AX! MARKAN UUR UQAADAY IGU INKIRAY WAA QOF TIKTOK CAAN KA AH

  Рет қаралды 419,595

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

6 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 800
@Liyan710
@Liyan710 6 ай бұрын
Aniga iduceya inuu Allah igu arzaaqo Awlaad saalix ah children are blessing from Allah Ya Allah grant me and bless me with your baraka amen
@dr-abdishakurahmedmohamed6737
@dr-abdishakurahmedmohamed6737 6 ай бұрын
Ameen ya rabi
@NagadMcalin
@NagadMcalin 6 ай бұрын
Amiin
@aminaanfac5688
@aminaanfac5688 6 ай бұрын
Walale waliba kuwa saciid ah oo aan caasi kugu noqon alah kugu arsuqo Amin yaarabi ilahow u aqbal yaarabi
@FaadumoSaciid-tz4nz
@FaadumoSaciid-tz4nz 6 ай бұрын
Allah iidin ku irzaqo dhaaman intaana hayzaana owladaaa bari ahaa
@xamdishMuse-qc9nb
@xamdishMuse-qc9nb 6 ай бұрын
ilahay hakusiyo amiin abayoy kuwo badhan oo bariyal eh allaha hakusiyo qali dumarey
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ 😢 Tanks❤❤
@shukrixuseen2823
@shukrixuseen2823 6 ай бұрын
Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@NimcoDegan-ox4gd
@NimcoDegan-ox4gd 6 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤
@ZeynabcumarZeynab-fj8qm
@ZeynabcumarZeynab-fj8qm 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 6 ай бұрын
Scw scw scw
@riyaaduljannah7347
@riyaaduljannah7347 6 ай бұрын
salalahu calayhi wasalam❤
@user-lo1ir3qd4u
@user-lo1ir3qd4u 6 ай бұрын
aano kuwada salino Xabiibkeena mohamed scw ❤
@rukiaabdi5753
@rukiaabdi5753 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@qalanjoquruxley9546
@qalanjoquruxley9546 6 ай бұрын
The biggest mistake you can make as a woman is to agree to a secret marriage that your family and loved ones are not aware of and to continue to live with a man as if your actually husband and wife. if shit like this happens, he will just deny you and everything associated with you, and your left alone to deal with the mess. Moral of the story DONT DO QUDBO SIRO. make sure your family is aware of everything and is fully involved.
@yussufali6188
@yussufali6188 6 ай бұрын
Don't allow elopement marriage 😂😂😂😂😂😂😂 waad iguu òogtaxay
@alial-somaal3631
@alial-somaal3631 6 ай бұрын
you are right
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 6 ай бұрын
Haa Heeey Qudbo Sirada umbaa Halkaa dhigtey Io Xaraanta.😢😢
@nasroali8728
@nasroali8728 6 ай бұрын
Secret marriage is like a boyfriend and girlfriend 😂
@yussufali6188
@yussufali6188 6 ай бұрын
@@nasroali8728 🤣😂🤣😂🤣🤩🤣😂 girl friend iyo boyfriend sidaa miyaay sameyaan
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 ай бұрын
%90 gabdhuhu iyaga balada gacantooda ku doonta waxana Tusaale ku ah qof wayn oo Mudakar ah ayaa Qof Noloshiisa kaafin karin oo daasada Caanaha u qaadi karin isku Howlaya inay Uur u qaado iyo Sheeko Guur la galaan dagdag badanaa Subxanallah! Gabdhow nin aan Noloshiina kaafin karin guur haka yeelina waayo Waxad manta yeesho biri aday ka jaran yihin oo rafaad ku danbeyn..
@Rafiiqdarbi
@Rafiiqdarbi 6 ай бұрын
Xaqiiq baad kahadashay waa runta Lkn hadii dhinaca kale la eego dadku waxay ku qaldanyihin in ay dhibkoda dadka ay lawadagaan oo allah ay lawadagi wayan hadii kale say kolkii horaba kaligod ay ugoansaden una tashdeen una qarsaden haku watan shekadoda Maxa yelay hada wilasha iyo gabdhaha singles ah say ugu fikirikaran in ay gursadan dadka xata kalsonidi aa katagayso
@Aishoqasim-uu6dc
@Aishoqasim-uu6dc 6 ай бұрын
Beentaa maaha wlhi likn wixi ilahey xagisa wixi kaqoran kulamatashanayan
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 ай бұрын
@@Rafiiqdarbi Laga yaabaa inay dadka ula wadaagin dabinkaa ay ku dhacdey inay gabdhaha la Midkaa ay u noqoto Cashar ay wax ka bartaan.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 ай бұрын
@@Aishoqasim-uu6dc Exactly walal..Lakin Qadarta rabbi waa Meesheda dadaalkuna waa adi "Laxdu meeshay is dhigtaa lagu gowracaa".. ba horey loo yiri
@zunish6
@zunish6 6 ай бұрын
Aad iyo aad 😢
@Safaricom_
@Safaricom_ 6 ай бұрын
4:00 Ridwan is conducting a podcast way better than well known podcasters, by asking the right questions at the right times without the person being interviewed feeling uncomfortable.
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 6 ай бұрын
Kaas dayuus waaye oo Allaah sw Nicmadiisa ladagalaya Ubadkaafa heyso hasameyn inaad Naf goyso liiban Aduunyo iyo mid Aakhirro wad heysataa ❤Alxamdullillaah ❤
@user-uc9hs9pd3m
@user-uc9hs9pd3m 6 ай бұрын
All this problems you are having alone your family is not aware ladies love yourself never allow secret affairs it will cost you alot i have learnt something from you be strong and take care of your kids have sabr and do alot of istaqfar abayo
@Subeermaxamed-sp6ci
@Subeermaxamed-sp6ci 6 ай бұрын
Waxan lamadhowran karo anoo nin ahaabo xishoodey wlahi ramadaanka ilaahay nabad hanagu gaarsiiyo❤❤❤❤❤
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 6 ай бұрын
kkk miyanad maqal waxad ceebta u taqan qofbay cadadisa tahay
@mariyaadam4865
@mariyaadam4865 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😢😢
@Subeermaxamed-sp6ci
@Subeermaxamed-sp6ci 6 ай бұрын
@@ifrahmuze3593 haaaa wlahi taasan been ahayn
@FaraxDahir-vn8cv
@FaraxDahir-vn8cv 6 ай бұрын
ilahow cebtanada astur
@Subeermaxamed-sp6ci
@Subeermaxamed-sp6ci 6 ай бұрын
@@FaraxDahir-vn8cv aamiin yaarabi
@user-ue1dn5ee2f
@user-ue1dn5ee2f 5 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeyna muxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 6 ай бұрын
Dumaaroow goorma ayaan caqligeena ku soconaynaynaa 😢😢😢😢😢 nolosha guurku kaftaan iyo qarqarsi ma gallo
@samiyoMahdi
@samiyoMahdi 6 ай бұрын
Yaabay wlhi aniga abaayo mcn 😢😢😢
@asmakhadar6666
@asmakhadar6666 6 ай бұрын
Wali waan yabanahay horta Alle hayna asturo dumarban nahaye lkn hadana inagu yaynan bila micno iska dhigin ragu kaliya dantodun bay eegtan inta badani
@saga_l1
@saga_l1 6 ай бұрын
​@@asmakhadar6666 dantooda see ah mafahmin
@haboonhassan6994
@haboonhassan6994 6 ай бұрын
Gabdhahan walidki dhaley markey videogan arkan mexey dareman subxanalahi 😢😢😢😢
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc isoo booqo wll igu sharaf thanks
@user-bg2tr9ew6x
@user-bg2tr9ew6x 6 ай бұрын
SubxanAllah wlh warunta
@abuafnaanmusa5859
@abuafnaanmusa5859 6 ай бұрын
Damiirka ayay kadhinteen
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 6 ай бұрын
Waa xanuun😢😢
@israchanell4296
@israchanell4296 6 ай бұрын
aabaheed mabahayso ayadana guurna waa soomartay iyadana ismahetinkarta saan maqlay
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 6 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@user-ly1we7pe4h
@user-ly1we7pe4h 6 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam
@kheirfaafiye73
@kheirfaafiye73 6 ай бұрын
Scw
@hassanadan74
@hassanadan74 6 ай бұрын
Wax guur qarson ladhaha majiro gabdhow....wxd ku nooled waa zino ee Ilahey utowbad ken ee asaga ku Tirsanow waad libaani Insha Allah
@Mauut
@Mauut 6 ай бұрын
❤runbaad sheegtay
@Amiira96
@Amiira96 6 ай бұрын
Waaaw m.a qudba sirada dhan aaba xaaraam ah hadalka aa dhahdena waa hadal qimo badan
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 6 ай бұрын
Saa weeyaan Bro Eegga Waxey guraneysa midhihii Xaaraanta
@boqranbila1413
@boqranbila1413 6 ай бұрын
Saxiix
@user-js8gf8gm7g
@user-js8gf8gm7g 6 ай бұрын
Walaahay waa run
@user-ff6kq3nd4d
@user-ff6kq3nd4d 6 ай бұрын
Kusaliya nabiga scw❤❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 6 ай бұрын
Gabadhii iyadoo familkeeea oo jooga nin xun bananka isku siisa suaashaas ayaa u taal oo ah shalay markaan ku guursnayay yaan kala tashtay 😢😢😢😢
@zakiamohamed9027
@zakiamohamed9027 6 ай бұрын
Haheeey fidnada allh Naga haayo
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 6 ай бұрын
@istahil roble 7788 istahil waa runtaa waxaa la yiri wixii fudayd kugu soo gala fudayd ayey kaaga baxaan gabdhaha Soomaaliyeed iyagaa riqiis iska dhigay oo is bahdiley. Mahadsanid
@Basama__
@Basama__ 6 ай бұрын
Taasa been ahyn 😢wey dhibantahy gabdha
@KhadraHassan-eq3tf
@KhadraHassan-eq3tf 6 ай бұрын
Dadka commentiyada wasaqda ah so qorayo ilahey ka cabsada walsha mise gawadhada ayey ku dici karta abyo adna adkeso ilmahaga korso nag adag aya tahy 🥰
@YasminQrx
@YasminQrx 3 ай бұрын
Shugran abyoo ama abwe macn ❤wan ku hayaa wll qli taas
@YasminQrx
@YasminQrx 3 ай бұрын
Dadka wey walan yihiin wlhi yaab sidii ayago alle iga imathy yaab wlhi 😢
@Farah_Pro
@Farah_Pro 6 ай бұрын
She is strong and pure heart wllhi waligaa ilmahaga ha iska dilin wuxu dono ha noqdo ilahay ayaa irsaqadisa haayo
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 6 ай бұрын
Subxanallah sis Allaha kuu dhib yareeyo😢 Wax nocas Allow qoorta hanoo gelin🥺🤲🤲
@Hoodo121
@Hoodo121 6 ай бұрын
Yaa allh ramadaanta cafimaad nagu gaadhsi
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
آمين يارب
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 6 ай бұрын
Amiin ya rabi
@hudachanel2495
@hudachanel2495 6 ай бұрын
Aamiin
@sadiyohassan6278
@sadiyohassan6278 6 ай бұрын
Amiiiiin yaaa rabiiiiii
@user-iz7ji2um5e
@user-iz7ji2um5e 6 ай бұрын
Amiin
@maaidaaadan8920
@maaidaaadan8920 6 ай бұрын
Horta abayoy wax walbo kugu dhacay wax xag Alle kaga qoran bey ahayen hada kadib intadan falin ka firso adunka qorka bini adanka sharafkisi dad nimadiisa ugu mihim san noloshu wa Sil salad Hadanah cules walbo ku saran Allaha kaqado Abayo mcnto❤❤❤❤❤❤ ❤❤
@YasminQrx
@YasminQrx 3 ай бұрын
Ok abyoo macn shugran 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SurprisedCoastalBeach-yp8fn
@SurprisedCoastalBeach-yp8fn 6 ай бұрын
Saxibkey Ridhwan we are waiting you to do more videos kwa haraka ANYWAY KEEP GOING ☑️👍💯
@sahraali6994
@sahraali6994 6 ай бұрын
She is strong lady get in love with idiot who doesn't deserve her beautiful and pure heart I hope I get her phone number I could help her, Strong mom for her kids keep up sister ❤😢❤
@hindaali1709
@hindaali1709 6 ай бұрын
Pls help her if u can suj strong young mom
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 6 ай бұрын
maxaa Strong ah iyadaa Halkaa is dhigtee 😢😢
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 6 ай бұрын
Yes😢😢 she strongly
@sahraali6994
@sahraali6994 6 ай бұрын
​@mascuudabdi9401 sometimes it happens hope never trust again 😢
@Diva-v
@Diva-v 6 ай бұрын
She is far from being strong., she is a doormat..no brain at all
@user-nh5nz5fn7m
@user-nh5nz5fn7m 6 ай бұрын
kusaliya nabiga scw
@shukrixuseen2823
@shukrixuseen2823 6 ай бұрын
Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 6 ай бұрын
Scw Scw Scw
@mohasocdaal5374
@mohasocdaal5374 6 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@issackhassan4122
@issackhassan4122 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 6 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله واصحابه اجمعين
@umuilyaas6152
@umuilyaas6152 6 ай бұрын
Sorry sis Insha Allah everything is gonna be OK💔😭😭
@sahramohamed3260
@sahramohamed3260 6 ай бұрын
Masha allah. Ridwaan wl aad udegan o hubsasho bdn xfdulah 🤲🤲wlid wngsn ba kudhlay aqlaqdada lga gartaa Sahra from. OSLO 🇳🇴🔥🔥. Gbdha torobo wax qaris. & deg deg ifur xajigedana nin dul qad bdn😇🙏
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 6 ай бұрын
Slutt a være dømmende
@yasminmohamed4746
@yasminmohamed4746 6 ай бұрын
Illahow owlaad baariya igu arzaaq ya Rabi 🤲😭please make me dua my sisters and brothers
@jiyaafaraxsan2754
@jiyaafaraxsan2754 6 ай бұрын
Allah kuu sahlo dhamaanteena amiin
@yasminmohamed4746
@yasminmohamed4746 6 ай бұрын
@@jiyaafaraxsan2754 Aamiin 🤲 ya Rabi shukran sharafey
@mohamedkadiye4915
@mohamedkadiye4915 6 ай бұрын
Amiin
@Yasmin-uf8dn
@Yasmin-uf8dn 6 ай бұрын
Insha Allah abayo mcaan Allah kusiya owlaad baariyal
@EfrahMHassan
@EfrahMHassan 6 ай бұрын
ilahay haku siyo hn
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 6 ай бұрын
Guurkan abbaha iyo wllka kubixin waa sino uun ilahay ka baq niinku hadanu lacag haysan meher uun dhigta xalshada ilahay kaxishood Subaxnallaha 😮😮😮
@HamdiHussein-gs9fv
@HamdiHussein-gs9fv 6 ай бұрын
Dumaroow aan idinla taliyo wax Qodba sira la dhahaayo ma jiraaan Qodba sira iyo zina waxba isma dhaaman mustaqbalkiina Riski ha galinina😂
@sowdaahmed6917
@sowdaahmed6917 6 ай бұрын
Subxanallah 😢marka hore qudbo siro ya dhahay wa guur diinta barta gabdhow yan been la idinku dhadhicinin 😢😢 wa qiiso yab leh wlh
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 6 ай бұрын
iyadaa Halkaa is dhigtey Wataa Guratey dee Midhii Xaaraanta 😢
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 6 ай бұрын
❤Alxamdullillaah ❤Maskiin tuuga xarran cun ah bad u gacan gashay ❤Alxamdullillaah ❤
@HamdiHussein-gs9fv
@HamdiHussein-gs9fv 6 ай бұрын
Inta magaca ninka serchin gareeye😂
@Haffyy
@Haffyy 6 ай бұрын
Masoheshay wecelka 😂😂Astaghfiruallah
@HamdiHussein-gs9fv
@HamdiHussein-gs9fv 6 ай бұрын
@@Haffyy Haa king labac qor adaa arkaaye😭😭
@aliducaale6475
@aliducaale6475 6 ай бұрын
Ma so heshey
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@xayat6793
@xayat6793 6 ай бұрын
Ani tiktok comment kusoarki markas u_tube imathe si ay idafin 😂😂
@nafisladan2225
@nafisladan2225 6 ай бұрын
Dumarka waa hooyo yaala xumeenin😢😢😢😢
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 6 ай бұрын
Gabadhaan warkeeda inta ku wareertey like ii saara Hal wax Kama fahmin warkeeda
@user-sp6hw7vw1m
@user-sp6hw7vw1m 6 ай бұрын
😂
@dhooldheeman5488
@dhooldheeman5488 6 ай бұрын
Wan fahmay ani waa gabar dhiban oo la rafadiyey
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah 6 ай бұрын
😢😭😭😭😭Ridwaan waa wiil ladareena bini'damka wlhi oh oh my heart
@user-up7mp3wl7z
@user-up7mp3wl7z 6 ай бұрын
Aniga gawara adunka ugujaclahay igudeceya Ina gursado mustaqbalka
@dadirali7688
@dadirali7688 6 ай бұрын
waxaan u arkaa in gabadhan la xumeeyay iyadana ha sabarto ilmahana yeesan iska dilin wiilka gabadha xumeeyay allaha soo hanuuniyo wixii jira allaa naga og hadii aay sax tahay sida gabadha sheegtay wiilyahow nabsi hagalin ee reerkaaga dhaqo soona cesho gabadha waaba gabar masha allah qurux badan tan oo kale lama daayo waryaa
@YasminQrx
@YasminQrx 3 ай бұрын
❤🎉🎉shugran wll qlii
@anasspoi
@anasspoi 6 ай бұрын
Look before your leap gabdhow is jira 😢
@muhammadbishar1673
@muhammadbishar1673 6 ай бұрын
People normally comes with you heart touching stories ,what is the impact and how will it help kindly ❤
@anush3727
@anush3727 6 ай бұрын
Maybe is like warning 😜. But he's earning money on KZfaq 😅😅
@zamzamibrahim6977
@zamzamibrahim6977 6 ай бұрын
Some come to spread awareness to the community and people watching this ...some to ease their pain and load ...and most importantly to educate and warn others who might go through the same for some mistakes that can be avoided
@user-nq1lg7hm1b
@user-nq1lg7hm1b 6 ай бұрын
Run miyaa mise been sheekadaan mafhmin😢❤
@nastehaa.abdullahi3988
@nastehaa.abdullahi3988 6 ай бұрын
💔💔💔😢😥🥺masakiin abayo Allah haku booga dayo jaceelow abaha waas
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc iso booqo wll igu sharaf thanks ❤
@najmaahmed1440
@najmaahmed1440 6 ай бұрын
Kkkk
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
@@najmaahmed1440 Asc najma sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@FatxiAbdi-ij3pw
@FatxiAbdi-ij3pw 6 ай бұрын
Almost hablaha soomaaliyeed si walpo u adagyihiin mid farq ah ayaab jidha oo jilcinaya ilahay hablaheena hanoo toosiyo😢
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 6 ай бұрын
Masha Allah strong girl keep going to your life and never give up your life, just you did one mistake for your marriage oo ah QUDBO SIR, dumarow ninka sidad dontan u jeclada baahidad rabtan qaba marnaba nin haka ogalanina QUDBO SIR, maxa yeley any time ayuu kugu inkiri kara ilmaha aad u qado, mida kale gabdhow diinta barta ilaahey wuxu qurankisa ku shegey in hadii xataa sheydan ku qado oo ilmo qaado hasoo ridin ilaahey baa kafalo qadey risqigiisa.
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 6 ай бұрын
It is kind a confusing Maskiin he was using her allow gabdhaha qiimohoda tus lkin waxaas guur sax ah ma ahan but why is she sharing in public people are sharing everything nowadays
@xafsoxubbi4482
@xafsoxubbi4482 6 ай бұрын
Ridwaaaaaaaaaaaaaan waan kuwataa paro ❤
@nouromar6599
@nouromar6599 6 ай бұрын
Wara Kenya Somaalidu way ku dhimatay 😢. Waqooyiga meeshad doonto joog wax noocan ah inu dhaco haka filan. Ilaahaw gabadhan astur
@user-yk8sg9bz4t
@user-yk8sg9bz4t 3 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@boqoryussuf9826
@boqoryussuf9826 6 ай бұрын
A mother of 3 -4 children going through this 😢 soo painful May Allah direct us to the ryt path and gve us good iman
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc isoo booqda walaalahayga igu sharafa waa mahadsan tihiin ❤️
@issackahmed4868
@issackahmed4868 6 ай бұрын
Your selflove matters most ❤ and always tell the truth however it's bitter, even in marriage or mingling with new boy to have relationship with ...and let be secret ..if they mistreated you KARMA will do for you the other part... TRUST Allah that's essence of livng ❤
@diamondinazulthaan7373
@diamondinazulthaan7373 6 ай бұрын
Ilaaahayoow Inta dhibaataysan ka Saaar dhibaatada inta Xanuunsana caafimaad siiii inta murugsana murugada ka saaar yaa Rapiii🤲😭
@ednamahamoud-by6vt
@ednamahamoud-by6vt 6 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 6 ай бұрын
Aamin yaa Rab
@xamdacismaanjibaaxe1873
@xamdacismaanjibaaxe1873 6 ай бұрын
Sorry sister wlhy wan ka xumahay wllo alle haku fududeyo fosha 😢😢😢
@hassanmohammed4036
@hassanmohammed4036 6 ай бұрын
Cidiina maaqani anii, Ridhwan he is a very good listener indeed.
@rahmasheikh2845
@rahmasheikh2845 6 ай бұрын
Sure 💯
@ifka-nuuraabdi4345
@ifka-nuuraabdi4345 6 ай бұрын
Ilaahow gabdhehena aqli badan OO danajooga ka fikira👏🏻👏🏻 ka dhig .. WAXII SURWAAL GASHEY BA NIN BEY MOODAAAN
@naimahussein5598
@naimahussein5598 6 ай бұрын
Alllow shafrteena noo dhawr dadka dhibana taageeee❤❤❤
@Mohamedrash826
@Mohamedrash826 6 ай бұрын
rithwanow awey shekadii gabdhii la jir jiley part 3
@khadiijaali9944
@khadiijaali9944 6 ай бұрын
Waan dhcantahy waan dhawanthy miskiin xolhaga illhay hakaga soqado 😢
@user-yk8sg9bz4t
@user-yk8sg9bz4t 3 ай бұрын
Alla abyo mcn qalbiga allah ku dejiyo damiir laawe ayaa ku helay 😢😢😢ax xanuun waaye wllhi
@YasminQrx
@YasminQrx 3 ай бұрын
Shugran 🎉hoyo
@Ahmed0253
@Ahmed0253 6 ай бұрын
Guur aan xalaal eheen aya lagaley, Allah uu raali ka eheen markaasa farxad la rajeynaaya
@fathiadjama
@fathiadjama 6 ай бұрын
Subhanalah, qisooyinku yaab badanaa.
@user-zg9jp8kg1w
@user-zg9jp8kg1w 6 ай бұрын
ilaaa hada wax ma fahmin😂
@user-nv9is1wz5m
@user-nv9is1wz5m 6 ай бұрын
Ridhwan wanalashaqeynoysa wlhi 😂😂shekarha bobsis daan wakamamnucdi thank you 😂
@ssmunna3140
@ssmunna3140 6 ай бұрын
😂😂🤣🤣Sug sug haibobsinin kulahaa
@user-nv9is1wz5m
@user-nv9is1wz5m 6 ай бұрын
@@ssmunna3140 😅😅😅
@Nazz77
@Nazz77 6 ай бұрын
Mashaqeeyneeyso taas iga dheh ridwaan legend waa wlhi keep going 😂😂sxb
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 6 ай бұрын
ay Allah ilhey ha kuxifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼 🥺😔
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 6 ай бұрын
Awalaabo Qudbo siro wax faaido leh ahayn ee abaayo wax ka qayr roon allaha kuu sahlo🎉
@muslimlady4981
@muslimlady4981 6 ай бұрын
Inta muqalka jojisay kadib so search garaysay 😂😂
@user-lp3di7qi9i
@user-lp3di7qi9i 6 ай бұрын
Wlhi war jecell waa jooojiyy
@NaciimaReds8
@NaciimaReds8 6 ай бұрын
😂😂
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 6 ай бұрын
Oo labac labac raadisay😂😂team kena ridawan isku fikira nahay xata ridwaan mesha isdhahayso halkaa maxa laga wada isago waydiya arkin
@dhaMeYs123
@dhaMeYs123 6 ай бұрын
Aniga ka kow aH😂
@qali20
@qali20 6 ай бұрын
Tiktok ninka aaday wajigiisa marka soo arkay soo laabty😂
@matayaremata7786
@matayaremata7786 6 ай бұрын
Lasto ehiri kulaha imanka Allah kaqat😂😂😂
@user-lm6hb5nk1p
@user-lm6hb5nk1p 6 ай бұрын
Ninkan labac washamsi aad kuqadno aawey team washamsi halasaqeysto 😂😂
@abdiqafaarsalah5245
@abdiqafaarsalah5245 6 ай бұрын
😂😂😂 somali waa wada sirdoon walahi😅
@zihaamzhiike
@zihaamzhiike 6 ай бұрын
Diyara nahay namari😂
@user-pc9su7vi2v
@user-pc9su7vi2v 6 ай бұрын
Diyr😂😊
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 6 ай бұрын
Diyaar
@sadioali7329
@sadioali7329 6 ай бұрын
Keee waye heeee
@maryammaxmed3381
@maryammaxmed3381 6 ай бұрын
Gebdho afka furta ha u naxrisanina qof ni naxrisaan 😌❤
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 6 ай бұрын
😂😂
@yassinabdi308
@yassinabdi308 6 ай бұрын
Hi everyone, I agree with qalanjoquruxley. You are 100% per cent, right What you hide comes back to you. 😂😂 To all somali girls when you get married, please don't hide your relationship with your family, but if you hide it from your marriage, the same thing will happen to you.😂😂😂 I'm sorry to hear the story it was a painful story.
@maryanibrahim7313
@maryanibrahim7313 6 ай бұрын
Yaahuu waa family wada gaajeysan hanti lenahay ku haaye😂😂
@KhatraAli-zq8sh
@KhatraAli-zq8sh 6 ай бұрын
Reer walbo maskin iyo tajirbo wayleyihin so wx fahan abyooo
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 6 ай бұрын
😂😂😂
@maryanibrahim7313
@maryanibrahim7313 6 ай бұрын
@@KhatraAli-zq8sh maxaa loo faanaa marka wa wada gaajo socotee
@warsameanod2631
@warsameanod2631 6 ай бұрын
Sxp wllhi sideey ilathye 100% 60 waa been 100 % 40 waa run waxaan sidaas uleeyahye waa in hadalka is yeesho lakiin isku dhaxyaac badan ayaa ka muuqdo hubi waxaa lagayabaa been abuur in aay thye waana ku salamye pro shaqo wanaagsan ayaad heesa pro good job 👏
@himilo101
@himilo101 6 ай бұрын
Isku dhex yaaca aad ka hadlayso waa maxay ma afsomali badan aqoon gabadha si cad bay u hadashay Marka ninka la tuhmayo waa nin la Soo fadhiisaya asagana dhinaciisa la dhagaysto lkn isku dhex yaaca wax la yiraah ma jiraan gabadhaan warkeeda waa cad yahay
@YasminQrx
@YasminQrx 6 ай бұрын
​@@himilo101 usheg bal abyoo macnto iska hadal loma hadlo😢
@IsmaanCiilow
@IsmaanCiilow 6 ай бұрын
Walahi gawadha weli 😢qalbiga dhawaca garay mabok sonin ilahey aya kajazinaya
@nasroali8728
@nasroali8728 6 ай бұрын
Secret marriage is like a girlfriend and boyfriend
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 6 ай бұрын
Somalii sas uma fahmaayaan 😢
@nasroali8728
@nasroali8728 6 ай бұрын
@@hamdichannel6823 So sad
@AasiyomaxamedCali-yv4iw
@AasiyomaxamedCali-yv4iw 6 ай бұрын
Ridwaan sheekada saa noo fahan siii oo qofka sida saxdaaa nogo wareyso war baa rabnaaaa hadaa fiiirsada yaal nahay😁😁
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey walalahey ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 6 ай бұрын
kusaary wll
@nadiirmacalin1446
@nadiirmacalin1446 6 ай бұрын
Wan ku sary
@yasminmohamed4746
@yasminmohamed4746 6 ай бұрын
Waankusaaray walal
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 6 ай бұрын
Allah wa akbar ❤😂🎉
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@khadroadam3554
@khadroadam3554 6 ай бұрын
Illahay garb haku siiyo wlhi way itaabtay markii horna waad fududtay lkn dhacday illahay umdiisa haku sakhiro
@shanishamimbeauty188
@shanishamimbeauty188 5 ай бұрын
Subxanallah Nairobi qudbo siro badanaa Bisinka 😢😢😢😢
@sahraosman2640
@sahraosman2640 6 ай бұрын
Abyo srry wixii kugu dhacaye wey ku qornayen illahay dhibatada ha ku xaliyo, amuraha ilmahagana ha ku fuduudeeyo, murugtada io dhibtana ha ka dulqaado 🤲
@YasminQrx
@YasminQrx 6 ай бұрын
Thanks abyoo😢
@Deekoabdukadir
@Deekoabdukadir 6 ай бұрын
War labacoow sidee wax yeshay dadku muqa guud iyo dusha waa ka siman yahay balse kala damir roon camera dadka aan ka araagno wajigoda kale waa kuwana kawarama rer comment😢
@FatxiAbdi-ij3pw
@FatxiAbdi-ij3pw 6 ай бұрын
Ridwaanow best wareesi wlhi i liked brother❤
@hamdihuseein4831
@hamdihuseein4831 6 ай бұрын
Abdikaeeem xeerka raga ma yaqano😎gabadhan qof daacad ah bey u egthy😢ridwanow adnh caadi ma ihid wlhi😂😂😂😂
@wyoming2566
@wyoming2566 6 ай бұрын
😂😂😂
@Abdi.Ak47
@Abdi.Ak47 6 ай бұрын
mashaAllah Ridhwan question zako ni nzuri sanaa keep going brother
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 6 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waaa salaamy 😂😂
@xafsaosman5710
@xafsaosman5710 6 ай бұрын
Hhhhhhhh
@AhmedMooge-wi5mg
@AhmedMooge-wi5mg 6 ай бұрын
Kkkkkk waad asiibtay
@naaziriyanuura5863
@naaziriyanuura5863 6 ай бұрын
Ee waliba happy ga ku ah ee la dhacsan waliba wlhy❤😂
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅​@@suhaybhuud1378
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 6 ай бұрын
😁
@user-vd9fs3mz9p
@user-vd9fs3mz9p 6 ай бұрын
Meherkaas waa qalad kolay waad guursanysaa in waalidkga Ogaadaa waa muhiim ... sister waan ku ducaynyaa
@leylaadan5283
@leylaadan5283 6 ай бұрын
Ilahay haku siyo caruu salaxina angan allha no barakayo caruuta waa nicimo❤
@IsmaanCiilow
@IsmaanCiilow 6 ай бұрын
Ridwan arintan kuwi hore weka duwan yihin gawa dhan kiskeda wamid xasasi Ah wana cadalad inad uradisa codsi waye
@mohamedhusseinbulle3195
@mohamedhusseinbulle3195 6 ай бұрын
Malan welbo wax niyus eh lee nookeen adi ( 😢😢😢😢😢
@queen.ayeeyo
@queen.ayeeyo 5 ай бұрын
Waligaa Nagaha iyo ragga somalida Kenya ha isku guursan 😭 wa dad Diin iyo dhaqan la Heym 😤😤
@happyofficiall
@happyofficiall 6 ай бұрын
Qabitaan ma jiro mar hadi uu meher ka la ogeen wa xaaran 😢
@AXMAROFFICIAL
@AXMAROFFICIAL 6 ай бұрын
Anoo nin ah baa xishoodey😢😂😂
@najmacookingandbeauty
@najmacookingandbeauty 6 ай бұрын
Truth wax laga xishodha waye runti weey nacebeysi 😂
@YasminQrx
@YasminQrx 3 ай бұрын
​@@najmacookingandbeautyaniga ceebtrytha tha mxan ee tatha ilasho huno qof an ku ogen War haka shegiin ee
@AbdihakimDiriye
@AbdihakimDiriye 6 ай бұрын
Wll like ayan rabaye isara 😊 2:56
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 6 ай бұрын
5 minutes ma dhama intan daawanayo Hadda walaalo mawaxaad nala soo hor fadhiisatay guur meher xad ah ayan galay ilmihi aan qaadayna waa laygu inkiray Waa sax, Mac iyo Baga wax Ka guro Dee guur haddad damacday hooyo iyo reerka Abtigay iga soo doono magaran wayday haddi aanad reer aabo garanayn. Qudhun intay walaaqdaan bay waanala Dafiray taaganyiin dumarka hadda wlhi ciil bay igu dileen
@SafiyaAdam-it6ql
@SafiyaAdam-it6ql 6 ай бұрын
Waxay uu iqabaa waalidkay ma oga subxanallha 😢
@khadrahassa321
@khadrahassa321 6 ай бұрын
Miskin loo tashaday sistar iska korso. Shaqadadi na kulaabo 😢😢😢😢😢
@fardousaali8771
@fardousaali8771 6 ай бұрын
Naagaha somalidu waa qoyan miidhan oo duliya bal waxay ka shekaynayso kawaran waan diray wandiray ka dhamanladahay😊
@muna6298
@muna6298 6 ай бұрын
Been mha qoyanta inagu badan
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 6 ай бұрын
Asc wll sabiskaraayb igu sharafa thanks
@Wadakirbilquran
@Wadakirbilquran 6 ай бұрын
Naaga soomaalida dhan ha caayin adiga naag soamaali ma tihid miyaaa
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 6 ай бұрын
Tan waa Maskiin iskadhaaf 😢
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 6 ай бұрын
Naagaha qaar dheh 😂😂😂
@fartun9503
@fartun9503 6 ай бұрын
Masha Allah
@FahmaMohamed-lp9ox
@FahmaMohamed-lp9ox 6 ай бұрын
Ridwaan waraysigiisu caadi maha deganaan ixtiraam hubin❤
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
PART TWO: NINKAYGA OO EEDADAY SARITAYDA LAJIFA KUQABTAY
49:56
Ridhwan Issack
Рет қаралды 446 М.
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 42 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 14 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 64 М.
إستمع إلى أغرب القصص المشوقة و العجيبة - قصص ذات عبرة - نبيل العوضي - أروع القصص
3:17:22
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 600 М.
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 766 М.
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 636 М.
DHIBKA DHEFBA KADAMBAYSA/WAA QISO AAD UMACAN!@sawdamqaalib
1:08:34
Sawda Qaalib
Рет қаралды 79 М.
KUMA QALMO MIYA JACELKEYGA MAXA UDIDAYSA WALAL NIMO ILA DABA JOGTA
30:22
NINKAYGA KUQABTAY NAAG EEDO II EHED SARIRTAYDA WADA JIFAN
39:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 500 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,7 МЛН
Funny cat woke up early 😂👻🥳
0:38
Ben Meryem
Рет қаралды 26 МЛН
DESAFIO IMPOSSÍVEL! #trending
0:13
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 15 МЛН
Sion princess funny Haribo Donuts 🍊🚆😅🤣
0:35
SION /紫音
Рет қаралды 19 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
0:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 9 МЛН