ANIGA YAAN AHAY // QIYAANADA ADUUNKA FUNNY GAME

  Рет қаралды 231,137

KOKO BULLE

KOKO BULLE

8 ай бұрын

Пікірлер: 522
@Muna_qaali
@Muna_qaali 8 ай бұрын
Jah amiira haday badisayba cidkale waxba ikama galin❤😂😂jah aamiradyda
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 8 ай бұрын
Caawa IAM iyo amiira ku jiraan qosol waa jiraa 😂😂😂😂
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 8 ай бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
@Alisha847
@Alisha847 8 ай бұрын
Imk KZfaq haku sooo laabto war yaa naga gaarsiiyo wlh Funny waye wilkaas 😭👌🏻👌🏻👌🏻🤞🏻
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 8 ай бұрын
Alla amira markay sheegtay saan u farxay 😂 jaceleya amira gushida❤
@Amirafan1
@Amirafan1 7 ай бұрын
Same 😂❤
@sahracali7473
@sahracali7473 8 ай бұрын
Amiro waa maskin ciyow wax ma fahmeyso weli video ga madhameysay amiira u cudur daroyaa guul amiira ❤
@Safamaye1884
@Safamaye1884 8 ай бұрын
Koko ceyda telephone ka kafiirsade 😂😂😂 next time telephonada hala fogeeyo
@mssCanada995
@mssCanada995 8 ай бұрын
Ala amiiro marke shegesy waa la boody wlhi 😂😂😂😂
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 8 ай бұрын
Wey guuleysatay noh
@Bellahadid27
@Bellahadid27 8 ай бұрын
AMIRO iyo Iamk waba isla so jeclanoya😂❤😮
@SacdiyodaudQasim
@SacdiyodaudQasim 3 ай бұрын
😂😂😂
@Qoraxdi-carartay
@Qoraxdi-carartay 8 ай бұрын
Iamk and amira isku quruxbadanyihin mashallah isfahankoda🙈❤️
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 8 ай бұрын
Amiira waan sheegey xaley iney dadka ka qoslineyso xoolo dhaqato miyaa kulahaa😂😂😂
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 8 ай бұрын
Walhi anbo 😂 markay kujirto baan fiirshay waanbah dawadey😂
@xaawoluul265
@xaawoluul265 8 ай бұрын
Var ceyda teleefoonka ayuu ka arkay ceyda qiyaano ma daayo😂😂😂😂
@suhylaabdulkadir8472
@suhylaabdulkadir8472 8 ай бұрын
3:48 markuu videoka mayay soo mahan
@zimshi_jarmy9807
@zimshi_jarmy9807 8 ай бұрын
Mya cumeyr u shagay si fcn u fiiri😂🤌🏻
@maandeqcabdullaahicabdi55
@maandeqcabdullaahicabdi55 8 ай бұрын
Sax waa ila aragtay😂😂
@user-ft2on3wt8w
@user-ft2on3wt8w 8 ай бұрын
Amiiradyda caashaqa❤ snot easy😂🎉❤❤😂😂 hdy badisy cid kale wxba ika kalin😂
@mandeqKhaliif
@mandeqKhaliif 8 ай бұрын
Ani bo amiiro lee 🎉❤❤😂
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 8 ай бұрын
Wallah i isku mid aya nahnay😂😂 amiira mabadisay alhmdulilaah ❤️ ❤❤ ayaa dhaha❤
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 8 ай бұрын
Teamkeygii hadaan helay😂 walhi Amiir show markay badisay dhowr jeerban kuso ceshtay mnsha Allah Amiir❤
@user-ft2on3wt8w
@user-ft2on3wt8w 8 ай бұрын
@@LaylaZahiid same nhy wllhi 😅😂amba sidokle kuso ce ceshdy
@user-qv9pq2kt8h
@user-qv9pq2kt8h 8 ай бұрын
Amiiradeyda waa kula jiraaa saan kuula farxay leee marwalba guul I.a❤ love you xppti😊
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 ай бұрын
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ Jimco wanagsan ❤️
@aishoabdullahiaden274
@aishoabdullahiaden274 8 ай бұрын
Inta barnamijkan ku hezata oo ka cajisen👍 Wlhi xarabadizu wataa❤😂
@Axmed_Indho_21
@Axmed_Indho_21 8 ай бұрын
Cawa qosolkii danbiga ahaa ayaan qoslay 😂😂 amiira Imk wey macaaneyen gimka😂😂
@khadijoyuusuf9604
@khadijoyuusuf9604 8 ай бұрын
IAMK video uu ku jiro aanoo fuurin maba dhamaado kaas dadka oo la joogo qosol eeba la dhimanayan Koko hada ka dib video walba oo soo dhigeysid hade macquul thy asi yuusan ka maqnaan❤😂
@hamsedaud_25
@hamsedaud_25 8 ай бұрын
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️
@yasminahmed8832
@yasminahmed8832 7 ай бұрын
CEYDA SAW IT ON HIS FON SCREEN🤣..U GUYS MAKE ME HAPPY CONTINUE WITH THE GOOD WORK SZ.
@nimconalka4344
@nimconalka4344 8 ай бұрын
Amira iyo imk haka rèbin game ka way shidaayan 😂
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 8 ай бұрын
ALLAH IS ONE ☝ ♥
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 8 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
@copitaanosheed8936
@copitaanosheed8936 8 ай бұрын
Ciyaarta waxaad ka dhigtaan qofku haduu garan waauo yuuna ku ceshenin et sadex mar haduu garan waayo ha koco waa iga codsi plzzzzzzzzzz❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ koko buuuuuuuuuule😊
@maxamedxasaasi443
@maxamedxasaasi443 8 ай бұрын
Runtii barnaanmijkan aad ban ugu xirnayhay waan qosol miiran Balse 2 shay kaliya khaldan 1..Moopelka kwada aruuri ama dhanka kale u rog oo shaashada ah Hada cayda moobelka buu ka arkay ma sheegi lahayn 2 koko wxaa ugu qornaa sax waa xayawan balse ma fahmayo hala dhaho waa xasharaad sababtoo ah xasharadku waa badan Yahay Mahadzanidiin team 27 guuleysta dhamantiin From galkio mudug puntland somalia
@user-em2ft6sb8g
@user-em2ft6sb8g 8 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@aliisha2588
@aliisha2588 8 ай бұрын
Allaahu Akbar Allaahuma Sali wasalim calaa nabiyinaa wa xabiibinaa Muhammad sallaahu calayhi wasalim
@hanuuncabaas7413
@hanuuncabaas7413 8 ай бұрын
lll
@Milgous
@Milgous 8 ай бұрын
Kookooy,Asad u sheeg inuu video soo galiyo waan sugeynaaye.😂❤
@Miss-haya
@Miss-haya 8 ай бұрын
Imk cawa Amiro iyo asad aa beerka ka tumen 😂😂😂😂
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 8 ай бұрын
Iamk iyo amiiro caawa gemka waa qurxiyen wlhi funny wayo hhhh
@abdikadirmohamed6760
@abdikadirmohamed6760 8 ай бұрын
ToToo😂😂😂😂 Barnaamijkaan waanku Haaysta wlhi From Nairobi😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@bannut44
@bannut44 8 ай бұрын
Best game ever😂👌🏽 koko hadda wixi kadanbeeyo mobile ama murayad mamnuuc kadhic shuruc uyeel
@user-ml3rz4tu8h
@user-ml3rz4tu8h 8 ай бұрын
Ceyda iyo Koko taleefanka ay isku fiirsheen😂😂😂
@miskishaly4320
@miskishaly4320 8 ай бұрын
Kokoo say m.a today iam first view 😂😂❤❤wow
@ramlaabdiramlaabdi
@ramlaabdiramlaabdi 8 ай бұрын
Koko game kan Amira lanted ha kenin waa funny socoto😂❤
@Riyaana34
@Riyaana34 8 ай бұрын
Iamk mar hore maxaa ugu soo dariweyday😂😂 caawa barnamijka qosol buu lahaa soo badi yaakhay😂 iamk haka soo tagin
@zeynep5743
@zeynep5743 8 ай бұрын
Videogi hore mafiirsan caajis amiira meel aysan ku jirin nah malahn qosalkaasaba ku heestaa😂
@user-bt4zy2pf9b
@user-bt4zy2pf9b 8 ай бұрын
Soomaliland 🟢⚪️🔴
@SuhuurSh.muxumed-mz3qo
@SuhuurSh.muxumed-mz3qo 8 ай бұрын
Koko iyo ceyda qayanoolayaal waaye telephone Kay ka arkeen🤣😂
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 8 ай бұрын
Sax 😂😂
@Museser7
@Museser7 8 ай бұрын
Gabadha ugu qorxoon Malaysia Kokooo❤
@eza882
@eza882 8 ай бұрын
I love this challenge 😂
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 8 ай бұрын
Allah is One☝️PrOpHeTt moHaMeD sCW❤😊
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhassanali8919
@mohamedhassanali8919 8 ай бұрын
Cayda qayaano ayuu sameeyey sbb too ah mobeelka ayuu isku fiiriyey 😂 Intii faarkaas ila aragnay isoo raacaca😂😂😂😂
@user-wc7pz5bh3c
@user-wc7pz5bh3c 8 ай бұрын
Ceyda qiyaano teleefoonka 😂😂😂
@Mila_Ahmed
@Mila_Ahmed 8 ай бұрын
Cayda qiyaanadii oo qof ah😂😂 mobilka uu kafiirsaday😂 vaaaaaar
@hodanmatan7828
@hodanmatan7828 7 ай бұрын
Ma ila araktay😅
@munabarre4410
@munabarre4410 8 ай бұрын
Kooko Bulle plz Amira prank Kuso Samey ❤Kooko is not easy
@shugriali1439
@shugriali1439 8 ай бұрын
Amiiro iyo IMK cwa game ka waa noo shideen Wlh I love thus game Kokoooy
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 8 ай бұрын
Haa haday ku jiraa wlhi funny buu noqdaa game ku si reer magaal ah u kaftamaan iamk iyo amiira 😂
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 8 ай бұрын
Cayda 17:10 qiyaanole 😂 mobile uu ka fiiriyay waxa meesha ugu qoran 😭😭😂 vaar vaar vaar 16:37 Koko 😂 Iyadana mobile ka ka fiirisay 😂 imk I see you kulahaa 😭 game ka qiyaanada halaga daayo
@user-wf2id8be5b
@user-wf2id8be5b 8 ай бұрын
.Alahuma sali calaa muxamed❤❤❤
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 8 ай бұрын
Amiira wey guuleysatay❤
@FaadumoJaaamac-wo7js
@FaadumoJaaamac-wo7js 8 ай бұрын
Koko rer tik took kuyaaca ydaa afka nalasoo gashee ceyda legend koko wixii kuhelan layabay😂😂😂
@bintabdalla1727
@bintabdalla1727 8 ай бұрын
Koko waa ku wadanaa hadaa nahay ciyaal xamar cid wax kaa qadikarto majirto sister guleyso dad dhan 50 qofod waxba kama qadikaraan koko is not easy🥰💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾✊🏾
@najmaapthurahman6965
@najmaapthurahman6965 8 ай бұрын
Yaa wax ku sameeyayna🤔
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 8 ай бұрын
​@@najmaapthurahman6965 unsubscribe lagu wada re somaliland kukacsan waxey dhahday somaliland gobol waye wadan mahan halihi kaxanaqen saan maqlay mrka rer somaliland dhan unsubscribe kuwadan😂
@sumayo324
@sumayo324 8 ай бұрын
Usheeg ciyaalka gabdho ku Sasane uff
@jaamacxasanmuuse535
@jaamacxasanmuuse535 8 ай бұрын
Oo haysta waan wadana hadan nahay hargeysa 😂😂
@filzanQurux
@filzanQurux 8 ай бұрын
Koko game aad ayuu u shidan yahay lkn waa in aad talefanka ka uruurisaa waa qiyano😊adigaba ka fiirsanayo😂😂😂
@maxamedxasaasi443
@maxamedxasaasi443 8 ай бұрын
Baranaamijka Waa fiican tahay Koko bulle lkn khiyaano miiran ku jirta amiiro hada Mar Bay Damac day Inaay Koko U sheegto teeda Kale Cayda Maba Sheeki lahayn ee Moobilku Ka Daawatay
@hannymoha8565
@hannymoha8565 8 ай бұрын
Part 4 amiira io imk na haka soo tagin funny waaye wlhi plz plz ❤❤
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 8 ай бұрын
Gamekan kama caajisno rotin rotin naga daa gamekaan funny waaye nagu wad lee adi😂😂😂
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 8 ай бұрын
Koko 400K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 8 ай бұрын
Amiira and iamk their chemistry ❤😊
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 8 ай бұрын
Keep going abyo huno noso bdi❤❤😂😂 my favourite game 🎮 wankahele runti nosobdi
@LiverpoorReds-dv9ou
@LiverpoorReds-dv9ou 8 ай бұрын
Sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ ɪs ɴᴏᴛ ᴇᴀᴛʏ
@inabashiir2024
@inabashiir2024 8 ай бұрын
game kan amiro io iamk ye ka maqnana😭😭😭😂😂
@hayaat2209
@hayaat2209 8 ай бұрын
Asad Suu ujawayo kal iyo laab waye😂❤xoolo waaye xoolo😂😊
@1fil-san
@1fil-san 8 ай бұрын
araday in ay yihiin maxaa lagu garan hadii aanay qishayn 😂cayad iyo kooko waa qisheen
@kadra9957
@kadra9957 8 ай бұрын
Top game 🎉🎉🎉 Waan ka helnay , so badi Keep going 👏 KoKo ❤❤❤
@Safo________7
@Safo________7 8 ай бұрын
Koko best challenge waye wa Ku hestaa walhii❤
@fadimoabdi
@fadimoabdi 8 ай бұрын
Barnaamihkaan waa ku hyzstaa nosoo badi from mogdashu❤
@ismapoi708
@ismapoi708 8 ай бұрын
ceyda koko talefonka kaferiyeen😂😂
@yacQub27
@yacQub27 6 ай бұрын
Cumeer kulahaa "Yaa waye Wxn xalasha an ahyn oo yariiska ah😂😂
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 8 ай бұрын
ceyda iyo koko wa qisheen mobileka ayey ka fiiryeen 😂😂
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 8 ай бұрын
Ani mobile ma arkin lkn cumeer oyo ceyda ufiirso caadi iskugu qisheen kadib cumeer horu kashegay ceydana wuku xigsaday sidokle cumeer ufiirso koko waxbu uqishay adu ugu dhawaday isla markiiba wey shegtay😂
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 8 ай бұрын
​@@quruxleyqalanjo5485koko amiiraa uqishtay farta ay kor ugu fiiqaysaa eeg
@asmamaxamed791
@asmamaxamed791 8 ай бұрын
Koko abayo plz cayda prank kusoo sameey plz plz abaayo😢🙏🏻codsi iga TaHaY
@user-zh6cr9pz2c
@user-zh6cr9pz2c 8 ай бұрын
😂😂koko part 2 no so gli imk hka reebin😂😂
@user-sc7fi4yg7b
@user-sc7fi4yg7b 7 ай бұрын
Cumer wuushegay ceyda tjat means best friend keep going my team ❤
@Anaaniyaa1938
@Anaaniyaa1938 8 ай бұрын
Koko bulle keep going sister 👏 ❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 8 ай бұрын
Ayy cawada amira jogta ❤❤
@BasraQurux1
@BasraQurux1 8 ай бұрын
barnamikan waxa ku jiro qiyano koko waxad samay saa markalabad taleefonada kaaqad 1 cayda iyo Asad waxay samaynayan taleefonka baay kada wanayan waxa wajiga ooguqoron waa khiiyano 1 ceyda iyo Asad labadas cheating
@Nadarey
@Nadarey 8 ай бұрын
Iam k funny video uu ku jiro laygama waayo soo badiya😭😂😂
@AbubakarYussuf-lo5fw
@AbubakarYussuf-lo5fw 8 ай бұрын
Gamekaan waxan ku ogaaday Koko iney tahay genius Qofka soo labeeyana waa Asad
@Miliondhaan
@Miliondhaan 8 ай бұрын
Amiira iyo iam k waxkale waye😂😂😂
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 8 ай бұрын
Hhhhh iamk Waa Offline Gabiguusiba 😂😂
@user-ih9ek1vu6v
@user-ih9ek1vu6v 8 ай бұрын
Caawa anaa ugu horeeyo 😂🎉❤
@user-mm2zi5nn5n
@user-mm2zi5nn5n 8 ай бұрын
Hhhhhh hhhhhh amiro waa bararee hadii ad canihisa cabtid
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 8 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato ❤
@mmbbulle2823
@mmbbulle2823 8 ай бұрын
Really this game is funny 😁 😂 😀
@Jaaaama36
@Jaaaama36 8 ай бұрын
Kaneeco miyaa xayawaan ah subxnllah 😂 Cayayaanka kamid waaye
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 8 ай бұрын
Koko please gmekan marki la cyaryo tlephonda hla fogeyo khyno ma udulqdn karne 😂
@xarbijr984
@xarbijr984 8 ай бұрын
Aim K wuu iga qosolsiisy😂😂
@raxmo687
@raxmo687 8 ай бұрын
Koko iyo ceyda 😂😂😂😂khiyano socoto telefonka isku firineysan istaqfurulaah 😂😂😂manoli var
@Dhamestiran753
@Dhamestiran753 8 ай бұрын
asad xita😂😂😂
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 8 ай бұрын
Wow amazing keep going koko😂😂❤❤😂😂🎉🎉
@aishaabdirizakhersi3583
@aishaabdirizakhersi3583 Ай бұрын
Khiyaanaa kujirta cimeer,aa usheegay cayda...sifiican ufiiri. Kaamirada
@Iqriita
@Iqriita 8 ай бұрын
Mokhalkan qofga 1dawado wa aniga koko wan ku wataa 😊😊😊😊😊😊
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 8 ай бұрын
اللهم صل وسلم عل نبيا محمد ❤
@abdirashiidmohamed5211
@abdirashiidmohamed5211 8 ай бұрын
Marwalba wakuwata❤❤❤mana aqana sababta ankugu jeclahay❤❤❤
@Dhamestiran753
@Dhamestiran753 8 ай бұрын
ceyda asad koko qish madayan😂😂😂😂
@Daciyatuaisha
@Daciyatuaisha 8 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤
@QueenNada-wp5iz
@QueenNada-wp5iz 8 ай бұрын
Wan ku haysana barnamijkan ❤😂
@nahwa2210
@nahwa2210 8 ай бұрын
Waan qoslaay mana aqaano waxa ku qoslaay😅😅
@Umulkheir-tu9ln
@Umulkheir-tu9ln 7 ай бұрын
Koko iyo cumer wey isku shegen qiyanolayal😂😂😂😂
@baadaayeawdaa5954
@baadaayeawdaa5954 7 ай бұрын
Koko hore usoco inna adeer guuleyso nooso badi geamkan team marko cadey wan idin salam ay
@-suheyb_junior
@-suheyb_junior 8 ай бұрын
Gamekan funny waye so badi koko 😂😂
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 8 ай бұрын
Cawa wad igaqosliseen wllhi 🤣🤣
@ina_dahir
@ina_dahir 8 ай бұрын
Wlh caw qosolka iga dhamaday imk umad ma ahan 😂😂 😂😂
@salahomar161
@salahomar161 8 ай бұрын
Vaar ceyda Telefank hortiis yaalo ayuu Ka arkey waxa Madaxa ugu qoran. Taleefanka Hadu dansanyhy Shaashadisa Murayad cml walisku Fiirin karaa✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@user-kl6gt7km6s
@user-kl6gt7km6s 8 ай бұрын
Koko arimaheena kusoo dar please funny waaye😂
@CawojaamacwarsameCawojaa-ie2pe
@CawojaamacwarsameCawojaa-ie2pe 8 ай бұрын
Part 4 kooko please 😅
GAME CUSUB ANI YAAA AHAY WAA LISKU WAREERAY CAAWO
21:16
KOKO BULLE
Рет қаралды 170 М.
WARJIR MOOG OO CAAWA LA ISKU RAAXEYSTAY ARIMAHEENA OO QALQALAY
27:07
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 52 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
LABO TUUGO AYAA IDINKU DHEX JIRTO ISKA SOO SAARA hhhh MAFIA GAME
17:47
KUMAAN AHAY QAYAANADA ADUUNKA  hhhhhh
13:04
KOKO BULLE
Рет қаралды 103 М.
LACAG QAADO HAQOSLIN | Don't Laugh Challenge || 56/22
10:59
ArimaHeena
Рет қаралды 477 М.
SHEEG SHAQSIGA MADAXA KUGU DHAGAN  QOSOLKA ADUUNKA
18:27
KOKO BULLE
Рет қаралды 131 М.