ASAD HAGIO & ARIMAHEENA O CIIL DARTIIS QABIIL USHEEGTAY & BIG BRO O ASAD AFLAGAADEYAY

  Рет қаралды 30,597

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Жыл бұрын

Пікірлер: 129
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Жыл бұрын
Qabiilka ceeb maaha qabyaalada ayaa xun lakin big bro hal fariin ureeb like saar video ga pla thnks
@abdifatahbuqari1061
@abdifatahbuqari1061 Жыл бұрын
Adu qolma tahy
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Bik baro wa xolo ilhy uf wlah inadan san ina aderky adn ku noqon donii bik baro nacas ncs kala jirin uf
@sadiaabdinorsiman5598
@sadiaabdinorsiman5598 Жыл бұрын
Masakiin hawiye matihiin lkn danta idingaysay waliga qabiil ada u dhalanin ha sheeganin kagana haka tagin
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Qabilkee bey sheegeen mava fahmin biyamal so lama oran
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
Waryaa daa wiilka caqligaa kugu xumee caaq yahoow aniga Asad waan taageersanaa asagoo qabiil sheegin hadana waan taageersanahay waligeyna waan taageersanaanaayaa hadii Alle idmo illaah lugihiisa hausooceliyo Aamiin Yaarabi (qabiil ka iyo qurunka aad wato wiilashaan kadaa daahiroow adigoo faaiido wada ma arak) Asad qaladka maleesiya kaligaa magalin qadar Alle ayayna aheed qaladka anagoo dhan baa galnay Illaah hanawada cafiyo Aamiin Yaarabi
@shaimaali6330
@shaimaali6330 Жыл бұрын
Inanmadaas Allah dartiis ayaan ugu duceeyaaa waayo waa walaalo is jecel ماشاء الله تبارك الرحمن
@samiirosaciid5052
@samiirosaciid5052 Жыл бұрын
Wuu ku Qaldanyahay Wiil Naafo Ah in Lagu Digto
@nboss8028
@nboss8028 Жыл бұрын
Subxanallah subxanallah somali iyo xumaan iyo xanuun qof kale oo raadsataan ayaad weydeen asad is legend ❤❤❤
@dhaantoland
@dhaantoland Жыл бұрын
Big bro wuu waashay ma qof lugo qaba 10 sano saarnan Laha wheelchair 🦽 subhaan allah
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 Жыл бұрын
Buufis qurbaha ah buu qabaa big bro waa jiranyahay ma qofbaa cuuryaan iska dhigaya siduu u dhoofo, indha adaygaa kadaran siduu usoo indha cadyahay dhaartana isku kala jeexayo
@qaaliosmanchannel9797
@qaaliosmanchannel9797 Жыл бұрын
Asad allaha ha caafiyo Aamin yaarabi
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 Жыл бұрын
Asc Asad allha ha oorado waa faraxad ee allahayoow Caafimad tam haku siyo Asad Haajoyoow oo kii socado allhyoow natusi Asad oo oradsyo Mashaa allah Tabarkalaah doqonka dhahay Asad waa soconka allha natusiyo dhawan allha Caafimad tama hasiyo asad waa faraxadweyan
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Qabiilka ceeb maaha lakiin se xun loo istecmaalo Ilaahow soomaali mideey aamiin yaa alaah ❤❤❤❤❤
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Subxallah
@minshiinohomefashion6078
@minshiinohomefashion6078 Жыл бұрын
Big bro qaladka ad wiilkas masakiin ah ka gashay Allaha kasoo saro
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 2 ай бұрын
Assad hagiyo never give up
@halimaabdi6511
@halimaabdi6511 Жыл бұрын
Asad ne alle ha cafiyo aamin aamin aamin ya rabi
@zeinabtahlil5457
@zeinabtahlil5457 Жыл бұрын
Yaa weji tush tush tiktolk yadka tiiri ellay ahay kkkkkkk
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Жыл бұрын
Dameer dameer dhalay kuukuu caqli qudho qudho garac adoon ogadeen sheegtay .Big bro .nacaladdi kugu dhacday . Calaamo ka soo baxday .adoon. Ha digin ASAD XAAGIYOOW.WISHEYSI KHAMRO KA DHARGAY.
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Subxanallah qofka lagumadigto haduqadar Allah kukene Allah haistajiyo wa Wiil Somaliyed aqonkale Omalihi lkn wanduceya Asad hajiyo Allah hacafiyo insha Allah Amiin yarabi
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 Жыл бұрын
Maxaa qabiilkooda Naga galay muhiimadu waa in aad tihiin walaalaheen muslimiin ah oo soomali ah.yaahuu dadku waa waasheen. War ALLE halaga cabsado dhibka waxaad uga bixi la'adihiin waa qabiil. Iyo qashinka aad kasheegaynaysaan. Allahyahdiikum. Qabiil ceeb ma ahan ayaa lagu so gabanayaa. Warshaqo yeesha oo aakhiradiin samaystaa.
@Mohab74
@Mohab74 Жыл бұрын
Somali dhan aya ku qasabtay inay sheegan qabilkooda qasab aya looga dhigay wiilashan daacad waye ayaga.
@omarosman8749
@omarosman8749 Жыл бұрын
Cad cad iyo jareer iyo hawiye. Idin kalagaran mayne gulaysta 😂
@munaabdi126
@munaabdi126 Жыл бұрын
Subxanallah Subxanallah qof dhibhaystu leyahay istag baladi kuqadatay kuma dhigto
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Жыл бұрын
big bro wa doqon bila naxaris ah alle asaga haku tuso dhibko asad ku jiro xasid bila dhaqan ah uf iyo akh calol weyne asad Allah cafiyo
@sahraxaaji5442
@sahraxaaji5442 Жыл бұрын
Qabiilka wa litacrafu keep going rer xajiyow
@rahoroble3224
@rahoroble3224 Жыл бұрын
Asad is the best manshaalah keep it up
@nasiib4529
@nasiib4529 Жыл бұрын
soo dhawaada asad xaajow iyo arimaheena bahweyn baad ka dhalateen baawar ALLE siiyey
@halimamohamed4926
@halimamohamed4926 Жыл бұрын
Cafimadkag kaqeylisiinayo ilaahey hakuu tusu ayaan ku leeyahay
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Wa shams waa in layska qabtaaa ok xoog miyaaa hadaan rabo ma u tagaayi
@fadumogarwaan2770
@fadumogarwaan2770 Жыл бұрын
Asad ha la daayo waa curyaan ee ha la dayo insha Allah ha laga xi ishood.
@guuleedmohamed2551
@guuleedmohamed2551 Жыл бұрын
Nin mudulod madxwenihii uguhorey somli adan cade bulasojeda dhal boqortoyo Allah cafiyo
@maizahaaji8395
@maizahaaji8395 Жыл бұрын
Wlhi WA aqira Saman Asad WA nin curyana dadka Asad cayayo Allah ka baqa
@rayaanaxmed8470
@rayaanaxmed8470 Жыл бұрын
🥰🥰🥰 m.a my dhiiga soomali ka badan kuwa gunta ah team 27 manana noo hoooos ah
@cimraanabdirahman4112
@cimraanabdirahman4112 Жыл бұрын
Alle waa awoodaa hakugu badalo
@farxiyasvalogs
@farxiyasvalogs Жыл бұрын
No way, walaalaheey qabiil kalan idin malayn jiray. Udeejeeno dhan hadaan wacaa
@amaladen7590
@amaladen7590 Жыл бұрын
Walahi soomalida wa yaab imka max and ka garanayna dudulod iyo waxa la shegayo soomalinimo ayan subscribe ugu sarne
@shukriqueen3878
@shukriqueen3878 Жыл бұрын
Subxanallah 😢
@rayaanaxmed8470
@rayaanaxmed8470 Жыл бұрын
wll key boskod mhd sanid qabka aad ooga hada shey🥰🥰🥰
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 Жыл бұрын
Waa la kalifey wiilka ilahay ha baq calasow belaayo ku qaadey
@XasanCabdisalaan-ju4bk
@XasanCabdisalaan-ju4bk Ай бұрын
❤❤
@nasromaxamedxasan2980
@nasromaxamedxasan2980 Жыл бұрын
Been ku dharanee 3malin Ramadan iska soon maxaa udharanee.asad hagio Allah lugahiisa usooceliyo.big pro Allah wuu awoodaa adi in lixaadada lagaaqaado lkn waku cibro qaadasho.waaka xumahay wllhi inaa ugaftid.nimcada madareemeysid ilaa lagaa tusaa.allah kucaafiyo wll Asad hagio.
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Жыл бұрын
Dahir calasow aya dhiiqo galiyay wiilashaan o qabilkina sheegta wa idin caawina dhahay
@kaliakalia7023
@kaliakalia7023 Жыл бұрын
Magaa qalad galay maxaa laga caawinaa? Dadkaan gardarnaa bisinkeee war hormar koode ka xunyihiin weey iska cadahy caqliga ha shaqeeyo somalaay
@khadarali9786
@khadarali9786 Жыл бұрын
Bigbro madaxa ayu nafa ka yahay
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 Жыл бұрын
Qabiil sheegtey hadhihin ee Qabilkooda shaaciye dheh maxamed🤔
@mustafahassan2231
@mustafahassan2231 Жыл бұрын
sxb waan ku taageersanaa lkn markad qabiil dhex gashah waan kaalanlaabtay subscribe ka sxb.
@asalsomali7745
@asalsomali7745 Жыл бұрын
Marka qabiil dartiis lagu baacsanayay ma difaceeysay
@mustafahassan2231
@mustafahassan2231 Жыл бұрын
@@asalsomali7745 ninku waa nin Hawiye ah
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Asad xaaji misinka
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
Somali sida eey usocotay manta waxaa laisku heystaa Cuuryaan aan ahay iyo matahid? Dacasle aa tahay iyo eelay aa tahay iyo jareer xalku wa dhaafay! Bad arse energy that is!
@hodancalimaxamed6451
@hodancalimaxamed6451 Жыл бұрын
Asad xaajiyow isku magaalo aan aheyn iyo isku iskuul big baro isku qabiil wllhi asad hajio aan laooyey bigbaro qabiilkiisa memetelo waa Xayaan soomaalida kudhexnool
@fartuunabdinuur3870
@fartuunabdinuur3870 Жыл бұрын
qabiilku ceeb maahan oo wala isku aqoonsadaa ❤❤❤❤❤❤❤
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 Жыл бұрын
xoog ma ahan qofka in lagu dhaho maxaa ubooqon way waydeen yaab wllhi adduunka wax lee Arkaysaa sidaan waa qalad weyn Allah ka cabsada ka leexda bini aaddamka qof dhintay uma soo celin karaan dhafta umana qorneen inay booqdaan subxaanallah
@ahmednagaay113
@ahmednagaay113 Жыл бұрын
Masuul.sare
@farxiyasvalogs
@farxiyasvalogs Жыл бұрын
Reer malasiyo wey qaldanyihin lakiin attaka halaga daayo asad ilaahba shaqo ku leh wixi ay walaashood kaga gaabiyeen cafisna ha weydiistaan
@halimaabdi6511
@halimaabdi6511 Жыл бұрын
Alle ha ku ha deeyo
@ummumahir7551
@ummumahir7551 Жыл бұрын
qof lixad kisa qawa miya gursi ku fadhin laha yac somli arxan daran dadkan
@shamsaabdi3824
@shamsaabdi3824 Жыл бұрын
Subxana allah qofka maxaa ka khaldan
@fatuma69musa15
@fatuma69musa15 Жыл бұрын
Qabiil islaameed sheegta aya lagu qasbay
@kaliakalia7023
@kaliakalia7023 Жыл бұрын
Mya abaayo waa qabiilkisa saxda ah bimaalne abtiyee u yihiin barsho wngsn
@fatimamahdi8518
@fatimamahdi8518 Жыл бұрын
Wlaaley ujeejen hawiyo miyaa mise dardo xumaan yalifhmin ma aqn ujeejen Lee maqlye
@kaliakalia7023
@kaliakalia7023 Жыл бұрын
@@fatimamahdi8518 abaayo waa hawiyee barsho wngsn
@Imraan12
@Imraan12 Жыл бұрын
Ilaahay ayaa kadhigay naafo in lagu caayo waa khalad
@Afnaan181
@Afnaan181 Жыл бұрын
Subxanallah ninka maxa ka qaldan
@niiko830
@niiko830 Жыл бұрын
Waa biimaal
@haniahmed5547
@haniahmed5547 Жыл бұрын
😏😏😏😏
@kaliakalia7023
@kaliakalia7023 Жыл бұрын
Bimaal abtiye u yihiin barsho wngsn
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Hooyo ayaa ah
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 Жыл бұрын
qabiil in la sheegto ceep mhan Lkn in Qabiil ahaan la isku weeraraa ceep ah dad bdan baa Reer Hagio Qbiil ku weeraray...
@khadrocabdirisaaq1856
@khadrocabdirisaaq1856 Жыл бұрын
Asc wll
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 Жыл бұрын
Bik bro Allaha ka baq oo xishoo
@dhuuxoqueen
@dhuuxoqueen Жыл бұрын
Vieuws baa kuraadin wiilyar oo ilaah libaaxadiisii kala dhantaalay😢😢😢😢😢😢😢
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 Жыл бұрын
doqon.inlaguqado.adiba.raliyqdka.aheed.lakin.wad.kashenlayi.inshalaaah.weykawaldanayen.markadledahay.adimawax.ugudhibay.
@amalabdullah4410
@amalabdullah4410 Жыл бұрын
KZfaq dhan ayaa qalad leh oo gabadha ka qaladan
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 Жыл бұрын
Sorry arimahena iyo asad walalo soomaaliya nahay qalooc nagalama waayo
@fatushR
@fatushR Жыл бұрын
Sorry 😭
@samiyaabdi2715
@samiyaabdi2715 Жыл бұрын
Gabadhaa zamzam la dhahaayo wax ka qaldan ma lahan sandakan had la joogo wax hospital isku soo booqdo malahn. Qofka isaga ayaa leh xoriyada qofka uu rabo ayuu soo booqaa.
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 Жыл бұрын
Xaqe uleyahin iney isa difacan madama oo layiri waa nocasa ine dhahan lana dhera banana dago
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Жыл бұрын
Qabiilkooda hadey sheegeen waabeelo
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Markay daarood err rareen ay is hiiliyaan
@naimabarre7088
@naimabarre7088 Жыл бұрын
NINKA WIILKAS JIISKA AH KU DIGANAYO ASAGA ALAHAKA DHIGO JIIS
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Жыл бұрын
Wiilashan waa reer Xaajioow madaxaad ii saaran tihiin horumarkiina ayaa laga xun yahay ha ujawaabina. Hore u soda
@hodanahmed6869
@hodanahmed6869 Жыл бұрын
Saa hada ma qabiilbaa caawinya uma malaynayo way isceebeyen inay somalinimo ku adkaystan bay aheed dhiiqay luga lagaleen mida kale somaliduna inay dhahan maxaa gabadhaa loo caawinwayay qof asaguba curyaana waaa qalad hadana Subscribe kalalaabtan waa wax xun qofka asagaa le iqyaar kiisa wayfiicnayd inaycaawiyan lakiin ma dhicin qabiil udhawaqasho walahay inaan meel lagu Gaarin
@asalsomali7745
@asalsomali7745 Жыл бұрын
Abyo maxa lasameya he dadkena hadii ey qabiil caabud noqden. Runtii Zamzam wilkeda sida uga xanunsaday illah ba oga lkin raga washamsi halagu qado Asad leh iney usocon cawinad gabadha lkin wilkas maskinka ah bey raben wado ey usomaraan
@leyloahmedabdimoha857
@leyloahmedabdimoha857 Жыл бұрын
dadka qaar qabiil ka soo dhuntay wllhi runta markaa laga hadlo qabiil waxba ma taraayo aduunyo waaye
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Daarood in Taylor afka kaaga li yeen daarood waa edeb daran yihiin waa dad edeb daran daarood kaan wax uuu dhiiqa galiyey maleh daaroodkaan say Isuzu hiiliyaan baaa loogu hiilinaayaa
@Am_abdalla
@Am_abdalla Жыл бұрын
Daahir dameerow wiilka yar dhiiqo ha ridin qabiil waxba taro wuxuu somaali ku waayay qabiil siin masyi qabiil cidku taageertay ma jirto wanaagiisa farxadiisa lagu taageeray
@cabdisalansugulee-wq9nl
@cabdisalansugulee-wq9nl Жыл бұрын
sorry walaalkeey asad
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Qaniis waaye binbrook nin miyaaa dabadiisuu Kenyon ku joogaaa nimankaan daarood waa niman weerar ku qaaday nimankaan War daarood somali ahaan Bay ku waasheen War yaa ceeboobay xoog miyaa
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 Жыл бұрын
team 27 sorry
@xamdaayaan7150
@xamdaayaan7150 Жыл бұрын
Waa edeb daranatahay buskud asad oo oyaya natusaysaa tan labaad waa vido qisadiisa uu uga hadlayay ee Beenta jooji
@halimaabdi6511
@halimaabdi6511 Жыл бұрын
Kan wa sac sacdhafay
@rahmamohamed6374
@rahmamohamed6374 Жыл бұрын
Aniga biyamaaal baan umaleeyni jiray
@haniyey1
@haniyey1 Жыл бұрын
Hooyadood ayaa ah waa runtaa waana Reer Marka saas ayaa lo dhahaa Aniga aqaaano waa Ujeejeen
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
@@haniyey1 manta igu horaysa ujejen allae somali hasku sakhiro qabil waxba mataraye wll
@nuuraachannel3670
@nuuraachannel3670 Жыл бұрын
@@ugbadomar5881 Masaxweeynihii hore ee somaaliya ayaa kadhashay Aden Cabulle Cusman Ujeejeen
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
@@nuuraachannel3670 ha grty wll shugran
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Sorry. Wiilka miskinta.
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 Жыл бұрын
Ninkas rali gelin buu bixiyey si shafar leh iskadaa
@quruxsanqurux8659
@quruxsanqurux8659 Жыл бұрын
Asad hajoow waa nin laandheere ah❤viva Asad hajoo dadka tubaraaca joojo eelaay wiiq yahaw😂
@ducowaalid8791
@ducowaalid8791 Жыл бұрын
🤔🤔🤔adiga xagee ku aragta asad oo qabiil dartiis u ooynaayo maxaase Beenta u sheegaysaa🤔🤔washamsi waa in lagugu qaado wlhi ruufiyaan waaxid🤮🤮
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Жыл бұрын
Waxan layabanahay sababta Asad lee qaladka loogu saarinaa Qaladka gabadhaas somaliyo idilaa kagashay qaladka markee sofadhisate oynesay 2bil kahor maxa logu gurmanwaayay Marke Midi uus kutagtay mexee is eed eed taree
@ilhan6838
@ilhan6838 Жыл бұрын
Asad hagio umada kudhagan wa kuwa xanuunsan caqli laheen xoolahas bal arag
@rayaanaxmed8470
@rayaanaxmed8470 Жыл бұрын
big doqon maxaa kaaaga ley hadii uu heyso iyo hadii kale war alle kabaq oo beenta dhaaaf alle hii Naafo uqada rey adn wuu kaadhi gikaraaa oo ciji hadii lagaaqabto aadan awoodin inaaadan wax qab san karin
@umucafifa
@umucafifa Жыл бұрын
Pig dha dhan wa xanusan yhahy alle ha cafiyo
@Iman-123
@Iman-123 Жыл бұрын
War adiga isku dirka jooji war washamsi in lagugu qado kufcnthy
@maxamedshekh7160
@maxamedshekh7160 Жыл бұрын
Ka fiirso waxa aa so dhigayso 😡
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Жыл бұрын
Ajuujeen maxaa Ladhahaa hhhh
@kaafiyogmailcom7050
@kaafiyogmailcom7050 Жыл бұрын
qabiil ceeb maaha lkn qabyaalada daran
@samiirosaciid5052
@samiirosaciid5052 Жыл бұрын
Waran ka iyo Weesha Maxaa kulmiyay Awal Maxay usheeganwayen
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 Жыл бұрын
Shaanshi xaasidin tihiin ladhahay qabiil aheeb dusha laga saarayey sida ushegten
@kaliakalia7023
@kaliakalia7023 Жыл бұрын
Asad ma safaardaa? Asad ma jaaliyad baaa???? Aawy jaaliyadii putland eee dabaad dageesy magaalda maleeysiya????? Asad ma dhaqtraaa baaaa??? Asad ma asgaa dhalay gabdhaa?? Aawy dadkee ka dhalaty gabdhaa? Asad ma asgaa dhalay cunuga dhintay?? Aawse kiii ka dhaly?????? Why asad loo heestaaa?????? Midna ogoow waa shaqsi xor ah asgaaba u tagy caafimaad meesha caqli xumaa dadkan wlhi waxaa tihiin qashin socda 😎😎😎😎😎😎😎😎😎
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
@@kaliakalia7023wll masuliyadi kamay Sarnay asad inanka yar iyo hooyadi lkn waxa somalida malesiya jogta o dhan u qurux badnay inay ilmaha yar e ku ag xanusanaya ay wax walba oy ku garab istagi karan ku garab istagan anigu yurub ban joga iskada somaliye qofki muslima o dhibi ku dhacdo ban jacelay inan muslim nimo ula qaybsado فهمت كلامي اختي
@kaliakalia7023
@kaliakalia7023 Жыл бұрын
@@ugbadomar5881 kuuma diidani qaali in somalinimo wax la iskugu taro lkn waxaa diidanhy xagxagshada xaasid nimada ah ee loogeesnayo qof walaalka ah gabadhaas markii ugu heerasay yaa nabaray ????? Asad hagio illaahna ku toosiyay command ee soo qortay asago soqaaty horteenana ku wacay nabaryse inaan caawino intaasba waa caaawin qof wll ah baa laga helaa mida kle sanad kahor ayee aheed xiligaasna wey sheegtay inuu cunga ka xanuun san yahy aawy somalidan hada xag xaganeeso maxee wax ugu tari wayeen????? ileen weey jogeene somaali runta ma rabto wll wlhi
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
@@kaliakalia7023 qaladka way wada leyin qofki arkay e cawina karayay wu qaldamay imikana ilmaha yar e inta wakhtigisu ku eka inay wadwadan o dadka u qabsadan ma aha wll mcn
@nasrohasan3854
@nasrohasan3854 Жыл бұрын
pg baro ilahy inuu sas kadhigo wuu awoda asigana uu istajiyo ee mad hadalkas kanoqotid
maxkamda dahir alasow oo lenay gawdhi qashinka loga tagay ninkii qabay
9:06
Maxkamada daahir calasow
Рет қаралды 364
DEG DEG AABE CABDI CASIIS OO DIYO LAGU QASBAY & SIID CALI OO LOO DHOOFINAYO DUBAI
11:24
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 21 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 33 МЛН
WILL REER BURCO OO NA JAFAY ARIMAHEENA vs ASAD HAGIO
16:37
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 567 М.
MAXAA KU DHACAY WALAALKEENA OMAAR
10:32
BANADIR MEDIA
Рет қаралды 260
REER ,MALAYSIA CADAWNIMADA WAA CAADADOODA
15:48
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 324 М.
Shiine Culay oo u garnaqay Ck, Arimaheena iyo Asad Hagio
10:59
Shiine Culay
Рет қаралды 95 М.
15 SANO KA DIB WARAYSI AAN KA QAADAY ARMAAN | MIYUU XIRNAA
18:29
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 764 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 21 МЛН