"Anigoo dooni ka raacaya Marka ayey xukuumadii Maxamed Siyaad barre dhacday." Dr Shiine Q-2aad.

  Рет қаралды 44,078

MM Somali TV

MM Somali TV

Ай бұрын

#Dhibcaha_Tariikhda

Пікірлер: 78
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 Ай бұрын
Darawalkii gaadhiga xaajiyadda ah ku wadey Dr. Shiine iyo culimadii la socotey, aniga ayuu ahaa. Waraysigaa Dr. Shiine cajiib buu igu noqday markii aan daawaday. Allah ha barakeeyo DR. Shiine waa nin gobannimo badan deeqsi ah oo naxariis badan.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
Qofka haduu Allah ku kalsoon yahay wax ma weeynaayo AlxamduLillah
@user-yi1fu7ml6f
@user-yi1fu7ml6f Ай бұрын
Koofurta cidna qabiil isma waydiin jirin jaarka xitaa qabiilkiisa cidna ma aqoonin ardayda schoolada waligeen qabiil laysma weeydiin jirin hadana aad baan isu jwcleeyn Ilaaheey waqtigaas hanoo soo celiyo aamiin
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone Ай бұрын
Waa runtaa. Wallaahi qof keliya cid uu ahaa ma aqoonin la ismana weydiin jirin. Laakiin mid ogow. Ayaad Quran ah ayaa odhaneysa: Allaheen ma bedelo marxaladda qoom ilaa ay is bedelaan naftooda. Allaheen innaga nooma shaqeeyo. Sharcigiisa iyo qawaaniintiisa qofka raaca, if iyo aakhiraba waa mid liibana.
@aademelmmi1986
@aademelmmi1986 Ай бұрын
Dictoor, shine Alla ha xifdiyo Waa, dhakhtarka dad badn, badn, oo badan indha u fiiqay Cimriga iyo caafimadkba Allahu barkeeeeeryo.
@MorsalDalmar
@MorsalDalmar Ай бұрын
Alle ha xafido dr maxamud axmed maxamed
@user-cg5el1cg5m
@user-cg5el1cg5m Ай бұрын
Allaah wanaaga aad samaysay hakaa abaal mariyo ❤
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Waraysi aad u qiima badan weeyaan maanta Mashallah 🥰 Heeryaday iska qaadeen MMSTv dadkii wayka kala yaaceen walahi laakiin maanta sumcadoodii ayay soo ceshadeen 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 Ай бұрын
Asc Dr Shiine Alla ha Xafido muxuu Ajar Shaqaystay muxuu dad badan Somala oo dhan indha u fiiq at.
@halimahassan657
@halimahassan657 Ай бұрын
Asc Sheeq ama Doctore jzk Qayran illaahey ha ku xafido illaahey ha kaa abaal mariyo dadaal kaagii adiga iyo reerkaaga iyo caruurtada iyo reer kaagaba,illaahey Qayr ha ku siiyo.
@abdilahisulub5797
@abdilahisulub5797 Ай бұрын
Alle ha xifdiyo dr shiine , ku dayasho ayuu mudanyahay
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Ай бұрын
Masha Allh Doctorka Allha Xafido
@mustafemuuse8307
@mustafemuuse8307 Ай бұрын
MMTV THANKS DHAMANTIIN ❤
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Masha allaah waa qof wanaagsan illaahay ha ku xiftiyo Dr
@faraxcabdiraxmaan7575
@faraxcabdiraxmaan7575 Ай бұрын
Mahadsanidiin maxmed halyeey iyo sheekh shiine❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mrzir7645
@mrzir7645 Ай бұрын
Macha allh alle cimiriga haku dheereyo dr shiine waxa weeyan syaad umadaad gashaty
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 Ай бұрын
Alle ha xiftiyo Dr shine waa masuuul dadall badan oo dadkii said wax u qabtey
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 Ай бұрын
Meeshaan waxaa iiga baxay cashar kaamila Dr shiine kheyr Allah siiyo dad badan ayuu caawiyay. Bal fiiri asagoo shaqo la aan ah buu ku farxay dad shaqo helay anagana badankeen qofkan booska halayga bixiyo dhahnaa ALLOW ALLE.
@abdulahimaxamud7529
@abdulahimaxamud7529 Ай бұрын
دكتور شين جزاك الله خيرا مما قدمت للأمة الصومالية من خدمات صحية لهذه الفترة الطويلة وجعل الله في ميزان حسناتك انا لااعرف شخصيتك ولكنني استمعت في مقابلة لك وسامحني بتسميك بشين لانني لا أعرف اسمك الحقيقي اخوك عبد الله من كسمايو
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha allllah Dr shiiine nolow❤
@CraxmaanMaxamed-by6cx
@CraxmaanMaxamed-by6cx Ай бұрын
شرفك الله في الدارين سعادة الدكتور
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si Ай бұрын
Dr shine Allah cimriga How dheereeyo.amiin( Weriye mohamed ilig. Nin Qiimeeya Dadkiisa weriye sare Allah hadayee, kudayasho Mudan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Maasha Allah Alle haku xafido walaal.
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
Drka ilaahay ha ilaaliyo
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha alllllah dadka sooomaliyeed nooolaaada aamiiin❤
@user-fn5fd3ey2u
@user-fn5fd3ey2u Ай бұрын
Sheikh Dr Shine allah ha ku barakeeyo waxaad tahay dhakhtar imaan qaba ❤
@user-on9xd1uc4g
@user-on9xd1uc4g Ай бұрын
Dr shiine ale hanoo xafido
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 Ай бұрын
Wuxuu la socday Nin Ay Saaxiib ahaayeen oo Burco ku dhintay oo isaguna Burooyinka qaliin ku samayn jirey oo la odhan jirey Abireeye Alle haw naxariistee.
@SucadAbdalle
@SucadAbdalle Ай бұрын
Ilahy ha badiyo amsalak
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn Ай бұрын
Waraysi fiican ❤🔥🙏
@fatimaabdi7898
@fatimaabdi7898 Ай бұрын
Madaxweynihi Somalia ee Mohamed Siad Barre illahay qabrigiisa hauwaasiciyo Allaha haka abaal Mariyo waxu abaal u galay dadka iyo dalka soomaliyeed waxii dambi iyo ilduuf ka dhacay intuu xukumka hayay illahay haka saamaxo oo haka dhaafo Dal&Dad toona kama danbayn wax haykal dawladeed ah na maanan arag soomalidii oo siyaad beeray soomali ka tayo badana mañana arag Ama diid ama yeel Mdxwayne Mohamed Siad Barre Allaha haunaxariisto naxariis waasica
@zainabnorabdirahman3984
@zainabnorabdirahman3984 Ай бұрын
ماشاءالله
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Ай бұрын
Waa waraysi qiimo badan dadkaas oo kale ayaa mudan in dhalinta looga faa'iideeyo inta siyaasi beenaale ah oo calooshiisa iyo afkiisu islahayn wakhtiga lagu luminayo
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha alllllah dadka somaliland nooooolaaada oo barakooooba ilaaaahow dadka somaliland xiftiiii aamiiin❤
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 Ай бұрын
Takhtarka waxaa wax baray dawladdii Soomaaliya, koonfur ayuu wax ku bartay, markaa maad bakhayl nimada iska deysid oo Soomaali oo dhan u ducaysid??
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 Ай бұрын
Runtii waa nin waxtar badan leh. Allah ha ka abaal mariyo wax qabadkiisa.
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Ай бұрын
dr shiine ilaahay cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo ilaahay kasakow iyo waalidiintay waa dhakhtarka 4 sano jir anno. aan. Kicin dawadiisa ku kacay abaalbuu igu leeyahay ilaahay janada hageeyo
@user-yc7nm3wz6r
@user-yc7nm3wz6r Ай бұрын
Dr're 1993 Halka Dollar wuxuu ahaa 820 Shilin Soomaali $100 = 82000/= 3000 waxay ahayd 3.65 dollar Dr, Shiine warkiisu waa runtii Xataa wuxuu ku wareegi jiray Magaalooyinka & Tuulooyinka Gobolka Sanaag dhamaantood
@maxamednuur3687
@maxamednuur3687 Ай бұрын
Allaha xafido diktorka
@Amn09888
@Amn09888 Ай бұрын
Mawduuca in sitoos ah ubilowdaan ayaa fiican ... Goos goos ama hordhaca kadaaya
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 Ай бұрын
Miisanka xasanadka Allaha kuu saaro doctore shaqada wanagsan aad umada u haysid
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
AUN CABDIRASHIID CALI SHARMAAKE
@libanmohammad3998
@libanmohammad3998 Ай бұрын
4:15
@abdinasirabdullahi8248
@abdinasirabdullahi8248 Ай бұрын
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Ай бұрын
Wariye ilik waa suxufi qiimobadan oo kahoreeya soomaalida ama reer waqooyiga
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Ай бұрын
Tiriik baa la odhan jiray arooskaygii baa la shiday markii gaafkii dhamaadaye nalaga baxay baan garanwaayay sida loo baqtiiyo
@ahmeddooddi4991
@ahmeddooddi4991 Ай бұрын
Maxaad budh ula dhici wayday
@abdisalaammahamoud9993
@abdisalaammahamoud9993 Ай бұрын
taariikhbay ahayd
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Ай бұрын
@@ahmeddooddi4991 budh lama dhicin laakiin waan kharaabiyay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@ahmeddooddi4991 soow gaas kuma jirtoo kuma qarxaayo
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Ай бұрын
@@ahmeddooddi4991 hhh waxkadaran budh baan ku sameeyay
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
Dagaalka 4 bilaha aa socday markuu ka yimid
@kaafikooke6915
@kaafikooke6915 Ай бұрын
Ale hanxariiito
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Ай бұрын
Niyow sawirka siyaad barre dhiig baad ka keentey walaahi 😂😂 inaad sawirkiisa soo qaadataa mooye view hali meesaan miyaa subxaanallaah
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Ай бұрын
Siyaad oo firxad ah baa heat-ka ku gaadhsiisay 😅
@justforidea1282
@justforidea1282 Ай бұрын
Siyaad bare madaxweyne somaliyeed bu aha lama kala xigo . Is deji
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 Ай бұрын
QEYBTII IMISAAD WEEYAAN WAREYSIGANI PLEASE
@yasiinmaxamuud4795
@yasiinmaxamuud4795 Ай бұрын
2aad
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 Ай бұрын
Waxaan garanayaa G/Hiiraan isagoo dad badan indho u fiiq at gaar ahaan D/Buula Berde.
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 Ай бұрын
Dr shine dadka somaliyedad aad bu u caawinay waxaan kuxasuusta isbitaalki indhaha ee uu kafuray Buulo xuubey ( xamar ). Waxan saxaya in aan marnaba lagu ugaarsan xamar xilligi dagaallada sokeye qabilka Isaqa.
@abdinurhassan9354
@abdinurhassan9354 Ай бұрын
Lkn kuwii Ugaarsadeen maanta waxeey ka hayaan shaleeey dad masakin ah loo.laayey wakaa wadankii salka dhigi wayey from 1990 kii.
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Reer konfur qabyaalad ma aqoonin lakiin reer waqooyiga waa qabyaalad miiran
@rakbah.c
@rakbah.c Ай бұрын
Ilig waxaad uhadlaysaa sidii muuse dhex kadhig wraysiga.
@MohissFoodspice
@MohissFoodspice Ай бұрын
Quruxdii sheqan ka shekeyey Ma so labani? Maybe maya.sabab qabyalad iyo laan dere daradii uma maleynayo dalkan amar ilahy lkn.
@khaanofficiall673
@khaanofficiall673 Ай бұрын
Reer tolkay mj wagasay wax tahribinayey ilbaxnimada iyo xadaradu naguma yara alx😂
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 Ай бұрын
Waa xasuus fican stc foomiyihi faxkii cajaladii laduub jiray hargysa iyo xasuustii
@AliDiriye
@AliDiriye Ай бұрын
Asc aad iyo aad baan idiinku habalyeeynayaa waa warsi wax tar ah oo aad iyo aad u qiimo badan la.kiin la socda dagaalku waxqtigii uu bilowday ee m s.bare maamulkiisii lala dagaalamay xasuusta aabe siyaad maxaa ka danbeeyey kala bahabahonoo kala beelo noqonay cabdi tahliil ahn baa qaada heestaa mahasanid dr shiino iyo warayaba
@saciidmaxamed1601
@saciidmaxamed1601 Ай бұрын
Weriye faynuuska somaali oo dhan ayaa wax ku akhrisan jirtay Weli ma aragtay saalo geel oo la shidanayo guryaha
@mohamedxaaji1598
@mohamedxaaji1598 Ай бұрын
Faynuus caan Bay ahayd waagaas
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 Ай бұрын
lLig washaqsi fidnowada mahanwariye wuxu kasheekeya xuman iyo xiqdi somalinimada wuxukajecelyahay axarada iyo ingiriiska washqsixun ufuf
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Ай бұрын
Dr shiinow xaqiiiqadii maad ka sheegin dadka reer waqooyigaa Wasyoo cidna ma ugaarsaneynin Waxa dagaalamayey waxay ahaayeen hawiyaha iyo daaroodka kuwaas ayaa qeybna difaaceyssy dowladi siyad bare qeybta kalana jabhada usc Laakiin masn arag reer waqooyi la baacsanayo anigu muqdisha ayaan joogey cidina dhib noomey geysan isaaq ahasn waayo markaa xukuumadi wey dhacday
@museabdi6372
@museabdi6372 Ай бұрын
Ma isagaa yidhi waa nala baacsanayay wuxuu sheegay in isaga reer koonfureedka aan laga garanayn
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
xagaad joogtay xagaan laga ugaadhsa nayn
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
Qabiilka isaaqa waa qabiilka kaliya ee ka badbaaday USC. Hadaa isaaq tahay cid walba aa ixtiraami jirtay
@user-yc7nm3wz6r
@user-yc7nm3wz6r Ай бұрын
Dr're 1993 Halka Dollar wuxuu ahaa 820 Shilin Soomaali $100 = 82000/= 3000 waxay ahayd 3.65 dollar Dr, Shiine warkiisu waa runtii Xataa wuxuu ku wareegi jiray Magaalooyinka & Tuulooyinka Gobolka Sanaag dhamaantood
Waa kuma Dr Maxamuud Axmed Shine ?   Dhibicaha Tariikhda Q.1aad.
24:24
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 82 МЛН
小女孩把路人当成离世的妈妈,太感人了.#short #angel #clown
00:53
MAXAA KA JIRA IN SAYID MAXAMED UU DILAY SH AWEYS ALBARAAWI
35:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 120 М.
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 166 М.
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 2AAD GEN JAMAC YARE SAAB TV
40:51
SAAB TV
Рет қаралды 39 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН