No video

Arintu way ka wayn tahay Dakad la kireeyay! Damaca Ethiopia

  Рет қаралды 64,638

Waaberi Media

Waaberi Media

7 ай бұрын

Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
/ waaberimedia4

Пікірлер: 336
@aadancawil47
@aadancawil47 7 ай бұрын
Soomaalaay nasoogaadha wallaahey waanu gacangalley
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy Ай бұрын
Waa lidin soo gaadhaa ee na suga bal Ethiopia kama yeeleyno wrkaas😂🇸🇴❤
@famousking447channel5
@famousking447channel5 7 ай бұрын
Thanks lot legend Abdirahman omaar Somali guul 🇸🇴 🙏🏾🥺👏🏽✊🏾
@nooneisallowed4933
@nooneisallowed4933 7 ай бұрын
Dhalin yarada Somaliland hadan nahay waa yaba nhy walhi😢😢
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 7 ай бұрын
Walahi anba ano hargaysa jpoga❤😢
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 7 ай бұрын
Laxay beenale ah
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 7 ай бұрын
Dhalinyarada midnimadina tusa muuse iyo kufartaba
@user-jm8yr1ij5e
@user-jm8yr1ij5e 7 ай бұрын
wlhi walaalayal dantiina iyo tan umadaba wad bur buuriseen somali waxay ku mah mah da BAHDI NACEE BAHAL BAA LEH😢
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 7 ай бұрын
@@sevdaomer4666 yaa kufaara muuse waa madax waynahayaga haduu xataa sadaqo ubixiyo bada waa kutaageerayna
@abdiali6334
@abdiali6334 7 ай бұрын
Insha allah we will Defending our land Somalia
@lilmikeyo1318
@lilmikeyo1318 7 ай бұрын
It needs force to defend Like we use to do It just will be the headline of these weeks and then we gone forget then they will do what they want. It's like that if we don't take the tools to defend
@user-zi5hf4yy7e
@user-zi5hf4yy7e 7 ай бұрын
Hhhhh
@m.k.7788
@m.k.7788 7 ай бұрын
Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Daauudciise-nm
@Daauudciise-nm 7 ай бұрын
😥😥🇸🇴🇸🇴
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 7 ай бұрын
Hadaanu nahay dhalinyaraada reer hargeisa ma taageersanine Intaa tageersanina waa in bilaa damiir ah oo lacag la siiyey Madaxdii ayaa naga xumaatay noo duceeya wllo
@lilmikeyo1318
@lilmikeyo1318 7 ай бұрын
Ficiil hala sameeyo huno
@user-br4xn8sm8i
@user-br4xn8sm8i 7 ай бұрын
👏dadaala wll Allah baa Idina grab taagan
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 7 ай бұрын
Alle hafamsiiyo wllhy somlaliland dabinka loo dhigty ee aan anigoo Ethiopia kunool horey ugu jirnay 😢😢
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 7 ай бұрын
soomaaliland keliya ma ahee waa kuwada jirnaa
@mascud3079
@mascud3079 7 ай бұрын
Wlhi kuwaan somaali ba la dhahaa malintay Gacan qaado Ethopia is kadaaye Maraykan ingriiis ba lafaha ka garacaynaa inshallah
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 7 ай бұрын
bootadaas waa habar fadhida lagdan la fudud aaway somalidaas goor hore ayaa nalaga adeegtay meel walbana loo dhiibty calooshiis ciyaare qabiil ku awr kacsado weligeena ma caqliyeysaneyno heeryo aan iska qaadno daaye waxan dib ugu noqoneynaa gumeysi aan dhamaad lhyn kane waa bilow waxa soo socda qofkaan garan tan taagane ma garto meeqaa la hadlaayay anagane hadaanba calamo qabiil sameysanay oi meel walbo qabiil isku haysanaa ceelasha iyo guryaha iska gubeynaa horta hel soomaali meel u wada jeedo kadib aad bootayside
@mascud3079
@mascud3079 7 ай бұрын
@@fatxiyaahmed6684 Walaashsay iaamin Haddii ethopia waa kuwii somali oo is naceb kuwii is jeclaysiina Raggu waa u diyaar qoryaha
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 7 ай бұрын
@@mascud3079 allaha iskeen jeclaysiiyo hana naga dhigo ul iyo diirkeed
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 7 ай бұрын
​@@fatxiyaahmed6684 runta qadhaadh
@ayuupcade6954
@ayuupcade6954 7 ай бұрын
Kaliya inan hadalna muhim ma ahan wa ina is idyaarina si aan ugu diyaar garowno gumeysiga naguso socdo 💯dhalinyaroy haku tashanina madaxdaaan caado qatayasha ah inee cadowgiina idin ka celiyaan inee idin soo raacan ma ahane🙋‍♂️😢
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 7 ай бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@Maahir397
@Maahir397 7 ай бұрын
2024 ayaan joogna dhulkeni kalla qaybinyna 2024 ayaan qabiil isku dillyna manta god ayaynu god kudhacny runtuu😢😢
@m.k.7788
@m.k.7788 7 ай бұрын
Waa Murugo
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 ай бұрын
Waa Arin aad u xun wlhi 😢
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@AbdirahmanMohamed-or1yn
@AbdirahmanMohamed-or1yn 7 ай бұрын
Scw scw scw
@CaliFaaiidochannel
@CaliFaaiidochannel 7 ай бұрын
Anigu waxaanan is waydiin jiray xabashidu xage bay xaramka u maraysa markay bur buri nayso lkn haday ii cadaatay 😅
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy Ай бұрын
Somalia caqli maleh somalia god bey kusii socotaa alle uun baa gargaar ka sugeynaa💔😭😭😭
@mohayare3254
@mohayare3254 7 ай бұрын
Wllhi waan ladagaalaynaa itoopiyanka
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 7 ай бұрын
Hadaanu nahay dhalinyaraa hargaysa ma donayno walahi😢
@AYUUB739
@AYUUB739 7 ай бұрын
Waa runta lakii madax weny nihiina fidnada wado muuse ka eri dhulkiina qof walba somaliland joga ha fejignado cadaw baa bada noso fadhiitay
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 7 ай бұрын
@@AYUUB739 kaligay kama irin karo wll
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 7 ай бұрын
Beenta jooji anigaa joogee
@AYUUB739
@AYUUB739 7 ай бұрын
Ee hada maxa samena qori oo maqadana barbara ilaa saylac miyaa mafadhisana itobiyanka marka
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 7 ай бұрын
Nin wili somalinimada ku dambedo ayad thy sxb hdi wrkaga run yhy
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 7 ай бұрын
Gumaysi kala daranee xabashi oo kugumaysato waa adoonnimo isaaq markii horeba ingiriisbay noosoo raaceen hadana xabashi bay noosooraaceen
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 7 ай бұрын
Xasan ayaa saxeexay oo fududeeyay miyaanad ogayn
@SacadMohamed-ou3xo
@SacadMohamed-ou3xo 7 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 😢 sad dalkeena iyo dadkeenii waa la gatay
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 7 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@user-kr9wx9rj8o
@user-kr9wx9rj8o 7 ай бұрын
Goraan fogayn waxaa la arki doonaa somali mida somalinimo ❤🇸🇴🦁
@m.k.7788
@m.k.7788 7 ай бұрын
InShaaAllaah
@abdiaziz.r6763
@abdiaziz.r6763 7 ай бұрын
Wadku riyoon kartaa taasi 30 sano laga jooga mrkad somalinmo ka shekeynysa ader Ethiopianka ayy dani igga jirta adunkana kma shaqyso walalnimo e mxa dan igu jira aya shaqysa.
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 7 ай бұрын
Gus jilicsan Iyo dowlad jilicsan midna kheyr maleh 😢
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy Ай бұрын
Astaqfurullah af xumidaa😂
@faysalauhassan1415
@faysalauhassan1415 7 ай бұрын
Walal waa runta walahi umada somaliyed haday kamidaysan laa hayeen wadajir iyo Sinan way guuleysan laa hayeen Cadowguna juma soo dhiradeen Ilahay haa mideeyo umada somaliyed mel kasta oo ay joogan Walahi anigu sad baan
@Sadam_Philipine
@Sadam_Philipine 7 ай бұрын
Caqliga alle hakuu barakeeyo sxb
@user-wz6ep5wg8o
@user-wz6ep5wg8o 7 ай бұрын
Ficnaan lahaydee in Somalia 🇸🇴 ay umidowdo cadowgeeda oo dalkeeda ay difaacdo
@I.F.J
@I.F.J 7 ай бұрын
Anigu Reer somaliland ayaan ahay Waanan Garanka dhibkas yaab iyo ciil wuu idhamaday wlhi, 20km oo bad iska daaye Hal-Mitir oo dhul oo dhul ah haduu gacanta Ethiopian galo waa siduu ugalay so noqosho maleh, Mida kale Morocco 🇲🇦 marka magalada laga qaday ee dhulkodo dhan la gumaystay sababta keentay inay 40 sano iskaga kiciyan gumaysiga waa in dadku israacsanaa lkn somali inay iska kiciyan 50 sano dambe iska dhaafe waa shaki la,aan inay dhulka oo dhan ay ku fidayso taasna waa kala qaybsanaata iyo nacaybka cunfiga siyaasiga iyo qabiilku dhigay dadka dhexdiisa, mida kale yaan ogayn in Ethiopian uu burburinayo Makka aakhiro samaanka dhulkan qadiyad soomali oo kaliya maaha ee waa gaashaanka diinta islaamka iyo dhulka barakaysan ee islaamku ku curtay waana wax laga shahiiro walhi-Cadiiim
@ahmedroobl9060
@ahmedroobl9060 7 ай бұрын
Haa wlhi
@kinggago2603
@kinggago2603 7 ай бұрын
First commentaire and first like
@MohamedOmar-qf6gs
@MohamedOmar-qf6gs 7 ай бұрын
wey heleen ha dhihin sxp
@rayyanabdullahi-5942
@rayyanabdullahi-5942 7 ай бұрын
وَأَطِیعُوا۟ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥ وَلَا تَنَـٰزَعُوا۟ فَتَفۡشَلُوا۟ وَتَذۡهَبَ رِیحُكُمۡۖ Malintii soomaali laysku diray ayaa nala cunay
@famousking447channel5
@famousking447channel5 7 ай бұрын
Xaqiiq 😢
@stevemuriuki6150
@stevemuriuki6150 7 ай бұрын
Dont worry my diiga we are with you from Kenya
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 7 ай бұрын
Hassan sheikh waydii badii saylac 😂29/12/2023 Agreed
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 7 ай бұрын
I.a guul bey ku dhamaanayan wax walba 😊🎉❤
@cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy
@cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy 7 ай бұрын
Allow Naga soo gaadh waan qarqoomi e allow Naga soo gaadh cadow baa gacanta u sii gali rabnaa alla dadku maxay ka aayi doonaan war ka jooga o qabiilka dhaafa
@mrigan24
@mrigan24 7 ай бұрын
ader xasan baa fududeeyey m a❤
@khaalidapdiaziiz2420
@khaalidapdiaziiz2420 7 ай бұрын
100 % agreed from somaliland future president ❤🎉❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 7 ай бұрын
Guul soomalilnd 💚💚💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tf6fs8wz8c
@user-tf6fs8wz8c 7 ай бұрын
Guumaysiga ku raaxeeso iyo qaniisnimadooda😅😅
@yahyefarey3773
@yahyefarey3773 7 ай бұрын
Wllhi madaxdenu waa kuwo indho allha ka qabto wadanka
@aishahibo8796
@aishahibo8796 7 ай бұрын
Idinku sow marines maydaan samaysanwaayin 😢😢😢
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 7 ай бұрын
Wan lenahay lkn wali lama howl galinin wll😊
@nuuriyecade9706
@nuuriyecade9706 7 ай бұрын
Soomaali waxaad moodaa in ay aad uga jawaabayaan abiye iyo muuse heshiiskooda lkn waa wax soconkara waayo soomaali maanta afka oo kaliya ayay kaga haydhay😢
@lilmikeyo1318
@lilmikeyo1318 7 ай бұрын
Waa runta walaloo. Bas afka ayey naga timid
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 7 ай бұрын
​@@lilmikeyo1318yes waa uun af waxwalbane sida ay tuugada u qorsheysay ayey ahaanayaan hadaan duul barako qabo alle noo bixin cid meeshane waxaa lagu hurdisiiyaa somaliyaa na dishay iyo ictiraaf war ictiraaf ay itoobiyo bixisay intee lagu gaaraa yey tahy itoobiya ictiraaf
@ibnuxaaji1393
@ibnuxaaji1393 7 ай бұрын
M.a xaqiiq bad ka dhawaajisay wll
@user-qx8wo4dc1f
@user-qx8wo4dc1f 7 ай бұрын
First comment pin iigu qabo❤
@user-nm1lt6zk9n
@user-nm1lt6zk9n 7 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@omarhasan5668
@omarhasan5668 7 ай бұрын
Sidee loomidey karaa dhalinyarada soomaaliyeed saanu si maahee
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 7 ай бұрын
Guul. Bay ku dhaman. Heshiskan. Wali. Ma dhicin😢😢. From. Hargysa. Joga. So duceya
@lderow2192
@lderow2192 7 ай бұрын
Illahay caqligaadah kuu siyaadiyo Amiin waxaan la yaabaa siyaasiinta soomaalida maxaa u diiday in ay taariiqda wax ka bartaan oo ay dib u milicsadaan waxii aduunka ka dhacay Maraka qaarkood waxaad moodaa dad aan wlxii la soo maray anan ogeen lakiin waxaan layabaa kuwa habeen iyo maalinla baabiinaayo aanan garaneynin oo ku difaacaya qabyaalad iyo waxoogaa dan ah illhay soomaali caqliga iyo damiirka alaha u soo celiyo
@user-tc3xi8ws1r
@user-tc3xi8ws1r 7 ай бұрын
Somalia iyo ithopia yaa awood adan
@aa-miyohoo-s3651
@aa-miyohoo-s3651 7 ай бұрын
Ma guulaysan waa ee riyo uun
@user-qq9zc6sr3w
@user-qq9zc6sr3w 5 ай бұрын
Somalia is one
@sacdianasib411
@sacdianasib411 7 ай бұрын
فاقصص القصص لعلهم يتفكرون..صدق الله العظيم
@kpoopofficial4789
@kpoopofficial4789 7 ай бұрын
Saaxib it 2024 Somalina Wanala dhahaaa caqliga hashaqeeyo Itopiyaabka waxa DHA heenaa Welcome to dhimasho viva 🇸🇴 blue bis 💙🤍🇸🇴🇸🇴💙💪💪💪👑👑👑
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 7 ай бұрын
Anigu mid ban huba haddi ay dagal noqoto in aan somalida laga awood ronanayn ❤
@haboonilkacase9469
@haboonilkacase9469 7 ай бұрын
Isaq Ayan ahe lakin dakadena in laa ibiyo Kuma racsani itopiyanka waa dad xuun ilaho kabadbadi in dulkena cadaw ugalo
@Hodan__muuse54
@Hodan__muuse54 7 ай бұрын
Wllhi waa xaqiiqo lkn maanta maalin aan aheyn ayey garn doonan dee lacagna waxba ma tarto weyna dhamaata
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 4 ай бұрын
Waa maxay cabaadku Ethiopia waa walaalaheen
@AliSalah-wi1lv
@AliSalah-wi1lv 7 ай бұрын
Acs somaliyey🎉😂❤
@salmankibar55
@salmankibar55 7 ай бұрын
Waan sugayay inaad sidaa fiican ee aad u faah faahiso
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 6 ай бұрын
Subxa Allah l
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 7 ай бұрын
Wlh mayeeleno wan iska celiyeena
@zakiab1529
@zakiab1529 7 ай бұрын
Waa Xaqiiq 🤦🏽💯
@ruqiyamohammed4240
@ruqiyamohammed4240 7 ай бұрын
أحمد مناصرة hn kaso sheke ninkan falastiiniga❤
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 7 ай бұрын
ASC waberi media
@zakirboss143
@zakirboss143 7 ай бұрын
Waxaan isleeyahay difaac dalkaaga, dhulkaaga iyo dheecaankaga balse mid calooshii u shaqeyste ah oo duli ah ayaa albaabkaste iga soo xidhay, ilaaa aan Hand Bomb noqdana waxba ma qaban karo. 🤗🙃
@iptisam3125
@iptisam3125 7 ай бұрын
Walal weli wax waad qaban karta ee dadaaal ilaa an dhulkena kaso dhcsano dalka anaga bu no baahanyhy madaxdena wa calool ushaqaystayal oo dal shaqa kuma lahan
@zakirboss143
@zakirboss143 7 ай бұрын
@@iptisam3125 aad iyo aad wllo
@caamir123
@caamir123 7 ай бұрын
Annagu wanu ku tageerna zxp😂 lkn Arimahayga haka hadlin 😂😂
@UpdaleUgaas
@UpdaleUgaas 7 ай бұрын
Thanks
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y 7 ай бұрын
Waa nagu soodaahday
@sakariyemahamed7273
@sakariyemahamed7273 7 ай бұрын
Tabintaada wn u bogay xaqiiqdii o dhan waa kahadashay badna qaadan mayso i.a dhulkii ay naga haysatyna wan kasooceshan doona
@siciidaxmed3527
@siciidaxmed3527 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@SharmaFarah-dm6hb
@SharmaFarah-dm6hb 7 ай бұрын
Waarun❤❤❤
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 7 ай бұрын
Muuse Biixi lacnatallahi Calayk.
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 7 ай бұрын
Bari qalad wayn ayay ahyd in lagu xadgubo badaha iyo xududaha somaliyed manta oo lajogo 2024 wxynu marana in dhulka somaliyed cidkasta hawysto
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 7 ай бұрын
Allah Naga Badbadsho
@_Shaakalinho.
@_Shaakalinho. 7 ай бұрын
Sidaad arigti uleedahay ayay dadkuna, aragti uleeyihiin geelana ninkii lehbaa daaq geeya wabilaahi tawfiiiq.
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 6 ай бұрын
True
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth Ай бұрын
Guul Soomalind iyo Ethiopia❤😂
@user-yh6yi6tl1g
@user-yh6yi6tl1g 6 ай бұрын
@HASSAN____UPDY__6
@HASSAN____UPDY__6 7 ай бұрын
Legend
@EditorHome-ek8uj
@EditorHome-ek8uj 7 ай бұрын
MAXA KAA GALA WE ARE SOMALILAND LANDR'S 💚🤍❤️🤝🇪🇹
@user-ok2sj2wc9s
@user-ok2sj2wc9s Ай бұрын
Zxp capdiraxamaanow kasohadal dagaal ka yukreyn iyo xogo kussapsan dalka ruusia pleas zxp
@bilaaljabriil4430
@bilaaljabriil4430 7 ай бұрын
Somaliya somali ba leh
@shaaficiwarsame8813
@shaaficiwarsame8813 7 ай бұрын
Allaan dhagar oo dhan kamagan gelaynaa
@Smaxto
@Smaxto 7 ай бұрын
somalidi loso dhigay 😢😢
@historypublishers
@historypublishers 7 ай бұрын
💪🏿🇸🇴💪🏿
@AliSalah-wi1lv
@AliSalah-wi1lv 7 ай бұрын
Okay hdn famahay pro think it’s video but 🎊 😂
@user-ft9zs7eb7p
@user-ft9zs7eb7p 7 ай бұрын
🎉
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 7 ай бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 somali baa hel Ethiopia waa noo dagaal maanen iloobi dhul keenenii kaliin 5 1977 hadan bad aa waa oo dagaal intii dhiig leh kaha wlly
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 7 ай бұрын
Wan yabanhay haddia aanu nahay reer har
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 7 ай бұрын
C/raxmaanoow sxp nin wanaagsanbaas ahaanjirte lkin maanta waaxay mucaaradkaadnoolatimi
@mohamedabdi6592
@mohamedabdi6592 7 ай бұрын
Mesha mucaarad ma taalo neefow dhulkaga la qadan rabaa adna cuqadadii 33 ka hor ku hayso
@ismaaciilibraahim4159
@ismaaciilibraahim4159 7 ай бұрын
GOOD BOY
@user-jm8yr1ij5e
@user-jm8yr1ij5e 7 ай бұрын
Somalia ba waxay ku mahmahda BAHDI NEECE BAHAL BAA LEH😢 Marka intad nacaysan somali ood ledihin somaliland ba nahay guul majidho ee fakara saadkeygow😢
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 7 ай бұрын
Kaw imisaanu ku lahayn aynu si nabada u kala baxno
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 7 ай бұрын
​@@talasameabdihasan4343😂😂😂 Xaqbaad uleedahay
@khaalidiimaan3586
@khaalidiimaan3586 7 ай бұрын
You tuberadu haday si maskaxaysan oh degen oh kareban cadifada io qabil nacybka haday dadkoda wah ugu shegayan sida wabari xaqiqatan somali manta halka makala jogteen
@user-zy6dc5km7q
@user-zy6dc5km7q 7 ай бұрын
😢😢😢
@nuurdiinabdulahiabdinasir1665
@nuurdiinabdulahiabdinasir1665 7 ай бұрын
Sxb si wanaagsan baad u sharaxday arrinta dad aan aragti dheer lahayn baad arkaysaa soo dhaweynaya
@carafaadaxmed7905
@carafaadaxmed7905 7 ай бұрын
First 😂
@user-hn8nd8be3z
@user-hn8nd8be3z 7 ай бұрын
Sedi m.a viuw kagu xoog bu uzoda
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 7 ай бұрын
Somaalidu iyadaa isku xoogweyn ee shisheeyaha ma arkaan
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 7 ай бұрын
Caqligabhawayin sxb
@haponmoumin177
@haponmoumin177 7 ай бұрын
Waxaynu is dilney malinkaan muuse wx u dhiipaney wax fikiraya miyyna lahyn dadkan dawoadu😢
@maxamedaxmed563
@maxamedaxmed563 7 ай бұрын
Waxyabaha aad wararka ku darayso kada mesha heshis ayaa laga gadhaye
@simayelabdiqahardjamac2448
@simayelabdiqahardjamac2448 6 ай бұрын
30 sano ee so socda waxan uu maleynaya iney wax somali la yidhado wayey ku nolayen dhulka geska afrika in la yidhado ama marka lagashekeynayo tarikhda dad lagu yimide dhulka ee lagala waregey noqona😢😢😢
@HusseinAhmed-hr7tp
@HusseinAhmed-hr7tp 7 ай бұрын
Saxib mxa kudacey walalow
Waa kuma Yaxya Sinwaar! Ninkii hurdada u diiday IsraIIl
10:32
Waaberi Media
Рет қаралды 49 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН
FILO PART 114
32:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 25 М.
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 90 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45