Azadow gabadha Waa ka xishoonaysaan Ee gameka laba gabdhood ka dhiga waayo gabdhuhu makala xishoonayaan yaa igu raacsan😂😂
@vill1433 Жыл бұрын
Kolo vs Amira😂
@whoareyou3591 Жыл бұрын
@@vill1433 kolo kulaha 😂😂😂
@Miskiin111 Жыл бұрын
@@whoareyou3591 kolo😂
@Cadceed-editor Жыл бұрын
@@vill1433kolo aa😂😂😂
@BoqoradaBagadi-mo8cm Жыл бұрын
Waa kugu raacsanhy wll
@sumayoibra976 Жыл бұрын
Amiira is not easy 😂😂 waxaa waa game si saxeena u ciyaarty qararka jooji asad😂😂😂
@user-sports482 Жыл бұрын
Igula saliya nabiga scw scw scw scw
@Xaaji1 Жыл бұрын
Anoo daawanayo aa laba-labooday, lkn Amira wey saxantahay sababtoo ah wadada baabuurta oo halis ah ayaa lagu istaajiyay ayada halis la galiyay, This is A game 😂
@keifnor4252 Жыл бұрын
Xataa video hore hooyaded oo ka nixiyay
@Xaaji1 Жыл бұрын
@@keifnor4252 Aad iyo aad
@ismailbashiir2525 Жыл бұрын
Waaan oghy qof wngsan inuu qoraalkayga aqrinayo aboowe mise abaayo farxad igu waar adoo wax igarin haigtagin❤❤😢
Adiga iyo cumeer gabadha waad ka eexateen Weyna u qalantaa iney guuleysato 🥰
@CAWADCHANNEL Жыл бұрын
Amiira is not easy when playing this game, she is funny more funniest 😂😂
@zeynep5743 Жыл бұрын
Gameka pause waxuu yahayba amiiraa idin bartay wlhi dhedhelaa meel ku heen jirteen asadow ka xaaxaabi hee🤣😂😂😂😂
@sakin11husen5 Жыл бұрын
THE BEST PERSON IS ABLE KNOWLEDGE PROPHET I LOVE YOU ❤❤❤
@user-vv3fv4fc5g Жыл бұрын
Adaa magaca Allah ujeedo love saar Allah akbar scw mohomed love saar❤❤
@nimacaali5382 Жыл бұрын
❤
@xamdiitoibrahim8723 Жыл бұрын
Team pause challenge uunba like I saari Kara 😂😭😭 Amiira isn’t easy 💃🏻💃🏻💃🏻🫶🏻
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Wlhy amiira wa nag nol😂
@miskicarab1396 Жыл бұрын
Amiiro way saxantahay Amiiro is not easy 😅 Mida kle aniga wxaaba iga qosliya amiiro qosolkeeda so funny 😅😅😅waan wadanaa amiiro
@Aminasahra-dg6ff Жыл бұрын
Miski abaysubisgarabisar❤
@Sahara-fc2bz Жыл бұрын
Mashaallah tabarakaallah wan idin salaamay team 27 hormar wacaan walalo wanagasan farxad ku nolad walalo qalii Allah idin sharfo walalo qalbi wanagasan Walalkey Asad Hagio Allah ku cafiyo iinashaallah caafimad tamam Allah ku siiyo aamiin aamiin 🤲🤲 cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah idin siiyo aamiin aamiin 🤲🤲 team 27 Allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🥰🥰🥰💯💯💯
Amira way saxan tahy iyadaba wadada sow lama istaajin markeedi waa iska normal dhuusaduna 😂😂😂 amira is not easy 😂😂 wlhi amira game ka way fahansantahy cumayr iyo cayda hora le ka baxayanbe Amira best game weeye wlhi 😂😂😂 Team Amira qurux ❤☝️👋🏼
Amiiro wlh dabaal waye ani ahaan maka guulesan Sawabto ah bahasha sanka iyo afka aye ugu buufisey wana xadgudub gameka si qurxoon u ciyaar ama iska dhaaf badis kaliya loma ciyaaro madadaalana waaka rabnaa taas ogoow tnx🙏
@user-sl7yt4ey9e Жыл бұрын
Waxa aan rajeynaya in aad cosigan i fulisid Asad waa idin salaamay adiga iyo asxb ta kulajogta iyo kuwakaa maqan oo muqalkaaga da wata hambalyo amiro asad gameka danbe ugu yaran 5qof kadhig si uu u adkaado koko kusodar gameka danbe sadal qof ka kugu laysanayana waa cumer begfan is adkay walaal🥇🏅🎖️🎖️🏅🏆🥇🥈🎗️
Rag dhan oo boqolayal ayad ka qeylisiisey wlhi 😂😂Amiira is not easy 😂
@captain7997 Жыл бұрын
❤The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet صلى الله عليه وسلم❤❤
@user-uj1ut6qp7q Жыл бұрын
Guul khayaano kusaleysan guul ma ahan
@cabaasjeejeey4813 Жыл бұрын
Yes amiira ugu danbeen waad uqalantay guusha
@apdirahman1433 Жыл бұрын
Gamekan waa another level wlhi best game soobadi ASADOOW😊
@drssayruuqaadam2572 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤ ❤📿
@hoodanmusehoodanmuuse Жыл бұрын
Way ku zaxzan thy waayo mudo badn Ayaad ku zamayzeen waxan iyo ka daran Any way hambalyo hambalyo Amiira❤waa poqorad Aan jeclahay Amiira inay zaxzan thyna maaha inan u dhahyo jacaylka Aan u qabo Ee way zaxan thy💯💯💯💯❤️🫀
@qadrocabduwali5155 Жыл бұрын
Wa la ga badiyay qararka iska da asad😂😂 wan ku wata amira qurux
@mohmaxko3554 Жыл бұрын
Inta nabiga jecel scw like 👍
@ayub3343 Жыл бұрын
Amiira is not easy 🤣🤣 part 2 please
@calinuurmaxamed Жыл бұрын
Amiir s not easy 😅😅😅 part2 please😢😢😢😢
@qalliguhaad4300 Жыл бұрын
Yes😅
@karamacadde4 Жыл бұрын
Qalad weyn waaye amiira waayo qufka afkiisa ayaa ku buufisay marka oo aad ku boofi neysid waalaga dhereeya lkin adiga hoosta ayaad ka gilisy 🥰🥰❤❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤
walahi waa jecalahay gamekan markay amiiro ku jirto amiiro is not easy khaladna ma samayn😂😂😊
@jamaaldj Жыл бұрын
Kir
@muudahir7081 Жыл бұрын
Adba maamda ka nixisay ,laamiga dhag istajisay taas qatar maahn miyaa amiira wey saxanthy, Amiira is not easy 😂😂❤
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
Ma aragtay asad wu qaraara uff kibirka maficna amiirana maskinimadi kabadatay may rosetada bishimaha umariso
@nafisofarah297 Жыл бұрын
markaan amira iyo koko aa rabnaa team amira is mujiya😂😂😂
@aishaahmedmohamud3947 Жыл бұрын
Asad xanaaqa jooji walaga raaye uqir amiiro is not easy 😭🤣
@Aminasahra-dg6ff Жыл бұрын
Abayosubisgarabisar
@Apduuu Жыл бұрын
Amiira Micaha Chalange ga fahn san tahy😅😅😂😂 Another Level from Baaba jey😢😂😂😂😂
@MariaMaryan-vj8bo Жыл бұрын
😂
@fartunahmed4354 Жыл бұрын
😂
@SAKARIA1 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed {peace be upon him}❤️🥰🥺
@user-cp1tf7bc7z Жыл бұрын
Amiira waa saxantahay hambalyo❤😂 markii habartaa la wacaayay saas looga nixinayay markii dharka iyo boorsada lagaaha dheelayay wax fiican may aheeyd😂 tan kle wiilashaan jileeca badan gameka ha laga daayo😂
@Aminasahra-dg6ff Жыл бұрын
Subisgarabisarhuno
@wayooo8042 Жыл бұрын
I can’t wait another video
@HAYDARI641 Жыл бұрын
Amiro qalad ma sameyn asad waa laga badiyay❤😂😂😂😂😂😂
Igu soo biir adoo mahadsan muraadkaga meeshuu jiraba allaha ka siiyee sharaf ayan idin hayaa ❤❤❤❤❤❤
@DhuxulSanif10 ай бұрын
Waa laga badiyay azadoow😂😂
@ayanabdirizak802 Жыл бұрын
Way qaldan thy doqonta xunee bilaaa zushmada ah uf waxa ay samaysay ciil baa iga haya wllhi waana doqon ana aqli lahyn
@hawajamac2580 Жыл бұрын
Amira ma ku khaldana Asad iyo Cumeer waa leeydinka badiyey khanaqa dhafa Game is a Game 😂😂😂
@Abuujeylaani43 Жыл бұрын
❤❤اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🥰
@sahraali34107 ай бұрын
Xad gudub mey sameeynin. Amiira. Good job
@ramlasheiqabdullahi5998 Жыл бұрын
Amiiraa badise😅😅buuqa yareeya😄😄😄Asad io cumeer
@NajkaFarax Жыл бұрын
Waa guulaysatay amiira gamekaan hda kadip amiira yan laga saarin 😂😂❤❤❤❤
@Talisoali12 Жыл бұрын
Amira game ka qurxisay 😂😂 xadgudub majiro this is a game 😂😂
@ashwaaq889 Жыл бұрын
That's really
@abdikadarnoor1529 Жыл бұрын
She deserves 👏 amira I realy support
@cabdimahadkhaliif4115 Жыл бұрын
Amiira waa ku wataa ❤
@ashwaaq889 Жыл бұрын
Amiira ugu danbayn waad guulaysaty 🎉 congratulations 👏🎉👏👏👏 this is game no Abuse😅
@halimamohamed7431 Жыл бұрын
Muuqaalka xiga koko ku soo dar si laba gabdhood u noqdaan amiirana way ku saxan tahay asad qaraarka jooji adiga markaad qofka wax ku sameeso waad ku faraxdaa markii adiga wax lagugu sameeyo mar walba waad ka murantaa ee waxaas iska badel game it’s game ❤