No video

GABAR WALBA IYO PERFUMEKEEDA ISKU AADI ADIGOO URINAAYA GABDHAHA hhh OO 50DOLLAR KU GUULEYSO

  Рет қаралды 372,176

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Ай бұрын

Пікірлер: 815
@KaahiyeKaahiye
@KaahiyeKaahiye Ай бұрын
Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋
@FilsanCabdiqacLe
@FilsanCabdiqacLe Ай бұрын
Aniga❤
@user-yr2js7si6y
@user-yr2js7si6y Ай бұрын
Aniga❤
@AbshirXasan-jp5dr
@AbshirXasan-jp5dr Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-xn3hm4nm1y
@user-xn3hm4nm1y Ай бұрын
Aniga
@MahadCadee
@MahadCadee Ай бұрын
Maha heesaha kmcn
@abobakarsadik
@abobakarsadik Ай бұрын
Gabadha islamka ah inay is carfiso suuqa ubaxdo waa zino so ma aha somaliyay 😢😢😢😢 Hadaan saxanhy like Dintena aan ilashano wan dhimanena 😢
@DhaweeyeCo
@DhaweeyeCo Ай бұрын
🤣
@user-yu6zh5lp3g
@user-yu6zh5lp3g Ай бұрын
Diintii waa la iloobey
@user-ly8lb6dg7g
@user-ly8lb6dg7g Ай бұрын
Haa😢😢😢😊
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Ай бұрын
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
@kadra9957
@kadra9957 Ай бұрын
SCW SCW SCW ❤❤❤
@xaliimoaxmedmaxamudxalii-gj6yw
@xaliimoaxmedmaxamudxalii-gj6yw Ай бұрын
Scw❤❤
@user-ur4ec8kk3k
@user-ur4ec8kk3k Ай бұрын
Scw
@user-lf9qj3jq7b
@user-lf9qj3jq7b Ай бұрын
scw
@HoodoAadan-ns4vm
@HoodoAadan-ns4vm Ай бұрын
SCW SCW
@fatmina08
@fatmina08 Ай бұрын
Marba hadey amiiro iyo koko ku jiraan caawa xaalka juura waaye 😂😂😂😂😂😂😂
@Faasuu.
@Faasuu. Ай бұрын
Soma ma aha😂
@fatmina08
@fatmina08 Ай бұрын
Aad iyo aad
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy Ай бұрын
Somha🥺😫👸👸
@samiiradagan
@samiiradagan Ай бұрын
Waa heysaa🎉😂😂
@Amiira252
@Amiira252 Ай бұрын
igula Sali xabiibgeena Mohamed scw 🫶🏻❤
@SafitaOmarAbdillahi
@SafitaOmarAbdillahi Ай бұрын
Scw Scw
@FatimaMohamed-fh9tx
@FatimaMohamed-fh9tx Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@MahadFarxanmaxamed
@MahadFarxanmaxamed Ай бұрын
Scw my quen❤
@MawliidSiciididiris
@MawliidSiciididiris Ай бұрын
Amiiro qurux
@MawliidSiciididiris
@MawliidSiciididiris Ай бұрын
Scw
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs Ай бұрын
War muslimiinta aaway ee u damqanayey walalaha reer Palestine 🇵🇸 allow ka dul qaad gumaystaha cadowga ah ee yahuuda amin 1000 qof muslim ah
@malyounosman
@malyounosman Ай бұрын
Amiin
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
Ameen yaa Jaliil. Free free free Palestine 🇵🇸 🤲🤲🤲
@amiinmuhiyadiin
@amiinmuhiyadiin Ай бұрын
Amiin
@HoodoAadan-ns4vm
@HoodoAadan-ns4vm Ай бұрын
Aamiin yaarabi 🤲
@SiciidCasayr-hg7bx
@SiciidCasayr-hg7bx Ай бұрын
😢😅😅😅😅😅
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Ай бұрын
No ex no next for me Allah is the best 😢😢❤❤
@MunaMohamett-sy8yc
@MunaMohamett-sy8yc Ай бұрын
@usaamayuusufcabdullahi
@usaamayuusufcabdullahi Ай бұрын
Wll waa danbawday
@user-bx4zy1pb5l
@user-bx4zy1pb5l Ай бұрын
❤❤
@XassanXuseen-hx6rm
@XassanXuseen-hx6rm Ай бұрын
Allah always is great
@AMAL-qurux
@AMAL-qurux Ай бұрын
M.a sxb cumeer big fan
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@Suusu863
@Suusu863 Ай бұрын
Finally amiiro and koko is here 😢❤
@Zaarah1234
@Zaarah1234 Ай бұрын
Alxm weye❤
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 Ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 Ай бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
@queentasniim2696
@queentasniim2696 Ай бұрын
😳 subxanalah mxa khaldan hda team 27 gabdhohoda ma barafuman ayey isticmalan wali bananka 🥹 xadiiski nabiga scw menan maqlin miya gabadha iyado carfeysa bananka uso baxda nin walba oo careftedasi gadh iyado kasineysatey ayey la mid tahy subxanalah wle waa aduun iyo yabkisa hdana dhamantin mid mid kle uga wacdin kartaba maleh xumanta ay kujiran inlen waa isku wada mide inta nii tageee astaqfuralh. 😌
@Fatuush11
@Fatuush11 Ай бұрын
Perfume la marsato goorme xuman noqoty mxaa wx weyn oga dhigee abayo
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha Ай бұрын
​@@Fatuush11walal xuman way tahay oo gabar ayadoo caraf ka soo uraysa banaan uma bixi karto diibta sheegtay balse gabadhan waxaysa ogayn gabdhahan social media ku jira culumo maha ee meshan gabar jogta may wanag ka sugaysay codkoodaba cawra ah
@AsioIraad-ks8gs
@AsioIraad-ks8gs Ай бұрын
@@Fatuush11dumarka perfume ka isticmaala waxay lamida yihiin iney sineesteen oo kle wax wayn maxay u ahaan waydey
@user-qo3be2ci3z
@user-qo3be2ci3z Ай бұрын
​@@Fatuush11Walal wee kaa saxan tahy Hadaa been Umaleyso You tube ka raadi Abaayo Xumaan Hana ifahmin
@fatumaali5834
@fatumaali5834 Ай бұрын
​@@Fatuush11warkan warka nabi mohamed scw waye ilahay hano dambidhafo carafta gabadha gurigeda haa lkn bananka lama okolo xaqa allha natuso
@Asad⁰___hagio
@Asad⁰___hagio Ай бұрын
Team koko one like🎉❤
@user-pj8ht3nm3p
@user-pj8ht3nm3p Ай бұрын
0:25 bigm
@user-pj8ht3nm3p
@user-pj8ht3nm3p Ай бұрын
0:25 bigmouth
@suhuurmaxamuud6953
@suhuurmaxamuud6953 Ай бұрын
Koko barfunkaygi bay haysata
@SahrocaliCdulle
@SahrocaliCdulle Ай бұрын
Ma haysato
@ZamzamAbdi-qn3qq
@ZamzamAbdi-qn3qq Ай бұрын
Amnoot team koko
@user-oy7jd9oi6m
@user-oy7jd9oi6m Ай бұрын
Ciid mubaarik kusali xabiibkeena muhamed scw ❤❤❤❤
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Ай бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😢😊❤❤
@user-ve6ho3cq7v
@user-ve6ho3cq7v Ай бұрын
Taageero big fan
@XaliimoAxmed-xk9ld
@XaliimoAxmed-xk9ld Ай бұрын
Scw scw scw
@CumarMaankey
@CumarMaankey Ай бұрын
Fd5gxfh 😢
@Team_koko45
@Team_koko45 Ай бұрын
Team Amiira like 👍
@user-qf5vr4oj1o
@user-qf5vr4oj1o Ай бұрын
King ceyad waan ku jecelhay ❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 Ай бұрын
Amiira Qurux is not easy ❤
@BakarBullet
@BakarBullet Ай бұрын
nafhmin 😂
@haliimoali6947
@haliimoali6947 Ай бұрын
Ku Sali habiibkeena Muhammad Scw scw scw scw محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🫀🫀🫂❤
@Jaaaama36
@Jaaaama36 Ай бұрын
Lkn dambi waaye gbdhaha ayadoo barfuun ka carfaayo Inay banaanka aaado 😢😢😢😢
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh Ай бұрын
Haa walhi😢
@adamsulaiman3969
@adamsulaiman3969 Ай бұрын
AMIIRA WAJIGEDA WAA IS BADALAY LADAN WAY QAYLISAY SAMIYA NIN AYAYBA MOODAY KOOKO KALIYA AYAAN WAXBA DAREEMIN OO CAADI ISKA AHAYD AMIIRA MARWO AYAY KU MACANTAHAY WAAYO WAY XISHOD BADAN TAHAY DHINACA RAGA 🎉🎉🎉
@Amina_Isse
@Amina_Isse Ай бұрын
Daqiiqadee😂
@Flims-chanal
@Flims-chanal Ай бұрын
Muslimiinta danbigoda rabi ha dhafo💛🤲🏻
@nasramohamett333
@nasramohamett333 Ай бұрын
Team Koko one like
@user-hy2lv5qx4i
@user-hy2lv5qx4i Ай бұрын
Team Amiiro one like ❤
@mabruukahussein2486
@mabruukahussein2486 Ай бұрын
Alxm wali waxaajira dad wanaagsan oo xumaanta reebaaya cadarka inay dumarku kubaxaan lama ogola waankufarxay dadkaas comments kooda jazaakumullaahu khayr
@hamdiabdillahiali1247
@hamdiabdillahiali1247 Ай бұрын
Amiira kujirta video waa inaan dawadaa farxad habenade amiira ay kujirin maan dawanjirin walaahi❤❤❤
@ugaaskadhalinyaradasoomaal1725
@ugaaskadhalinyaradasoomaal1725 Ай бұрын
Walaalayaal was xaaraam in gabar ay isticmaasho baraafuun alle halagbaqo dhamaanteen
@Umu.Amiira1494
@Umu.Amiira1494 Ай бұрын
7 dumar ee uu Alle nacdaley waxaa kamid ah haweenka catarka isku buufiya ee banaanka ula baxa Subxaana’Allaah sidokale hadith aya Nabiga kusheegay inay ZAANIYIIIN yihiin kuwa iyakoo carfaya banaanka ragga ajanabiga ahi jogaan uso baxa Gabdhaanina hadey so iaticmaleen caratkan kulahaa Alle halaga cabsado gabdhooy oo ogow qofwalboow inaa Rabbi hortiisa xisaab mareysid 😢😢😢😢
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 Ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💕
@xusseenAadam2557
@xusseenAadam2557 Ай бұрын
Waa xaaraam dumar in ay barfuun mar sadaan ayaga oo banaan usoo baxayo alle ka cabsada
@user-ki2cl1ox3e
@user-ki2cl1ox3e Ай бұрын
Jah Amiiradeeeeeena Allaw daaa❤️‍🩹✨️👸
@Awohasan.123
@Awohasan.123 Ай бұрын
Danbi waayo Gabadh cadar keeda inay banaanka ugu soo baxdo ay raggu uriyaan alleh ka baqa 😢
@IfrahAbdi-lf8zp
@IfrahAbdi-lf8zp Ай бұрын
Raga iney dumarka ursadan ama firiyan ya ubaneeye iyaga?mise ayat quran miya jirta dhaheyso dumarka barfynka waka xaran and please don’t quote that fake hadith
@Maryamacaydid
@Maryamacaydid Ай бұрын
@@IfrahAbdi-lf8zpxadis Abu hurayra wariye nabiga scw kwariye miyad inkire SubxNallah
@cafimadchennalweigloss3384
@cafimadchennalweigloss3384 Ай бұрын
Yaakushegey waxaas😊
@Maryamacaydid
@Maryamacaydid Ай бұрын
@@cafimadchennalweigloss3384 orod axadiista baro inta social media dhax fa dhinlahayd cilmi yeelo yaku dhahay ha so taagnaanin
@SalmoSalmoxaashi
@SalmoSalmoxaashi Ай бұрын
Marba hadee amiiro kujirto ❤❤
@khadijaabdikadir7472
@khadijaabdikadir7472 Ай бұрын
Cadarka inay dumarku dibada ula baxaan waa xaraan dumaraw!! 🥺وتحسبونه هينا و هو عند الله عظيم🥺 نسأل الله العفو والعافيه🤲🏼
@Aame361
@Aame361 Ай бұрын
Asedow Amiira meel kujirin walahi xiiso malahan❤😢
@user-dx5ff5hh6i
@user-dx5ff5hh6i Ай бұрын
Ma ila aragte
@muslimwayforward
@muslimwayforward Ай бұрын
Ku sali nabigena mohamed scw 😔🕋📿 10k likes
@RamadanRam-gn1fc
@RamadanRam-gn1fc Ай бұрын
Waxaan ku farax sanahay qofkii ugu horeeyay ee like saara inaan noqday ❤ asad waan ku salaamay sxb ciid mubaarak كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الأضحى المبارك
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 Ай бұрын
Asad best youtuber koko amiira saamiya ladan cidi iyo kiki walaladey aan jeclahay ayaa tihiin ciid mubaarak ciidan ciideda kle nabad iyo caafimad alle hanagu garsiiyo
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Ай бұрын
Amiira qurux and kiki❤️‍🔥💌💋
@SafaQaasim
@SafaQaasim Ай бұрын
Gabadha hade barafun marsato oo nin carfio wexee u dhigantaah ayado zinesatay 😢
@HudeyfiRecovery
@HudeyfiRecovery Ай бұрын
Wllh Comment aan raadi nayey. Soo qodhe. 😢
@onelove7853
@onelove7853 Ай бұрын
Lkn zinadii weyneed maahan
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Ай бұрын
Anba wa.radinayey allow xaqa nagu dil​@@HudeyfiRecovery
@user-zk7ep2qw8u
@user-zk7ep2qw8u Ай бұрын
Dadkan iyago og be hadana sameyan Lkn ani gurigega marka jogo hbnki sexanaya marsada mesha jifanaya ka buuxsada carafta jclhy😢
@maariyodoiman362
@maariyodoiman362 Ай бұрын
Abyo catarka waaye barafunka cadi waye ladhahay lkn ani m a ogi saasa maqlay mana ku danbaabi kari🙄
@beelo73
@beelo73 Ай бұрын
Team Kooko like 🥰💖
@Niama-nalka.871
@Niama-nalka.871 Ай бұрын
Mar hadey amiira iyo koko meesha joogan lizzy nimo ma taalo😂😂
@QadarmuuseXasan-fm5sl
@QadarmuuseXasan-fm5sl Ай бұрын
Team koko one like 👍
@Shabalala-p5q
@Shabalala-p5q Ай бұрын
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
@abdullahicadar3124
@abdullahicadar3124 Ай бұрын
Team amiiro qurux one like ❤❤
@abdullahijelle9420
@abdullahijelle9420 Ай бұрын
Alle khatumada ha ino wada subiyo adukan inlaga tagi dono niyada aan ku hayno
@enginerhamzawi3439
@enginerhamzawi3439 Ай бұрын
Anigu waxaan kudhihi lahaa bro soo celi cayaarihii hore (games) sida cayaartii tuuga,waa beentiii,caasimadaha dalalka .......IWM Kuwaasaa shidnaaa bro
@sundusomar-jd1pj
@sundusomar-jd1pj Ай бұрын
Ilahayow Asad hanowenin KZfaqer kaa kaliya waxa waye markan dawanayo an farxad daremo ❤
@user-ok6rz6sq3m
@user-ok6rz6sq3m Ай бұрын
Wllhi anaa ku laqabo ❤
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Ай бұрын
Milyan qurux is back❤😍
@kawsarshuuke2659
@kawsarshuuke2659 Ай бұрын
Amiira meele kujirto la iga mawaayo❤
@SULTHAN27
@SULTHAN27 Ай бұрын
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
@user-ki2cl1ox3e
@user-ki2cl1ox3e Ай бұрын
Milyan quruxdeena finally is here ❤🎉
@somalianpoi4068
@somalianpoi4068 Ай бұрын
Koko markan arkey waan farxeyyy wllhi totodeyda I love you❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Ай бұрын
Same
@user-yu5bd4xk2y
@user-yu5bd4xk2y Ай бұрын
Same
@Zaarah1234
@Zaarah1234 Ай бұрын
Same❤
@cafimadchennalweigloss3384
@cafimadchennalweigloss3384 Ай бұрын
Hakuwasto
@maxamedahmed9834
@maxamedahmed9834 2 күн бұрын
Same😊😊
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Ай бұрын
The big legend asad hajio Eid muparak adiga io team 27 ❤🎉
@FarxiyoMacalin-gh9hs
@FarxiyoMacalin-gh9hs Ай бұрын
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
REER MALESIYA TEEM ASAD HAJIO. EID MUBAARAK🎉🎉🎉🎉❤❤
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs Ай бұрын
Perfumeka waa xaram in gabar dharkeeda melaha ragga joogan ku aadeey maxa waye jaahilnimadan aaway xathiiskii diidayey arinkan war tani waa aduunyo rabigigiina usoo laabta 😢
@hudaali2574
@hudaali2574 Ай бұрын
Yes waa xaram lkn perfume ayaka kama urin lkn dhalada waad Carfin karta dukamanka lagu gado hadey dumar io rag hadey wada galan ma xaram baa
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha Ай бұрын
​@@hudaali2574madan fahmin gabdhahan dukaan majoogan ee perfume ay isticmali jireen lee loso qaday si ay usheegto qofkasta io perfume kisa
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha Ай бұрын
gabdhahan waxama qiimaynayan oo social media gabdhahan jooga wa so jabhadeeyen codkooda ba cawra ah ee waxkala maxaka sheege
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs Ай бұрын
@@Abdallehmoha diinta barsho u bahantay soo baro kadib ila dood wll🖤🤎
@Abdallehmoha
@Abdallehmoha Ай бұрын
@@LEOABDALLA-fh5bs war ani kuma haysto diintana m.a wan bartay fiqi io axaadiithba 100% wa saxan tahay ee waxan ku dhahay gabdhahaan wa dad noloshu soo tuftay camal perfume io waxas dad ujoojinaya maha perfume ayadoon la garin so codkooda cawro ah oo rag ajnabi ka ah inaymaqlaan la diiday
@naciimonayruus2183
@naciimonayruus2183 Ай бұрын
إنما امرأة استعطرت فمرت علي قوم ليجدو من ريحها فهي زانيه😢😢 gabdhow iska daaya carftaa banaanka laso baxeysaan
@MahamudSaidmohamed
@MahamudSaidmohamed Ай бұрын
Ciid mubaarak wll weyn
@Umi_aragsan
@Umi_aragsan Ай бұрын
Inta an manta cidin farta tagta sideyda cml 😢
@SumayaSaidAbshir
@SumayaSaidAbshir Ай бұрын
Anaa uhu horeyay🎉 oo arkay video gan
@Ashrafhakiimi-qh5cd
@Ashrafhakiimi-qh5cd Ай бұрын
Eid muparik team 27❤😊
@hamdigurey2927
@hamdigurey2927 Ай бұрын
Cawaaa amira Nokentayy ❤😂
@user-qt3of6ir2x
@user-qt3of6ir2x Ай бұрын
Amiiradena welcome back❤❤❤
@user-cm4ku1nt3j
@user-cm4ku1nt3j Ай бұрын
Team amiira one like❤❤❤
@amiiraqueen2947
@amiiraqueen2947 Ай бұрын
Eid Mubarak team Malaysia ❤
@ruqiya1304
@ruqiya1304 Ай бұрын
Ciid mubaarak umada muslim ka meel kasta oo aad joogtaanba
@heartlove6520
@heartlove6520 Ай бұрын
Eid Mubarak team 27 ❤
@ZhataXasan
@ZhataXasan Ай бұрын
Ciid mubaarak landers❤
@user-sb8tt3mi2l
@user-sb8tt3mi2l Ай бұрын
Asad hajio plz gabdhaha ha iska dhaafaan barafuunada mafiicno gabar is carfiso plz am plz🎉🎉
@akqanciye
@akqanciye Ай бұрын
Gabadh ureyso miyaa fican markaa 😢
@Abdirahimmohamud-kp2jb
@Abdirahimmohamud-kp2jb Ай бұрын
Gabadh ureyso ma ficna balse diiniyan gabadha waa in ay isku carfasaa balse ninjeeda
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Dumar keliya maha xita raga dad aya jira hal mar dhalo dhan isku dhameeya 😂😂😂😂
@cafimadchennalweigloss3384
@cafimadchennalweigloss3384 Ай бұрын
Gabadh ureyso ya rabo marka
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
@@cafimadchennalweigloss3384 cidi uri meyso nimanka moyaan
@IbraBoy-rs1lr
@IbraBoy-rs1lr Ай бұрын
Wow keep going pro m.a Mar walba quality Ayaan kuu rajey nayaa Asad❤❤❤❤❤❤❤
@arafad5842
@arafad5842 Ай бұрын
Maasha allah kor usoco bro no one can reach u insha allah the best somali no1 youtouber ❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Ай бұрын
‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا❤
@user-vn4or3go8y
@user-vn4or3go8y Ай бұрын
team 27 Eid Mubarak Dhammantin😊
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Ай бұрын
Koko marka arkey waa farxey
@AmlaacaliMiskiiney
@AmlaacaliMiskiiney Ай бұрын
Wllhi sodokle darteda usoogaly
@Zaarah1234
@Zaarah1234 Ай бұрын
Sidokale wllhi ❤
@cafimadchennalweigloss3384
@cafimadchennalweigloss3384 Ай бұрын
Abaha miya mise wa hoyada waxan day howl la anta heyso
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp Ай бұрын
Eid Mubarak anaka na aaway hee
@dheereyechannel
@dheereyechannel Ай бұрын
Asad hajio keeps goings All Eid Mubarak all Muslim in the world's Team's koko Team's kiki Team's samia Team's amira 💯
@user-sl3nq2to6f
@user-sl3nq2to6f Ай бұрын
Ciid mubaarak
@CaliCabdi-ri5sj
@CaliCabdi-ri5sj Ай бұрын
Eid Mubarak 🎉🎉 teen 27
@HeifaaAbdi
@HeifaaAbdi Ай бұрын
First one ccomants❤🎉
@CadnaanAbdiQani
@CadnaanAbdiQani Ай бұрын
Eid mubarig asad xajiYo.iyo teamkisa. Keep going❤❤❤
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to Ай бұрын
Team koko like 👍
@hayattahmett
@hayattahmett Ай бұрын
amiiro markaad camera da ku buufisay cataraa iisoo carfay shaydaan maa I ag joogo😳😂
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 Ай бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw ❤❤❤
@sundusali8340
@sundusali8340 Ай бұрын
Eid wangsan team 27❤🎉كل عام ونحن بخير.
@walaljkarta4414
@walaljkarta4414 Ай бұрын
asado chalnge ga sariirt iyo chalenge ga pous aa u xiisnay so samee legend👍🥰🔥
@SabariinAbdullah-im6hm
@SabariinAbdullah-im6hm Ай бұрын
Koko iyi saamia haday kujiran videoga wuu iisocona runtii❤😊
@mohamedcusmaan9260
@mohamedcusmaan9260 Ай бұрын
Team samiya isnot easy❤❤
@CumarCabdalle-hs4pw
@CumarCabdalle-hs4pw Ай бұрын
Ciid mubark 🎉
@Amiinaaa0
@Amiinaaa0 Ай бұрын
Ala amiira😂😂
@luulhussein9815
@luulhussein9815 Ай бұрын
The real queen koko
@ilhanishaa2635
@ilhanishaa2635 Ай бұрын
Finaly koko and amira are here
@AmiiraAadan-pm3uu
@AmiiraAadan-pm3uu Ай бұрын
Asad hagio the legend from somaliland we love you ❤❤
@shariifabu-qw6vi
@shariifabu-qw6vi Ай бұрын
Azad hagio number one somali youtuber keep going pro
@Itz_miira
@Itz_miira Ай бұрын
Team koko💞💞💞😍🎀
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu Ай бұрын
koko wlhi lam qiyaasi kroh jecylka aan kuu qaboh alha ku xafidoh apaayoh
@user-ug6rd2ie8u
@user-ug6rd2ie8u Ай бұрын
Eid Mubarak dhamaan team 27 ❤❤ ayaan kamid ahay
@maymuunmaxamuud7045
@maymuunmaxamuud7045 Ай бұрын
Cid Mubarak walakey asad hajiyow ❤❤
@-Y95
@-Y95 Ай бұрын
Ciid Mubarak from 🇩🇯☪️
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 Ай бұрын
First one ❤
@AbdikadirJilib
@AbdikadirJilib Ай бұрын
Ciid Mubarak Dhamaan Muslimiinta 27 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 18 МЛН
KOKO OO KA YAABSANAY HORTEEDA ISKU DAGAALNAY / QOSOLKA ADUUNKA 😂
12:30
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН