No video

ARRIN UGUB AH OO MURUGO & NAXDIN BADAN!

  Рет қаралды 79,454

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Жыл бұрын

SAGAASHAN JIR ILMADA CESHAN WAAYAY! MR IIKAR XADAD
Niger junta says it will prosecute ousted president for treason
The military junta that seized power in Niger in a coup last month has said it will prosecute ousted President Mohamed Bazoum for high treason over his exchanges with foreign heads of state and international organisations.
The coup leaders have imprisoned Bazoum and dissolved the elected government, drawing condemnation from global powers and neighbouring West African countries, which have activated a standby military force that could intervene to reinstate Bazoum. (Reuters)
West African bloc scraps crisis meeting on Niger coup
As ECOWAS leaders fail to meet, concerns over the deteriorating health of deposed President Bazoum mount. www.aljazeera.....
US urges Niger coup leaders to step aside in ‘direct contact’
Washington says pause on security aid to Niger would be lifted only if military rulers restore ‘constitutional order’.
The United States has been in direct contact with Niger’s coup leaders, the State Department has confirmed, as Washington continues to call for ousted President Mohamed Bazoum to be reinstated.
Speaking to reporters on Monday, the department’s spokesperson, Matthew Miller, stressed the need to return to democratic rule under Niger’s “constitutional order”.
www.aljazeera....

Пікірлер: 555
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
Help us build people-powered media, by sharing this video and subscribing to BSTV thanks
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 11 ай бұрын
Walah cabdih xafido akhirah xisab waa talah Markah intah khof ee dulan lagah galey waa bayihiin Markah ilahaay bey udacwan umadas sidas losil cinayo oon dabih kagelin kuwas sil cinayah Markah intih kuh dhimatah ilahaay hasiyo xakhodah malintah khiyamah amiin Marka adar ha oyin ilahaah bah kabadbadiyey xakhaginah ilahaay bah kusin malintah khiyamah ee umadah laxisabinayo Markah ilahaay cakah cafiyo jugday kuh gestan hasidintah kuh heley cafimad ilahaay haku siyo akhiranah janadah kuwah galayah ilahaay hakuh daroh amiiiiiin yah alaah Markah mabah lomaleyo sagashan jir subxanalah waxa kastah waa xasustah Markah waa helih takhwah Oo xafiday akhurankih rabigey oo ilahisih iskuh xiray oo aminsan inuuh dhimanayo ee ilahaay hasiyo xusnih khatumah fican amiin Haduh dhintanah ilahaay hakuh daroh kuwah xisab lan galayah janadah amiin
@aymanal-said6596
@aymanal-said6596 11 ай бұрын
Asc wllo xagee lagaga soo xidhiidha in an kula hadlan rabey inshaAllah
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
😢😢😢 illaahayow somali ugargaar subxaana laah waxay la dagi la dahay waa cuqubada laga galay dadkaan masakinta ah❤🇸🇴
@Suhuur1
@Suhuur1 Жыл бұрын
Ada iyo ada
@saidohaji4800
@saidohaji4800 Жыл бұрын
Adeer ilaahay cimrigaaga iyo caafimaadkaaga ba ha kuu barakeeyo caligaga wanaagsan iyo Alle ka cabsigaaga haday lahaan lahaayeen kuwa maanta umadda hor boodaya meel sare ayaan gaari lahayn ,Maashaa ALLAAH adeer sharaf iyo cizi ku nooloow.
@qm689
@qm689 Жыл бұрын
Aamiin Aameen 🤲🤲🤲🤲❤️🌹✌️🇨🇦
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
wax laga xumaado
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Waa xanuun iyo tiiraanyo in dadkii iyo dalkii qiimaha ku fadhiyey sidaa loo duleystey.
@dagandowlo207
@dagandowlo207 Жыл бұрын
Cuqubadi umada masaakiinta laga galay baa maantay 😢 nahaysa ilaahow dulmigaan galnaan dib ka eednay
@qm689
@qm689 Жыл бұрын
🥲😩wallahi Ikar adad oohin waa iga keenay Laailaaha illallah 😢 JazakAllah kheyr ya Abdihafiid for bringing these kind of memories and stories. SubhanAllah ❤✌️🇨🇦✌️
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 Жыл бұрын
Walaahey Aniga Xataa oohin Ayaan kufiir Sanaayey Ilaa Dhamaadka😱
@maryanalio9102
@maryanalio9102 Жыл бұрын
masha allah aboo macane wakujeeceelnahy❤❤❤❤
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Ilaaheey haka jaazeeyo wixii miskiinkaas iyo madluumiinta kaleba dulmi iyo xaqdarro ku laayay aamiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼aamiin yaa Rabbi
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Waaba socotaa xaqdaradii
@hiddenname5928
@hiddenname5928 Жыл бұрын
@@user-mk1gp2cw7o Wanaa lugu dhima doona😢
@FJ-ls2jy
@FJ-ls2jy Жыл бұрын
Inaalilaahi wainaa illeyhi raajicuun. Waxaa la leeyahay wadanku maa dago. kuwaas Masiibo Allaha ka ifiyo Aduun iyo aakhiraba😭😭😭😭😭
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
FADLAAN SUBSCRIBE | LIKE AND SHARE THANKS
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 Жыл бұрын
Dear Cabdixafid, you are the few Somali people i watch. I kindly request from you to share these stories so the Somali communities understand that tribalism and civil war can cause severe consequences. Please interview more people so justice is served. May Allah guide the Somali people ameen and Cabdixafid may Allah protect your family and grant you Jannah for giving platform to those who has been wronged..ameen
@BanaaneyKudalxiiswaameelkuwana
@BanaaneyKudalxiiswaameelkuwana Жыл бұрын
Waa shaqadeena adiga waad ku mahadsan tahay sida qeymaha badan wararka iyo dhacdooyinka noogu soo gudbineysid
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
SOOMAALAAY WALAALAYAAL BRITSOMALITV WAX BADAN OO BADAN BAAY U HAAYSAA EE MARWALBA KUDHIIRAGALIYA SHAQADA FIICAN EE AAY HAYAAN. SUBSIDIES LIKE SHARE TA COMMENTS U BADIYA SI AAY U NOQOTO WARBAAHIN LATARTANTA WARBAAHINTA ADUUNKA. MAHADSANTIHIIN
@abeliever6823
@abeliever6823 Жыл бұрын
Dear bro Abdulhafid. Thanks for discussing this sad topic. Many journalists and thinkers in our country avoid it. May Allah reward your guest with Jannatul Firdows for the ordeal he went through. May Allah reward him and all his loved ones with the best reward in this dunya and in aakhira. He is indeed a remarkable person. MaashaaAllah.
@nima3696
@nima3696 Жыл бұрын
We love you adero from djibouti 🇩🇯...muchlove forever Allah janat fardus adi iyo walidkeey iyo uma islamka amin ya Rab....thank you bstv ... hope i will find a good men like him aminya Rab.❤❤❤❤❤
@erumroble5081
@erumroble5081 Жыл бұрын
Allaahu akbar murug bad naa qalbigaa ixanuun Alle ilaahow ku caafi 😭😭😭😭
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 Жыл бұрын
The Quran is powerful to humans heart and the words of our Lord are strong and when he read these ayah...it made me 😢
@abdikadar9326
@abdikadar9326 Жыл бұрын
❤❤
@mustiabukadir1082
@mustiabukadir1082 Жыл бұрын
Somaliye aqira nasuga ,Illah ankabaqno qabil tura qaran adhisno bless. 🙏🙏
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Жыл бұрын
Jizakallah kheir Abdihafid, you give time to talk and to express their feeling's demoralised and vulnerable people, papa Iikar may Allah Swt increase his patients and taqwah Allahuma barik
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
Very clearly ruthlessly truthfully well spoken, the Oldman very honestly minds the well-being of the entirely of his country to be greatly dignified politically, socially, economically, morally, religiously, free from trouble lines, hopefully the somaliweyn were advisedly very well by their own elderly in his 90s, thanks for the great interview on the show, thanks to the Oldman, wish him long healthy living,
@farahahmed2343
@farahahmed2343 Жыл бұрын
Asc asxaabta dhamaan Awoowe iikar Last 8 years waxan ku wada noolnahay Hal makaalo hadii aad doonaysid inaaad aragtid nin aduunyo ka zaahiday wa Kan iyo ehlujana sacdo wa kan marqaati ayaan ka ahay inaaan waxan sheeegaayo aan ku arkay ❤❤❤
@user-dv5zf2vh2q
@user-dv5zf2vh2q Жыл бұрын
Sxp hadda intoo ku nool yahay neh iGuna salaam sxp
@boqolson
@boqolson Жыл бұрын
Mashallah baba iikar waa qof ahlu taqwa asagoo 70+ jir ah ayuu xaaskiisa adeeg xafada nagasoo dooni jirey sidii canugyar ilaah cimridheer iyo cibaado suuban allaha siiyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Alxamdulillah adeero Wallahi waraysiga oohin ayaan ku dhamaystay, Alle SWT haku xifdiyo adeer adiga iyo familygaba, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi❤❤
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 Жыл бұрын
We are crying with you. It’s ok to cry. Thank you for sharing your story. It’s healing for you.
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke Жыл бұрын
baaba macaane Alle haku karaameeyo waa qof qaali ah xikmad ka buuxdo عمر سعيد يا بابا
@mylovesongsmami7415
@mylovesongsmami7415 11 ай бұрын
Every time I hear my grandpa story made me cray may Allah give you a long healthy life yaa rab you are our hero love you ❤️❤️
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 Жыл бұрын
Geesi baa tahay Rhyl diina,. Ilaahay baa kuwaasi kaa jazaai sooni. Nolol fiican iyo caafimaad ku noolow Amiin.
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Жыл бұрын
Moorayaan allah ifka ku xadaabo Amiin so qoro
@nasriina12345
@nasriina12345 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin 😢
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
waa hubaal kuwaas manoola haday nool yihiine silic bay ku nool yihiin inkaarta
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
Aaaaaamin yaa allh
@qondhodibrahim7030
@qondhodibrahim7030 Жыл бұрын
amiiin yaaa rab
@user-uh4pe8sc8m
@user-uh4pe8sc8m Жыл бұрын
Dear Legend Baba Wish a Happy Long Life you are great man with great Heart ❤
@hfm9834
@hfm9834 Жыл бұрын
Waa ahulo jano adeerkaan in sha Allah ❤. Abdihafid akhyaar baa tahay sidaa u dhageestay you are so professional Allaha ku barakeeyo❤
@samsamahmed9664
@samsamahmed9664 Жыл бұрын
Maasha Allah baaba Allaha kubarakeeyo Allaha ku xafido. Wallahi wuxuu la ooynaa qalbigiiso furan buu hadlooyaa waana ahlu diin. Waana qof diinta kudhaqmo. Bal ufiirso islana barbar dhig dadka da diisa ah. Mahadsanid baaba. Abdulxafiid adigane waad ku mahadsantahay.
@sacdia-xabeb
@sacdia-xabeb Жыл бұрын
Alla xannun badnaa. Ilahow wadankena nabad noga dhig oo xaqa natus yaaa rabi😢😢😢
@TeamBSTV
@TeamBSTV Жыл бұрын
ASXAABTA QOF KASTA OO DAAWANAYA BARNAAMIJKA FADLAN LIKE HA SAARO SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
@farhiyohassan6102
@farhiyohassan6102 Жыл бұрын
adeer allah haku xifdiyo aamiin reerkaagana hakuu barakeeyo dulmigii ay somali iska gashay ilaa hada ayuu socdaa dad umadu ka nabad gashay ayaad tihiin allah macakum
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Жыл бұрын
😭😭😭😭😭 Allaah wanaag baan weydiisanaynaa kuwa dulmiga samaynaya Allaah hanagasoo gaadho Allaah Adeer hakuu booga dhayo bal dadkan oo kalay dalkoodii ka saareen ama dileen 😂😂😂😂 Aadbaad ugu mahadsantahay adiguna wll Cabdixaafid barnaamijyada aan kaa rabnaa waa kuwan oo kale jzk Allaahu khayran wll 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Wariye cabdixafid Guuleyso walal❤
@khatraharunaadamu6117
@khatraharunaadamu6117 Жыл бұрын
Manshaalah Manshaalah Alha ku jeclado adunyoraxo Akhiro jano waan kujecelay
@user-hz1fu8cd7w
@user-hz1fu8cd7w Жыл бұрын
Masha Allah ilahow baba cimriga ku dherey anagana bariyal naga dhig abahan qalbiga wanagsan yarabi Cfmd iyo. Cfmd si
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 11 ай бұрын
Baaba iikar ان الله مع الصابرين
@user-vd3qd2ul4j
@user-vd3qd2ul4j 11 ай бұрын
Allah yaaaa rapi allah haku xafido papa 🤲 iyo walidiinta dhan 🤲🤲
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Жыл бұрын
Heart Teaching Story Waa Wallahi 😢😢😢 Waxaa Aad Ula ilmey Daqiiqada 26 Uu Adeer Leeyahay Soomali Waa Jeclahay 😢😢😢 (Allah Ka abaalmariyo Adeer Qalbigiisa Fiican Saafigaah)
@katiac8085
@katiac8085 Жыл бұрын
❤adeer wan ku jecelnahay Somali inta sheegtay bay u baahantahay an is jeclaano oo an wada wax qabsano Allah an ku xirnaano adunkana celcelis ahan 63 aya la noolan karaa intaas yar diin dhaqan tacab iyo naxariis iyo axsaan an ku nolaaano oo kitaaabka ilaahay an u noqono
@mureesycabdele2242
@mureesycabdele2242 Жыл бұрын
mshaa alah ale janadiisa ha ku geeyo
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 Жыл бұрын
Inaalilaahi waina ilaahi raajucuun waa dhibka aan ka digiwaynay😢😢😢😢
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Ma sha allah Abdixafiid waa arin murugo leh muwaadin Soomaaliyeed oo dhulkiisa jooga in dhibaatada intaa la eg loogaysto from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadijamahamud1040
@khadijamahamud1040 11 ай бұрын
Masha Allah adeer Allah kuxafido Lagayabe kuwi kudhibateyay ineysan noleyn
@minina1ful
@minina1ful 7 ай бұрын
That’s my grandfather and he is traumatised until today.. may Allah sw make it for him and all ummah ya rab 🥺
@abshirosmanmohamed5659
@abshirosmanmohamed5659 11 ай бұрын
Masha Allah Baaba Iikar Ilaahay haku Xafido❤💯. C/Xaafid Aad ayaad u mahadsantahay💯❤.
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Innaa lillaahi wa Innaa ileyhi raajicuun, laa xawla walaa quwata illaa billaah 😭 😭😭😭
@ustaadnuurmubaarak341
@ustaadnuurmubaarak341 Жыл бұрын
Wlhi aakhira war baa jiro. Allahayow inaga qabo inta dulmi wado.
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 Жыл бұрын
Ilaahay khayr haku siiyo samirkaaga ilaahay hakuu dhaliyo jannada allaaha kusiiyo anagana no so ducey khaatima wanaagsan Allaha nasiiyo 😢
@adanibrahim9402
@adanibrahim9402 Жыл бұрын
May Allah Repay your suffering my brother and grant you Janna inshallah 😢
@saidali7233
@saidali7233 11 ай бұрын
Allah ha ku xifdiyo amiin baba
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah imaanku waa shay qaali ah❤
@user-vw2qs8vz3q
@user-vw2qs8vz3q Жыл бұрын
Arintan wa sax hero baba hadad
@lailo8082
@lailo8082 Жыл бұрын
Mansha allah, allah ha ku xafido adiga iyo ehelkaaba insha allah
@abdikadiralimohamed8187
@abdikadiralimohamed8187 Жыл бұрын
Waan la qiirooday odeyga waa qof qalbi furan o naxariis badan masha Allah resilient i love ❤ him heart breaking story
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu Жыл бұрын
Kuwaas ilaahay adduunyo Iyo aakhiro ha ku ciqaabo
@somaliparents2879
@somaliparents2879 Жыл бұрын
Laa Xawla walaa quwata illaa billaah!!! Laa Xawla Walaa Quwata Illaa Billaah Xasbuna Allah wa nicmal wakiil Yaa Rabbi
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah jazakumulah alow quranka nagu hanuuni
@yasinosman3622
@yasinosman3622 Жыл бұрын
Allah u naxariisto adeer waa qof wanaagsan wanaagiisa ayuu inaas ku soo gaartay! Hadana iska cafi cafiska ayaa ayaa qeyr badan! Allah ha ku cafiyo
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Жыл бұрын
Mooryaantii sidaa ku sameeysay ayaad qiil u raadineeysaa sida kaa muuqato, laakiin haddii xitaa uu cafiyo waxaa badan kuwa badan ooy dileen oon cafin!!
@hamdi27889
@hamdi27889 Жыл бұрын
Wallo cafi aa wlhy ha cafin ilaahey kuwii kuu geystey ilaahey waxaan uga baryey cadaabta tan ugu daran ilaahow geey amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
kuwaas haduu cafiyo xataa allah ma cafinayo madluum
@sentfromheavenomar
@sentfromheavenomar Жыл бұрын
Ilaahey qofka xiriirkisa ilaaliyo wlhi ma dhibtonaayo siduu aa yadaha quran u dareemayo wa qof imaan leh qof ilaahey jecel yahay waaye wlhi abdi xaafid waxaa waaye video gii ugu horeysay aa so dhigto oo dhameysto sababtana wax kale ma aha qof imaan buuxa qabaa wareysatey Mashallah
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 Жыл бұрын
We love you Ikar. You are not alone we are all victims of those demons some of whom are still blood thirsty and living in the homes which is not theirs. Their children grew up in those homes.
@user-jh9vd2lh2l
@user-jh9vd2lh2l Жыл бұрын
Soor iyo cabuuloba aan cunee xor aan noqono oo aan hal aan ahaano ayuu yiri adeerkaan allaah yaa ciask ❤❤❤❤ allow kheyrkusii aamiin (is cafiya wallaal noqda)❤❤❤❤❤❤
@hiddenname5928
@hiddenname5928 Жыл бұрын
Waax anbiyatha wayeen wayi waxaas Shaytanka markaa kaxuurono ayan xuurowanay😢
@maxamudabdi8732
@maxamudabdi8732 Жыл бұрын
Aabo allh haku xifdiyo
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Abe wanag san waye. Illah dad dhiafan kama Soo jeedo. waxad sharaf leh. Illah. Jano ha ugu abalgudo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dewinner3554
@dewinner3554 Жыл бұрын
Badanaa Dad bukaan ah umadeena oo wax wareeysto aan haysanin 😢
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Жыл бұрын
Walaahi ikar sifiican ayaan u aqaan inta dhib lamariyay amaba loogeystay oo kale ayaa la iigeystay anigana balse aniga waxaa iidheereyd xabad ayaa la igu dhiftay balse Alhamdu lilah wali waan noolahay sidaa oo ay tahay kuwii sidaa iigalay Alle subxaana watacaalaa dartii ayaan u cafiyay waxaana kuduceeyaa inuu Alle dalkii noodajiyo oo noonabadeeyo kuwii Alle dartii kuwii isu jeclaado Allaha nagadhigo AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN yaa Rabi
@zakiomar2790
@zakiomar2790 Жыл бұрын
Asc abdihafid waad ku mahadsan tahay runtii Aabo IIkar waa Aabo Ahludiin AH ilaahay ha dhowro .Abdixaafid waxaan kaa codsan lahaa inaad AABO Iikar noo soo badiso si uu Umada somaliyeed ugu faa,iideeyo ,ADNA Qayr illaahay ha ku siiyo wacyi gelinta aad umadaada u hayso.
@saidaali412
@saidaali412 Жыл бұрын
Adeer raali ahoow anoo kaa raaligalinaayo wixii ku gaarey aad ayaan uga xumahay qeer badan Alkaha ku siiyo
@yahye2001
@yahye2001 Жыл бұрын
Ooooh ilaahoow dulmigaas la galay soddon sano ayaad Naga gudeeysay ilaahoow Naga cafi, Walaahi Waa qiso xanuun badan ilaaheey nabar gardaro ha kaaga dhigo dembi dhaafna ilaaheey ha kaaga dhigo
@MMaandeeq
@MMaandeeq Жыл бұрын
Allaha subxanahuu watacaala ha idin xifdiyo walaal Cabdulxaafid iyo Adeer Ikar. CABDULXAAFID walaal aad u mahadsan tahay sida qiimiga leh ee aad inoogu soo gudbisay. Qof qiimi leh baa inoogu casuumtay. Allaha umadeena tuso wanaaga uu Lee yahay Nabada iyo is jeclaanta. Mahadsanid Markale.
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Жыл бұрын
Baaba ikar samir إن الله مع الصابرين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@awalehdouksieh8940
@awalehdouksieh8940 Жыл бұрын
Masha Allah he has a big iman Masha Allah. Jazakallah Abdihafid thank you brother. Somalia 🇸🇴 and Somali is one ☝️
@abdirizakhassan2141
@abdirizakhassan2141 Жыл бұрын
thnks sxb si odaynimo leh kula hadashay❤
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Жыл бұрын
maansha Allaah, illaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo adeerkeen.
@AnabHassan-yu9if
@AnabHassan-yu9if Жыл бұрын
Alaahu akbar walee danbi adag ayaa laga galay walaahi ciil waaye
@user-hn5pc4pn5j
@user-hn5pc4pn5j Жыл бұрын
Wlhi war wa dhameeyay ikar masha allah Ilahey ha xafido
@abdilahicarshe6208
@abdilahicarshe6208 Жыл бұрын
Maasha Allaah Iikar Baana Xandaad waxan ku bartay Magaalada Adan 1992 dii waxa uu ahaa Store keeper kii UCHCR ee qaxootigii ugu horeeyay ee Madiina Shacab iyo Xiswa waxa uu ahaa shaqsi qaaliya oo dadka u ixsaan fal badan. Walaahay maanta markaan arkay waan jidhidhicooday anagoo yaryar buu aabe noo ahaa waayo waxan ahayn Junior shaqada ku cusub. Waa salaamayaa Abdihaafid iyo Iikarba
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Maxaa waxbadan soo tuugsatay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
@@musemuse1507 Soomaaliya waxaa kharibay adiga iyo kuwa kula midka ah
@hiddenname5928
@hiddenname5928 Жыл бұрын
@@batulasmail8261 Tuuk intee at dheheen tuuk asiga kulu socara inas kuugu yeraahdo tuuk😂😂😂
@hiddenname5928
@hiddenname5928 Жыл бұрын
@@batulasmail8261 Iska dayi xaranta aa kabatay wuu waryiray
@hiddenname5928
@hiddenname5928 Жыл бұрын
@@musemuse1507 Ma Guurga aas cuunto ka qadanayayi kuu misa aat sesayi
@user-sw6qj5nf7s
@user-sw6qj5nf7s Жыл бұрын
Maashaa Allah Baaraka Allah Aduun iyo Aakhiraba Allah ha kuu naxariisto Adeer
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 11 ай бұрын
ماشاءالله حفظك الله ورعاك يا عم
@ayanosman2485
@ayanosman2485 Жыл бұрын
Jzk Allah kheyran jaza for giving him the platform to address this 🙏🏽
@abeliever6823
@abeliever6823 Жыл бұрын
ولا تحسبن الله غافلًا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار
@nasraibrahim2840
@nasraibrahim2840 Жыл бұрын
A s c Allaha ku siiyo cafimad cimri camal wangsan Aamiin yarabi
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Subxaanallah inaalilaahi wainaaileyhi Raajacuun ilaahow daalimiinta naga qabo yaawaduud Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@qm689
@qm689 Жыл бұрын
😩😩😩😩😩🥲laaxowla walaquwati illaabillaah yarrabbi yaaa Raxmaan yaa wadduud 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲✌️🇨🇦
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 11 ай бұрын
Qalbigeyga ey taaabatey wlhi❤❤
@sahramohamed3260
@sahramohamed3260 11 ай бұрын
Asc abdihafid.hbaryarta. Sahra. from. OSLO 🇳🇴🔥🔥 tancx. Hbo waa qiso cjib ah o xanun bdn subxanalah uqubadas ayu wadanka la hagagi wayey 😭😭😭😭😭 Awoowe raali noqo 🥰🥰🥰 ilahey hoygaga jano firdowsa alle ha kaga dhigo. ❤️🥰😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@halimaalawi3044
@halimaalawi3044 Жыл бұрын
ماشا الله اللهم يحفظك ويحميك، عمو Adeyr alaha ku caafiyo iyo cimri dheer
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
baaba abiikar allh ku xafido aaamiin qalbiga yaa ihuray wllhi yaawaduud yadulcarshi majid
@SalFishEY
@SalFishEY Жыл бұрын
Wey ka muuqataa wajigiisa sida loo galay miskiin Illaahey hau naxariisto Aduun Iyo aakhiro
@aminamuseahmed6430
@aminamuseahmed6430 Жыл бұрын
Waa arrin aad u naxdin badan.
@mrhaaf2452
@mrhaaf2452 Жыл бұрын
Subxaanalaah, waa arin xanuun badan runtii !!
@calidaahir9109
@calidaahir9109 11 ай бұрын
Ikar allaha cafimaad dheerad shiiyo Aamiin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
@ikarade3274
@ikarade3274 Жыл бұрын
Ilaahoow odaygaan iimaankiisa oo kale na sii.
@sagalm3186
@sagalm3186 Жыл бұрын
Wadanigii ugu danbeeyey ee ka hadhay aabayasheen. 😢BarakAllahu feek ❤
@abdirahimmahiyusuf822
@abdirahimmahiyusuf822 11 ай бұрын
Kuwa kale aaway adiga maa og inay noolyihin iyo inkale wallka
@sagalm3186
@sagalm3186 11 ай бұрын
Kuwa kale waa Muse biixi iyo wixii lamida, adiga ma u quuri waysey asaga inaan saas dhaho ? do you have a problem with that? I wonder!
@bakarabdalle1803
@bakarabdalle1803 Жыл бұрын
Alle cfmadkaga hku ziyaadiyo abbe
@sahrahuseen5307
@sahrahuseen5307 Жыл бұрын
Kuwasa wali raban inay dadkan hukuman ilahowa naga qabo 😭😭😭
@fadumokheire742
@fadumokheire742 Жыл бұрын
Ma shaa Allah Allaha ku xafido Dhib key ku geeysteen Allaha ka jaaseeyo Adna janada Allaha ku geeyo
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 Жыл бұрын
Cabdi xaafid arintaan ugub maaha ilaa iyo qarni ku dhawaad waa soosocotay oo dadbadan oo aan waxba galabsan ayaa si xaqdaro ah loo dilay, loo boobay, loo kufsaday. Rabbi waa xaqsoore oo maxkadiisa yaa nawada sugeysa. Yaa ALLAAH daalimiinta naga qabo
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 Жыл бұрын
Laaxoowlla Walaaquwwata Illaabillaah
@XasanLoolodow
@XasanLoolodow Жыл бұрын
Wed loo filaa weli nol allaa kaa dhige ogow alxam,dulilaah
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Жыл бұрын
Subxaanalaah walaahi waa qaracan ilaahoow dalkeeyga nabad ku soo dabaalo oo dadkeyga quluubtooda isu wanaaji
@anwar5201
@anwar5201 Жыл бұрын
My Allah protect you my uncle 🫶🏼
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 Жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون لاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الظلم ظلمات يوم القيامة الله المستعان.
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 Жыл бұрын
Waan ooyay .Allaha caafiyo sheekha .Ducadiisana Allaha noo aqbalo .adigana Ajar Allaha kaasiiyo.
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Жыл бұрын
Mashallah Baba iikar cumri dheer ciibado suuban wixii shingani la soo mari mala hilmamikaaro ☹️
WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS
47:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 91 М.
PROFESSOR  SI-XUN DHULKA UGU JIIDAY NETANYAHU IYO BIDEN
14:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 61 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,8 МЛН
Daahir Alasow: Oohin Dhibta Soo gaarey Gabadhan Walasheen Soomaaliyed
19:15
'GABOOYA AHAAN AYAA MAYDKA LOO BAHDILAY | NACAYB NALOO QABO'
37:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 11 М.
WADA XAAJOODKII DFS | ITOBIYA OO FASHILMAY | SABABTA? TURKEY
27:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
NASTEEXO HABEENKII AY GO'AANKA KU GAARTAY INAY IS DISHO!
46:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 145 М.
ARIN UGUB AH OO ARGAGAX LEH,   (HEARBREAKING STORY )
38:33
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 153 М.
Arrimaha Qarsoon ee Keentay Dadajinta Wadahadalada Somalia & Ethiopia!
15:50
QISO JACAYL AH OO XANUUN BADAN OO KU DHACDAY WIIL CAAN AH!
29:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 110 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 61 МЛН