AX DAD IS JECEL MAXA DAN KALA GEYSAY LAKULAN JCYL HORE Pt18

  Рет қаралды 141,825

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#subscribe #like #share

Пікірлер: 676
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Жыл бұрын
Intan Daawanayey O dhan waxan daremayay xogoho Farxad ah Ya aniga ilamid ah ma aqani or wax anku sifeyo ila hada magaran karro xaqiqatan Ya ALLAH 😭 سبحان الله
@inaomar2151
@inaomar2151 Жыл бұрын
☝️
@Zizey
@Zizey Жыл бұрын
Walal cajis iyo walwal sabab la'an ah waa salaad la'anta ee salada aynu ilalino😭
@caynimaxamed3824
@caynimaxamed3824 Жыл бұрын
Hye wall jazakallaah 🙏❤
@sulekhamaxamed651
@sulekhamaxamed651 Жыл бұрын
Waa saan dareemayo caawa wllhi
@Zizey
@Zizey Жыл бұрын
@@sulekhamaxamed651 abayo qli Allah haka dul qaadho culeska😭Ogow nafta iyo sheydaan aya Cajis iyo culeys kusaraya walal ee iska ilali😭wankusoduceyna walal
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋🕋🕌🕌🤲🤲
@nasraabdiali2908
@nasraabdiali2908 Жыл бұрын
Scw
@ibrahimadanabdi4870
@ibrahimadanabdi4870 Жыл бұрын
Scw❤
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
#intan dad dawanayay oo kulmo waa kuwi ugu quruxda bdn ee arko wooow ha waaro jacaylku,,,daacadnimada iyo nolol qaybsi waa kuwano oo kle 😪 aalle calaf haysugu daro ,,,eegamadooda laga dareemaya inay is jecel yihiin ⚘️❤️ Jacaylku waa hadyada ugu qaalisan ee illahay ku abuuro qalbiyadeena 🤲😪
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
Sax waana Rizqi mina Laah sida Rasuulkeena CSW yiri umunaa Khadihi Alaah Arzuqnii Xunahaa jaceelkeeda Alaah ayaa igu irzaaqey halkaa ayaa laga garanayaa inuu Alaah qalbiyad midba midka kale dareensiiyo waa midka runta nifaaqa , khiyaanada iyo beenta aheeyn
@suwyeda6981
@suwyeda6981 Жыл бұрын
Jaah ma ila aragtay hortaa ciyaalnimo loma bahnaaa soo mahaa 🤣🤣
@khalidbashir9562
@khalidbashir9562 Жыл бұрын
Qof aad si dhaba u jeceshay o noloshada ka baxay marnaba ha u ogolaan inu noloshada dib ugu solabto
@esmailahmed227
@esmailahmed227 Жыл бұрын
Ooooh! This is love. I call it Pure, truthfulness and honest love. Reunion at its best. Its like they gave themselves a space of 5 months to experience loneliness and here they are practically, officially and happily reunited. May God bless your Reunion. Surely, I felt it.
@wiarwadani4432
@wiarwadani4432 Жыл бұрын
😂
@mukhtarmahat4131
@mukhtarmahat4131 Жыл бұрын
Never get too attached to anyone unless they feel the same for you. They deserve each other. Pure love 😍
@fetihimohamedtahir4248
@fetihimohamedtahir4248 Жыл бұрын
Mansha alaaaah kuwaan somaali iska dhala maahan runtii ayeeyadood baa hindus🥰🥰🥰 ah mays dhahdeen ilaahoow qofka aan nolashanada qaaliga ah aan uhibeeno saan ookaleh 🤲🤲🤲 Amiin🤣🤣🤣
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
You can’t control that, it doesn’t matter even if they felt or feel the same break up or conflictet it could happen or even divorce someone you share a life with
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Жыл бұрын
Agree 💯, If you love somebody set them free if they came back its your if they done cameback they never meant to be yours, hence I Agree what you said never get 2 attached anyone it may hont you
@SheikhCabdiraxmaan-du7kz
@SheikhCabdiraxmaan-du7kz 11 ай бұрын
Thanks coz I have also learnt lesson from ur words
@riyaacabdi950
@riyaacabdi950 Жыл бұрын
True Love Never End...... Congrats Sis And Bro
@mushtaakhcabdiwali8380
@mushtaakhcabdiwali8380 Жыл бұрын
jah🥺 jecel dadkas aa wax kayaqan😢ilahayo nin dacad ah ilahayow isi🥰war iguso ducey 😂
@ridwanmustafe5994
@ridwanmustafe5994 Жыл бұрын
KUɢᴜ Dᴜᴄᴀʏɴᴇʏ 🤣🖐️
@saeedaminsaeed
@saeedaminsaeed Жыл бұрын
Waa I kan
@mushtaakhcabdiwali8380
@mushtaakhcabdiwali8380 Жыл бұрын
@@ridwanmustafe5994 ilahay haa iga gaga aqbalo powe🥺🤲
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 Жыл бұрын
Amin dhamanten Allaha nasiyo
@Mohazwayel
@Mohazwayel Жыл бұрын
Ameen abaayo mida ku faraxdo ku rajaynaya 🥰
@ixsaanmahdi4488
@ixsaanmahdi4488 Жыл бұрын
Naaya ninka ilaasho sisteryyy nin haduu kujeclado waligiis kumanacaye ❤🎉
@rahmoibrahimabas9254
@rahmoibrahimabas9254 Жыл бұрын
Jecl jecel dareemaayaa ani relationship lahyn😂ha waaro jecelka ❤️
@mahamednoor4831
@mahamednoor4831 Жыл бұрын
Waaa isku daagsanaa hee 😴😞
@fatumaosman8363
@fatumaosman8363 Жыл бұрын
😂😂😂
@Zizey
@Zizey Жыл бұрын
Ragu waxaan leeyahay jacelku hakuu dambeeyo walal ee naftaadha hormari, Jecelku wan aminsanahay lkn dagdag marabo, Marka aad diyaar unoqotid guur kadib jacel muda gaaban ah raadso💯
@sowdoelmi7671
@sowdoelmi7671 Жыл бұрын
Wan kugu racsanhy wll✅
@inaomar2151
@inaomar2151 Жыл бұрын
Dr jecelka ma aha waxlaraadsado adigoo ogeen ayow ku galaa wlhi jeceelka waa cudur dadka kudhaco hada aniga imahaayo lkn waa soomaray waana kacaafimaaday alxmd mana lagu guuleesto inta badan illaheey haka haayo inta owkudhicin
@Zizey
@Zizey Жыл бұрын
@@inaomar2151 Walal si fiican ayan kuufahmay.Allaha isku calfo kuwa isjecel.
@mohamedabdullah5237
@mohamedabdullah5237 Жыл бұрын
Very good
@cakifomar6980
@cakifomar6980 Жыл бұрын
Fikradaada waan aamin sanahy
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹dadkaan oo kale keen meesha ridhwan masha Allah allow guur barakeeysan dhaxdhig oo jeceylka u siiyaadi xumaanna ka ilaali
@kafiyoxasanaxmed9576
@kafiyoxasanaxmed9576 Жыл бұрын
Amiiin
@mohameddharar5854
@mohameddharar5854 Жыл бұрын
Kan yari fanaan miya weyga yasbshey wllhi
@ismailupdy9038
@ismailupdy9038 Жыл бұрын
Wadba duceynesa manta
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Жыл бұрын
@@ismailupdy9038 maseer baa kaa soo urooya ma gabadha aan uduceyni baad jecled oo kugu daadisay mida kale ma aniga ayaad itaqanaa gudaafad baad tahay gabdhaha ka xishoone
@makamadiinoofficial6140
@makamadiinoofficial6140 Жыл бұрын
Qacdi hore ban qiirooday yaa ila midah 😘😪
@ismailmohamedyusufalonepoi3190
@ismailmohamedyusufalonepoi3190 Жыл бұрын
Mxa kuqorotay wll😅
@makamadiinoofficial6140
@makamadiinoofficial6140 Жыл бұрын
@@ismailmohamedyusufalonepoi3190 dee heest waxan magcag iyo mamuskagi ku qoray inay maresa ii dabyse😄😄😄
@qanyareofficial8372
@qanyareofficial8372 Жыл бұрын
Jah aniga kula mid ah ❤😢💝
@ismailmohamedyusufalonepoi3190
@ismailmohamedyusufalonepoi3190 Жыл бұрын
@@makamadiinoofficial6140 😅😅aad bad u naxaris badan tahay
@makamadiinoofficial6140
@makamadiinoofficial6140 Жыл бұрын
@@ismailmohamedyusufalonepoi3190 aad iyo aad
@sagalinaabdisulub8465
@sagalinaabdisulub8465 Жыл бұрын
Yaa Rabbi riyadooda u rumeey ayaga iyo inti muslim ah oo ka dhig dad ku midoobay nlsha Insha Allah
@suldaandaacad4968
@suldaandaacad4968 Жыл бұрын
Saxiib_codkaaga sida aad heesta gawadha ugu qaadey talentet ayaad tahay ku geeleyso jaceylka ❤️
@issackahmed4868
@issackahmed4868 Жыл бұрын
I have nothing to say but happy for their reunion 😍
@Aishabdull2024
@Aishabdull2024 Жыл бұрын
Issack intee jogtaa lkn
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 Жыл бұрын
Ax yaa rabi wadna garaacoodaa 📷 laga dhex dareemayaa qofka wax jeclaaday kaliyaa fahmaaya ❤ congratulations walaalahay ♥️
@Mohamettmilly8
@Mohamettmilly8 Жыл бұрын
Gabadha zaaid ayyey wadnhyga ugaracamayan
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 Жыл бұрын
Maşallaah wa kan jcylka saxda exkii ugu horeeye oo dib umidooba congrats 👏 farxad ku noolaada 🤍
@Kamalvlogs10
@Kamalvlogs10 Жыл бұрын
That’s about feeling each other thank you for both of u best partner I have ever Watch ha waaro jacelka❤️❤️❤️
@nadiaabdullahi6988
@nadiaabdullahi6988 Жыл бұрын
Ooh happy reunion to you both ❤ ya Allah!!!!
@atharmursal2633
@atharmursal2633 Жыл бұрын
Waaaaw so sweet I love the wey they talk Each other is amazing 👏 😍 may Allah make them easy for them inshallah
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
Absolutely both are mature not like he said she said yelling arguing both are cool 😎 listen to each other. Jealousy 🙈🙈 what cause suspicious he proof still I’m here for you kudos
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
ASC waa arin aan jecelahay, runtii qalbiga daxaleystay bey dib buurka uga jafeen,wiilkan iyo gabadhan Mansha ALLAH kheyr Allaha idin siiyo Aamin Allaha aqbalo Thanks ❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️
@najadahmed3170
@najadahmed3170 Жыл бұрын
Markan laba qof o is jecel baa isku keentay😢isku wara🎉❤❤❤❤
@jamiilasiad9794
@jamiilasiad9794 Жыл бұрын
Labadii ugu horeye ee isku soo laabty M.a 🥰😱
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always legendary keeps goings ridhwan isaq go forward 💯😆💪👍👍
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Masha Allah 🥺 allh isku barakeyo lamanaha quurxda badan Jacayl baan daremoya😩😂
@mikram8496
@mikram8496 Жыл бұрын
Mid ku koolkooliyo allaha ku siiyo. Wiilasheena Romantic mahan waa dhamaatey they can express their feeling
@maaidomohammed2405
@maaidomohammed2405 Жыл бұрын
Same😭😭😂
@buzzerpoi825
@buzzerpoi825 Жыл бұрын
Luuqa iga soo qabo 🤙🖐🤪😍
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@mikram8496 aamin🤲🙏
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@maaidomohammed2405 jacayl jugtiis mayaree🥺😂😂
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 Жыл бұрын
Waaaano🤔! Sirtada hau dhibanin qof kugu qaali ah. Qof walbo qaali ah qofaa kusii qaali ah Sirtaadana waxay dhoofi donta visa la'aan😂🤏
@Shiii685
@Shiii685 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
😂😂sax waxanban kushegiye dad haushegin das meel walbo walagaogyhy
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Жыл бұрын
Ridwaan waxa arkayey dad leh nimanka iyo nagaha kala geysaa marka ha arkaan wiilkan iyo gabdhan u isku keenay😂
@nasteexomaxamed8278
@nasteexomaxamed8278 Жыл бұрын
Jah xalaal caleyk 😢 dadkaygiiii waa kuwaaan wllhi sidaan u jclhy wanku raaxaystaa dadka isjcl 😢iLahOw isu dhaaf ana isiiiih mid ijcl ❤
@abdullahinuurwarsame2357
@abdullahinuurwarsame2357 Жыл бұрын
Nasteexo Maxamed Aamiin abaaydiis Allaha isku calfo lamaanahaan quruxda badan leh. lkn Nasteexo Maxamed kawarn hadii aan aniga & adina Aan isbaranno seed u aragtaa? Jawaab isoosii haday suurta galtahay, thanks abaaydiis.
@khaalidibraahim5588
@khaalidibraahim5588 Жыл бұрын
Ax🥺 Waxaan Jaceel❤️‍🔥 Lagaa Dhahaa M.a Isku Waara Ebed 🥰🥰🫶😰
@warsamegabaxeey688
@warsamegabaxeey688 Жыл бұрын
No other way to define true love then this.🤝
@nuurcool
@nuurcool Жыл бұрын
Inta Alle iyo rasuulka jecla aynu kuwada salino nabiga scw scw
@cashosalat1262
@cashosalat1262 Жыл бұрын
salalahu caleyhi wasalim
@abdiwahidrashid196
@abdiwahidrashid196 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@abdirahimhusseinnor6556
@abdirahimhusseinnor6556 Жыл бұрын
Exyadii ugu qrxda bdnaa uguna dagnaanshaha bdnaa uguna ixtiraamka bdnaaa ee aaan ka dhax arko barnaamijkaan wye m.a waana ku farxy in qalbiydaan ay dib u midooowaan illlahy xariifkan ha ka dhigo mid daaacd u ah gbdha iydana sido kle Jclkygii inago isu baahan ayay danta inoo run sheegty lkn mar wlbo oo ay igu soo dhacdy wxan ugu duceeyaa nolol qrx bdn oo aan tii aaan siin laha kga qrx bdn inuu illahy ku muteesto i.n waana u rajyn farxd aan dhamaaan👏👏👏💕💕
@zuhurabintmusa5133
@zuhurabintmusa5133 Жыл бұрын
Mashaalah I like his confidence Waaaw Love igadeh...Ridwan Nin culus Ayad kenta
@muunadaaud4223
@muunadaaud4223 Жыл бұрын
Cajiib walhi qofkii aan sidaa isku ahayn halsano ayaan kala maqanay wax yaabaha aan ku xasuusto waxa ka mida inuu ii heesi jiray aduunka ugu jeclahay qofla ii heesa meel kastuu joogo allahaku nabad galiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldanbadel4389
@suldanbadel4389 Жыл бұрын
Alleh haku celiyo wll
@rahadiriye3345
@rahadiriye3345 Жыл бұрын
Scw scw 🥰🥰🥰
@ayanmohamed5115
@ayanmohamed5115 Жыл бұрын
Scw❤❤
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@halimabob9303
@halimabob9303 Жыл бұрын
Scw scw scw
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 Жыл бұрын
Labo kala daaran wanagsan batihii isku waraa INSHALLAH
@Cadeey
@Cadeey Жыл бұрын
Heeso qiyaali ah baad meesha ku heeysa wiiloow nolasha ruunta ah u so jeeso sheekada badana iskadaya oo isguursada InshaAllah 🎉🎉🎉🎉
@user-kh8fx6nk3h
@user-kh8fx6nk3h Жыл бұрын
Wn kugu raacsanhy✋
@marashabdi5383
@marashabdi5383 Жыл бұрын
Xaqiiq
@aminagaiyeshahow5938
@aminagaiyeshahow5938 Жыл бұрын
Xaqiiq
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 Жыл бұрын
diyaar waaye aabe
@munocadeey3701
@munocadeey3701 Жыл бұрын
Gabarey wiilkaan waa wiil fcan ilaasho yaan lagaa xadin 😂🤣🤣🤞
@abdullahinuurwarsame2357
@abdullahinuurwarsame2357 Жыл бұрын
Muno cadeey Wallee waad latalisay & siday xadistu ubadantahay xiligaan aan kujirno YAAAAAB!
@abdullahinuurwarsame2357
@abdullahinuurwarsame2357 Жыл бұрын
Muna cadeey Hello muna seetahay abaayo xld kawarn caafimaadka, Muna kawarn hadii aan idbaranno aniga & adiga seed u aragtaa ? Jawaab iireeb. Thanks dear sister.
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Жыл бұрын
Made for each other ❤️💪
@aresmahdi4724
@aresmahdi4724 Жыл бұрын
Ninkani jaamacadii quruxkudhiigle ayuu ka qalan jabiyey qofkii igu raacsan like plz
@fatmayoutube1151
@fatmayoutube1151 Жыл бұрын
Ar kan nin fican waye masha allaaah ❤🎉 nin ku heeesaya yaba heli kara Naa dhaqaleysa jecel ka
@nafuzharagsan2196
@nafuzharagsan2196 Жыл бұрын
Yow yow caawa wiil heesaya ayd nokeenty o wada jacayl ah😄
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
😅😅
@omaraboubakar6147
@omaraboubakar6147 Жыл бұрын
Faraxa waa af mishaar wallahi 😂😂😂
@amalmohamodmohamed6967
@amalmohamodmohamed6967 Жыл бұрын
😂😂
@maxamednuux8290
@maxamednuux8290 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Lipaaxa ka fuq
@omaraboubakar6147
@omaraboubakar6147 Жыл бұрын
@@maxamednuux8290 salan mar hore usaaray libaaxa😂😂😂
@abdisallanyasin4833
@abdisallanyasin4833 Жыл бұрын
Masha allah wan ka helay bar namishkan isku Wara wll laha jacel waaaa cajib 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Жыл бұрын
Maasha allah waa nin farshaxan ah oo soo jiidasho leh sida dumarka loo tixgaliyana garanaya allah haysu barakeeyo oo calaf ha isugu daro way isu buseeleene amiìiiiiiiin guri xalaala idam allah.
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@Fartuun_cali
@Fartuun_cali Жыл бұрын
War meeshaan hadey live tiktok ahan laheyd libaax ayan usodiri laha way way way👏🥀🥀
@Zaisma7700
@Zaisma7700 Жыл бұрын
True love never ends
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
Maasha Alaah wiilka yar waa cod kar great introduction. Sax break inuu qofka qaato ama la siiyo si healing usameeye iyadoon xiriir kale la gelin dadka qaar ayaa waasho xiriir kale. 2 badaan waa ok ✅👏👏👏👏👏💯💯💯💯✅✅✅🥰🥰
@abdullahi9609
@abdullahi9609 Жыл бұрын
absolutely
@anizaeme725
@anizaeme725 Жыл бұрын
Dad isku qalma ayaa maanta aragnaa mansha Allaha , allaha isku xafido wiilku wa dhal jacayl wuuna cod macaan yahay
@abdo-pf9gl
@abdo-pf9gl Жыл бұрын
Caawa aad ayaan ufarxay markaan arkay dad isku qalbi ah ee aan is dhaawaceeyn runtii waana necbaa markaan arko 2qof oo wanaag dhex marey oo hadana ka tagaayo wanaagi ka dhaxeeyay ee ay isla soo qaaten caawa kaliya ayaan farxay intaan barnaamijkaada la socday aniga shaqsiyad ahaan waan jeclahay lamaanaha isku qalbiga ah majecleeysto dadka ilaawa wanaagii soo dhex maray farxad ku noolaada dheh labadaan jeceelka xaasid ma waaye ilaahey haka xijaabo xaasid
@deeqamahamed7254
@deeqamahamed7254 Жыл бұрын
Mashaa allh 🎉🎉 Farxad jcyl guulaysta insha allah ❤
@shamismaxamed3848
@shamismaxamed3848 Жыл бұрын
Walhi waa ilmeyaya cajiib m.a m.a jacelka quruxda meqamka lagu wada fadhiyo iyo dad isku qalmo m.a nin rageed u dheer yahay iyo gabar hooyo u noqon karto umad kiisa m.a Bara koba oo dhaqsi is calfada insh Allha waa idiin sii hor marinayaa congratulations
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 Жыл бұрын
MANSHALLAH wa video gii horeey oo anla qirooday iliin an ogeen iga tiimaday MANSHALLAH walasha wa goob MANSHALLAH bilaawgi nolosheyda dhemantaan hadaa berkeeyga ku beramtay bey lamid tahay walalkey gabadhan wa goob ee xafiido
@saamhayaan6147
@saamhayaan6147 Жыл бұрын
Omg illhow isii jaceyl naxariis ay ku dheehanthy yaa rabi 😭😭😭😭m.a alle ha isku daayo ayagana 😘😘😍
@ayaanfaysalxasan8957
@ayaanfaysalxasan8957 Жыл бұрын
Manshalh hambalyo Hambalyo is ku waar❤️‍🔥🫂💍❤️‍🔥💍
@zeytunomar5696
@zeytunomar5696 Жыл бұрын
Pure love
@saeedaminsaeed
@saeedaminsaeed Жыл бұрын
Maasha'allaah blessing is all your beautiful couples aad u degen waxaan anigoo daawanaya dareemayaa jacaylka macaantiisa Allaha isukiin barakeeyo nolol farxad leh Maasha'allaah marwo wacan alxamdulilaah mustaqbal wacan
@apdywahapali1174
@apdywahapali1174 Жыл бұрын
True love is here 🥰
@ftomahas2488
@ftomahas2488 9 ай бұрын
Inta jogay Adunka ma Arkin Dad sidan Dacad is kugu Ah oo dhax oolla jaceyll dhab Ah Masha Allh illaah ha is ku kiin xafido Allhu Aamin Anga mid Asiga la mida illaah ha ingu Ersaaqo ❤❤❤ hambllyo walllo
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 Жыл бұрын
Wlhi ninkan wa legend horay usocda sxb 👍💔
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Masha Allah waa nin akhyaara esh calaa saytuuney wiilka ilaasho waa romantike❤❤❤❤
@ubaxdaahir7611
@ubaxdaahir7611 Жыл бұрын
Gabadhan mrkuu gabar ka wngsan waayey ayuu usoo lbty cajiip
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Nolol macaan marka ku jirtid hada ka tagto oo dareemi weydo hadhow xasuusaha kugu kalifaayo inoo usoo laabato
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Mashaa Allaah❤ mashaa Allaah 👏👏👏
@sahraabshir4961
@sahraabshir4961 Жыл бұрын
Maasha alah
@nuuneycabdullahiyare5270
@nuuneycabdullahiyare5270 Жыл бұрын
Jah Maasha Aallah❤️❤️❤️❤️❤️
@user-cb9yj1pb9p
@user-cb9yj1pb9p 9 ай бұрын
Msh allaah wa arin ad ufiican barmaa mishkan ad u balaari ridwan
@intasamahajecelofficial8710
@intasamahajecelofficial8710 Жыл бұрын
Maasha allah jaceylka dhabta ah ma dhamaado allaha calaf isku kiina daro🥰🥰
@fatimaabdi8397
@fatimaabdi8397 Жыл бұрын
Yeeyoo😄😄 new style like it.
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
M.a exyadii ugu horeeyay ee isku soo noqday oo aan ka arko chanalka ridhwan isack🥰👌
@Mohamed_Ahmed213
@Mohamed_Ahmed213 Жыл бұрын
They deserve one another. Allahuma bareek
@sahroali5401
@sahroali5401 Жыл бұрын
Masha allh Gulso ❤
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 Жыл бұрын
Ridwaanow manta unbad no keentay jacaylka lasheegayaba wuxu yahy dad u ka dhaxeyo❤ha waaro jacaylku
@fatimafarah7834
@fatimafarah7834 Жыл бұрын
Omg wiil fcn. Waye masha alllah ❤
@cabdiqanimaxamed3466
@cabdiqanimaxamed3466 Жыл бұрын
Masha allah wiil wanagsan iga dheh guulesta walaalayal
@aminoabdalla3872
@aminoabdalla3872 Жыл бұрын
Wooow mnshallah ilhye ha isku dhowro dadka isfahmaya barakallah ban leenahye🥰🥰🥰✌️👏
@trueloveneverends1547
@trueloveneverends1547 Жыл бұрын
Hadii aad qof mar jeclaatid oo mudo kadib kala tagtaan oo aad maskaxdada ka saartid hadana waxa jirta qeyb yar weli sii daneyneysa qofkaas
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Жыл бұрын
MATURITY! MATURITY! Reunion at its best 👌💯 The coolness of this gentleman and calmness of this beautiful lady is so awesome and inspiring indeed💓 This are some of the people who were meant for each other by fate and luck. They never hate eachother or brokeup, they just had a break. Which is sometimes necessary, I believe. Waaaw!
@sadiasadia984
@sadiasadia984 Жыл бұрын
Masha Allah asaxabta mahadsanid 🥰😍🤩
@Verich12345
@Verich12345 Жыл бұрын
M.a gabar dagan ujeedaa jaceylka ha waaro❤✊
@aliyussuf5264
@aliyussuf5264 Жыл бұрын
Another level men amazing
@worldssecret7855
@worldssecret7855 Жыл бұрын
Feeling like watching haboon iyo jamaal what???😍😍
@muslimaabdi850
@muslimaabdi850 Жыл бұрын
Wow, long live the love🥰
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc wllyaal channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah💜🤲🥰
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Жыл бұрын
Wad iGa HeYzaa
@maryanhassan8795
@maryanhassan8795 Жыл бұрын
Waaaaw! Maashaa Allaah Tabaarakallaah!!! This is the best and the most beautiful 😍 🤩 👌 ❤️ 💕 💖 😍 🤩 👌 ❤️ 💕 💖 😍 🤩 👌 ❤️ 💕 💖 😍 🤩 👌 ❤️ 💕 💖 😍 🤩 👌!
@suwyeda6981
@suwyeda6981 Жыл бұрын
Waa markii kowaad ee arkay nin sii run ah oo dacad uu hadlyaa walibaa ku hadlyaa hadal nin wayn jaaah ciyaalnimo lomaa bahnaa 🥰🥰🥰guleystaa oo is helaaa 💞💞💘
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 Жыл бұрын
Cafio zxp ax yaa jaceyl ❤calafka ha isku kiin guri geeyo 😭wlh xiriir mudo dheer qaatay waan soo sameeyey lkn weligey hadaan kala tagno marnaba qofkii dib uma eegin waloow aan ahaa qofka saa'id wax u jecel waayo qaladkaba dhankeyga kama imaan jirin cafio zxp nazp wacan
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa qiirooday wlahi mahadsanid walal ridwaan isaaaq shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo
@masuudabdulle9191
@masuudabdulle9191 Жыл бұрын
Can you update for us please I when to know what happened next because this guy is perfect 😍
@umalkhayrshaif7771
@umalkhayrshaif7771 Жыл бұрын
Manshalllah 😍😍😍😍
@aboubakerabdikhaireh9489
@aboubakerabdikhaireh9489 Жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤ happy couple
@maymuunxaajisiin6947
@maymuunxaajisiin6947 Жыл бұрын
Ay ay m.a guulaysta 💞
@habibahassan4000
@habibahassan4000 Жыл бұрын
I am in love ❤❤❤❤❤
@bmm9574
@bmm9574 Жыл бұрын
لااله الاالله محمدرسول الله
@bellahaji9884
@bellahaji9884 Жыл бұрын
Masha Allah
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤
@bilanxasancali6709
@bilanxasancali6709 Жыл бұрын
wan rabaa
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
@@bilanxasancali6709 soo booqo channel keyga inshaallah Halkaas Baad ka baran dontaa inshaallah
@inaomar2151
@inaomar2151 Жыл бұрын
kusooraacaye waa ikane bal nabar
@abdifatahaliabdulkadir7510
@abdifatahaliabdulkadir7510 Жыл бұрын
❤❤ I liked
@faysalbile7962
@faysalbile7962 Жыл бұрын
Wlhi aad ban ugu farxay jclada guulaysta aad ban uga helaa alle haysu daayo hana kafogeeyo khilaaf dame alle idinkii mnsha allh
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 Жыл бұрын
Masha allh alle hadin xafido ❤😊
@deqamustaf426
@deqamustaf426 Жыл бұрын
Ayy m.a wlhi graca wdanhoda wa la daremaya allow isku calaf ya rabi
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 18 М.
YAAB! NAAGTAS AYA NINKEYGA SAWIRO USO DIRTO AYADA IWAC Pt137
13:15
Ridhwan Issack
Рет қаралды 154 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 34 МЛН
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
AX! VISA-HI EBER NIN MARAYKAN JOGO ISKU TIJABISAY.... Pt130
17:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 131 М.
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 135 М.
AX! NAFSIGI GALA IGA SO BAXAY SXBKAYGA JACELKI GURI KUBALANSADAY
37:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 208 М.
1000000❤️ #shorts
0:18
北出 大周 Kitade Taishu
Рет қаралды 24 МЛН
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
The Quinetto's
Рет қаралды 43 МЛН
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 60 МЛН
У Котика Отняли Игрушку 🥺
0:15
ДоброShorts
Рет қаралды 2,6 МЛН
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19