ARINTI XASAN IYO DEEQA XOG CUSUB OO ANKA HELAY GABAR DARIS LA AH

  Рет қаралды 17,095

nafisa family  chanel

nafisa family chanel

5 ай бұрын

#like #subscribers #share #nafisa #family #chanel

Пікірлер: 68
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 5 ай бұрын
Gabar la jogta UK 🇬🇧 ayaa iga waranta xalka ninkaan waxey tiri dadka badana ma raco wa gooni socod qofki aqli le wu daremi kara inu xanunsanyahay alhaka dul qaado uduceeya dhamaan inta xanunkaas halista qabta❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanyusuf1985
@ayaanyusuf1985 5 ай бұрын
Xabiibti gabadhu waa daacad
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 5 ай бұрын
Sax abaayo
@user-np2nc3tz6z
@user-np2nc3tz6z 5 ай бұрын
walaalayaalow aniga imaaradkan joogaa arintaasi waa run ilaahay baa og umada islaamkuna waa ogtahay ilaahay ha shaafiyo gabadhaa
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 5 ай бұрын
Beri Hore ayey isaga iyo qoyskiisu gabadha magteeda siin lahaayeen ayagoo aamusan. Lama Arkeen Deeqa mana la maqleen midiyaha na ma ay soo fariisateen.
@aminoaden6671
@aminoaden6671 5 ай бұрын
Deeqo Allah ha caafiyo mid buuxo Allah ha siiyo
@user-ke6qi3lm3u
@user-ke6qi3lm3u 5 ай бұрын
Allaha caafiyo inta xanuunsan oo muslin ah hada ka hore Nin garoowe joga naag baa ku daratey
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 ай бұрын
Waxaan kuugu dhaarnkaraa inaan deeqo beensheegeen gabar soomaliyeedna maqabto sheydaanimada ee qof ku masabidaneeyso. Raga cudurka faafiyaana kaligiis maahan ee waa badanyihiin Waxaan deris la,ahay naag ninka gabadha cudurka qaadsiiyey oo sixun u difaacee oo gabadha xanuunsan kadhigee ineey gabadhu suuqa kakeensatay
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 5 ай бұрын
Subxanallh wan arkay dumar badan o gabdha ku dhagan
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@ahmedtinai3647
@ahmedtinai3647 4 ай бұрын
ASC Nafisa I can tell you Deeqo was telling the truth. I'm stsying in Emirates and I know the healthcare policy. Deeqo lost everything in her life including her family reputation. Deeqo was the elder sister in her family and supporting them. Today entire family got destruction. Allaha caafiyo
@user-se7bz6ir1h
@user-se7bz6ir1h 5 ай бұрын
Mansha alah sifican o cadaalad Ku jirto bad uga hadashay
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 5 ай бұрын
Allaaha caafimaad ha siiyo wll keena iyo intii xanuun san
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 5 ай бұрын
I agree gabadhaas been masheegan
@Hodaholgan
@Hodaholgan 5 ай бұрын
Ilaah xaqeeda hausoo dhiciyo
@ahmedtinai3647
@ahmedtinai3647 4 ай бұрын
Deeqo if she had HIV+ working as nurse is totally crime. According to local regulation everyone must do HIV test every 2 years. Regulation is very strict with Deeqo situation. SOMALIDA waa iinay taageeran Xaaqah.
@abdirashidbarkhad1565
@abdirashidbarkhad1565 5 ай бұрын
Waana Ku Mahadsanyshay Wllkeen A Xafid
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 5 ай бұрын
Qaali waa sax ninkan waa rer Norwey wu qaba cudurka xita duwlada Norwey wey ogtahay wlhi
@aminahussein5802
@aminahussein5802 5 ай бұрын
Allaha caafoyo Nonkaas xanuunsan iyo Inta xanuunsan ba.
@ayaanyusuf1985
@ayaanyusuf1985 5 ай бұрын
Rabiyo deeqa xanuunka kadulqaad
@faizam523
@faizam523 5 ай бұрын
Amiin❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 ай бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam
@naciimacige6352
@naciimacige6352 5 ай бұрын
Waa run
@dahirkalinle3646
@dahirkalinle3646 5 ай бұрын
halays baaro. kahor intaan laguri galin aaminid waa dhamaatay xaliimo faarax cafimadku waa qaali dowlad caafimad qabta loodhalo
@munaworldofficial
@munaworldofficial 5 ай бұрын
Saxiii abaayo way iska cadahay ❤❤❤❤❤
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 5 ай бұрын
Ad iyo ad xbbti qaali qaan bu ka cararaya
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 5 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 ай бұрын
Asc Aamiin Aamiin mashallh Aamiin
@user-xx4po3db5x
@user-xx4po3db5x 5 ай бұрын
Alahu yaclam iney Run shegeyso Deeqo Ninba oga danbey nagtan oo Sudan ah wuna dhintey 15 sano kahor beykala tagen deqo Lacag Radis bana u arkaa Deeqo
@faizam523
@faizam523 5 ай бұрын
@Hawo sugule, Ilaahay hakugu wareejiyo dhibta Deeqa haysata eed ku diganeysid, ilaa maalintii ay hadashey comment baad la dabo socotaa, aflagaado ah ood qabyaalad darteed ugu dulmineysid gabadhaas dulman ee miskiibta, allah ha caafiyo iyada adna haku aafeeyo waayo qof qalbi xun oo qabiil dukeydtey baad tahay. Deeqo umadii ilaahay oo dhan baa la jirto adiga waxba kaagama baahna.
@user-hp4ln4hg8c
@user-hp4ln4hg8c 5 ай бұрын
.ansha alaaah quruxey
@user-np2nc3tz6z
@user-np2nc3tz6z 5 ай бұрын
walaahi waa sir
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k 4 ай бұрын
Ninkan wuxuuu go"ansadey madama gabar Hore uqarisay in uu gabdho guursado uuna uu usheegin mid walba in uu qaadsito xaasadnimo awgeed
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 ай бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh ❤ jimco Mubarak ❤❤
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 5 ай бұрын
Jumco mubarak wllo
@user-qu6td9jq5e
@user-qu6td9jq5e 5 ай бұрын
Yas waa xaq inaan difaacno qofka la dulmiyay
@abdirashidbarkhad1565
@abdirashidbarkhad1565 5 ай бұрын
Asc Wllo A Xafid Ma Dhihin Nairobi Ayaan Kuu Raacayaa Ee Wuxuu Dhahay London Haduu Noogu Imaado Anagaa Qabna Hoteelkiisa Iyo Qaradhkiisa Nooliga Iyo Wixii Kbaxa Dhamaan❤
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 5 ай бұрын
Ninkan waa mujrim umada somaliyeed waa in ay u hiiliyaan deeqa oo is garab tàagaan waa in hablaha kale ee uu baabi,iyeyna ay dhiiradaan oo sida deeqa ay is muujiyaan
@hamdijama4508
@hamdijama4508 5 ай бұрын
Somalida waxan ula yaabay waxaysan shuqul ku lahayn bay ka daba wareegan tolow ma maxkamadi miyey isu qabaan
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 5 ай бұрын
Wll ninkan waa hantiile gabdha uu dulmiyay wax halooga qaado oo aduunka haku cafiso yuuna qabrilagalin tolkii haqabtaan
@bilanmohamed8784
@bilanmohamed8784 Ай бұрын
Asc wll qli zethy kwrn cafimadk manurays wll waxan ubahanay inad iga warasiso nolosha wll waxan ubahanay inan karada sado len iba wanan hayast wixin aan kujogi lahay
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 Ай бұрын
facebook.com/nafisa.muxiyadiin?mibextid=kFxxJD
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 Ай бұрын
Wll halka igalaso xirir
@moubrekyare1829
@moubrekyare1829 5 ай бұрын
Sister salan sare aan la saxo cudurka bactéria ma ahan waa Virus
@user-cp7ny3sz5q
@user-cp7ny3sz5q 4 ай бұрын
subxanalah madiga maxkamad saray walashay ilahay kabaq wax anad ogay waa laygu yiri cadab ba lagu gala. sheekada tik tok ada wada waa iga waano.
@ahmedtinai3647
@ahmedtinai3647 4 ай бұрын
They destroyed future of Somali gilrs. Gaabdhaah reer aay kaadhashteen. Shaarf iyo kaaramat aay leeyahin. Hilding EU passport is not end of the world.
@dhuuxXuseen-ju4bg
@dhuuxXuseen-ju4bg 5 ай бұрын
Abayo wad aragta muqlkisa
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 5 ай бұрын
BULSHODA SOMALIYEED HADI LA QANCINAYO WAA IN LUUL CABDICASIIS LASIIYA XADI IYADO CARUURTEDA HORTEDA LAGU GUBEY AYA LA IS MEERMEERINAYA SUBXANALLAH MAXA KA XANUUN BADAN ARRINKAS? ALLE SWT WAA MID KALIYA OG,ARKA,MAQLA IYO WAXI SO RAACA LKN MARKASTA ALLE SWT XAQA AYU LA JIRA JACELYAHAYNA.
@QalimohamudSamatar-ho5jb
@QalimohamudSamatar-ho5jb 5 ай бұрын
Bacteria ma ahan ee waa Virus
@hanefa283
@hanefa283 5 ай бұрын
Maalinwalba ayey isbaaraan weyna faafiyaan
@sxscop4523
@sxscop4523 5 ай бұрын
Hagar Macanese gabadhan waxaye ku nooleyda emaradka waxaan kudu sheegaya warqada caafimaadka ee Lagu meheriyeey hadii qalad tahaye qaadiga ma yeeleen ee police ayuu udhiiblahaa warqad caafimaad oo beenDubai lags a sameeyo deeqo waye ogtahaye Hagar macaan
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 5 ай бұрын
Wll ninkan tolkii haqabtaan oo waa aduune intuu noolyahay ha uga qaadan diiyo raaligalin hana cafiso yuuna qabri lagaline war waxka naxaya muuna ladhalan
@katuunomar2814
@katuunomar2814 5 ай бұрын
Hdii uu cudurqabo mxuu usiray maskiinta way iska shaqaysanlahayd Wlh niyaduu kajabiyay
@ahmedtinai3647
@ahmedtinai3647 4 ай бұрын
Somali men Diaspora is the only community introduced Sex tourism in Nairobi. BBC Channel 4 documentary vedio.
@fadumamohamud9021
@fadumamohamud9021 5 ай бұрын
Hasan kuman yaal buu ku dartay iyo kuwa dhintay iyo kuwa kale ee uu usocdaa hada.
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 5 ай бұрын
Wlha daaqo nika nolashadi babeyay dad ba qabiil ku difacaya daaqo wa qoof dacada sida ay bulshada ula wadagtagtqy iyaduna siday isu xakamaysan anay wilal kala gursan isgana banaka kantay si gabdha kala isaga ilaleyan😭
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 5 ай бұрын
Haa walhi alha naga qabto qabyaladaan
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 5 ай бұрын
Wax boosgu ogyah
@hawasulub1733
@hawasulub1733 5 ай бұрын
Hadab deriska yaa usheegay
@user-wo3jj5cv1d
@user-wo3jj5cv1d 5 ай бұрын
jow kow now waxay sheegayso wax ka jira ma jirto walahi ninkan xasan iyo gabartan deega dad jiira maha ee wa dad lacag la siiyaay oo mataalaaya ninkan xasan ingiriska walahi ma joogo wa nin somalia jooga waxan wa mashruc wa show ay wadato fathia absie , abdi.xafiid walahi wa jaaajuus fathia u shaqeeya , ridwan issaq fathia absie bu u shaaqeeya dadka arinta dega iyo xasan ka hadlaaya wa dad fathia absie u shaaqeeya ee somaliyeey iska ilaalia dadkan social media ka hadla wa dad mashruc xun waata oo wa jaaajuusin iyo jaahilin sidan jaahiladan run moodaysa mashrucan ay fathia absie samaysatay jow kow now hadana bow
@fartunabdi1551
@fartunabdi1551 4 ай бұрын
5cgedt😂😂😢😮
@fartunabdi1551
@fartunabdi1551 4 ай бұрын
Grfe6❤❤❤🎉🎉😮😮😅
@user-nt2kh3mw5h
@user-nt2kh3mw5h 5 ай бұрын
Laying kkkkkk
SUCUDI MALINTAAN KU BARTAY AYAAN SHALAAY KA JOOGA EE SAGAL CIDI KA NAXEYSA
20:45
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
WAAR DAG DAG AH
26:21
JUBA TV
Рет қаралды 1,2 М.
Dagaalka Sagal Iyo Sucdi oo isu badalay qabiil🙄.
10:36
Umu raage
Рет қаралды 3,5 М.
NINKAYGA KUQABTAY NAAG EEDO II EHED SARIRTAYDA WADA JIFAN
39:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 504 М.
FADEEXO & CEEB ARIMAHEENA ILMO IGU INKIRAY😭😭😭
26:37
nafisa family chanel
Рет қаралды 722
DAGALKI  DAAHIIR  CALASOW  IYO  GARYAQAN OO MEEL XUN GAARAY?  INLAA KEENO DADKI
20:09
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 462 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.