No video

Waxan u direy lacago badan oo Fake ah iyaga oo TikTok Live ku jira

  Рет қаралды 533,584

Ashqar boy

Ashqar boy

8 ай бұрын

Waxaan iska dhigay dadka caanka ah si aan uga Aargoosto kuwii idili jirey berigaan yaraa
follow iga so dhe instagram👉 ...
Kusoo biir discorkeyga 👉 / discord
follow iga so dhe TikTok 👉 / ashqar.boy
follow iga so dhe Facebook Page 👉www.facebook.c...
اللهم صل على سيدنا محمد
Mahadsanid sxb

Пікірлер: 1 400
@ashqarboy
@ashqarboy 8 ай бұрын
Weli ma Aaminsan tahay iney jiraan dad lacago run ah ku dira tiktok mise sideyda ayeey waxan isticmaalan 😃?
@user-bg4pk9cg1f
@user-bg4pk9cg1f 8 ай бұрын
Maba aaminsani 😂😂
@ShaNtA____
@ShaNtA____ 8 ай бұрын
Haaye way jiirane zxp ii sheeg bal seede loo isticmaala
@Sarkaalka
@Sarkaalka 8 ай бұрын
Sxb noo Soo bad
@sunduscadeey4568
@sunduscadeey4568 8 ай бұрын
Waxaa umaleen jire run kwrn lkn hada kadib hadaa aamino saas😮😂
@Mohamed-aden143
@Mohamed-aden143 8 ай бұрын
Soo badi zxp
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢
@user-lx4ir3tb8j
@user-lx4ir3tb8j 8 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم 🎉❤
@MohamettAbdiNur
@MohamettAbdiNur 7 ай бұрын
Zcw
@Samatiski
@Samatiski 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@user-yc1qq5uq1y
@user-yc1qq5uq1y 7 ай бұрын
Scw
@user-yc1qq5uq1y
@user-yc1qq5uq1y 7 ай бұрын
Scw 1:35
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 8 ай бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@Muhiim619
@Muhiim619 8 ай бұрын
Aamiin Insha Allah 🤲🏻
@LUGEYE1234
@LUGEYE1234 8 ай бұрын
aamin wll thankS
@user-yu2jh3jo7k
@user-yu2jh3jo7k 8 ай бұрын
Aamiinnnnn❤❤
@hadiyaayanleh9833
@hadiyaayanleh9833 8 ай бұрын
Amiin wll dhamanten ba🥰🥰🤲
@user-zb1oo8gj4r
@user-zb1oo8gj4r 8 ай бұрын
Aamiin
@qaniyarepesofficial2667
@qaniyarepesofficial2667 7 ай бұрын
Wallahi Somali KZfaqrka ugu talentiga badan adiga waa vedioyashada waa unique
@hasanabshirali3922
@hasanabshirali3922 5 ай бұрын
ashaqar $1😢 ma isii Aysa
@sharmakeahmed8492
@sharmakeahmed8492 8 ай бұрын
Ashqarow nin waalan barnaamijkaan waa kii noqon laha 2024 kan loogu daawshada badan yahay lkn waad fashishay wxd samaysa acount kle soo qaado soona badi muuqaalada waan hubaa talented inaad tahay
@queenayush1463
@queenayush1463 8 ай бұрын
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada ha idinkubishareeyo amiiin 🤲yaa Rabi wll ilahay kugudharshe wll isoboqo oo waxad ee awoodid ee sameey shukran❤️🥰🌎🤝❤️🫂🩸
@farahabdirashid740
@farahabdirashid740 7 ай бұрын
This dude deserves a million subscribers😂😂😂
@sukunagemar620
@sukunagemar620 8 ай бұрын
Ashqarow sxp waxa aan ku taageeri jiray marka aad maraysay 10k wallahay ❤
@MARQATI__HORE
@MARQATI__HORE 8 ай бұрын
Waligey 100 like ma helin😂❤
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 8 ай бұрын
allha is one ☝️ 😢❤
@Wll__xijaazi11
@Wll__xijaazi11 8 ай бұрын
Balqiis Babiso wlhy Waa Saxibtie Oo Lacag Anoo Qaybinaayo igu Aragtay 😂❤
@user-nu3ti6tw6l
@user-nu3ti6tw6l 8 ай бұрын
Zhp givet up siide loo is tucmala
@XamdicabdullahiNalka
@XamdicabdullahiNalka 7 ай бұрын
Ashqarow soo badi muuqaaladaan waanku taageera waana jeclhy daawashada muuqaaladaada❤❤❤
@AhmedDaakir
@AhmedDaakir Ай бұрын
Ana wllo 😂❤😊
@Sabrina_4889
@Sabrina_4889 8 ай бұрын
😂 ashqar keep going bro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiqani_3
@Abdiqani_3 8 ай бұрын
Quruxy taageraha ashaqar boy miyaad ka mid tahayne
@Abdiqani_3
@Abdiqani_3 8 ай бұрын
Quruxy taageraha ashaqar boy miyaad ka mid tahayne
@Abdiqani_3
@Abdiqani_3 8 ай бұрын
Quruxy taageraha ashaqar boy miyaad ka mid tahayne
@Abdiqani_3
@Abdiqani_3 8 ай бұрын
Quruxy taageraha ashaqar boy miyaad ka mid tahayne
@Sabrina_4889
@Sabrina_4889 8 ай бұрын
@@Abdiqani_3yeah ilaya marki u bilaway ❤😢🥹
@aamiindaadmadheedhofficial6145
@aamiindaadmadheedhofficial6145 8 ай бұрын
Halka waxan ka fahmay inay feke tahay waxa laysku dira oo dhani 😂😂😂😊
@SakiOsman
@SakiOsman 7 ай бұрын
Maaha fake car libaax ama rocket 🚀 ha diro😂 inta uu diray marka xataa speed challenge lagu daro 40k ma garto isaga diraya lacag cadi ah si uu uga sameeyo lacag ka badan tu haysto mida kle hadu fake dirayo Ciwankisa wayn ee tiktok kama direen 😂😂😊
@walaalkaweynmaxad2603
@walaalkaweynmaxad2603 3 ай бұрын
​@@SakiOsmanhalmar live so gal wax kutuso pro
@romal_kinda2023
@romal_kinda2023 2 ай бұрын
Hhh war waa run waa la diri karaa fake 3 bilood ayaan radinayay wanan helay ​@@SakiOsman
@julevo
@julevo 2 ай бұрын
​@@romal_kinda2023zhp maa ii sheegi karta
@user-jx4nv4vc6k
@user-jx4nv4vc6k 2 ай бұрын
​@@romal_kinda2023sidee loo diraa sxb
@marwoqali6761
@marwoqali6761 8 ай бұрын
ashqarow vediogan oo kale soo badi zxiip oo mida kale dadka nasii tus aanu sifiican usii daawaneee markiiba waad ka boodysaaye
@Siham-id4zq
@Siham-id4zq 8 ай бұрын
Ashqar boy dhibkaa kugu jeclahay😂😂
@yacquupmohamett
@yacquupmohamett 8 ай бұрын
Dadka wad ka HoreeSa ee Ha waalin nio😂😂
@Samatiski
@Samatiski 8 ай бұрын
KZfaqrka kali ah ee aan videowgisa aan xiiseyo😮😮
@LayloMahamed
@LayloMahamed 7 ай бұрын
Ashqar keep going brother❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 8 ай бұрын
Part 2 wlhi waa video xaraabo ah Ashqar😂😂
@apdulwahabismael3019
@apdulwahabismael3019 8 ай бұрын
Wr bro wlh muuqaalkaaga wn sugaa 😂😂 soo badi nio Oo atleast wiigii 2 muuqaal soo gali
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 ай бұрын
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️❤️
@zakariyeabdirahman6634
@zakariyeabdirahman6634 8 ай бұрын
Zxp markale kusoo celi inta igu raacsan like isku muujiya😁😁
@Muztaphemuktar1
@Muztaphemuktar1 8 ай бұрын
Ashqar big fan wlhu😂😂❤
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 8 ай бұрын
Wlhi dacaad baa uu qoslay Ashqarboy gabadha igu daraan waa tajiirtay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ub6we7ng4j
@user-ub6we7ng4j 8 ай бұрын
Ashaqar boy the legend❤
@cpm_beazt
@cpm_beazt 8 ай бұрын
The best video I have ever watched in my entire life ✅✅👑
@user-sx8gn8uj8d
@user-sx8gn8uj8d 8 ай бұрын
keep going ashqar❤❤😂
@mariaadow9704
@mariaadow9704 8 ай бұрын
Allah is one ☝❤❤❤❤🥺
@Angaryboss
@Angaryboss 8 ай бұрын
Aubuflah ha somalida😂😂😂😂🎉
@najahmahdi8521
@najahmahdi8521 8 ай бұрын
WaN kuwada ashqar boy horey usoco from qabridahar 😂❤❤
@user-np1zr9qm2p
@user-np1zr9qm2p 8 ай бұрын
Ashqar talent man❤🎉
@user-qu3py6zp3x
@user-qu3py6zp3x 8 ай бұрын
ashqar boy waan kutaageera❤❤
@nasroqueen
@nasroqueen 8 ай бұрын
Keep going pro waan kuxiisny wllhi
@GoatMaradinho
@GoatMaradinho 19 сағат бұрын
Keep going ashqar boy
@user-hk9ti6lk1x
@user-hk9ti6lk1x 8 ай бұрын
Inta Facebook kaso racaday vedio wan idin salamy🙌
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 8 ай бұрын
Ashqar boy legend😅❤
@ismail__Treore
@ismail__Treore 8 ай бұрын
ASHQAR NIN WAYNE WAKU TAGEERA TALIYE😂😂😂😊
@tasliimdhaladboqortoyo619
@tasliimdhaladboqortoyo619 8 ай бұрын
Ashqar boy waa danbi wllhi intadad video soo galin qosol laan ayaa igu dhacdaa😂
@abdukadiribrahim2102
@abdukadiribrahim2102 8 ай бұрын
Inta igadeysoy liketa haiga hasdina 😂❤
@cabdifitaxcaabi1980
@cabdifitaxcaabi1980 8 ай бұрын
Guuleyso sxb talent leedahay inkasto muuqalada Naga so daahiso
@user-bs8fp6fr4j
@user-bs8fp6fr4j 8 ай бұрын
Zxp ashqar adibaa feel ah 😅😅😅
@user-dg1ht5sy9b
@user-dg1ht5sy9b 6 ай бұрын
Ninka aan taayeero ashqar sxbkay mcn
@usermahamed
@usermahamed 8 ай бұрын
Ashqar is not easy😂😂
@Sharmaakemuusewarsamedhuumood1
@Sharmaakemuusewarsamedhuumood1 8 ай бұрын
War ashqar dhib badanidaa 😂 dadka lugooyada ka daa,😂😂😊
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 8 ай бұрын
Ashqar fUnny baa Tahy😂😂
@Stargirl20085
@Stargirl20085 7 ай бұрын
war waa markii ugu horeysy wax na anfaca soo dhigtee appka magacii 😂❤
@SurprisedChurros-ob8rw
@SurprisedChurros-ob8rw 6 ай бұрын
saaxiib ash qar waxaan Rabaa in aan ogaado sida loo diro lacag fake ah saxiib ma aamin sani bleas igu caawi appka magaciisa
@HaashimAxmed
@HaashimAxmed 8 ай бұрын
Aar dhifiq mid maha wallhi😂😂😂😂
@Hanuush429
@Hanuush429 8 ай бұрын
Waaku taageera ashqar boy
@ROSES_ARE_ROSIE100
@ROSES_ARE_ROSIE100 7 ай бұрын
Ilaa malinka youtube soo gashywaku tageeri jiray lkn vedio Gan wlhi wad iga danbajisay San uqoslyay😂😂😂❤talented boy
@ilsa182
@ilsa182 8 ай бұрын
Wanka helay video gan 😂😂😂 Part two kasoo samee❤
@user-jg2oh4ho4l
@user-jg2oh4ho4l 8 ай бұрын
Ashqarow wlhi funny baa tahy waa kutaageeraa
@DarwinNunez10
@DarwinNunez10 8 ай бұрын
Ashqar lacag xage ka helaa. Pro feekga aan Caan is ka dhigee😂😂😊
@NuurMooye-xn2ll
@NuurMooye-xn2ll 8 ай бұрын
Wa been mid caadiyu diray
@user-ox7kf8dt3d
@user-ox7kf8dt3d 8 ай бұрын
Ashqar boy video yadan sobadi kuwan AA kahelaa wallahi😊
@apdirahman23.
@apdirahman23. 7 ай бұрын
Ashqar zxp sidee loo sameeyo Naaso duub
@najahmohamed7861
@najahmohamed7861 8 ай бұрын
Ashqar boy noso sheg sida lo isticmalayo, amkan blz wllo❤❤
@HamDaBilaN-mn6eo
@HamDaBilaN-mn6eo 8 ай бұрын
Ashqar boy funny baa tahay wallhi waku taageeraa keep going pro
@ShukriyusufMuse-x3l
@ShukriyusufMuse-x3l 4 күн бұрын
Dhifiq isn't easy💔😭😂
@user-iw3mx4zx9h
@user-iw3mx4zx9h 8 ай бұрын
Taliya cajiska. Is ka Qaad video ga Soo bade Hal is booc baa Hal video baa so digaysaa Taliya
@safiyafaarax8570
@safiyafaarax8570 8 ай бұрын
😂😂😂dacad u qosley walhi 😢
@OSCOR___Hero__1M
@OSCOR___Hero__1M 8 ай бұрын
Ashqarow saxib sawir inana kula galo rajenaya😍📸 insha ALLAH
@ipraahimhuseenhasan
@ipraahimhuseenhasan 8 ай бұрын
Ashqarow videos kaagu way yaryihiine see wax uwadaa waan kutagernaye naga soo badi videos ka nio
@Hajicaska
@Hajicaska 8 ай бұрын
Walidi oo Qof ah 😂😂🤷‍♂️🤩
@user-pz8dy9rf3l
@user-pz8dy9rf3l 8 ай бұрын
Ash qar bari yashan walal muuqalada waanaga joojisay ee maxaa kugu dhacay 😢😢😢
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 8 ай бұрын
Hno waa ka helaye ma isbaran karna
@user-pz8dy9rf3l
@user-pz8dy9rf3l 7 ай бұрын
@@apdicazaanyo1333 mac nahaga manan fahmin adigoon I arkin misana aanan wax iga qoon sidee igaaga heli kartaa🤔🤔😊😊
@kadarmahmud9910
@kadarmahmud9910 8 ай бұрын
Ashqar boy anaga maad nagu cìyaaraysaa mize iyaga walhiii kuwaad ku ciyaarayso ma fhmin😂😂😂😂....keep going
@ShaNtA____
@ShaNtA____ 8 ай бұрын
Caawa waxay ku began tahay habeenikii uu Messi world cupka qaaday 18 12 2022 markaa loveta ku booba Hoy qoorolka fans goat Messi 🐐
@AmiinYare-yj4mz
@AmiinYare-yj4mz 8 ай бұрын
1yr ago zxb😢
@shamsudiin6500
@shamsudiin6500 8 ай бұрын
messi aku waso
@mohanhero296
@mohanhero296 8 ай бұрын
Ma xasuusata somalia goorta koobka qaadeysay horta 😢😂
@Suhayb263
@Suhayb263 8 ай бұрын
Jiisks😂
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 8 ай бұрын
Wahad 15 ka wayntahay ciyara daawo iska ilow ciyarta kadib maxad kaxasuusanay Habeen Nin asaagaya shaqaystay lacag
@KingSd-tt7on
@KingSd-tt7on 8 ай бұрын
Zxpow noo zoo badi❤
@zhakirmaxamed6649
@zhakirmaxamed6649 8 ай бұрын
Yacni waad raagaysa bishii mar imanaysa aniguna waxan rabna ina ku helo maalin walba❤❤❤❤
@diiniyossjr
@diiniyossjr 8 ай бұрын
Zxb muqaalada gameka cabsida ah ino soo badi zxb place
@MaryanXasan88
@MaryanXasan88 8 ай бұрын
part two 😂 ashqar boi plzz
@abdiibobasaa
@abdiibobasaa 8 ай бұрын
Kkkkkk Niyoo Ashqar suqaa walii La so galeey😂😂
@abdishakuraden7358
@abdishakuraden7358 8 ай бұрын
The lenged. Sxp.qof kle aan marka aan arko qosul isku Colin waayeyo😂😂 keep going sxp
@user-pq2yr5eh4f
@user-pq2yr5eh4f 8 ай бұрын
Wlhi wn xanaqsana ashqarow anoo qoslayo is arkay mhadsanid 🙏🥰
@namelos2963
@namelos2963 8 ай бұрын
Anuu qayladaadan ku haystaa kkkkkk horaa looyidhi ninka waalan markuu qoslaa ka miyirka qabaana qoslaa😂😂
@omarikar82
@omarikar82 8 ай бұрын
Ashqar boy Dadka waad ka waashay😂
@user-oy3pg8yn7t
@user-oy3pg8yn7t 5 ай бұрын
Ashqar waan ku tageera zxp 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hothanmuhumed1139
@hothanmuhumed1139 6 ай бұрын
Ashqaryare congratulation 🎉
@maidamahdimohamed
@maidamahdimohamed 8 ай бұрын
Dadka hawaalin Adiga ❤❤
@hanancadeeyhenan1260
@hanancadeeyhenan1260 8 ай бұрын
Warya hedhe wax maku shega anaga markasta follow kuso dhahna adina geam horror maso dhigto 😢😢
@dytffttg6491
@dytffttg6491 15 күн бұрын
Wiilkan wa miskiin waqtigisa kama faidesto majiro nin somlia waxn samen karo wlh mel sare gari lehed wad isku dheshay video adbey uyar yhn adey kula jirta 😊
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 7 ай бұрын
Ashqar boy big legend keep going
@axmedxasan3887
@axmedxasan3887 8 ай бұрын
Sxb Part 2 so sameey 😂😂😂❤
@Willka_ahmed28
@Willka_ahmed28 8 ай бұрын
Sxb please video badan noo sodhig sxb😢😢
@abdimudey5112
@abdimudey5112 6 ай бұрын
Hibo weyn baad leedahay wllo, hore u soco
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 8 ай бұрын
Amharic bay ku hadlayaan ashqarow
@AyaanAyaanisse-tt3wz
@AyaanAyaanisse-tt3wz 8 ай бұрын
Wa ku wtaa ashqar❤❤
@lulita__Ahmad
@lulita__Ahmad 8 ай бұрын
Babiso is not easy 😂😂😂
@Mohamed27282
@Mohamed27282 5 ай бұрын
Appkan qofki rabo ana usharaxaya 🇸🇴
@hanadxikmaawi1280
@hanadxikmaawi1280 5 ай бұрын
Isheeg zhb
@user-wf6eg7yh7k
@user-wf6eg7yh7k 5 ай бұрын
Ashqar boy lacagta beenta sidee loosameyyaaa wlll🎉
@haajirocabdiqani5267
@haajirocabdiqani5267 8 ай бұрын
Please part 2
@MaxamedQaliif-lx6is
@MaxamedQaliif-lx6is 8 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk sxb soobadi please 🎉🎉🎉
@GenaralSuuley
@GenaralSuuley 2 ай бұрын
Zxb mcn isdelo sameya ama lo la.sodaga ikalsheg Zxb ashaqarow😊
@suldanyusuf1446
@suldanyusuf1446 7 ай бұрын
Waaaw wlhy wn qoslay shp Ashqar kusoco🎉
@Hanuush429
@Hanuush429 8 ай бұрын
Ani isoo dir Gift😂
@faraxabdulahi4853
@faraxabdulahi4853 8 ай бұрын
Wll Maxad dadka ogawlaysa od iftiga bentah ugu dirysanah 😂😂😂😂😂
@ARAFADGUEDI-ez6jx
@ARAFADGUEDI-ez6jx 8 ай бұрын
Wlhi bro keep going inshaallah gool💪😎🎭😁
@Sacdiyaqaalib-bq5qw
@Sacdiyaqaalib-bq5qw 6 ай бұрын
Ashqar zxp wax waan kaa codsanaya zxp aawy games kii😊 horror
@MohamettAbdiNur
@MohamettAbdiNur 8 ай бұрын
good talent
@Dhiirigalinolosha
@Dhiirigalinolosha 6 ай бұрын
It’s funny 😅😅😅
Waxaan gabdhaha caanka ah kala wareeegay Instagramkooda
12:37
Ashqar boy
Рет қаралды 450 М.
Iskudey In aadan qoslin | Try not to laugh
9:12
Ashqar boy
Рет қаралды 349 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 37 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 25 МЛН
ملحد يتشاجر مع أصدقائه من أجل الإسلام - سبحان الله
12:44
Ali Dawah Arabic - علي دعوة باللغة العربية
Рет қаралды 47 М.
YOUTUBERDAN VIDEOGODII UGU HOREEYA MUXUU AHAA ??!!
11:54
dhiigeste
Рет қаралды 8 М.
Waxaan PRANK CALL ku sameeyay Macalimiintaydii
8:37
Ashqar boy
Рет қаралды 214 М.
Waxaan dadka caanka ah iskaga dhigey duq xildhibaanad ah | PRANK
9:32
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16