ASAD HAGIO CURYAAN MAAHAN 😱WAATAN XAQIIQADA 😡

  Рет қаралды 4,713

Murtimaal show

Murtimaal show

Жыл бұрын

Пікірлер: 43
@salmakeyse
@salmakeyse Жыл бұрын
legend war cad bd thy in ksto hore an ku aqon lkn wn ku wataa team 27 is mujiya wiilka 100k iyo in ka bdn aan gadhsino gul insha alla huno
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Thnks mate
@Babaqueencanab
@Babaqueencanab Жыл бұрын
Ilahay imaanka ka qaad ck iyo Big bro wa dad xaasida
@Luuza1
@Luuza1 Жыл бұрын
Team 27 wiilka 100k gaarsiya
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Жыл бұрын
Wacaleykum salam Cade horay uu soco gadal how laaban ALLAH HAKU XAFIDO ADUN IYO AKHIRO ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN. Waka xumahay werarka lagu haayo Asad Hajiyow lakin wax ila wanaagsan Big barow in ow raali geliyo walal kisi Asad si ow uga badabaado dulmiga ow sameeyay. Xuman ayan ley arkin wa rayigega. Wadada tosan ee musuta qinka ALLAH HANA MARSIIYO DHMN MUSULIMINA.
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Mansha alah wa ra'yi wanagsan wll
@Theking-hs6qu
@Theking-hs6qu Жыл бұрын
Aad iyo aad
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 Жыл бұрын
Asad waxaa la dhaawac 2012 aniga waxaan joog marko cadey waxaa ahaa ardayda'meesha asad ka shaqayo'waxan ka so koobiyaansan 'jiray warqadaha' midka asad waa naafo markii la so qaadayay'waxaa lagu so qaaday meyda ahaan'wlhi'aniga aniga'xitaa waxaa la isheegay in asad dhintay'lkn markii damb waa dhaawac'halis ah in uu ka been sheeg wiil curyaan ah been isga wuu ka dhiga karaa Allle big bro ilaa asad buu wuu socon jiray qadar Baa'ku'dhacday' waxaa Isla aheen isku xaafad hadan habaryar baan uahaa'anaga qabiil xiligaas'mawa aqoonin'ciyaal marko iska nahay lkn waxaa xaqiiq ah in asad hooydiis thy bimaal lkn isga bimaal ma ah reer qabiilna' ma ah xaqiiqtan waa wiilal qaran murtimaal adigan waa ku tageera hore usoco wll qaali♥️🙏🥰
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Mansha alah wa sidaas wll qof been been u jiifi kara ma jiro asago lixdii lixaad qaba ilahay Mar uun kii itusa asagoo istaagay oo caafimad baan sugaya Shukran wll
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 Жыл бұрын
shows aamiin wll qali 🥰🙏🤲
@abdisamedibrahim6046
@abdisamedibrahim6046 Жыл бұрын
Subhnallah qof feer weyn o caqli leh la waa kan qabilka ogdeen wa nag cebeyay
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Ha wlh ina ader
@zara-ru5lb
@zara-ru5lb Жыл бұрын
Ilahay somali irsaaq iguma dhiibo sorry asad wll🥺
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Amin wll wlh wa duco muhim ah
@ibramohamed756
@ibramohamed756 Жыл бұрын
Waa sax iyo fariiha
@ashamao7520
@ashamao7520 Жыл бұрын
Big bro wa nin walan cidi wax ka dhageeyso meyso
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 Жыл бұрын
Markii 2m in loo socdo la arkay weeba waa sheen lakin cadow ma liibano ck inta lasoo qabtay aa la dhaafay wuu naxay iiko badan runta sheegtay walee big pro wuu waashay
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Haa wlh 2m buu ku socday speed
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Жыл бұрын
Adiga Yaa kuu Dirsadey in uu Curyan Yahey iyo in kale. I’ll buu La Xanuunsan Yahey. Soomaali Cidna Horumar uma Ogola.Xasbinallaahu wa Nicmatul Wakiil.
@fartuungeele3415
@fartuungeele3415 Жыл бұрын
Ninkaas big pro asagaa Kenya joogo oo leeyn raadis ah markaasuu qof walba saas umoodaa yaahuu wuxu damiir xumaa
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Qabyaalad iyo quruxmn ba ku jira intaas inuu dhamaan u qaby wlh subxanalah
@saedqozta5386
@saedqozta5386 Жыл бұрын
belayada bidaarta weyn big bro mid maaha nairobi buu ku saaqiday
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Wlh aad baan uga naxay wuxuu sameyey
@golewaayeel8575
@golewaayeel8575 Жыл бұрын
Wuuba dhaaranayaa 😮😮😮
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 Жыл бұрын
Illahey hacaafiyo asad xaajiyow sorry wll qali
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b Жыл бұрын
Sax waye
@maymunismail3661
@maymunismail3661 Жыл бұрын
Murtimalow guleyso halyey🥰❤👑
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@ilwaadahmed5361
@ilwaadahmed5361 Жыл бұрын
Amiin
@Sahruuja1
@Sahruuja1 Жыл бұрын
Ck waa xaasid xaasid dhalay
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Absolutely ✅️ wll
@khalidwarsame3537
@khalidwarsame3537 Жыл бұрын
Rijaal war cad halkan Ka wad
@somfilmshd7197
@somfilmshd7197 Жыл бұрын
Murtimaal ❤❤❤❤❤
@amohamud540
@amohamud540 Жыл бұрын
Dad xun weeye somali wlh Ben maahan
@bilanbadal9394
@bilanbadal9394 Жыл бұрын
Adigaa ka kow ah wayo mar horaa xaskagiii xumysa ma adaa hadlaya wlle oo wax waninaya uf
@sonlineco1114
@sonlineco1114 Жыл бұрын
Murtimaalow Anaga Caqli Waan Leenahay, Adigaba Qabiil Ayaa Ku Wado, Asad Xaajiyowna Xaarka lagama Qaado Ee Aflagaadada Jooji, Dadka Aad La Hadleysid Caruur Ma ahan.
@cademohamed698
@cademohamed698 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@umuharun3282
@umuharun3282 Жыл бұрын
Wll Ck maxa ugu diray waa wiil maskin ah ee isku xisho Ck melkale ayaad kala dagashan tahay ee haa uso marin Asad Xaajoyow caadi iska dhiig 🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐
@AI_24SHORTS
@AI_24SHORTS Жыл бұрын
🥹🥹🥹🥹🥹
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 134 М.
SAFAR SALAAMA AFTER 7YEARS WAAN KALA TAGAYNAA  FREIND LIKE BROTHER
10:32
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 54 МЛН
SIDEEN AHAA INTAAN WHEELCHAIR KU FADHIISAN  REACTION MY OLD PHOTOS
15:38
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 335 М.
GOOD NEWS
10:48
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 267 М.
WAXAY TAGEEN GOOBTII LA IGU DHAAWACAY
8:57
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 323 М.
ASAD HAGIO OO KA HADLAY NINKII XABADAHA KU DHUFTAY iyo warbixin..
15:02
EMS Eletawi የጎንደር ዙሪያ ውጊያ Wed 31 July 2024
1:09:22
EMS (Ethiopian Media Services)
Рет қаралды 60 М.
GABAY: Dagaalkii Harti iyo Isaaq | Abwaan abdinasir dhagadheere.
5:44
AMIIRA OO HABEEN ILAA MAALIN I CAAWISAY
13:11
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 337 М.
Утро начинается не с кофе
0:41
Онлайн-кинотеатр PREMIER
Рет қаралды 3 МЛН
спидран по ютуб шортс 86 | Ушные свечи
0:35
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 49 МЛН