WAALIDKA KOKO MAXAY KA DHAHEEN? KOKO ADIGOO JAAMICI AH MAXAA YOUTUBEKA USOO GASHAY WAREYSI

  Рет қаралды 451,337

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

10 ай бұрын

INSTGRAMKA FANTO BULLE / mariam_bulle
iedcenter.org/
IEDcenter.20...
www.tiktok.com/@iedcenter18?_...
ied.center?igsh...

Пікірлер: 1 000
@shaficiroraye
@shaficiroraye 10 ай бұрын
Asad Xaajiyow waxa aan kuu aqoonsanahay qofka Soomaaliga ah ee ugu garab qabashada badan dhanka baraha bulshada, dhalinyarada aad soo saartay xaqiiqdii aad ayaan ugu farxaaa, saaxiib keep going.
@ckafi688
@ckafi688 10 ай бұрын
Aad iyo aad nin caqli le weye
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 10 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️❤
@iqrofaarax7448
@iqrofaarax7448 10 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@miskiinalle8129
@miskiinalle8129 10 ай бұрын
Scw
@zaam69
@zaam69 10 ай бұрын
Koko
@sosomax5931
@sosomax5931 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@ayaanmahamud-rb3po
@ayaanmahamud-rb3po 10 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤️❤️
@kookobulle-it5so
@kookobulle-it5so 10 ай бұрын
Ku Sali nabigayna the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed (salalaahu caleehim wasalim)❤❤❤❤
@kingmoha8874
@kingmoha8874 10 ай бұрын
dunidan ma soo marin qof la mida nabigeena maxamed scw❤❤❤
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 10 ай бұрын
Scw scw scw
@Sagalinaaxmed-mz9oe
@Sagalinaaxmed-mz9oe 10 ай бұрын
Scw
@bushra8712
@bushra8712 10 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@muwahibmuhumed-bw1hf
@muwahibmuhumed-bw1hf 10 ай бұрын
scw scw scw
@missnajma5505
@missnajma5505 10 ай бұрын
Scw
@SamiaAHMED14
@SamiaAHMED14 10 ай бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🩷
@abdishakuraden7358
@abdishakuraden7358 10 ай бұрын
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤❤
@Asadhagio27199
@Asadhagio27199 10 ай бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@iqrofaarax7448
@iqrofaarax7448 10 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@MaxamedCabdixayi-rh1us
@MaxamedCabdixayi-rh1us 10 ай бұрын
Scw❤❤❤
@yusufisxaaq9381
@yusufisxaaq9381 10 ай бұрын
Scw❤❤
@apdulahi1482
@apdulahi1482 10 ай бұрын
Scw scw scw
@AbduqadirAbdiraxman
@AbduqadirAbdiraxman 10 ай бұрын
Scw❤
@KhadarXariir-rh9nh
@KhadarXariir-rh9nh 10 ай бұрын
Wlahi Asad dhalinyaro badan ayuu soo saaray inshallah Ana waxan rajeynayaa inaan kaa soo ag muuqdo wll😢
@intawalanwlaashood8376
@intawalanwlaashood8376 Ай бұрын
M.a koko waxay kaso jeeda family aqoon yahano ah m.a alle ha u barakeeyo aqoontoda dhamaan family ligeeda anagana alle hana siiyo ❤❤❤✊✊🤲
@xafsocabdi7902
@xafsocabdi7902 Ай бұрын
😂😅
@camirkey
@camirkey 10 ай бұрын
وَأُفَوَضُ أَمْرِي إِلَى اللَّهِ إِنَّ اللَّهَ بَصِيرٌ بِالْعِبَادِ❤❤❤❤
@aminaali8680
@aminaali8680 10 ай бұрын
Masha Allah wareysi Xiiso leh uu ahaa, anoo dhoola cadeynayo uu bilowday anoo dhoola cadeynayuu dhamaaday, dhamaadkane goor lasoo gaaray ma aqan anigoo sii rabo inan sii daawado uu dhamaaday.. Koko masha allah waalidkii ku dhalay madaxooda kor waa u qaaday ee saas ku wad walaashey iga yar.. alaha ku xafido❤❤🌹🌹
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko 10 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢😢😢😢😢😢
@Tutulisho
@Tutulisho 10 ай бұрын
The best person ever the most knowledge able the most shine all created is prophet muhamed scw❤❤❤❤
@shueb123
@shueb123 10 ай бұрын
Koko has tackled this interview with exceptional brilliance and she is very intelligent as well.
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 10 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰
@Ruman143
@Ruman143 10 ай бұрын
Social media waa wado dhiiqa ah ood ku sinbiririxan karto ama aad ka gudbi karto dhiqadas ALLH kuguma dhex rido Insha Allah asturkana ku dadaal koko 😊
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 10 ай бұрын
Hadal midkii ugu sharfanaa weeye wll maba kula taliyeen social media oo Xataa qofku hadduu wacdid kasoo gudbinayo meel fiican maaha lkn Haday ba gashay ha is dhawrto
@safiyohassen3102
@safiyohassen3102 10 ай бұрын
Mashaa Allah Illahey ha idin xifdiyo dhammanteen Dalka Dadka iyo Diinta ha hagaajiyo ❤❤❤
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 10 ай бұрын
koko gabar aqoon aqlaaq qurux ilaahy iskugu daray allahuma baarik adoo kale oo badan baa ubaahanahay ❤️🥰
@shariifomar
@shariifomar 10 ай бұрын
Wllllllhi asad hagio wareeysi caadi eheen masha alllah su.aalaha verry nice wllllhi wariye cimaadadiisa la heysan karin keep it up bro I am big fan
@hakimiofficial9500
@hakimiofficial9500 10 ай бұрын
Indeed this is very helpful discussion and interview wlhi hope the youth may take advantage of it to understand something at least
@hamdaahmeth-bk1xm
@hamdaahmeth-bk1xm 10 ай бұрын
inshaAllah we will reach 1.5M and more 😄😍
@Hihi_Ahmed23
@Hihi_Ahmed23 10 ай бұрын
Koko waa Academic person keep going wllshey
@salebanomar1662
@salebanomar1662 10 ай бұрын
Abti Asad hagio waan ku salamay adi asxabtada iyo team 27 meel kastooy dunida dafaheda jogaan ❤❤
@AabdiAbukar-cs8fk
@AabdiAbukar-cs8fk 9 ай бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed صلي الله عليه وسلم 😢😢😢❤❤❤
@DahirHuseein
@DahirHuseein 23 күн бұрын
M.a Wllhi koko waa qof misaman asturan akhlaqbadan guuleyso weliga
@CusmaanSayid
@CusmaanSayid 10 ай бұрын
Allaah is one☝️
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 10 ай бұрын
Good boint waye su asha koko waxan sxbo nahay wiil master digri ah oo KZfaq leh kuna soo gudbiya wax muhiin ah keep going koko ❤❤we are support ❤️ 😀
@akramkhanofficial9522
@akramkhanofficial9522 10 ай бұрын
Allah is One ❤❤❤❤
@raxmasiidoow
@raxmasiidoow 10 ай бұрын
M.a
@Subarman32
@Subarman32 10 ай бұрын
Ado 50k maraya ayaan kuguso biiray ila hadan waan kugu xidhanahay hal muqaal xata ima dhaafin asad hagio wllky guulayso ❤❤❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 10 ай бұрын
Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.5 million comin soon I.n
@_0yenazzou
@_0yenazzou 10 ай бұрын
ASAD HAGIO , 1.50M coming soon 🎉❤
@wllmohan4542
@wllmohan4542 10 ай бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الله ❤💙💙
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch Ай бұрын
Inta xanuun san illahey hacaafiyo 😊 Inta imtixaanka dowlada galeysana illahey ha ufududeeyo 👍🇸🇴🤗
@jeerapoi7387
@jeerapoi7387 10 ай бұрын
Number one somali KZfaqr 🎉❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 10 ай бұрын
Manshaallah 😍 asad koko buule keep going 💪 ❤
@izaqali8659
@izaqali8659 10 ай бұрын
She is academic intellegent m.a❤
@Dollarpoi
@Dollarpoi 10 ай бұрын
War nio koko umadena ma ahn 😅😅 keep going team 27 eyaka dhan wa wada funny 😂
@user-bu8bm7fs8x
@user-bu8bm7fs8x 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Hebico1
@Hebico1 10 ай бұрын
Very candid interview with Koko. Excellent. On the contrary with the general perception . I agree with her that KZfaq is a tool that’s beneficiary to her main role and if utilised in a good manner. It can enhance her role in society. Once again, kudos, and wishing both you and Koko success in your endeavours.
@Aare-rt7iz
@Aare-rt7iz 9 ай бұрын
@babygang8663
@babygang8663 10 ай бұрын
Waxan kasoracay 350k until now big fan love you for sake of Allah so keep going on 🫂
@inahmahdiofficial8891
@inahmahdiofficial8891 10 ай бұрын
KOKO I can say this is the example of good girls KEEP UP MY SIS❤
@Mohamedibrahim-hl9hp
@Mohamedibrahim-hl9hp 10 ай бұрын
@KOKOBULLE waa dadkii loogu tala galay in ay wax soo gudbiyaan aqoon teeda iyo kartideeda faculty ga ay baratayna BR waaba loogu tala galay keep going sis❤❤🎉
@Sxunduss
@Sxunduss 10 ай бұрын
Thanks koko maadama aad On behalf of us nogu hadashe Social media always maxuma❤
@yahyeabuukar3141
@yahyeabuukar3141 5 ай бұрын
masha allah koko bulle sida dhabta ah waxadtahay gabar aan aad iyo aad ugu faano una tageero waxan ku rajeyna aduun iyo aakhiraba in aadan la kulmin xuman iyo dhibato ibni aadan aduun iyo aakhiraba farxad ku nolow
@nabiilahmed6684
@nabiilahmed6684 10 ай бұрын
I do know wlhi lkn Koko she is so smart the way she talking everything keep going sister❤
@hamseahmed6172
@hamseahmed6172 10 ай бұрын
❤🎉🎉 exactly 💯 👏 🙌 koko wa top Wayne kamuuqata aqoontu. Waa run teed. Hibadeda ama waxay jeceshahy inay dadka usheegto Bay kusi gudbinaysaa😊. Dhagaxna Meel ganan dhawaqna meel dheer.
@mascuudpulshaawi8779
@mascuudpulshaawi8779 10 ай бұрын
Public relations( Pr): is the practice of managing and disseminating information from an individual or an organization to the public in order to influence their perception. Public relations and publicity differ in that PR is controlled internally.
@umuhamzachannel3299
@umuhamzachannel3299 10 ай бұрын
KOKO is SO Extremely intelligent Lady
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 10 ай бұрын
Masha Allah koko waa Gabar aqli leh masha Allah Allaha ku xafidho ilxun kuma Aragto Queen qaali dumar👸❤️❤️❤
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 10 ай бұрын
koko bule keep going on the world xpptii kugu fanaa mcnto Allah swt hagula garab galo Youtubkaga hal maliin ima dhaafo saan ujeclhy inaan firsado lee xikmado yiin inoo sokali I.a Qli❤🎉
@user-zg4qp1uu3x
@user-zg4qp1uu3x 10 ай бұрын
My team keyga an jecllhy aya thiin wlhi ❤wan kufarxa hadad ila sohdadho❤😢
@bablofootball3030
@bablofootball3030 10 ай бұрын
manshalah kookoo all the best sis in shallah wahaad jeceshaha illahay hakufudayo
@abdiaziizalpha6311
@abdiaziizalpha6311 10 ай бұрын
Mashaa allah koko guuleyso inshaa allah
@deeqoahmed-fx1fv
@deeqoahmed-fx1fv 10 ай бұрын
Faanto bulle marka lobixiye wllhi waa qosle ina kaso hadashina waa sugaye wllhi m.a wllshey mcn hormar wacan ku rajenaa wllhi gabar aan ku daydo aatahy❤❤🥰
@maskedbro_sis4232
@maskedbro_sis4232 10 ай бұрын
Waaa codkar gabdha wlhi masha allah aqoontana wey ka muuqataa❤
@himilo101
@himilo101 10 ай бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤صلي الله عليه وسلم
@apdulahi1482
@apdulahi1482 10 ай бұрын
Scw scw scw
@dahiroomar-hk3jj
@dahiroomar-hk3jj 10 ай бұрын
Scw
@NuhBillowze
@NuhBillowze 10 ай бұрын
SCW SCW SCW
@ShokryCabdlaxosyn-dx5my
@ShokryCabdlaxosyn-dx5my 9 ай бұрын
M.a allha ku xafido koko
@anabbile386
@anabbile386 10 ай бұрын
Allahuma saliwasalim halasaidina molana Mohamed❤
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 10 ай бұрын
Koko is the only example of Somali women
@anishtaqurux4987
@anishtaqurux4987 10 ай бұрын
masha allah horto anaga waa na dhiiri galisaan asad iyo dhamaantiin waayo qiimaha saaxibtinimada ayaa na barteen waa idin jecelnahay dhamaan team 27 ❤❤❤❤❤❤
@Saharthesahora
@Saharthesahora 10 ай бұрын
Asad, waa idling salaams, Arimaheena, Cabdulaahi, kuli salaan banana, kadib waaka helay wareysiga aad kaqaaday KOOKO it was really great interview, well done.
@AniisaMohamud-zs1ti
@AniisaMohamud-zs1ti 10 ай бұрын
M.a abaayo qali koko guul iyo gobanimo 👍 ishalaah horey usoco abaayo may uga matageen shaqada
@user-xt9mq9bo5n
@user-xt9mq9bo5n 10 ай бұрын
Alllah is one❤❤❤❤
@Xiddigaha.sporst.clup.xingalol
@Xiddigaha.sporst.clup.xingalol 9 ай бұрын
Koko and Azas best interesting youtubers Ina somali people Keep going my brother and sister ❤
@zalmaanindho9459
@zalmaanindho9459 10 ай бұрын
Next king cayda keen su’aasha barnaamijkna waa waxbrashada iyo KZfaq may isi saameeyan Asad keep going my brother
@sharafeydahir9804
@sharafeydahir9804 10 ай бұрын
Asad mahadsanid wllhi abowe wax badana ka faaiidayyy❤❤❤ Wareysikan🫡🫶🤎🐐
@ogaaltech
@ogaaltech 10 ай бұрын
The best person ever most knowledgeabel and the most shine all created phrohet muhamed zcw kusali nabiga (zcw)
@Axlamiiiiiiiii12
@Axlamiiiiiiiii12 Ай бұрын
Wana gartay 2m wllky congratulations million times bro❤❤🎉🎉
@jalaludiinahmed5338
@jalaludiinahmed5338 10 ай бұрын
Koko waa nasab ilahay iga walle nio inanta ha laygu daaro tol hadii lahay from Burco❤😊
@aBduL-ReHeM
@aBduL-ReHeM 10 ай бұрын
My favorite KZfaqr asad hagio coming soon 2M
@user-kn7bc8sm6z
@user-kn7bc8sm6z 10 ай бұрын
Mansha Allah waaagabar aqli badan keep going sister
@ubahmohamed4362
@ubahmohamed4362 10 ай бұрын
Mash Allah Koko horey usoco walaalshey mcn 😘😘
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 10 ай бұрын
Masha Allah Koko Bulle Gabar waxbaratey ❤
@adarbashir3654
@adarbashir3654 10 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام ❤
@cabdigood226
@cabdigood226 10 ай бұрын
Koko and Azas best interesting youtubers in Somali people. Keep going my brother and Sister 🎉❤
@user-iy9yc5gu4r
@user-iy9yc5gu4r 10 ай бұрын
Tu est premier youtubeur of somalie
@HAElmi
@HAElmi 10 ай бұрын
The legand is always legand. Keep going wll Azad.
@user-gd3et2lq8n
@user-gd3et2lq8n 10 ай бұрын
Wan Karali galinaya inti yared o an badiyaha kumaqna o an dawanin muqalada 😢😢😢😢😢😢
@abdimajidhassan-cm8se
@abdimajidhassan-cm8se 10 ай бұрын
M.a kooko gabar kudayasho mudan waaye m.a gabar furfuran waaye kooko keep going ♥ asad hagio 27 m.a keep going 👍🙏
@NooraAhmed-rh7zv
@NooraAhmed-rh7zv 10 ай бұрын
Kusalli xabibkena MuxaMad scw ❤❤❤❤
@SUPERMOHAN420
@SUPERMOHAN420 10 ай бұрын
Saxaaf waxuu so galiyay hoyo & afar caruur oo meel wadaha jiifo taasana waxeey ceeb ku tahy rer maleysia subxanlh 🥹🥹
@ahmedroobleahmed2129
@ahmedroobleahmed2129 10 ай бұрын
Koko Waxyaabo badan baa ilahay ugu deeqay qurux Aqoon Kaftan Dabeecad wanagsan Mansha allah 100% she is my type😅
@fooziyafawaza4526
@fooziyafawaza4526 10 ай бұрын
Masha Allah
@king_____absaa9296
@king_____absaa9296 10 ай бұрын
Ku sali habiibkeena muhamed scw scw❤️❤️
@kheiramohamed4970
@kheiramohamed4970 10 ай бұрын
M.a bro mcn keep going Kenya form Mombasa ❤❤
@IssackBarow
@IssackBarow 5 ай бұрын
Koko and Asad best interesting KZfaqrs Ina somali people keep going my brother and sister❤❤❤
@umuhmicraaj3369
@umuhmicraaj3369 10 ай бұрын
26 qof maali. Maad mareysey ayaan kusl raacey waxaan .ahaa qofki 27 aad waan ku jeclahy wll.hore usoco❤
@Mohamedarab49
@Mohamedarab49 10 ай бұрын
Koko waa boqorad wax badan fahansan, wan salaamayaa🙌
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 10 ай бұрын
I liked the way she explained social media KOKO qibradaada way wax an sugnaba. Qof aan wax baran way qofka ku Cayaro fikrada social media
@karamacadde4
@karamacadde4 10 ай бұрын
Keep going Koko funny waaye walee ❤❤❤❤❤ koko wn ku wataa my queen ❤❤❤❤❤
@aadanookiyaale
@aadanookiyaale 10 ай бұрын
Very Smart girl masha allh 👏
@MomtasOmar
@MomtasOmar 10 ай бұрын
Masha Allah wareysi fiican ka dib haduu ii dhamaadey video gu wlhi gabartan wan jeclahy horta waa qof ku dayasho mudan masha Allah aqoon ayaa ka buuxda sido kale inaanay jaceylka isku fiicneyn hore ayaan uga dareemay 😅 lkn ani waxaan ku dhihi lahaa tijaabi in badan markaad tijaabiso marka dambe waad la qabsaneysa 😅😅
@Kadiye641
@Kadiye641 8 ай бұрын
Last minute make me happy, thanks koko
@LibanMohamed-qi1yv
@LibanMohamed-qi1yv Ай бұрын
Machallah félicitations koko ❤🎉
@Beesjeel
@Beesjeel 10 ай бұрын
Alle (sw) hallaga cabsado, nebigana scw hallagu saliyo walaalayaal. ❤😊
@umurumeysa5454
@umurumeysa5454 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@caadilomarhussein8779
@caadilomarhussein8779 10 ай бұрын
Incha Allah 2m coming soon
@ismahanibrahin1470
@ismahanibrahin1470 10 ай бұрын
Janalkii kan ka horeeyay waan kula joogay kana maalintii aad furtay ayaan ku soo biiray horey u soco wllkey
@FartuunAli-yv1gc
@FartuunAli-yv1gc 10 ай бұрын
Masha allh koko bulle ❤ asad hagio 🎉
@funnyboy_media
@funnyboy_media 10 ай бұрын
100k ayaan kaa soo racay walhi eeboow team 27 ayaa ka mid ahy muda dheer
@user-em3lk2bd5y
@user-em3lk2bd5y 10 ай бұрын
Bachelor's Degree in Public Relations: This program focuses on the principles and practices of public relations, including strategic communication, media relations, crisis management, and reputation management. It equips students with the skills needed to manage relationships between organizations and their target audiences, including the public, media, and stakeholders.
@aaminadiy3020
@aaminadiy3020 10 ай бұрын
Maxaa laga wadaa hee
@Shuumusti1910
@Shuumusti1910 10 ай бұрын
@@aaminadiy3020google ayuu translate kasoo dahaye Asi xitaa😊😂
@Mohamednaik-hr9wr
@Mohamednaik-hr9wr 10 ай бұрын
Ai nee❤
@nuurtoahmed9030
@nuurtoahmed9030 10 ай бұрын
🎉
@user-os7fx8bm4y
@user-os7fx8bm4y 10 ай бұрын
Thanks how u explaine pro
@AbdinasirBareAdam-td6wr
@AbdinasirBareAdam-td6wr 10 ай бұрын
Masha alaaah Koko waa gabar aqonyahnad ah ✅
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official 10 ай бұрын
MSha alllah gabadhan wan iska jeclahay wa gabar positive ah faraxsan
@user-xu5vb6mm3w
@user-xu5vb6mm3w 10 ай бұрын
Wow keep going pro 🎉
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 46 МЛН
WAREYSI LACAGTA JAAMACADA UU KA BIXIYO iyo TAN YOUTUBEKA UU KA HELO
12:20
ISKU AADI SIRTA IYO QOFKA LEH
19:58
KOKO BULLE
Рет қаралды 254 М.
HABOON WAC HADAY KAA QABATO 25DOLLAR QAADO DAD CAAN AH AA KA QABTAY
22:23
XAFLADDA UMOJA - ArimaHeena VLOG #71
17:00
ArimaHeena
Рет қаралды 478 М.
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН