No video

Heesta: Agtaada Markaan Imaado | Hirut Teklehaimanot | Astaan 2023

  Рет қаралды 172,393

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Heesta: Agtaada Markaan Imaado | Hirut Teklehaimanot | Astaan 2023

Пікірлер: 147
@yousofabdalla-ok3ws
@yousofabdalla-ok3ws Жыл бұрын
Marka lagu heeso hees wadankaaga ah weliba qof ajaanib ah diintiisa waxba kaama gelin waxay aheyd inaad ku faraxdo hees soomaali ah qof ajnabi ah qaadayo
@awiljama5234
@awiljama5234 Жыл бұрын
Hirut's grasp of the Somali is impeccable. Her singing of this song is really good. Obviously, she understands the words, and she emotes appropriately. Unbelievably good. really.
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Жыл бұрын
Good comment but I want you to know that Hirut speaks fluent Somali. She is daughter of Somali mother and wife of Somali man.
@saynf
@saynf Жыл бұрын
She is half somali raised early years in Hargeisa.😊
@dalmara6796
@dalmara6796 2 ай бұрын
You do know she’s mixed and culturally Somali right?
@The-Black-Star-of-Somaliland
@The-Black-Star-of-Somaliland Жыл бұрын
I love you You love me I need you You need me ayaa ka maqan heesta AHN Saado Cali Warasame one of my favourite songs
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 Жыл бұрын
Xuquuqdii heesta meel baad kaga dhacdeene astaaney, heesta xaqeeda siiya oo xusa abwaankii, laxamiistihi iyo fanaanadii hore u qaadi jirtay.
@omarrirash9890
@omarrirash9890 10 ай бұрын
Am sure she is of the half somali pretty lady nd has got good voice.
@imbashiir1825
@imbashiir1825 7 ай бұрын
yes, her mother is Somalilnader.
@fardousacarabay5291
@fardousacarabay5291 Жыл бұрын
Wow ሂሩት ተክለ ሃይማኖት codkaaga ba wax loo dhigaa jirin 🥰🥰 fanaanad iyo badh horow soco
@GalowGobiye
@GalowGobiye Жыл бұрын
Wacadalla waad u abtirisey "Hirut Takele Haymanot" wayna mutaysatay😍😍😍😍.
@user-bx9gy4ct2m
@user-bx9gy4ct2m Жыл бұрын
a terrific masterpiece, Hirut is superb, absolutely Phenomenon. inaga afgarad yaa inoo sameeya The Amazing Saado Ali Warsame RIP.
@omarsambul1102
@omarsambul1102 11 ай бұрын
Wonderful in every sense and I am amazed... Keep going
@user-gx4om8ry1o
@user-gx4om8ry1o 4 ай бұрын
I LOVE this song
@moktarhoussein8234
@moktarhoussein8234 Жыл бұрын
Waxa ficil laga xumado ah fanaaninta somaliyed oo qaldaya ereyada heesihi oo afkooda ku qoran iyo qof an u dhalan oo toosinaya erayada iyo hab dhaca 😢
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 Жыл бұрын
Absolutely.. kuwii Somali da ahaa wax jacbur ayey ku heesayaan gabadhan maanta ayaa iigu horeysa lakin runtii way dul-dhigtay.. walow codkii Saado Cali Warsame aan mar na ba la heli karin, Alow kuu naxariiso. Saado.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
wax run ah baad ku hadashay, wey saxday midhaha cajjiib
@user-zh8ri8oj1l
@user-zh8ri8oj1l 6 ай бұрын
Best Somali country side music (qaraani)winner 🏆 of the year
@omarhussien8958
@omarhussien8958 Жыл бұрын
Caadi maahan! Mahadsanid Quruxleey...Fanaanad tagtay ( sarada gaartay)baad tahay....Hees oo Mogdishu show ka dhig soo soco.
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 10 ай бұрын
Formerly great song of sado ali warsame somali legendary song 🇸🇴
@yaztobashiir8413
@yaztobashiir8413 Жыл бұрын
Tacajab sawt yaa salaam hirut wax kale weyaan
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Wow mashalah wa Gabar cood MCN Hadana ethopia ah
@yasalaamjay1763
@yasalaamjay1763 Жыл бұрын
Wow, Maashallah, Hirut cod macaan,
@majorsalah7647
@majorsalah7647 Жыл бұрын
Hirut was born to be a star. ❤❤ Great voice 👌
@qaddafimohammed5776
@qaddafimohammed5776 10 ай бұрын
it was several years ago and was smoking my last one but at this time i don't smoke eny more .My Allah bless our singer saado Ali warsame and grant her his highest paradise .
@mahdiroble9166
@mahdiroble9166 Жыл бұрын
Waa good hees inaga afgarad yaa inoo sameeya 👍👍👍👍👍👍
@MustafaAhmed-pb4dx
@MustafaAhmed-pb4dx Жыл бұрын
Waw,Damn you're one in a million pretty much voice sister keep going you made it, you and Kuku Sabsabe ❤are my favourite legends ❤👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ Hirut another level MaanshaAllah qurux badan
@adohassen4684
@adohassen4684 Жыл бұрын
Cajiib 👌 hirut eesh calaa sawt ❤❤
@MuHir
@MuHir Жыл бұрын
❤wow inaba caadi maha marwo hore u soco❤ waa la yabay🎉
@ilyasaden7678
@ilyasaden7678 10 ай бұрын
Hirut what an amazing ❤❤❤ Al Baqra goortan maraayaa Aayad ! Alif joogsataa ❤❤
@abwaanbaandheeye6226
@abwaanbaandheeye6226 Жыл бұрын
Huti hoore usoco ayan ku leyahay wll Qali
@saadsamatar3002
@saadsamatar3002 Жыл бұрын
Beautiful voice & scenery💜 Quruxley!
@mohamedgaasmuhumed7244
@mohamedgaasmuhumed7244 Жыл бұрын
Jjb j n n. Nm. Jj nn. J. Nnj. Nmnnn nnnnnnnmnmnnmnnnñnnmnnjmnmnnnnnnnnnnjnmnnnnnnm njnnnj nnnn.nnjnnnnnnnj. jnnnjnjnjj jjnjnnnnnnjnjnjnnnj jnnmnmjmjkjmnmjmjmnnjjm jkjm.ljnñnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnñnnnnnnñnnnnnnnnnnnñnñnnnnnnnnnnnjmjhhhhhh😅😅😅😅😅😅
@mohaciltireoffice7443
@mohaciltireoffice7443 Жыл бұрын
Waaaw keep goings sister ✌🇸🇴
@degdegdandan8249
@degdegdandan8249 Жыл бұрын
horay usoco kudheh Hirut
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Axsan Caleeg Old is gold.
@shukriali7215
@shukriali7215 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ this is fire 🔥 wow amazing voice keep going ❤
@ismailabdo5436
@ismailabdo5436 2 ай бұрын
Waw vive fanka somalida
@cabdirashidmaxamed-cy9xw
@cabdirashidmaxamed-cy9xw 7 ай бұрын
Wow nice voice ❤❤😊😊
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
War qftan hesahaan ayy ku pxysaapee best cod 🎉🎉🎉
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 Жыл бұрын
Wan tagera lakiin..waxan.kari wayay.magaceda ❤
@omer-siadibrahim3594
@omer-siadibrahim3594 6 ай бұрын
Ina abtiday Hirut, codkeedu caadi maahin ❤🙏🙏🙏.
@isak34
@isak34 Ай бұрын
Qoftu waa shidantahee ini abtidaa miyaa.
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 11 ай бұрын
Wow axyaa cod iyo style #hirut hore usoco heesaha qaaciga soo badi🇸🇴🔥
@samsamaxmed5567
@samsamaxmed5567 11 ай бұрын
Maxa stel ah wayba qawanthye subxanaallh 😢
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Жыл бұрын
Gebadhaan waa xabashiyad lkn hooyadeed aya somaliyad ah. ❤❤❤😊😊😊😊😊
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 Жыл бұрын
dumarka somaliyed nin walboo ajaanib ah waa kooda
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Жыл бұрын
@@yussufhassan5265 somalida iyo ethiopianku weey is guursadaan waxbana kuma jabna. Waxa daran un inuu gaal yahay.
@gargaash5273
@gargaash5273 Жыл бұрын
Real talent 😮
@cabdifataaxmaxamed9506
@cabdifataaxmaxamed9506 Жыл бұрын
Waa gabadhan waa xabashi heesaha soomaaliga ayey ku heesta
@saynf
@saynf Жыл бұрын
Oyaded waa somaliad Hargeisa ayey ku soo barbartey. Af soomalina weey ahubtey mashallah
@dr.mohamedluu4907
@dr.mohamedluu4907 2 ай бұрын
Wacaneey ma ii qaadi kartaa heesihi Kinsi
@Idriss-said1978
@Idriss-said1978 Жыл бұрын
Great
@subeercabdinuux-mv8yg
@subeercabdinuux-mv8yg Жыл бұрын
I love you
@libanmohamedaxmed2359
@libanmohamedaxmed2359 Жыл бұрын
Woooow
@cambaroali7733
@cambaroali7733 9 ай бұрын
Xasuustii Saado Cali Warsame
@matmat735
@matmat735 Жыл бұрын
Amazing !
@omaregal8543
@omaregal8543 Жыл бұрын
Hirut love 💕 I
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 4 күн бұрын
❤❤❤ is she really Somali girl?
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Beautiful lady with seeet voice
@isaxaqibrahim7108
@isaxaqibrahim7108 5 ай бұрын
Beautiful lady with seet voice
@mokhtarabdi5129
@mokhtarabdi5129 Жыл бұрын
Wow
@user-tv7vj7kc2m
@user-tv7vj7kc2m 9 ай бұрын
TOOSINTA ERAYADA IYO HAB DHACA OKEY ❤❤❤❤❤❤❤HIRUT 🙏
@MohamedAbdillahi-vv2yw
@MohamedAbdillahi-vv2yw 25 күн бұрын
🎉❤
@AbdiwahabAAbdisalam
@AbdiwahabAAbdisalam 5 ай бұрын
Arinkaan waxuu egyahay dhaqan gadis qof qaawan oo umad Islam ah afkooda ku heesaya waxaan u malayn ujeedo qarsoon iyo ajande kale ayaa jira oo heesaha lagu dhax qarinayo .
@abdillahigelle149
@abdillahigelle149 Жыл бұрын
Xuquuqda Heesta astaan Tv Dhawra.
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 Жыл бұрын
Yaynoo sameeya
@Yusuf-hr9uf
@Yusuf-hr9uf 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@ayanomer5090
@ayanomer5090 Жыл бұрын
Xaal wll malihid ee wll idaa
@calimaxamedjimcale1347
@calimaxamedjimcale1347 Жыл бұрын
Cajaa,ib kuwo badan oo somali bay dhaantaa iyado ethiopian ah
@lailawardhere2353
@lailawardhere2353 7 ай бұрын
Is it save to have all of these equipment on water 😮😮it made me worry
@munaibrahim5437
@munaibrahim5437 7 ай бұрын
Omg that’s what I said 😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIKED
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIKEDS
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 6 ай бұрын
Beautiful dhulka Somaliland
@Idriss-said1978
@Idriss-said1978 Жыл бұрын
Kuwii soomaalida ahaa ayaa qaarka mid ahi ay sidan si ka daranu labisanyihiin .xishooda soomaalaay
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 Жыл бұрын
Wlhi wan jecelady
@user-ky3hd5ll8i
@user-ky3hd5ll8i 7 ай бұрын
Goed talent ayay leedahay gabadhan iyo cod macaan, laakin waxaa ka maqan heestan originalkeeda ku jira markay sado tidhi hadaba ibtilo waa tanee inaga afgarad yay noo sameeeyaaaaa inaga inaga inaga afgarad sentence ama jumlad yar oo dhex gelis ah bay saado ku deri jirtay oo waxaan u malaynaya inay ahayd ( i need you ) intaas kaliya ayaa ka maqan heesta inta kale heeystan barteedi bay dhigtay! waa siday anigu ila tahay, Astaan iyo inta ka qayb qaadata dib u soo cusboonaysiinta heesaha ama suugaanta soomaaliyeed aad iyo aad ayaan idinkugu mahad celinayaa dadaalkiina fiican.
@Lagend-tf8bq
@Lagend-tf8bq 11 ай бұрын
Waxan Yari wacna Beautiful🙆
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIKE
@Idriss-said1978
@Idriss-said1978 Жыл бұрын
Soomaali faduul, gabarta soo dhaweeya dabadeed ayaa loo sheega waxaadla jeceshahay. Qaawanaan marka hore waa inaad ku soo dhaweysid ka dibna kolba inyar aad ka bedishid si nariisleh adoo wax ugu sheegaya oo xoog iyo qasab ahayn
@cabdirahmancabdow3080
@cabdirahmancabdow3080 18 сағат бұрын
Gabadhani hirut waa tumaa? Ma itoobiyaan miyaa?
@silver14007
@silver14007 Жыл бұрын
Astaan ma heesaa bilowdeen😂😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
LIVE
@abdilahiibrahim8109
@abdilahiibrahim8109 Жыл бұрын
WOW waar naagtu kurusanaaa sawtan heesihi kurus ka wada dhigty
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 Жыл бұрын
Waxani ma sheekaa mise waa hees
@hallad598
@hallad598 Жыл бұрын
Astaan TV ilaaliya lahaanshaha heesta. Saado oo originalka leh ayey aheyd in aad magaceeda ku xustaan muuqaalka. Sidani waa xatooyo.
@haashimiabdiduale3509
@haashimiabdiduale3509 Жыл бұрын
😢
@MixiyadiinMagalo
@MixiyadiinMagalo Ай бұрын
Eesh cala sowd
@faleenboos9561
@faleenboos9561 7 ай бұрын
Heesaha ciyaarta nooga daaya oromoot
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
SHARE
@MixiyadiinMagalo
@MixiyadiinMagalo Ай бұрын
Axsan caleeg eesh cala sowd
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 9 ай бұрын
Heesaha qaraamka uma baahna is qaawin, iyo qurux lagu suuq geeyo. Walow aad Saado cali u soo dhawaysay heesta, laakiin Qaawanaan iyo edeb darro uma baahna Xabashiyadeey.
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 9 ай бұрын
Saado Cali sawtii qawaanayd maxay kukala duwan yihiin
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 9 ай бұрын
@@malyounjamacmalyoun2120 qaawannaanta ma dalliil baad uga dhigaysaa Saado Cali in ay qaawannayd?
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 9 ай бұрын
Hirut qawanaantedaa watu ay dintay haysatoo e kiriistankaa u fasaxdey adigaa dintaa islamkaa ku dhashay o difaac kujiraa tiyoo shashaadaahaa ay ka muqdan fananintaa somaliyed qarkood sidaa kin jamac iiyo xalimoo goobaad waxay samaynayan islanimadaa ka baxsan maxay kukaala duwanyiiihin tan kiristankaa kolkaa adiguu huuga isku qabatoo dhaliil umada lkin adigoo badhka qawanyahy maxd ku halaysa aamus
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 9 ай бұрын
@@malyounjamacmalyoun2120 weli waxa ii muuqata inaad qiil iyo banaysi u raadinayso gabadhan qaawanideeda! Habalahaasi waa hablo Soomali ah, Islaam ah, goor ay noqotaba way ka soo hanuunin qaawanaanta sida Maryan Mursal oo u danbaysay uga toobad keentay. Laakiin bal gabadh aan diintay wadataa teenii ahayn, intay daf ina soo tidhaa inago waxay tahay iyo waxay waddo iska hubin inaad Amaan kula kuftaa miyey kula quman tahay.
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 Жыл бұрын
Heesti way sexesan Fanaanadu
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 Жыл бұрын
Sixid. Xaraf raacu waa shaqal, sidaa awgeed halka ay leedahay murugada la joogtaa, waxay sax ku tahay urugada. Aqalkaan ka ooyaa Adiguna xafiiskaad Urugada la joogtaa! Sidoo kale waxaan sixi lahaa magaca heesta oo la dhihi jiray "Afgarad."
@MoussaAlihusen76
@MoussaAlihusen76 Жыл бұрын
Waaw xabashiyad ka cool macan ma arag Halloween sameyo heeso iyada ay leedahay oo somali ah walahi kuwa badan ayeey cidlo ku dhaftay
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 Жыл бұрын
Magaca heestu waa Afgarad. qoladiinan reer Astaan ha inala ambanina
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 10 ай бұрын
Hooyadeed ayaa soomaali ah sidaan maqlay
@ahmedosmanabdulrahman1106
@ahmedosmanabdulrahman1106 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@taajirahmed3501
@taajirahmed3501 Жыл бұрын
Astaan waxay raban ayeey noso dirayan
@amiinxirsi2458
@amiinxirsi2458 11 ай бұрын
Heestii af garad maa saan ka dhigten saado cali sorry habo😂
@naviiza_abdi944
@naviiza_abdi944 Жыл бұрын
Astaan maxaa ku heesatin dhaadhantan arka😅😅😅ayadaba raali ka ah yaa soo qasbe aqalkaaga ku ooya kulahaa mayee liiska ka ooya😅😅
@Roobleh
@Roobleh 11 ай бұрын
Heestii saado cali warsame AHN way kubsatay tani. Way ku ciyaartay heestii
@sacadhassan2854
@sacadhassan2854 Жыл бұрын
Deegaankan ma Maydh baa..? Waxaan Arkayaa Xaga dambe Qabrigii Sheekh Isaxaaq mise Goob u eg Weeyaan.
@MaryanhiradXuseenAxmed
@MaryanhiradXuseenAxmed Ай бұрын
War xabshiiyada heesta ka qabata
@omarabdi2650
@omarabdi2650 10 ай бұрын
Does she speak Somali can anyone answer me
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 10 ай бұрын
Oo somali maha miyaa 😂
@mukhlisazan5017
@mukhlisazan5017 3 ай бұрын
Way ku hadashaa
@user-ln3pw1yk2c
@user-ln3pw1yk2c Жыл бұрын
Codka iyo jidhku naga gadan😂
@ismailmohamedhussein3946
@ismailmohamedhussein3946 Жыл бұрын
Oo gabadha Maxa magaceeda looga qori wayay 😅
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Жыл бұрын
Hirut baaa la dhahaa waa ta ku qoran😂
@MAFIA_104
@MAFIA_104 5 ай бұрын
Fanaanadan ma waxay kasoo jeedaa dalka ethiopia Soomaliga aad ayay taqaana balse magaceedu waaa luuqada ethiopia
@abdiuudhirsi4963
@abdiuudhirsi4963 10 ай бұрын
Fankii been iyo play back ama jiliin ayuu kusoo dhamaaday.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Xishoodku waa qurux qaawanidu waa foolxumo iyo wax kaa lusha un
@elmigutale7079
@elmigutale7079 Жыл бұрын
HIRUT,HAMBALYO,MAHADSANID (CONGRATULATIONS MY MY DEAR SINGER,I APPRECIATE TO U IN ADVANCE). I WOULD LIKE TO SEE YOU LIVE INFACT DEAR LADY.Thanks All &Alone my Friends.
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics Жыл бұрын
Heestan iyo ciyaarta bila xanaaqada markaad isku hesho macaana G99 ama 725 😋
@Adnomo1234
@Adnomo1234 Жыл бұрын
😂😂😂
@sakariyeabdirisaq5657
@sakariyeabdirisaq5657 9 ай бұрын
Hees mcn cod mcn iyo body mcn oo laysku daray ayaa heesta wax kale kasii dhigay 😂😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 ай бұрын
SHORTS
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 18 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
رضى الهاشمى.wmv
9:11
قناة سمير النجم الهاشمي
Рет қаралды 79 М.
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 113 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
9:03
Astaan Music
Рет қаралды 324 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,7 МЛН
Sagal Haldhaa | Heesta Bixiso | Xasuustii Khadra Daahir Cige
9:59
Astaan Music
Рет қаралды 279 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 518 М.
AYAAN WADANI HEESO XUL AH 2024
1:04:27
Nasir Production
Рет қаралды 245 М.