Axmed Ciise Guutaale - Aniga iyo Aadan Xaashi Cayroow 2006 I Muqdisho 25.01.2023

  Рет қаралды 577,114

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 730
@falxadomohamudosman3810
@falxadomohamudosman3810 26 күн бұрын
Axmed reer towfiiq ayaan isla eheen iskuulna waan isla dhigan jirnay kuwuu ahaa wiil fafaal badan
@sahrahussein561
@sahrahussein561 Жыл бұрын
Masha Allah Waa qofkii iigu horeyay Aan,arko oo somali ah kana hufan cunfi iyo Qabiil GUUTAALLE Allaha ku dhowro
@xasandeeq2879
@xasandeeq2879 Жыл бұрын
Naxariista hooyaninimo waa waxa dunida ugu qaalisan alx ilaahey hano xafido dhamaanteen hooyooyinkeena🥰🥰🥰
@forzaacmilan36
@forzaacmilan36 Жыл бұрын
Wiilkan waxaan ka bartey urur ha raacin 👍👍👍
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics Жыл бұрын
Allaahu Akbar Ninkaan Qalbi Xaarnida, Wanaagga, Cafiska Iyo Dulqaadka Ilaahey Siiyay Masha Allah Saaxiib Guulayso.
@fatimagaraad399
@fatimagaraad399 Жыл бұрын
Mashaa Allaah waa wareysigiii iigu Horeyay OO hanoolato kadaawayo anigoo xiiseynaayo OO la ilmeynaayo iga dhamaada waxaan raadiyay part two inuu leeyahay wllkey Axmed waxaan leeyhay sidaaa bil niyah ucafisay Adigana Allaha kuuu cafiyo Allahana ku dhowro
@abdulaahiahmed1417
@abdulaahiahmed1417 Жыл бұрын
anigaba
@AbdirahimMaanta
@AbdirahimMaanta Жыл бұрын
Axmed Ciise Guutaale, qisadaan asagoo ka sheekeynaa aan hada kahor arkay lkn maadaama aan aad u da' yaraay kaliya meeshii lagu xiray iyo in gaari Cabdi billaa la saaray unbaan ka xasuustay lkn maantaan si faah faahsan u dhageystay. Thanks Ayaanle iyo hanoolaato. U darsoo ani reer Dhusamareeb aan ahoo Farmashigaas Guutaale waan soo gaaray.
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
farmashigas anaga nagu ag yalay toowfiiq
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 4 ай бұрын
Xuduntaydaa ku aasan Magaalo cajiib ah oo dadku somali oo dhan ka soo jeedaan oo Ganacsi Bay ahayd , waa magaalo tariikh Ganacsi lahayd waa magaalada kaliyaa Gobalada somaliya markii xamar laga reebo million bakhaar iyo bacadlayaal waawayn lahayd , magaalo xoolhu ku dhaqmaan oo caan ku ahayd iibka xoolaha , magaalo culimo diin , waxay ahayeen reer dhuusamareeb dad qabyaaladu xaaraan ka ahayd dadkuna aabe iyo hooyo uu isuwada ahaa , burburkii baa nasaameeyay qofwalba meshii awoowgiis ka so jeeday buu uqaxay , halkaas iyo Bari iyo Garowe Bay dantu nagaysay lakiin waan xasuustaa inkastoo aan yara hadana meelkasta iyo luuq kasta iyo qofkastoo caan ahaa waan xasuustaa , xafadaydii Horseed xuduntaydu ku aadnayd , dariskeenii aan is jeclayn school ka dugsi hoose dhexe gadashiisa ku dhashay ilahay ha barakeeyo family ga wli qaybaa dagan
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 23 күн бұрын
​@@cayuuniqurux6318Dhuusamareeb miyaa marka
@khaalidgaabshe7374
@khaalidgaabshe7374 Жыл бұрын
Ilaahay haku cafiyo walaal guutaalow waxaa tahay qof iimaan buuxa lehe.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Ilaahayow qofka magacaaga wax ku dulmiyey aakhiro ku ciqaab qofk la dulmiyeyna aakhiro u naxariiso Wadanka maalinba maalinta ka sii danbaysa waa kasii quusanayaa shaqsi ahaan koleyba Ani dadka somaliya ugu nasiib badan Baan ku jiraa inta waxaas dhacayeen deegaanka aan kusoo barbaarey nabad buu ahaa alx allow mahadaa hada wadanka waxba kama rabi anaa lafahayga wax u bartay meelahaas ilaahay Baan iska joogaa inta naftaan yari igu jirto ilaahow aduunka waxba maahane aakhiro noo naxariiso dhamaanteenba inta muslimka ah
@NHikam
@NHikam Жыл бұрын
Masha Allah Walalahi waa qiso cibriqaadasho ku filan! Walaalkeen Ahmed Isse Guutaale waa Qof iimaan Alle ku maneystey Cumrigiisa Alle ha u barakeeyo.
@cabdirisaaqbaraag3465
@cabdirisaaqbaraag3465 Жыл бұрын
Axmed Ciise, waraysi qiima leh ayaa uu bixiyay. Ku mahadsanid Ayaanle soo gudbinta.
@deeqhassan4644
@deeqhassan4644 Жыл бұрын
ninkan waa nin aad u wanagsan samair badane naxariis badane ILLAHOW adoonkaga karaalinoqo ILLAHOW denbigisa iska cafi ILLAHOW adoonkagii oo adoonkaga denbi dhaaf kuweydinayaan ahaye ILLAHOW RAXMANOW i aqbal. ILLAHOW aniga iyo walaalkas iyo hoyadey iyo abahey janadi nagu kulmi jirkeenana cadaab dhan ka xorey AAMIN yaa ALLAH
@calisharifcabdullahi1967
@calisharifcabdullahi1967 Жыл бұрын
TAARIIKH: Sanadkii 2008, Maraykanka ayaa duqayn ku dilay Macalim Aadan Xaashi Cayrow oo ahaa masuulkii ugu caansanaa xilligaas xarakada Al-Shabaab. Gaaladii dishay iyo dad badan oo kale waxay aaminsanaayeen in dilka Macalinka uu noqon doono dhimashadii AS oo xilligaas ahayd xarako aad u yar. Balse Xarakadu way sii bullaashay waxayna awoodeeda ku baahisay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. 15 sano ayaa maanta laga joogaa dilkii Macalinka, shareecadii uu u dagaalamayay weli way taagantahay, ardaydii iyo asxaabtiisii uu ka tegayna intooda nool weli waa ay halgamayaan, kumanaan kale oo gadaashiis halganka kusoo biirtayna waa yimaadeen. Allaha u naxariisto Macalim Aaadan. Aduunka wuxuu uga tegay magac iyo sumcad wanaagsan, aakhirana khayr iyo jano ayaan Allaah uga rajaynayaa. U duceeya Macalinka.
@yussufnazib3401
@yussufnazib3401 6 ай бұрын
Nin walibo oo somalia ah misna Muslim ah oo kagacanta shabab kudimtey si xaq daro ah aadan cayrow xisaabtiisuu kaqaadanayaa i.a Wuxuu jideeyey waa ukamalaaa
@abdiahmed8709
@abdiahmed8709 Жыл бұрын
Wali wxbaa ka sii nool dadkii somalida ahaa. Allaha ku barakeeyo wll dhamantiin. ❤️🙏👍🤲
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Guutaaalle waxaan jeclahay barnaamijyada uu turjumo codkiisa waan jeclahay!❤🎉
@maanka8907
@maanka8907 Жыл бұрын
Aadan ceerow nin fiicanuu ahaay hanaga harto horta, balaayada aanku jirno waa ninkii noo keenay , dulmigiisana dadkuu gaaray aanka mid ahay mana cafin doono ilaa yowmul aakhira 🙌
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Wixi so maray shabab o dhan cid fiicneyd majirto dhamaantood inti ka tooban keente mooye inta kale inti nool iyo inti dhimatayba Allah ha cadaabo sheydamin bey ahaayene
@maanka8907
@maanka8907 Жыл бұрын
@@cabdikahinshugricali3989 aad iyo aad, ilaaahey naarta jahanama haku wada shubo 🤲🤲
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 Жыл бұрын
Taasaan been ahayn walaal kuwa difaacayana waa qablaadeyste iyo xagjiriin fikirka ku raacsan
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Жыл бұрын
Adu dulmi noocee ah bey kuu geysteen? Yaase ku dulmay walaal?
@maanka8907
@maanka8907 Жыл бұрын
@@abdullahalmuwaxid9643 taas maa su'aal ah bal 😅 soomaaali qof aysan gaarin dhibka shabaab malahan. anigase waalid iyo walaalba aduunka ayeey u aqoonsadeen Allah ha u naxariisto 🤲
@falisissahak
@falisissahak Жыл бұрын
Asc Ayaanle Guutaale waa iga qoslisiiyey Waa laymaceeyay si fiican ii la ii garaacay Ugus allaha naga dulqaado umada soomaaliyeed wey kadeeden wallahi Nolol iyo nafba wey u diideen
@Evcplus
@Evcplus Жыл бұрын
Aamiin
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Жыл бұрын
Inaa ilaahi wa inaa ilayhi raajicun ala somali mxy cawaan thy bal aabaha umadkisii ka kaxaysteen mxy mudan karaan ilaahow kuwaas masiibo aduun iyo aakhiro tus 😭😭😭
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 Жыл бұрын
Mid walbo waxuu geystay weey kajarantahay ilaahey hortiisa marka la tago. Allah waa caadil wuuna ka abaal marin doona waxeey u geysteen umadda ducafada ah.
@fatimaahmed1811
@fatimaahmed1811 Жыл бұрын
Asc wr wbr ayanle waa mahadsantahey mrka hore mrka xigo walahi wiilkan aad ayaa loo dhibateye wow na qalbi ficanyahey dadki dhibateye ayow leyahey waan cafiye masha allaha allaha ku xifdiyo waley axmed kida kale ayanle waxan kaa codsanayaa in aad so radisid xasan kafi c raxman qoste qisadano kale in ey ku dhacdey ayan umaleynaa xiligi wow Hon afrik ka shaqeynaye oo mr la ladhibateye asagane so radi qer allaha ku siiye
@AhmedMursal-fg6pb
@AhmedMursal-fg6pb Жыл бұрын
Why idaa cadaa loo dhibaateeyey inksstoo shabab dumiyeen idaa cadaas
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 Жыл бұрын
Habaarkii hooyadaas maskiintaah ee beerkeeda banaanka yaalay alle waa u aqbalay oo balo eesan waxba ka qaban karin ayaa alle samada oga keenay aduunyo waataasa wili qalbi wanaagiisa allaha u naxariisto ayuu leeyahay allhu akbar
@OmarTaliye
@OmarTaliye 3 ай бұрын
Marwalba ayuu ku duceysan jiray aadan allow gacan gaal igu dil oo shahiid aan noqdah Alle waa u aqbalay shahiidnimadi
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 3 ай бұрын
@@OmarTaliye maxaa shahiid ah yaaa ka cafinaayo muslimiintii gacantiisa iyo amarkiisa lagu gumaaday balaayaduu abuuray ilaa hada ayeey socotaa
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Guutaale waa soo halgamay ilaahay hakaa abaal mariyo cafiska ajarkiisa Allah haku siiyo, Ayaanle mahadsanid wll key
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Fikirka khawirka sahal maahan maalintaas ayey qabasho laheed allah culeyskooda ha naga dulqaado
@kamsumasomali5535
@kamsumasomali5535 Жыл бұрын
God bless Ayaan husein abdi wlh hanoolaato wa wax kle shekoyinkam wan ku haystaa tnks hanolaato
@aliabdirahman6092
@aliabdirahman6092 Жыл бұрын
Mahadsanid inta ad xamar joogto sowareyso amiin yuusf khasaaro sxbow ninkaas ha illaabin inshallh p
@dhuuxshariif6974
@dhuuxshariif6974 Жыл бұрын
Allahu Akbar, in uu Alle ku cafiyo ayaan kuu rajayn hayaa walaal. Mahadsanid Ayaanlow adiguna.
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
Ayaanle sheekadan guutaale waa mid isugo jirta qosol iyo argagax Thanks
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 Жыл бұрын
Waxaan aad iyo aaad uga Qiiiroodey Mucjisada Qabsatey weriyahan Sorry 😭 Balse Hooyadii Tilmaanta iyo Quudinta kuu sameysey Raadi Meel ay joogtaba Ame uduce marwalba.
@libanabdulahi5312
@libanabdulahi5312 Жыл бұрын
😢😢😢
@ahmedabdulkadir1321
@ahmedabdulkadir1321 Жыл бұрын
Guutaale Allah noo laa xifdiyo sxb Ayanle mahadsanid
@Kassimyare
@Kassimyare Жыл бұрын
Mahadsanidiin taariikhda aadnala qeeybsatay oo aadna noosoo tabiseen🤲🏾🇸🇴❤️
@ibrahimelmi3105
@ibrahimelmi3105 Жыл бұрын
Asalamucalaykum, Guutaalow tani waa aduunyo e ku ducayso ilaahayow khaatumada khayr iigu khatin, Dulmiga uu qofku gelayo isagoo og waxa ka badan ka uu gelayo isaga oo aan ogayn oo aan ka warqabinba, Ilaahayow na toosi oo na tabantaabi Aamiin aamiin aamiin
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Guutaale waxaa fiicnaan laheyd inuu mamadaas kubad baadisay b/weyne ee qiimaha badneyd uu raadiyo hadeey nooshahayna uu u abaal gudo ayadana Illah maalinta qiyaamaha ha ugu naxariisto
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Haddaad fariintaan aragto bal qiyaas ninkii odayga ahaa halka uu ku dambeeyay maadama uu oday ahaa!😢 Qiyaas inta Ninkaan oo kale ah oo aan war laga hayn oo dhib kan ka xanuun badan la kulmay!😢 Ilaahow dalkeenna adaa hadda amaan nooga dhigay hadda 70% Xaalku waa caadi allow adaa mahad leh!❤🤲😥
@istarlinmohamed8394
@istarlinmohamed8394 Жыл бұрын
I'll
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Tacadiyadi wadankeena ka dhacay lama Soo koobi karo, nabadgalya waarta Allah na siiyo
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
@@salmonellatyphi2601 Amin yarabi
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Jaalle qoorsuul aamiin yaarabi
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Waxaan layaabanahay nimankaan maxay kukeeneen dadka inay ciqaabaan xataa islaam ku maqabo
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 Жыл бұрын
Yaa rabi wllhi waan dhamaysan kari laayahay subxaanallaah ilahayow cadaw aankaa cabsanayn gacanta hanoo galin 😭😭😭😭
@safiaabdi7172
@safiaabdi7172 Жыл бұрын
Wan xasustaa wlh xiligaas axmed ciise guutaale dhib badan wad soo marty
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba walal ❤ 💖 ❣ 💕 🙏 👌 ♥ 👏 🙌
@awdeeq
@awdeeq Жыл бұрын
Alla HOOYO Gacalo Fiicana Allaha hooyo kasta u naxariisto
@caqlicade534
@caqlicade534 Жыл бұрын
Thanks to hanoolaato ❤ayaanle cabdi ❤keep going my brother ❤all somalis love to you well done ayaanle cabdi ❤xafidullaah
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Жыл бұрын
Sheekadaadu waa mid la yaab leh, walaal Guutaale. Waxaa fiican in aad buug ka qorto sheekadaada. Adigoo weli dhalliyaro ah ayaad taariikh badan martay.
@issafarah3894
@issafarah3894 Жыл бұрын
Hanoolaalo iyo Ayaanle aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin in aad soo gubisaan Axmed Gutaale dhibtii soo martay. Gutaale waxaan uga mahad celinayaa, Eebbe dartiis in uu u cafiyey dadkii dhibay oo noloshiisha khayarta geliyey, dad yar ayeyna ka suurta gashaa sida uu sameeyey. Ayaanle, marlabaad waad ku mahasan tahay in aad mar walba keento barnaamijyo waxtar u leh bulshada.
@manaalosman7176
@manaalosman7176 Жыл бұрын
Subxanallah waxasaa diin sheeganaayo allah hanaga dulqaado 🤲
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
ilaahay ka cabso oo mujaahidiinta ka xishood .
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Adiga ha iska xukumin , hadii aad wax xukumeysid labada dhinac inaad isku dhageysato ayaa la rabaa , hadii ay kuu timaado qof isha ka raaracdo oo uu ku yiraa hebel aa saan ii galay , hala safan ilaa aad ka ogaato cidda kale , waxa laga yaabaa isagu in uuba naf gooyo . Cidkasta marka ay makaroofan heysato waa is amaanee , cid waa qaldanaa dhaheyso ma jirto ama waa yartahy
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Maxaa mujaahidiina makuwa 100 qofood qarxiyay waa khawaarij
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 Жыл бұрын
Waa nin inaanle runtii ala dulmigu xumaa from burco
@caqlicade534
@caqlicade534 Жыл бұрын
Thanks to hanoolaato ❤ayaanle cabdi ❤keep going my brother ❤all somalis love to you well done ayaanle cabdi ❤
@sahromohamed1749
@sahromohamed1749 Жыл бұрын
Masha allah waxaad tahay qof waayo arag ah oo dulqaad badan islamarkana cafiyay dadkii dhibay
@lajecleey1617
@lajecleey1617 Жыл бұрын
GUUTAALE WAA IGA OOHISIIYAAY TAN KALE KII NOOLAA HADUU WAX CAFIYO KII LA DILAY OO MADLUUM AH YAA KA CAFINAYO 😭😭😭😭😭 YAA ALAAH HOYADII AYAA HABAARTAY O TIRI WAXCDARAN ALLE KUGU SALAD AAMADAA FURNEWYD MUXUUSE DUQA U CAWI WAYAAY OO SILALADA UGA FURI WAYAAY😇😇😇😇😇
@abdirahmani
@abdirahmani Жыл бұрын
Waa dhamaystay wareysigan mahadsanid ayaanle iyo guuraale
@morenojota9321
@morenojota9321 Жыл бұрын
Kuwaas hadii aad cafiday GUUTAALOW Allah ayaana cafineyn ceyrow iyo kuwa laso shaqeeye JAHANAMO Allah hageeyo waa bil ramadaane
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Жыл бұрын
Hanoolato thank you WlHi machallah shekoyinka nala Wadagto wan jeclahay ✋✨ pig respect
@daacadjava8340
@daacadjava8340 Жыл бұрын
Guutaale : Waa Shakhsi Wanaagsan Oo Damiir Nool Leh , Allaah Ha Barakeeyee , Adna Ayaanle Walaal Aad Ayaad U Mahadsantahay.
@hassanrashidmuumin9236
@hassanrashidmuumin9236 Жыл бұрын
Qiso xanune badan balse qof caqli badan ayad tahay gutale thank you to share us you tragedi ayanleh thanks
@dacdacisek.b.h6324
@dacdacisek.b.h6324 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴..Thanks to Hanoolaato..🇸🇴🇸🇴
@shardiofficial
@shardiofficial Жыл бұрын
rumahaantii. aad. iyo Aad ayan ugu qosley hanoolaato iyo ayanle xusein waan tageeraa 24 ba guuleysta
@HALDOOR-MEDIA
@HALDOOR-MEDIA Жыл бұрын
Sheekadaan guriceel 2006 ahmed ciise oo gaari korkiisa kuxir xiran ayaa lamarsiiyay😢😢 alla maxaa dhib lasoo maray
@AhmedMursal-fg6pb
@AhmedMursal-fg6pb Жыл бұрын
Xaa uga reebiweyseen 2006 ilmaa ahaa guriel wan joogay adan xashii alhaa unaxariisto abtigey
@husseinbuul7146
@husseinbuul7146 Жыл бұрын
Thank you Ayanle for this video/interview secondly you interviewed a future president of Somalia I hope to witness that day InshaALLAH
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
Mahadsanid wariye sare ayaanle waraysida noocana noo soo badi adoo mahadsan
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 Жыл бұрын
Hanoolaato aad baan ugu mahad celinaa runtii waa barnaamij xusuus ah koleey waxaan leeyahay raga hada wadanka maamula yeeysan shacabka iyo masaakiinta kutagri falin korna halagala socdo.dowladihii iyo ururadii wadanka soomaray kutagrifal awoodeed ayaa dhulka lajaray
@shuukefanax3219
@shuukefanax3219 Жыл бұрын
Axmad guutaale wllhi waraysigiisa waa waraysi aad uqiima badan oo laga baranayo cafiska iyo laab xaarnaanta. Axmad dadkii sidaas ugalay ayuu iska cafiyey allaha ka ajarsiiyo.
@kimujr
@kimujr Жыл бұрын
Aledile ayadinto MashaAllah brother 2006 I was very young I don't even remember but I understand the story Thanks ayanle
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 Жыл бұрын
Program ka hanoolaato program ka fiican wararka somalida soo daayaan kuma arag, hanoolaato noolow
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 Жыл бұрын
Waa nin hooyo jecel Alle ha barakeeyo
@kamaajacade9278
@kamaajacade9278 Жыл бұрын
Painful story wlh aan la ilmeeyey waliba, Ayaanle aad io aad u mahadsantahy, Ahmed adineh qisadaada cashir baan ka bartay thnks
@farhandreamboy2351
@farhandreamboy2351 Жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle xuseen cabdi , waa wareysi aad u fiican
@Muakib
@Muakib 9 ай бұрын
I'm glad you live to tell your story Guutale ❤
@maanmohamed
@maanmohamed Жыл бұрын
😭😭😭😭 it was a tragic story from 2006, at that time i was child. thanks ayanle hussein your historical interviews.
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 Жыл бұрын
"I was childhood" Ingiriis saxa maha af Somali iska soo qor niyow maxaad isu kalifi biyo sacabadaada lagaga dhargaaye
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
@@faaraxtaajir454 Maxaad ugu dhegtay, intaa haddii laga helay waa galad eebbe?
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 Жыл бұрын
@@larsmartinjohanssonjohanss115 waxaan ugu dhagay meesha cid Ingiriis Ku hadlaysaanba joogin, midakale inuu af-somaliga si fcn u yaqaan baan dareemay haduu Ingiriis fcn soo qori lahaa malaha waa ciyaal say walahi baan is dhihi lahaa
@Muxammed22
@Muxammed22 Жыл бұрын
waxba ha is dhibin wll ee Af-kaaga hooyo Aamin oo Wax kusoo qor
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Жыл бұрын
@@faaraxtaajir454 lol he's talking to the infidels
@ismailnaafobileoffcial2522
@ismailnaafobileoffcial2522 Жыл бұрын
Masha Allah brother you are lucky enough to tell the story😊
@maamme1
@maamme1 Жыл бұрын
Walhii waa wareysi xamaad'sad leh aad u mahadsantahay ayaanle wax badan ka faaiday run ahaantii👍👍👍👍
@ashamuse7410
@ashamuse7410 Жыл бұрын
Bisinka walaahi waa dhacdo xanuun badnayd dadkaas kuwa diin ku taageerayow allaha idin soo hanuuniyo meeshaas diin mataalo ayaanle keep going runti waxyaabo badan oo qarsoonaa ayaad soo bandhigtaa
@Duceysane90
@Duceysane90 Жыл бұрын
Axmed waala dulmiyay wuuna sabray, guuleyso sxb. #مذكرات
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 Жыл бұрын
Waa barnaamijkii aan ugu dhageysiga badnaa ee daawado xataa shaqo waan iska daa yay
@awdeeq
@awdeeq Жыл бұрын
ALLAHA na cafiyo dhamaan
@abdiqanijama3463
@abdiqanijama3463 10 ай бұрын
ASC WRWB dhamaan Maashaa'a Allaah! Gob Gob dhashay; Allaha ha kaa abaal mariyo walaal! اَللّهُمَ أٓمین!
@abdulkadirismailyusuf
@abdulkadirismailyusuf Жыл бұрын
Guutaale waxaa ku dhacay waa sheeko xanuun badan wllhi Ayanle Mahad sanid sida aan xanuunka ula dareentay walalken Guutaale wajigaaga ayaan ka akhrisan karnaa
@Codayev
@Codayev Жыл бұрын
Illaahay dambigaaga iyo kii waalidkaaba ha Dhaafo Wlaalo qof Qalbi fiican ayaad tahay, it’s really good to know that we have such humble human being in our country. If you ever run for office you have my undivided support. Nacala qabiil ku yaal.
@mamayow
@mamayow Жыл бұрын
Ayaanllebilaah haku hafido waxa caad ugu helay wareeysiga guutaale iyo sida ukala dhigo xadalka iyo xasuustiisa caad ii cajowisay Asc
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 Жыл бұрын
Abti khaliif ganeey allaha unaxariisto. Waa taagnaa habeenkaas la dilay ilaa hada maskaxdeyda waa ka go'i la'dahay xaqiiqdii. Aad ayaan u yaraa balse qaabki loo dilay waa ahaa qaab khawarij. Laba nin oo bastoolad wadata ayaa isku dhii dhiibtay. Abti Khaliif waa shahiid allaha unaxariisto.
@AliAhmed-iv3wo
@AliAhmed-iv3wo Жыл бұрын
Thakyuo Hanoolaato, u bixi barnaamijkaan, I SHOULDN'T BE ALIVE
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 Жыл бұрын
Ahmed issa Gutale Waa Saxafi Creative Ah Aadna U Yaqaan Saxaafada Lehna Cod Gudbin Waliba Heer Caalamiya Wuxuu Ka Sheekaynaayo Waa Bilowgii Dad Qalnimada Argagixisada Konfurta Somalia, Waxaan Ugu Hambalyeynayaa Guud Ahaan Idaacadiisa Mustaqbal Media Congratulations 🎉
@ayaninadee176
@ayaninadee176 Жыл бұрын
Wow beautiful story 👏 👏 👏 👏 please book ka qor si jiilalka soo socda u akhristaan
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Muqaalkan waxaan daawanayay intii saac uu socdey Wax badan baan Ka faidey
@hassangaal7600
@hassangaal7600 Жыл бұрын
Waa arin cajib ah wllhi Aad u mahd santhy Mr ayaanle Sida wagsan re umadda ugu adegysid
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 Жыл бұрын
Absolutely great job Mahadsanid walal
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Жыл бұрын
Ilaahey Uma naxarisanyo khawaariij insha allaah
@fatimayusuf3766
@fatimayusuf3766 Жыл бұрын
Mahadsanid ee qeyb kala kaso sameey guutaale waa barnamij xiisa badan wax badan laga baran karo
@ahmedabdinor4848
@ahmedabdinor4848 Жыл бұрын
Ustaad Guutaale, Allah kaa baxshay shartii kooxdaas.
@abdulfatahglobe472
@abdulfatahglobe472 Жыл бұрын
Mahadsanid ayaan xuseen hanoolaato hawaaarto, dhab ahaantii waa taariiq aad u cajiib waxay aheyd duufaan soo martay Soomaalia, guutaale wll garabkaaga Allah hagala waxaad thy ruux uu eebe iimaan siiyay, horn Afrik Idaacada iyo suxufiyiintaada waa kuwa aanan marnaba ka go'ayn xusuustayda . Soomaaliyeey aan is cafino .
@calisharifcabdullahi1967
@calisharifcabdullahi1967 Жыл бұрын
TAARIIKH: Sanadkii 2008, Maraykanka ayaa duqayn ku dilay Macalim Aadan Xaashi Cayrow oo ahaa masuulkii ugu caansanaa xilligaas xarakada Al-Shabaab. Gaaladii dishay iyo dad badan oo kale waxay aaminsanaayeen in dilka Macalinka uu noqon doono dhimashadii AS oo xilligaas ahayd xarako aad u yar. Balse Xarakadu way sii bullaashay waxayna awoodeeda ku baahisay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. 15 sano ayaa maanta laga joogaa dilkii Macalinka, shareecadii uu u dagaalamayay weli way taagantahay, ardaydii iyo asxaabtiisii uu ka tegayna intooda nool weli waa ay halgamayaan, kumanaan kale oo gadaashiis halganka kusoo biirtayna waa yimaadeen. Allaha u naxariisto Macalim Aaadan. Aduunka wuxuu uga tegay magac iyo sumcad wanaagsan, aakhirana khayr iyo jano ayaan Allaah uga rajaynayaa. U duceeya Macalinka.
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Wariyahaan dhibki ku dhacay wuu iga ilimeysiiyay, waqtigaasne wuu isoo xasuusiyay, riyo xataa ilama eheyn inaan noolanayo anigoo shacaba bal kawaran wariyayaashii
@mohamedcawaale8733
@mohamedcawaale8733 Жыл бұрын
Allaha ku cafiyo inshaa allaha
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 5 ай бұрын
Markuu suuxo ayuu moodayaa inuu hurday inaalilahu waa inaa ilayhi raajicuun😭😭😭😭
@hassanibrahim9323
@hassanibrahim9323 Жыл бұрын
ManshaAllah wll Allah ku danbi dhaaf wll sheekada waxaa igula yaabka badneed hoooyada naxariista ay ku tustay iyo gabadha aad dhahday 25 jir bay ahyd dhibta lo geestay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdullahihassancabdullahi4167
@cabdullahihassancabdullahi4167 Жыл бұрын
Wareysi xasaasi ah iyo dhibaatoyin lasoo marey iyo mid shaqsi ahaaned oo loo geystay wariye guutaale oo loogeystay dhibaatoyin badan hadana wuuu cafiyay dadkii dhibaatoyinkas u geystay cajiib allaah kuu booga dhayo walaal , Hanoolaato waariye ayaanle ku mahadsanid sidaa dhacdooyinka lasoo maray noola wadaagtid intaa xamar joogtid dad badan oo qisooyin badan kusoo dhaceyn ayaa jooga nooga soo waran mahad sanid
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 Жыл бұрын
Waa ku Mahadsan thy macluumaadka aad Nala wadaagto
@abdirahmanbulshawi2580
@abdirahmanbulshawi2580 Жыл бұрын
Allow Ku Cafi Sidaa U cafisay Kuwii Adiga Io Umad Kula Mida U dulmay Si Gardaro ah Qalbiga Allaha Ku Qaboojiyo Adiga Io intii Kula Mida Ee Nool Intii Tacadigaas Ku Geeriyootayne Allaha U Naxariisto anage Allaha Na Cafiyo Dhamaan Wlhi Waa Kula Qiirooday Axmed Ciise Guutaale iyo Ayaanle Ayaanle Allaha Ku Xafido Walaal Dalkaan Maanta Ayuu U Jeestay Inuu Guuleesto Intii Nool ee Dalkaan Dulmay Nolosha Ku uridoonaan Insha allah Akhirane Xisaab Waa Yaal
@abdirizaknurali6311
@abdirizaknurali6311 Жыл бұрын
Wareysi cajiib ah Agaasimaha radio Mustaqbal Axmed ciise Guutaale iyo Wariye Ayaanle Hussien Abdi Waa mahadsantihiin labadiinaba
@omarabdi3332
@omarabdi3332 Жыл бұрын
Wadaad danbe oo xukun doon ah Soomaaliya waa uga dhamaatay, ugu yaraan 100 sano ee soo socota.
@abdillahifarah2256
@abdillahifarah2256 Жыл бұрын
Waan kaxumahay, in lagula kaco cusuriyad iyo waxayna garanaynba !. qof da'ayar oo gabadh ah, waliba carab ku dhalatay, waliba dil iyo xadhig loogu hanjabo. Tani waa masiibo, ee waxan dhihi lahaa, waxani waa aduuyo inta lanool yahayna way gaaban tahay. Dad yahaw wax iskula hadha, oo masuuliyiintu😢 inuu sharaf iyo aakhiro bal ugu yaraan bal waxuun haxeeriyeen, sidani waa diin la'aan iyo damiir xumo, cidhibxumo , cadho Ilaahay kadhalana karto!. "Hadii layaabo yaasiinka" Subxaana' laah.
@kampalaxaajixasan1710
@kampalaxaajixasan1710 Жыл бұрын
Wlhi guutaale Allah ayaa ka abaal marin doona dadkii ku dulmay insha Allah
@AbdisalamFarah391
@AbdisalamFarah391 Жыл бұрын
Ninkan waa iga adag yahay... qof sidaas ii galay waligay ma cafiyeen. Cafisku xad ayuu leeyahay... qofka duliga ah waligiis isma badalo... xataa haddii la cafiyo waxaan hubaa inuu mar kale samayn lahaa falkaas iyo kuwo ka daran... Cadownimadu waa abuur ka turjumaysa shaqiyad xumo. Doqon awood u dhiib; sidaas oo kale ayuu u dhaqmayaa.
@juleybiibmidganyare6057
@juleybiibmidganyare6057 Жыл бұрын
😭😭😭😭 wuxu walahi islam maha ee amxaaray ahaaayeen alla naxariiiis darnaaaaye
@abdishakuurnuur5614
@abdishakuurnuur5614 Жыл бұрын
Wali waaa joogaaan ayaga ka xun sidiii hore dadka iska dila 😢
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Kaa naxariis badan oo kaa cilmi badan , oo kaa damqasho iyo dad JACEYL badan , waa la suurad xumeynaa ma ahane , waa dad wanaagsan kaliya danbigooda waa in ay gaalo cadow ka dhigteen ku dhaqanka shareecadana u halgameen . Nabiga scw ayaa la yiri waa waalan yahay ilaa uu u yimid nin gaalada ka mid ah oo rumeystay in uu waalan yahay nabigu saa darteedna uu u baahanyahay cid daweydo , kadib waa u yimid asigoo raba in uu daweeyo , kadibna waxa uu ogaaday in uu nabigu waaleyn , jinna uusan dardarin , kadibna waa islaamay . Marka dacaayadaa waa iska socon , cidkastane waxa uu meel dhigto ayuu aakhiro la kulmaa . Allah ha naxariisto macalim aadan iyo dhamaan inti u halgamtay hirgalinta ku dhaqanka shareecada.
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 Жыл бұрын
Legend weriye aad umahadsantahay barmaid xiiso badan
@MohamedAli-tx2vn
@MohamedAli-tx2vn Жыл бұрын
Agasimaha TV dowlada sharmake maxamed warsame wareyso dilki afrika wax ka waydiii
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 Жыл бұрын
Subxanalaah waa rag lais jukeeyay markaas ayaan rabnaa iney caruur nalahaayaan bisinka
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Mashaa Allah walaal shukran Allah haku cafiyo
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 524 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 45 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Cod Sir ah ciise Riyole Hanjabaad culuus Hasen SheikM
12:46
Halbeeg Media
Рет қаралды 17
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 589 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 310 М.
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Dagaalkii October | Carabta iyo Israa'iil | 1973kii
26:42
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 93 М.
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 79 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 45 МЛН