Barnaamijka | Habeenka Jiim Sheekh Muumin | Astaan TV HD 2020

  Рет қаралды 53,797

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Xuquuqda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.

Пікірлер: 265
@jaahuur3233
@jaahuur3233 4 жыл бұрын
Legend Jiim ka sokow Cumar seerbiya laftiisa ayaa u qalma bilashad sharaf sida fcn ee usoo nooleeyey faankii hore. Shoutout to Cumar seerbiyaha
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
Ku barinaye Boqorow Ilaahow JIIM ifka noo baxnaani aakhira barxaddii Rasuulka (NNKHA) ku aroori. JIIM caynkiisu waa NAADIR. Isaka iyo cuudku waa sheeko wadaag.
@sandabaylodaybiiqay9691
@sandabaylodaybiiqay9691 4 жыл бұрын
Jiim jiikh muumin umada somaaliyeed oodhan baa uducaynaysa laakiin inanta heesaha qaadaysay way quruxbadantahay codwanaagsantahay waxbaa kaDhiman
@adenosman5768
@adenosman5768 4 жыл бұрын
Aad iyo aad sxb
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Xafladdaan waxay i tustay runtii inay Soomaaliya nooshahay oo mustaqbal iftiimaya uu dalkeena sii, galayo , maanta haddii aan garanay in la xuso oo loo mahadceliyo raggii udub dhexaad u ahaa fankii berisamaadka ee Soomaaliyeed sida ustaad Jiim Sh Muumin waa arin ugub ku ah sooyaalka ummadda Soomaaliyeed, waxayna ku tuseeysaa dareen ummaddnimo iyo soo celintii sharaftii iyo xadaaradii iyo dhaqankii Soomaaliyeed , waxaan uga mahadcelinayaa madaxa Astaan Tv Cumar Seeribiya oo isaga laftiisa baal dahab ah ka geli doona hawsha culus ee uu ka qabtay dib u ururinta taariikhda fanka iyo fanaaniinta Soomaaliyeed; Mahadsanid Cumar Seeribiya iyo teamkiisa;
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay.?
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
أطال الله عمرك جيم شيخ مؤمن أسطوره من الأساطيرالفن الصومالي
@cabdishakuursiciidcabdi3058
@cabdishakuursiciidcabdi3058 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto, Jiim Shiikh Muumin mid ka mida ah udubka dhexaadka fanka Soomaaliyeed. 😢😢😢😢
@fahadkeynaan9326
@fahadkeynaan9326 4 жыл бұрын
Alla waa barnaamijyada aan dunida ugu jeclahy astaan iyo cumar serbiya noolaada soomaalidu way ka warqabtaa sidaad fanki dhiman rabay unoolayseen thanks
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 4 жыл бұрын
Jim Sh. Muumin legendary!. Cumar Seerbia waxaa uu mudan yahay abaal marin qaali ah. Thank you Cumar.
@kobciyewarsame6119
@kobciyewarsame6119 3 жыл бұрын
Allaha nookaa deysto caafimaad taamadaa kuu rajeynaa Al Ustaaf Jiim Sh muumin kaban macaankiis hadaa maqasho wa kuu gacanta macaan Ku garaaco Jiim 👏👏 Ayaan wadani meeshey ka heeseyso waxaa isoo xasuusisay AUN Kinsi X aadan Astaan iyo Cumar Seerbiya waa Ku mahad santihiin
@abdirahmanrage4988
@abdirahmanrage4988 2 жыл бұрын
Jim Sheik muumim shalay ayuu muqdisho kugeriyode Ayaan maqlee illahey haku naxariso damanten wan dimaneyna inshallah illahey Anka baqno walalyal
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
Axyaa Muxuyadiin sheekh muumin (Jiim) Allah ha dhowro cumriga ubarakeeyo caafimaad taam ah hasiiyo runtii wuxuu innagaga tagayaa kayd xusuuseed qiima badan
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Jiim sheekh muumin waa ninka ugu farshaxansan soomaali inta wax tunta waa mucjisadii cuudka isaga iyo kabanku waa saaxiib dhaw wuu dhex galaa
@fahadkeynaan9326
@fahadkeynaan9326 4 жыл бұрын
Allow inoo dhawr c,serbiya waaka caawa inoo keeny boqorki cuudka soomaaliyed ustad jiim sh,muumin
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 4 жыл бұрын
Allaa yacizak Astaan tv Runtii waxaad sameyseen Barnaamija Aad iyo Aad muhiim u ah sababta waxa waaye Hadii Dadka umada somaliyeed magaca kuleh waxtarkana usameeyey intey noolyihiin laga faa iideysa waayo ugu yaraan taariikhdooda lasobandhigi wayo waxba matarayso qofka markuu dhinto in tariikhdiisa lasheego waxn sido kale Aad ugu mahadcelinayaa USTAD JIIM SHMUUMIN oo Ah Qof kaban graca Midkan ugu jeclahay Ani ahan Thanks ayan lehay illhy cimriga iyo cafimadkaba ha ubarakeeyo Waad mahadsntihiin" We make Somalia great again again "
@abdirizakjama8574
@abdirizakjama8574 4 жыл бұрын
Legend Jim Sh. Mumin - caawa cuudka caadi ma ahan - waa Laga hadasihiyay - MashaAllah - cimri IYO cafimaad Allahaa kuu siyaadiyo Jim - macakinka wax ha Laga barto
@aminsaed4696
@aminsaed4696 2 жыл бұрын
Muhiyadin sheekh muumin " jiim ". 😪
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
12 hours kadip anigaa dhagta ku haayo.....cajiib 🔥
@abdiwahidhussein8396
@abdiwahidhussein8396 4 жыл бұрын
Astaan waad ku mahadsanid 1000 iyo kow jeer walaahi wuu u qalmaa in kabadan in la maamuuso sooyaalkii fanka soomaaliyeed door shariif ahaa, ee uu ka soo qaatay. Jiim jiim jiim jiiim jiim jiiim. Kuma ilawno. Cimri dheer iyo caafimaad ayaa Alle kuu waydiiyay
@ahmedqatin77
@ahmedqatin77 2 жыл бұрын
jiim,da'uud,iyo cumar haka reebin shaymire,iyo mushteeg,barre fidow, mohamed mooge waa inta aan ugu jecelhy tumista cuudka
@abdiazizissack5404
@abdiazizissack5404 4 жыл бұрын
Faninti ismawadha damaan cod halasi.. Ayan Wadani gacan ban uu tagi natural voice. She has unique voice
@abdimajidabdullahi5878
@abdimajidabdullahi5878 4 жыл бұрын
Yaaa ustaadi allaha ku dhowro. #AYAAN WADANI , iyadaa ugu dhow inta meesha la keenay caawa. Si kastaba barnaamijku waa Top, Mhdsndiin intii kasoo shaqaysay.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 4 ай бұрын
Ilaahay naxariistiisa waasaca ah ha siiyo ustaad Jiim. Dadka qiimaha leh ee Soomaaliyeed ayuu ka mid ahaa.
@mohamedzaayid1792
@mohamedzaayid1792 4 жыл бұрын
Legend Jiim habenkan nasib ayan uyeshay inan ka qeybgalo habenki Jiim shikh mumin Astaan thanks, Sxbkey Cumar serbiya iyo dhuubane
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 3 жыл бұрын
Maanshallah waxaan u mahadcelinaya TV ASTAAN siday usoo diyaarinyeen barnaamijkan qaaliga ah ee ay kasoo diyaariyeen macalinka wayn ee JIIM SH MUUMIN oo udub dhexaad u ah guud ahaan fanka somalida ,waxaan sigaara wlkey cumar seerbiya sida uu isugu hawlay wakhtigana u galiyey soo noolaynta fankeena qaaliga ah,ugu danbayn waxaan guud ahaan tvga astaan iyo hawlwadeenadiisa gaar ahaan wllkey cumar seerbiya ku boorinaya in aydaan inta ku dhaafin halka taariikhada uu leeyahay Macalin JIIM SH MUUMIN ee ku dheer aniga iyo dadka soomaliyeedba inaydan inta ku dhaafin ee aad sii wadaan waa mahadsantihiin marlabaad.
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Al-Ustaad Jiim, farshaxaniiste aan abaalkiisa la gudi karin. Cimri dheer iyo caafimaad. Big Respect & Salute.
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Waan yaabanee markey tiraa asna kabankuu kasiina
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
The Legendary Jim Sh. Muumin
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Thanks Man🔥
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
Ustaad Jiim Sh. Muumin, Alleh ha barakeeyo. 💙
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 4 жыл бұрын
Mulaxan Chiim Sheikh Mumin Gacan fadhida sida aan kabanka oga sharqaminaya waxaan ka dhadhansanayaa erayada heesta allaha haku cafio aduun io akhiro guulayso ustaad Our Hero❤✌
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 3 жыл бұрын
Dowladda Somalia waa in ay jiim shekh mumin caawisaa iyo dhaman ummadda somaliyeed wuxuu ahaa halyay fanka somalida wax wayn ku soo kordhiyay taalana wa in aan u dhisnaa isagoo nool
@adena2210
@adena2210 4 жыл бұрын
Shaqsiga bini-Aadamka lama xaqiree gabadha ayaan waddani ah codkeedu waa boqol halaad alle ha sharfo.
@mohasomali1
@mohasomali1 4 жыл бұрын
Waaa barnaamij cuudka in lagu heeso uhorseeedikara waaana munaasab lagu maamusey aaabaha cuudka jiim sheikh muumin cimri dheer urajeynaya. #Astaan TV waxaan idin dhahay halkaa kasii ahay. #Omar seerbiya ahaba cilmi baaraha museum ka somalia
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 4 жыл бұрын
Jiim wax kale
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 4 жыл бұрын
Living Legend ilahai cafimad iyo cimri dheer ha siiyo very few people are like him Jim Shiekh Mumin gacaantisa jecliya
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 4 жыл бұрын
Somaalidu Hadey inuun Qof fanka wax kusiinayaan USTD JIIM Ayaa mudan in lasiiyo
@selamali8853
@selamali8853 4 жыл бұрын
❤Legend Jiim shiinkh Mumin cimri dharar iyo cafimaad ban u rajeynaya
@abdihakimhersi2912
@abdihakimhersi2912 4 жыл бұрын
Congratulations...Very well deserved, indeed !!!
@libananjalo6186
@libananjalo6186 3 жыл бұрын
Masha allAaah astan waxaad qabateen hoowshii dowlada thank you
@subairlamela7910
@subairlamela7910 4 жыл бұрын
Jiim sheekh muumin kaban iyo laxan cidi kuma gaadho alla ya cizak 🙏🏻
@ismahanabdihakim9611
@ismahanabdihakim9611 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abtigey mcn 😭😭😭 dunuubtiisa oo idil alle ha cafiyo mata duco ayuu noga bahan yhy abti mcn kuma ilowo abid qalbiyadena ayaa babies kusi ahaan dontaa qaasatan aniga abti marna qalbigeyga kama bexeesid inaa iga geeriyooty ila ma ahan abti anoo dhabteyda ku naf baxday ilaa hda wn amini la ahy geridaada gerida waa xaq abti alle haku NAXARIISTO oo rabi haka rali noqo kitaabkaaga midig alle haka siiyo 😭😭😭😭😭
@abwaancuriye242
@abwaancuriye242 2 жыл бұрын
*Ax walaal alle samir iyo iimaan saadiq ah ha kaasiiyo*
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 4 жыл бұрын
Salaan Gacaltooyo iyo Nabadi korkiina.Ha Ahaato Bahda Astaan tv. Macalinkana Taariikhda ayaa Xusidoonta in badan insha allah. Caafimaadkana Allaha u Siyaadiyo
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Heer sare Al-Ustaad Jiim, farshaxan kaban Ilaahay wuu ugu deeqay. Laakiin kursiga ayaa ku yara gaaban baad moodaa, taasoo sababtay inuu marmar kabanka kor uga qaado lugtiisa. Ama wuxuu u baahnaa footchair si kabanku lugta ugu nagaado. Markaasaa si fiican loo maamuli karaa. Laakiin Jiim khibraddiisaa caawisay.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Waaad aragti dheertahay MashaAllah
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Gacant gacanta gacantu kama go'do jiim sheakh muumin waxan ku bartey wareysi 2006 ayka qadey universal tv markii an fankisa sii dhexgaley waxan ka bartey fann aan waligey ka xiisa dhici doonin wa markii ugu horeysay tariikhda ee xus iyo mamuus loosameeyo tiirashii iyo udub dhaxaadkii fanka iyogoo nool uu xaadira qoraa cumar seerbiya iyo dhamaan ASTAAN TV door fiican ayad kaga jirtaan so noolaynta fanka &masraxa the oroginal music jiim sheikh muumin allaha cimriga ku ubarakeeyo
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Libaax fanka somalia soo maray weeye jiim cimri dheer iyo caafimaad adero
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 4 жыл бұрын
Waaw jiim sheekh muumin illaheey hakuu xifdiyo sidoo kale cumar serbia nin culus guuleyso thanks
@abukarjimale9826
@abukarjimale9826 4 жыл бұрын
Bahda Astaan TV waad ku mahadsan tihiin barnaamijka quruxda baddan ee aad ku soo bandhigteen doorka faneed ee Mulaxam Jiim Sheekh Muumin iyo waliba inuu yahay ninka ugu sareeya tumista kabanka gaar ahaan waxan u salaamayaa Cumar Seerbiya oo aan aad u jeclahay barnaamijyadiisa fanned halkaaga ka sii wad Fg, ila soo xiriir cumar Seerbiya
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 жыл бұрын
Waan Idiin salaamaya Marka 1aad, Marka 2aad waxaan Aaad u jeclahy Tumista #Cuudka AMA Giutor ka Mana sheegi karo Waqtigaan Baran laha iyo Meeshan ka baran Lahaa Aabe Mulaxan Fanan Jiim sh. Mumin na Allaha cimrigiisa dheereeyo
@baylood.germany
@baylood.germany 4 жыл бұрын
Hiddo Dhowr Channel abt anba waan jecelhy lkn Ma aqaan wakhtiga lagu baran karo bilo miya mise snado Ma shegi karo bro slan sre
@jghyd3035
@jghyd3035 4 жыл бұрын
Allaha Ku siiyo cimri dheer iyo cibaada suuban al mutrib al fanaan kabiir allaah kabiir us jiim sh. Muumin
@hamzahoori5945
@hamzahoori5945 4 жыл бұрын
Barnaamijka waxa ila soo socod siiyey saaxiib kay Cumar Seerbiya inuu caawa soo galayo mahadsanid saaxiib, waan sugi karo la'aa JIIM.
@sm3237
@sm3237 3 жыл бұрын
Thank you astaan tv
@mohameddeeq6393
@mohameddeeq6393 4 жыл бұрын
Waa barnaamij qiimo badan bahda astaan aadbad u mahadsantihiin ustaadku caawa wuu inoo raaxeyey alle haka abaal mariyo anigana waxaa farxad gaar ii ah inaan jiim meel ku wada dhalanay buuloburte waliba helada wabiga buulo carab uu heesiitii ugu horeysay ku laxameyey isla heladaas aan kusoo dabaal bartay aniga 😍
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Man sha Allah Soomaaliyeey qabyaalada iyo wixii wada if if dhaha
@hamidmahmoud4108
@hamidmahmoud4108 2 жыл бұрын
Ustad muxuyadiin sheekh muumin jiim Maanta oo ay taarikhdu tahay 24 Nov 2021 ayuu ku geeriyooday muQdisho tiir weyn baa ka baxay ummada iyo bahda fanka soomaaliyeed Alle ha u raxmado nin weyn oo fanka wax badan kusoo kordhiyey buu ahaa.😭💔
@mohamedabdullahi5592
@mohamedabdullahi5592 4 жыл бұрын
Jiim shekh muumin waxaan xasuusta anigoo yar ayuu jimco kasta xaafada x.bile noogu imaan jiray inkasto abtigeey asagana abwaan ahaa
@mohamedosman7565
@mohamedosman7565 4 жыл бұрын
Warbaahinta dalka wax fanka soo nooleeyay waxaan arkay astaan mahadsanidiin iyo waliba daadihiyaha barnaamijkan cumar seerbiya howlkar fanka raadiya
@gamayare2767
@gamayare2767 4 жыл бұрын
Waxa la dhihi kara wa #Tirasha fanka ee si #Dumaya ayu Ka mid aha kuwi ugu #cuslaa alow ku xafid kuna danbi dhaaf amin 👌👌🔥🔥🎸🎸🔥🔥
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya Hawshaan uu Hayo waa Hawl qaran looga baahna .ilaahay haku xafido cumar iyo jiim shiikh muumin.
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 4 жыл бұрын
Marka ay dad bdni ay dhahan oo fanka aqoon Fcn u leh Jiim fanka dhan kale ayu u rugay oo cajiib ah been ma’ahn. Waqti iyo dowlad la’aan baa halkan dhigey aad ayn uga xunahay Yaa Jiim
@libananjalo6186
@libananjalo6186 3 жыл бұрын
Ustaad run ah waa jiim sh muumin alla ha inoo daayo
@abdurahmaansamriye9748
@abdurahmaansamriye9748 Жыл бұрын
Sannad keddib, geeridii tusaalaha cuudka iyo fanka Soomaaliyeed ayaan halkan kusoo laabtay! Allah mercy on you legend.
@aydaruushassan906
@aydaruushassan906 3 жыл бұрын
HEESAHA meesha laga qaadayo oodhan waxa iska lahaa alle hawnaxariistee Kinsi X aadan intaan arkay waa heesihii marxuumadaas
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Maxa kalo rabty in laado Jiim waa intuu laxanka saray una tumay kinsi zhp
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Jiim shiikh muumin ma arag qof somaliyeed oo cuudka kaga dhawaajiye sida uu uga dhawaajo taariikhda ayaa adeero qali Ku xusi doonta
@alhajialhassan5094
@alhajialhassan5094 4 жыл бұрын
Ya amiirul cuud Ya jiim cimri dheer legend 🔥
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 4 жыл бұрын
Ustaad jiim cimri dheer iyo caafimaad
@abdala7882
@abdala7882 4 жыл бұрын
Jiim kaliya kabankisu cajiib ma aha ee laxankisa ayaaba holac ah🔥🔥
@alasabdiolad9681
@alasabdiolad9681 4 жыл бұрын
Allaha xifdiyo ustadka
@muhsinabdiasiis8062
@muhsinabdiasiis8062 4 жыл бұрын
Yaa amiiral cuud jiim shiikh muumin alla yaa cisak
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin walaalaha abaabulay barnaamijkan lagu maamusay halyay Jiim Sheekh Muumin.
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 жыл бұрын
Number one Somali composer✓
@khadradahir8379
@khadradahir8379 4 жыл бұрын
Cimriga Allaha u barakeeyo
@alaleadem27
@alaleadem27 4 жыл бұрын
Ustaadka Caadi mahan Ayaan Wadi Waa Dheeman Ifaaya
@sahraabubakar5009
@sahraabubakar5009 2 жыл бұрын
Maansha allah macalimu
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 4 жыл бұрын
astaan tv howl weyn ayaa haysiin maalin aan fogeen miraheeda waad guraneysaan ee howl wacan
@mustafeMS
@mustafeMS 4 жыл бұрын
Wow 😯 yaa Jiim
@asadabuukar6816
@asadabuukar6816 4 жыл бұрын
We Love jiim
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 жыл бұрын
@Cumar serbiye we treasure alot brother
@hamsemohamedhud-hud3867
@hamsemohamedhud-hud3867 4 жыл бұрын
Sxb jiim sheekh muumin hargeisa inad Kentan jeclaa si uu fanaaniinta codka macaan ee reer hargeisa uu ugu tumo isna safar taariikhiya ay ugu noqoto illayn asxaabtii fankiisa oo dhami hargeisa ayay joogaane
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Iska aamus xabsiga ayaad kasoo deeyn weyseen 4 sano ayuu u xirnaa 10kun o dollar wax loo yimaado ma tihiin. Shil kama'a u dhacay ruux Jiim oo kale ah inuu wax magta ka dhiibo ka waayay magaalo dhan runtii ceebaha Hargeysa shacabkeeda taariikhda u galey ayay kamid tahay
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 Ай бұрын
jiim hargeysa wuxu yimid 2008 nin ayey xabad uga fakatey 4 sano oo xabsi ah ayuu galay reer hargeysana uma gurman . nin ay saxiibo yihin ayaa 15 kun u soo aruuriyey ka dib magti ka bixiyey
@cabducaziiz2929
@cabducaziiz2929 2 жыл бұрын
Miski waa fananad saxa
@yusufhussein2935
@yusufhussein2935 4 жыл бұрын
Yaa amiirul cuud👑🙏 illah ha inoo kaa daayo
@GareenMedia
@GareenMedia 4 жыл бұрын
Jiim abaalmarin tii ugu sharafta badan buu istaahalaa...armayse caawa Kinsi ka ag heesee!
@farahsalad7378
@farahsalad7378 4 жыл бұрын
Ustaad jiim kaalintisa wa kaso baxay laakin waxa loo baahna fannaanin gacanta jiim ka faaideysta Macalinki cuudka iyo fannaanin heesaha khaldaya codkooduna fadhin in meel la isugu keeno wa khalad
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Maansha allah cajiib ayuu ahaa ninkani
@qeyshussein9840
@qeyshussein9840 4 жыл бұрын
Caawa waa habeen taariikh ah horay usocda
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 2 жыл бұрын
Wareeysi Xudeydi laga qaaday yaad xussi lahayd ood dhihi kartaa waa ku bedeli karaa...wuxuu yiri laba qof..Jiim Sh Muumin ama Daauud C Masxaf...AUN Xudeydi iyo Daauud, caafimad Allaha siiyo Jim.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
يا أمير العود جيم شيخ مومن🖤❤🎻🔥
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
AHU Axmed Gacayte Axmed Mooge Kinsi Xaaji Adan marwa Cabdi intaasba khaasbuu u ahaa isagaa utumijiray kabanka❤️❤️❤️
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 4 жыл бұрын
Boqorka codka AU Tubeec asaga u bdnaa sxb
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Sahal cali bentaa ma ahan Asiga ayaa utumi jiray Iyo laxanka Ahmed gaceyte asigan Waa uu tumi jiray Iyo laxanka
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Laxamista yashii somali ugu wanag sanayeen1 jiim shekh mumin 2 xasan sabriye xasan gareed 3 cabdi kariin jirr farax qaarey iyo 4 ahmed gaceyte 5 ahmed ali cigaaal 6 salax qasim 7 cadi baadil inta aan kaxasuusto waa intaa
@slowwalker6739
@slowwalker6739 3 жыл бұрын
Cajiib, xargaha kabanka wey hadlayaan bal sii dhageyso oo dhegta la raac🎸🎤
@moaamiin7344
@moaamiin7344 Жыл бұрын
AHUN kii ugu wanagsana ee kaban garaaca jiim sheekh muumin ❤
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 4 жыл бұрын
Muna miski❤️🙏🏾
@adenosman5768
@adenosman5768 4 жыл бұрын
Mudo sanado aa Jim guri wada daganayn waxaan ka shalaynaa inaan ka faaiideysan waa ku salamay
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 4 жыл бұрын
Legend . Cidii taqaan baa taqaan lakiin taariikhdu way xustay .
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 2 жыл бұрын
Jiiim maanta ayuu dhintay oo arbaco ah allaha u naxaariisto waxaa u ahay qofka kobaaaad eeee kiitaarka garaacaaaaaa
@m.h.d.8026
@m.h.d.8026 3 жыл бұрын
Taalo haloo dhiso legenka 🖐🏾
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Taalo wax ka wayn haloo sameeyo sxb😰😰Abaalkiisa lama gudi karo Jiim Sheikh Muumin🔥🔥Soomaali abaal gud ma yaqaanan😭
@somalitoday4962
@somalitoday4962 4 жыл бұрын
Barnaaminkaan waan sugu la ahaay
@aadamhoodaale8287
@aadamhoodaale8287 4 жыл бұрын
Heblaayo miski baa ugu dhow inta kale waa ka sii hooseeyaan
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 4 жыл бұрын
Jiim sh.muumin cisi iyo sharaf ku nooloow aduunka aqarana meel wacan
@marshaalmuumin1466
@marshaalmuumin1466 4 жыл бұрын
Heeska sahro mirre weheliye way kucayaartay no no axsan laxamiistaha ku haboona halku nabarka caashaqo Vocalist Sahra mirre weheliye only can do it. Alla ha unaxariisto iyo xarago
@SuadShALi
@SuadShALi 4 жыл бұрын
Jimi Aad ayaan u salaamayaa
@elmiiyasiin3244
@elmiiyasiin3244 4 жыл бұрын
Fadlan erayada saxa
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 4 жыл бұрын
Ninkaaa #cumar seerbiya Waa masuul really billad buu u qalmaaa booska idaajaa ninka bedeli doona baan rajaynayaaa inuu bedelo
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 4 жыл бұрын
ASTAAN TV💯
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Jiim sh muumin cajaa iibul cajaa ib
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
Respect ool ways macalinka music Somalia jiim shekh mumina??.?..???
Fanka & Suugaanta iyo Jiim Sh Muumin
53:54
Universal Somali TV
Рет қаралды 323 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fabiosa Animated
Рет қаралды 4,1 МЛН
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 9 М.
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 193 М.
Raaxeeye kuluc geddii jiim sh muumin
7:16
Qarami Media Pro
Рет қаралды 8 М.
Jiim Shiikh Muumin 2006
5:04
Faisal Osman
Рет қаралды 72 М.
Riyadii Xalay | liibaan Good | Qaaci Show | Astaan | 2020
6:17
Ya Many
8:52
Salah Ibn Albadyah - Topic
Рет қаралды 1,5 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН