Anigu Saldhiga Hargaysa ayaan Qabsaday Cabdilaahi Cabdi Faarax Dayr - Part 1

  Рет қаралды 44,534

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

10 жыл бұрын

Sababihii Fashiliyey inqilaabkii 1961

Пікірлер: 37
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Adigana allaw ku naxariiso mujahid
@baylebilaal9103
@baylebilaal9103 4 жыл бұрын
alle ha unaxariisto deyr
@cigeoch23
@cigeoch23 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto dhamantod iyo adeerkay maxamuud muxumed raage oo raga ka tirsana alle haw naxariisto
@LegendMahad
@LegendMahad 9 ай бұрын
Viva Somaliland
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
maxaad haaysataan ?
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 7 жыл бұрын
Siciid Ogle waa reer Sanaag maaha reer Burco ee halkaa saxo
@abdi1502
@abdi1502 3 ай бұрын
3 baa daarooda labo dhulbahanta ah siciid cali giir iyo cabdi dhalac iyo mid warsangeli ah cabdikariin cumar cashuur
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Kuqabatay iyo qadar alaah waa laqaataa dad badan dagaladi kufirirsamay wayo arag siada laba magac labo basabor labo jinsiyo barasho dhankasta daldid kukoroay somali dibadaha warego
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 8 жыл бұрын
maxaa wax dhamaystiran aad u soo dhigi weydeen hadii kale iska dhaafa
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Maxamed Zirzi Adigu Maxa kaa galay Maxad ahayd
@abdallahwadani1157
@abdallahwadani1157 6 жыл бұрын
Maxamed musa sxb markaad xaqiiqda hayso ayaa la murmaa marka hore raadi history ga ka dib ka hadal bal dadka taariikhda qora waxaad wax ka waydiisaa dagaalkii barma iyo cidi sababtay in ciidamadii engiriska waxii ka qabsatay iyo cidii markii danbe samata bixisay markaas hadal sxb
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 5 жыл бұрын
@@abdallahwadani1157 adigu marka hore wax faham
@jinjeabdi509
@jinjeabdi509 6 жыл бұрын
N
@hawafarah4898
@hawafarah4898 6 жыл бұрын
Alcohols
@hawafarah4898
@hawafarah4898 6 жыл бұрын
Iyaga dhan waa abdilahi
@CamelBoyPro
@CamelBoyPro 6 жыл бұрын
Wax dad waaweeyn kuhadlaan laimaada meesha
@AliMANur-iw5kr
@AliMANur-iw5kr 3 жыл бұрын
SAbabta u u yidhi aan afka ku dhiftee 4 baa daarooda, waa maxay lol,
@gaadacoahmed2371
@gaadacoahmed2371 3 жыл бұрын
Deyr anoo yar ayaan kubartay dagaalki 1977
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 2 жыл бұрын
Miyaad ku jirtay dagaalka ina adeer mase waad maqashay un
@ashidabdalla8039
@ashidabdalla8039 3 жыл бұрын
Ninkaan shahiidka mafahansana. Shahiid waa ninka loo dilo hirgalinta diinta Allah. Maaha nin loo dilay cinqilaab.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Adigu shahiidka baro marka hore. Wax badan baa kaa maqan.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN
@naeemamohamed6762
@naeemamohamed6762 4 жыл бұрын
Wadooyinka uu dhisay ee burco waakuwe
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 3 жыл бұрын
siilkii hooyadaa ayuu wasaaaa, siyaada
@abdiaziizali1263
@abdiaziizali1263 7 жыл бұрын
ma Portuguese bay ka xoreebeen
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Abdiaziiz Ali idinka Waxaa idinka galay idinka Waad ogaadeen in talyaanigu wejiga idinkala gudbi jiray
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Abdiaziiz Ali teerkopnfur baan ka xiraynay xitaa waxan xiraynay Italian banks saaray Waa kii wejiga idinkala gudbi jirsy
@ramlaomar9585
@ramlaomar9585 7 жыл бұрын
Abdiaziiz Ali portuqiiska ma Dowlad yar baad mooday Haa xamar baan ka xoreeya portuqiika iyo talyaanigio wejiga idinkaga gudbi jiray intuu sida xaafada idiin goglo. Halkaas yaqaan idinku cunin jiray
@abdallahwadani1157
@abdallahwadani1157 6 жыл бұрын
Abdiaziiz Ali Portuguese ka waxa ka xun nin kuleh waan kula dhashay hadddan dhabarka kaa jabinaayaa muslinimo nimaan kugula Socon muumino khaaas ah gaal maxasta kuu dhawra ood magansataa dhaama sxb
@abdi3864
@abdi3864 6 жыл бұрын
Waa Nin weyn oo iska hadlay Lkn wax macno leh ma sheegin Kukahaa Dagaalkii 1:aad & 2:aad Ee aduunka waxaa ka qeybqaatey Ciidada Somalilan hhh adeer Marqaanka miyaa ku sitey?
@motivation2558
@motivation2558 6 жыл бұрын
ab di waa runtiisa sxb way jireen oo ingiriiskii ayaa tabobary waxaad soo baadhaa Somaliland Scouts
@hawafarah4898
@hawafarah4898 6 жыл бұрын
Marqankubenbadan
@hawafarah4898
@hawafarah4898 6 жыл бұрын
Alkuliste
@farhancaarif8553
@farhancaarif8553 6 жыл бұрын
ab di Ader adiga haddii webiga lagaaga talaabi jiray anagu si kasta dhaqankeeda ayaanu leenahay lkn maxaan kaaga jawaaba qof hadduu seexdo oo uu soo tooso waa kii uun markaa walawayn waa walawayn
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Abdi taariikhda soo baro talyaanigu koonfurta waa gumaaystey laakiin ingiriisku waxaa loogu yeedhi jirey somaliland protoctare is not colony dagaalkii koowaad iyo kii labadaba waay ka qaayb galeen tayaanigu gabdhihii koonfurta wuu guursan jirey laakiin ingiriisku xitaa waxa laga saxeexay inaan qof ingiriisi aanu ku dhalan karin sland markaa taariikh daadu waxay ka bilaabantaa 1960 before that gumeeysi baad ku jirtay
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p1
35:32
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 161 М.
Halkan Ka Daawo Qayb ka Mid ah inqilaabkii 1961 Cabdilaahi Adan (Koongo)
33:57
Dhamays Media Production
Рет қаралды 50 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 30 МЛН
XUSUUS REEB : JANARAAL ( FADHI KU SALAAN) PART 2
39:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 99 М.
askartii garabcase lagu laayey 1977
28:54
Hodxamse
Рет қаралды 4,7 М.
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 4,3 М.
Documentary - Taariikh Nololeedka Cabdilaahi Koongo Qaybtii 1aad
9:44
Dhamays Media Production
Рет қаралды 10 М.
Barnaamijka Hadlaya Waayaha SNM Rasamaalnews
19:18
ahmed abdilahi
Рет қаралды 37 М.
SHEEKO XIDDIGIHII RADIO MUQDISHO
18:28
HANOOLAATO
Рет қаралды 53 М.
Waayojoog: Halgamaa Faarax (IFISO) Q6aad.
30:17
CBA TV
Рет қаралды 103 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Maxamed Kaahin VOL5 Part 1
38:05
Horn Cable Tv
Рет қаралды 181 М.
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p2
25:14
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 199 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН