Ankara Iyo Mubarak Hadi Sh Abu Dalxa oo Qosolka ka dhameeyay Dad badan Iyo Buugga Garaadso

  Рет қаралды 122,669

kalshaale channel

kalshaale channel

2 жыл бұрын

Kalshaale Channel
Waxaa magaalada Ankara lagu soo Bandhigay Buugga Garaadso inta aadan Guursan ee uu qoray Mubarak Hadi waxaana ka Qayb galay Culimo uu kamid yahay Sh Xasan waajidi , Sh Abu Dalxa , Gudoomiyeyaasha Ganacsatada iyo Ardayda iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Пікірлер: 106
@xilkasibraahim4919
@xilkasibraahim4919 2 жыл бұрын
Asc wad mahadsan tihiin dhaman sheikh Abu dalxa sh wajidi wiilkii soo qoray jasakalahu kheyr intee lega helaa buuga Wa mid uu mada oo dhan afacaaya shukran
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 2 жыл бұрын
Maasha alah tabaaraka lah ilaahey ajar ha kaasiiyo adiga iyo culumadeena qaaliga ah ee nasoo gaarsiiya abu dalxa rabi yaxfadak aamiin 🇸🇪
@gardhaale
@gardhaale 2 жыл бұрын
Allaha barakeeyo wll ustaad Mubarak
@saynababdi8232
@saynababdi8232 2 жыл бұрын
maasha allaah runtii waa book qaymo badan walalken allaha kuubarakeeyo umadana allaha ku,anfaco
@hindacawil6693
@hindacawil6693 2 жыл бұрын
Masha allah Alle haka abaal mariyo Sheekh mubaark Buuga nafica ah E u umadiisa ugu faiideyay Shukran Huru soco
@Hornscope
@Hornscope 2 жыл бұрын
Hablo qurux badan ayaaba Ankara jooga masha'allah
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 2 жыл бұрын
Guur diyaar uma tihid ehehehehhe
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 жыл бұрын
Waan ubaahnaa buuga xagee lagahelayaa somalida wey ubahanyihin bugag kahadlayo gurka iyo xaquqda lesku leyahay iyo wanaga
@Akhi_Ayman_Official
@Akhi_Ayman_Official 2 жыл бұрын
Coming soon inshaAllah Ankara......7/10/2021 pray for me to reach safely inshaAllah
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 2 жыл бұрын
Insha Allah safely kudag,
@zapnaapea3993
@zapnaapea3993 2 жыл бұрын
Safe trip insha alah
@MohamedHassan-fz1ie
@MohamedHassan-fz1ie 2 жыл бұрын
Asc?my I'm in Kenya ad I really admired this book !?may I get please?try to bring in Kenya Nairobi please!?????
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
MashaAllah keep going good 👍👏👌🙌🙏💙Job
@fatumaahmedomar3957
@fatumaahmedomar3957 2 жыл бұрын
Masha Allah intee lagahela bugan
@deeqohassan7918
@deeqohassan7918 2 жыл бұрын
Masha allah alla haku barakeeyo caqligaada iyo cilmigaada rabi kugu irsaaqay wllkeen mubarak hadi. Wan u baahanahay bookan intee laga heli karaa
@carafomaxamud1133
@carafomaxamud1133 2 жыл бұрын
Maansha allaha alle haku barakeeyo mubaak hadi
@maariyacabdiraxmaan12
@maariyacabdiraxmaan12 2 жыл бұрын
Mashalla illahay haxifdiyo wllkeen jiroojoog waligaa hanbalyo hanbalyo illahay janada hakugeyo wllkeen inshallah wll
@abuukaryarefamlychannel7287
@abuukaryarefamlychannel7287 2 жыл бұрын
Maashaa,allah lkn buugaan inoo keen isku day si dadka soomaaliya jooga iyaguna uga faaideystaan
@souleimanmohamedomar5875
@souleimanmohamedomar5875 Жыл бұрын
Masha allah
@abdullahimohamud2516
@abdullahimohamud2516 2 жыл бұрын
Mashaalaha mubarak hadi
@fadumonuunow8050
@fadumonuunow8050 2 жыл бұрын
Maashaa Allah tabaaraka laah
@user-vv7jj6nh7y
@user-vv7jj6nh7y 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله 🌹👍👍👍
@muniiraabdirahman5763
@muniiraabdirahman5763 2 жыл бұрын
Waeaà
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah
@qaali4589
@qaali4589 2 жыл бұрын
Maashalaah wa buug baahi badan lo qabo bulshada soomaalidu meesha ay toos inta uga baahantay
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 2 жыл бұрын
I can't wait to get this book
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Sabb
@fosiyacawil727
@fosiyacawil727 2 жыл бұрын
Masha allaah
@ikraansaciid1267
@ikraansaciid1267 2 жыл бұрын
Gabar guri geda nadam ujokta cilmiga alah iba rakeyo in sha alah
@qoraxayqabridahar1797
@qoraxayqabridahar1797 2 жыл бұрын
Mansha allah horay uusocda somaliyey
@malyuunmuqtar5849
@malyuunmuqtar5849 2 жыл бұрын
🌹
@MohamedHassan-fz1ie
@MohamedHassan-fz1ie 2 жыл бұрын
Xagen kahela buukan fadhlan ...?anigu Wadhanka Kenya ayn joga e...
@fardowsocaduqadir1505
@fardowsocaduqadir1505 2 жыл бұрын
M.allh
@abshiromohammed8333
@abshiromohammed8333 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah
@anfacxasan7610
@anfacxasan7610 2 жыл бұрын
Ani waxan jogaa baldweyna
@maaidaaxmed7200
@maaidaaxmed7200 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@hooyo10maryan58
@hooyo10maryan58 2 жыл бұрын
Walaal muqdisho masoo gaaray
@nasroaadannasroaadan6161
@nasroaadannasroaadan6161 2 жыл бұрын
Wan jclhu sheqan wlhi
@anisoabdirahim1288
@anisoabdirahim1288 2 жыл бұрын
Masha allha
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@nabadoon3735
@nabadoon3735 2 жыл бұрын
Buugan halken kahela walaal Kenya ayan joogaye
@naimahassan9584
@naimahassan9584 2 жыл бұрын
Nabadoon aniga xitaa wan u bahanahay hadad aragtid ii soo sheeg please Kenya baan kula joogaa
@maryamachannel4590
@maryamachannel4590 2 жыл бұрын
Islii mall buu yaallaa
@ibnuadam9475
@ibnuadam9475 Жыл бұрын
@Nabadoon 3735 buuga maheshi? Fadlan isojawaab. I need to get one
@abdimidiaproduction665
@abdimidiaproduction665 2 жыл бұрын
Really
@saadahassen3341
@saadahassen3341 2 жыл бұрын
Asc walaalo marka hore habalyo Sideen uhelikaraa
@Daarta.Libanta
@Daarta.Libanta 2 жыл бұрын
intee laga helaaa buugaan sxb
@havingfun462
@havingfun462 2 жыл бұрын
Halkee laga helaa buugan fadlan, inaan soo gataan rabaa ….
@nacimaahmed9503
@nacimaahmed9503 2 жыл бұрын
Halkee laga helayaaa buuga wall
@abdullahisaad506
@abdullahisaad506 Жыл бұрын
PDF nooga dhiga plz
@hodanmatanxawotako8847
@hodanmatanxawotako8847 2 жыл бұрын
Asc wll bugan xagen kahela
@malyuunmuqtar5849
@malyuunmuqtar5849 2 жыл бұрын
Manshaalllah
@maariyacabdiraxmaan12
@maariyacabdiraxmaan12 2 жыл бұрын
Soomalilan wll nookeena wllalayaal
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share'S
@hooyoxabiiba8334
@hooyoxabiiba8334 2 жыл бұрын
Ik
@hawoabdulle8339
@hawoabdulle8339 2 жыл бұрын
Ma waxaa uu ku qoran yahay afka Somaali oo kaliya? ,hadii uu af Somaali kaliya ku qoran yahay, waxaa soo jeedin lahaa afka English lagu qora.
@maanshaaallahhussein1772
@maanshaaallahhussein1772 2 жыл бұрын
Asc sheekh al wajidi wa inuu qaataa 5 boog sababyu wa isaha iyo 4xas waa 5 boog
@amalcaynab3632
@amalcaynab3632 2 жыл бұрын
wllo naso gadh sii angan
@safiyaxusen4084
@safiyaxusen4084 2 жыл бұрын
Xagee lagahelayaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Live'S
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 2 жыл бұрын
Xageen kahelaa buugan??
@hibaaqmaxamuud1996
@hibaaqmaxamuud1996 2 жыл бұрын
Xagee laga helaa buuga wanjoogaa hargaysaa
@shamiscismaan6890
@shamiscismaan6890 2 жыл бұрын
Mnsha allah
@faadumocabdi3003
@faadumocabdi3003 2 жыл бұрын
Mashallh
@Loml-chi
@Loml-chi 2 жыл бұрын
Asckm
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 жыл бұрын
Asc bugan xagee laga helaah
@gwendadennis6545
@gwendadennis6545 2 жыл бұрын
var.fyi good
@abdiwalibashir2577
@abdiwalibashir2577 2 жыл бұрын
Axbabii Fillah intee kutubka ka Heli karnaa
@kazib2262
@kazib2262 2 жыл бұрын
I and the Father are one.” Once again the Judeans picked up rocks in order to stone him. Yeshua answered them, “You have seen me do many good deeds that reflect the Father’s power; for which one of these deeds are you stoning me?” The Judeans replied, “We are not stoning you for any good deed, but for blasphemy - because you, who are only a man, are making yourself out to be God.”
@suubandahbo7989
@suubandahbo7989 2 жыл бұрын
Book xagaan kahila
@samia213
@samia213 2 жыл бұрын
intee ka heela book baan wlalal
@qaali4589
@qaali4589 2 жыл бұрын
Gageen ka helikarnaa
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 жыл бұрын
Iso gaarsiya book hda tolnahay
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad mubarak Hadi
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Buugas waxad umalayn inuu kahadlin Wakhtigan lajoogo😅Dhalinyaradii oo guurkii mala yacni ka dhigtey iyagoo garaadkoda iyo caqligoodu garin inay Masuuliyad guur qaadan..
@mudy3223
@mudy3223 2 жыл бұрын
Inte laga helaa book
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook'S
@sheekhabuusalama1735
@sheekhabuusalama1735 2 жыл бұрын
Hal kee laga helaa book 📖
@mudy3223
@mudy3223 2 жыл бұрын
Sual nogu jawaaba
@deekaali2954
@deekaali2954 2 жыл бұрын
asc bugan muqdusho maxa usoo garsin weyday
@Umuruweydaruweyda-zs4tb
@Umuruweydaruweyda-zs4tb 2 жыл бұрын
Kenya halkeno buug wan sugeynaye
@shadiyasalax4155
@shadiyasalax4155 2 жыл бұрын
Sax wan u bahan nahy xagee ka helnaa buuga
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Livetime'S
@bushraali6164
@bushraali6164 2 жыл бұрын
Asc
@bushraali6164
@bushraali6164 2 жыл бұрын
Walaalayaal buugan xageen kahelaa waxaana dhaganahay wadanka norwey
@ahmedwaliali9273
@ahmedwaliali9273 2 жыл бұрын
Wcs
@anfacxasan7610
@anfacxasan7610 2 жыл бұрын
Intee laga halee bookas wlal
@user-cz1ci1zo2d
@user-cz1ci1zo2d 11 ай бұрын
Ghb
@muniiraabdirahman5763
@muniiraabdirahman5763 2 жыл бұрын
1234
@ramloabdullahihusseen8332
@ramloabdullahihusseen8332 2 жыл бұрын
Inteen ka helnaa
@adammohamed8209
@adammohamed8209 2 жыл бұрын
Seattle Washington waan ogabanahay seen kuheli karaa
@mohamedabdalla6731
@mohamedabdalla6731 2 жыл бұрын
30 jir 30 ciyaal dhalay baa fadhiya isagaa buug inoo ku filan
@mahmoodsamater
@mahmoodsamater 2 жыл бұрын
translation oo luqado badan ah ayaa loo baahan yahay,waayo carruurta Dibadda ku dhalatay oon luqaddaa soomaaliga aan si fiican u akhrin karin in eey fahmaan
@aliyahye2354
@aliyahye2354 2 жыл бұрын
Koleey Sh dhalxa baa iska leh buuga marka wuu beec galin ee heee....?
@hawoabdulle8339
@hawoabdulle8339 2 жыл бұрын
Sidaas waxan u iri inay jiraan Dhalinyaro aan aqoon Afka Somaali ,sidaas daraadeed book waa in la tarjumaa.Idinkoo mahadsan .Waa hooyo Somaaliyeed oo ku nool London.
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 2 жыл бұрын
Anigaba waan is iri ingilish waa in lagu turjumaa caruurteena sey u aqriyaan
@raxmoxasan6699
@raxmoxasan6699 2 жыл бұрын
Asc ninkeyga waxa oo idhahaa sharmooto aatahy
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 Жыл бұрын
Bisinka walal katirtir oo ilaahay dartiis ceebtiisa u astur fadlan waani oo usheeg inuu qaldanyahey
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 2 жыл бұрын
Qoraaga English ha ugu fasiro si dayarta somaliga aan aadka u aqoonin oga faaideystaan
@safiousama1474
@safiousama1474 2 жыл бұрын
Masha allah
@Loml-chi
@Loml-chi 2 жыл бұрын
Masha allaah
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@alimohamedali5450
@alimohamedali5450 2 жыл бұрын
Masha allah
@ramlomaxamed2156
@ramlomaxamed2156 2 жыл бұрын
Masha allah
@kawtharuae619
@kawtharuae619 2 жыл бұрын
Masha allah
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 18 МЛН
Muxaadaro Cusub July 2024 Sheekh Xuseen Cali Jabuuti
36:44
WACDI Islamic Channel
Рет қаралды 107 М.
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 08.08.2024
15:17
BBS Somali Radio
Рет қаралды 414
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45