No video

AUN AXMED CALI HAARUUN "DARARAMLE& "HEESTII SHACNI IYO WANAAG, SHARAF BADANIDAA MA SHEEKEEYSANA LIVE

  Рет қаралды 75,281

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

5 жыл бұрын

AUN AXMED CALI HAARUUN "DARARAMLE& "HEESTII SHACNI IYO WANAAG, SHARAF BADANIDAA MA SHEEKEEYSANA LIVE
AUN AXMED CALI HAARUUN "DARARAMLE"
HEESTII SHACNI IYO WANAAG LIVE
ERAYADII & LAXANKII ABWAAN MAXAMED ADAN DACAR
DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 108
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 5 ай бұрын
woow fadhigaas looma kalaharin jilba culusti ayaa isugu timid. inti dhimatay AUN Amiin ❤❤❤
@ahmedcaalim3147
@ahmedcaalim3147 4 жыл бұрын
I shubyee kalggacalkuye aniguba ilaa shalay aawadaa shan goorbaan shiilshiiilay taladee sida aan shabeel ahay shafka aan ka reemaa shacni iyo wanaag sharaf badannidaa ma sheekaysanaa shan iyo xariiriyo sida shayga dahabka shilisaa warkaagani oo igu shirabanaa markaan sheeda ka dayo saw shaashku ima kaco shacni iyo wanaag sharaf badannidaa ma sheekaysanaa
@MaxamedKimiko
@MaxamedKimiko 4 жыл бұрын
Ishubye kal gacalkuye aniguba ilaa shalay awadaa shan goor baan shiil shiilay taladee sida aan shabeel ahay shafka aan ka remee shacni iyo wanaag sharaf badanidaa ma shekaysanaa
@ismaaciiljaamac3355
@ismaaciiljaamac3355 3 ай бұрын
I shuqee kal-gacalkuye Shaal iyo xariiriyo Sida shucubta dahabka
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
fanku reer gadiid dhaluu abtiga u ahaa a.h.u.n inankaan abtiga u ahaa marna awoowga ii ahaa allow qabriga kuu nuur aamiin
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 жыл бұрын
Ma dararamle ayaa reer Gadiid ahaa waxan maqlay habaryonis inu aha muse carre
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
@@yusufaxmed8863 waa muuse carre se reer gadiid baa abti u ah oo dhalay
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 Жыл бұрын
Waxay habra wadaag ahayeen Faysal cumar musheek Iyo ilma mooge
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 Жыл бұрын
Rer gadiid aptiyashaye
@KhaalidNuur-se6ye
@KhaalidNuur-se6ye 2 ай бұрын
Meesha aay joogan tolow ma hargeesaa ? Guryihii gol jano u maleena alow ale dad waa dadkii hore cod macana sida iskula hoorinayan oo isku jecelayeen soomaalida bal arag shacni iyo wanaag sharaf badnidaa ❤ soomaali hormarkeeda hore u soo qaadatay hada is nacybkii qaraxyo argagiciso iyo baqti somliya maanta dhexda ugu jirtaa
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 3 жыл бұрын
Axmed Cali Haaruun Dararamle waxa uu ka mid ahaa dhalinyaradii Fanka ku kacaantay ee dhidibada u taagtay. Waxa fanka ku biiray isagoo Dadiisu aad u yartahay AHUN
@abdirahmanali4991
@abdirahmanali4991 4 жыл бұрын
Ax yaa fanaan M A H dararamle rabi hakuu naxariisto
@cabdixasan8133
@cabdixasan8133 3 жыл бұрын
axmad cali haaruun waa nin muuse care ah alahawnaxaristo dadkii. inaga dhintay dhamaan tood
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 2 жыл бұрын
Mahubtaa
@cabdirisaaqmaxamuudkilaasg
@cabdirisaaqmaxamuudkilaasg Жыл бұрын
Erayadii Lahankii Abwaan Max^ed Aden Dacar Iyo codkii Axmed Cali Haaruun Dararamle
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Mamo khadro d cige iyo mamo hibo nura xasan a samtar dacar iyo kuluc kagartay dadkaz hadana qaldaneyn intii dhimatay Allah unaxariiso inta nolna cimri dher iyo cibado suuban insha Allah
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Kuluc iyo xasan aadan oo yar dararmle dacar laftiisi intaasa ka gartay lkiin waa fanantii hore
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 жыл бұрын
One of the best Somali songs. Erayadii Dacar waxaa qaadi jiray AHU Dararamle iyo Sahra siyaad
@awbustaale5719
@awbustaale5719 4 жыл бұрын
Lammaanaha arooska lahaa waxay ahaayeen qaar nasiib badan. Dararamle intu kaban soo qaato ha kuu tumo "Shacni iyo wanaag", hana u jiibeeyeen qaar ka mid ah fanaantii ugu fiicnaa wakhtigaas: Xasan Aadan , Kuluc, Khadra Daahir iyo Dacar... Waxaas ayaa la yidhaa aroos!
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Lammaanaha qarash badan ayey haysteen
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 Жыл бұрын
Golden age hada waa aduun dhamaadey
@awbustaale5719
@awbustaale5719 Жыл бұрын
​@@khalidjiheeye3809Aad iyo aad sxb.
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 5 жыл бұрын
Allah haw naxariisto axmed cali dararamle 2019/7/16
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@ia5159
@ia5159 4 жыл бұрын
My adeer Allah haw naxariisto amin
@abdihakimmohamed7911
@abdihakimmohamed7911 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Axmed Cali haaruun *dararamle*
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@abdihakimmohamed7911
@abdihakimmohamed7911 2 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah
@mohamedindho1382
@mohamedindho1382 4 жыл бұрын
Allah ha kunaaxisto maxamed maxamuud cige busi waa ninka arooska ah maantna lagu asay hargaysaa
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Allaa yaraxma mar xitaa xmr ayuu kunoola markii iigu danbeysay
@naimadayib
@naimadayib Жыл бұрын
Alle haw naxariisto janadiisana haka waraabiyo
@ahmedabdikarim8220
@ahmedabdikarim8220 4 жыл бұрын
Waxaay aheed ruwaayadii "markii uu jacaylku ifarasaaray waan fududaa M.adam dacar Ruwayadaas waxa kuwada jirey A.mooge iyo A.dararamle iyo waliba zahra ziyaad iyo faniin badan
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Mahadsanid warbixinta aad nala wadaagtay.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii maxamed aadan dacar Laxankii maxamed aadan dacar
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 4 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto dhamaan fanaaniinnteenii somaliyeed
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@jaambiir8
@jaambiir8 4 жыл бұрын
Hoodiyo ayaanba la isku dhaafe way ka ayaan badnaayen lamaanayasha kale alle u naxariisto Intii dhimatay inta kalena alle ha caafiyo iyo cimri dherer
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 2 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto axmed cali haaruun "dararamle "
@luulhassan7154
@luulhassan7154 Жыл бұрын
Illahow u naxariiso fananin teenii
@aadansaalah6268
@aadansaalah6268 3 жыл бұрын
Arooskaasi waxa lahaa lamaane nasiib badan. Maxaa meesha fanaaniin fadhida
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 2 жыл бұрын
reer kan ay ku kulmeen caroos koga waxasoo fanaana qiimo badan
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 4 жыл бұрын
A H U N Daramle:- waxaan ka gartay Dacar, Hibonura, Xasan A Samatar Iyo Khadra Dahir
@fowsiomar9245
@fowsiomar9245 4 жыл бұрын
kinsi x. aadan iyo kuluc waaka mikirifoonka kusoo dhawaynaaya iyo maandeeq
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Waa barigii nabadii sida laga dareemayo
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 4 жыл бұрын
Shacniyo wanaag sharaf badanidaa masheekaysanaa
@bostonmedia726
@bostonmedia726 4 жыл бұрын
Niyow musa care fanka iyo aqontaba aniga somali barnaya kkkkkllll
@Abshir252
@Abshir252 4 жыл бұрын
Sidaa meel walba qabiil ula taagnaada . Waxa somali oo dhan dunida ka dib dhigay waa qabiil
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Dadka idinkaa waalay walaw aad halgankii iyo waxbarashadii kaw ka ahayden sida tuur iyo m.axmed cali
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 3 жыл бұрын
Absolutely.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Waxa qaadaaya axmed cali haaruun dararamle
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 3 жыл бұрын
God bless you dararamle ❤️
@dacardacar3530
@dacardacar3530 5 жыл бұрын
Axmed Cali haaruun dararamle Ahun legen
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Waa intii aan laqixin ee dadku xorta ahaa.
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Aroosku Waa Uk 1993
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Arooskaasi tolow ma Somalia ayuu ka dhacay intii aan la qixin ee masiibadu inagu habsan.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maya waa dagaaladii sokeeye ka dib London 1996kii
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Thank U sxb berigaa Denmark ayaan joogay llaftigaygu inkasta oo aan hadda 5sano joogo Hargaysa.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Abdihakim Mohamud Ok Maasha Allah wakhti ayaa ka soo wareegtay Videogan waa xasuus Fanaaniin waaweeyn ayaa isku qabtey goobta Maasha Allah Qurbihii Denmark hada meel ka fiican baad joogtaa xilligan Hargeisa oo Rooban iyo Ramadan waa Maasha Allah Aad baan kuu salaamaya sxb Ramadan Mubaarak
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
@@shaakirmuse1666 Waa 1994 kii Markii ugu horeeysay ee uu Xassan Adan Samatar ka yimi Canada 🇨🇦 Toronto isaga iyo musishanka Saleebaan Uurdoox waa biloowgii 1994 ka dib ayeey Xassan Iyo Aun Khadra show wada dhigeen tour na kusoo wareegeen qaarada yurub Weey da yaraayeen fanaaniintu wakhtigaas moral fiican ayeey hayeen weey isku xidhnaayeen dalkaa rajo weeyn laga qabeey inuu hagaagayo showyaa Addis abbaba lagu dhigey wakhtigaa ka hor 1993 gii arimo badan ayaa is dhinac socdeey
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 жыл бұрын
AHU naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi
@mohamedegal3268
@mohamedegal3268 4 жыл бұрын
Maxaa qaran fadhiya. Xataa samatar waa fadhiyaa
@abdiali7666
@abdiali7666 2 жыл бұрын
Waa london 1993
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 4 жыл бұрын
Makaan sheeda kadayo sowshaash ku ima kaco sharaf iyo wanaag ma sheekaysana
@daakiryare6572
@daakiryare6572 8 күн бұрын
K
@suldaand
@suldaand Жыл бұрын
2023
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 жыл бұрын
barisamaad waa xiligii aroosyada lagu qabsan jiray guryaha
@hamzeabdi7605
@hamzeabdi7605 Жыл бұрын
ax yaa hees
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Bal daka iga dhex garo❤
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 4 жыл бұрын
Waagaa waxaan heysanay bulsho hormarsan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Dhagardiid Nasruallaah Aad iyo aad
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 ай бұрын
gabdhihi xorta ahaa wakuwaas walaalahood dhex fadhiyo wax kufsanayo iyo wax caayayo midna maleh. nacaa wahaabi adoon ah kuyaal. dhaqankeeni wanaagsanaa ayuu dhaqan carbeed kubadala.
@galadguule486
@galadguule486 4 жыл бұрын
Waxan kagartay halkaan Axmed dararamle, kuluc, qadra daahir, xasan aadan samatar iyo dacar
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 4 жыл бұрын
Mahadsanid waxaa kujirta H Nuura Codka hoorinta
@muktarali2311
@muktarali2311 5 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Dararmle ma muuse caruu aha wllyal
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Haa walal waa muuse aadan
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 4 жыл бұрын
Allaah yarxam fanaan soomaaliyed buu ahaa ee reer gaar umu aheyn
@mubarikhamud623
@mubarikhamud623 4 жыл бұрын
Muse caruu ahaa allah yarxam
@fatmaali4968
@fatmaali4968 4 жыл бұрын
muuse caru yuu galaa sxbyaal
@fatmaali4968
@fatmaali4968 4 жыл бұрын
muuse caru yuu galaa sxbyaal
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 4 жыл бұрын
Who wrote this....... 'Dacar"..... Allah how naxariisto...... all..
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Dacr wa nool yhy
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Oo maxaad naxariista Alle ugu diidaysaa?Alla haw naxariisto anna Ha noo naxariisto.Aamiin.
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 hadii layiri wuu nool yhy micnaha habaar miyaaa ilaah ha inoo naxaristo adun iyo aaqiraba anbti
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
@@samahirdaahirmaxamad7282 Anuu maan odhan.
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 anaa iri wuu nolyhy kadib jwbtada aqri
@jamalhassan4525
@jamalhassan4525 3 жыл бұрын
Waxaan ujedaa khadra daahir cige oo sigaar cabeysa
@abdirahimali1374
@abdirahimali1374 4 жыл бұрын
Soomaliya waxay la rogmatay waa fusuq & fasahad
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 152 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
RaadTV Cali Sugulle iyo Walaalaha Hargeysa Nov 2009
6:50
ahmedcj
Рет қаралды 119 М.
Cabdikhadar Xasan Laari Iyo Faadumo Cabdilaahi Maandeeq 🔥 Iyo Heesta "WACAD"
11:57
Markaad Guurtaan Ana Goostey (feat. Faysal Cumar)
8:41
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 26 М.
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 156 М.
Dacar iyo Hibo Nuura, Heesta Ma ii baaqday
7:51
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 685 М.
HEES KABAN GUDGUDE CODKII XASAN AADAN SAMATAR (QARAAMI WAAYO WAAYO KABAN)
12:11
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 111 М.
Axmed Cali X Haaruun Dararamle 🔥Iyo Heesta "CAGUHU QABAN WAA CIIDA" ( JIIB )
7:41