AMIR SAYID MAALINTA QALIN JABINTIISA VIDEO CALL SURPRISE UGU DHIGNAY /FARXAD LA ILMEENAY 🥹

  Рет қаралды 284,160

Amira Qurux

Amira Qurux

Жыл бұрын

Пікірлер: 874
@nafisafarah9560
@nafisafarah9560 Жыл бұрын
Amiir sayid wiil dadaal badan waaye waa qofka social media dhan uga baxay si uu waxbarashadiisa xooga u saaro hambalyo ku leenahay
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Жыл бұрын
Walhi wanoyay hambalyo wll🌹🌹✍️
@sahrabare7172
@sahrabare7172 Жыл бұрын
@@SuntaFaaraxmajopasto58 asc
@ibrahimmohamoud8236
@ibrahimmohamoud8236 Жыл бұрын
Wuu ku qasbanyha Illen mar asoo dhahayo maqlay gawar jecla iga tagtay miyaa Markaas ayay tiri let ur education take u place
@kowsarabdillahi9525
@kowsarabdillahi9525 Жыл бұрын
@@xafsaxaaliofficial2085 hablyohablyo
@THV920
@THV920 Жыл бұрын
@@ibrahimmohamoud8236aso yar aye ahed markas tedakale qisada wuka shekenayay
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Hooyada waa lafdhabarka caruurta walaahi hooyada waa tiirka guriga waxaa idin dhashay hooyo naxariis badan masha allaah 😭😭😭
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@user-ko1mi5px8s
@user-ko1mi5px8s 2 ай бұрын
Hoyo walbo way naxaris badan tahy 😩
@nafisabarkad4814
@nafisabarkad4814 Жыл бұрын
Congratulations amir sayid🥳 Mamada hadalkeda yaa ilamid ah oo ilin ka timaday😢
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Aniga 😭
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Ani😥
@Happ147
@Happ147 Жыл бұрын
Aniga 😪
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
@intisaarmohamedcabdiintiza1671 Жыл бұрын
Aniga Wlllhi 😢😭
@mumtaazmohamet6182
@mumtaazmohamet6182 Жыл бұрын
😢😢😢
@faaizaluul9493
@faaizaluul9493 Жыл бұрын
Masha'allah family isku duuban oo is jecel ayaa tihiin Hooyadiina si wanaagsan ayey idiin soo barbaarisay allah idiin daayo Walaalaha inay is jeclaadaan waalidka ayaa ka dambeeya 🥰🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@MaxmedCumar-bm2tm
@MaxmedCumar-bm2tm Жыл бұрын
nayaa nayaaaa
@preciousheart4237
@preciousheart4237 Жыл бұрын
Family qurux bdn Mansha Allah wllhi Hooyo oynaysa aad baan uga naxaa wan la ooyaaa😢 Hooyo wiilkaaga idinko isku NABAD QABA Alle haydin kulama siiyo ❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@user-et7jc1bd9d
@user-et7jc1bd9d Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@deimaneyhkl4049
@deimaneyhkl4049 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@najmacadey5159
@najmacadey5159 Жыл бұрын
Sallahu caleyhi wasalam
@Hoodo121
@Hoodo121 Жыл бұрын
Yaarabi ramadaanta caafimaad nagu gaadhsiid😍😍😍😍😍😍😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@muxidiinxaajimaxamed177
@muxidiinxaajimaxamed177 Жыл бұрын
Aamiin
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 Ай бұрын
Subxanalah 1 year ka hor wan la ilmey vedio cawana mar 2 ayan ilmey alaha idin xifdiyo mashalah
@xamdaaadan2892
@xamdaaadan2892 17 күн бұрын
S
@ayaansiyaad3914
@ayaansiyaad3914 Жыл бұрын
Hoyo walbo ilmeyso wan la ilmeyaa walhi allow hooyonika dhan janada geey😭❤️
@Ilham-gi1og
@Ilham-gi1og Жыл бұрын
Congratulations to him. May Allah swt help me succeed many more milestones 🎉🎉🎉
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Жыл бұрын
Wallahi illin aya iga timid 😭mamo Allah haydin kulansiyo Ameen🤲 Amiir hampalyo zhp ❤️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please subscribe isar
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
@intisaarmohamedcabdiintiza1671 Жыл бұрын
Congratulations 🎊 🎉 my bro Hambaliyo Hambaliyo aboowe allha haku xafido 😢family waanii jacelshay 😢wllhi waa farxad waye m.a😢
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@asmahappy4846
@asmahappy4846 Жыл бұрын
familygan qurux badanaa horta ma carab baa😁 mansha Allah hambalyo amir sayid😍
@fatuumqurux7123
@fatuumqurux7123 Жыл бұрын
Masha allh somali le lamroya
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Жыл бұрын
Masha Allaha tabarakallah Congratulations Amir Sayid inta kuu dhiman Allaha kuu fududeeyo Allaha nabad isku kiin keena Amir iyo hooyadiis iyo saxaaf walahiis caruurta abtiga u yahay aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
MashAllah Amir Congratulations the long journey n hard work is finally over i hope you come to malaysia to visit your family
@muhiimahmed3162
@muhiimahmed3162 Жыл бұрын
Congratulations Amir sayid family qurux badan baa tihin waa iga ohisen😢 wlahi farxad lee
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
Abyo subscribe Isaar waa.codsi please
@shamsaabdi950
@shamsaabdi950 Жыл бұрын
Mashaallah Beautiful family
@user-uk2uu3ye1i
@user-uk2uu3ye1i Жыл бұрын
Congratulations 🎊 wllhi farxad aya laoye ma aqan waxan laoye family an jeclahay aya tihin hambalyo amiir sayid 🥺❤️
@hannibdi2348
@hannibdi2348 Жыл бұрын
I honestly cited 😢 watch this MashAllah 🎉congratulations to him 👏🏽and you guys are beautiful family ❤💯💙
@ruqiyomohamed9954
@ruqiyomohamed9954 Жыл бұрын
Masha allah hambalyo hooyadina waa hooyadey cml ilinta ma ceshankarto hooyadey waa sidaas allaha noo dhaafo hooyo
@yaasuuabdukadir2953
@yaasuuabdukadir2953 Жыл бұрын
Wallhi waan ooye😭😭😭family qurux badan😢
@basrajees4673
@basrajees4673 Жыл бұрын
Masha allaah hambalyo hambalyo amiir sayid alle ha idin barakeeyo walalo is jecel iyo hooyo qiimo badan alle ha isku kiin xafido cimri dheer iyo cafimaad ❤
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 Жыл бұрын
Congratulations 🎊 👏 Hanbalyo Hanbalyo ⚘✊🦁
@muniitajama280
@muniitajama280 Жыл бұрын
Wan ooyay wlhi 😭😭mom congrulutins million time amiir💋
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@Kayqurux
@Kayqurux Жыл бұрын
Wooow congratulations amir said👏you did it wlh🥳
@nawalinakorio0192
@nawalinakorio0192 Жыл бұрын
Manshalah cilmi anfaco rabii haugadigo Inshallah dibmlxn amiro waqti iyo wayaha idhinkala fogeyee le but inshallah maar un wad kulmi doontan 💕💕
@xawoluulcabdi6498
@xawoluulcabdi6498 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ألف مبروك يا اخوتي
@queen7831
@queen7831 Жыл бұрын
MashaAllah familgeyga cml tihiin Allah nii xafido dhamantiin Hambalyo Amiir sayid 👏👏👏congratulations wll
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@zuhursayid1
@zuhursayid1 Жыл бұрын
Congratulations 🎉 amiir sayid 🥰 and all family 🎉💞
@Samraansiman
@Samraansiman Жыл бұрын
Congratulations 🎊 man💯❤️🥰
@lulahabdi9196
@lulahabdi9196 Жыл бұрын
Masha Allah congrats walal. Wa oyay wlhi hooyo wa qof qalbi fcn oo emotional ah ilaah ha idin xifdiyo
@anisaqueen2105
@anisaqueen2105 Жыл бұрын
Mashallah congratulation I'm so happy for you🎂❤
@shamsahmed5327
@shamsahmed5327 Жыл бұрын
Maashaa alaaah hambalyo amiir seeyid amiira qurux maxaat igusoosheegi weeysi anaa badalkiina tagilahaaye hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@caaishoxasan5974
@caaishoxasan5974 Жыл бұрын
Congratulations 🥳 amir sayid wilka kaliyo familykiina wax bartay oo jamacad dib ka qalin jibiyo masha allh 🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Жыл бұрын
Cidan dad bdan a wx kabrty turki wxa joga wil yutubar ah o layira abukar jamcd una ka dhigta
@caaishoxasan5974
@caaishoxasan5974 Жыл бұрын
@@hudachanel2495 waku saaray wll
@cimraancali
@cimraancali Жыл бұрын
Masha allah wllhi farxad weyn waye dareenka hooyo m.a waxloodhigo jirin wllhi😭❤️Anwy congratulations 🎊 amiir🎂❤️
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Жыл бұрын
Amiir sayid welcome back 🙏 hambalyo 100% 💪🎓🎓 wlh anaa ilin iga timid farxadaan cml iyo murugada Kala maqnaashaha waxaan dareenay markii curadkeena dhaqtarnimo China 🇨🇳oo ugu qalin jabinaayay hooyo farxadaan maka maqantihiin markoo dhahay ala saa u ooynay😭 lkn aabe ayaa basabor heestay oo garabkiisa istaagay alxamdulilaah hambalyo amiir sayid
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Жыл бұрын
Ow, Hooyo mcn ❤💕Waan ku dareemi karnaa, but Waxaa wax lagu Faraxad inaad manta ugu oyeyso hormarkiis qurux badan Alhamdulilah Illahay u siyadiyo 🤲🤲 Manshallaha 🎊 🎉 Anagana waxan leenahay congratulations brother….👌💯👏👏👏🎊🎊🌹🌹yes yes 🙌 you made it….it is very emotional and the same it is the best happiness to see it👏👏👏👏… Goan qurux badan buu Illahay ku wafajiyey waayo waxa kaliya adun ka lagu meel maro Waa aqoonta….Education is the life! Waxa laga yabaa asxabtadii Iyo cid walba meeshii aad kaga tagatay iney wali fadhiyaaan Waxana kaliya lagu kala duwan yahay hadafka iyo xaqiijintiisa Manshallah keep going idinka nabad allaha idin ku keeno waad la qeybsateen Intaas ba wax dhan ah oo moral kiisa Aad u Sii dhiseysaa anagana waxan leeyahay yeeeeeee👌👌👏👏👏👏👍👍👍👍👍you made it
@nuursheeqqmaxamed6755
@nuursheeqqmaxamed6755 Жыл бұрын
Masha alah masha alaah mabruuk wlhi waa wax lagu farxo horey usoco amiir sayid
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Жыл бұрын
Masha Allah hamblyo Amir sayid Inbadan ayan ku xirnaa from 2018 ilaa his last video I can't wait ilaa uu ka imaanaayo kuala lumpur
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Beautiful family❤😭🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
coach haye xbbt
@nacimoomarsarmole8379
@nacimoomarsarmole8379 Жыл бұрын
Congratulations 🎊🎁amir wlhi Wan ooye frxadina dartet m.a bro Congratulations 🎉🎊🎁
@karimaaomar
@karimaaomar Жыл бұрын
Masha’Allah beautiful family!! ❤️❤️❤️❤️🥹
@maandeeqqevbncxbcvcbmahad5767
@maandeeqqevbncxbcvcbmahad5767 9 ай бұрын
Q$$$$4000000000
@xuseensaciidmaxamed
@xuseensaciidmaxamed 6 ай бұрын
❤❤❤😢
@sumayomustaf4224
@sumayomustaf4224 Жыл бұрын
Masha Allah alle haku anfaco wax barashadiisa
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarakallaah family qurux badan HANBALYO HANBALYO Amiir 🎉🎉🎉🎉🎉from USA 🇺🇸
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
Masha Allaah duco waalid qof heesto wagulesanaa xaqiiqdii mabruuuuk
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 Жыл бұрын
Walahi zaaida ufarxay mashallah family quruxon aya tihin farxada illhy haidinziyaaaadiyo xasadka ishisa illhy haidinka qabto mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sucaadomohmuud7442
@sucaadomohmuud7442 Жыл бұрын
Masha allaha amin sayid congratulations muqalkan sidu iiga ilmesiyey wallahi illah baa og farxadiina illahey ma baabi.iyo abidkiina sidaan u faraxsanaada insha allah
@amira1438
@amira1438 Жыл бұрын
Masha alh hambalyo abowe hore usii soco insha alh inta dhiman alle ha ku fududeyo Farxadan cml waxa la qeybsaday walalkey yaranka guriga. Video labo wadan ayaan kala jogna in badan waa sugaye lkn inaa ag istago ima qornen.
@khadrajama1754
@khadrajama1754 Жыл бұрын
Oh 😭😭walhy wan idinla ilmeeyey masha allah congratulations abowe amiir
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please subscribe isar
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Жыл бұрын
Cawa ani aya faraxad darteda la oye masha aalh wan kufaraxsanahay ree kega wada faraxsan in an arko
@vr7619
@vr7619 Жыл бұрын
Masha alah family qurx badn ilahy haydin wada barakeeyo❤😭🤲
@HamzaMohamed-ig3vr
@HamzaMohamed-ig3vr Жыл бұрын
Congratulations wlh I became emotional 😭
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha allaa amiira xabiibti wlh waa farxad amiir seyed waxaa leyahay hanbalyo walaal qali 👍👍👍🥰🥰🥰🌹
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 Жыл бұрын
Masha allaah xabiibti amiira waan ilmeeyay wallahi calosha dhanaa iga hurtay congratulation aan kudhahaa walaalkeena Amiir
@zabdi423
@zabdi423 Жыл бұрын
Congratulations 🎉❤
@AbdishakuursalaadWeyrax
@AbdishakuursalaadWeyrax 5 ай бұрын
😢😂❤❤❤❤❤❤
@naimachannel1523
@naimachannel1523 Жыл бұрын
Mnshallah 😢wn idinla farxay ilintana we iso dhaaftay farxada allaha idin ziyaadiyo
@latifamussa4979
@latifamussa4979 Жыл бұрын
Maashaa alaah Mabruuk hooyo caleaya iyo caruurteeda qasatan Amiir 💓❤️🍇
@farxiyoalijamac4945
@farxiyoalijamac4945 Жыл бұрын
M.a congratulations abowe Anigan waxan sugi laahay malinta walalkey iga yar Mohamed allah nabad igu garsiyo iguso duceya in allah nabad iyo cafimad nag garsiyo un fududeyo 👑🥰🥰🤲
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please subscribe isar
@aslidiini05
@aslidiini05 Жыл бұрын
Msha allh wll mcn ilhay isha bani adamka haydinka dhawro amiir maprok huno❤
@abdimajidhassan-cm8se
@abdimajidhassan-cm8se Жыл бұрын
Maasha Allah amiir sayid congratulations 🥰 and family ❤😂keep going
@saidamohamed512
@saidamohamed512 Жыл бұрын
Congratulations 👏 💯
@nefisahassan8922
@nefisahassan8922 Жыл бұрын
Masha Allah congratulations wllkei Amir sayid cilmiga baraty alah kugu anfaco❤️🥳🌸🥇📚
@Kokokayf
@Kokokayf Жыл бұрын
Waa darajo aan rabey inaan gaaro waqti iyo daadal uahy lkn duruufta iga reebtay ilhyow sii maalmo kawacan maalmahan🥺🥺🥺🥺🥺🤲CONGRATULATIONS wllo amiir iyo dhaaman qofkasto oo heer garebyaba🥺🥺♥️
@maymuunahmed3176
@maymuunahmed3176 Жыл бұрын
Mashallah ❤oyinka wax ka kenayo farxada waaye Mashallah cimdhiri allah ku siyo ##
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah, hambalyo Hambalyo Amir Sayid, waa Guuuul💖💞💐
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@nimcoaxmed4331
@nimcoaxmed4331 Жыл бұрын
Wll pls qofkii ugu horeeya ahee wll plss love isaar amiira😰
@nasriitaofficial5857
@nasriitaofficial5857 Жыл бұрын
Mash allah Hambalyo Amir ❤wan ilmeeye malinkyga wa so dhawyehe lkn hooyo sidas igu farxda ma heesta Alle haunaxaristo adne hooyo Alle haku dhaafo
@iqramohamedhassan2928
@iqramohamedhassan2928 Жыл бұрын
Masha allah hooyo mcn hdlkeda iga ilneesiiyey wlhi hooyo mcn Hambalyo hambalyo wll amiir sayid👨‍🎓
@fardowsacabdala6919
@fardowsacabdala6919 Жыл бұрын
Walhi wan ilmeeye hoyo wa ber wax dhashy mash Allah Amir seyed hambalyo ayan leyahy insh allah goorta Allah idmo wad wada kulmi doontan insh allah bi idni llahi baari 🤲 ani xita walhi wan qiroode walhi idinka 8 sano lewaye ani 14 sano isma arkin wilasheena mar un ina is aragno wan ku hami wenahy walhi insh allah 😢
@adamabdisamad6676
@adamabdisamad6676 Жыл бұрын
Masha allah big family ❤
@ismasudi3540
@ismasudi3540 Жыл бұрын
Www masha alah Famil qurux badan amiir sayadna waxaa dhahaa hambalyo wll 👏🏽🎉🎈
@user-ll9pl3lh2l
@user-ll9pl3lh2l Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله مبروك الف الف مبروك الله يسعدك 👨‍🎓🎉🎂
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 Жыл бұрын
Congratulation amiir saYith🙏❤ مشاءالله تبارك الله 🤍🙏
@malaykamohamed5358
@malaykamohamed5358 Жыл бұрын
M.a famil iskufaraxsan farxadiina hanii warto insha allah 🥰
@jamaanaabdiraxman7945
@jamaanaabdiraxman7945 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah family is jecel qurux badan
@hymanhyman7733
@hymanhyman7733 Жыл бұрын
ماشاءالله آلف مبروك 🎉 🇸🇴❤️الله يحفظك
@rahmaabdulaahi5122
@rahmaabdulaahi5122 Жыл бұрын
Awsome mashallh congrts🎉🎉🎉
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Жыл бұрын
Wan dareemi karaa anba wllky isla sanadkan buu dhameeyey anaguna farxadiisa only call ban kula wad jirney😭🥺😫😫
@sumayocabdi3034
@sumayocabdi3034 Жыл бұрын
M.a congratulation my boy🥰👑❤️❤️
@user-bh8yu6cw7z
@user-bh8yu6cw7z 2 ай бұрын
Amiira waad joogtaan lkn fariido away abaayyo🎉❤ amir sayid hambalyo wllo 🎉 anba waan qirooday markay hooyo sumayo iyo fatima ooyeen
@user-bh8yu6cw7z
@user-bh8yu6cw7z 2 ай бұрын
Ax😢
@fatimasahraabdi7312
@fatimasahraabdi7312 Жыл бұрын
Mashaallah tabarakaallah Walalkey Amiir sayid Hambaliyo Hambaliyo Allah ku sharfo wll qalii My family qurux badaan farxad ku nolad iinashaallah wan idin jecalahayo Allah idin xifidahy aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹💯💯💯👍
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 Жыл бұрын
I feel it hooyo mcn ❤
@amiraomar1950
@amiraomar1950 Жыл бұрын
M.a wlhi zaid ugu farxay mana aqan sababta congratulations brother
@xasancusmaancali1996
@xasancusmaancali1996 Жыл бұрын
Congratulation siyaat
@nastehonura5006
@nastehonura5006 Жыл бұрын
Wlhi wan ilmeyey congratulation wllky
@safiya0986
@safiya0986 Жыл бұрын
Maashaa alaah qoys qurux badan rabi haysku kii daayo ❤❤❤❤❤❤💯
@hoodokhaire5170
@hoodokhaire5170 Жыл бұрын
Mashallaaaah tabrakalllaah family qurx badan❤️❤️❤️
@mihaden6981
@mihaden6981 Жыл бұрын
Congratulations 👏👏💐 Adi lee hoyo kulama jogto sorry 😔 wll mcn 💗 keep going
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon Жыл бұрын
Congratulations ❤ 🎊 👏 amiirkeena ducada hooyo kumeel martaa Mar walba🥰❤❤❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@niciimamaxamuud9807
@niciimamaxamuud9807 Жыл бұрын
Masha Allah family isku duuban Hooyo ha ooyin hooyo oynaysa markaan arko anoo oyaya uun baan is arkaa waa is arki doontan inshaAllah wiilkaaga Hambalyo Hambalyo Amiir sayid wllal adaad bn ugu faraxsanahy inaad gaadhay riyadaadi qayb ka mida gulayso bn ku leyahay mar walba Hambalyo markle wll
@zamiyobashiir2237
@zamiyobashiir2237 Жыл бұрын
M.a congratulations my dear prother 🎉🎉❣️👑
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 Жыл бұрын
Wan la oyay hooyo ohin farxaded 😭😭😭
@qaalicqaadir265
@qaalicqaadir265 Жыл бұрын
Masha alah hanabalyo hanbalyo brother hormar wacan wlahi farxad ayan la oyay
@user-gs5kl1lp9s
@user-gs5kl1lp9s Жыл бұрын
Masha Alla haamblyo hmblyo 😊😊😊😊👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@hibacooking4859
@hibacooking4859 Жыл бұрын
Congratulations millions 👏 💙 times
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@anfacabdi6623
@anfacabdi6623 Жыл бұрын
Congratulations 🥳 wllken Hambalyo 🥳wllhi wan la il meyy 😭😫
@maryancadaawe6449
@maryancadaawe6449 Жыл бұрын
Aniga ugu horeeyo❤️❤️❤️
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
Congratulation Amiir ❤️🥰hooyo calwiyo Qalbigey ka hadashe Wlhi 🥺🥺🥺
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please subscribe isar
@inamohamedSoumaya
@inamohamedSoumaya 4 ай бұрын
Amiir sayid wiil dadaal badan waaye Macha allah wlkey Hambalyo
@mohamedkahrabaofficial
@mohamedkahrabaofficial Жыл бұрын
MaaShaaAllaah Hampalyo Hampalyo Walaal qaali Amir Sayid Sayid Cumar
UGU DAMBEN ALX WAN NAWAD IMADAY NEDERLAND 🇳🇱 #my_rajo
11:14
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,2 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
NADIA AYAAN MAKEUP QALDAN UMARI IYO SAXAAF XANAAG 🤬
11:39
Adna Henna
Рет қаралды 89 М.
Waan isku egnahay!😨
10:18
Amir Sayid
Рет қаралды 28 М.
Jacaylka amiira iyo cayda ka dhexeeya
4:07
Ducaale
Рет қаралды 4,9 М.
NASRO ABTIDOON IYO ABUUKAR OO ISKAAGA DHIGEY QOF SUUXDE 😱
12:29
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 245 М.
MAALINTA 11AAD RAMADAAN ROUTINE
8:07
Amira Qurux
Рет қаралды 266 М.
FAADMA INDHAH KA XERNAY CHALLENGE QOSOL BADAN😂
8:14
Amira Qurux
Рет қаралды 226 М.
HOOYO AABO WAC WAAKU JECLAHAY KU DHEH IYO SUSU OO…
12:24
Adna Channel
Рет қаралды 180 М.
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН