Axmed Deedat | 18 jirkii isku xilqaamay difaacida diinta!

  Рет қаралды 41,394

Waaberi Media

4 жыл бұрын

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
-------------------------------------
Xigasho:
1. Buug laga qoray taariikhda shiikha:
www.slideshare.net/Proscheck/adidat
2. Machadkii uu aasaasay shiikhu:
www.ipci.co.za/about-us/ahmed-deedat/
3. Abdullah ELshrif (KZfaqR):
bit.ly/30pWCUd
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: waberi23/?ref=settings
Twitter: Waberi2030
Instagram: abdirahman_waberi?hl=en

Пікірлер: 175
@Beesjeel
@Beesjeel 4 жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto Sh Axmed Diidaat. Aamiin Adna rabbi hakaa ajar siiyo. Aamiin
@azuuricade5956
@azuuricade5956 4 жыл бұрын
Masha Allah wll abdirahman Omar horay usoco Wax bdn baan kaa faaiide Wxn kugu jeclhy halheeskaaga ah MAGACEYGU WAA ABDIRAHMAN OMAR HALKAANINA WAA WAABERI MEDIA KUSOO DHAWAAADA DAAWADA YAAL MUUQAALKEENA MAANTA . MASHA ALLAH ALAHA IUU ZIYAADIYO
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Geed dheeer iyo mid gaaban ayuu ukoray difaaca diinteena shataFtda badan..... Ilaahay janadii haka waraabiyo khiikh axmed diidaaT.....❤ Mahadsanid walaaL.....👍
@cabdiraxmaancabdinaasirsah3705
@cabdiraxmaancabdinaasirsah3705 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhamaan inta diinta usoo dadaashy.
@axmedzakirmohamoud6703
@axmedzakirmohamoud6703 4 жыл бұрын
Dr zakir NAIK Kasoo hadaL Barnaamijka xigaH walaL😍
@mohamedazizi1211
@mohamedazizi1211 4 жыл бұрын
waa runti bro
@axmedzakirmohamoud6703
@axmedzakirmohamoud6703 4 жыл бұрын
@@mohamedazizi1211 Mahat zanid
@qalbijabay3934
@qalbijabay3934 3 жыл бұрын
😍
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto shiikh axmed diidaad Wuxuu ahaa halyeey soo maray islaamka Diinta islaamkana wax badan u qabtay Isagoo guulo kasoo hooyay niman badan oo diimaha kale sumcad ku dhex leh
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 4 жыл бұрын
أرجو أن أكون مثل هذا الرجل استحق قدوة الحسنة
@zakiyar2097
@zakiyar2097 4 жыл бұрын
Ahmed diidat halma diintiisu u soo halmay ayuu ahaa alle ha u naxariisto 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾😭😭😭😭
@ahmedhusein2727
@ahmedhusein2727 3 жыл бұрын
Masha allah ilahy hawnaxariisto ahmed Hussein kaadim diidaat anagana sidiisookle haynaga dhigo🤲
@mohanelmi2642
@mohanelmi2642 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي عبدالرحمن عمر It my dream in a future to be Divulger my religion Islam... Inan diintayda faafiyo waa Riyada an mustaqbalka ku taamayo hadi alleh igaadhsiyo...
@naimasaleaban1461
@naimasaleaban1461 2 жыл бұрын
Inshallah wlo ilahay haku garabqabto wlo akhiro iyo aduunba kuwi libana haka dhigo
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 4 жыл бұрын
Wllhy taariikh fiican ayuu kaga tegay adunkan axmed diidat alle.ha u naxariistee
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 4 жыл бұрын
M.allh walkyga qaaliga ah waan Ka helay muqalkan illahey ha unaxariisto shikh axmd
@muxaadaromediapro7570
@muxaadaromediapro7570 4 жыл бұрын
qisooyin iyo muxaadaraat iimaankaaga kobcinaya ayaad naga helaysaa alle ajarkaaga hakuu qoree nagu garab sii khayrka
@omarmoha.8793
@omarmoha.8793 4 жыл бұрын
My god bless you brother
@omarmoha.8793
@omarmoha.8793 4 жыл бұрын
Walal WhatsApp kaaga I soodir
@abdullahifarah
@abdullahifarah 3 жыл бұрын
Allaah ha,unaxariisto axmed diidaat
@XalimoCumarxassan-nc8xo
@XalimoCumarxassan-nc8xo 11 ай бұрын
Sheekh axmed diidaad allaah ha unaxariisto
@cumarjabiye907
@cumarjabiye907 4 жыл бұрын
M.a wll Abdirahman hor wcn wlhi sheikh Ahmed diitad Allah u naxariisto waa geesi ka mid ah geesiyaasha muslimiinta Allah ya rahma
@haliimamuuse7003
@haliimamuuse7003 4 жыл бұрын
Wallkey c/rahman omar Allah kula garbgalo howshada wan kugu xernahay marwaliba waxn kusuga barnamijkaga mar waliba😍🙏🙏
@maxamedabdifitah9598
@maxamedabdifitah9598 Жыл бұрын
Masha Allah
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
Ilaahow u naxariisto
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 4 жыл бұрын
thanks wll abdirahmaan kaxiga Dr sakir naik inooga dhig
@cabdalaaxmed824
@cabdalaaxmed824 2 жыл бұрын
mahadsanid c/raxman cumar sida Aad barnaamijyada quruxda badan aad noogu soo gudbisoysid
@sidcaliofficial9243
@sidcaliofficial9243 4 жыл бұрын
Wll iskudaay inaad malinti haal video sodigto sidaan ku sugeeno wan dalnaa wlhi❤❤
@maftuuxhanadyare4745
@maftuuxhanadyare4745 4 жыл бұрын
ilahay ha unaxaristo wuxu ahaa sheekh diinta uu gargaaray in diinta la adeego waa waajib ina saaran Wana diin inaga dhisaysa dhinac kasta cabdiraxman runti hadaynu nahay dhalinyaro diinta wax badan umaynu qaban lkn waa inan dadaalna
@caishakeef3688
@caishakeef3688 4 жыл бұрын
illaahey ha unaxariisto sheekh adiga mahadsanid waa noo faaidesay ❤
@zuhaybkayse1789
@zuhaybkayse1789 4 жыл бұрын
MnshaAllah ilaahay janatul firdawsa hakawaraabiyo Amin Amin yaa rabi
@mohammedwarero8167
@mohammedwarero8167 4 жыл бұрын
Masha allh allah ajarkisa ha ugudo
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Alle ha'u naxariisto sheekha
@user-uh4si3fu2j
@user-uh4si3fu2j 4 жыл бұрын
جزاك الله
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
mahadsanid wlo
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 4 жыл бұрын
Masha Allah Sh Áxmed diidat Waa nin mudan in lagu daydo
@cawomaxamed442
@cawomaxamed442 4 жыл бұрын
Thanks wll keep going ❤
@zuldaanpower3524
@zuldaanpower3524 4 жыл бұрын
In badan ayaan rabay tariikhda Axmed didat
@hariselmi4952
@hariselmi4952 4 жыл бұрын
Sheekha allaha unaxaristo wuxuu mudan yhy in aan kudayano aan dafacno diintena suban,
@maangogol5630
@maangogol5630 4 жыл бұрын
M.a daaci weyn buu ahaa alle Wayne ha u naxariisto 🤲🤲🤲
@BadBoy-ih1of
@BadBoy-ih1of 4 жыл бұрын
Jasakallahu khayr bro🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
Maasha Allah
@Channel-vk2pg
@Channel-vk2pg 4 жыл бұрын
M.a walal ilah haku barakeyo ino so badi barnamijyadada wan Uxisnay 👏👏👏😘😍😍
@baashifx703
@baashifx703 4 жыл бұрын
masha allah bro keep Up waa mowduuc fiican
@abdirahmansalad7485
@abdirahmansalad7485 4 жыл бұрын
Hamiga wadangaga aad oqabto iyo wadankeyga ilahy hanawadajiyo
@memo-dr2dj
@memo-dr2dj 4 жыл бұрын
يومك اجمل دكتور👌
@hassanrage2840
@hassanrage2840 4 жыл бұрын
Masha Allah shukran walal hal kaas ka haaay noosoo badi halyeeyada ku dayashada mudan
@Kobcis
@Kobcis 4 жыл бұрын
Maasha Allh Alle haku xifdiyo Guul ayaan kuu rajeynayaa insha Allh
@cumaryuusufibraahin18
@cumaryuusufibraahin18 4 жыл бұрын
Mashaa Allah Soo badi sxb
@abdikafimohamed3728
@abdikafimohamed3728 4 жыл бұрын
Msha.allh ilahay haw naxariisto aamiina aamiin
@ifraaxxasanmaxamed5743
@ifraaxxasanmaxamed5743 4 жыл бұрын
Wll mahadsanid waberi media hory usoco
@abdrizakmohamudnur6759
@abdrizakmohamudnur6759 2 жыл бұрын
Allah ha na hanuuniyo dhamaanteen
@anisali2266
@anisali2266 4 жыл бұрын
Maasha allah allaha unaxariisto
@abokoribrahim5201
@abokoribrahim5201 4 жыл бұрын
Soo jiidasho ayaad leedahay zxp keep it up💝💝
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Masha allah💖
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
Maasha Allah ustaadii
@nadiirphotographynp6362
@nadiirphotographynp6362 4 жыл бұрын
Thanks wllo
@Dr_bahjaa
@Dr_bahjaa 4 жыл бұрын
Masha allh 💖 Keeep goin
@nadiircabdi4497
@nadiircabdi4497 4 жыл бұрын
Masha allaah ilaahay haka ajarsiiyo
@bariyowshow2616
@bariyowshow2616 4 жыл бұрын
M.a alaha unaxariisto sheeq alaha Ka ralinaqo
@nuurdinmxamad910
@nuurdinmxamad910 4 жыл бұрын
Masha allah wa hal yeey din ta u gar gaaray 𝒕𝒉𝒂𝒏𝒌𝒔 𝒃𝒓𝒐𝒕𝒉𝒆𝒓 𝒉𝒐𝒓𝒂𝒚 𝒖𝒔𝒐𝒄𝒐
@feisalhabeysane2322
@feisalhabeysane2322 4 жыл бұрын
Allaha ka ajar siiyo xifdiyana culimadena
@abdifataaxjamaac1615
@abdifataaxjamaac1615 4 жыл бұрын
Asc waaberi Media mahadsanid kun jeer
@burhaanmahamud3536
@burhaanmahamud3536 3 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto isha Allah
@cabdixasan2596
@cabdixasan2596 4 жыл бұрын
Msha allh inan wax badan wax kaog dunida. Keeb going my bother
@deekmaanih6102
@deekmaanih6102 4 жыл бұрын
Maashallah wllo aad baad u mahadsan tahay
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 4 жыл бұрын
Masha Allah sxb sare kheer Allah kusiiyo
@user-pg4wt2xz9o
@user-pg4wt2xz9o 4 жыл бұрын
Walal ha dhihin axmad diidaat ee dheh sheekh adaaciii sheykul islaam axmad diidaat
@ilyasgreator4862
@ilyasgreator4862 4 жыл бұрын
Wlhi waxaad ku jirtaa youtubarada aan ugu jeclahay keep going💖❣
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 2 жыл бұрын
Masha allah
@zulthaanxaliye2402
@zulthaanxaliye2402 4 жыл бұрын
M.a alla yacizzak abdirahmaan
@jeylaani9814
@jeylaani9814 4 жыл бұрын
Super hit wlh bro waayadii ugu dambeyay as kusobiiray chalka waabari waxeena igu qasabtay inaa dib udaawado barnaamijyadii hore kalama dhacaan wax walboo chanal ka waabari soogalisay thanks libaax
@Hiigsade25
@Hiigsade25 4 жыл бұрын
Jasaaka laahu khayr
@abdikani4376
@abdikani4376 Жыл бұрын
Raxima hullah adoon barakaysan ayuu ahaa
@cabdulaahisuleymansidowcab8952
@cabdulaahisuleymansidowcab8952 4 жыл бұрын
Masha Allah alle haku xafido
@mukhtaarilkacse5763
@mukhtaarilkacse5763 4 жыл бұрын
Mansha allh
@omarislamicchannel
@omarislamicchannel Жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 жыл бұрын
MASHAALAH AKHI Keep going
@guletmoh8034
@guletmoh8034 4 жыл бұрын
M.a tariikh fiican ♥️♥️♥️
@nuurayuusuf6151
@nuurayuusuf6151 4 жыл бұрын
Mash aalhe
@kralicelerinkralicesi2113
@kralicelerinkralicesi2113 3 жыл бұрын
Thanks so jedintada
@mubaariktiger4929
@mubaariktiger4929 4 жыл бұрын
Mncha Allh jasakala khayr noo so badi barnamijyada nOocana insha alh
@Dr.Drive111
@Dr.Drive111 4 жыл бұрын
Masha Allah 💯 Diinta Allaha nafahamsiyo dhamanten 😥
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 4 жыл бұрын
Halkani waa waa waberi media magacyguna waa c.xmaan cumar
@roygaming6281
@roygaming6281 4 жыл бұрын
Wabari media wax badan baad kaa faa'idey Alle haku xifdiyo Wll 🙏
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
masha allaah saxib war bixinadada wan jeclahy bro asxaptna wan la wadaaga🙏 mesha U kuso koray Ahmed deetat Ee durban-south africa iminka ayan jogah🤗
@karaama1320
@karaama1320 4 жыл бұрын
Mhdsanid wllo Wan ku raaxaystaa dawashada muuqaaladaada😍😍😍👍
@cabdirasaqaxmed1046
@cabdirasaqaxmed1046 4 жыл бұрын
Allayirxamu ahmed didat❤❤
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 4 жыл бұрын
Waa Ku mahad santahay wallaal
@axmedfure5950
@axmedfure5950 4 жыл бұрын
man shallah
@maxamuudmaxamed2073
@maxamuudmaxamed2073 4 жыл бұрын
Hore usoco zhp
@cumarlaki884
@cumarlaki884 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Waa macalinka dr zakir naik
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@xasanturky4732
@xasanturky4732 Жыл бұрын
Keep going
@saadaqyuusuf4348
@saadaqyuusuf4348 4 жыл бұрын
Mashallh
@garaadkaagadhis35
@garaadkaagadhis35 4 жыл бұрын
Mahadsanid noloshu kuma xumayso wll ilaahy dartii ayaan kuu jeclay
@asiyaayman6872
@asiyaayman6872 4 жыл бұрын
Mashallah wll ilaahay xaqqa ha inagu sugo
@aadangaraadgeele6013
@aadangaraadgeele6013 4 жыл бұрын
MashaAllah
@yaxyexasan1423
@yaxyexasan1423 3 жыл бұрын
M.a walal cabdiraxman hore usoco waxaad notahay tusale fiican
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 2 жыл бұрын
Waxaa dhigaysan jiray anigoo 10 jir ah masha allah ila hada waa dhageystaa sbbtoo ah su'aalaha uu ka jawaabo waa kuwo logical ah qofkalena aan isku dayi karin m.a
@Ozla252
@Ozla252 4 жыл бұрын
Masha'allah waberi media hore u soco Alle ha u naxriisto sheekh Ahmed deedat
@jihaanali8453
@jihaanali8453 4 жыл бұрын
آمين
@abdishakuursantoz6210
@abdishakuursantoz6210 4 жыл бұрын
Mnshlllllh
@muzapmohamett7977
@muzapmohamett7977 4 жыл бұрын
Waxaan jclan lhaa next inaa ka dhigto Dr zakir naik😍❤❤🙏
@huseinmohumed7299
@huseinmohumed7299 2 жыл бұрын
Halyagii islaamka Ilaahay naxariistii Haka waraabiyo waxuu ahaa nin lagu daydo Ilaahay culimada diinta haw fududeeya iyo qof kasta oo muslimaba Rabiyo xaq la garadsiii yaa rabi اللهم آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار اللهم آمين يا رب يا رحماتي الله
@jeestoofficial6050
@jeestoofficial6050 4 жыл бұрын
Noo soo badi taariikhaa
@elmiabdillahi7243
@elmiabdillahi7243 4 жыл бұрын
Mahdsaniid merci
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,2 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 104 МЛН
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
Зарядил патрон гвоздями как в фильме «БРАТ»
1:00
Оружейный Барон - Top Hunter -
Рет қаралды 4,6 МЛН
Когда покупки идут не по плану🤯
0:32
FilmBytes
Рет қаралды 2,3 МЛН