Musalsalka Dhaxal | Season 1 | Xalqadda 1aad | Shaqo Raadis | Astaan 2024.

  Рет қаралды 1,121,019

Astaan

Astaan

Ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 1 600
@astaanmedia
@astaanmedia Ай бұрын
“click CC for English subtitles”
@subeerahmeth4785
@subeerahmeth4785 Ай бұрын
Waxaan jeclaan lahaa inaad habeen kasta xalqad soo galisaan si film looga caajisin 🎉
@Aveed__1
@Aveed__1 Ай бұрын
Aaway trailerka xalqada caawa
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 Ай бұрын
@@Aveed__1 edit: hada wa ka dawan karta chanelkoda youtube
@shuwayxiahmed2528
@shuwayxiahmed2528 Ай бұрын
Thanks ❤
@IFARAH-jd4oh
@IFARAH-jd4oh Ай бұрын
​@@subeerahmeth4785😮😮😮😢
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 Ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤
@IFIYE_LOW
@IFIYE_LOW Ай бұрын
Scw
@mohamedracdeye383
@mohamedracdeye383 Ай бұрын
SCW. KOKO. GORMAD LASCANOD USO SAFRASAA
@sumayaliibaan
@sumayaliibaan Ай бұрын
🎉​@@IFIYE_LOW
@Maankapoi565
@Maankapoi565 Ай бұрын
​@@mohamedracdeye383mida saxda Mahan sofiri wah😂😂
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@user-wk2cr6li1m
@user-wk2cr6li1m Ай бұрын
Basharkii ugu ficnaa abid dunidan soomara rasulkiina mohamed scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
عليه أفضل الصلاة والسلام❤❤❤
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@seynbseynb9192
@seynbseynb9192 Ай бұрын
Scw scw
@xidigabuubakar514
@xidigabuubakar514 Ай бұрын
Rasulkiina maa dhahday adiga ma gaaal baaa thy markaaaa?😂 ﷺ
@Sharma_cade
@Sharma_cade Ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
عليه أفضل الصلاة والسلام🤲❤❤❤
@natuushmohammed852
@natuushmohammed852 Ай бұрын
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Ай бұрын
💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝
@user-bz8md6wc4e
@user-bz8md6wc4e Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@saffaali1091
@saffaali1091 Ай бұрын
Alla shaqa radis dhibka ku qabno yarkan iso xasuusiyey ilhaw shaqa no sahal🤲
@Janat_784
@Janat_784 Ай бұрын
Wlh aniga xita sidokle 2 sano ku dhawada radinoya illahey hano wada sahlo
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Ай бұрын
Ameen dhamaantaynabo dalkayno waxa ka jirto shaqo la,aan baahsan dowlad wa inay xil iska saarto dhalinta in shaqo abuur loo sameeyo RABIGAYGA Hano sahlo shaqo fcn oo khryr qabto insha ALLAH
@user-zl9hl6ly7f
@user-zl9hl6ly7f Ай бұрын
Amiin Yaa allh❤
@Bilyandhaan282
@Bilyandhaan282 Ай бұрын
Aamin yarabii
@cabdirsaaqmaxamed893
@cabdirsaaqmaxamed893 Ай бұрын
Aamiin😢
@JibriilKaafi
@JibriilKaafi Ай бұрын
Qofkasta musalsalkan dawaan raabo waxa ka codsanaya duco murad ayaan lee yahay ii so ducey wllke ama walashey ifka walal lagu yahay❤♥️
@Amirada_Sunduz
@Amirada_Sunduz Ай бұрын
Wll Allaha ku sahlo muradkada iyo intii klo leehba
@calimuxumadcabdi9629
@calimuxumadcabdi9629 Ай бұрын
Ilaahay muradkaga haku sahlo wll
@anwarchanel9808
@anwarchanel9808 Ай бұрын
ilah hakuu sahlo sxb wixii qerka kujiro
@XamdiCwahaab
@XamdiCwahaab Ай бұрын
Ilaha niyada sejeceshahy alah kagadhigo
@mulkimuqtar7101
@mulkimuqtar7101 Ай бұрын
Allah kusahlo muradkaga❤
@Hawlomediapro
@Hawlomediapro Ай бұрын
Shaqo raaadin awgeed muqdishoo ilaaa nugaal baan u maray welina ma helin wax shaqo ah alle ha shlo 😢
@aarkazaaxil4698
@aarkazaaxil4698 Ай бұрын
Hadaad wax baratay somaliland u soo doono tan ayy shaqo taalaa ee❤
@qamarabshir6732
@qamarabshir6732 Ай бұрын
Mid khayr illhy hakusiyo aqonta kororso insha alh wad heline
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 Ай бұрын
Hal asbuuc sheey iga maqnaa aaraadaye kadib gurigaa iska imaaday ilaahaa ulaabaty istiqfaar aad u aqriye 2 maalin kadib aa helay alx istiqfaarta badi
@mulkiabdirizak5801
@mulkiabdirizak5801 Ай бұрын
Ilaahy haku siiyo wlkey ducada badi io samirka🤲🤲👍Isha alah wa liibaaneysaa adunyo akhiraba
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Ай бұрын
Dalkeyga shaqo la,aan ayaan uga tegay waxaan aaday dalalka deriska nala ah midkood in muddy ah ayaan ku sugnaa lkn waxba iigama soo kordhin waxaan kusoo laabtay dalkeygi hooyo waxaan sameystay shaqo abuur kaasoo ah inaan jidadka magaalada la dhex maro cabitaano kala dewan oo aan ka sameeyey qudaarta dalkeena waana ku liibaanay oo hadda waxaan rabaa inaan step labaad uga gumbo waxbarashadeydi hore waqtigaan ku shaqeysan lahaa wuu imaan doonaa iyadana
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
@user-zh1dh4eo5y
@user-zh1dh4eo5y Ай бұрын
Scw scwscw scwscw scwscw scwscw
@SahRa-kd7be
@SahRa-kd7be Ай бұрын
asc
@SahRa-kd7be
@SahRa-kd7be Ай бұрын
asc
@user-cc7ym5uz2i
@user-cc7ym5uz2i Ай бұрын
Scw❤
@user-ry9vx1wn7i
@user-ry9vx1wn7i Ай бұрын
Scw swc❤❤❤❤❤
@zuhouradem
@zuhouradem Ай бұрын
qaybta shaqo raadinta anaaba is mooday allow shaqo khayr qabta oo aanan ku fasahaadin isii amiin
@abdinasirmohamed7342
@abdinasirmohamed7342 Ай бұрын
Amiin wlo ilaahay hakuu saqiro mid barakysan oo baahidaada daboosha ❤
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h Ай бұрын
Allah hakuu fududeeyo wll
@shukriabdalla5071
@shukriabdalla5071 Ай бұрын
Mashllh wll duco dhamaustiran Baad ducaysatay hablaha badankoodu ilahow shaqo isii unbay dhahaan Iskumidbaan nahee aaamiin
@fatumavision8252
@fatumavision8252 27 күн бұрын
Malinkasta saan cml kuducysta
@abdiwalihalane4964
@abdiwalihalane4964 Ай бұрын
Mar dhaw Somalidu waxay latartami doontaa Holywood iyo Bolywood dhanka filimada ❤❤waliba dhaqankeena iyo hidaheena ayaa kor usii kacaaya oo dunidu baran doontaa Kudos to the Astaan TV 🇸🇴👏👌
@ahmedmahamed4520
@ahmedmahamed4520 Ай бұрын
Insha allah ❤❤❤❤❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Ай бұрын
Inshallah laakiin waa inaan helna amaan buux oo qofka soomaaliyeed una ka baqeyn nin kale oo walaalkiis oo mooryaan ah
@user-ju2wk5vq2g
@user-ju2wk5vq2g Ай бұрын
😂😢
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Ай бұрын
Hadaba magaca copyright waa ina ku si xirana. "Somawood" ka warama 😊
@abdiwalihalane4964
@abdiwalihalane4964 Ай бұрын
@@fadumoabdi5595 waa heli doonaa abayoo i.a ❤☝🤲
@abubakarugaazofficial462
@abubakarugaazofficial462 Ай бұрын
Aad ban u jeclaystaa caasimada umada soomaaliyeed ee muqdisho marka aan daawado sida quruxda badan ee ad usoo duubtaan wali ma aanan arag muqdisho lkn waxaan rajaynayaa inaan imaado Oo an inta noloshayda ka dhiman ku noolaado xamar cadeey❤ from HARGEYSA
@mariambashir4109
@mariambashir4109 Ай бұрын
Waa kuso dhaweyneena wall
@Qalpieyeyyyy
@Qalpieyeyyyy Ай бұрын
Kuso dhwoow mininkaaga ❤🎉
@Barre66
@Barre66 Ай бұрын
Soo dhawoow waa magaaladaada walaal
@abdullahiMohamed166
@abdullahiMohamed166 19 күн бұрын
Welcome wll ❤
@Sharmakeismaiel
@Sharmakeismaiel Ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato
@hamdabilan838
@hamdabilan838 Ай бұрын
Allow wadankeena nonabad yeel🇸🇴🤲😥🇸🇴
@bintitakar5044
@bintitakar5044 Ай бұрын
Amiin ya rabbi😢🤲
@InaJaamac-fg8pv
@InaJaamac-fg8pv Ай бұрын
Amiin
@user-ki7gi7hu2d
@user-ki7gi7hu2d Ай бұрын
Aamiin 😢🎉❤
@user-nj5wu5kn1y
@user-nj5wu5kn1y Ай бұрын
Aamiin 😢😢
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x Ай бұрын
Amiin 🥹🤲
@abdullahialishahad8729
@abdullahialishahad8729 Ай бұрын
Waxaan aada ugu faraxsanahay in aan helno dhallinyaro soomaaliyeed oo fikir ka Buuxo noona samaynayo filimaan musalsal ah oo dadku iyo bulshadu aada ugu qancaan waad mahadsan tihiin dhallinyarada soomaaliyeed khaasatan astaan tv.
@zakiyosiman1387
@zakiyosiman1387 Ай бұрын
Walhi been mahan my bor😢😢
@axmedcabdiciise4898
@axmedcabdiciise4898 Ай бұрын
Runtii filinmkani waa muraayad ku tusaysa duruufaha iyo waaqica bulsho ee nagu hareeraysan Ani ahaan wxaa aad ii taabtay shaqo la,aanta sababto ah waan soo maray xaaladaas hadana dhalin badan bay haysataa Ilaahay ha ugargaaro inta dhiban❤
@IprahimHassan-iw9so
@IprahimHassan-iw9so Ай бұрын
Aamin yarabi 🤲🏽🥺
@fartunmohamed6371
@fartunmohamed6371 Ай бұрын
Amin 😢
@AsmaAbdulaahi
@AsmaAbdulaahi Ай бұрын
Like me
@lafinha2638
@lafinha2638 Ай бұрын
Saaxiib lama joogo 1990 inaad shaqaalo noqotid uma baahnaan doontid adaa qolkaaga ku shaqeesan karo keliya waxaa lagaa rabaa 5 months oo wax barasho ah iyo dadaal dheeri ah forex
@cawomohamed5984
@cawomohamed5984 Ай бұрын
Inta hooyadood musalsalka ilmadii qarsoonaeyd iyo haboon daawan jiray asc 😢 allow hooyadeen janoo yinkagee aamiin yaarab ❤😢
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u Ай бұрын
Amiin 😢 wll
@user-cy1tb8pf1r
@user-cy1tb8pf1r Ай бұрын
Aamiin
@user-zv3hi3tf6u
@user-zv3hi3tf6u Ай бұрын
Aamiin❤
@NuurtoAdancusman
@NuurtoAdancusman Ай бұрын
Aniga waxa dawada 2musalsal oo ah ilmadi qarsoned iyo filo iyo kan oo an ka ahana dono taxane insh alah walahi waxan rajeyna inan ku xirnado
@zamuqueen6294
@zamuqueen6294 Ай бұрын
Amiiin 😢
@axmedcilmi3670
@axmedcilmi3670 Ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed[ﷺ]❤
@MCfilims
@MCfilims Ай бұрын
Voice 100% Angals nace Camera 100% Music 100% Series is the best ❤😢💯
@OGAALKANOLOSHA283
@OGAALKANOLOSHA283 Ай бұрын
Pro filmmaker maa tahay pro
@ismailmahamedjogow5525
@ismailmahamedjogow5525 Ай бұрын
Setahy wllkeygow ama wllasheedayey commentiga akhrineysaay❤❤😊😊
@farahabdiaziz8276
@farahabdiaziz8276 Ай бұрын
Alxm wllo ❤😂
@mssDimple
@mssDimple Ай бұрын
Alx wn fcnhy setahay adi walal😅
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil Ай бұрын
Alhumaha hno
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 Ай бұрын
Alxm
@ikraancabdulleciise7680
@ikraancabdulleciise7680 Ай бұрын
Fcn alx 😂
@fahiimarooble4390
@fahiimarooble4390 Ай бұрын
Kusali Nabi Mohamed scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍
@Honjannogale123
@Honjannogale123 Ай бұрын
Igula saliya xabiibkena scw❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍🤍
@abdirahmansaid9878
@abdirahmansaid9878 Ай бұрын
Scw ❤
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 Ай бұрын
Masha Allah waan ku faraxsanahay inaynu la jaanqaadno caalamka walibana aan ka maarano filimada hindiga iyo turkishka hore u socod wanaagsan ayaan inoo rajeenayaa filimkanina waa filim tayo saraysa leh sida aan xalqadda koowdba ka dheehanayayno mahadsanidin team astaan tv iyo dhamaan jilayaasha filimka dhaxal 16/April/2024
@ABU_NABIL77
@ABU_NABIL77 Ай бұрын
افضل مسلسل بتاريخ الصومال المسلسل يستاهل الاكثر من الدعم من الجهات الحكومية و استمرون في الابداعات اخوكم محمد أحمد عبده خربوش من اليمن
@AaminaCali-mh9yh
@AaminaCali-mh9yh Ай бұрын
شكر جزيلا يا الخي الفاضيل انت الرجل داو عغل❤
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x Ай бұрын
SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 GUULL WE DID IT NOW CONGRATS 👏 🎉
@NastehoAbdisalanIbrahim
@NastehoAbdisalanIbrahim Ай бұрын
Hadaa Dunida HØØYØ MÇÑ ❤❤ Ugu jeceshy Love 😍 saar qoralkan
@AbdirahmanAhmed-yy1dd
@AbdirahmanAhmed-yy1dd Ай бұрын
Wiilka shaqada raadinaya waatabta ay hada Dhalinyaradu kusuGantahay✊✔✅
@FartunAhmed-me2ir
@FartunAhmed-me2ir Ай бұрын
Shalay ayaa udanbeysay isbitalba shaqa soo dhigay marki an codsiga geysan magay Kulaha intaa rabnay wagarnay hadana aygaa waqtigii ey shegeen lee kutagnay cajiib
@AbdirahmanAhmed-yy1dd
@AbdirahmanAhmed-yy1dd Ай бұрын
@@FartunAhmed-me2ir allaha kuu fududeeyo HnO waYaha
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh Ай бұрын
Haysdhiibin I.a waad heli shaqo Alle mel adanan kafilanayn hakasiyo mid qer ku leh sharna hakaa ilaliyo
@sacdiamohamed3749
@sacdiamohamed3749 Ай бұрын
wlhi been mhin we feel it 😢
@mahdibeel-daaje2204
@mahdibeel-daaje2204 Ай бұрын
Mar hadii aabo ducaale ku jiro flimka hubaal waa film cajiib ah somaliyeey watched from Hargeisa
@user-sd3br1dh6d
@user-sd3br1dh6d Ай бұрын
😂aad iyo aad wlhie 😊
@ZaadiqZiciid-bi9cu
@ZaadiqZiciid-bi9cu Ай бұрын
Inta haboon daawatay ilma qarsoona daawatay kana daawan doonta i.a ma joogtan😂❤
@SalmoMohamed-nx1rl
@SalmoMohamed-nx1rl Ай бұрын
Ani ilma qarsoona madawan lkn haboon wa dawaday
@raxalove3219
@raxalove3219 Ай бұрын
Waikana❤
@hibaaqahmed1846
@hibaaqahmed1846 Ай бұрын
He sxb❤😮
@loveumom2523
@loveumom2523 Ай бұрын
Wn jogna🥰
@user-hq6rt6ob5g
@user-hq6rt6ob5g Ай бұрын
Wa ikan wax ima dhafan😂😂😂
@mr.diiriyeyare9660
@mr.diiriyeyare9660 Ай бұрын
Muuqalka wuu diyaar san yahy blse Muuqaalka Codkiiisa wuu hooseeyaa waa haddii is badal lagu Samey dooono kuwa Dabbe👍👍
@SahroBuulle
@SahroBuulle Ай бұрын
Mobile haleysan maa wdtaa😂
@salmaali8162
@salmaali8162 Ай бұрын
@@SahroBuulle😂😂😂
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 Ай бұрын
zhp filmaanta kale soo daawo waaxn waax laa dhaah slow feel waa loogu taalo gaalyi meelha qaar in codka loo maleeyo in daaqda laga maaqlyo
@apdihafidmohamett8441
@apdihafidmohamett8441 Ай бұрын
😂😂​@@SahroBuulle
@chamanour7918
@chamanour7918 Ай бұрын
waa runtaa waxba laga maqli maayo
@AmiirLyrics
@AmiirLyrics Ай бұрын
Astaan waa Astaanta Qaranka 🧡 Marwalba Filmo U dhigna kana qiimo sareyo Kuwa Calamka , Jilayaal,Duubayal iyo Farsamo yaqaano Xirfadooda shaqo aad u Sareyso. Hambalyo Astaan Team 🧡
@mahadabdi1382
@mahadabdi1382 Ай бұрын
Patrice Lumumba was a leader in Congo who wanted his country to be free from foreign control. He became the first elected Prime Minister in 1960 but was killed the next year. Many believe foreign countries, like Belgium and the United States, were involved in his death because he didn't want them to control Congo anymore. Lumumba is remembered as a hero who fought for Africa's independence.
@cabdiqanikhalif2633
@cabdiqanikhalif2633 Ай бұрын
Anaga cadaan Maa nahay marka
@muhamedmsgamer1210
@muhamedmsgamer1210 Ай бұрын
5:28
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 Ай бұрын
Thank you
@kadiyetorres-ty3fw
@kadiyetorres-ty3fw Ай бұрын
​@@cabdiqanikhalif2633ma iska xanaaqe xariif adi nh
@uknowhna
@uknowhna Ай бұрын
Speak somali !!
@-Y95
@-Y95 Ай бұрын
I Love ❤️ this film dhaxal from 🇩🇯☪️
@Mizkimanyow0123
@Mizkimanyow0123 Ай бұрын
Yrw quruxlow tahaye😢❤😂😂
@-Y95
@-Y95 Ай бұрын
Think sister WE love ❤️🤩
@MaskaMadaw-bs2xq
@MaskaMadaw-bs2xq Ай бұрын
Hhhhhhh maxd ka shegi cida tahay somali odhan wadawanse😂😂😂😂
@-Y95
@-Y95 Ай бұрын
May kudhiibaysaa sxb 😂😅
@MaskaMadaw-bs2xq
@MaskaMadaw-bs2xq Ай бұрын
@@-Y95 anagaba reer somalia nahey ma wax weynba 😁
@user-xm3bw5mo1z
@user-xm3bw5mo1z Ай бұрын
ikula saliga xabbiikeena muxumed scw
@MHD0.0
@MHD0.0 Ай бұрын
wlhi hadaan la is xaqirayn filmkaan waa top professional astaan waa idiinka mahad celinaynaa wakhtiga iyo juhdiga aad geliseen filimkaan guulaysta 👏👏
@Hayaan_1
@Hayaan_1 Ай бұрын
The best somali movie when wee see different angles Camera 100% Editing 100% Speech 100% Story perfect Astaan❤
@MohamedAmin-qj8mx
@MohamedAmin-qj8mx Ай бұрын
Oh! Incredible series. Astaan you deserves everything ❤
@SahroCali-wh6bx
@SahroCali-wh6bx Ай бұрын
Cimri aan ku dhameysano allah hana siiyo🤲astaney waqtiga hano gumeysanina insha alah
@najmasalam9899
@najmasalam9899 Ай бұрын
Wiilka caseyaha wlhi inta firsanayay qofki ogu fcna sido u jilay ❤❤
@hamdabilan838
@hamdabilan838 Ай бұрын
Wah what a film ❤🔥🇸🇴 Caalmka naga barajesen astany❤
@hanaabdi198
@hanaabdi198 Ай бұрын
masha allha wan ku faraxsanhay inay dadkii la iga beeray sida aduunka hormar sameeyan isku dayan inay bulshada filmo uso saraan kuwa badan oo somali inatay qabyalda iiyo qabiil kashekenayan adkaygii hormar wacan ❤❤❤🎉
@Drs.nimconashad
@Drs.nimconashad Ай бұрын
Astaaaneeey tuuryadeydiii waaa ka badbaadeeen ❤❤❤
@maxamedcabdullahi7525
@maxamedcabdullahi7525 Ай бұрын
Wll lacgata quur 😂😂😂
@Drs.nimconashad
@Drs.nimconashad Ай бұрын
Waaa uquurayaaa😂😂😂
@nimcomaxmad5191
@nimcomaxmad5191 Ай бұрын
​@@maxamedcabdullahi7525lacg ha lgu dwada mey dhaheen😂
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 Ай бұрын
Asc Walal nimco nashad in ad ila Soo xariir to ban Rabi lahaa❤❤❤❤❤
@user-ob4vb6cf3t
@user-ob4vb6cf3t Ай бұрын
Kusali nabiga scw ❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@theheba.0
@theheba.0 Ай бұрын
The fact that the series reflects reality and that it shows the true image of Mogadishu on the ground, the quality of photography and the actors’ mastery of their roles - although it is not at the world level, but compared to our positions - i'm impressed well done astan team
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 Ай бұрын
Maxa qaldan 😮 in musalsalka habeen lasoo daayo inta rabto like ta badiya ❤ maalin maficno habeen aya qurux badan😢❤
@Dantedgarad
@Dantedgarad Ай бұрын
Ma rabno sidan rabanaa hadii kle hwenka inaan sugno oo dhafaro ma rabno naga daa
@nuursiindmg7805
@nuursiindmg7805 Ай бұрын
Maalina fiican
@nuursiindmg7805
@nuursiindmg7805 Ай бұрын
Adiga hada rabto habeen daawo
@user-mu4jr6cz4b
@user-mu4jr6cz4b Ай бұрын
Habenkiya daawan kadhaa muhim maaha maalin ama habeen toona waqtiga janis heshid daawo
@queenbushra1553
@queenbushra1553 Ай бұрын
Qofwalba markuu fursad helo ayuu daawan doonaa 😊
@hiboosmanmohamed
@hiboosmanmohamed Ай бұрын
Alleh hanoo sahlo shaqo xalaal ah ii soo duceyo inoo alleh ii sahlo😢😢😭
@apdiaziizdayib9805
@apdiaziizdayib9805 Ай бұрын
amein wlll i.a weynu wada heli waxn rabno❤
@xawofoos8779
@xawofoos8779 8 күн бұрын
Illaahey ha idin sahlo shaqo qeyr qabto
@apdulkhaaliqhassan1353
@apdulkhaaliqhassan1353 Ай бұрын
Kusali rasuulkena s.c.w
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam sallaallaahu ❤
@degaahmed6848
@degaahmed6848 21 күн бұрын
I wish wadanka iyo Dadkuba inay aduunka la jaan qaadilahaayee. Sida musalsalka nalooju doo bandhigay ookale. Very well acting, mashaAllah.
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼
@haniosman3603
@haniosman3603 Ай бұрын
First one 🎉❤😊
@mansuur_13
@mansuur_13 Ай бұрын
Last one🎉♥️😊
@user-ub9mt6so4f
@user-ub9mt6so4f Ай бұрын
Last twenty 😂😂❤
@faxdidaahir8304
@faxdidaahir8304 Ай бұрын
Xalay dhan aan sugeynee xaa dhacay
@user-pc4yg4yi9x
@user-pc4yg4yi9x 26 күн бұрын
Dhaxal is the best 😂❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 16 күн бұрын
DHAXAL 1 MILLION NOW❤😊
@umalkhayrofficial5326
@umalkhayrofficial5326 Ай бұрын
Allaw namari wadadii nabi maxamed scw
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 23 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasallam
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Ай бұрын
Xaaji warsame Waa iskudubaride isku tuntey. Ereyga Iskudubaride Haddii aan afka Ingriiska idiinku sheego intiina aan aqoon ee say walaahi iskayeelka ah Waa “ Director “ qofka qisada filmka dhan walba ka toosiya.
@IlhanDahir-ji4pd
@IlhanDahir-ji4pd Ай бұрын
Aan kuwada salino nabigen muxamed scw ❤❤
@user-mu5lh5yv8m
@user-mu5lh5yv8m Сағат бұрын
Somalia guul inshll 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from Djibouti
@doceysaneleewaaye0fficial906
@doceysaneleewaaye0fficial906 Ай бұрын
Ku Sali nabiga scw ❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
@ashaarab513
@ashaarab513 Ай бұрын
Scw❤
@user-mg4vg3mv7w
@user-mg4vg3mv7w 23 күн бұрын
Scw❤
@faysalmiinimo
@faysalmiinimo Ай бұрын
Runtii waa filim soo jiidasho leh balse Waxaa fiicnaan lahayd 💯 in lagu saleeyo dhaqankeena sida 1. In lakala ilaaliyo is dhex galka raga iyo dumarka 2. In aad loo gu soo bandhigo isticmaalka cunada dalka 3. In kaalin laga siiyo dadka ku hadla maayga Mahadsanidiin
@daawopro6450
@daawopro6450 Ай бұрын
Mayga yaa fahmi marka 😂
@faysalmiinimo
@faysalmiinimo Ай бұрын
@@daawopro6450 Inta badan dadka Soomaaliyeed way fahmaan, Mahadsanid
@user-uo1iz6wy4m
@user-uo1iz6wy4m 28 күн бұрын
Waaxayna maygu😮😂​@@daawopro6450
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Ай бұрын
Wiilka yar ee caseeyaha ah wuxuu u eg yahay ciyaar yahanka neymar 😂😂
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud Ай бұрын
Yaa xogaho dheh 😅😂😂
@FaadumoBaraf-wy4zp
@FaadumoBaraf-wy4zp Ай бұрын
Duhurki baan jaanis helaa xiligas ban dawan donaa xalqadkasta hadii illah idmo Waxan ku faraxsanahy in aan ka maranay filimanti Hindida iyo turkishta ugu damayn aan ku Raaxaysanyno dad aanu wajiyadoda iyo magacyadoda garanayno iyo dhaqankoodaba Marka uu musasalku dhamado ayaan soo Qori donaa wixii aan ka bartay Aniga ahaan oo ugu muhimsanaa markas. Koly waaqica jira Ayuu ka turjamayaa Guulaysta bahda astaan iyo dhamaan jilayaasha filimkan
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Ай бұрын
Barafka madjeceshahay
@bilanhasan904
@bilanhasan904 Ай бұрын
MAXAAAN KA MAARANA WAA GUMAYSI CAADIYA MESHA CAALAMKA 2SAAC UU SOCONAYO SOMALIDA 20 DAQIIQO WEY
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... Ай бұрын
Kaas 2saac soconayo wa film lkn kan Wa taxane ama musalsal​@@bilanhasan904
@FaadumoBaraf-wy4zp
@FaadumoBaraf-wy4zp Ай бұрын
@@bilanhasan904 Haa taas wan kula Qabaa Wakhtigu waa cidhiidhi bayo waxan Rajeynayaa in wax laga bedeli Doono
@user-df4of4wt4x
@user-df4of4wt4x Ай бұрын
M.a flim wad ka baxsaten wxan ku frax san nahay inan flim somalia firsano lkn wxan niga cod sanaa inaa dad funny nogu so dartan mdama flimka dhan walipa ka dhamays tiran yahay wxan uga marmi donaa aflamta kale guul idin rajay ❤😊
@musageelle9226
@musageelle9226 Ай бұрын
Muqdisho astaan ayaa kaah dayax sarre 🎉
@sultanaiftin9526
@sultanaiftin9526 Ай бұрын
Thank you for uploading the episodes with english subtitles 💌
@user-gr4us3gc5t
@user-gr4us3gc5t Ай бұрын
TALO BIXIN Asc wr wb Waad mahad santihiin talo ahaan waxaan odhan lahaa ayadooy macquul tahay filimka inuu hawshiisu dhamaatey hadane waxaan odhan lahaa sida loogu dadaalayo dhaqankeena haloogu dadaalo diinteena sida filimka bilawgiisa wiilku saacada uukacey waxa ay ahayd 6:30 hadalkiisa u horeeyana wuxuu ahaa kac school isu diyaari lkn waxaa ka munaasib saneyd in kahor cibaado la isu kiciyo oo saacad hore matalaada la galiyo sida 4:30 iyo sidoo kale in heesaha muusika leh laga dhexsaaro mahad sanidiin SHAYKASTE WAXAA KA MUHIIMSAN DIINTEENA OON KUFAANNO
@Sheikhdon7-so6fe
@Sheikhdon7-so6fe Ай бұрын
It's best film, which committed by Somalia's i watch🎉
@kalsonabdi8618
@kalsonabdi8618 Ай бұрын
Macalimiinta wax noodhigo intooda badan sas oo kale taariiqda somalida noogu masharaxaan
@Yazario.6
@Yazario.6 Ай бұрын
Anaga wuunoosharxaa
@fatimaayaanali4603
@fatimaayaanali4603 Ай бұрын
Flimkii iigu horeye ee waligey Afsoomali ku daawo noqday,ma jecli aflaamta ku baxeysa isla soomaliga😊
@Jalley00052
@Jalley00052 Ай бұрын
Isku mid bay nu nahay wllo😊
@fatimaayaanali4603
@fatimaayaanali4603 Ай бұрын
@@Jalley00052 haduu sii shidnaan waaayo waqtiga kumasii lumin dooono😁
@abdullahiali3420
@abdullahiali3420 Ай бұрын
Ayatollah. Cod eh soduub
@Mustafe268
@Mustafe268 Ай бұрын
Anago somali ah miya luqad kale ku hadli lahen marka
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h Ай бұрын
Wll Somali sow matihid
@deeqashokay-fi3rj
@deeqashokay-fi3rj Ай бұрын
M a hor mar wacan dadkene iyo dalkene ❤😢😢
@AnashasanAhmed-ou3vt
@AnashasanAhmed-ou3vt Ай бұрын
Masha allah quality ga video ga iyo sida camerada loo bad badalay waxay ka turjumeysa in ay tahay midi ugu sareyse ee ay astaan tv sameeyaan waana filin ku dheehan macna badan sidoo kale dhinacya badan taabanaay runti ani waanla dhacay sida loo duubay filinkaan ee astaan tv hoosha aad wadaan halkaas kasii wada insha allah
@Ikraam-yi4mw
@Ikraam-yi4mw Ай бұрын
Qaybta gabdha hani ku jileeso i loved wlhi ❤❤❤ gabar wax baraty ka turjumees❤❤
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 Ай бұрын
Amazing film thanks to all of you
@saciidcalicismaan7103
@saciidcalicismaan7103 Ай бұрын
Top episode real story about the country like it so much❤❤
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc Ай бұрын
I can't wait part two❤
@miski954
@miski954 Ай бұрын
Mar an daawadey so.dhigeysii 😅😅😅 cml astan wax qarsiga nagadaya😊😊 Team telegram
@Abdirisakelmi06
@Abdirisakelmi06 7 күн бұрын
Intee la soo dhigay abaayo
@Abdirisakelmi06
@Abdirisakelmi06 7 күн бұрын
Intee laso dhigay abaayo
@NasroNor-bh1fu
@NasroNor-bh1fu Ай бұрын
This is sooo amazing I love it wlh❤❤
@faysalqurbo8322
@faysalqurbo8322 Ай бұрын
Anoo shiid ah Ayaan Daawanayaa Sida Galad Lakiin Insha Allah Nolasha Wey isbadalysaaa😢
@MohamedAIsse
@MohamedAIsse Ай бұрын
Si heer sare ah aya lo diyaariyay flim-kan. waxa rajeyna in aan wada daawan dono In shaa Allah. Mahadsanidiin Astan TV iyo bahda Jilayaasha Dhaxal.
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 Ай бұрын
الهم تقبل منا صالح الأعمال كل عام وانتم بألف خير وصحة وعافية يارب العالمين 🌏❤️
@muscabkhan15
@muscabkhan15 Ай бұрын
Mansha allah 😮
@Suldaani777
@Suldaani777 Ай бұрын
40 qof ducadoda la aqbala murad leyahay iso duceya walalyal❤ in ALLAH i rumeeyo❤
@nboss8028
@nboss8028 Ай бұрын
Allaha kuu sahlo adi iyo intii muraad leh o aan now ka ahay aniga xitaa
@user-zl9hl6ly7f
@user-zl9hl6ly7f Ай бұрын
Musalslkan wax ba ika ifaayo ila dhaamatka Maqani Ina li sii jogi duno oo sii nolalan Karo. Inti dhimanaty allaha unaxariisto 😭ani Malin ka dhinto allha ii naxariiso
@Fatemah0808
@Fatemah0808 Ай бұрын
Wll adunka walaga wada socda Allah hano wada naharisto wixi Muslim ah
@gacalocabdille2649
@gacalocabdille2649 27 күн бұрын
Wll sthy hada
@user-to7qk1hx7l
@user-to7qk1hx7l Ай бұрын
ابداع من طراز عالمي ❤❤❤
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x Ай бұрын
Thanks ❤
@zakaali6635
@zakaali6635 Ай бұрын
Cajiib waaye hada ayaa filim keenteen qeybtaan waan ku qancay sxbkey aabaska waa salaamay waa bareejo kan
@user-rw1ix2pj7p
@user-rw1ix2pj7p Ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤
@QueenHappy-gy9wk
@QueenHappy-gy9wk Ай бұрын
Wow I can’t wait episode two ❤
@HaboonSaleban
@HaboonSaleban Ай бұрын
I am watching Files today astaan tv and I like so much film today My o’clock 2:12am and I like so much that really thank you so much🎉🎉🎉❤
@ilhaanf663
@ilhaanf663 Ай бұрын
Saabriin Naaif kawaran from Filo
@user-zb9hs6jl1d
@user-zb9hs6jl1d Ай бұрын
Wale wax ba Ka socda 😮😅
@farduusxarago6661
@farduusxarago6661 Ай бұрын
Team filo xagana majogna😂
@nasraomer2819
@nasraomer2819 Ай бұрын
@@farduusxarago6661😂😂haahey
@user-kl1ed9dl9s
@user-kl1ed9dl9s Ай бұрын
Asc wallaheyga somaliyed iso duceya intuu ilahy isiyo awlda bari ah 😢
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 Ай бұрын
Masha Allah insha Allah ❤
@muscabkhan15
@muscabkhan15 Ай бұрын
Mansha allah ❤
@user-xt2ig9zc5f
@user-xt2ig9zc5f Ай бұрын
Shaqo raadis dhibadanaa dadyowga wakhtigu usaamaxay in loo shaqeeyo dhalin yarta u naxariista oo dhibta naga daaya
@AbdulaahiHonest
@AbdulaahiHonest Ай бұрын
Like team astan
@magaca12
@magaca12 Ай бұрын
Filimka astan waxaa kujeclhy waqtiga sey udhereyso keep going❤
@hotshotsfootballvids1488
@hotshotsfootballvids1488 Ай бұрын
This movie is incredibly entertaining and awesome to watch. I'm eagerly waiting for the next episode too! The quality of this production is on par with Hollywood movies. Keep up the fantastic work! Can't wait to see what's in store for us next! 🎥🍿❤
@Subarman32
@Subarman32 Ай бұрын
Abwaan timacade ilaahay haku naxariisto 😢😢
@MaxamedMaxamed-xs3ks
@MaxamedMaxamed-xs3ks Ай бұрын
Waaw kani ama filim kani waxa uu kamid yahay kuwa uga fiicna ee aan dawady sanadkan iyo kan lasoo dhafayeyba wxan halkan uga mahad celinaya dhaman maamulka✌️
@user-kh5jw7gr5h
@user-kh5jw7gr5h Ай бұрын
Wow i like the quality 👌 big up my somali actor's ❤❤
@Elmi94
@Elmi94 Ай бұрын
Impressionnant 🖤🖤
@balanbalis9
@balanbalis9 Ай бұрын
The best movie ever ❤🎉❤❤
Did you find it?! 🤔✨✍️ #funnyart
00:11
Artistomg
Рет қаралды 125 МЛН
WHY IS A CAR MORE EXPENSIVE THAN A GIRL?
00:37
Levsob
Рет қаралды 15 МЛН
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 107 МЛН
HAYB SOOC|| SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Adnan mohamuud
Рет қаралды 4,2 М.
FILO PART 93
30:09
Abukar Mahdi
Рет қаралды 158 М.
WAXAAN KU DHAX JIRNAY SWIMMING 12HOURS IYO XUJOOYIN ADAG
27:13
Секретный Прием Джиу-джитсу Пошел не по Плану
0:27
Что если #тест #обзор
1:00
Orion
Рет қаралды 3,6 МЛН
I Need Your Help..
0:33
Stokes Twins
Рет қаралды 147 МЛН
ДЖОХАН 2 | толық фильм
1:25:26
Жахан Утаргалиев
Рет қаралды 685 М.
I Built a Shelter House For myself and Сat🐱📦🏠
0:35
TooTool
Рет қаралды 16 МЛН