No video

Axmed Gacayte Yuusuf (AHN) iyo heesta 🔥"CIRKA MAALIN WEYNTIYO TOLOW MAYAYGA WAABERI CAASHAQA"

  Рет қаралды 109,059

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Жыл бұрын
Baligan ama dhaamkan wuxuu ku yaala dhanka bari ee magaalada Hargeysa waxa la dhahaa Maroodijeex waxaan soo gaadhay iyada oo magaaladu biyaha ka cabo lakiin imika magaaladii baa gaadhay meel uu ku yaalaba waan garan waayay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Heestan waxa Curinteeda Lahaa Abwaan Ahmed Saleebaan Bidde Laxanka isla Ahmed Gacayte ayaa Saaray raxmaanku haw naxariisto. #WaayowaayihiiwacnaaThankyou.
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Waxaa muran naftaydii Iyo muxibo caashaqa Maalmahaan i qaybsaday Haday midab haldhaalay Midhkaa ii ogsoon tahay Igamay maqnaateen 😥😥😥😥😥😥😥 Cirka maalin wayntiyo Mawjada badwayntiyo Tolow mayayga waaberi Caashaqa ma mayraan
@muhumedamiin4826
@muhumedamiin4826 3 жыл бұрын
Bagaad intaa noosoo sheegtay mahadsanid
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Fanankii laxanka heesaha looga danbeyn jiray aun axmed gaceyte Mahadsanid masuul waa aan jecelahy heestan imika mobileka iigu jirtaa iyadoo dhageysiya
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 4 жыл бұрын
alle ha unaxariisto mulaxankii waynaa isaga iyo mohamed mooge waxa y ka mid yihiin mucjisooyinkii mar uun fanka somalida soo maray alle ha unaxariisto labadabo
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 жыл бұрын
Adduunyo Allow qabriga ku nuuri adeero axmed gacayte yuusuf kolay danbi aad lahaydba kaas ku dilay Ayaa kaala waregay Janooyinkisa Alle hakugu casuumo adiga iyo inti inaga baxday e muslimaba sida ilma mooge
@marshal1542
@marshal1542 2 жыл бұрын
Aamiin legendary ayuu ahaa godka lagu jannee geesi buu ahaa
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
illah jon fardowa ha ka warabiyo Axmed gaceyte yuusuf wuxu aha heesa iyo laxameyste ad iyo adna wuu cod macan anigu in badan ayan ku dawaday tiyetarka hargeysa
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Nasiib ayaad leedahay lkin Aniga Arooskii Hooyaday iyo Aabahay ayuu kaheesayey
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 жыл бұрын
Ana waxaan dhashay xiliga heestaas u qadayo adduunyo Alle sxb cfmdka iyo cimrigaba haku barakeyo
@alibarreh1368
@alibarreh1368 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariistee gacayte Nin Iska filan ayuu ahaa laxan iyo codba. Fanku waa fankii hore
@Maazim12
@Maazim12 4 жыл бұрын
Waa xiligi aan dhashay wakhtiga uu qaadayo heestan. Ciilbadanaa Soomaali muxuu haldoor soomaray si dhibyarna kuwayday
@Oscarchannel87
@Oscarchannel87 2 жыл бұрын
Cirkoo maalin weyn da'ay mowjadaha badeyntiyo toloow mayeeyga waaberi caashaqa ma meyraan.. Aun axmed gaceyte Yusuf ❤️🙏
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 4 жыл бұрын
Kabankaas macaanka badan waxaa tumaya cabdinaasir macalin caydiid
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 4 жыл бұрын
Cirka maalin weyntiyo Mawjadaha badweyntiyo Tolow mayayga waaberi Caashaqa ma maydhaan Alle haw naxariisto axmed gacayte yuusuf wuxu ku yaallaa quluubta shacbiga reer somaliland oo dhan bal se ninkan waxa diley askari dawladii somalia ka tirsan sababtuna wax kale may ahayn inuu isaaq yahay mooyee Markaasay imika ku odhanayaan wa fanaan somaliyeed Markaa suaasha aan is weydiiyay ayaa ah maalintii la toogtay miyaanu fanaan somaliyeed ahayn suaashaas waxa iiga jawaabi doona akhriste kasta oo qoraalkaygan akhrista
@najiibidar12najiib14
@najiibidar12najiib14 4 жыл бұрын
Sxb soomali qabiil waa isku dishaa lkn magaca kuma kala tagto marka isaaq daarod ba dilayey 1990 daaroodna hawiyaa dilayey intaa ka dibna ilaa hadda hawiyaa is dilaya dhexdiisa marka qabiil haddi loo dilay magaca fanaan somaliyed ka reebi meydo qof kasta oo magaca soomali sheegta buu ka dhintay
@garadnur7216
@garadnur7216 4 жыл бұрын
Hal qof oo nacas ahaa oo ilaahay laxisaabtami doono miyaad somali dhan u naci
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 4 жыл бұрын
@@najiibidar12najiib14 zhp anagu daarood ismaanu layn oo wa dad walaalahayaga ah bal se dawlad aanu midnimadeedii dhisnay oo cashuurtayada qaadan jirtay ayaa u dishay inuu isaaq yahay
@Haldhaa11
@Haldhaa11 3 жыл бұрын
@@garadnur7216 intii fariidada ahaa xagay ku maqnaayeen. Axmed Gaceyte waa fanaan reer Somaliland ah.Kuwii dilay wsxba isuma aha waayo isir nacayb bay ku dileen
@buuxjama3153
@buuxjama3153 3 жыл бұрын
Waa runtaa.
@abdibashe567
@abdibashe567 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Ahmed gacayte Ameen Ameen.
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
Channel kan amaan buu naga mudanyahay kama xiiso go' page kan legend ba leh wad mahadsantey sidad nogo soo gudbiso fankii hore
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Kiidilay haduu dadkabax saday ilahay kabaxsan maayo ilahy naxaristijano hakawarabiyo aamiin aamiin2 aaamiin
@Halgan18876
@Halgan18876 3 жыл бұрын
Xagee lagu dilay yaase dilay ?
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@Halgan18876 saxib dooxan hargeysa iyo melaha kamay dherayn
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 3 жыл бұрын
Waxa lagu dilay agagaarka biriijka wayn ee hargysadii hore wxa dilay ciidankii karanka haheenimo 😡😡😡
@mrfilfil4370
@mrfilfil4370 3 жыл бұрын
@Anab Elmi wlo Axmed gacayte yousuf cilmi bahdoon weeye magacisu waxa uu ku dhashay magalada hargaysa xaafadda xiddigta sanadkii 1949kii. Halkaas banu fankiisu ka hanaqaaday. Waxuu ka mid ahaa axmed gacaye raggii aadka ugu kacay dawladdii af-weyne. Sidoo kle waxa uu ka mid ahaa raggii an wadnahoodu galawda aanu aqoonin. Waxana dilkiisii sababtay heesta uu qaado ee uu sameeyey abwan tuunyo. Ee tidhaa: Waxay dani keenta iyo Kalgacal ba ila durkoo Dad iyo duunyaba ka go'ay Waxbaa daris ii noqdee Madfaca daaraha ka daa Haddaad doonto ku dumi Rag baa dibadda ugu maqane . Heestaas ba lagu dilay oo uu markii danbe abwaankii lahaa beddelay jacaylna uu u beddelay Waxaana diley nin gabooyo ah xilli barqo ah isagoo jooga dooxa magaalda hargays ayaa 7 xabbadood ku dhufatay . Kii dileyna beri aan sidaa u sii fogeyn baa jelkan weyn ee hargaysa ku dhintay. Alle ha u.naxariisto boqor buu ahaye
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@mrfilfil4370 mahad sanid wllo qali axmed gacayte inabtigii ruma o anigana abti ii ah aya ila fadhiya hada o iga waramay taariikhdisa ilahay naxariis jano ha siye aamiin aamiin aamiin aamiin
@mustafesuudi1719
@mustafesuudi1719 3 жыл бұрын
aad baan idiinka mahadnaqi lahaa haddii aad inoo soo galisaan heestii Axmed Gacayte ee ahayd "Sida wiil habeenimo hooyadii ka maqantahay"
@mohamedcumar542
@mohamedcumar542 Жыл бұрын
Tolow Mayay Waabari, Caashaqa MA mayraan, Hees Iyo Laxan Kaban Cajiib Ah, Kama Daalo Heestaan Dhagaysigeeda Caawa Ayaan Soo Raadshay, 18/12/2022
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto. Fanaaniin kuwaasay ahaayeen
@saleebaanyare6260
@saleebaanyare6260 3 жыл бұрын
Like saara inta daawatay 2021
@jimcaaleabdi9222
@jimcaaleabdi9222 3 жыл бұрын
Muuqaalka halka lagu duubay. Dhaamkii hore hargeisa, udhawaa hotelkii maroodijeex.
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
dhaamka ayaa la odhan jiray maroodi jeex
@shaaficiburush281
@shaaficiburush281 4 жыл бұрын
Cirka maalin wayn da,ay tallow mayayga caashaqa ma maydhaan 24/12//2019
@chitopaz252
@chitopaz252 2 жыл бұрын
Tolow ilmaha meesha biyaha ka dhunsaha hadda waa meqa jir hadey noolyihiin 😂😂
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 жыл бұрын
waxaan u malaynaya wa baliga qudhac dheer bro
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 Жыл бұрын
Waa bulimia uj qoday aqoon yaahan xildhibaan cabdukariim ow raami ee ku yaalay geedka dheenta ah agteeda
@maxamedxasancali3230
@maxamedxasancali3230 2 жыл бұрын
axmed gacyte taariikh diisa yaa haya waan raadiyon waye
@axmedjama4344
@axmedjama4344 2 жыл бұрын
Siyad bare yaa dilay
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
meesha bilaga biyuhu fadhiyan waa dhaamkii wayna ee maroodi jeex waa xafadi kkkk
@saidahmednoor6108
@saidahmednoor6108 4 жыл бұрын
heesta miraheeda mafahmine ayadoo qoraala soo raaci ama thanks walaale
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan axmed saleeban bide
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Mesha hesta lagutumayo yaa garanaya waxay ila eegtahay dhaam kuyala amaba sidad u taqanan xorfad ama bali kuyala magalada layidhahdo badar wanaag oo kutala bariga hargaysa bal ila eega saxib yal intii badar wanag aqoon ule
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
waa dhamkii maroodi jeex
@somalilandwatch6509
@somalilandwatch6509 4 жыл бұрын
Shukran brother
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 жыл бұрын
Hadanay danbi ahayn heesuhu intaan shaqada kujiraba waan dhagaysan laha
@muxuboadan3215
@muxuboadan3215 2 жыл бұрын
Waah waah
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 2 жыл бұрын
Heestan waxa fiirsan jidhay 1967 kii
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Axmed gacayte kii dilay malooday mise lama dilin yuu ahaa
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Ninkii dilat waxa lay sheegay inn jeelka hargeysa ku dhintay. Tow tawsanadii. Qabashadiisana nin garanayey ayaa fududeeyey ayaa la yidhi In kastoon dhagar qabe qabiil lahayn. Waxa loo tiriyaa ma madhibaan saan maqlay ogaadwena dadbaa ku sheega koleyba askartii faqashtuu ahaa markuu dilayeyna dhowr nin oo ogaadwen ah baa la socdey biriijka hargedsa agtiisay ka qabteen xeradii birjeex agteedana way ku dileen deedna tiin tiin kii bay ku dhex ridewn alaahuaclam
@asadabdilaahi8348
@asadabdilaahi8348 3 жыл бұрын
Waxaan u Aqaan indheergaradka somalida wakhtigaa sxb
@cabdiyuusuf9207
@cabdiyuusuf9207 3 жыл бұрын
Ok
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb 3 жыл бұрын
Asalamu calaykum alaha naxariisto maalintasi isaaq ayuu u dhintey
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 3 жыл бұрын
aamiin aamiin sxb
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Madax Sare
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
Meeshu waa xagee tallow?
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 4 жыл бұрын
Waa biyo xidheenkii maroojeex
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Waa dhaamka Hargeisa
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Maroodijeex Hotel Hargaysa dhanka Bari iminka waaba banaan halkuu kuyaalay
@ahmedwarsame5475
@ahmedwarsame5475 4 жыл бұрын
Waa baliga daami ee hargeisa ku yaala
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Isaaqow dowladnimo ba sheganesan biya xireenkii dowladii said bare samesa iyo dooxa dacar buruq ba samesan kari ladihiin biya xirenkas sasa biyuhu ufadhin jireen xoga marku asmaba wa laqudi jirey
@xusengk1445
@xusengk1445 2 жыл бұрын
Wwwww.m.a.alh.axmed.cali.cigaal..alhyaraxmuka.alhyaraxmuka.yaarabi.yaarabi.♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Aun Axmed gaceyte   iyo  Sahra Halgan   Hees  / Daydayo Asaaggaa _LYRICS
9:03
Costa Production
Рет қаралды 356 М.
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 165 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 43 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 31 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Axmed Gacayte & UMALLEEY
6:20
Tixraac
Рет қаралды 365 М.
Cismaan Gacanlow Iyo Xaliima Fatoosh 🔥 Iyo Heesta "MUXUBADA KALGACALKA"
8:09
AXMED GACEYTE HEESKII MACAANAA SOO FUR MEEL DHAW CAASHAQA
6:04
AMAN LYRICS SONGS
Рет қаралды 43 М.
Axmed Gacayte Ahun |  Heestii Halacsi
10:21
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 44 М.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,4 МЛН
Axmed Gacayte - Leeg
7:55
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 16 М.
Qisada Heesta Dulmiga Caashaqa Ka Daa Axmed Gacayte
5:37
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 55 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 43 МЛН