AWALE ADAN OO FANAANIINTA LONDON SI WEYN UGU SO DHAWEYEEN LONDON WELCOME TO LONDON AWALE ADEN 2022

  Рет қаралды 130,203

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

plz like and subscribe youtube keena 2 mardhaw barnaamijnyo live ah iyo dhacdoyinka somalida / @faizareaction

Пікірлер: 113
@FaisaAmir
@FaisaAmir Жыл бұрын
plz like and subscribe youtube keena 2 mardhaw barnaamijnyo live ah iyo dhacdoyinka somalida kzfaq.info/love/7SkHWqXurNNni_Xp8ujygw
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 Жыл бұрын
Legend Of Djibouti 🇩🇯🇩🇯 Awaleh Adan Deheyeh ♥️ Inadeerkay Qaali meel walba oh tagtiid sidaa baa lagugu istaaga Nin Culus oh dadnimo fiican ♥️
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Ay fannaanki fannaaniinta! war soo dhaweeya waa fannaan umadda Soomaaliyeed aad ugu qaali ahe, jirkaa isku keen damqada aad iyo aad Axmed zaki
@wardahgalbeti7396
@wardahgalbeti7396 Жыл бұрын
Hay Allah bless us with this type of unity 🤝 peace ✌️ 🙏🏽 and love ❤️ 😍 amongst us my ppl 1 Somali my love cup is full love it thank you Faiza Amir you are truly Amiirad qurux qaali Faiza.
@maryanyusuf7590
@maryanyusuf7590 Жыл бұрын
Masha allah waa soo dhaweyn cajiib leh viva cawaale and well come to london
@awesabdi882
@awesabdi882 Жыл бұрын
Masha allah fanaanka weyn ee ummada soomaaliyeed aad baan ugu faraxsanahay sida wanaagsan ee loo soo dhaweeyey waan idinka mahad celineynaa hadii aan nahay reer canada
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Жыл бұрын
Well came cawaale Adam in UK 🇬🇧 iam watching you from USA California we love you bro you are our hero Well came to UK 🇬🇧we all you what ever you are you our legend Well came Well came. Thanks for sharing keep it up good work guys. Love you all soomali people what ever they are..
@agmw948
@agmw948 Жыл бұрын
Legend Awaleh Aden 🎉 Ninka uku hesa badan Somalida❤ hore u soco
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Жыл бұрын
Walal abdi nuur aya kaa badan ayan jeceel lahay
@agmw948
@agmw948 Жыл бұрын
@@waberihassan7867 Garnika 21 Awaleh U horeya saxib
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Жыл бұрын
@@agmw948 wa runta walal 👏🏻
@leamsii20
@leamsii20 Жыл бұрын
Excellent pour une première pour AWALEH ADEN
@hindamohamed8430
@hindamohamed8430 Жыл бұрын
Really i love zaki thank you very much long live our country djibouti 🥰🥰🥰
@Zihaam011
@Zihaam011 Жыл бұрын
Awale Adam Djibouti 🇩🇯 ♥️ Welcome to Somali Week.
@mohamednasteho6516
@mohamednasteho6516 Жыл бұрын
الله يحفطك اي ابن بلدي عولي ادم 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@halimarage7385
@halimarage7385 Жыл бұрын
Mashaallah Mashaallah 💖 💞 awaleh iyo reer UK 🇬🇧 ❤️ 💙 💕
@saadaabdillahi2177
@saadaabdillahi2177 Жыл бұрын
Zaki brother thanks you for the song vive Djibouti
@deeqsiaboubaker7134
@deeqsiaboubaker7134 Жыл бұрын
machallah 🥰 so dhawayn qurux badan runti awale aden big LEGEND ❤💯🇩🇯
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Ilaahow noo gargaar isagoo ciyaalkiisa korsadaa dhaantey sidan
@nimahassan6258
@nimahassan6258 Жыл бұрын
Masha allah Masha allah awaleh aden deheyeh reer djibouti thanks you reer UK❤❤❤
@nastehoelmi-3764
@nastehoelmi-3764 Жыл бұрын
masha Allah awaleh aden long vie vivre notre star dijboutien
@aichitaparis1606
@aichitaparis1606 Жыл бұрын
Mashaalh Awaleh Aden daheyeh Awaleh Asri on vs souhait une tres bonne chance te toujours le meiheur grand frere
@rashidaden2561
@rashidaden2561 Жыл бұрын
Waa Sharaf iyo waajib islaam nima , Soomalianima in dhamaa Soomalida geeska Afrika midoobaan , jaceeyal walaalnima . Adoonka hal magaala ayaa 30 milyan ku noolyihiin. Waxaad naftaada la jeceshahy walakaa Soomaliyeed la jeclaw ilah baa kuu gargaaraaya.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Hodan Online - Allow ka qabo dhiiqada ay lugaha lasii galayso fan iyo niiko iyo saaqidnimo qof lagu yaqaanay ma ahayn
@mohamedcharmarke7537
@mohamedcharmarke7537 Жыл бұрын
Mashallah awaleh aden notre star welcome to london
@mostaphejama6903
@mostaphejama6903 Жыл бұрын
Ayaan Toronto qurux aan ka guur laheen macha Allah ❤️💯❤️
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 Жыл бұрын
Subxaana laah Dumarkaa qaawan hadey islaam yihiin allaha asturo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Welcome Awale iyo dhamaan fananita kalay ba❤❤❤❤👍💋🌹
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 Жыл бұрын
Awaleh aden est légende universelle
@nugaal012
@nugaal012 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم. Allah waxaan idiinka baryayaa inuu idin soo hadeeyo.
@mohamedfarahmohamed4606
@mohamedfarahmohamed4606 Жыл бұрын
Macha allah Somali wadajir ha kunoolato I love you 😍
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
Hodoneey walaal waanu kaala Han waynayn in fanaan garabka ku qabsado 😢 .
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
@@safikitchenoficial first of all intaadan aniga I aflagaadayn oo igu been abuuran soomaaliga sida loo qoro soo baro. Secondly hodon ayaan la hadlee adi kulama Hadal , third fanaan waxba kama sheegine , haday caadi kula tahay in nin ajnebi kaa ahi uu garabka ku qabsado aniga iyo inta Aan jeclahay tooni raali kala noqon maayoe, Afkaaga iga jeedi . Is qorad yahay.
@halimoa4348
@halimoa4348 Жыл бұрын
👍
@sumayaabdulahi6258
@sumayaabdulahi6258 Жыл бұрын
Cawale aadan sidey hab u sineysay aa ka sii daran walaahi🤦🏾‍♀️
@mohamedaadan4639
@mohamedaadan4639 Жыл бұрын
War Nin LA waayey Ayaa Maanta Waa LA arkey Ahmed Zaki
@engkaderbc1435
@engkaderbc1435 Жыл бұрын
,masha allah
@habonhealth902
@habonhealth902 Жыл бұрын
Mashallah welcome to London awake Adan 🎉🎉🎉🎉
@djamaabdi8581
@djamaabdi8581 Жыл бұрын
Awale adan 🥳🥳🥳🥳🌹🌹🌹🌹♥️
@queenmj0906
@queenmj0906 Жыл бұрын
Jah hodan farxadeda walhi wn jecelhy ilhow haidin anoo London kadagin yaa rabi on hodan arkin faraxad igu nolow abaayo
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 Жыл бұрын
Allaya cizack wllhi si wacn aya loogu soodhaweeyay
@idylmohamed2367
@idylmohamed2367 Жыл бұрын
Waaw ree London dad wanagsan sIda u so DHAWESEEN FANANKEEBA QARAN ❤ 💖
@user-go8fi8gb1m
@user-go8fi8gb1m 14 күн бұрын
Awaale aden you are welcome here ym dear brother i am very love you becouse you are our lion and you are lion all of african men
@wardixaji1297
@wardixaji1297 Жыл бұрын
Mansha allah hanolado shanta somaliyed🖐🖐🖐🖐🖐
@Tvtardy
@Tvtardy Жыл бұрын
Wow welcome welcome awale aden ❤🌸🌸🌸🙏🙏👏👏👏
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Masha Allah 🖐🏻🌹🌹🌹❤️
@fatumajano3094
@fatumajano3094 Жыл бұрын
Wow maash allah qurux badan
@ahmedfahima3088
@ahmedfahima3088 Жыл бұрын
Awaleh Aden daheye vive tout le Djiboutienns et ts les Somalia
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 Жыл бұрын
Maash ahAll okay. Goed wawawa
@nagadnagad277
@nagadnagad277 Жыл бұрын
Faiza merci 🙏 😘 thanks
@madinabourhan1875
@madinabourhan1875 Жыл бұрын
Machallah mabrouk
@Al-muslim1
@Al-muslim1 Жыл бұрын
Awale adan naagaha xabadka ayuu wada saartay away mss xiis
@maryanjama1292
@maryanjama1292 Жыл бұрын
guul guul Somalie
@somnxtofficiall
@somnxtofficiall Жыл бұрын
Awale adan welcomel London
@kopend8638
@kopend8638 Жыл бұрын
Legend,welcome to London
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 Жыл бұрын
Maasha Allaah 💘💘💘💘💘💘😱💖💖💖🥰🥰🙏🙏🙏💞
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 Жыл бұрын
Awale Aden our legend from Djibouti
@missjano8249
@missjano8249 Жыл бұрын
Abdi nuur allah ha ku daayo
@shamsutdore5169
@shamsutdore5169 Жыл бұрын
Legend Awale welcome to London.❤️❤️
@mariammed1953
@mariammed1953 Жыл бұрын
Espérant k awaleh compte revoir sa femme qalii mahdia quruxx e ses enfants inchallah
@hawaelmiidriss8450
@hawaelmiidriss8450 Жыл бұрын
Mashallah nolada reer Djibouti
@halimoa4348
@halimoa4348 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@missjano8249
@missjano8249 Жыл бұрын
Waxa ka helay awaleh sida u walahi amina afrik u ugu farxay
@fatoumaaliguelleh5472
@fatoumaaliguelleh5472 Жыл бұрын
Mashallah Awaleh Aden 😍😍😍😊🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🎊🎊🎈🎈🎈🎉🎉🎉
@djamaabdi8581
@djamaabdi8581 Жыл бұрын
Nom Djama Abdi Djibouti
@abdirahmanmohamed3822
@abdirahmanmohamed3822 Жыл бұрын
Feynus sh. Dahir aya ka maqan meshan
@mounaabdillahi5629
@mounaabdillahi5629 Жыл бұрын
@hodanonline kurux badan Allaha qu dayo sister ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍
@mahamoudzenab3478
@mahamoudzenab3478 Жыл бұрын
merci zaki
@abdomouna3816
@abdomouna3816 Жыл бұрын
Koxda gurmaad
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Ayaan Cashuur wow 💗💗💗
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 Жыл бұрын
Mirqaan party started
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Cawaale aadam👏👏
@djamilamoussageudi4475
@djamilamoussageudi4475 Жыл бұрын
Hodan online ayaan arkayaa ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@RABIC.Channel
@RABIC.Channel Жыл бұрын
Walalayaal kusoobira❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🧡🧡🧡🧡🧡
@osmanradwan143
@osmanradwan143 Жыл бұрын
Legend awale aden ♥️
@mabdi1406
@mabdi1406 Жыл бұрын
Camera naaag
@aarantelecom4985
@aarantelecom4985 Жыл бұрын
amina africa
@Dholayare_
@Dholayare_ Жыл бұрын
Aar somaliyay aan inyar Oo kaftan ah tuuree Ingiriiska Waa waayn maayoone yaryar maleh Miyaa 😂😂
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 Жыл бұрын
Inta horee oo dhan ma imaanayo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣last party ku qornahay. Habeenka, Hawenka iyo Cawale Adan😅😅maxn Fananinti no timada fahanay.🤣🤣walee ma imaado inta hore.
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 Жыл бұрын
hodan online big love and respect
@user-of1xw8wz3i
@user-of1xw8wz3i Жыл бұрын
Width
@sifircadeciise498
@sifircadeciise498 Жыл бұрын
Naagaha qaawan waa maxay
@djamaabdi8581
@djamaabdi8581 Жыл бұрын
👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🎁🎁🎁🎁🎁
@ahmedzaakar2142
@ahmedzaakar2142 Жыл бұрын
Awale Aadan Big legendary
@djamaabdi8581
@djamaabdi8581 Жыл бұрын
🎁🥳🌹♥️
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
ninkaan markale miyuu sharci heley😄😄😄
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
War ti hodan aheed wa ay waalatay
@ayanidriss916
@ayanidriss916 Жыл бұрын
Legende
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 Жыл бұрын
Armey dhacdaa maalin uuun in laygu soo dhaweeeyo hethrow airport Waayo qof hibooole ah ayaan ahee 🐅🦁🔥👋
@mariyacali6541
@mariyacali6541 Жыл бұрын
Wey dhici kartaaaa
@leilaidris4806
@leilaidris4806 Жыл бұрын
Hambalyo
@fadumomohamed1124
@fadumomohamed1124 Жыл бұрын
Asc ku Soo dhawaw London cawale iyo maki xaji banadir fadlan kalay Amerika San ku Soo dhaweyne
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
SAAQID 7DI CARUUR AHA E U DHALAY CIDLO IYO DHUL GALO UGA DHAQAAQAY AYAY 2AX KA DHIIGAYAN!+
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
fanaaniintu inay kulmaan way wanaagsan tahay laakiin ha ogaadeen inaaney ingiriis ahayn ee ay soomaali ku abtirsadaan,dee ama jiputi ku kulma ama muqdisho ama hargeysa ama jigjiga ama garissa,dhulkiinna iyo dadkiinnaa idiin baahan.
@houdaibrahim9911
@houdaibrahim9911 Жыл бұрын
Away islantisi
@mohamudbujiye8081
@mohamudbujiye8081 Жыл бұрын
@B6 18/10/2022 🚫
@waxwalbalechannel1676
@waxwalbalechannel1676 Жыл бұрын
Please 🙏
@qadarcaaqil7020
@qadarcaaqil7020 Жыл бұрын
Codka eber waye mxaad udheeren wesay
@maryandjama7013
@maryandjama7013 Жыл бұрын
Amina Africa qormey sidan u ilbaxday
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Жыл бұрын
maxay ku il baxday noo sheeg
@zeinabhassan5657
@zeinabhassan5657 Жыл бұрын
Asc waalikadba Amina Afrique ilbaxad Bay hated mashalla
@halimoa4348
@halimoa4348 Жыл бұрын
@@zeinabhassan5657 wa sida
@mabdi1406
@mabdi1406 Жыл бұрын
Kkkk
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
SOMALIDA UK MA ISKA IRIYI WAAYEN NAGTAN ISU SHEKTA SAFIRKA GONIGOSATADA, OO OO KA SHAQAYSA KALA GOYNTA DALKENA⁉️ MARNA MAGACA SOMALIYA HA KU QARANATO MARNA HA CAYDO OO KALA QAYBINTA DALKA HA KA SHAQYSO❗ HADAY NAFLEDAHAY SOMALI LEDAHAY NAGTA HA DACWEEYEN DHULKA HA LAGALE. AMA HA KU QASBEN IN AYA JOJISO
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Жыл бұрын
CAAC VIVA SOOMAALILAND GUUL HALKEE KUXANUUNTEY
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
@@fatimahashim5596 Caac WAX LADHAHA MAJIRE. RUNTA WAY QADHAAADHAHAY EE LIQ HUUNO! O KALA DAYA DIDMADA HORE IYO DOONIISTA DANBE!
@ghadardable5239
@ghadardable5239 Жыл бұрын
Labada dhinacba Key doontadaba way bodeysaaa. Adiga xaad qadeee. Goni way ugi Dhaxdana Somli way Kaga Jiri,,😋😋😋
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Жыл бұрын
ayadaa ka masuul ah cidda la keenayo sabab too ah lama aamini karo yamyam iyo qadaadweyn waa mooryaan 32 sano is cunaya is kufsanaya is afduubaya is qarxinaya adigu dad noocaas ah wax ma ku darsan lahayd
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 Жыл бұрын
Maki xaaji banadir sow reer somaliya xanuunka ilahay haka caafiyo Awaleh aden Maki xaaji banadir Ikran jaamac wa wada fanaanin somaliyeed
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 23 МЛН
AWALE ADEN Festival Belgium Ghent
27:51
Theappaz
Рет қаралды 148 М.
Taariikhda Alfanaan Cawale Adan Wax Badan Ka Ogoow .........
10:42
Shabalaala Tube
Рет қаралды 10 М.
GUMAADKII XALAY XEEBTA LIIDO IYO MEESHAY KASOO GALEEN NIMANKII LAYAY DADKA
18:49
AWALE ADAN HEES CUSUB  MAMA AFRICA OFFICIAL VIDEO 2021
5:26
FAN DHIS FILMS
Рет қаралды 80 М.
Awale Aden wacdaro ka dhigay show gii Sweden Stockholm 2023
5:58
Najib Yare official
Рет қаралды 27 М.
CAAWAALE iyo BBC FRENCH
2:52
bidhaan Dahir
Рет қаралды 51 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 64 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,2 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 62 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,8 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,1 МЛН