"Anigu waxaan arkayey Sayid-cali oo Gacanta ka guban Baati ku duubanaya,kadibna gaariga la baxaya"

  Рет қаралды 43,573

Universal TV

Universal TV

5 ай бұрын

Пікірлер: 49
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 5 ай бұрын
😢 dhagar qabe koofiyad ayuuba i soo xidhey. Ilaahayow gabdhaheena kan oo kale calaf ha ugu darin.
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 5 ай бұрын
Qareen maaha ee waa dulmiile
@MouktarHassan-sh2gh
@MouktarHassan-sh2gh 5 ай бұрын
Soomali maanola wlhi from djibouti qabiil qaran manogdo somali 🇩🇯
@khadijoosman3104
@khadijoosman3104 4 ай бұрын
😅
@abdiyare-ww4dt
@abdiyare-ww4dt 5 ай бұрын
Abukaate xalane wuxuu difaacaa qof dambiile wuxuu dambi uraadinaa qof ladilay subxana allaah allah xaqa hawaafajiyo masaakiinta kolay somaali qabiil ayay iyo awood ayay u is ticmaalaan xaqa dadka inay ku dulmaan lakin alle ayaa qiyaamada la xisaabtamaya qofkasta iyo wuxuu xaqdarada lug kuleeyahay iyo cidii difaacday madax shacab qabiil maxkamad xitaa hadaa afkaga ku xaqirto ama niyadaada ka xaqirto lug ayaa ku yelanesaa alle ayana kaala xisaabtamaya ee alle halaga baqo dulmiga waa saaid masakiinta halaga daayo aqiradiina ilaashada
@HassanOsman144
@HassanOsman144 5 ай бұрын
maxkamadaan waa maxkamad ciyaar ciyaar ah. Marka ciyaarta maxkamada halagadaayo.
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 5 ай бұрын
Qabiilka iyo sharciga kala.saara.cadaaladu waa iney helaan qofwalba. Oo somali ah.ama.ajaniba ah al.cadaala❤❤❤
@ibtisamvideos946
@ibtisamvideos946 5 ай бұрын
Gacanta hadey tahay midigta ayadow ku riixay si ow guriga ugu xiro
@kalifmohamed7581
@kalifmohamed7581 5 ай бұрын
Lower yada ama abukaatayaasha iyagu shaqadooda ayay wataan layaab maleh kan wiilka udoodayo lacag buu shaqeysanayaa si uu ubadbaadiyo wiilka isagoo og inuu danbiile yahay kan marxuumada udoodayo isagana sidoo kale lacag buu shaqeysanayaa wuxuuna rabaa in marxuumada reerkooda qanciyo si cadaalad uhesho sharciga ayaa sidaas ushaqeeyo marmar danbiilaha ayaa danbiga lagawareejin karaa laakiin abukaataha isagaa doorankaro ruuxa uu udoodayo cidna maqasbeyso waxay kuxiran tahay sida uu qalbi ahaan dareemayo ama haduu case kaas arko in cadaalad ubaahan yahay
@MAHIRYARE-kt4ff
@MAHIRYARE-kt4ff 5 ай бұрын
Halagubo 😢
@SadiaKome
@SadiaKome 5 ай бұрын
Haa wa inlaguba
@ahassan8251
@ahassan8251 5 ай бұрын
Who made this guy a lawyer 🥱🥸
@user-mh8lf8fm3h
@user-mh8lf8fm3h 5 ай бұрын
War duqaan sual xuma. Qareen Sayid Ali wax jiraaa mahaaa
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 5 ай бұрын
Qofka qofkaas udoodaayo miyuusan ilahy ka cabseeyn oo waliba been cad kudoodaayo
@ahmedmaxamed5890
@ahmedmaxamed5890 5 ай бұрын
Xaq buu u leeyahay qof ka eeda loo soo jeediyay in uu iska difaaco
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 5 ай бұрын
@@ahmedmaxamed5890 xaqa aad kahadleeyso waa kee iskusi xaqa Uma naqaan ee iska aamus qofyohow
@june6206
@june6206 5 ай бұрын
@@ahmedmaxamed5890war kani dufac male isagaba qirtey qareenku maha muu dulmi dufaco
@user-fb8hl5xx4d
@user-fb8hl5xx4d 5 ай бұрын
Halagubo Halagubo
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 5 ай бұрын
Dameeryahow qareen ma tihid
@user-fv6qw5wq8w
@user-fv6qw5wq8w 5 ай бұрын
Kana roonbo
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 5 ай бұрын
Wuu u dhawaye muxu u cawin wye 😢
@AhmedCadaawe3
@AhmedCadaawe3 5 ай бұрын
War wxaan wa iska cadahay ninka asafaa dilay gabdha e dil halgu xukumo ama mesha cadaalad ma taale haba la iska daayo wkhti lumiskaan
@user-nn5sn4mv8k
@user-nn5sn4mv8k 5 ай бұрын
Waxan suaal xuma
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waaaan ka yaaby
@ashahassan8822
@ashahassan8822 5 ай бұрын
Duqu suaal xunaa
@user-fb8hl5xx4d
@user-fb8hl5xx4d 5 ай бұрын
Qaren maha waa corruption
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 5 ай бұрын
Adna maxaad qabtaa oo wanaaga xaga qaranka soomaaliyeed
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
edeysanaha hadu kutalo galay inu gubo xaaskisa iyadu gubi laha ee guri maguben
@saedqozta5386
@saedqozta5386 5 ай бұрын
waaba iska cadahay inuu gube wll qiil ha u samayn, ta kale qof guri ma wada gubo qofka u donayo uin bui gubaya marka iyada keliya buu ujedkisu aha isna xaqa la marinaya naf dhan buu dab ku gubay,ilahay ma ogol qof bini adama in dab lagu waxyeleyo
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 5 ай бұрын
Dhibka wlaasheen soo gaaray oo ku dhimatay sow gubniin ma’ahan sidee baad qiil ugu raadin kartaa danbiilaha ?
@ahmedtrippier7773
@ahmedtrippier7773 5 ай бұрын
Bini adam maadan ahen wll sided u hadleysa mise qabil ayadku dafaceysa ina Lilah 😢😢😢😢😢
@user-kx8gx1vf2w
@user-kx8gx1vf2w 5 ай бұрын
War ree xamarku waa dhurwaa maxayeelay maxaytahay dadkaan dariska ah oonan ninki qabanin oogabadhi badbaadinin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
War ninka diyo kaqaata oo iskacafiya waayo arimaha qoysku way kaduwanyihin arimaha kale waana arimaha ugu adag midakale dumarka soomaaliyed xaqa guurka way kutunten
@MohamedCase-zt3xm
@MohamedCase-zt3xm 5 ай бұрын
😂😂😂 wll kan wala gubayaa xataaa haday maxkamadu sii dayso luul ragbay ka tagtay cali leh garanayana ninkii hooyadood gubey waluuna uga danbaynayn
@SaidMohamud9
@SaidMohamud9 5 ай бұрын
Inay kugu dhacdaa fiicneed adiga la gubo
@user-tf4ub1bq8t
@user-tf4ub1bq8t 5 ай бұрын
Rag ninkii ciilo Abid mailoowan luul wiilasheeda yaraan ayaa ciishe Hadii lawada dhimanin looguma dambeyni doono
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
@@SaidMohamud9 adigaba inay kugu dhacda fiicneyd o xaaskaagu intay kudhibto ad guriga gubtid ay kurarto adigo iyada ulayeedin bal karan oo dulsha lagaasaaray
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 ай бұрын
@@SaidMohamud9 waxad keenta isago baasin kushubaya oo kibrid kuqabtay hadi ad taas keentid wa lagubaya isagana
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 5 ай бұрын
Sayid cali is the legend 😊 Ninkaas dembi ma leh Markyatiyaashas waa been 😢
@user-wc5hv9hn9w
@user-wc5hv9hn9w 5 ай бұрын
Wll hadaa adi lagu gubi lahaa ama hoyadaa oo oo Hornaday lagu gubi lahaa kwrn .. Qabiil waxba Kuma taraaye alle ka baq
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 5 ай бұрын
@@user-wc5hv9hn9w wlahi oo billahi qabiil uguma hadlayi isku qabiilna ma nihin lkn wxa xaqiiq ah wixii run ah labadenuba ma ogin marka ma oran kartid waa dembiile mida kle wiilku dembiileba uma eeka wa miskiin
@ahmedmaxamed5890
@ahmedmaxamed5890 5 ай бұрын
Niyo saasay u dhowdahay inuusan ninkaa gabdha toos u gubo ma ahyn. Ilaahay. Kama dhigo kas. Kama ilahay ha ka dhigo
@user-ij8lu8ud7z
@user-ij8lu8ud7z 5 ай бұрын
Hooyadaa sayid cali was Anaa hooyadaa wasi doonaa
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 5 ай бұрын
@@user-ij8lu8ud7z adi ku was😅 Alle uma naxariisto tii gubaty io adigaba😂
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Warka Universal TV 03 8 2024
22:35
Universal TV
Рет қаралды 10 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН