No video

#ANKARA

  Рет қаралды 85,814

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
Hanoolaato is independent Somali public media platform which was established in 2012 and based in Mogadishu the capital of Somalia and London, UK.
Hanoolaato is a bridge of trust between the Somali government and citizens focusing on their daily life circle, political, current news and social issues of local and diaspora.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
Our main aim strategy is to ensure that the all Somalis have the same rights to speak freely with no fear at all for their lives for arresting or to be killed for their human expressions
We highlight and make debates about national critical issues and human rights, and miss interpretation of religion.
Hanoolaato urges to the Somali people to understand each other through discussions and talk shows
We also give an opportunity to disabled, oppressed and forgotten People those are variable and not considered as a part of the Somali community for a long time.
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaato

Пікірлер: 240
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
The overall apartments sizes at too confined..dhul haduu wax taraayo Somali ayaa dhul waasac Leh💙💙
@Somalinomad416
@Somalinomad416 3 жыл бұрын
Jaahil
@AliClay
@AliClay 3 жыл бұрын
It is an apartment saxiib. Did you expect a garden and an enclosed gate? Also saves tonnes of space in a big city.
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 2 жыл бұрын
walal, waad ogtahay in nabad la'aan baa dhulka looga cararay.
@engshaficiahmedqurbaawi9447
@engshaficiahmedqurbaawi9447 4 жыл бұрын
Maalgashigaan dalka ayaa loga baahan yahay waxana diyaar u nahay inan iibsano hada wadanka sidan nogu maal gelisaaan
@Hungry-lion
@Hungry-lion 4 жыл бұрын
Ahmed Mohamed shafici QFV absolutely
@MohamedAli-gh6xq
@MohamedAli-gh6xq 4 жыл бұрын
Ahmed mohamed shafici walal hadi lamalgaliyo madifacesa cadalad masinesa umada somaliyed umamalenayo inu jiro qof neceb dalkisa wey jecelyihin ine malgaliyan lakin dulmi iyo qabil iyo qarax oo nuguso korday ayey kacararen taas ogada
@kimuumohamed6294
@kimuumohamed6294 4 жыл бұрын
Sax walahy br
@dahaar29
@dahaar29 3 жыл бұрын
@@MohamedAli-gh6xq hadi taadii gashay wa dhimaneysae
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 2 жыл бұрын
dalka horta nabad gadhiga, markaa dadka iyaaga imaanayee, ma waxaad umaleysay dadka ineey Turkey jecel yihiin, maya ee waa meel ilmahooda iyo xasaskooda ku nabadgeylayaan
@MrGengad
@MrGengad 4 жыл бұрын
Get rid off the middle man, and go straight to the buyer, you save a lot that way.
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
Gengads G I believe so !
@abdiazizcumeyr5491
@abdiazizcumeyr5491 4 жыл бұрын
Barnaamij kan waxaa larabaa indadka somaliyeed dhulkooda lanacsiiyo
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 4 жыл бұрын
Anigu turkey waa tegey bishii oktoobar. Dhibta qudha aan ku arkay waxa weeye luqad aan turki ahayn kuma hadlaan. Wayna adagtahay dad aanad isfahmayn sidaad ula noolaatid. Adigoo afar luqo ku hadla ayaad tegeysaa markaasaad turjubaan u baahanaysaa waa dhib iyo dhego la’aan.
@stinkingrick3596
@stinkingrick3596 4 жыл бұрын
Waa run engs aad bay ugu cararaan
@mplsridah
@mplsridah 4 жыл бұрын
Why are investing in other people's countries? Our country needs all the investments it could get smh
@rawmo7336
@rawmo7336 3 жыл бұрын
mplsridah our country gormA kugu danbeysey???? Qalin shubato iyo baad qaad baa yaal
@ambientcalm3125
@ambientcalm3125 3 жыл бұрын
Sxb why would somalis bother investing in somalia? The government doesnt control xamar let alone the entire country , corruption, terrorism and a lack of infrastructure plague our country if we could get that sorted then maybe somalia would be worthnjnvesting in
@AliClay
@AliClay 3 жыл бұрын
People will invest when we have a peaceful and developed country.
@ahmedhajisuleiman6433
@ahmedhajisuleiman6433 4 жыл бұрын
Sxbow 50'000$ intaan galinayo guri turki kuyaal baan wadankayga hooyo kadhisto dabaq meel faras magaalo kuyaal oo aan ganacsi kasamaynayo kolayba naftu xiligeedii baxaysaaye
@clownxiao.398
@clownxiao.398 4 жыл бұрын
Walee waa runtaa dagaal lee haduu turki ka dhaco waa gubataa waxaas dhan
@user-gu5zi7oc3f
@user-gu5zi7oc3f 4 жыл бұрын
Waa runta Axmed meel kale Aqal ka taag talo iyo caqli midna maaha.
@jeeeeyah
@jeeeeyah 4 жыл бұрын
100% Lakiin waa mesha ugu haboon hadaan wadankii lagu noolan karin. Ifka carab ayaa ugu daran
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Saaas kawada huno hargesa ka dhiisten mad arkin
@marada2770
@marada2770 4 жыл бұрын
Subxanallah subxanallah waa wax lagaxumado dadka somaliyed ineey dalalka shisheeyaha ay maalgashtaan dalkoodina ineey babiiyaan subxanallah subxanallah
@KalelaChannel
@KalelaChannel 4 жыл бұрын
@Ibrahim Mohamed Typical qaldaan. Hal wado ma dhisin sodon sano oo nabad haysateen. Haku qaraarin koonfurta.
@KalelaChannel
@KalelaChannel 4 жыл бұрын
@Ibrahim Mohamed Nabadiina haysta ictiraafkana kusii riyooda. Afkiina ka duwa koonfurta inaga idinma haysanee.
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 2 жыл бұрын
Nabad hadaad dadka u diideen baad la yaabeysaan waxey wadama kale u dagayaan
@davidbrescot9080
@davidbrescot9080 4 жыл бұрын
Xoolaha biliqada oo shacabka muqdisho Laga dhacay miyaa lagu dhisay guryahan??????
@NasraSheekh
@NasraSheekh 4 жыл бұрын
Turkey gurya iib ah, kenya gurya iib ah. Soomaali dhul qalaad maxaa laga siiyaa..
@mahadhassan1348
@mahadhassan1348 3 жыл бұрын
Somalia guryo dhisan waad helee huno
@museaaby5949
@museaaby5949 3 жыл бұрын
Somaliyaa nabad iyu horubanaa midnaa Mataal wll and no services
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 2 жыл бұрын
Walal dhulkenu waa qaali xad dhaafa imika booska banan o kaliya aya ah 20kun$
@lulmohamedyusuf3894
@lulmohamedyusuf3894 4 жыл бұрын
Alla ha inaga ki qabto adunka oo dhan ayada nugu qalisen. Gurigi 20 kun ahay oo ku yalayo Tukiya ayaad dallal ka noqon neysin markas ayad naga gedeysi 40 kun. Alanya iyo Istanbul ayad soo kicisen haddane Ankara oo ku tala Carabta ayad u dhacde. Tuf ku baxa.
@dahaar29
@dahaar29 4 жыл бұрын
Lul Mohamed Yusuf mashallah walaal qof caqli leh baad tahay fariid waa tuugo walaal dalaaliintani
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 жыл бұрын
Anigu Shaqsi Ahaan Waxan Mär Walba in Somalia La Maal Gashado Maanta türkisch Iyo anaga waxad isu Keen Keenay Wa siyaasdada Hede ayaduna Khiyaano Ayay aas Aas u Tahay Waliba manta oo 26.1.2020 Tahay Turkigu Tartankii shidaalka Somalia Ayey Ku biireen Taaas oo Ka Dhigan In ay strategy game 3 af me ah Isu Badaleen Ayagoo nooga. FAA.iideysanaya duruufaha Aan Ku jirno
@mos1954
@mos1954 4 жыл бұрын
Maxaa innaga galay marka aan Dalkale dhiseeno waxaan noqonay Gypsys. Allah Somalida Caqlixumaa!
@m.a.k1853
@m.a.k1853 4 жыл бұрын
Cajiib soomaali maxa jecleysiiyay dibada comments ka qiimaha sheeg ta ka dhaceysa , bugcadii yareyd ee East Africa ma xabashi Aya siiseen mise kenyaan
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 4 жыл бұрын
Waa umad jahwareersan caqligoodu ma dhaafsiisana dhaldhalaalkas nin asaagiisa ah samaystay
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 4 жыл бұрын
M.A .K absolutely 😔 very sad may dalkooda lacagta geliyaan markey dalalkale camirayaan Please muqdisho iyo gobolada dalkeena geliya lacagtaas
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 2 жыл бұрын
Dalkii booskii banana aya 20kun$ iyo 30$kun maraya
@aaliyanazir1688
@aaliyanazir1688 4 жыл бұрын
Wxan idinkula talinlahaa inaad wadankiina maalgashataan oo hormar iyo ganacsiyo kusoo kordhisaan Wdankan aad lcagtiina ku burburinaysaan siyaasadu way isbadli Kartaa wlalayaaloow caqligiinu xagee ku maqanyahay dhulkiina idiin baahan soomaalida mooyaane umad wadan aanay lahayn dhisanaysa lama bilaa qarad
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 4 жыл бұрын
asc. waa dal dalxiis ku fiican.laakiin dal aadan lahayn waa dareen ku joog.shaqo ma ka heleysaa, dadka dagaanka ma idin rabaan.luqadda ma fahmeyshan.WBT
@kowsarkalif8948
@kowsarkalif8948 3 жыл бұрын
Su.al isweydiin u Baahan waaye
@1MeaningfulLife
@1MeaningfulLife 4 жыл бұрын
i like Turkey and the Turkish ppl, the buildings shown in the vedio are gorgious, yet my sadness is deep. because we somalis are building other countries and destroying our own country. soomaali wadankoodii jinac ayaa loogu daadiyay, wadan ninkale leeyahayna waataa, saanaan udhisnay, musiibada aan qabyaalada kaqaadnay waa in wadan dadkale leeyahay aan dhisno, keenana laga dhigo qubuuro. Alow dhibaatada nagu habsatay naga korqaad,
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 4 жыл бұрын
Malin walba meel cusub ayay umadii ku jahwareerinyaan somalidu jaahilnimo Kama dhamaato miyaa shalay waa Kenya maanta waa turkiga beri waa xagee?
@abdinasirdenged5704
@abdinasirdenged5704 4 жыл бұрын
Eretrea
@sheekeeye369
@sheekeeye369 4 жыл бұрын
Somalia inshaa allh
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 4 жыл бұрын
mj geyre 🇲🇾 Malaysia 🤣🤣
@ZAKA85able
@ZAKA85able 4 жыл бұрын
WAN la yaabay rag dhulkoodi ka ordaya oo dhulkale faaninaya Marki hore waa Kenya mar waa Tanzania marna wa Egypt Hada ma turkia Ayan marayna Aniga isku xisooda wallahi markan arko somali waliba rag u badan oo dhul an dhulkooda ahayn faaninaya Aduunku dhulkooda ayay ilaashadan Ee ma dad kala Somalia lagu beeraya. ANIGA KOLAY AQLIGAYGA GAABAN SUAALO BADAN BAY IGU DALISA ARIMAHANI.
@bulbulyare8872
@bulbulyare8872 4 жыл бұрын
bro aqligaaga ma gaaban ee kuwa ka sheekeeneeysid aa aqli gaaban guuleyso
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 4 жыл бұрын
dhulkeeni cawaanta isku qarxinaayo gurigii qurxanba in ay dumiyaan ayee jecelyihiin marka nin in uu faaido rabo maku dhiiran karo dadkaane sadaqo ma wadaan ee waa ganacsato
@khalifibrahim4950
@khalifibrahim4950 3 жыл бұрын
Saaxiib ragaan waa shaqo tag, ee armaa laga fiican yahay in lagu mashquulo, hakaa bariiseeyaan ee Zak hahahahaha, Caadi iska dhig.
@zarinaahmed3557
@zarinaahmed3557 3 жыл бұрын
When there is peace in Somalia I’m sure we will feel more comfortable investing.
@nuraali7610
@nuraali7610 4 жыл бұрын
Qofku haddi aanu ahay aqon yahan waxa uu nooloshis ku diba in ay hadba meel uu cararan.somalida waxa kula talinaya in ay dulkoda maalgaliyan wayo marka aad wiilki isbaro uu dhaleey aad shogo uu aburti waa iska deynaya isbarada.
@lacag-lacag
@lacag-lacag 4 жыл бұрын
Hurdada ka kac Miyaadan arag chines ama jewish America maal gashanaya
@dahaar29
@dahaar29 4 жыл бұрын
Xanaf kid carruur ba tahay adeer wadan aaadan lahayn maal gashigiisu faaida maleh iyyagoo ku dhaha naga bax baa kugu filan
@dekakasim9010
@dekakasim9010 4 жыл бұрын
@@dahaar29 Wll waa kugu raacsanahay Lkn Suaashu waxay thy Rageenii xakay noo wadaan?
@unolowmanta7508
@unolowmanta7508 4 жыл бұрын
Yaa shabab Naga Celina iyo qaraxeda. Riya kujirta without peace no ways in wadan dismo
@lulali8651
@lulali8651 4 жыл бұрын
Ragaan dadka dhulka qabow kula wareegaya ,maxay dalkooda u dhisanwaayeen,yaab yaab slmaliwaa lags yaabanyahay
@museaaby5949
@museaaby5949 3 жыл бұрын
Nabad maday hala dhestee
@lulali8651
@lulali8651 4 жыл бұрын
Ragbaa dhistay wadaniyiina maxaad adigu kaaga u dhisanweeyedey,hayebadwaxad ku leedahay dalkaga hooyo,waana Lama huraane,hagarli waxa uguqabo
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 4 жыл бұрын
Wagi ay guryahan lacagtoodu jabto o raqiisaan yacni o an shaqaysto. Insha allh ba ibsan dona
@adontiallah6637
@adontiallah6637 4 жыл бұрын
wallahi waxan haysana dhul qeyrku ka buxo allah nagu maneystay lakiin maxa ino didey wa walaalka o nolasha ku didey xamarbo wala dhistay xoolihi u.ada lagu dhistay dadkeni inta la qaxiheyey ayaa xolahoda lagu nolyahay ilmo xaaaran logu dhalay aya iskaleh lago leyahay insha allah maalin un xaqa so daahiraa xaqa ma dugobo
@adventurehaji6051
@adventurehaji6051 4 жыл бұрын
Dhamaan waad salaamantihiin, marka hore waxaan doonayaa in aan fikirkeyga ka dhiibto qoraalada hoos ku qoran. Dhalinyaro waxaa aniga ila quruxbadan in aynu ku amaano qof walba oo somali ah, oo meel iska soo saaray ama bulshada somalida wax wanaagsan ku soo kordhiyey, sababtaan sidaa u leeyahay waxaa weeye, mar kasta oo aynu aragno qof somali ah oo wadan kale ( Investment ) ku sameeyey/sameeysay qiirada wadan keenii ayaa ina qaada, markaa waxaan odhan lahaa wadankana haloo duceeyo qofka somaliga ah ee meel isika soo saareyna halagu taageero. waad mahadsantihiin dhamaantiin waa fikirkeyga ( No Offence )
@tijaabotv9238
@tijaabotv9238 3 жыл бұрын
waad saxa santahay 100% wallo qali ilaahay caqliga ha kuu barakeeyo
@firduusahmed2060
@firduusahmed2060 4 жыл бұрын
Aniga nimanka soomaaliyeed LA yaabay isma ceebsadaan miyaaa dhul ay leheen sey ugu xaragoonayaan kii ay lahaayeena waxay ka dhigeen musqul ufff
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 4 жыл бұрын
Ilahoow ceeb astur dadka waxaa ku jira kuwa caqligoodu uu San Mel fog jirin shalay Kenya maanta turkiga beri waa xagee lakiin waxaa ka sii daran kuwa iibsanaya
@salmanAli-fb3ci
@salmanAli-fb3ci 4 жыл бұрын
absolutely tas ben ahyn nin somali wa doqon qabyalidiste tuug wax wlba xun halka raga adunka ay dalkodi dhisteen
@umuqaalid114qaalid7
@umuqaalid114qaalid7 4 жыл бұрын
Turkiga wa ijaaranaa soomaaliyaba lama huraan ah turkiga hadii dugaal ladhaho kiinakaali aaway soomaaliya waalama huraan
@rahmamohamoud1865
@rahmamohamoud1865 4 жыл бұрын
Maxaad wax kasheegtaan Dadkaan Madaxweynihii soomalia, Waziiradii io Raizul wazaarihii oo dhan ayaaba wadankooda kafaanaan Aanan joogin waxaana larabay iney wadanka joogaan Somalia Miyaa wadan ah Dadkoodi waa wada qabyaalad Qabiil uu Maskaxda kagalay
@barlinhabiba2464
@barlinhabiba2464 4 жыл бұрын
I'm so glad that my people understand to never be late to invest in your country
@marwoabdi7623
@marwoabdi7623 4 жыл бұрын
Mansha Allah Alle ha idin xifdiyo
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s 4 жыл бұрын
بسم الله، ما شاء الله، لا قوة إلا بالله.
@kaltounjama7283
@kaltounjama7283 4 жыл бұрын
Sonaliyeey ilaahay haydiin naxariisto, inanadaa guru ahay ka iibinaya Turkey, please lacagta ku celiya Somalia oo inoo dhisa wadan keeno .
@adarmohamed4209
@adarmohamed4209 4 жыл бұрын
Stop buying home from different countries go and buy in Somali is good in your home town please this is not your country they can kick u out
@dontstresscalljessdontstre8110
@dontstresscalljessdontstre8110 3 жыл бұрын
Buy in Somalia are you on crack I buyed land in Somalia and was trying to build my villa These crackhead builders said 90 thousand usd and there is no peace in Somalia, you can get blown up any time, you leave your home you have no idea if you are coming back in one piece.
@ubahguled96
@ubahguled96 4 жыл бұрын
Waar dadkan Somalida ah yaa dhaha lacagtaan galiya wadankiina maxa turkey,kenya,Emirates maha dalkiina iska dhafa waliida iyo dhqaan xumada ad wadabkiina uga careerysan hadii kale wadaadamada at qaxootiga ku tihiin sida Uk,America,Canada iyo Australaia uga gada guuryo caruurtina oo mesha ad degen tihiin.
@kotharkarim
@kotharkarim 4 жыл бұрын
MashAllah beautiful view how much it costs four room
@hibohassanidiris9101
@hibohassanidiris9101 4 жыл бұрын
Maashaa'Allah Laakiin qiimahooda
@beryalex1798
@beryalex1798 4 жыл бұрын
Mogdisho ayaa u baahan in laga dhiso ama la maalgaliyo waayo wadankaada wax dhaamo malahan
@m-12flix73
@m-12flix73 4 жыл бұрын
anokaa leh iska dhaafa waa laydiin imaane
@mohamedyareyoutube85
@mohamedyareyoutube85 4 жыл бұрын
War muqdisho hargaysaa dhaanta
@sumaya6201
@sumaya6201 3 жыл бұрын
@@mohamedyareyoutube85 hargaysana burcaa dhaaanta
@Equivalent-xj9of
@Equivalent-xj9of 4 жыл бұрын
Adeer Dalka NooGa dhisa Mise Dadka Wadanka jooGa mise faqri ayaaD uu haysaTaan kkkkk
@Victory20246
@Victory20246 4 жыл бұрын
Dhul aysan laheen jecelaa soomaalida !!! Dhulkaan waa dhul gariir miiran
@Victory20246
@Victory20246 4 жыл бұрын
@Ibrahim Mohamed IQ aad ayuu u yaryahay wlhi intaa yarna walaween kaliya bey taqaan waxaan ka hadlayey hadey ka taagan tahay dhul gariirka turkiga walaweena waa magaalo magaceeda saas ula soco allaha ku caafiyo
@ak.0-010
@ak.0-010 4 жыл бұрын
maxaad iikala doorantihin adi iyo buush mar hadaa irareysid
@qasri-dhiirigalin-somaali
@qasri-dhiirigalin-somaali 4 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa walal
@abditryhard3529
@abditryhard3529 4 жыл бұрын
Masha allaha walalayaalow allaha idiin barakeeyo ee dalka dhisa
@hawayassin7172
@hawayassin7172 11 ай бұрын
Dalke xasid iyo qabiil dhis adigu
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 4 жыл бұрын
Inta wadan kale maal galineysaan maa soomaaliya maal galisaan si dadka shaqo u helo. Allah ganacsatada wadanka haka qabto
@traditionalelder3070
@traditionalelder3070 4 жыл бұрын
Dahir Sheikhdon Sooomalia waa big risk
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 4 жыл бұрын
traditional Elder waa xagee meeshaa aan riskaga aheyn. Dadka guryahaannlaga gadayo waa qurba joog hadii ay soomaaliya ku noqdaan imsa qof bey shaqo u bauuri karaan tusaale macalin school , dugsi, suuqa iyo dukaamada iyo in klao badan maxaa carab iyo wadan kale oo ajnabi u maal galine markaa dadkaagii maal gashi rabaan.
@ibrahimhassan8239
@ibrahimhassan8239 4 жыл бұрын
@@dahirsheikhdon3598 waa dad wareersan soomalida!
@nuraali7610
@nuraali7610 4 жыл бұрын
Dadka aan dulkisa aamini waa qof halka hamikis hoseyo.
@yuusufmussehasan3744
@yuusufmussehasan3744 3 жыл бұрын
Stop investment other country lacagta wadankeena halageeyo
@hassanhussein6110
@hassanhussein6110 4 жыл бұрын
please advise the prices so as to know
@asadlionish
@asadlionish 4 жыл бұрын
Aniga waxaan la yaabay qofka Turkey guri ka iibsanaya ee degaya isaga iyo caruurtiisaba sigaar baa dilaya 😂 meel kasta way ku cabbayaan Turkidu yar iyo wayn iyo nin iyo naag . Weji xumada iyo xaasidnimada ayay kaga dareeen.
@isseahmed3492
@isseahmed3492 3 жыл бұрын
Aniga turkiga ma tegin innan airportka transit ku maro mooyee lakin sigaar kay aad u cabaan macaa habraha waaweyn baa cabaya talyaaniga waxaey ku maahamaan ' fumi come un turcho " waxaa u cabaysaa sigaarka sidii turkidii yacni troppo sigaar cabid uf waan nibcahay sigaarka.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 жыл бұрын
Boli Qaran raggani lacagta Waa lacag Booli AH oo Hanti shacab iyo Mid qaran xoog KU heysta AYAA Ankara Istanbul iska jira dibinqoolka Mooryanta
@abdillahihassan8605
@abdillahihassan8605 4 жыл бұрын
Guriyaha qiimohoodda sheega Qiimaha guriga in la sheegi sxb waa muhiim
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 жыл бұрын
Abdillahi Hassan turkiga 120 kun. Wallahi. Kuri. Fican yihiin. Lakiin 90 kun waad helesaaa
@maxamedcali4937
@maxamedcali4937 4 жыл бұрын
@@somaliano99kingkonghimself75 kiro hadii ladhoho waa meqa sxb
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 жыл бұрын
@@maxamedcali4937 Iraqis kirooo wallal 124 iyo 300 bishiii lakiin wa kala ficanyihiiin degeeso si fican ninkaan la xiriir oo vidoe magac bu leyahay
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 жыл бұрын
@@maxamedcali4937 guleed real state www.guleed real state on line telphoon wax walba
@asadlionish
@asadlionish 4 жыл бұрын
Muddo 10 sano ama ka yar qofkii sii noolaada wuxu arki doonaa iyagoo dib u iibinaya oo Xaraasha guryahoodii Somalidu . Marba meel haloo yaaco.
@barlinhabiba2464
@barlinhabiba2464 4 жыл бұрын
We build it. Egypt Dubai Kenya and now Turkey please don't do it
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
The real foriegn investors are somali businessmen they invest every city of the world so can we say they are lost business men only 20% of them are inside somalia and they invest inside these are the real business men.
@baal5213
@baal5213 3 жыл бұрын
Somali maxa wadankale laga siiya bala daqadah ilamah ka banada si ayan ufurun
@hamdinuur3663
@hamdinuur3663 4 жыл бұрын
Waxa fahmi wayay Somali hami raac miyaa mise waa dad aduunka waaya arag ku qaata wadankasto oo wadankada eheen si kasto aad u maal gashato waxa kugu filan kaliya caga dhulka ka qaat waayo sharciga dhanka socdaalka ayee wax ka badali karaan dalka aad maalgashaneyso sida inaa guryo ka iibsato waxa muhiim ah inaa muwaadin tahay hantidii aad gashatay waa anti ma guurto ah
@nuraali7610
@nuraali7610 4 жыл бұрын
Kkkk lama huran waa caws jilal
@dahaar29
@dahaar29 4 жыл бұрын
Nura Ali walaahi waa runtaa lama huraan waa cawska jiilaal wadankiina maalgashta dheh
@nadirasaid7452
@nadirasaid7452 4 жыл бұрын
Wllo soomaalidu ha layaabin awoowyaashood baa naqada daba socon jiray oo reerguuraa ahaa imikana qurux ayay daba socdaan !!!!
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
War dadka ha walina waxay ku xirantahay isbadal ka dhaco Turki iyo xisbiga Ordugan oo laga guuleeysto ma waxay moodeen Kenya oo ay dhulka wax ku la hayeen war ninkaan intuu idinka faa,iideysto ayuu kula noqon lacagta meeshi uu ka keeney ee iska jira dhagarta
@DS-ok4qh
@DS-ok4qh 4 жыл бұрын
Buy a house in Xamar, Kismayo,Garowe,Baidoa,Dhusamareeb,Hargeisa etc invest in your local communities. You can get a villa for 40-50k much livable than these cramped condos.
@nickimow9795
@nickimow9795 4 жыл бұрын
Adunka Somalida ugu caqli xun mar Kenya e mal gashtan mar a Dubai e mal gashtan hadana turkiga mashrucyadam me dalka ka her geliyan lagama yab mel an Somalia aheyn ina guri ka gato dhul a lahen wa dareen ku joog
@ahmedosman3931
@ahmedosman3931 4 жыл бұрын
Waawoow Waxaan ku farxiya shirked Soomaaliyeed oo iibinaysa Guryo casriah oo Qurux badan oo ah Moderan Modeling Designer Construction Moderan beautifull houses Bangaliw and tiqes beautufull the best construction a building very beautifull frintures
@marianwarsame1504
@marianwarsame1504 4 жыл бұрын
Masha ALLAAH aad ayaan ugu qancay in dadka shacabka ey fahmaan in dhibka dalka kajiro dalkeena in ey ka dambeeyaan ganacsadada oo dal eysan laheen dadkooda ku lugoynaayo beri hadii SOMALIA iyo turki is fahmiwaayaan oo dalka lagaa saaro maxaad sameen laheed yeysan idin lugoyn gganacsatada waa cadowga shacabka
@ayduruuscodka1491
@ayduruuscodka1491 4 жыл бұрын
Sxp labo qol waa imisa lacagtooda
@supertruck4293
@supertruck4293 4 жыл бұрын
English guy's please English so the whole world would understand what are you guy's saying. thank you it's a good information but we need the world to understand.🌉 One love and God bless Africa.
@Ayuupnadaara
@Ayuupnadaara 2 жыл бұрын
Waxan rabaa guri oo dabaq ama dowr aheyn, guriyaha somaliya oo kale ma la heli karaa
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 2 жыл бұрын
Mall kaa Ikea waan tagay
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 4 жыл бұрын
Somalida wax ka waalan majuro wadamo kale inta dhisanaysaan Maxa wadamadiina u dhisan wayseen anigu yaabaye
@abdalakulmiye6447
@abdalakulmiye6447 4 жыл бұрын
dal aadan laheyn waa dareen kujoog .....dalkaaada ayaa u baahan maal gashi
@ahmedgt6790
@ahmedgt6790 4 жыл бұрын
This comment section is sad. Why would you invest in somalia when there is no security no goverment. When you have security and stable goverment then you can invest.
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 4 жыл бұрын
War guuled real states dadka soomaliyeed shacabka ha luminina wadanka soomaliya guryaha uga dhisa oo xooloha wadankooda hagashtaan.qurbo yaalagu meereysan. Masar ayaa loo raray. Hadana Dubai, hadana suurya, hadana Kenya iyo Tanzania hadana Turkiga .wadanka Somalia maxeydaan maal gashan weydeen oo wadankiina soomaliyeey u dhiisi weydeen qeyb Cidla ah oo la dagi karo ayaa jiraa
@ayaanayaanita2077
@ayaanayaanita2077 4 жыл бұрын
Wll qimaha 4 qol oo xaga dhaxe ah waa imisa yaa
@yusufafrax2745
@yusufafrax2745 2 жыл бұрын
Farxan telfon kiisa qofkii haya ha ii soo dir lanbarka a waa
@SofiaHanson
@SofiaHanson 2 жыл бұрын
Wadankeyga waan jecelahay meel lamida na maleh, laakiin Amand LA aansharxikama jieoalshababna nextday waba qarxinaa adi iyo familkaaga, Dhul duurku yaalana oo haba yaraatè wax ka dhisan ma jiraan waa qashin qub,waan tiger dhul yer ka gatey 8 Bilod ka dibna alshabab ayaa caanshuur iga qaayey dadkìnacabsi ku noolyihiin umamalaynàyo 20 oo hada dhiman inuu musaqb ka dhisan Karo,Somalia aaqiro udaaaa sorry 😞
@sahrakhalif8016
@sahrakhalif8016 4 жыл бұрын
Viva Turkey!!!
@msnur2260
@msnur2260 4 жыл бұрын
Mashalah wa guryo qurux badan . Thank you guled real estate and the Turkish brothers.
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 4 жыл бұрын
Ilaahayoow dadkan nasri u soo rog ma asagaa leh bianooyinka waar is weydii mee dalkaadii iyo dalkaagii ha qiyaasandadkale dhulkooda yaa wuduud dulcarshil majiid facaalu limaayuriid yaa muqizu aqiznii 😔
@marianwarsame1504
@marianwarsame1504 4 жыл бұрын
Wadan aadan laheen qofkii guri ka gananaayo waa qof reer mii ahaay oo qurbo imaaday noloshana u arkay in uu qurbaha yahay lkn asal ayaalka xaafada ee xarmar waxaa u dhaanto geetalaalkii xamar hoostiisa iyo gariir ama jar bacdal qado waaw I mess muqdisho 💖💖💖🇸🇴
@sakariamohamed2323
@sakariamohamed2323 3 жыл бұрын
Why not Investing Somalia 🇸🇴 your country?
@user-gu5zi7oc3f
@user-gu5zi7oc3f 4 жыл бұрын
Qiimaha kolay wa 5 laab.
@queennaazia1378
@queennaazia1378 4 жыл бұрын
Asc wll meel niila soo xiriiro malahan miyaa whatsApp or massenger
@abdallecumar9290
@abdallecumar9290 4 жыл бұрын
Dalka ka dhisa guryahan quruxda badan waa la idinka iibsane
@zahraisse3853
@zahraisse3853 4 жыл бұрын
Turkiga miyeey hada ka shidantahay...... somali dhib badaanaa War Wadankii hala maal gashto
@familykitchen4997
@familykitchen4997 3 жыл бұрын
We need contact information
@muhammadhassan6690
@muhammadhassan6690 3 жыл бұрын
Do you help people get job their in turkey.i would love to come and live in turkey
@myfamilychannel6863
@myfamilychannel6863 3 жыл бұрын
Guriyo kira miyey jirtaa
@ibrahimjama1659
@ibrahimjama1659 4 жыл бұрын
Lacagta nosheg wlal
@cryptonhub6116
@cryptonhub6116 4 жыл бұрын
Are tax free when you buying property in turkey?...
@abdirazakhussien5375
@abdirazakhussien5375 2 жыл бұрын
Asc
@husseinhussein6777
@husseinhussein6777 3 жыл бұрын
Wll waxan ku weydinaa gurii kiiroo ma helaa siidan cml u qurux
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 4 жыл бұрын
MARO AADAN LAHEYN MARO KUU MA NOQOTO, WADANKII AAN LAHEYN IYO DUULOOYINKEENI AYAA NASUGAAYO. WELI MA ARKIN NIN DAD KIISA KU BOORINAYO INEY WADAN ISLAAMEED MAAL GASHTAAN. KENYA, ETHIOPIA, DUBAI NOW TURKEY🥺🥺🥺
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
Soomaaliyeey hadba wadan kale firibiga ayaa la idinkugu dhufan kadibna ayaanan la idinkaga siiban
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
masha allah
@yahyaahmed4674
@yahyaahmed4674 2 жыл бұрын
Contact plz
@zakio8136
@zakio8136 3 жыл бұрын
Bro guri kiro malahela oo 5 qol iyo fadhi araba
@mohammedmahammuudhamza8936
@mohammedmahammuudhamza8936 4 жыл бұрын
Hadii ay Ha noolato Subscribe ta ku Heshay Hadal Macaan Maanta laga Bilaabo Ha La Aaso ayaan Idiin bixiyay waayo tanti maaha Wadaniyad imaan qab iyo dal Jacayl Somaliya Waxay Leedahay Cimilo Qurxoon Jawi Iyo Nolal Macaan Somaaliya Xamarkaliya maaha Waxaa Jira Hargaisa Bosaaso kismaayo Baydhabo burco barbara Boorama garoowe lkn Waxaan U Arkaa Mid Jaahil Nimo Ah Wlhi Waa Bilaahi Waxaan Ahay Mid %90 Ka Fikiraya Sidii U Dalkiisa wax Walba u ugu Heli Lahaa Markasta Waxaan Ka Fikiraa Sidii aan Dadkii aan ka Imid Ugu Samayn lahaa Wax Qabad Inta aaad adigu ka Fikirysid Inaad Turkey ga aad Maaalgashi Galiso anigu Waxaan Ka Fikira Sidii aan aniga iyo Dadka aaan Ka dhashay u heli Lahayn molal Quruxbadan Waana Taas ta ay tahay inuu Qof walba Naftiiisa u Sheeego balse bari ayan eegaynaa marka Aaad adigu Da' Noqotid iyo Ubadkaagu inay Urduu Isku badalaan iyo Turki kuwaygu cilmi iyo Dhaqankuu alle Siiyay ayaan haysan doonaye magalada aan ku dhashay inankayga oo Wax barta beertiisi jooga kagu Kebab le ha ka noqdo😂😂😂
@fali4527
@fali4527 3 жыл бұрын
Wa meeqo ijaarka bishii ma ahan gadasho ijaar bishii plz
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 4 жыл бұрын
Guryaha turkigu aad ayey u jabanyihiin waxaad guri afar qol kijadii iyo suuligii ku helaysaa 20 kun ilaa 25 kun.
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 4 жыл бұрын
Kuwaan 100 kun waaye sxb
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 4 жыл бұрын
@@verygoodboy5724 walee oo adiga yaa kuu sheegay ma waxaad ka midtahay tuugta somalida meesha ku dhaca.
@ummumuscab8722
@ummumuscab8722 4 жыл бұрын
Wlahi waruntii ee yanay idin dhicin tuugtan
@QueenBusinesss
@QueenBusinesss 4 жыл бұрын
Mashallah I like dose house
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 4 жыл бұрын
Wadankaada ka dhiso
@mos1954
@mos1954 4 жыл бұрын
Somalis Only left resources is Human resources the rest are untapted. and the Only Human resources is vanishing sooner or later because they own by the Globel world. Well done Somali caqlibadaneey!
@dryahyeomar6870
@dryahyeomar6870 3 жыл бұрын
Marka qiimaha waaa imiza aan ku heli karaa guriayaha izka oo dhamesanpa
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 жыл бұрын
Caqli-xumo no.1
@fahimamuse
@fahimamuse 3 жыл бұрын
Somaliya haday guryaha sanokale loraqisin laha way ficnanlahed saan cml aa lodgisanlaha
@zahraabraar3490
@zahraabraar3490 3 жыл бұрын
Hy how much does a 2 bedroom apartment cost in that area
@zahraabraar3490
@zahraabraar3490 3 жыл бұрын
And what if I want to come and live there how much maximum money should I come with please answer me
@kaahinosman2251
@kaahinosman2251 3 жыл бұрын
Somalia uff musqusha aduunka
@samaraljacdialjacdi12
@samaraljacdialjacdi12 3 жыл бұрын
Side ku heli kara lambardod guri an ankara ka raba
@abdimuse263
@abdimuse263 3 жыл бұрын
War Somalia ha ladhiso uma baahinin Kenya iyo tukey
@ayanitaayan2998
@ayanitaayan2998 4 жыл бұрын
Inshallah Allah I wil leave n Turkey n future.
#ANKARA GURYO IIB AH 2020 GULED REAL ESTATE #3
5:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 30 М.
#ANKARA GURYO IIB AH 2020 GULED REAL ESTATE #1
10:30
HANOOLAATO
Рет қаралды 36 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 194 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 110 МЛН
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 4,6 МЛН
Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky
19:32
Xogmaal Media
Рет қаралды 30 М.
#ANKARA  GURYO IIB AH 2020 GULED REAL ESTATE #4
14:51
HANOOLAATO
Рет қаралды 19 М.
5 FIKRAD OO REAL ESTATE KAGA SHAQAYSAN KARTID | REAL ESTATE SIDE HUSTLES
10:21
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 31 М.
WAXAAN DIB UGU LAABTAY NOLOSHA KALINIMADA IYO TURKIGA BYE BYE MUQDISHO
8:16
Waxkabaro luuqadda TURKISH (Farax & ArimaHeena)
17:38
ArimaHeena
Рет қаралды 225 М.
Suuqa Soomalida ee ugu wayn DUBAI 🇦🇪
11:18
Qays Qeyser
Рет қаралды 351 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН