AX GABAR MA SAN LOBAH DILA LKN DHAGARTEDA KAWEN TIJABI Pt78

  Рет қаралды 200,471

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 1 100
@Apdirashiid1
@Apdirashiid1 2 жыл бұрын
xidhiidhka dhabta waa ka ka dhexeeya allaah iyo adoonkiisa swt ma isku raacnay🔒
@ikranmahamed
@ikranmahamed 2 жыл бұрын
Sax🥺
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 2 жыл бұрын
@@ikranmahamed masha Allah tabaraka sax weeye
@warsamejama6896
@warsamejama6896 2 жыл бұрын
Sax
@faadumoaxmed2866
@faadumoaxmed2866 2 жыл бұрын
Haaa
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 2 жыл бұрын
Haa
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@maslahmahamed7438
@maslahmahamed7438 2 жыл бұрын
Thanks wll
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@khadiijaibraahim5598
@khadiijaibraahim5598 2 жыл бұрын
Scw scw
@c_raxmanfaysal3965
@c_raxmanfaysal3965 2 жыл бұрын
Scw
@fardowsosaid4043
@fardowsosaid4043 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@yasminmahamud3594
@yasminmahamud3594 2 жыл бұрын
Jacaylow abahaa cun , bal inanta siduu ninkasi uu bahdilayo eeega. Sister qofkii ku jecel baa la jecladaa. Stay strong 💪
@DiyaanaAmal
@DiyaanaAmal 2 жыл бұрын
Haaa wlhiii 😫😭
@abdisamad326
@abdisamad326 2 жыл бұрын
Ilove you yasmeen
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣💔❣
@abdimajiidhaji5066
@abdimajiidhaji5066 2 жыл бұрын
15 shacbaan waaye Walal Soon Allaha Ku dambi dhaaafe.
@zahraomar6474
@zahraomar6474 2 жыл бұрын
Mahadsanid 🔥
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 2 жыл бұрын
@@zahraomar6474 yuu ku qaldin in la soomo meel lagu sheegay malahn oo xadiis sheegay ma jiro
@zahraomar6474
@zahraomar6474 2 жыл бұрын
@@axmeddaacad9497 runti 😳
@abdimajiidhaji5066
@abdimajiidhaji5066 2 жыл бұрын
Walal macan #Axmed daacad diinta sifacan hadii aad u garaneysid bal so ogow 15 shacbaan macnaha ee ledahay Akhii....
@abdimajiidhaji5066
@abdimajiidhaji5066 2 жыл бұрын
Teeda kale maalin aad soontay Allaha dartis ajar iyo kheyr mooye Shar ma Ku noqonaayo maaalinkas.......
@yahdinadal1829
@yahdinadal1829 2 жыл бұрын
Isago Aan Sheegin Ayey Hadal Macan Kula Sii Hadli Waliba Ay Leedahay Madax Adeeg Ayey Ka Tahay🥺 Ax Ala Jaceylku Xumaa Mararka Qaarki.💔😭
@abubakarcabdichennal3318
@abubakarcabdichennal3318 2 жыл бұрын
Haaa wlhi aad ayn ugu xumaadey
@Gift606
@Gift606 2 жыл бұрын
Waa sax wuxu ogyahay heerka iyada tagantahay iney dhulka utaalo
@maryanmaxamed3580
@maryanmaxamed3580 2 жыл бұрын
Wlh markaad qof jeceshahay marbaa laga tana sulaa haduu xushnad kuu heynin uukale
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 2 жыл бұрын
qalbiga wax jacel marwalba marmarsiye ayuu oraadiyaa qof ka uu jacel yahay waa sbbta ey u leedahay wuu madax adag yahay😥
@filsandheeman9795
@filsandheeman9795 2 жыл бұрын
Jecel maha wa doqonimo ish
@muhanadqoorka2553
@muhanadqoorka2553 2 жыл бұрын
Nacas waye kaas gabdha jacylkedo ka faidaystay uma qalanto sas lkn ayada isku liitay si walpo oo qofka u jeceshahay dhulka la iskuma dhigo hda dhimanasidna dharerka wa la iska duwaa😎😎 any way hore usocod samee sis♥️♥️♥️♥️
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Nasab tht
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Wll
@muhanadqoorka2553
@muhanadqoorka2553 2 жыл бұрын
@@hmm1699 sis wlhi wa qirodey Qof dhan kalsoni uu kugu qapo camera uso hor istagay ma saa lku sameya nin raga mha😌😌
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
@@muhanadqoorka2553 maxaa sameynaa dadkii baa saa noqday ax
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
@@muhanadqoorka2553 2016 mid ayaa saa ujeclaaday oo aan kuwaalna. Sidaaso kle uu ibahdili jirey waan iskaga haray wlhi ilaa haduu iga daba baroortaa. Jabkiisa aad baan ugu faraxsanahay waayo asagaa qimahayga garan wayey
@nastexoaxmedaxmed8468
@nastexoaxmedaxmed8468 2 жыл бұрын
Wxas jeceyl maahane dulinimada iska dhaaf sisterey🥺🥺si kasto wax ujeceshahy saan marnaba haqaadan qalbigaa kuheeso🔥qof weyna waa tahe fikir😏😏
@abdiraxman.xaji.abukar9372
@abdiraxman.xaji.abukar9372 2 жыл бұрын
Aniga ayadaa ilaqaldan wayo shansano jaceyl lawadayo xaytahay subxanalah
@khaledkenan9592
@khaledkenan9592 2 жыл бұрын
Sas wayeeh walhi lakn walakala qalbi jilicsanyhy
@abdiwalimaxamud2078
@abdiwalimaxamud2078 2 жыл бұрын
Gabadhan wxa ay sidan ugudhacaysa ayadaba qof aya jacel o idhibtonayo ayna kufirsanaya wayna kudhacda inta bdn gabdhaha qofka jecel intey katagan qofkale aya ciqaabo
@qamarabdi9587
@qamarabdi9587 2 жыл бұрын
@@abdiraxman.xaji.abukar9372 Walahi I was going to say that imagine 5years subahanallah she could have done a lot of things like studying or working or maybe funding someone else who fits her life . Even according to the religion shukansi is not allowed qof ajaanib kaa eh mahaad 5 years isusheegeeysaan your can a know someone’s behavior less than 6 month or 3 month . Ilaa how amuuraha sahal nothing called love 💕
@fahiimamohamed9921
@fahiimamohamed9921 2 жыл бұрын
Ridwaan abowe waa ku taagera marka kowad bilawgada ilaa hda kuugu xeranhe codsi aya wataa wxa rpa inaa sameyso barnaamij cafi wllka ah waxa soo dhaw ramdan hdaa igu raaczantehe like
@salmanyare2275
@salmanyare2275 2 жыл бұрын
Abaayo ma iska qabsanaa labadena
@OMAR-kq4wz
@OMAR-kq4wz 2 жыл бұрын
Most loyal heart are unlucky in relationships, Come strong sister. Never ever give ur heart ❤ someone to much.
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 2 жыл бұрын
Really never give up sister finally you get loyal person kind person
@Umayma12
@Umayma12 2 жыл бұрын
Wlhi mar hore ayay eheed inee nafteeda adkeeso nin ee iidalee weceese public inee la imaado ma eheen anyway ilaahay quluubteeda ha u adkeeyo farxad aan la fileena allaha siiyo
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Absolutely!!! 🤷🏻‍♀️Too much is always disaster!!!
@ilhanmahamed3963
@ilhanmahamed3963 2 жыл бұрын
Qoftan alabta hoose mu ka qatey malaha wu ka dhargay sas umuna cileene
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 жыл бұрын
This world is a Test from "Allah-swt" even our beloved prophet muhammad saw went through hard times!! just say Alhamdulillah for everything!!😑🙏
@ssmunna3140
@ssmunna3140 2 жыл бұрын
Gawadha maskiinsana anlee wacaa kulaha🥺😢Bahdil haqaadanin waligaa kaas kumajecla katasho abaayo💔
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 2 жыл бұрын
Miskiina waye ax sorry
@mohaupdaymowlit3304
@mohaupdaymowlit3304 2 жыл бұрын
Jacyl bahdil ma yaQaan hpptih
@canabcadar739
@canabcadar739 2 жыл бұрын
@@mohaupdaymowlit3304 ba ,ay wa bahdil uff
@bishkasaed1716
@bishkasaed1716 2 жыл бұрын
It’s very wrong to trust or give someone your heart before marriage 🥺
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd 2 жыл бұрын
Qalbiga tashi mayaqano ogow taaas
@bishkasaed1716
@bishkasaed1716 2 жыл бұрын
I know but every thing is possible if you decide you can do it
@warsamejama6896
@warsamejama6896 2 жыл бұрын
Don't give your heart to a human being even if you're married to them. You should love Allah alone completely. If you have the love of a human being in your heart then you will experience heartbreak and you may fall into shirk.
@bishkasaed1716
@bishkasaed1716 2 жыл бұрын
I think every Muslim love allah until last breath in this world and after marriage I think two person can live trust understand respect each other and my be little love after allah and your family and shirk no way
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Not only before marriage. Xataa hadaad guursato qof’beni’aadam ah weligaa qalbigaaga ha’siinin 100% period. ILAAHAY swt kaliya ayaa kaaga’xaq leh inaad saas u’jeclaato iyo ka’badan and only Rasuulkeena SCW khalaas ayagaa 100% iska’leh qofkale maya’. Inta’kale waxaa ku’soo xiga labadaada waalid. Please rag&dumar joojiya qofka aad u’ jeclaaneysaan xad’dhaafka oo aad hadhowna’ aakhiro u’direysaan idinkoo hubsan problems’kà idinka’dhexeeya it’s only SHAKI 🤷🏻‍♀️ ina’bacda’dani ithm.
@samiraabdi4391
@samiraabdi4391 2 жыл бұрын
Barnamish cafi wllka subi ridhwanow saum baa sogalay lawa qof iscafinayo kadig❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiqanimohamed8907
@abdiqanimohamed8907 2 жыл бұрын
Abaayo mcn i feel your pain 😭 I hope you find your happiness 🙏 Never look back ❤️
@mohamedabdullahi8338
@mohamedabdullahi8338 2 жыл бұрын
VMar rrvv v I rbnfrvnfv fjv frfg. ehfb
@mohamedabdullahi8338
@mohamedabdullahi8338 2 жыл бұрын
Eg urfepvnvrffeutp jf. Vr fr f rpf. Frhhr f g. Ehr gf
@mohamedabdullahi8338
@mohamedabdullahi8338 2 жыл бұрын
Rnvfcbpref bo enp f is fbrf v v. Re the ff v cpe vv Vveecv
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 2 жыл бұрын
Qiil ayey u sii sameyne ka waran " wuu madax adag yahay" naf wax jecel wlh miskiin waaye..😥
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 жыл бұрын
War waxba udhiman ee dhaaf wali majilcin ana ciil Isla waregay waxan dhahay gacanta haiga goado hada Waco nin igu damiyay Aso kibir iyo islaweynin igatahay hadana dad hortoda uf dheh Kaas nin maahin jaceylk kulaha war hadan dhimanayo xitaa ina isbahdilen aniga iyo asiga waxwalbo hanadhaxmaran lkn waxa ladhahay kaqib noqo markaso diday Ase wacday markaso uhadla sida ino asiga NAFta kashtay camal Kaas nafdeyda umaquri ano udhimanayo xitaa waxan dhaha aduunka Ada kunecbahay walaahi ilahey qiimo iyo qurux isiyay cida igaciyarto wan kataga mana uqalmo gabadhaas wiilkan aad moodo ino waligiis wax jeclan Kan hooyo xitaa magalin war tag uf 😡👊
@mumtazbintiahmed7860
@mumtazbintiahmed7860 2 жыл бұрын
😢😭😢😢
@DiyaanaAmal
@DiyaanaAmal 2 жыл бұрын
Haaa wlhi so sad😫😭
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 2 жыл бұрын
Sorry abyo wlhi wan kula daremay xanuunka lkn naftaada adiga ciqabayo wlhi maxaad isku bahdileysaa quruxdaas rabi kusiyay nolal kle sameyso plz😢
@aka.commando
@aka.commando 2 жыл бұрын
Ax ax ax "Qadar dhacay canaan maleh khaladna waa lasixi jiray" Nin rageed iska dhigoo qalbigaas dabiib ahmedoow
@kifoxasan7411
@kifoxasan7411 2 жыл бұрын
saaaax brother
@taliso889
@taliso889 2 жыл бұрын
Marbu jabiyay bee 😌😂
@sumayomohamad2616
@sumayomohamad2616 2 жыл бұрын
Qalbi jabay waa murayad jabtay 💔
@puupayerooraye4375
@puupayerooraye4375 2 жыл бұрын
Naf wax jecel mrka tahay wad Samir badan tahay maki lagu jecelyhyna wad kibir badan thy dhib mlhn abayo waxan rajena inad badal kher qabo hesho insha Allah marka abayo is adkee WA un aduun waxani
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
Intaad jeceyl wakhtiga iskaga ridi lahayd waxa kuu dhaanta adoo hawlahaaga qabsada oo markay kuu gaadho qooqa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 2 жыл бұрын
Somaha😂😂😂🙏
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
@@ifraaxyusuf8349 haa sharafeey
@najaxmaxamed4643
@najaxmaxamed4643 2 жыл бұрын
Nio aniga yo adi isku fikiranahay
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
@@najaxmaxamed4643 mar hadaa isku fikirnahay waagaad qooqdo ana aan qoodo isla soo xidhiidhaynaa😀😀😀
@naruronalka5820
@naruronalka5820 2 жыл бұрын
🤣🤣🙈🙈
@dahirowdahir1515
@dahirowdahir1515 2 жыл бұрын
I felt the lady's heartbreak....advice to my sisters if a guy doesnt talk about marriage within the first second year .....don't waste your tym...I guy who loves you for real will ask for marriage ....5yrs is alot of tym wallahi
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 жыл бұрын
Exactly wlhi waa halka cadayn eed ku ogaanayso inuu qofkani mustaqbal doon yahay lkn nasiib xumo hablaheenu ma wada fahamsana bro
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 жыл бұрын
Heartbroken 😥 5years ayaaba naxdin gooniya ah wlhi
@istarlinhassan3867
@istarlinhassan3867 2 жыл бұрын
A year is too long at least the first 6 months otherwise you wasting your time
@sadia8721
@sadia8721 2 жыл бұрын
My heart breaks 💔 for her and I have a feeling she's still with him abayo hope you move on and find a better person
@shucaybismail7866
@shucaybismail7866 2 жыл бұрын
i can feel her pain😭 my eyes is full of tears right now
@hazardhazard9360
@hazardhazard9360 2 жыл бұрын
Stop the 🧢 😂😂
@anannagrissugow1055
@anannagrissugow1055 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@abdihakiimmaxamud9328
@abdihakiimmaxamud9328 2 жыл бұрын
Inanta waxeedu maaha jacayl ee waxa iila muuqatey qof laga hayo muqallo farabadan qabka lola dhaqmey waa qab,adoonsi oo klle respect hadda lomamujin. Inta ila aragtidaa frta taaga☝☝
@ishoafro763
@ishoafro763 2 жыл бұрын
Sisters qeeyr Allah idin siiyo please don’t west more than 6 months relationship you’re time is precious ka faaiideesta nin biniadam wax kasto kafilo Waqtigi tagay gadaal haufirin kan soosocdo ka faaiideyso gabaryar qurux badan tahay 🥰
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 жыл бұрын
More like 1 month if That person Loves you He/She would want to marry you very Fast "asap" but more than 1 month!🙄 That's not Love but time wasting
@sumayanadiif6700
@sumayanadiif6700 2 жыл бұрын
Nin ku ixtiraamayn jacaylkiiza ha iga maqnaado wlhi🙄sisterey see wax ka yihiin kaas mad muztaqbal kasugaysaa yaab yaabkii weyaan😂😂
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
daanyeerad waaye haye
@mohameddakane9475
@mohameddakane9475 2 жыл бұрын
Walahi waxa jiraan dumar kuhesta midka saas yela oo kacarara kuwa jecel
@qamarabdi9587
@qamarabdi9587 2 жыл бұрын
@@mohameddakane9475 hhh waa run some women love bad boys and hate good men waa laiskumaqanyahay
@asedmowlidabdi7551
@asedmowlidabdi7551 2 жыл бұрын
wlhi gabar aad u qurxoon ayd tahay!!! ee Qalanjoooy nacab kaaga ha u jabin waligaa adkow Qasaaraha guul ka dhigo Talaabadana horey u qaad kheyrkaa ha hareera socon!! Love You So Much ''AYAAN'' wliba jcl wlaaltinimo
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 2 жыл бұрын
يا رب بفضل شعبان ورمضان هبلي زوجة صالحة شهوانية دات جمال ونصب تعرف قيمة الزواج والحب وارزقني رزقها وتكالفها إنك علي كل شي قدير.
@queenaisha8930
@queenaisha8930 2 жыл бұрын
😂😂😂
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 2 жыл бұрын
اللهم ءاميين
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 2 жыл бұрын
Hahahahahh balaayo kuu baryo badnaatay you sooooooo funny man!!! Jannada kama sokayso taase shaqayso bro!
@user-uf5wk3de5v
@user-uf5wk3de5v 2 жыл бұрын
Aamin
@nadiraapdi8721
@nadiraapdi8721 2 жыл бұрын
Aamiiin
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Gabadhaan maskiin Sanaa nin hadal xun iska dhaafee hadal sisi ah haduu idhaha cashir u dhigilahay allaha kuu gargaara sxb raga nag jilcan marabaan is adkey Gabar waa qaali
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 2 жыл бұрын
Ax gabadhaas waxaa dhihilahaa ninka kagudub bi idmi allah waxaad heli wiilku jecel oo qiimo iyo qadarin kusiiya amiiiiiin yaa rabbi 🌹 💖 ❤
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd 2 жыл бұрын
Xanuuun zaid ah waye markaad jeceshahay qof o ana qofkas kujecleen abayo qalbiga allah kuqabojiyo qof waalid o dhinta laga samra adiga nah iska samir o karti iskuyeel qof sida ujeclatay ninkas o kujecladan kurajenaya
@salmarunn6704
@salmarunn6704 2 жыл бұрын
I felt this lady so much sorry abayo plz never give your heart 💯😭
@foowsiyodaqare5193
@foowsiyodaqare5193 2 жыл бұрын
Anba ilin ayaa igu soo istaagtey dadka media waxku qora ma ihi lkn wlhi gabadhaan arinkeda i taabtey
@maryanruun7427
@maryanruun7427 2 жыл бұрын
Wallahi gabadhan wan la ilmayey sida logalay🥺ayaaney waxan kudihi laha waxbo qof bin adaan ah ha isku bahdilin waliga e katasho hada inu waqti kale kalumin
@abubakarcabdichennal3318
@abubakarcabdichennal3318 2 жыл бұрын
Run ahaantii aniga waa la damqdey
@sahalfarahnuur9456
@sahalfarahnuur9456 2 жыл бұрын
Abaayo waxaan layaabanahay adoo gabaryar ah oo sidaano dhan uquruxda badan kaas dhulka kujiid qalbigaagana kaxiro takale gabdho maxaad qalbigiina ugu xirtaan ruux bini aadam ah sorry xabiibti iska ilow
@geenyoogadeen1641
@geenyoogadeen1641 2 жыл бұрын
Iyadaa is bahdishey nin soomaali ma jacayl yaqaan been & huuhaa lee lagu wadaa 😏🙄🙄
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 жыл бұрын
Waa waxan jcel dhan u aamini la ahay una necbahay
@cuud4726
@cuud4726 2 жыл бұрын
@@geenyoogadeen1641 wankaxumadey Wlhi Mcney ina Adeer maskiin wa naf wax jecel qiil bey usiradineysa u madax adagyahay bey tiri Ayaney katasho Abayo ninkaas
@amiinsamadoon2571
@amiinsamadoon2571 2 жыл бұрын
Ridwaanow musalsalkan Ramadan ka masoconaa mise xakad galinee😄😄🙄🙌
@mohamedfarayare8841
@mohamedfarayare8841 2 жыл бұрын
U sheg
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
@gadita adiga dhinaca negative ka’ ayaad ka’fiirisey and then waxaad ugu’yeertey rufiyaan that’s your opinion 🤷🏻‍♀️ but anagoo badan’nà waxaan ka’eegney dhinaca positive’kà waxaanu aaminsan‘nahey inuu beenaalayaasha iyo khaainiintà uu banaanka keenayo oo uu Xaq’qà u’shaqeeynaayo labada iskhayaamaya ayuu kala’saarayaa alxamdu lilLaah at least #NoMore khaain
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Uma’maleynaayo waaba inuu sii laba’jibaaraa so he will minimize the hypocrisy and the liars their attitudes and stupidity SOOM badan waala’furaa either RUN sheeg oo ilaasho Soomkaaga ama BEEN sheeg oo cirka’udir Soomkaagà 🙄that will be their choices so 🤷🏻‍♀️adigalee ha’is ciilin ayey noqoneysaa 😉
@amiinsamadoon2571
@amiinsamadoon2571 2 жыл бұрын
@@Kaakoos_641 nio Ramadan inaa qof niyada ka jibiso xanuun waaye ileen zxp xanuun said la dareema mrka lagu niyad jabiyo wllhi hada jcyl dhab ah kaa jabo aniga 1 bil iyo kabadan soo kabsanayi oo waa li niyad jabii mrk asy ku xiranthy aniga waaba jclhy video yadan waxba Uma arko 🙄😄😄🙌
@abdullahialiabdullahi7167
@abdullahialiabdullahi7167 2 жыл бұрын
I feel painful in my heart but really she is kind person sister please keep forward and wish you happiness.
@shukriabdullahi1660
@shukriabdullahi1660 2 жыл бұрын
Ohhh!!! Finally part 78 way sp dacday Manshallah keep going walalkay ridhwan
@gobdeeq4541
@gobdeeq4541 2 жыл бұрын
Nataadda xaq ayay kugu leedahay inaanad sidaa isu liidinbaa fiican qab isu yeel.adna hore usoco good luck sis.
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 жыл бұрын
Qofkii ugh Akhlaaqda badna ugu dabeecda fiicna ugu geesisana Uguna udgoona ugu quruxada badna ugu naxariista badna wanaag kastana Ugubdna wa NABi MoHaMed Scw scw scw scw scw scw scw scw Igulasaliya bilaahi calaykum
@abdiabsieh3964
@abdiabsieh3964 2 жыл бұрын
War Allah kabaq oo yoyoyoyoyoyo joogi balse ASSALAMA CALEYKUM dhee sxb qali 🤌
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
Waa kugu raacsanahay😍
@lakijamac5735
@lakijamac5735 2 жыл бұрын
Ay gabadha walahi qlbi jab waynaa kudhacay srry wan qiirooday dumarka qalbigoda ilaaliya rgow asagana Allah qlibiga hagagasaro wlshy srrr😭😭😭😭
@abdiwalimaxamud2078
@abdiwalimaxamud2078 2 жыл бұрын
Adinka.qirajabanka jojiya adinkaba qalbiga ma ilalisaan walaley wxa hubal ah gabadhan ayada sida logalayo dad ay ugalayso iney jiraan wayo dumarka wadabecadoda qofka jecel intey kudhelan iney midan dan kalaheen iskudhibaan mrka gabadha wxay samesay lelagajaraya qof dcd ah an qof dhibateen wax dhib ah ma arko
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 2 жыл бұрын
When she said haa wan ogolahay San in leygu sameyo is the moment I feel heartbroke 💔💔🥺🥺🥺😭😭😭
@ayaancqaadir6956
@ayaancqaadir6956 2 жыл бұрын
Samiyey qalbiga allha kuu qabojiyo 🤲❤👸🏼🥺 mid ka wngsn ayd helysaa i.a samirka badi😘😘😭😭😭
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405 2 жыл бұрын
No xanaq no xanun no walwal no jacel only watch
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Meesha haku duqoobin saxiib
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 2 жыл бұрын
Ani alxm jaceyl banaanka maba aqaani Guurka kadibleee .
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405
@cabdimalikmaxamedcabdulle6405 2 жыл бұрын
@@aishaahmed4400 ocdaaa
@afnanqurux4787
@afnanqurux4787 2 жыл бұрын
Oh wlhi waa hanuun Waxa dareemi kara qof ay taan o kle ku dhacday lkn ayaney abayo marnaba ha uskuu bahdiiliin qof anaan aqoon qiimahagaa hadii kle nolosha kuma raaheysan doontiid
@axmedtishmedia2087
@axmedtishmedia2087 2 жыл бұрын
Walalaheyga haliska sabro maxaa yeeley dadkii ayaa saan noqdey maxaan samennaa jacelkii ayaa sidaan iska noqdey😭😭😭😭😭I am so sorry my sister
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
adiga miya ninja gabadh saas ugalat
@Gift606
@Gift606 2 жыл бұрын
Sax walal
@axmedtishmedia2087
@axmedtishmedia2087 2 жыл бұрын
Haa wllhi sax waaye😭😭😭😭😭
@mohhanad8259
@mohhanad8259 2 жыл бұрын
Cawa waa 15 shabcan illahay darti ban u af xidhanahy ee rabi hakaga reebo qalbigaga wllo ayaan insha allh wad heli mid kaaga fcnada sidi kii hore oo kale never give up
@ayaannor4691
@ayaannor4691 2 жыл бұрын
Amiin yaaarabi
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 2 жыл бұрын
Aamin Aamin
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 жыл бұрын
Ayaaneey sister sorry qof an qiimahaaga ilaalineynin waqti intaa lafac inaa kubixiso wka xumahy lkn ilhy wxa kga rajeynaa qof qiimahaaga cisikaada iyo sharftda ilaalinaayo inuu allh kgu badalo😪🥺
@salmanyare2275
@salmanyare2275 2 жыл бұрын
Abaayo qaali labadena ma isku qabsanaaa
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 жыл бұрын
@@salmanyare2275 😃😃😃😃😃iso qabo
@muhiimhassanmohamed6619
@muhiimhassanmohamed6619 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 жыл бұрын
M.a🥰
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 жыл бұрын
@@maryamaruun9686 waad ka cabsatay 😅
@fatimaabdalla6395
@fatimaabdalla6395 2 жыл бұрын
Ayan waxa kugu dhacay wanka xumahy abyo mcn 🥺but qalbiga ilhy haku adkeeyo 🥺😞jacaylka qofka ku jecel inu dulaysto ma ficno any way qof asina ka aaro ilhy ha tuso 🥺🥺🥺nacas buu aha 😒😏
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Finally part 78😂🥰Keep going Ridhwan Issack🥰❤️
@roodo22mojamed15
@roodo22mojamed15 2 жыл бұрын
nin aan ku rabin laysuma khasbo hedhe qoftan waa maskiin amar alla😂😂😂😂😂😂😂😂
@xabiibocusmaan6557
@xabiibocusmaan6557 2 жыл бұрын
😂😂🤣🤣✌🤧
@muarabuchannel6918
@muarabuchannel6918 2 жыл бұрын
😂😂
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
@@roodo22mojamed15 wa runta walalshey..Aduniyo intad kunoshahay maxaa argtid kulaban..Adunkan wax walbo wala filanaya..
@hassanmohamud5470
@hassanmohamud5470 2 жыл бұрын
Ridhwaanow ayaan igu soo hag waayo gabar dacad eh waaye anaa boqteeda dhaayaye
@mohamedzakir2241
@mohamedzakir2241 2 жыл бұрын
Caawa waa kala barka shacbaan oo ah 15 shabcaan, waa habeen ahmiyad qaas ah u leh islaamka, waa habeenkii laga soo wareejiyay qiblada baytu maqdis ee loo soo warejiaya maka sanadkii labaad ee hijriyada. Waa habeen alle udanbi dhaafo dhamaan dadka dhan marki laga reebo laba qof oo kala ah qof ushariig yeelay ilaah cibaadadiisa iyo qof cadaawad uhayo qof muslim ah. وعن معاذ بن جبل رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وآله وسلم قال: «يَطَّلِعُ الله إِلَى خَلْقِهِ فِي لَيْلَة النِّصْفِ مِنْ شَعْبَانَ فَيَغْفِرُ لِجَمِيعِ خَلْقِهِ إِلا لِمُشْرِكٍ أَوْ مُشَاحِنٍ» رواه الطبراني Magacyada loo yaqaano habeenkaan: ليلة البراءة. ليلة الدعاء. ليلة القِسمة. ليلة الإجابة. الليلة المباركة. ليلة الشفاعة Waxaa lasoo wariye axaadiith badan oo ka hadleysa fadliga iyo ahmiyada habeenkaan. Waxaa muslimiin badan ku noleyaan habeenkaan in ay dukadadaan salaad badan, dikri, quraan aqris iyo ducooyin. وعن على بن أبي طالب كرم الله وجهه عن النبي صلى الله عليه وآله وسلم قال: «إِذَا كَانَتْ لَيْلَةُ النِّصْفِ مِنْ شَعْبَانَ فَقُومُوا لَيْلَهَا وَصُومُوا يَوْمَهَا؛ فَإِنَّ اللهَ يَنْزِلُ فِيهَا لِغُرُوبِ الشَّمْسِ إِلَى سَمَاءِ الدُّنْيَا فَيَقُولُ: أَلَا مِنْ مُسْتَغْفِرٍ فَأَغْفِرَ لَهُ؟ أَلَا مُسْتَرْزِقٌ فَأَرْزُقَهُ؟ أَلا مُبْتَلًى فَأُعَافِيَهُ؟ أَلا كَذَا أَلا كَذَا ...؟ حَتَّى يَطْلُعَ الْفَجْرُ» رواه ابن ماجة. Nabi muxamed صلى الله عليه وآله وسلم waxa uu yiri : marki ay tahay kala bar bisha shacbaan istaag habeenkeeda oo dukada soomana maalinteeda maxaa ilaah wuu soo dagaya marki ay qoraxdu dhacdo ( maalinta afar iyo tobanka oo habeenka uu soo galayo habeenka 15 shacbaan) samada aduunyada waxa uuna leeyahay: yaa danbi dhaaf iweydiisanaya oo aan u danbi dhaafaa? Yaa irsaaqad iweydiisanaya oo irsaaqaa? Yaa dhib heystaa oo aan cafimaad siiyaa? Yaa yaa sidaas sidaa ? ( أَلا كَذَا أَلا كَذَا) ilaa qoraxda kasoo baxdo. Ilaah kuwa ka faa iideysta ha inaga dhigo aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@amalabdikarim6294
@amalabdikarim6294 2 жыл бұрын
JazakaAllhu kheyr
@cllaahimaxamedcllaahi9608
@cllaahimaxamedcllaahi9608 2 жыл бұрын
Jasakalah walle
@dekowrage1643
@dekowrage1643 2 жыл бұрын
I was once a legend who mastered the art of cheating...but now I'm regretting how I use to handle poor ladies.true story.
@nasramuhammad685
@nasramuhammad685 2 жыл бұрын
Its good you realised your mistake and reg retted it..ladies should never be cheated on..
@MohamedAli-vz5ip
@MohamedAli-vz5ip 2 жыл бұрын
Qofka marku wax jecelyahay waa miskiin walahi😭😭😭😭😭😭
@MMB24MMN24PWLWW
@MMB24MMN24PWLWW 2 жыл бұрын
اللهم اني اسالك باني اشهد انك انت الله لا اله الا انت الاحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد
@saadacali4353
@saadacali4353 2 жыл бұрын
Waxan maqli jirey qof wax jecel dhiig maleh bal gabadha dulqadkeda day😭😭😭
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💔💖
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
Ducadeenna Allaaah hainga aqblo dhmmntnb اللهم امين امين امين يا الله يارب يارب العالمييين Dhmmntnb Allaaahuma Aaameen Yaaarab
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
Shugrn wll
@mohamedbarre4072
@mohamedbarre4072 2 жыл бұрын
Sorry ayaan abaayo u don't deserv to treat that way i hope u find someone whos better than him insh alh
@mulkixashi1322
@mulkixashi1322 2 жыл бұрын
😭😭😭 Abaayo sorry mid ka qeer bdn Alle ha ku dooro
@Abdivlog
@Abdivlog 2 жыл бұрын
Ayaney ceeb malihid qalbi wax jecladay baa tahy doqon aan damir iyo qalbi lahyn baa ku helay Ani hada ku heli laha sidi ukunti baa dhulka kaga ilaalin laha nin rag baa og qimaha dumarka from Canada 🇨🇦 dhaman wa idin slmy
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 2 жыл бұрын
Ayaan gabadh qurux badan baad tahaye qof aan ku rabin haysu bahdilin. Horay uga soco ayaan ku leeyahay.
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w 2 жыл бұрын
انا احب هذا البرنامج 😹😹😹😹😹
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 2 жыл бұрын
Oo cadaa 🤣🤣
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w 2 жыл бұрын
@@mariaabdi9037 hhhhhhh i didn't get your point ☝️👉
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 2 жыл бұрын
لكن هل تفهم لغة الصومالية؟
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w 2 жыл бұрын
@@faaruuqdabaq3883 yes because my mother from Ethiopia but originally she is Somalian part of Ethiopia
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 2 жыл бұрын
@@user-me1oq7vx4w وووو ماشاالله 😊😇 مرحبا لوطنك الثاني 😍
@diinicalaa1923
@diinicalaa1923 2 жыл бұрын
Finally wllh part 78 💖💔🧐
@gumburimedia8011
@gumburimedia8011 2 жыл бұрын
Ayaan waa inan aad u wanaagsan oo dadnimo badani ka muuqato guul iyo horumar wacan baan u rajaynayaa insha allaah.
@zakariyemahamett8883
@zakariyemahamett8883 2 жыл бұрын
WlleY Nin kle iska raadsO ilahaYpaa fxane 🔥❣
@bomanbm1420
@bomanbm1420 2 жыл бұрын
She deserves better man 😭😭
@edna_ah3567
@edna_ah3567 2 жыл бұрын
🥺💔
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Yeah but I wonder if you love them why are they treating you like that I hate love this world is unfair 💔💔💔💔💔
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 жыл бұрын
@@fardowsamohamed3745 if one Truly Loves you He would day and night beg you to marry him "asap" but 5 years? 🙄 or months?🙄 That's big Red signals and warnings ⚠️ if you can't see that then it's your fault!!
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570
@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 2 жыл бұрын
The Woman that marry me "Wallahi" she would be in Heaven on Earth 24/7 I Have a Heart ❤ of Gold! Etc, Just waiting for a Lucky "Queen!!😉
@mariaahmet346
@mariaahmet346 2 жыл бұрын
@@jaahiliintaafkaayaankagooy7570 can i be that queen 🙂😥😂😂
@hamdisaid3005
@hamdisaid3005 2 жыл бұрын
Sorry abaayo Mcn wax kugu dhacay lkn gabar yar oo qurux bdn baad thy hore u soco pls, salad suni ah tuko oo alle ka bari in uuw qalbiga kaga saaro kuna qaboojiyo
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 2 жыл бұрын
Manshallaha talo wngsn 😭
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalahey chabelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah Eid Mubarak😍❤👍🙏🙏🙏
@cabdullabukar6014
@cabdullabukar6014 2 жыл бұрын
Wlhi dulqadka wa sharafta ugu weyn oo qofka alle u hadiyeyo inantana Dulqad midi ugu wacned aye leedahy wlhi good walashey gul wacn ayan ku rajeynaya if allah seys
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 2 жыл бұрын
Hadii aadan naftaada karaamayn haka sugin ruux kale inuu Ku karaameeyo!
@abdikadiryussuf7428
@abdikadiryussuf7428 2 жыл бұрын
She deserves me🥰😍🤩🤩
@foowsiyodaqare5193
@foowsiyodaqare5193 2 жыл бұрын
Gabadha raadi tol hadi la yahay
@WellnessWaveWorld5411a
@WellnessWaveWorld5411a Жыл бұрын
@@foowsiyodaqare5193 athi ino tijabi nasibkaga abyo mise walaxwalax waaye😂
@axmedsulub7282
@axmedsulub7282 2 жыл бұрын
Wan ka helay gabadhaas wlhi♡ Horey u soco wlshy
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 жыл бұрын
Abaayo ka tasha qof wanaagsan ayaad heli karta insha Allah wiil wanaagsan Allah ku siiyo
@jubayrgemar1789
@jubayrgemar1789 2 жыл бұрын
Ila gormee soco nee bart yadaan😂😂
@iphaaan
@iphaaan 2 жыл бұрын
Naa walalaaley naftaada xush meey plz😌 nin la iskuma liido bin aadan waaye haduuba sidaan kuyeelayaa ee maftaada xiro allena isku xir ninbaa kabadane😢
@ibrahimmahmood1005
@ibrahimmahmood1005 2 жыл бұрын
Maasha alaah 🍊 🍉 ♥ aquuya ridwaan
@ashuuaden7932
@ashuuaden7932 2 жыл бұрын
Ridwaan isaaq xp sare keep going ayan kudixilaxy 👌🤝
@sacdasaleban9434
@sacdasaleban9434 2 жыл бұрын
wa marki igu horaysay en arko gabadh nin jacayl kga horaysay lana radsatay waliba 5sano ladaba socotay anagu hadan dumar nahay ragu ayaga jacylka nala so radsada wanu ka aqbala owaxbanu la qabana kadibna dacad ujeclana wa maxay ragan qalbiga adag e iyagu gabadh aydortan moye an mid iyadu jeclatay jeclanayn wa yab wlh🤔💔💔
@AliMohamed-ns8hz
@AliMohamed-ns8hz 2 жыл бұрын
I dnt normally comment but on this one it has really touched my heart ....even if he is not real he could have treated her better ...he is not a gentleman ....real men are wise and caring Human heart is so fragile and need care Stay strong abayo
@fatmaosman8439
@fatmaosman8439 2 жыл бұрын
Exactly bro 💯
@ibrahimyussuf4162
@ibrahimyussuf4162 2 жыл бұрын
100%
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 2 жыл бұрын
Anaaa Waco marwalbe maskaxda i xanuuntay waa KU wareeray dhahday Wlh gabadha maskiin waaye 5 Sano waqti bu Ka dhumiyay 😭. Allah guur kheyr qaba kusahlo sister
@kingzakiali6471
@kingzakiali6471 2 жыл бұрын
Wlashey mcn wankaxumahay Inu sas kudaho qofka balse niyad jab wye lkn wax walbo weyhagayan niyada qer usheg 💯 i.a wll ale hakusaqiro qof kufahmo siz 💯
@fatmaahmed402
@fatmaahmed402 2 жыл бұрын
Abaayo Ayan, please dump him, that man is not good for you, you will not be happy if you continue with the relationship,he is very proud and arrogant. You deserve so much better my sister.
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Nacas wye Axmedkas ilahay booskiisa ha igaliyo qalbi ku jecel iyo qof kuu baahan ma laga tagi karaa ilhyow qalbi daacad ii ah isii gabadhan daacad wye wana gabar qurux badan oo degan waxe u qalantaa qof wngsan
@darwiishkudhiigle3556
@darwiishkudhiigle3556 2 жыл бұрын
yoyoyo hhhhh gabdho Somali oo jacayl sheeganaayo waa waa keep going
@abwaanmaxamedxaamudnuur7431
@abwaanmaxamedxaamudnuur7431 2 жыл бұрын
Wll ku saliya nebi maxamed scw
@moyassin7748
@moyassin7748 2 жыл бұрын
This is almost the end of the first season of the series i.a hope after ramadhan we will have season 2
@uloklor5789
@uloklor5789 2 жыл бұрын
I feel your pain sister way isoomaratay , hada waxaas dhan waan ka sookabtay jecel dhana iskuma haleeyo markaad kaligaa wax jeceshahy , waa dhib 😢ًً always qiimahaga garo oo is adkee isagaa ku dhaba carari doona nabasi ga qaban kana tasho hada
@Rashidfx
@Rashidfx 2 жыл бұрын
Yooo yoooooh ina aderow ASC kubadal duca qabe, Tankale wax ad khyr uaragto oo shar kuu ahba jira,marka wixi aad weydo kasooqaad inuusan khyr kuu ahayn horeyna ooga soco
@mahadhzzn9915
@mahadhzzn9915 2 жыл бұрын
Ayaan ee runtii gabadh aad u qurux badan baatahy waan joognaa ee iska ilaw nacaska
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
Sida cunug ay dhashay oo kale Wuu madax adagyahay ku lahaa 🥺 Naa ka tag kan 😶
@somalimedia33
@somalimedia33 2 жыл бұрын
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
@husseinubdynaasir2053
@husseinubdynaasir2053 2 жыл бұрын
Keep going pro
@absamemowsar190
@absamemowsar190 Жыл бұрын
Damn so beautiful ❤😢
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Cawa wa jimco ku sali xabibkena scw
@missnajma5505
@missnajma5505 2 жыл бұрын
Scw
@asmaabdirahman1370
@asmaabdirahman1370 2 жыл бұрын
Scw scw
@hindanuura9059
@hindanuura9059 2 жыл бұрын
Scw
@xaliimomahamuud3692
@xaliimomahamuud3692 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam 🥰
@aishaabdi9897
@aishaabdi9897 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 2 жыл бұрын
Waxaan dhaho ma aqaan lkn wllshy ka fikir qofkan maanta saan kuu galayo beri markuu ku guursado see kuu galaa .
@hanihassan5954
@hanihassan5954 2 жыл бұрын
Wuu madax adag yhy ku lahaa naa soco cida dharka udhaq hanoo nin layninee
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 жыл бұрын
I'm first
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 2 жыл бұрын
Waxa loolan jacayl dadku ay lagdamaan Hadaan laisla lulayn mid unbaa lugo'a Cabdi xasan dige ayaa sanado badan kahor ku heesay😙😗😐
@hafsaqn7158
@hafsaqn7158 2 жыл бұрын
Aaad ayey u xanuun badanthy markii aaad qof sidhabh u jeceshahay Waqti intaas le egna kagah baxay uu kugu jeesjeeso ama bah uu urko inatahay qof liita oo aan ka marmi karin isagah Waxayna naftu kugu qasbaysaa waxbadan oo adan u qalmin qof ahaan iyo sharaf ahaanba Waxyabahaas oon adan xakamaynarin ta badan lkn se markii aad xanuunkoodah aragto una dulqadan waydo aad ka qoomamaynaysid maxad u samaysay Sikasta ahaaatee gabadhas walshay ah waxaaan leyhy jcylkaad u hayso qof bila adana maka wayna qiima ha aad ledahay iyo sharfata alle kusiiyey Waxaad si toosa u joogtaaa cibadadah alle waxaadna alle markasta waydiisataa inuu qalpigagah kagah reebo markasta qur aanka akhriso tasbiixda badi Markasta oo uu niyadaadah kusoodhacana labo rakco tuko Run ahaantii waxaan hubaa inaadan xanuun danbe adan dareemayn naftaaduna naxariis iyo dagaan sho badan dareemi doonto🥰
@zakariyemahamett8883
@zakariyemahamett8883 2 жыл бұрын
Qof daacaD ah paa thy wll miD daacaD kuu nqda alleH ha ku siiyO isna hortiisa ayuu ka helayaa mrkaa niyada khyr u sheeg dhaptii wn kaa nxaY wlhy 😭😭
@hassanozmanabdi4270
@hassanozmanabdi4270 2 жыл бұрын
Ax! I really sorry about this ayaan but u are strong girl be strong forever. 💔
Ax! GABADHAN QALBI JAB AYAY LAHADLI WAYSAY TIJABI Pt123
10:19
Ridhwan Issack
Рет қаралды 150 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 11 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
RUNTI WAY OOYSAY LAKIN WAA MAXAY SABABTA TIJABI PART #101
9:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 159 М.
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 136 М.
Ruwaayadii Waa laqabaa waa qaraabataa Part 2
20:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 638 М.
AX! GABAR JECELU BAHDILAY KADIB TII ASAGA JECLA SAN UGASHAY
10:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 133 М.
AX WA OYSAY NIN AYADA JECEL USHEGATAY MA DACAD NIMO KASUGAYSAY
16:44
Ridhwan Issack
Рет қаралды 186 М.
NINKII GABADHA NAIROBI JOOGTA AY EEDAYSAY | XOG CUSUB
29:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 157 М.
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 305 М.
AX SAXIBTEDU LA SHUKANSADAY JACAYLKAGA DACAD MAKU YAHAY Pt3
13:05
Ridhwan Issack
Рет қаралды 376 М.
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,5 МЛН
#automobile #rek #cover #love #kesfet #ambulance #keşfet
0:47
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58