ARIN UGUB AH OO KU DHACDAY WIIL SOMALIYEED OO KAADI CABAY...

  Рет қаралды 88,848

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

2 жыл бұрын

#QEYBTII 2AAD
QAYBTII 2AAD EE WIILKII KAADIDA CABAY, DAAWASHO WACAN.
Mohamed Ali Mohamed was sold as a slave in a Libyan desert for 250 dollars while trying to cross the mediterranean sea searching for a better life. Here is his sad story that we can all learn from.

Пікірлер: 326
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 2 жыл бұрын
Qisoyinkan noso badi abdihafid m jamac bulshada ayay wax taraysa big respect legend
@zamzamhassan5603
@zamzamhassan5603 2 жыл бұрын
Subxanalah waligey kuma fikirin in aan tahriibo fuley baan ahay buufisna waan qabey naftada wax ka muhiimsan malah ka jooga tahriibka dhalinyaro
@maxameddaahir8275
@maxameddaahir8275 2 жыл бұрын
Wlhi kula mid ayan ahy xataaa kuma fakarin dadka tahriibka ka shekeya wan la yabaa cawana wanba ka sinaxay 😭😭
@abdulkadirahmed9230
@abdulkadirahmed9230 2 жыл бұрын
Ninkaan waxuu shegaayo 1 been eh muu sheegin lakin qisadeyda ka daran
@zamzamhassan5603
@zamzamhassan5603 2 жыл бұрын
@@abdulkadirahmed9230 qasadaada abdihafid lawadaag hadaa soo tahriibte
@Saalimaliabdi
@Saalimaliabdi 20 күн бұрын
@@abdulkadirahmed9230 hada xage jogta bowe
@daadiryare638
@daadiryare638 2 жыл бұрын
Koley Libiya qofki so maray waxan wax uma arko wayoo waxaan kadaran ayaa lasoo maray balse wexey anfaceysa dadka manta buufis ayaa ihaayo kuleh ama dadkan soo wada yaacayo alle wuu igu bad baadiyey Libiya maritankeda shugri iyo raxmadne alle ayey usugnaatay jug iyo baahi iyo silac mida aan Libiya kasoo maray hada soo bandhigo qofki muslima ooyin iyo naxdin ayuu ku waalana balse qofku qalad wuu galaaa lkn in uu alle cafis weydiisto waa muhiim anigo cab iyo cun kujiro ayaan nafteyda kusoo qamaaray taasne waa alla ka fogaasho yarabi nacafi oo intii muslima dhibka kaqaad 🙏🙏🙏🙏🙏
@luulhassanawaaleluullubi9648
@luulhassanawaaleluullubi9648 2 жыл бұрын
Nooga soo sheeegeeeh insha Allah
@aminashukri6092
@aminashukri6092 2 жыл бұрын
So sorry🥺
@sacdamohmed1396
@sacdamohmed1396 2 жыл бұрын
😭😭
@hodanahmett6774
@hodanahmett6774 2 жыл бұрын
😭😭 Allow wiilasheena soomaliyeed noo dhowr 🤲
@drnajaxkassim8350
@drnajaxkassim8350 2 жыл бұрын
So emotional 😭 ya Allah bless and protect all Somali
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 2 жыл бұрын
Subxaan Allaah Walaahi Nin ku Alle bad baadsha badbaadah miskin Kaadi daydi isiih Ama igurso waa deynti ugu folxumayd ee an abid maqloh Bisinka Aduun kan qofkan dhimaan mar walba wax ka yaabiyu maqlayah.
@fadumoali5027
@fadumoali5027 2 жыл бұрын
Mohamed you're legend. You're Hero indeed you achieve you're dreams Good for you don't feel bad ....you get what you wanted..
@bellasharif9247
@bellasharif9247 2 жыл бұрын
Really really 🤔 he achieved nightmares
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@bellasharif9247,What are you talking about? Be happy foir him that he is alive and healthy now. God spare him for some reason after all that harsh and dangerous situation. Yes, of course he has to live with nightmares, but he survived. Thank God!
@bellasharif9247
@bellasharif9247 2 жыл бұрын
@@faizam523 ok whatever we have different option and point view so I am not gonna try to argue
@khalididiriss5633
@khalididiriss5633 2 жыл бұрын
subxaana allaah aad bay ixanuun badan tahay runtii aniga dhegaysanaaya ayayba aad ibeshay iskadaa qofkii ay ku dhecde ilaahay aan utoobadkeena somaalay
@sundus9850
@sundus9850 2 жыл бұрын
🥺waa xanuun wllhi
@123mohamedh
@123mohamedh 2 жыл бұрын
umad walbo wexee gacanteedyda ku geesato ayee leedahay subxanallah😭😭😭😭
@ibrahimmohamudkhalif
@ibrahimmohamudkhalif 2 жыл бұрын
It is a painful event and I am sorry for what happened 😭😭
@TimoAbdi
@TimoAbdi 2 жыл бұрын
Mashallah Cabdi wll waa sax wallahii Allah na cafiyo
@falisali8326
@falisali8326 2 жыл бұрын
Subxaanallah alkaas soo mar oo sharci ha helin waa xanuun
@sahraelmi5521
@sahraelmi5521 2 жыл бұрын
Xaasus waa sax mohmed Ali Dankeschön 👍👍
@abdiqanigadhyare7973
@abdiqanigadhyare7973 2 жыл бұрын
Inadeer ma runbaa arinkaas maasoo tahriibtey
@bintuismail6148
@bintuismail6148 2 жыл бұрын
Inalillah waina ileyhi rajicuun Allah unaxariisto intii dhimatay inta noolna nabad iyo nolol fcn ayan urajeynaya wlalayal tahriibta wax fcn mahan joooga dalkiina this made me to cry today 😭😭😭😭😭
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@kadragood130
@kadragood130 2 жыл бұрын
SubhanaAllah, he's suffering post traumatic stress.
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 2 жыл бұрын
Absolutely abaayo inkasto waqdher kaso waregaty
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
ALLAH WIILASHA SOMALIYEED OO DADKA DILAA WAA DAADKII DEPRESSION KU KUDHACAY
@sundusahmed3667
@sundusahmed3667 2 жыл бұрын
Why dadka magacoda ushegaysan waxas wa mumnuc ma gabar somaliyed ku ekado sheeg magaca ayuu leyhy bisinka
@rashlulu5791
@rashlulu5791 2 жыл бұрын
In magaca dadka la sheego maaha
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
Sad story wlhi soo painfull😭😭
@Islamicsom
@Islamicsom 2 жыл бұрын
mcha allah cbdixafid wll party two aad u rabney mahdsanid
@SuperFilsan
@SuperFilsan 2 жыл бұрын
Wallahi he is good story teller yarkaan.
@rbl-quran333
@rbl-quran333 2 жыл бұрын
😭😭😭 i don’t know what to say just carry and make a dua 😭😭😭
@asmaj89
@asmaj89 2 жыл бұрын
So emotional! very Sad wallahii..
@fardustanzani2936
@fardustanzani2936 2 жыл бұрын
Hadadasbay igaga xidhantay dadii iga yarayd liibiyaa 2 month ago ayey tahriibtay. Haben walba waa ii murugo iyo wal wal barnamijyada tahriibkuna ima dhaafo qalbi xanuuna waan ka qaadaa. 😰😰😰😰😰😰
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 2 жыл бұрын
Ilahay ha nabad galiyo abaayo🤲🤲🥲
@fardustanzani2936
@fardustanzani2936 2 жыл бұрын
@@sucadoahmed9262 wall ii soo duceeya. Waad mahadsantay
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 жыл бұрын
Qiyaas maleh xanuunka aan ka dareemayo qalbiga wll xiligaan ayaan daawaday allaha noo dhib dhaamo wll mcn
@nastehamohamed6940
@nastehamohamed6940 2 жыл бұрын
Subxanallah allow wadanka noo hagaji qisda gadida meexee ku dhamty Madan noo dhameestirin
@munoali6345
@munoali6345 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah mahadsanid
@lailaofficial4106
@lailaofficial4106 2 жыл бұрын
Subhanalah walahi wa murugo ad u daran yaa rabi somali u gar gar
@MK-ds2lb
@MK-ds2lb 2 жыл бұрын
Great content bro. Thanks for highlighting the crap our people go through everywhere.
@_Khaalid
@_Khaalid 2 жыл бұрын
Walaahay dhibkii maskaxda kaa gaadhay wey kaa muuqataa axmedow saa xitaa magacyadii dadka waad sheegaysaa wax qaris yari majiro ax ax caafimaad wlle
@jakohussein2458
@jakohussein2458 2 жыл бұрын
Waxaan sotahribay 2008 jugti iyo nabaradi isogaray dhamaan waxaa imasaxmay maskaxdeydi ilaa hada magaranayo rer keygi iyo walalahay xasusta kaliya an nololba an xasusto wa wax i sawirmaya balse an arkeyn waxan garankara un in an qurbo jogo an kunolahay dawo waxana la ishegay ina tahrib ah la isobadnadiyay balse wax nolosheyda danbe an xasusto majirto 🤕
@rahmohussein490
@rahmohussein490 2 жыл бұрын
Wll waxaa jiro hoyoyin oynayo oo carurtoda ka maqan yihin bal hada rerkaga aqonin is baafi Abdicasisi really la xiriiir
@luulhassanawaaleluullubi9648
@luulhassanawaaleluullubi9648 2 жыл бұрын
Sawirkaaga kubaaahi baraha bulshada si lagu aqoonsato xitaa
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 2 жыл бұрын
Walaal sawirkaaga Facebook ku baahi waa lagu aqoonsan dona insha allah
@jakohussein2458
@jakohussein2458 2 жыл бұрын
Insha allh
@nimcoyousuf2112
@nimcoyousuf2112 2 жыл бұрын
Wanku daremaya ana dhibka soo maray isbaafi wll dadki kula socdayna waydii wixii kanol mesha katim iyo magacagi hore Aniga waxa soo maray wadada waxana kasoo qaday wadno xanun ilhada
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 2 жыл бұрын
SubxanaAllah saas ayan melawalbo ugudhibanahay
@mahadalle8644
@mahadalle8644 2 жыл бұрын
waan ka xumahay runtii
@sharafeya3604
@sharafeya3604 2 жыл бұрын
Ilaahey u madeeyna ha u gargaaro meelkasta eey joogaan
@sakariyemohammed3102
@sakariyemohammed3102 2 жыл бұрын
It's something I'm shocked about
@yusufabdi6816
@yusufabdi6816 2 жыл бұрын
Faqash qudhun Dhuuso xaarmajo idinka ugu wacan dadkiina
@adoontiiallechannel9458
@adoontiiallechannel9458 2 жыл бұрын
Tahriibka idikaa ubadan
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
WIILKAAS LAYIRAAHDO ABDULQAADIR KALMOOY WAA AQAAN WAA BESHA JAREER WEYN . SOMALIA SOMALI BAALEH.
@ahmedmahamoudmahamed8250
@ahmedmahamoudmahamed8250 2 жыл бұрын
Subxaanallah! Rntiii wxan oran kraaa dhcdo xnuuum bdan beee u ahyd wllkeena💯
@abdullahisheikdon7861
@abdullahisheikdon7861 2 жыл бұрын
He needs to see psychology and psychiatrist definitely needs
@aminohamdi9510
@aminohamdi9510 2 жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanun badan
@fatinabdirahmanabdirahman8012
@fatinabdirahmanabdirahman8012 2 жыл бұрын
i’m horrified by this event 😱😱😱😱😱🥲🥲🥲🥲
@foos7330
@foos7330 2 жыл бұрын
Asc c/xaafid soomalida yurub soo gashay dhan waa waalanyihiin dad nijaaso kaadidooda iyo xaarkoda la cunsiiyay oo rag iyo dumarba la kufsaday walahi waa musiibo inaa lilahi wa ina ileyhi raajacuun💯👌
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Foos, haku digan umad dhib u geysey wax aan qofna sameeyeen kaliya u ducee walaal duco ayuunbaa inagu waajib ah.
@nasrabintumohamed5513
@nasrabintumohamed5513 2 жыл бұрын
Subaxanallah 😭😭
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 2 жыл бұрын
SUBHAAANA ALLAH ABDIHAFID MAHAMUD
@mandeqsomalia9578
@mandeqsomalia9578 2 жыл бұрын
Ina lilah wana ilahey rajacun walahi wa murugo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@HRU20209
@HRU20209 2 жыл бұрын
LIIBIYAANKU WIXII AY UMMADDA UGEYSTEEN ALLE WUU KA GOOYEY WAAKUWAA HALAAGSAMEY ...
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 2 жыл бұрын
Somali haday damiir leedahay Safaarad Liibiya dalkeena kama furidoonto. Koley Libiyaan Somali sooma dhaweyn doonto.
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Liibiya aad ayaan ugu farxay dagaalka iyo silica ku dhacay illahay ayaay mahadi u sugnaatay xaqsoorka ah
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 2 жыл бұрын
Ha oran sidaas walaal liibiyaanku ma wada xuma kuwa xun ayaa loo asteeyaa jabka
@madeygaab8322
@madeygaab8322 2 жыл бұрын
Maasha alaah kaalmoy waa nin aaad iyo u fiican ma1a
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 2 жыл бұрын
Walahi waa arin layaab leh tariikh xanun badan
@ayuutobosstv
@ayuutobosstv 2 жыл бұрын
Horror story tears 😭😭😭😭😭😭😭
@kheyrjecel22
@kheyrjecel22 2 жыл бұрын
Subxaanalah walahi wayaab
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Waa xanuun wlh
@khadraplums3392
@khadraplums3392 2 жыл бұрын
The women is heartless- How can you ask for money after the traumatic experience
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
painful sad story subhanallah
@maanoali1640
@maanoali1640 2 жыл бұрын
Walaahi wan ooyey because aniga waan soo maray C/kaalmoy wan aqaaney abaal ayuu noogalay geel 2 jir soo mar hadana mareykan ayaan ku noolhy gar ahaan nambarasta lexington
@DanbiBaadhePodcast
@DanbiBaadhePodcast 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 alla ilahayow dhalinyarada soomsliyeed quluubtooda ka Saar tahriibka
@zeinabhajiyassin1654
@zeinabhajiyassin1654 2 жыл бұрын
Xasbunallahi wanicmal wakiil
@user-em8pt7ir9v
@user-em8pt7ir9v Жыл бұрын
Allah unaxaristo kaalmooy 🤲😢🤲
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
Subxanallah 😭
@mahadalle8644
@mahadalle8644 2 жыл бұрын
dad dad saaS U GALAYA MA CAWAAN BAA walee carab khay ma leh diintana wey ceebeeyen
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
subhanallah subhanallah sorry mohamed subhanallah subhanallah
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
subhanallah subhanallah sad story subhanallah
@MuniraKhadar
@MuniraKhadar 2 жыл бұрын
Why go throu all that just go to the Europe subhanallah 😰😰😰may Allah protect my Somali pple inahi waa in Ilahay rajucun
@lajmo78
@lajmo78 2 жыл бұрын
I cry so much 😢 we need to stop this
@MuniraKhadar
@MuniraKhadar 2 жыл бұрын
It’s too sad Walahi
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 Жыл бұрын
Subxaanallah waa wax laga naxo walaahi
@delion8418
@delion8418 2 жыл бұрын
Abdihafid qofka warka inuu dhameeyo uu inoo sheekeya rabnaa ee inaad adiga ka bood boodiso sheekada waa marax
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 жыл бұрын
Very sad 😢 waa hada oo Somalia burbur loo rabo
@umcumar5978
@umcumar5978 2 жыл бұрын
Allah ha ituso qof libiyaana
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Subxaan, waan ka xumahay walaalo rafaadka soo martey😢😓 ilaaha ku badbaadiyey baase mahad leh inkasta oo aad rafaad xun soo martey walina maskaxdaadana ay xusuuso daran ku reebtey, ilaahay waxaan adiga walaalaha soomaaliyeed ee dhibkaas kula soo marey idiinka baryayaa nolol barwaaqo leh iyo caafimaad taam ah ood ku ilowdaan dhibkaas idin soo gaadhey, intii ku geeriyooteyna Allah ha u naxariisto.🤲
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 2 жыл бұрын
Hooyo abdixafid guul ban kuu rajeyey wad barnamijyadan Somali waxa dhib ugu filan dadka ku baba ay tahriibka
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 жыл бұрын
Subxaana llaah waa dad ifka cadaabo kumartay oo aan isogayn aan alle unoqono weliba intiina khibrada dheeraadka ah haysata ee tahriibta ahayd illaahoow noo gargaar
@kamiila3941
@kamiila3941 2 жыл бұрын
😭😭😭😭subxanallaah yaa allaah
@kingofpubg3682
@kingofpubg3682 2 жыл бұрын
Qof walba wuxu radinaya qof wanagsan lakin qofna iskuma dayo inu wanagsanado😪😪😪
@maandeeqmaankauroon1278
@maandeeqmaankauroon1278 2 жыл бұрын
Scww Walaal cabdi xaafid waa taariiqaha adag ee aan kadhaxalnay dagaalka sokeeye ee meel halagu qoro adigoo mahadsan
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 2 жыл бұрын
Subxan allah😭😭😭
@aphiaraghe6073
@aphiaraghe6073 2 жыл бұрын
Waxaan illahay ha baryaaya in ay dhalinyarada ku fakaraya ineey tahriiban maqlaan Loki waano qaatan. Illajay mohamed Iyo ain't la mid ahana cafimaad qalbiga ah ha siiyo. Intii dhimatayna illahay ha ha naxariisto.🥲🥲
@abdikarimhassan6270
@abdikarimhassan6270 2 жыл бұрын
Suxaan allaah
@user-vp8wj1fi8u
@user-vp8wj1fi8u 2 жыл бұрын
Subxaanllaah
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 жыл бұрын
Subxanalaah ilahow adiga awoodleh
@abdikhadarmohamudjaamac5618
@abdikhadarmohamudjaamac5618 2 жыл бұрын
Shaatigii wagaa xataa dhigii waka muqdaa subaxnlaah
@jiglechannel6584
@jiglechannel6584 2 жыл бұрын
Kaalmooy waa beesha wanaagsan ee somaliyeed ee jareer weyne ilahay ha xifdiyee
@ahsosuleyman6619
@ahsosuleyman6619 2 жыл бұрын
Subxan Allah 😰😰😭😭😭
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 2 жыл бұрын
Subxaanallah 😭😭😭
@suadibrahimosman5899
@suadibrahimosman5899 2 жыл бұрын
Subhanalaah. Maxaan Soomali Dhib soo Marey qof walba oo Somalida burburkii . Ilaa hadda socotaa. Dhibka . Aan weli dhaman. Waalidkeyna Sidey u dhahayeen dib loo noqonayaa. Sidey u dusageey Nabada dhinteen. Anaga waan sugeynaa Sidaan u dheheeney waan noqoneynaa . Taas waa qaran. Markad maqashid soomalida weli nabad ma jidho.
@ifrahadan6296
@ifrahadan6296 2 жыл бұрын
Subxaana llaah
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 subxana allah
@maryanruuney1875
@maryanruuney1875 2 жыл бұрын
Walhi waa xanuun shaw dadka qurbaha aadey badankodu waxay nolosha uga dhacaan wa dad qalbiga so jabay o laso halaagay😪😪
@nasromahamed7472
@nasromahamed7472 2 жыл бұрын
Haaa wlhi waa dad qalbiga jab ku dhacaday
@umiilin8408
@umiilin8408 2 жыл бұрын
subhn’Allah
@raxmatifow454
@raxmatifow454 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭inaalilaahiwacinaacileyhiraajucuun
@hafsafunny5841
@hafsafunny5841 2 жыл бұрын
Subxana Allah😭😭
@zamzamjama2939
@zamzamjama2939 2 жыл бұрын
Walaalka waad kumahdasantahay inaad kufikirtay. Barnaamishkaan wuxuu ubaahan yahay in laga sameyo, Documentary. Walaalaha kudhacay dhibka Intaa dhkhaatir haysatid waa muhim in latago, therapy psychology. Waayo dhacdooyinkaan wexay soodadjiyaan iloowshaha ama dementia xanuunka ah. Waan ka xumahay.🥺
@amlomar1891
@amlomar1891 2 жыл бұрын
Subxanallh sidasay hadana wali kusiisocdaan libiya nacalatullh waba dad aad uxun mesha lagu arko yagana halabuufiyo nijaasta
@ayanmohamedofficial7263
@ayanmohamedofficial7263 2 жыл бұрын
Waa xanuu Walahi
@ziadera2137
@ziadera2137 2 жыл бұрын
Illah wadankeena ha nooga dhigo wadan xoog leh insha'allah cadownimada shisheeye waa inagu filan tahay
@x.z.s2821
@x.z.s2821 2 жыл бұрын
Axmed salaad Barnaamijkan fadlan haloo diro ninka roorka badan ee rooble oo hadeer rabo inaay haajiraan soomaali oo dhan asagoo u adeegaya uhuuru
@hashimabasssharif4313
@hashimabasssharif4313 2 жыл бұрын
Subhanallah Subhanallah
@madeygaab8322
@madeygaab8322 2 жыл бұрын
Waa joogaa kaalmoy
@hilaalhassan833
@hilaalhassan833 2 жыл бұрын
Sad story 😭😭😭😭
@nimcohaybebulaale8881
@nimcohaybebulaale8881 2 жыл бұрын
Subaxan allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@wallkaara
@wallkaara 2 жыл бұрын
Qofkiii somaray dhibtaaas shekadada live buu udaremayaH lkn manta wadkanoshay lipax keep going
ARIN UGUB AH OO KU DHACDAY WIIL SOMALIYEED OO KAADI CABAY...
20:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 131 М.
TAHRIIBAYAAL SOMALIYEED OO ''TALYAANIGU SUN KU BUUFIYAY'' ??
30:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 14 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
Sidee bay nolosha Somalidu ahayd Dallas, Texas 40 sanadood ka hor.
14:06
FATXIYA MARKHAATIGA NOOL OO KUFSI MAGAFE KA BADBAADAY MURUGO.
24:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 113 М.
ARIN UGUB AH OO ARGAGAX IYO LAYAAB LEH
34:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 114 М.
Isaga oo qalniin lagu sameeyay ayuu Tahriibay.
32:56
MM Somali TV
Рет қаралды 387 М.
DEG DEG QADAN QARAN OO ARINTA OMAAR BAR BAR WAX BADAN KASHIFTEY
20:07
baarliin official
Рет қаралды 3,1 М.