hooyo mcnto iyo Ehlada Waan kujecnehay Please isdaji qali dumar Amiiro Calosha ihurtay 😭 Wlhi
@amaalmaxamed6988
@amaalmaxamed6988 7 ай бұрын
Ducada ilhey wuu aqbl😢hda weey kulmen alxm❤
@munezachannel14
@munezachannel14 3 жыл бұрын
Caloosha ceshta wa aduun wax walba bilow iyo dhamad ayay leyihiin nolal qurux badana ku rajena insha allah
@Saamiya33
@Saamiya33 Ай бұрын
Masha allah hada wey heshay noloshay rabtay ❤❤
@xasanabdullaahi7945
@xasanabdullaahi7945 3 жыл бұрын
maasha allaah hooyo macaan illaahey ha idin xifdiyo dhamaan hooyoyinkeen allaha noo xifdiyo Aamiin Aamiin Aamiin
@missfaruha2635
@missfaruha2635 3 жыл бұрын
Ilinta wa ceshan wyy wllh wxa so xasusty mrki igu horesy hoyady mcn macslmyy ano safr uscda😭😭 lkn alxmdllh inan cawa dhinceda jogo ilahyow cimri dher iyo cafimd kusii hoooyomcn💋❤💖
@user-zh1er7dn6r
@user-zh1er7dn6r 3 жыл бұрын
Aaamin wllo
@noloshafarxada7502
@noloshafarxada7502 3 жыл бұрын
Aamiin
@ayaanabdirashiid1572
@ayaanabdirashiid1572 3 жыл бұрын
Aamin
@Hindaladan4455
@Hindaladan4455 3 жыл бұрын
Amiiin sis Alow hooyaday nabad isku kaaya keen i miss her wlhi
@missfaruha2635
@missfaruha2635 3 жыл бұрын
@@Hindaladan4455 aamiin wlshy adinko nbd qaba allha idn kulmyo.
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 3 жыл бұрын
gabadh kasta oo wllsheed ka wayn haysataa ilaahay ha u mahad celiso wllhi nimco ayay haysataa ilaasho wllshaa ma dareemi kartid wllhi anaa daremi kara intaan wll lahayn Allah ha daayo
@meymunbashir9020
@meymunbashir9020 3 жыл бұрын
Amiin allow walashey idaa dhib io dhef ila qaybsata
@ubahibrahim9050
@ubahibrahim9050 3 жыл бұрын
Alle ha isu dayo inta walal hay sata lkn ani ma haysto 😒
@niimamekuparts5328
@niimamekuparts5328 3 жыл бұрын
@@ubahibrahim9050 Anaa wllsha ah abayo SAS ha dhihin🥺
@ubahibrahim9050
@ubahibrahim9050 3 жыл бұрын
@@niimamekuparts5328 mahadsanid walashay waba tahay wayo wabad iga naxdate ♥️💯♥️💯 tnx bbti
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Aamiin Yaa Allaah
@ayushbintuabdulaziiz5128
@ayushbintuabdulaziiz5128 3 жыл бұрын
Sorry amira cadey walhi wad iga oysisay🥺😭😭 haduu alle ku qadro sikastoo lagaga celiyo wad tageysaa cadey qalbiga qer isheg wax waliba wa qoral iyo qadar
@sedaabdilahi3106
@sedaabdilahi3106 3 жыл бұрын
Gabdhu marky murugooto qofka kliya ee dareemi kra ee qalbiga u dajin kara ee awood uyeeli kara wa hoydeed amiira gabdh yroo qurxana tahy ha ooyin hooyo wa lakulmeh inshalh adiyo wilkaga asiim oo nabad qaba khayr badnna wanu rajynyna hadda hooyo kleh aya kuu joogta walasha adna wllhi nasiib ahad ledahy hadd hysto wll sida ku jecel 😭❤
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 жыл бұрын
Yaa allh amiro siih nolol tii hore kaqurux badan aamiin yaa allh mararka qaar waxa jiro murugo aadan dadka lawadagen hadana aad dhabar adeg iyo gesi nimo iyo karti aad oga gudbi karto never give up amiro mcnto hoyo iyo aabe wallo asxab kujecel iyo ilmo qurx badan hesatah alx dheh mcnto❤❤💯
@iqrosiciid9126
@iqrosiciid9126 6 ай бұрын
Alhm mantay kujirta ❤
@salmodhaqane711
@salmodhaqane711 3 жыл бұрын
Walahi waa laooya inkaar allaha kurido ninki gabar qalbiga kajabiyo nolosheda way kufarax saneed😭😭😭
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 3 жыл бұрын
haa walahi ciil uu darensiyay nin isku halen malaha qalbigane lamawadasiyo
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 3 жыл бұрын
wll ninki miyu furay
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 3 жыл бұрын
@@saabiriinabthirahman7498 haaa
@arawelo9504
@arawelo9504 3 жыл бұрын
Iskasamir abyo waxkaficanahelee 😭
@naimaabdi2655
@naimaabdi2655 3 жыл бұрын
Haa wlh niman qar o aqli qabin aya jira sidha kan camal yahu dhe gbadha ayu niyad kajabiyey 😭😭😭😭inkar kugu dhac they dhe balaya qaba haa
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 жыл бұрын
Masha alah keep going my dear sister and succes Allah idin dhowro Ameen💯💯🤲🤲❤❤❤
@zalma1437
@zalma1437 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 amiira wlhi qalbigay wax ka dareeemaysa gabadha mam u oglow inay timaado farxadeeda kujirta wlhi ani xataa waan oyay amiira abye waxaad jeceshahay alle haku saqiro 😍😍
@umalkhayrdheero4337
@umalkhayrdheero4337 3 жыл бұрын
amiira ha oyin anaga hanaga hoyin Waxad haysta wll ku jacel iyda aya booski wakidka ku buxisay waliga faraxsanaw qalidaydi anaguna wanu ku garabtaganahy si u qalbigu ku dagi qura,anka badso walshy qaliya adna qofki haysta janadi adunka wa qof haysta garabkaga naga filo anaga adnaa wll adna mar walba u sheke wax walbana ilawaysi wa iga talo from gabiley Somaliland ❤️🙏
@samiirosyte1445
@samiirosyte1445 3 жыл бұрын
Wllo maxa kudhacay
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 3 жыл бұрын
Maahayn inay hooyo celiso amiiro Qalbiga bay kusoo degsan lahayd wlha maskiin weeye am sorry sister nolol qurux badan baan kuu rajeen iyo mustaqbal ifaya 😭😭🙏
@samiiraabdulahi4157
@samiiraabdulahi4157 3 жыл бұрын
Abyo amiira qurux maxa ku dhacay oo ay la calool xumaatay
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 3 жыл бұрын
😭😭🥺😥amiiro mcney qalbiga allahku qabojiyo wlhi hade nolal qrx bdn ku bilawte abyoh qof ha ujabin cunugda korso noqo amiradii hore marke youtubkaso gasho qosli jirte kaftmi jirte naa ninka ha isku bahdilin wxa laga yawa inuu kudawanayo wlhi janiz kalo kusiiyo oodku barato qof asiga ka wngzn kasna qalbigaga allah kamadoweyo saldkasto aad dukato kaduceyso inu qlbigaga katirtiro ha isbahdilin wlshey adno farintan amane kugu tahe tusi amiroh✌❤🥰
@ambiahassan8908
@ambiahassan8908 3 жыл бұрын
anba taas baa igu dacday 2 days kahora daana kama yelanin abaayo Nin waji maalahane ha isu jabinin koor isku qaad mcanto horay usoco abaayo mcaan
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 3 жыл бұрын
@@ambiahassan8908 m.a mcney sasa karabah is adkey ilheyna talo saro waxma halawayo yona uguso noqon abyoh qlbigana allahku qabojiyo
@ambiahassan8908
@ambiahassan8908 3 жыл бұрын
thank you abaayo mcaan💖💖
@ridhwanruun7553
@ridhwanruun7553 3 жыл бұрын
@@ambiahassan8908 apaayo malafuray Mise wax kalaa jiraa? Qalbiga Allah ha uqaboojiyo 😢😭
@ambiahassan8908
@ambiahassan8908 3 жыл бұрын
wala furaay Ayaan maqlaay
@aminaaahmedamina9908
@aminaaahmedamina9908 3 жыл бұрын
Don't worry abayo quruxey you will see your mom And the rest of your family inshallah for now be happy you have your sister and son
@maryamamohamed8830
@maryamamohamed8830 3 жыл бұрын
Amiira ani cml waye wlhi qiiroley waye aniga hdan qiirodo ilin maba iska celin karo🥺😢
@safiyocali860
@safiyocali860 3 жыл бұрын
Walhi anaa sas eh
@suleekhaomar8221
@suleekhaomar8221 3 жыл бұрын
Gabadhaan Ninka iyadoo umul ah ayuu furay hala ilaaliyo umul iyo problem ma fiicna😢❤️🙏
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 3 жыл бұрын
Sax walhi
@user-rq2ec2yv1i
@user-rq2ec2yv1i 3 жыл бұрын
Mdhba imka owu fury sabb lkn uf
@daganlovehoyofatima1203
@daganlovehoyofatima1203 3 жыл бұрын
Calafka dhamadey haku dambawina
@fahmaahmed3062
@fahmaahmed3062 3 жыл бұрын
Gurma lafuray, maxana lafuray wa yab eeee?
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 3 жыл бұрын
Sax wye
@naimayousef6188
@naimayousef6188 3 жыл бұрын
Amiira insha allH farxad dhamaystiran alleH haku siiyo wlo qalbigana alleH ha kuu qaboojiyo🤲😢
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah ku siiyo wl
@maimoonmohamoud2529
@maimoonmohamoud2529 3 жыл бұрын
Walahi amira made me cry.dont cry amira xabiibti.listen to ur mother.mothers r gold mashallah.
@sumayaaadan3894
@sumayaaadan3894 3 жыл бұрын
Hooyo ay mudo arkin ayee u xiistay maskiin amiira lkn waad u tageee hadii lanool yhy niyada qayr ushg 🙏😥❤
@ikranabdi1564
@ikranabdi1564 3 жыл бұрын
Walhi ilin.aya iga imaday in sorry abayo
@nimcodarwiish552
@nimcodarwiish552 3 жыл бұрын
NimNK somalida maha kuso wanagsan wlhi inanka umusha ah xataa maka xishoon wayey
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 3 жыл бұрын
Walhi been mahan
@nimcodarwiish552
@nimcodarwiish552 3 жыл бұрын
@@fardowsahussainadontialle8036 soamah
@aminamohamood5800
@aminamohamood5800 3 жыл бұрын
Inte ka kenten in ay kala tagen?
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 3 жыл бұрын
Wlhi markey dhahday Ani ma ku jogiyoo ani maa iga tagee waxan soo xasustay hadalkii hooyadey markan ka Soo tagay Oo danta iga Soo waday 😭😭😭😭
@Garaaado
@Garaaado 3 жыл бұрын
Ax maxad uga so tagtay xppti😔
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 3 жыл бұрын
@@Garaaado xbbti danta iyo durufta na kala soo waday 😔😔😔😔😔
@roblozchannel8396
@roblozchannel8396 3 жыл бұрын
Maalin waad u tagi doontaa maamo insha allah niyada khayr u sheeg waxba hays calool xumaynin khayr alle haku siiyo 🙏🏽
@ilhanibrahim4191
@ilhanibrahim4191 3 жыл бұрын
I don't know if this is all about women am just also emotional and crying 😭
@macalimaadxaliiso2192
@macalimaadxaliiso2192 3 жыл бұрын
So do I wlh ma tears are dripping 💧 as I am texting 🥲🥲🥲
@miskimohamed1014
@miskimohamed1014 3 жыл бұрын
It’s just about Amira she wanted to go to somalia but then she didn’t go because of some situations
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Me.too I'm crying 😢
@nana7sain408
@nana7sain408 3 жыл бұрын
Ax Wlhi wan ku daremay Amira waxay rabtey amase jeclayd iney dhabta hoyaded dhabanka saarto yado ilmaynaysa misna wixi qalbigeda ku jira ka hadlaysa yado amaan daremaysa wle Hooyo waa qaali Hooyoooy dhaawaca daweyay allaw cimrigaga raaji janooy😢❤💉
@LeyloMaxamed-ro9gx
@LeyloMaxamed-ro9gx 3 жыл бұрын
Mashaaa Allh wllhey allh nii xifdiyo idinka iyo ciylkeena wan idin jeclhey noldaa intaaa ay nolol jirtaaa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 3 жыл бұрын
Amarka ilahay hadan arko qof oyaaya ma amuusi karo tolow waa maxay 😭🥺🥺🥺🥺
@faraxsan5814
@faraxsan5814 3 жыл бұрын
Wallahi anigaa ku laqabo xppti hada ilin iga qulquleeso runtiii 😢😢😭😭😭
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 3 жыл бұрын
@@faraxsan5814 🥺🙏🙏🥀🥰😍
@faraxsan5814
@faraxsan5814 3 жыл бұрын
@@haldhaainboqor5026 💋💋😥❤❤💋💞
@keyfsaid2071
@keyfsaid2071 3 жыл бұрын
wlhi kula mid ayaa ahay
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 3 жыл бұрын
@@keyfsaid2071 🥺🙏🥰😍
@umumuasif8471
@umumuasif8471 3 жыл бұрын
😭😭😭San u onayAy madax I xanuunay amiira abyo qof qer badan oo quluubtada hakuu dajiyo
@zamzamabdillahi4146
@zamzamabdillahi4146 3 жыл бұрын
Illaahay qalbiga ha kuu adkeeyo wlo amiira wax waliba waa qadar noloshaada waad u yartahay wakhti kaama tagin waan dareemo karaa dhibkaaga adiga iyo baby AZIM nolol qurux badan ayaan idiin soo rajeynayaa dhexda xidho guri qaado hagaajiso shaqeyso wax walba allah ayaa kuu hagaajin love you xbbt❤💋😭
@blackdiamond8964
@blackdiamond8964 3 жыл бұрын
Adna, be there for your sister cos it’s really hard be a new mom and be divorced at the same time, may allah replace everything you lost with better things amira. We love you sister ❤️
@hanimohamud8813
@hanimohamud8813 3 жыл бұрын
Iam really so proud of u darling your kind words masha aalh caqliga waa cajiib to be mom first time and divorced it's really depressed 🥺may allh bless her amiira you r in my dua darling
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Oops sorry divorce aa qadarullaahi. Wiilkaygaan ku darsan lahaay gabdhahaan sharafta badan Maasha Allaah nin nasiib xun aa ka tago.
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Ragga gabdhaha qurxoon way ku ciyaraan
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Dumarkana ninka u roon ma eegaan
@susumohamed7293
@susumohamed7293 3 жыл бұрын
amiin yaa rabi
@zeinababdinur8206
@zeinababdinur8206 3 жыл бұрын
Wlhi walalnimdu waa wehel guleysta adna iyo amiiro hbbtiyaal♥️♥️💋
@zeinabh.s3735
@zeinabh.s3735 3 жыл бұрын
Iyada ilmo u umushay ayuu sida uga nabsi galey 😔😔ohin tada uma qalmo doqon kaasi wad yartahay qurux iyo cisi isku darstey khayrka xiga ogow ina macal cusri yusra .❤❤
@mohamedrobleahmed9198
@mohamedrobleahmed9198 3 жыл бұрын
iyaa myu fury
@meemuunmaxamed3212
@meemuunmaxamed3212 3 жыл бұрын
@@mohamedrobleahmed9198 haa
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 жыл бұрын
@@meemuunmaxamed3212 miyaaad hubtaaa ilahaybaa og inay Kala tagèen
@queensooyaa8491
@queensooyaa8491 3 жыл бұрын
@@najaxyousuf6813 wey kala tageen iyadaa sheegtey
@sabahibrahim1285
@sabahibrahim1285 3 жыл бұрын
Dumarku markay umusha yihiin caloshodu way furan thy stares badan bay dareman kashekee iyadoo qayb noloshada kamida aad wayday anoo umula ayaa qof melan ku ogayn guriga igaga soo baxay naxdintan ka naxay maalin dhan ban oyay ka sheke adoo broplem kula soo darso ilahow qalbigeda uqaboji
@aqlibadansidiiwalidkeed8777
@aqlibadansidiiwalidkeed8777 3 жыл бұрын
Walaahi wa dhib xata WAKHTIGA walca ila uurka dhibatadi gasoo gadhayilmaa igu dhex dhintay
@abdirizakabdi5949
@abdirizakabdi5949 3 жыл бұрын
I also miss mum ....one love inta hoyadod uxistee
@ferihasayit
@ferihasayit 3 жыл бұрын
Adnaa😭😭😭😭😭😭 walahi waa walaal cajiib ah OO udanqanaysa axxxxx 😭😭😭😭😭 amiira abaayo ooyintaada walahi qalbigay nadhaqaajisay sorrrry
@fadnachannel4664
@fadnachannel4664 3 жыл бұрын
fadlan wl subscribe ii saar khayr allah ku siiyo
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 3 жыл бұрын
Fariiha😭♥️🙏
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 жыл бұрын
Sorry wllo amiira🥰 Ya zidayda ohinta ku dari garty😢 👇🏽 Adna👸🏻 amiira👸🏻❤💋
@hibanuura4233
@hibanuura4233 3 жыл бұрын
Waanba kudaray runti
@leylaalasow385
@leylaalasow385 3 жыл бұрын
Aniga wall iyo walid iyo qaraabo midna mahaysto qurbahana joga wlhi umulna waan ahay mararka qaar nolosha wey igu atkataa hillow iyo wehel la’an daremaa isoo duceeya inuu qof walba illaaahey hooyo iyo abo iga dhigo wlhi wan sexan wayy vedieo kan markaa arkay🥲🥲🥲🥲
@drraxmarayso9227
@drraxmarayso9227 3 жыл бұрын
Somali ooodhan wllaala ah qali ilhy hkuusikhro umada qali
@shukrimohamud1602
@shukrimohamud1602 3 жыл бұрын
Abyo dadka allah kaga dhigo hooyo iyo abe iyo wehel wlh aniga alxm intaba wan heysta inkasto ey iga fogyihin hadana marka videogan arkay sa u oynayey wlh madaxa aya ixanunaya walidka Allah ino xifdiyo inti walid la anana Allah unaxaristo ayagana qalbiga uqabojiyo aniga markn magaca hooyo maqlo wan iska ilmeya anigo hesyta alxm cala kuli xal😥😪
@hamdiodowa6928
@hamdiodowa6928 3 жыл бұрын
Sorry Abyo waa ka baxaysaa
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 3 жыл бұрын
Abayo anakoo dhan aa garabkaaga ah❤️ wadankee joogtaaa abayo
@falismohamed6474
@falismohamed6474 3 жыл бұрын
Sorry abyo😢dadka somliyada muslimanita ahe ilaheya hakaga dhiigo hooyo iyo abo ehaal inasha Allah uabadkagan wahel buxaa Alla Hakaga dhiigo
@Eglanddecor
@Eglanddecor 3 жыл бұрын
100%% i agree with hoooyo!! inashallah you will see hooyo soon abaya! sabar
@amiirasiciid562
@amiirasiciid562 3 жыл бұрын
I'm sorry sister Keep going I wish you good life forever sister 🤴♥️ Love those who love you and forget those who don't value you
@zh4772
@zh4772 3 жыл бұрын
She is homesick for her mother and her country😢.Be strong Amirah, Insha'Allah things will get better and you will go and visit your family soon❤
@ayannaothman9101
@ayannaothman9101 3 жыл бұрын
Amiira I’m so sorry sister please don’t cry everything will be fine insha allah qali you are so strong 🥺❤️
@hodmanmuse7051
@hodmanmuse7051 3 жыл бұрын
Masha alllah dhamaantiiin waaa idiin salaamayaa adna hooyo aday ku egtahay
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Insha Allah qeyr wlashy samira qurux, ilahey ha idin dhowro wlalaheyga
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 3 жыл бұрын
WalahI Waan IlmEyey😭walal Amiira QuruxdaZ baad LeedahaY 🥺BeebiGa Yar Baad HaYsta Oo bari ku AnfacaYa HooYO Io Aaabad HaYsata Adnad haYsata🥺Oo GarabkaGa Marna baneen🥺 QaLpI ha Murugoon walhi Uma QalanTide🥺QaLpI jooGidad JoGtaY Uun Umaad OYInE QalpIGa Ku GubanaYa😢Ee ilmadada Uma Qalman inad U DadsiO Ee InO IlIn Waa Dhamen 💎IlmadadUye🥺Frxd igu war walhi wan Kuso ducaYnE🥺♥️ QosoL Oo ii Fatax🥺🫀♥️
@deeqaxasan4964
@deeqaxasan4964 3 жыл бұрын
Hooyo mcn qofki ka dheer ba fahmi karo ilinta amira wlhi wa la oyay allow cafimad iyo cimdheri nosii an walidkena mar kale isku aragno i miss u my mom 😍😍😍
@ikraanaliqalinle2161
@ikraanaliqalinle2161 3 жыл бұрын
I can feel your pain sister be strong waa ilmeeyay wlhi😰
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Walalahay Adna sharaf Iyo Amira Qurux❤💞
@loloabd1308
@loloabd1308 3 жыл бұрын
Abyo mcn noqo gabar ad adag allana tala saaro waxba kama halabayn shalay sidad u noled maantana wad noolanysa hadu alle qadaro insha allh dhibka dheef baa ka danbysa allaha kula garab galo korinta wiilkaga insha allh
@mumtaazmuhudin6785
@mumtaazmuhudin6785 3 жыл бұрын
Wa sax waa hooyo umul ah umusha waiska qiiro socoto murug iyo rAfaad walaga ilaalilaaya Lkn nasiib wayay waxkasto avbaayo dad kujecel heesataaa iyo walasha qaali❤️❤️❤️
@85tyhirs42
@85tyhirs42 3 жыл бұрын
amiiraa alle talo saaro wadka bixin dhibkan
@rishaambare166
@rishaambare166 3 жыл бұрын
Alla ragow maxaa naciisheyn curudkeyna nagu cidleyseyn calolyow aa dhameyd maxaad caro nagu abuurteyn caruurtii aan dhalniyo cindiga noogu disheyn cadilow aalow caloosheyna noofiyoobey abyo be strong woman u ar beautiful and young mothers too malmo kooban bis lee waaye waa ka baxee ani hooyo mahesti sidoo kale abyo iga weyn iyo cid xanunkeyga dareynto kaligey lee ooyo hbn iyo malin allah ayaa markasta u oyaa telephone keyga xitaa wuu iga dansanaynaa aa wax u sheegto cil bdn waa soo maray wali waxbaa tabanayaa curudkeyga aa 6sano la soo rafadayna waa iga maqanyahay aa isku soo duceyno wallheyga hooyo la,aan nolosha easy ma,ahan allaha u bararakeyo inta hooyo heysato intaa heysanin koley wax waa tabeysin caloosha xirta gebdhaheyga waxbaa tabanayaa lkn alxm waaye waa la modaa waxaa mowd aheyn abyo adkeyso
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 3 жыл бұрын
Abaayo qalpiga le haku qapojiyo waa xanum noloshas wlhi karti iskuyeel niyadana qayr usheg marka cidlo darento illah urukuuc salad duko illah qalpiga hakudhayo abyo
@rishaambare166
@rishaambare166 3 жыл бұрын
Insha allah abyo shukran
@haniali4950
@haniali4950 3 жыл бұрын
Illah haku sahlo amurahaga abaayo
@honneydoll5523
@honneydoll5523 3 жыл бұрын
Wllo wad iga ilmaysiisay wlhi sorry dhibka farax ba ka dambayn💔😭😭😭
@hiboo11maxamed52
@hiboo11maxamed52 3 жыл бұрын
Xiisaalayaal waaye
@haniosman2574
@haniosman2574 3 жыл бұрын
Sorry amira😭
@anisasharmake5586
@anisasharmake5586 3 жыл бұрын
amiira wanla ilmeyay wlh abayo ha ooyin waxkasta waa hagagayan insha allah sida jeceshahay oo qer kugu jura allaha ku waafujiyo
@xubixarago4408
@xubixarago4408 3 жыл бұрын
Amiira ha ooyin hppt ilintaada way na dhibayzaa garabkaga nhy mar walba ❤ Ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo 🥺🤲
@isramakhtal8162
@isramakhtal8162 3 жыл бұрын
Xanuuun badana raga somaliyeed xumanta dhafa plz hablahena qalbigad ka jabiseeen ax ax😭😭😭
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
Aad iyo aad hablihii qalbigeey kadileen😭
@ilhaamqalif5007
@ilhaamqalif5007 3 жыл бұрын
Masha Allah HOOYO MACAAN 🥰
@iqracabdulaahi9464
@iqracabdulaahi9464 3 жыл бұрын
Wlhi adna iyo amiira alle dartiis idin jeclhay wllhey wax idin dhibo alle idinma tuso Amiiro wlhi apyo adi nasiib leedahay bo hooya mcn kuu nool ani wlhi hooyadey anoo na willi qaan gaarin iga dhimatay daqiiqad kasto qalbigaan ka ooyaa marka isdeji apayo hdaa nooshihiin waa is arkeysiin adi iyo hooyada mcn hddana waxaa heysataa Apaayo ku jecel marka niyadaada qeer usheeg xppty 😭😭😭😭
@nasriinamohamed3020
@nasriinamohamed3020 3 жыл бұрын
Abayo adunkan wax walbo wad arkaysa inaad jogtid alx dheh adiga maanta hoyo ku nool dad an hooyo unoleen oo murugsna jira inta hooyo dhimaty alh u naxriisto adna waxad tahy gabar da,yar wali waqti ad heysata nolal farxad leh alah kugu arzaaqo adiga &baby Asim ifka farxad ku nolow Walalhayga waxan idinka raba duco inad iso duceysan arimahyga alah fududeeyo MURAADAN LEEYAHY 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@canabcayuuni4978
@canabcayuuni4978 3 жыл бұрын
اللّهم امين امين امين يا اللّه يارب يارب العالمييين Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲❤️ Inshaaa Allaaah
@canabcayuuni4978
@canabcayuuni4978 3 жыл бұрын
Shugrn xppti jazzaakllaaaah Dhmmntnb Aaameeen Yaaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah
@amalabdullahi328
@amalabdullahi328 3 жыл бұрын
Ameeen abayo alle ha u naxaristo hoyadey mcn adigo hoyada dunada jogta inad oysa waqala
@yasminasaed8291
@yasminasaed8291 3 жыл бұрын
Amiira qurux badan waxba makaa halaabayaan abayo Adnaa kuu joogto Nolol farxad leh baan kuu rajeynayaa Qalbiga ilaahy hakuu qaboojiyo waan ku dareemi karaa....😢😢😢 Baby Azim allaha kugu anfaco😘😘
@bintusadiaabdi1321
@bintusadiaabdi1321 3 жыл бұрын
Amiira abayo be strong i.a walashaa aa garab kaaga tagan hooyadana allah kuu dhaafo waan dareemaya xanuunkaga aamiiro wlhi aan kula ooyay abayo adna walashaa garab keeda ahow waligeed😥😥😥😥
@Proud_momof2
@Proud_momof2 3 жыл бұрын
Masha allaah wad iga nasiib badantahay amiira qurux malihi gabar wll ah oo garab ii ah Hooyadayna wan ka fogahay Wll gabar ah dhan malihi
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Walalnimadu wataaas💔😰allow isku kiin daaa🥺 waan oyaay aniga
@halimamohamed5242
@halimamohamed5242 3 жыл бұрын
I hate seeing her tears it makes me emotional l love you please be Strong amira
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Your are Strong 💪❤
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
Halima kzfaq.info/get/bejne/pqd_l5pi3d6Xn6M.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 жыл бұрын
@@marianali9559 kzfaq.info/get/bejne/pqd_l5pi3d6Xn6M.html
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Wcs wwb hooyo macaan adna iyo Amiira Maasha Allaah, walaalo is jecel alle ha idin barakeeyo.
@heybeautiful9360
@heybeautiful9360 3 жыл бұрын
Amiira quraan hala saaro waxay u egtahay inay postpartum depression kudhacday. Waa stress hooyoyinka umusha kudhaca. Amiiro niyada qeer usheeg abaayo. Maanta waxay kula tahay inay rajo danbo jirin laakiin waxa ogaata in dhibta laga baxo. Waakuso ducayna in dareenkan xanuunkan badan ilaah kaa qaado abaayo. Is adkeey dhibta laguma waaro. ❤️
@fatimayusuf8318
@fatimayusuf8318 2 жыл бұрын
Wllhi qof caqli badan baad tahye
@heybeautiful9360
@heybeautiful9360 2 жыл бұрын
@@fatimayusuf8318 Maskiin waa dareemay inay dhibaato xoogan haysatay. Ninkas gabadha ayadoo umul ah ayuu saas ugalay wlh. Ciil aduunyo ayuu baday wlh 😭
@ahmednoorali6713
@ahmednoorali6713 8 ай бұрын
​@@heybeautiful9360so intelligent you are 😊
@mohamedarab2211
@mohamedarab2211 8 ай бұрын
Bees kadhaha wat 😢
@Alisha847
@Alisha847 7 ай бұрын
Hada na mashallh weyka baxday niyad jabkiii murugtiii farxad iyo success bu alle ugu badalay kala duwan maalmaha 🥲🥰🥰
@nuurohassan2544
@nuurohassan2544 3 жыл бұрын
Allah maxa dumarka lacilay waa xiliga nolashed ugu farxd badned eye hoyo noqoty alxmd lillah wan somary sidnokale waxan kudawowe hoyo macn allh nawd haidku kulmiyo xabt❤🤲👸
@sundusabdi5136
@sundusabdi5136 3 жыл бұрын
Qofku marka uu dhibaataysanyahy wuxu jecelyahay in uu dhabta hooyadii ku ooyo,waxbadan ku illaawo🥺ilhy hoyadaa degdeg ha isku kiin tuso
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😓😰😰😥😢
@umuaxlaam7735
@umuaxlaam7735 3 жыл бұрын
Xaqiiq😭😭😭
@nasriinanalka174
@nasriinanalka174 3 жыл бұрын
Wan ilmeyay wlhi abayo amiro adiga hoyo alaha idin kulmiyo idinko cafimadqaba🥰🥰🥰
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Masha allah Beautiful mama adna ayey u egtahay tuntii 🌹🌹❤️❤️🌹💕🙏
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 3 жыл бұрын
Hooyo la aan dhibta ay leedahay aniga arkay oo maalin kasto ku nool xasuusta hadna aan gaari Karin Allow jannadii fardowsa nagu kulmi hooyo mcn Habo mcn amiiro iyo adno hooydod cimir dheer Allaha ha ku siiyo amiiro quruxeey xabiibti wan kula dareemayaa inshallaha waad is arkaysan mar uun abyo ee niyad daji xabiibti adno abyo amiiro hooyadad rabtaa way ku so nafisaysaa ax qaaliyey aamus mar kasto garbkaga nahay ♥️
@khadijaalielmi4032
@khadijaalielmi4032 3 жыл бұрын
Ameen 😭😭
@ayansaed6055
@ayansaed6055 3 жыл бұрын
Amiira waan ilmeeya wlhi wllo mcn waan kuu ducaynayaa wax ku dhiba alle weyne kuma tuso ilaahay dartii ayaan kuu jclhy dhib a alle kaa qari
@fowziaarsidirie3280
@fowziaarsidirie3280 3 жыл бұрын
Abayo ha oyn wllhi wn ku la Oyay
@anabmuktaromar440
@anabmuktaromar440 3 жыл бұрын
Masha allah anti ficn oo kadayasho mudan alla soomaaliya dhan meydka saan u noqon waaye aniga aderkey hooyadey qaba ima arik karo xita Asagoon isoo korin salaam xitaa woo dhibsadaa maxaan ka ba,shay
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 3 жыл бұрын
@@khadijaalielmi4032 shugran abyo
@fartunmaxamedxirsi9382
@fartunmaxamedxirsi9382 3 жыл бұрын
Soryy amiira waa la oyay walhi ninkii gabar niyada kajabiya ilahay inkaar ha ku rido waligay ma arkin amiira oo murugaysan ama wax ka qaldanyihiin
@nejmoabdilahi
@nejmoabdilahi 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ma jeclayn in amiira la celiyo oy baaqato safarkeeda Waayo family kaaga ood uxiisty laguuna diiday in aad aado waa xanuun qof arkeyna unbaa dareemi karo I’m so sorry amiira Qurux 😭😭😭😭😭😭😭😭
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Quruxda hooyadiina kakeenteen🥰🥰 MashaAlaah
@ubahmohamud1884
@ubahmohamud1884 3 жыл бұрын
iiintaa hooyo mcn ujogiin sideedo oo kale ilaheey haku Naxariisto hoooyo😭😭😭😭😭😭
@shariifoaxmedinncismaan629
@shariifoaxmedinncismaan629 3 жыл бұрын
asc
@ubahmohamud1884
@ubahmohamud1884 3 жыл бұрын
@@shariifoaxmedinncismaan629 wcs
@Salwa3r
@Salwa3r 3 жыл бұрын
Abyo mcney aamuus amiiro adaa ba nasiip leh walshaa oo ku jecel heesato iyo anagoo ku jecel plz aamus mcnto walhi waan qiirooday 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xafsafarax5354
@xafsafarax5354 3 жыл бұрын
🥺adunyadu wa imtixan ee samirka badi abayo waku so duceya manta ano soman allh ku aqbalo allh sida wangsan asa og ee haku yeelo I.a♥️
@mariastories8851
@mariastories8851 2 жыл бұрын
Mashaa allah wllo fican batihin allah haydiin xifdiyo❤️❤️❤️❤️❤️
@nuuramoaliim3623
@nuuramoaliim3623 3 жыл бұрын
Mashaa allaah mamo adne inta dagan waye jirka wajiga adna cadey hooya raacday alle hano xafido iyo dhamaan hooyoyinkeen ❤❤❤❤❤❤💋💋💋🌹🌹🌹💯💯
@mssruush6965
@mssruush6965 3 жыл бұрын
Dadka nin iyo waxaaan loo dirsan ka hadlaaayo gabadha hooyadeeed inay aragto ayeey qalbiga gelisay waaalidkiiina warkiiisi Ma diiidi karto marka saaas ayeeey u oysay warka dhinaca kale u rogaysaaan jooojiya Amira qurux badan Allaha kidin xifdiyo Adi iyo baby Asim 💋❤️💯
@queenikran1591
@queenikran1591 3 жыл бұрын
Yaaba sheegay nin iyo afaarahiisa adiga meesha soo galisee oohinta waa Dareen ka dhaxeeya hooyada iyo ilmaheeda.. adiga tooshka aad ku shidaysid dami.. gabadhan hoyaded ayey u xiistay.
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Sax waaye laakiin family waaye asxaabta aniga maba ogeyn taas wallaahi intaan ka maqlay. But we love you Amiira.
@aishachannel7098
@aishachannel7098 3 жыл бұрын
Layaab bal gabar hoyadeed U oyneeso hool kle mesha kenayaan
@njmelmi4708
@njmelmi4708 3 жыл бұрын
She needs someone to listen so she can Express her feeling some People always tell you what's wrong with you be strong there are a lot people like you this happens before is not only you we need to change we need to listen that because you don't know what she feeling when your new mum can be really difficult she might have depression you never know please please listen your loved ones make sure they can tell you what they're feeling
@mumtazmuhumedahmedtazy4552
@mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 жыл бұрын
She talks like you two especially the part of "mafaxmino" Allah hafidho
@nurtureplace7404
@nurtureplace7404 3 жыл бұрын
Aniga dareemaya xanuunka marka wllka kafogaday ama katagayo wllkay ayaa iga maqan igusooduceeya wllkay Khalid Mohammed 9sano waan la'ay 😭
@suleeqocaaqil172
@suleeqocaaqil172 3 жыл бұрын
Walal ilahy haidin sahlo abaayo
@hoodoibrahim7729
@hoodoibrahim7729 3 жыл бұрын
Alle haku so dhaweyo wllo
@lstarahmed6903
@lstarahmed6903 3 жыл бұрын
Allah kusahlo abyo 🤲🤲😭
@fatimaadoontialle8592
@fatimaadoontialle8592 3 жыл бұрын
Sorry wlhi ilmadi pan ceshan wayey wan sii dawaankari waayey ilaa aan qorayo qoraal wan ilmaynaya😭😭😭 ax amiira qurux waxkasta alle siduu u qorey ayay ku dambayn insha allh walaasha dunida ugu qalisan pa garabkaga joogta 💏
@fartoonabsher5012
@fartoonabsher5012 3 жыл бұрын
السلام عليكم 💕💋🙌🌹
@deeqosheikh4150
@deeqosheikh4150 3 жыл бұрын
Haaa lama wada helo wll sasa alow iskukin da
@fatimaadoontialle8592
@fatimaadoontialle8592 3 жыл бұрын
@@fartoonabsher5012وعليكم السلام ورحمة
@fatimaadoontialle8592
@fatimaadoontialle8592 3 жыл бұрын
@@deeqosheikh4150 alle haysku daayo wll
@caashocabdi6487
@caashocabdi6487 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️💝 walaashey macaan iskasamar hooyo waad arkeynaa insha'Allah 🤲🤲🤲🤲🌹💖😁
@yaskayaska8793
@yaskayaska8793 3 жыл бұрын
Gabadhan yar oo quruxda badan oo furfuran ninki furay walee waa mid nasiib xun macanto ilahay waxukisiyay qurux jog jamal karti wilyar oad hoyo utahay masha alaah waxad heysata abayo kujecl iyo famli kuwada jecel wadiga nasib badantahe abyo kartidadi socesho❤❤❤❤❤❤
PRANK || AMIIRA AAN CUNUGA KA XADAY WAAN KA AARSADAY 😂
18:02
Adna Henna
Рет қаралды 434 М.
LASHEEKEESO SAXBKAA ADOO MAQLIN
16:42
KOKO BULLE
Рет қаралды 582 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
AFDUUB IS BADBAADI GUUSHAADA AYAY KU XIRANTAHAY
12:05
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 872 М.
AMIIRA UGU DAMBEYN WEY DHASHAY || DELIVERY VLOG NEW BABY AMIIRA
15:13
WAAN CIDLOODAY MARKE BAXEEN 😭 SAFAR SALAAMA WAA IDIN XIISI DONAA
10:52
AMIIRA OO CEYDA GACAN U QAADAY CEYDA AAD UGU XUMAADI…😭
16:17
Cimraan Channel
Рет қаралды 213 М.
MAALINTEEDA CAADIGA RAMADAAN ROUTINE DAY 13 IYO AMIRA OO …😂
18:02
PRANK || AMIIRA KA AARSADAY NAXDIN KU RIDAY
15:35
Adna Henna
Рет қаралды 213 М.
IGU SOO DACEEYA ILYAAS SI XUN AYUU IGA DAAWACMAY 🥹
10:17
Adna Channel
Рет қаралды 320 М.
AMIIRA QURUX ARE YOU SINGLE | YAXAAS CHALLENGE
18:44
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 252 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН