Waraysi gaar ah | Waayo aragnimadii iyo sheekooyinkii Maxammed Xassan Waji.

  Рет қаралды 25,670

Astaan

11 ай бұрын

Waraysi gaar ah | Waayo aragnimadii iyo sheekooyinkii Maxammed Xassan Waji.

Пікірлер: 34
@eblamohamed191
@eblamohamed191 11 ай бұрын
Masha Allah, ustaad Waji aad ayan ujeclahay, waa nin hadal quman, sheekooyinkisa iyo barnaamijyadisana aad bey u qurux badanyihin. Alle ha xafido cimrigana ha ubarakeeyo.
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 11 ай бұрын
Wariye waji waa nin waayo arag ah oo taarrikhd badan haya 💯 Allaaah haku daayo adeer 🙋‍♂️💯
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 ай бұрын
Masha Allah Mohamed ali waji wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay qof adag oo nolosha qeebaheeda kale duwan soo arkay ❤❤❤❤❤ Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 10 ай бұрын
Mohamed Ali Waji waa nin qiimo leh In badana umadiisa usoo shaqeeyay ee waxaan jeclaan lahaa in ladalac siiyo oo agaasimo guud ama wasiir buuxaba laga dhigo wasiirka war faafinta ayuu kusoo bixi lahaa Wlhy mohamed Waji
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 10 ай бұрын
Allaha caafimaad badan ku siiyo. Maxamadow qaali baad nagu tahay. Aad baan kuu salaamayaa. Allaha ku xafido.
@daauus4448
@daauus4448 11 ай бұрын
cimriga caafimaadka iyo caqligaba ilaahay haku daayo adeero ama awoowo ❤❤
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 10 ай бұрын
Waw m.a xigmad ayaa ka buuxda ❤❤❤ ilahey hanoo kaa dayo wllo
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 10 ай бұрын
Inantani wàa weriye fiican oo sharaf leh oo warayanaysa philosopher and legend of somaliland
@sumiyaladan8062
@sumiyaladan8062 11 ай бұрын
Cimri dheer iyo cibaado suuban awoowe ❤❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
maxamed waa nin waaya arag ah wagaradna ah
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 10 ай бұрын
Waji Alla haku siiyo cimri dheer iyo c, qab
@craxmaandhago6813
@craxmaandhago6813 11 ай бұрын
Waan tageeraa ruug-cadaaga waji waa nin wax badan og ✋
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 10 ай бұрын
Mâcha allh inanta wariyihii waa qof qurux iyo akhlaaq wangsani ka muqato hore usoco wll
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw 10 ай бұрын
Gabadha wariyaha ah waa qof fiican
@user-pu6ur8gr7x
@user-pu6ur8gr7x 11 ай бұрын
Wlalalayal away filmka s2 Hayaan please and please so daqsada❤❤❤❤
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw 10 ай бұрын
Waan Ku jecelnahay abwaan
@hamzecr-cy6ij
@hamzecr-cy6ij 11 ай бұрын
Macalin waji waa aqon yahan somaliyed oo fani ah
@saidegal4110
@saidegal4110 10 ай бұрын
Subhanallah how can a teacher say that to a 7yr old?
@abdirahmandhargiye5525
@abdirahmandhargiye5525 11 ай бұрын
Nebi Muhammed ku Sali عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤
@zhajaara2232
@zhajaara2232 11 ай бұрын
‏اللهم صلي على محمد وعلى اله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد المجيد اللهم بارك على محمد وعلى اله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد المجيد
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 10 ай бұрын
Oh😢❤❤ hi is so kind
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 ай бұрын
TANI WARIYE MAAHAN
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 ай бұрын
yaahuu
@irshaadaweys3003
@irshaadaweys3003 10 ай бұрын
Qabiil MIDGAAN ka ahay Somalinimana SOMALILAND ka aaminsanaaw waa ADUUNYO iyo AAQIRABA waay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Lkn nin waa nin culuse aaway title-kiisii
@oubahide6581
@oubahide6581 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 11 ай бұрын
Somalida waxa ku jira dad badan oo world record ee caalamka la galin lahaa blse aynu inagu yasno waxba ka so qaadna aynu yeeelno
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 10 ай бұрын
Ogaada waababka tumaaladu waa bartii laga bilaabay warshadaha casriga. Waxaynu ummadda uga hadnay waa farsmadii aasaasiga ahayd ee aan ceebta moodnay, dabadeedna dadkii faraha ku hayay ku caynay, dabeedna laga dhaxliwaayey. Maalintaasi ayaan ka hadhay caalamka. Waa in la soo celiya farsamadii birta, oo la birta la shubaa oo laga sameeyo waxyaabaha loo baahanyahay.
@sheekhcabduraxmaanbalfaqih515
@sheekhcabduraxmaanbalfaqih515 11 ай бұрын
12
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 ай бұрын
Nafiska waabadanyahay midkii aadano kagalaa ciyarta jeejesiga wadamada niiqasay ciyaraan maskaxdiina tuujiya kuuleey calibajar eeyle eey beer kashinto oogabixinay sheko kale shati ganacsi yaalawaregay oo kubadalay shati guri
@husseinahmedhalane2629
@husseinahmedhalane2629 11 ай бұрын
Waagii uu idaacaddii mateykanku same eyes mmuqdisho ee up caydid casyijiray marking dambena uu doyaarada saaraanjiray.ciddio soosheegta caydiid hadiyad ayaan uhaynaa
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 10 ай бұрын
Salan sare rugcadaa suaal miyaad casimada somaliand aad ayaad ugu celisaa baqdin miyaa jirta alweys be strong
@talokeen259
@talokeen259 10 ай бұрын
cali samatar oo tumaal ahaa baa madaxweyne ku xigeen ahaa , war nin yahaw qalbiyan ayaad u dhimatay