No video

Arin Argagax leh O Qasa Kadhacday| Aduunyo Gadoon Erdogan O tuugaaya Bashar Al Asad| Qatar O wax lal

  Рет қаралды 47,713

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Arin Argagax leh O Qasa Kadhacday| Aduunyo Gadoon Erdogan O tuugaaya Bashar Al Asad| Qatar O wax lala yaabay sameysay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 104
@DulmiDiid
@DulmiDiid 22 күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@nimco9305
@nimco9305 27 күн бұрын
Rabi ha u gargaro reer falastiin walashena musibo allah ku rido yahuda.
@yamaanial-yamaani8713
@yamaanial-yamaani8713 27 күн бұрын
mahadsanid
@MUNIIRYARE257
@MUNIIRYARE257 27 күн бұрын
Viva Turkey 🇹🇷 Somalia 🇸🇴
@luluabshirluluabshir6312
@luluabshirluluabshir6312 26 күн бұрын
Ilaahey ha ugargaaro muslimiinta qas ahaan falastiin ya rabiii
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 27 күн бұрын
Haaa waa sugeeynaa koorsada insha Allah Mahadsanid shaikh mohamed
@Sakariyecabdi-rm1mo
@Sakariyecabdi-rm1mo 27 күн бұрын
Alaaa ilaahow ugar gaar falastiin ku saliya xabiibkna muhamed scw
@odibuule3419
@odibuule3419 27 күн бұрын
ninka ugu horeeye eedaawodo muqaalka
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 27 күн бұрын
Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas victoire falastiin 🇵🇸❣️❣️♥️♥️♥️
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 27 күн бұрын
Allah yahuud Aduunka ciqaabta daran ku rid InshaAllah falastiin xamaas maqawinda Alqsaam Allah caawi ☝️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🤲🇵🇸
@suberyare8645
@suberyare8645 27 күн бұрын
Muslimka ciqaaaban. Iyaga aduunka iyaga maamula
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 27 күн бұрын
Link-ga ayaa la soo dhigaa dhamaanba wixii video ah Tan ayaa kuu sahlan kanaalada kale way soo dhigaan waana ka daawanaa mahadsanid
@1997f
@1997f 27 күн бұрын
Sheikh maanta dhan ayaan sugayay war kaaga
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 27 күн бұрын
👍 Thanks 👍🙏
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji 27 күн бұрын
Shekhow waxyaalaha qaar wan kula yaaba sidaad u sheegto tusaale Erdogan iyo basher asad inuutuugo wakhtigan waku saxanyahay markaan dhinacyo badan ka eego
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 27 күн бұрын
Ax La xowla wala quwata ila billaah Allow walaalaheena Reer Falastiin Ugar Gaar Yaa Rabi Allow Yaahdan Halaag ba ku sawab Yaa Rabi
@user-sq1lo3ib9b
@user-sq1lo3ib9b 27 күн бұрын
Ardogaan wuxuu rabaa siduu ku celin lahaa qoxooti badan oo suuriyaan ah oo jooga dalkiisa mashaa kilaad badan oo kadhacay wadanka
@YuunisCali-tu3wj
@YuunisCali-tu3wj 27 күн бұрын
Balanta waa in ay ilaaliyaa walaalahaas wanu kutashaneynee goorsadee
@YuunisCali-tu3wj
@YuunisCali-tu3wj 27 күн бұрын
Shiikhey wan kusalaamay wana mahadsantahay mide kale goorsadii waakoormo. Maalinkii meeqa 1 dollar make sameynkaraa kombiitar maaloobaahanyahay mise moobeelkaa lagu istimaali karaa kombiitarne maheystee xaa xale hee 😂😂😂🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 27 күн бұрын
Free waaye lacag haduu Ka dhihi KZfaq anigaba u shidnaa caadiboska dhig
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 27 күн бұрын
SHUKRAN AKHII
@iloveallah8454
@iloveallah8454 27 күн бұрын
erdogan wa nin caqli badan cadawgiisuna aad u badanyahay werarna lagu hayo wadanka gudahisa iyo dibadisa aadna u jecel in wadankisa u wax u taro muslimintana mideyu marka wa inu siyasad badan isticmalo alaha u fududeyo aamin
@doudouabdi9425
@doudouabdi9425 27 күн бұрын
KEEP UP THE GOOD NEWS BROTHER
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 27 күн бұрын
illahow ugargaar falastiin illahow burburi mareykan yahuud yurub carabeey masiibo ku dhacday
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 27 күн бұрын
Zheekhow adga dhibkaan maalin kasta. Noo soo gudbinysid anag sdeen ugu qeyb qaadan karnaa wllhayaga ugu hiilnkarnaa
@sahroali1196
@sahroali1196 27 күн бұрын
Qadar..waa.ugaartay.somalia.ayaa.kaliidata.ee.waxkasheeg.sheekhow Arduqaan.qaxootiga.ayuu.iskacelinaa Arduqaan.caduwisa.ayaa.badan Shekhow.dalkeena.qurmay.&madaxdiisa.halaagan.dhaliil Turkyi.waa.dowalad.ismaamushay
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 27 күн бұрын
Yaa Allah help palatine people 😭😭😭😭😭😭😭
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 27 күн бұрын
Illaahay.waxan.ka.baryayaa Israaiil.inuu.aduuyada.Ku. Iqaabo.tan.ay.la.yaaban.tahay Tu.ka.daran.baritadaa.calaamo Ka.muujiyo. Insha.allaahu
@kooxdagurmad-bandsomalia7667
@kooxdagurmad-bandsomalia7667 27 күн бұрын
Arrin argagax leh oo Ka dhacday Sheekh qorraallada sax fadlan
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 27 күн бұрын
Qoraalkaas wuu San yahay ee talyani ahaan miya loo qoraa
@kooxdagurmad-bandsomalia7667
@kooxdagurmad-bandsomalia7667 27 күн бұрын
@@AbshirMaxamad-d2w af-Soomaaliga sida loo qoro adeer soo baro ma laha xarfaha labanlaabma maad soo dhigan,e xoogaaga bawsiga lagu barto oo kaliya ma aha qorraalku awoow
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 26 күн бұрын
Waa saxan libaax waa arrin waana sidaa qortay
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l 27 күн бұрын
Masha Allah shiikh ilaahay khayr haka dhigo❤️🫶
@XamseMaxamed-h1h
@XamseMaxamed-h1h 27 күн бұрын
Ilaahow.ugagrgaar.falastiin.aamin..Aamina.
@aliameerikaaliameerika-mr5dh
@aliameerikaaliameerika-mr5dh 27 күн бұрын
Sheekhow ordigan ku kacsan tahay u gartay odigan oo tuugaya assad waa af somali aan kuu fiicnayn inaad qaabkaas ugu dhawaaqdo
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 27 күн бұрын
wa sugeynaa inshaallah ❤
@meaktooni
@meaktooni 27 күн бұрын
Salahu calyhi waselam
@MsFatimaMahmoud
@MsFatimaMahmoud 27 күн бұрын
Ciidamadda waxay ahayd in ay geyaan Qaza xukam galo xukunto oo gaalo racya ah Allah yaxshur macahun.
@adammohamed5339
@adammohamed5339 26 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@sahroali1196
@sahroali1196 27 күн бұрын
Ilaaheey.ayaan.kudacweynay.sahnuniada Musiibo.hoog.halaag.Alahakurido Intii.ey.duleen.janatulfardowsa.Allaha.kawaraabiyo
@maxamedaxmed9786
@maxamedaxmed9786 27 күн бұрын
Waa siyaasad uu ka leeyahay inuu sidaa sameeyo
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 27 күн бұрын
WCS SHEEKH JIMCE MUBAARIK 🫀 SCW ❤SCW ❤SCW
@yaasircabdi6355
@yaasircabdi6355 27 күн бұрын
@user-qr2nd6sx9g
@user-qr2nd6sx9g 27 күн бұрын
Maa xassen shekh maxamuud baa
@AbdullahialiMoha
@AbdullahialiMoha 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@BashirSubxanyo
@BashirSubxanyo 27 күн бұрын
Subxaanalah
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 26 күн бұрын
Aloow soo hanuuni 🇪🇸 prime Minister
@HiboMohamed-u4w
@HiboMohamed-u4w 27 күн бұрын
Wey fiicantahay in ay heshiiyaan waayo qilaafkooda ayaa cadowga ka faaiideesanayaan muslimka dhamaan maslaxo dhexdooda Alle ha dhigo
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 27 күн бұрын
Wll wadmahadsanthy
@hawahawa5612
@hawahawa5612 27 күн бұрын
Walal siyasadu saxiib malaha
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 27 күн бұрын
ALLE DHULKA HALA GOOYO GAALADA ISRAEL MEEL WALBA AY KU SUGAN YIHIIN AMEEN YAH ALLAAH
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 27 күн бұрын
waxa ka qaldan wa tarikhda wayo lama garan karo bisha inta aytahey sida uso qor 12/7/2024 malin jimce bisha hijriyada?
@libaaxliqe7062
@libaaxliqe7062 27 күн бұрын
Asc. Wll waxaan ka mid ahay macaamisha aadka kuu dhagaysata. Wll waxan kaa maqlaa mararka qaarkod Turkiga tuugaya Siiriya, Somalia sida ah, dhinaca siyaasada. Ogow siyadada malaha saaxibtinimo joogta ah balse waxay leedahay dana joogta ah. Waxad maalin ka xishooto ayaad maalinkale ku diiran.
@sahroali1196
@sahroali1196 27 күн бұрын
Sheekh.turkyi.dantiisa.ayuu.ubaryayaan
@ari2541
@ari2541 25 күн бұрын
Yahuuda ma waxaas ayey bilaabeen ma dumarka qasa ayey sidaas ula dhaqmaan wallah waa xanuun aan lasoo koobi karin😔🥺 🤬 lkn Yahuuda haogaadaan in maalin un lajabindoono😡😡
@MamafutumaAli
@MamafutumaAli 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 27 күн бұрын
Waa talaabo wanaagsan waayo reer galbeedka ayaa isku dirayey
@niimaneur4842
@niimaneur4842 27 күн бұрын
Waha rajaynayaa iney palestine guulesato amiin amiin wa ayan Jimcai
@snw9257
@snw9257 27 күн бұрын
Asc sheekh Maxmed ciidanka waa in shaqo abuur lo sameyo
@ZakariaDaauud
@ZakariaDaauud 27 күн бұрын
Telegram kaaga linkigiisa noo soo dhig
@abubakaraden5203
@abubakaraden5203 27 күн бұрын
Waan sugeyaa Inshallah
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 25 күн бұрын
Erdogan hadda dan ayuu Ku wataa waayoo waxuu Rabaa Turkey in ay Seria inay ciidamaddada iska joogaan
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 27 күн бұрын
Run ma aha wax tuugmo ah ma dhicin warka waa dhageeysanay carabiner iyo english
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 27 күн бұрын
KUWA CARBEED EE DERISKA LA AH IYO CARABTA OO DHAMI WAAKU FARAXSANYIHIIN SIDA LOO GELEYO SHACABKA REER GAZA IYO FALASTIINBA
@ismailessa669
@ismailessa669 27 күн бұрын
Asc XAAJI DULMIDIID MADEXWEYNAHA TURKIGA WAXAA HAYSTA CULAYS QOXOOTIGA SUURIYA EE 4 MILAN INUU SUURIYA KU CELIYO BALSE WIILKAN XAFID ASAD MAKALA JECLA WIXII SURIYA EE DHINTA AMA QOXOOTI DALKALE KU NOQDA WAA NIN KURSIGIISA ILAA SHANAYO
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 27 күн бұрын
Waxas ilaahay.ayaa ka jaasaynaaya xm way aarsan doonaan.dhawaan
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 26 күн бұрын
Ilenwaxayugabexen xafada talalhawa wa urka dadkiaykudilin wayeladi carariwayay iyo dadkodikuharay arincafimaddaray ugaguren
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 27 күн бұрын
Wcs❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@Nahnah-un2cb
@Nahnah-un2cb 27 күн бұрын
Muuqalada xage ku jiran aad sheegayso
@ahashi7828
@ahashi7828 26 күн бұрын
Somaaliland waa war moogayaal miyaydaan ogayn Boqoortayada,Sa’cuudiga,Emiraat iyo Qatar inay yahuud ka so jeedaan ?Dhaqaalaha Batroolka ka so baxaana waxaa qaybsada Yahuuda degan Maraykan,Britain,France,German,ama dhamaan Europe degan .
@deqaabukar7761
@deqaabukar7761 27 күн бұрын
Asc, sheeqow halkee u diyaaris oo casharka lagu qaadandoona? Waa casharkii online
@XildhibaankaXaji
@XildhibaankaXaji 27 күн бұрын
Shigran
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 27 күн бұрын
carab oodhan waa dabadhifiinta gaalada masiino inku dhacday
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 27 күн бұрын
Sheekh waa runtis arin baa ku jirta laakin arin ayuu leeyahay
@ZakariyeCabaas-s6g
@ZakariyeCabaas-s6g 27 күн бұрын
Ustaad ilah haku sharfo insha alah course ka xili kasta wan sugi
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 27 күн бұрын
Ordugan waad u cudurdartay lakin maxaad xasan shiiq ugu dhegantahay oo aad u fahmi ladahay in daruftu ku hogamiso
@ceebloibrahimyusuuf1120
@ceebloibrahimyusuuf1120 26 күн бұрын
Kusali rasuulka scwscwscwscw❤❤❤❤
@saudasalah-o6t
@saudasalah-o6t 22 күн бұрын
😢Yv
@user-jz4jh3hl9v
@user-jz4jh3hl9v 27 күн бұрын
Muqaamada ayaa la human ayaa turkey hubanayaa
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b 27 күн бұрын
Macal. Akhbaar taa. Hana. Siin calool xanuunka. Ah. Sidaad u sheegayso. Ayaanba. La yaabanee
@user-yj2oz6fb1i
@user-yj2oz6fb1i 27 күн бұрын
Coursada mxaawaaye zhpayal
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 27 күн бұрын
Erdogan waa saxan yahay wayo Isaga maslaxadiisa shaqsiga ah ee waa maslaxada Shacabka Turkiye iyo Siriya. Waxaana Tanaasula Ninka Ragaa Erdogan aaa Siyaasi weyn Yaqaan hadba sida ay wax u socdaan
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 27 күн бұрын
Qatar dadkeedu way yar yihiin Ciidankeedana Soomaali baa ku jirta ma kuwaas baa France loo dirayaa.
@mohamedhashim5563
@mohamedhashim5563 27 күн бұрын
Sh maxamed saas aad u fasirtey ma aha bashaar asad iyo ordigan isku maskax ma ahan ee baryo lama dhihi karo ee wuxu diidan yahay in walalaha musliminta ey weligoda isu xanaaqsanaadan wa laga fiican yahay oo ordigan asaga gartey ee bashaar ma garan arimahas ee saad moodey ma aha sheekhow, muxu ugu baahan yahay bashaar oon eheen walaaltinimo
@guulgaadhe1124
@guulgaadhe1124 27 күн бұрын
Sheik maxaad udagaal tagi wayday adigu oo ujihaad doonan wayday
@user-ef4ln4bl1t
@user-ef4ln4bl1t 26 күн бұрын
Arimaha ordukhan tuuktan maaha ee waa siyaasad
@Redsand12
@Redsand12 27 күн бұрын
I noticed your commercials of Islamic online schools every time I wash your informative videos. Why is it that the people used for these commercials/advertisements are non Somalis but yet advertising Somali business, products or schools? Are they not talking to a Somali audience? Why not feature Somali youth children or adults in the commercials advertisements? Do they have difficulties finding Somalis when some of the schools are located inside Somalia? This creates self hate. Cajib
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 27 күн бұрын
Wax kadarn baa yimid. Erdagon waa saxanyhay
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 27 күн бұрын
WCS Wrx Wbr
@mahedismailhassan9724
@mahedismailhassan9724 27 күн бұрын
Ma tuugaaya erd8gan daaoijka
@nadiifokiin2662
@nadiifokiin2662 27 күн бұрын
War carabta xun xun kaahi soolaqan soolaqan badanaa may ugu deeqaan dadka gaajada udhimanaya siiyaan ilaahay idinku cadaab lacagtaa
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 26 күн бұрын
Nio siyaasada ma baratid intaana waad ka sheekaysaa ee bashaaral asad haduu ciidanka turkiye iga baxa yiri xaq buu u leeyahay
@Ashalhomed55555
@Ashalhomed55555 22 күн бұрын
Ciidanka meyQaza uudiirto
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 27 күн бұрын
Adigu waad afxuntahay Erdogan oo ah halyeyga islaamka ah waxaad ku haysaa dacaayada rikhiis ah sidaa darteed ma imaaraadka iyo sacuudiga ayaa ku maal geliya
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 27 күн бұрын
Halyey islamka hadu yahay falastin mu wax u qabto?
@suberyare8645
@suberyare8645 27 күн бұрын
Meeqa wadan oo carab ah ayaa raali ka ah. Horaa loo yiri carab waa naag. Ma nin badhiwayn baa dagalamaya suurad rag ba maleh
@isiri.2835
@isiri.2835 26 күн бұрын
Yar isdifaaci karin waa liidin. Geesiyaal waa geesiyaal xaraan male
@user-ci3nd5jk8g
@user-ci3nd5jk8g 26 күн бұрын
Urducan waa aqli low muslimka in u isku Keenu raba wuu arkay sidey galada isku heestan gacanta qadarta Arab gaal ayaa laga dabo riday
@snw9257
@snw9257 27 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🥲😢Illahayow reer Qaza wey dhibatoden gargaare aan diga ahayn malahan
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 92 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 115 МЛН
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 19 М.
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55